MAXAMED CADDOOW : WAXAAN JABNAY KADIB HESHIISKI CARUSHA

  Рет қаралды 269,022

HANOOLAATO

HANOOLAATO

2 жыл бұрын

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Пікірлер: 682
@yucubtv8858
@yucubtv8858 2 жыл бұрын
Maansha aallaah wuu mahadsanyahay walalkey ayaanle iyo walalkey mohamed adow 2011 ayaan kula kulmay Nairobi anoo South African isocda wlhi $100 ayuu isiyay asagoon I aqoon ana ma weydiinin shaah ayaan mesha ku cabnay wan is waraysanay marka kala tagaynay umbaan iri South African usocdaaye macsalama $100 dollar umbuu soobixiyay oo yiri safar dheer ayad galaysaa waxad la kulmi alle ayaa oge jabkeyga waxana ku jiree iga qabo oo alle ha ku nabad galiyo
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 2 жыл бұрын
Somalinimada ayuu wax ka yaqaanaa alle ha sharfo nin karmeed weeye aragtidayda maanta ka dhalinyaro ahaