No video

Madxafka cadaabta - Wareysi 1/2- Cabdulqadir Shir Faarax

  Рет қаралды 122,379

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Жыл бұрын

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Пікірлер: 244
@yoonisfaarax3031
@yoonisfaarax3031 Жыл бұрын
Ayaanle waxyaabaha aan kugu jeclaaday waxaa ka mid ah su'aal walba oo qalbigayga ka guuxaysa oo qoraaga weydii aan is dhaho adiga ayaa ii weydiinaaya . Jazakumullaah . Hanoolaato ha jirto oo ha joogto
@HANOOLAATOTV
@HANOOLAATOTV Жыл бұрын
Dhammaantiin waa idin salaamay saxiibbayaal. ❤
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
AYAANLE SXB WAA KAA QAADNAY SALAANTA. SIDOO KALE SXB
@fartunhaji2577
@fartunhaji2577 Жыл бұрын
Salaamu Allaah walaalkeey Ayaanle❤ Buuga sidaan ku heli laheyn noo sheeg AABAGADE ayaanba xiiseynayaa😂😂
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
@@fartunhaji2577 Xaafadda madiina ama wadajir biiska masaajid ku yaal oo abagado la dhaho baa ka helaysaa😄😀😅🤣🙏🙏
@hirsisaid8182
@hirsisaid8182 Жыл бұрын
Xagee ka heli karnaa buugan gaar ahaan Nairobi
@halyay_alqassm5324
@halyay_alqassm5324 Жыл бұрын
Wan ka qaadnay wll ,
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Wa waraysi Xiiso badan oo xog badan xambaarsan Mahadsanid ustaad abdi SHire faarax shaqo wacan ayaa noo qabatay Cimri dheer iyo caafimaad allaha ku siiyo Ayaanle Hussein abdi shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba iyo meel Walbo waxa tahay wariye sare oo soo gudbiyo barnaamijyo xiisa badan oo dhaqanka iyo sooyaalka Somalida ku saabsan
@mohamedabdulahi9586
@mohamedabdulahi9586 Жыл бұрын
😢
@mawliidabdiaxmed7285
@mawliidabdiaxmed7285 Жыл бұрын
😅
@amorevalogs
@amorevalogs Жыл бұрын
Odayani is not easy
@abdillahialikheir4540
@abdillahialikheir4540 Жыл бұрын
Thnks ayaanle Marwlb sdaan baan kula soconaa Shukran
@rooraayecalimurjaan377
@rooraayecalimurjaan377 Жыл бұрын
Mahadsanid Hanoolaato had iyo jeer. Hor u kaceenna ayaad iftiin u tihiin. Allaah mahad leh!
@ahmeddahir6224
@ahmeddahir6224 Жыл бұрын
Inaba caadi maahan wareysigaan ❤❤❤ guuleyso Hanoolaato ❤❤❤ odeyga waa Qubaraa weyn
@amorevalogs
@amorevalogs Жыл бұрын
Hhhhhh
@maanmohamed
@maanmohamed Жыл бұрын
ayaaaanle xuseeeeeeen cabdi. suxufiga keliya ee taariikhaha dalka ka dhacday soo aruuriya isago oo ay dowladi ku taageerin kuna garab siin mahadsanid wll waa bil Ramadaane 27/3/2023
@arafoffcguumays6596
@arafoffcguumays6596 Жыл бұрын
Wan rabnay qoraa reeba halaagi dhacay looma kala harin UStaad Shire mahadsanid macan gagnimadi inaad meel k qortay 🎉
@abdirahmandirir3279
@abdirahmandirir3279 Жыл бұрын
Mahadsanid Ayaanle barnaamijkan wan ku xiranahay
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Asc sodaa bar namijka ayaanle horey na usoco Ciqadir shire faa rax iyo adigaba wan idin salamayaa wll bye bye
@alimahad9370
@alimahad9370 Жыл бұрын
Waan salaamay Abdulkadir shire Farah iyo hanoolaato waa taariikh xusid leh
@abdihakimabdullahi3659
@abdihakimabdullahi3659 Жыл бұрын
Hanoolaato waan umaleenaayay in wareesi fiican aad soowado I can't wait next part noolow hanoolaato
@deeqaahmed2607
@deeqaahmed2607 Жыл бұрын
Mahadsanid Ayaale , Hanoolaato waa history of Soomaalia Marqaatiyaasha nool fact, aad u soo gudbisaa generation ka hada jira
@Manka2123
@Manka2123 Жыл бұрын
Inshaa Allah ilaaheey waxaan ka rajeyneynaa dadkii dumiyeey dowladii kacaanka in Allah laxisaabtamo iyagoo xukun raadinaaya ayeey Najaf badan ku halaagmeen caruurtii agoonta iyo danyarta ee lagu xanaaneynaayeey LaForge soos kismaayo maanta meel lagu sheego malahan waa Kala dhumeen iyaga iyo waaridiintood waa bil Ramadan ee allaha subxaanahu watacaalaa ciqaabtiisa hamariyo aamiin yaa rabbi
@saidabdi73
@saidabdi73 Жыл бұрын
😅😅😅
@zakariyeabdishire491
@zakariyeabdishire491 6 ай бұрын
Abdulkadir shire farah waaa ninkii manta nool eee oguu qibrada badaan waxaan kaa codsan laha in madaxweyne lagaa dhiigo insh allah
@fay6834
@fay6834 Жыл бұрын
Hanoolaato Illaahay ha ku dhowro, Waa waxa Aan u baahanahay in la is Caafiyo iSi Illaahay noo Cafiyo Qabiil waa XAARAAM WLHI diinta islamku waa diiday inaad Qabiil qof ama dad lagu maago ama lagu laayo, ISLAM ha Sheegan hadaad qabiil qof ku Xumeyneyso, War Is Cafiya Oo Afkiina Ka Daaya Qabiilka 😢
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
WAAYO WAAYIHII WACNAA EE SOMALIYA. WAREYSI QIIMO BADAN OO XOG BADAN XAMBAARSAN. WAY KA MUUQATAA WAAYO ARAGNIMADII U U SOO JOOGAY.. AYAANLE HUSSAIN ABDI MAHADSANID. 💯🙏🙏 WELL DONE
@truthfully2277
@truthfully2277 Жыл бұрын
This man cried a lot about Somalia and our collapse quietly. His descriptions moved me. May Allah help us.
@sarreyegaas7873
@sarreyegaas7873 Жыл бұрын
waxaan Filaa Inaad Saluugsan Tahay Yacni Aad Yaseeysisaa Afkuu Saadir Ka beeray, Soomalida Aabo La tirsado Malahan Balse AF La tirsaduu Leeyahay Ee Ina Adeer U Hiili Afkaaga Hooyo! 🙏🥰
@muxudiinxuseen1344
@muxudiinxuseen1344 Жыл бұрын
Yuu tuuber ka fiican Hanoolaato ma haayo HORAY U SOCO SAAXIB.
@engabdurrahmanosam6927
@engabdurrahmanosam6927 Жыл бұрын
Ayaanle wlahi waxad qof fantastic ah walal guulyso markasta wlahi tariikhaha samaliya anigo jirin hadana waxyaabihi dhacay so ururiysa guulso bro 👍✌️👍
@mohamudalbashiir4333
@mohamudalbashiir4333 Жыл бұрын
Hanaoolato Ssdf iyo SNM jabhadiihii dalka dumiyey waraysiyada qayb kaga so dar mahdsanid
@falisissahak
@falisissahak Жыл бұрын
Asc Ayaanle aad baad u mahad santahay maadama waxyaabo badan oo naga qarsoona ama been badan aan ku maqalay in loo helo marqaatiga nool waa wax aan u baahanahay Waana wax kaydka gali doono oo aan lagu murmi doonin Abagado wuxu ahaa faalow wuxuu degana wada xoosh marka kor loobaxo oo dhinaca koofur galbeed loo aado dalcada Cabdulqaadir shire allaha ku xafido taariikh badana waad haysa oo xaqiiq ah mahad sanid adeer
@ahlamhasansiyad3333
@ahlamhasansiyad3333 Жыл бұрын
Faalalowyaasha maxey madiino xoosh u dagaan ? xitaa rusheeyaha yar waa faalalow farmaajo shaarbo dheere u joogey xiligiisana imaaday Alahu aclame waa sidaan kaligey is dhahay shartooda Allaha ku celiyee.
@aliabdul6581
@aliabdul6581 Жыл бұрын
Ayanley waa laga coding nacabka Marexan
@yusufhassan9114
@yusufhassan9114 5 ай бұрын
Waa jireen book shope-yo dhowr ah. Ogaal, wuxuu ahaa wargeys u hadla xisbiga. Wuxuu caanbaxay markii uu wargeys-ku bilaabay in uu si asluubeeysan u naqdiyo ama u soo bandhiga si ka duwan sidii guulwadanimada aheyd.
@fartunhaji2577
@fartunhaji2577 Жыл бұрын
Very interesting 😂😂ABAAGADO ma nool yahay Xasan Sheekh aan u geyn laheene😂😂😂
@saidmm9953
@saidmm9953 Жыл бұрын
Ķkkk. 😂
@fadumoali8301
@fadumoali8301 Жыл бұрын
😃😃😃😃😂😂
@ubaxwali9529
@ubaxwali9529 Жыл бұрын
Manshalaah.nin.wax.oog.batahay.guuleyso.huno
@walgo-media
@walgo-media Жыл бұрын
Aad baan usaalayaa c qaadir shire saxafi qaaliya❤❤❤❤
@abdimohamed7967
@abdimohamed7967 Жыл бұрын
hanbalyo soo banshigidda buugii matxafka cadaabta oo qofkii akhriya uu aad u qiiroonaayo,wax badanna ka faaiidayo
@abaadirahmed6917
@abaadirahmed6917 Жыл бұрын
Waa waraysi cajaaib ah allaha idin barakeyo
@abdulkadirabdi7373
@abdulkadirabdi7373 Жыл бұрын
Well done guys
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 Жыл бұрын
Annagu xamar baan joogney ,waxaana su geyney in ilaahay umadda dhinac u dhaafiyo aafdaaa leh muuqaalka bini aadamka laakiin leh dhaqanka sheydaanka.
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 Жыл бұрын
Wuxuu noo sheegayaa waxaan xamar ku soo saarney joornaal siyaad barre diidey anaga goob joogbaan ahayn oo nalooga sheekeyn mayo.laakiin wuxuu waxa culumada afafku u yaqaaniin muu qaal aan run ahayn.
@abdinoor2194
@abdinoor2194 Жыл бұрын
Walaa aad yaan kuu salaamay Ayaanle Waxaad qoraaga;author) Maqaal wargeyska lagu qoray Ma xasuusto cadadkiusa Wargeyska Ogaal Waxaan u malaynayaa 1987 Sir laga helay SNM iyo Odayaasheeda Taas oo aniga oo yar aan ka naxay Waayo waxaa ku qoraa Qabiio magacyadood iyo kala qaybinta umada
@abdikarimisaxaq4517
@abdikarimisaxaq4517 Жыл бұрын
Waa libaax ninweyn o aftahan ah
@husseencagta7448
@husseencagta7448 11 ай бұрын
Erayga madxaf wa eray carabi ah SOMAALIGU WA = HOYGA CADAABTA ...
@cumardhiblaawe6720
@cumardhiblaawe6720 Жыл бұрын
Ayaanloow waan ku salaamey kadib majirtaa in siyaad barre wiil ow dhalay inow dilay.
@shamsofarasle8198
@shamsofarasle8198 Жыл бұрын
Sidan maqlay isagaa wiilku isdilay 😢
@MaxamudDiriye-qo1xj
@MaxamudDiriye-qo1xj Жыл бұрын
Guul cabdishira allunaxariisto moowlid xuseencabdi allaha unaxariisto
@mohamudalbashiir4333
@mohamudalbashiir4333 Жыл бұрын
Ayaanle mahdsanid
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 Жыл бұрын
Dadka kumaanka kun ahi ee u soo baxey dhaawaca ina siyaad waxey ahaayeen cidiisa iyo wax ma garatdii guul wadayaasha. Weli wuxuu sii wadaa aqbaartii sheydaankii timo cade.
@boqaradarerbukeofficial
@boqaradarerbukeofficial Жыл бұрын
Masha allaah abaayo hore usoco
@maxamedcalixasan9233
@maxamedcalixasan9233 Жыл бұрын
Ha noolaato Waa hoy lagu Soo hirdaayoo Runta loogu soo Hagaagaa
@MukhtarMohamud
@MukhtarMohamud 4 ай бұрын
Cadaabta an soo markay ama an hadda marayno waxa masuliyadeda qaadayo siyad bare sababto ah jabhadaha iyo qabqablaysha waxa Aabahay Kursi isku dhajinta 21 sano
@abdulkadirahmed8701
@abdulkadirahmed8701 Жыл бұрын
We need more like this ayanle
@ashrafaarofficial6820
@ashrafaarofficial6820 Жыл бұрын
Thanks ayaanle
@newassong7535
@newassong7535 Жыл бұрын
Usc umada wa layeen all ahlu naaar waa
@DIGGEHBOY
@DIGGEHBOY Жыл бұрын
AbuuRaas nin kaga wanaagsan maamulka Gobolka banaadir ma soo marin,haduu nool yahay waan salaamayaa haduu dhintay Allaah ha u naxariisto raxmad waasac ah.run ahaantii wuxuu ahaa nin daacad ah yaa loo fahmin in aan isku qabiil nahay qabiil soke balse waxaan isku nahay qabiil la yiraahdo Soomaali runt ahaantii wuxuu mudnaa in uu noqdo madax weeyne.
@AhmedOmar-xf3hw
@AhmedOmar-xf3hw Жыл бұрын
Gut feeling
@ZakariyeAhmed-cz9xw
@ZakariyeAhmed-cz9xw 7 ай бұрын
Waraysi xasaasi ah
@maxamedcali4363
@maxamedcali4363 Жыл бұрын
Abagado xaafadeenuu deganaa madiino ri iyo sabeel baa meel kuwada xirnaa masaajidka abagado saaxirka siyaad baruu ahaa waana mariixaan
@aliabdirahman6725
@aliabdirahman6725 Жыл бұрын
The word is "gut feeling." And no, it doesn't mean that there has downed a revelation in your head unbeknownst to the rest of us primates.
@amorevalogs
@amorevalogs Жыл бұрын
😅😅😅😅
@hoppy123a
@hoppy123a 7 ай бұрын
Alleylehe intaan la gelin sheekada waa xaqiiq in uu safarku yahay qayb cadaabka kamid ah, weliba qof keliya markaa tahay?
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 Жыл бұрын
Hanoolaato hadaa ugu roontahay awal hal dhinac baadka rarnaan jirtey
@ebyanibar7752
@ebyanibar7752 Жыл бұрын
Ayaanle waad u hoos galisay' markaad ku tirii kuma filna miyaa wasiir warfaafin kkkk indhuhuu taagay....qashin allaa nadhafiyay
@muumincumar7417
@muumincumar7417 Жыл бұрын
Ayaanle waa wareysi fiican waana arrimo jiray oo run ah meesha uu leeyahay xiriirka soofiyetka soo celintiisa safar qarsoodi ahaa waa run laakiin anagu isla safarkaa intuu soo noqon safiirkii mreykanka ee muqdisho ayaa toos nogu qudbeeyey inuu ka xun yahay in dawlada a y caawinayeen rabto inay xagii hantiwadaaga ku laabato muqdisho dhexdeeda noogu khudbeeyey safiirka markaa qarsoodi ma ahayn hadeyba mareykanka ogaayeen annagiina uu hortayada ka sheegay
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Жыл бұрын
Hadalkii ugu qaraaraa oo waddanka gilgilay wuxuu ahaa land cruiser gado soobari galleey iyo minaad yaabto yaasiinka.
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 Жыл бұрын
Ma garankaro nabada iyo xasiloonida uu xamar ka sheegayo asgoo febaraayo1990 asagoo isaga iyo xaaskiisiba ay baxsad yihiin asagoo ka carararya ammaan daeo uu kaqabo ciidamada adeerkiis.
@tanzaani1hassan265
@tanzaani1hassan265 Жыл бұрын
Horta soomaalaay waxaad fahantaan awooda soomaaliyeed ee wakhtigaa... laba kalmadood po negative hadii uu soo gudbiyay waa guul wayn oo joogtay wakhtigaa.. waayo waxay inaga bad baadiyeen kacdoon ama jabhad saxaafadeed.....
@abdulsaeed5540
@abdulsaeed5540 Жыл бұрын
Qoraagu waxaan filayaa inuu wax qalday. Ogaal wuxuu ahaa journal soo bixi jirey ilaa 60damaadkii la joojiyeyna markii editor kii la xiray. Sidee buu u hal abuuray 1984? bal taas ifahamsiiya InshAllaah. Guud ahaan waa waraysi iyo buug xiiso badan.
@daahirdaar5812
@daahirdaar5812 5 ай бұрын
Madaxwayne ma ahayn kaas
@allowikaalmeyofficialchane4488
@allowikaalmeyofficialchane4488 Жыл бұрын
Asc. Sln sare dhamaantiin. Wax dhaama Maxamed Siyad Bare ma aragteen?ALLAHA U NAXARIISTO SIYAD BARRE YAA RABI. Aniga waxaan ahaa dadkii wax ku soo barbaarey taliskii Siyaad Barre waxna ku soo bartey. Illaahow Somalia nabed nooga dhig,oo dadkeyga is jecleysii yaa Allaah.
@saidabdi73
@saidabdi73 Жыл бұрын
😅😅
@user-lr7cw3yq1b
@user-lr7cw3yq1b 5 ай бұрын
Inta kale waa ok lkn shayga ah waxaan sheegay in 6 bilood ay ku dhici doonan madaxwaynaha faraa iiga taagan
@sheikhalimohamed8097
@sheikhalimohamed8097 Жыл бұрын
War ninkani waxa uu ka hadlayo waxna wa jiran waxna ma jiraan Allaha u naxariistee Maxamed siyaad nin aqli badan ayuu ahaa nin bin kale wuxu dono kula hadlana ma ahayn soomali oo dhana waa ka horeyey wax walba oo jirana somali dhexdeda waa la socday marka odeyga taan laga been Abuuran Allaha u naxariisto Cadabna ma jiree dad iska shufto ah ayay ahayeen
@nurtoibrahim7527
@nurtoibrahim7527 Жыл бұрын
Kkkkkkkkk aba geda ayaan ku qoslay iyo tahliisha
@HANOOLAATOTV
@HANOOLAATOTV Жыл бұрын
Aaba gade ma noolyahay horta?
@abdiharman7451
@abdiharman7451 Жыл бұрын
@@HANOOLAATOTV odagaas waa hore ayuu geeriyooday suufi weyn ayuu ahaa, madaxdda dawladda oo dhan ayuu ku xirnaa oo xertiisa ahaa xaafadda madiino ayuu ku noolaan jiray
@nurtoibrahim7527
@nurtoibrahim7527 Жыл бұрын
@@HANOOLAATOTV walaahi mo ogi inuu noolyahay ilaakiin aba gedo nin curyaana l ah ku maqli jiray waayihii hore 😄😄😄😄
@suadali9907
@suadali9907 Жыл бұрын
@@HANOOLAATOTV Noso raadi e waresi noga so qaad 😂
@bilalsaney763
@bilalsaney763 Жыл бұрын
​@@HANOOLAATOTV nio waxaad nosoo qabataa Mustafa sh cilmi Cabdi Qasim salaad xasan
@muniif124
@muniif124 Жыл бұрын
Asc
@ebadoadan7819
@ebadoadan7819 Жыл бұрын
I remember maslax ayaa kursiga ku fadhiistay dafle ayaa ka kiciyey oo yidhi war odaygii waa noolyahaye hayna ceebeyn ee ka kac kursiga
@abdihakimadam9396
@abdihakimadam9396 Жыл бұрын
Mr. Ayaanle waxaad tahay weriye qiimo oo soo nooleenayo Taariikhda Ka dahsoon dhalinta soo koreyso weli ba Ka soo werinayo qofba qofkii ugu mudnaa in laga wareesto taariikhdaas, I really loved hanoolaato Academy ❤.
@ahmedosman7185
@ahmedosman7185 Жыл бұрын
Abogado waa Magac Oromada odayadoodu la baxaan oo kuwa bulshada Maamula
@gaaldile252
@gaaldile252 Жыл бұрын
asc Iqyaaray (u jeedku waa Akhyaarey) aniguna waa ayaanle
@mhassan0163
@mhassan0163 Жыл бұрын
Weriye sare waxaad qoraaga ka illowday inaad weydiiso, haddii madaxweynihii ka noqday go'aankiisii hore ee fasaxidda Wergeyska Ogaal, sidee usii socday wergeysku, yaa fasaxay mise waa iska wadateen
@suugaan
@suugaan Жыл бұрын
bilawgii CBB ayuu ahaa
@mhassan0163
@mhassan0163 Жыл бұрын
@@suugaan kuguma raacsani in ogaal CBB oo kale ahaa. CBB waa dad waalan oo madaxa looga wada jiro " vulnerable people" ama learning difficulties or special need la yidhaahdo oo la soo uruurshay. Indho la oo Dhego la'. Meel buur ah ku dhahaya waa bad. Ogaal xaasha sidaa ma ahayn
@newassong7535
@newassong7535 Жыл бұрын
Mujrimiin ahayeen all jabhadii wa kuwuu somali ceelkan ku riday
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 Жыл бұрын
Waa dhaqn mareexaan in uusan dareemin xanuunka dadka kale ee uu xassusto xanuunkiisa.
@GoalThinker
@GoalThinker 5 ай бұрын
Kanni ma Mareexaan baaa
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 5 ай бұрын
Siyaad bare hada Makraysateen.
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 Жыл бұрын
Asc Ayaanloow buugaan London malaga heli karaa? Hadeey haa tahay, Xagee laga heli karaa?
@muscabmohamedmohamud7416
@muscabmohamedmohamud7416 Жыл бұрын
Guddiga siyaasada madxweynaha ku kalsoona lkn han hogaamineed malahayn.
@aminaissack1275
@aminaissack1275 Жыл бұрын
Halkeen ka heli karnaa buuga Ayaanle iyo suxufiguba way mahadsan yihiin
@inaqaladaadsaxaaye7336
@inaqaladaadsaxaaye7336 Жыл бұрын
Ayaan_loow maxaad u weeydiin weeyday Qashin_kii Sunn_ta ahaa ee ey FAI, yacnii talyaanigu ku hoos duuggeen waddadaas ey ka dhex dhiseen Garoowe iyo Boosaaso ?.
@user-ou3vx6uv3f
@user-ou3vx6uv3f Жыл бұрын
Ayaanle wa nin aa ka helo ma darooda ama hawiya
@qadarabdulle1447
@qadarabdulle1447 Жыл бұрын
Asc ayaanle xuseen Waxaan rajeynayaa inaad si fiican u wanaagsan tahay. Fadlan ma isoo diri kartaa meel aan kale soo xiriiro marka aad fursad u hesho? Waxaan jeclaan lahaa inaan wax kaala hadlo. Mahadsanid! salaamu laah calyk Qadr
@doodaay5822
@doodaay5822 Жыл бұрын
Buugaas waan rabaaye xagee ka helaa Online? Europe ayaan joogaa wlal?
@abdulkadirfarah7970
@abdulkadirfarah7970 Жыл бұрын
Linkigaas Amazon la soo deg. Waa Matxafka Cadaabta oo Ebook ah (electronic version).
@Baarilyricssomali
@Baarilyricssomali Жыл бұрын
Fadlan ayaanle ama hanoolaato waxaa noo radisaa abdalle Ahmed Mumin kiis bal
@mohamedhussien3757
@mohamedhussien3757 Жыл бұрын
Wareysi caajis ah igadheh k
@abdullahinur5327
@abdullahinur5327 Жыл бұрын
This collaborator I don't believe
@iido8634
@iido8634 Жыл бұрын
I believe also he's funny lier.
@xareedproduction.7740
@xareedproduction.7740 Жыл бұрын
Degmada dharkenley waaye abagado waa xaafad anigaa daganaajiray
@MohammedHussein-qq5gk
@MohammedHussein-qq5gk Жыл бұрын
Somalidu dawladnimadii waxay ka dhigeen geelii ay kala qaadijireen waayo reernimo ayaa ka sokaysa wax wadalahaansha iyo dawladinimo
@dryusufqanimohamedabdi5737
@dryusufqanimohamedabdi5737 Жыл бұрын
Cabdi raxmaan cismaan Raage waa Adeerkay, Aniguna Waa Yuusuf Maxamed Cabdi Raage
@abdirahmanhassan658
@abdirahmanhassan658 Жыл бұрын
🎉😢😅😢😢😢😢😢😢😢😢😅🎉😢😢😢😢😢😢
@abdirahmanhassan658
@abdirahmanhassan658 Жыл бұрын
24:27
@abdirahmanhassan658
@abdirahmanhassan658 Жыл бұрын
25:04
@abdirahmanhassan658
@abdirahmanhassan658 Жыл бұрын
35:11
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 Жыл бұрын
Ninkan odagaa wuxuu rabaa in uu noo sheego wax baa la ii khabraa laakiin wuu ka baqayaa in la wydiiyo yaa kuu qabrey ,malaha wuxuu qaraniyaa waxaa ii khabray sheydaankii ay mareexaanku sheegi jireen ee time cade.
@hassanmoalim8901
@hassanmoalim8901 9 ай бұрын
Ilaa hadda ayuu socda gumadka iyo halaga socda
@user-ph3qm3hp8f
@user-ph3qm3hp8f 8 ай бұрын
Cadaab iyo geeri miyuu qoray waxba ma hayo
@abdiwahabadam7147
@abdiwahabadam7147 Жыл бұрын
Somalida waa dad la yaab leh sababta oo ah waa dad aan ku nooleyn wakhtiga la jooga ee had jeer ka sheekeeya tarriikh tagtay oo aan wax micna ah sameynin.
@abdirisaqahmed6517
@abdirisaqahmed6517 Жыл бұрын
Taarikhda tagtay hadanan daraaseyn waxba kama qaban kartid dhibaatada hada taagan iyo mida soo socota . Taarikhda waxey ku bareysa waxii la rabo inad ku daadasho iyo qaladaadka la rabo inad iska ilaaliso
@tafatiraha5632
@tafatiraha5632 Жыл бұрын
Waa wax jaahil ah taariikhda wax ka fahan baqtiyahow😂😂
@user-ou3vx6uv3f
@user-ou3vx6uv3f Жыл бұрын
Taarikhda hore wa fcnthy sida mustaqbalka logu taxadiro iyo maantana logu firsdao oo laga cibra qaata brooo
@HANOOLAATOTV
@HANOOLAATOTV Жыл бұрын
Halkan ayaan ka heli kartaa Buugga si fudud www.amazon.co.uk/Matxafka-Cadaabta-Abdulkadir-Farah-ebook/dp/B0B1VN5KXW/ref=sr_1_fkmr0_1?crid=3FY21A8AQUN5U&keywords=madxafka+cadaabta&qid=1679924855&sprefix=madxafka+cadaabta%2Caps%2C299&sr=8-1-fkmr0
@Bakarashid0
@Bakarashid0 Жыл бұрын
Mahadsanid #Ayaanle ❤
@Bidhanshe
@Bidhanshe Жыл бұрын
Mahadsanid wariye sare
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 Жыл бұрын
Madxaf waa carabi ee maha eray somali magac kale u raadi buuga. Midda kale 2023-1990= 33 sanno ee maha 23 sanno iska saxa taariikhda AYANLE WAA WARIYE AFSOMALI QANI KA AH BALSE WAY HOOS MARTAY 😂
@husseencagta7448
@husseencagta7448 11 ай бұрын
sxb eray bixinta somaaliga ah waa, HOYGA CADAABTA.
@Moha-pw8om
@Moha-pw8om Жыл бұрын
War ayaanle hye
@ebadoadan7819
@ebadoadan7819 Жыл бұрын
Ina laxawsi iyo ku xigayaashiisi waxay soo jeediyeen inaynu ku daweysano ispitaal.madiino Waa ceeb in aynu daweysan karo wayno inagoo dal djan ah arintaa waxaa ku gacan saydhey qaybe Wuxuuna dalbay sadex wadan Sucuudi jarmalka galbeed iyo itali Waxaa ugu hor timi sucuudiga diyaaradii ambalanista ahayd
@hassanmoalim8901
@hassanmoalim8901 9 ай бұрын
Began waxa uu ii la egyahay xogta uu adegsaday mid uu aad uga taxadaray xogaha uu adesadayna waa kuwa udhaw run
@ahmed.bakool
@ahmed.bakool Жыл бұрын
Nin La Yiraahdo Ina Black Ayaa Ka Mid Ahaa Ragii Wargeyskaas Qori Jirey Nairobi Baan Isku Aragnay 1993kii Mar Aan Fasax Ku Imid Ma Ogi Inuu Hadda Noolyahay & In Kale.
@mohamedcabdullaahi2837
@mohamedcabdullaahi2837 Жыл бұрын
AYAANLE,,, WARIYE DHAMAYSTIRAN MASH' ALAAH AAD BAAD UGA HAQABTIRTAA BULSHADA XODA DALKOODA
@asadahamadbarre1164
@asadahamadbarre1164 Жыл бұрын
Hada makawarqabtaan hay adaha dambibaarista ma ogtahay quraafaad kajira waxaa inoojooga abaagada oo miiran
@mohedabdi926
@mohedabdi926 Жыл бұрын
Abbaa gedow 😂 halla doono Barnaamijka kan xiga ninkaa noo raadi
@HANOOLAATOTV
@HANOOLAATOTV Жыл бұрын
Horta ma noolyahay?
@mohedabdi926
@mohedabdi926 Жыл бұрын
@@HANOOLAATOTV wlh mooyi noolyaana ilaahayba og!
@HabibaMohamed-qe4ld
@HabibaMohamed-qe4ld Жыл бұрын
Nolol baan ku ogaa weliba deegaan aan iga fogeyn buu deganaa
@samandoon7237
@samandoon7237 Жыл бұрын
@@HANOOLAATOTV wiil kiisa ayaa mareykan ku nool aba gado
@sharmakebarre4897
@sharmakebarre4897 Жыл бұрын
Asc magacaygu waa Eng Mahamed maydhane jooga borama waxa uu cabdilqadir sheegayo ee garab daarta ku saabsan mudo badan ayaan la kadeednaa lkn markii danbe waxa ii sheegtay gabadh maraykana oo aan usheegay magaceeduda gozov uu ahaa waxa igu tidhi waxaad tahay mind reader wayjiraan dad ogaan kara wax yaabaha dhici doona wayna ku yaryihiin aduunka mahad sanid
@suadali9907
@suadali9907 Жыл бұрын
Masha Allah ani hajigeyga sas ah wax yabo badan u ishegay su u shegay u dhacay wana nin madax ah hada waxa dhaha buug qor nolasha so martay ah Lkn busy gisa badan
@carafadaleeli272
@carafadaleeli272 Жыл бұрын
Abaagado cawa iigu horysa maqal kiisa😂😂😂
@suugaan
@suugaan Жыл бұрын
Abagadho/abangada waa af oromo = Chief
@rocky4066
@rocky4066 Жыл бұрын
Weriyow iska sax kelmadaha qaarkiis sida (QIYAAMAHA) MA ahan ee waa qiyaanada
@tafatiraha5632
@tafatiraha5632 Жыл бұрын
Sidaa rabto uqaado
Harley Quinn's plan for revenge!!!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 27 МЛН
Вы чего бл….🤣🤣🙏🏽🙏🏽🙏🏽
00:18
Советы на всё лето 4 @postworkllc
00:23
История одного вокалиста
Рет қаралды 5 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 14 МЛН
MAXAMED CADDOOW : WAXAAN JABNAY KADIB HESHIISKI CARUSHA
1:21:49
HANOOLAATO
Рет қаралды 269 М.
Wareysi | Ahun Cabdiqadir Xirsi Yamyam Qaybta 1aad
43:18
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 80 М.
Harley Quinn's plan for revenge!!!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 27 МЛН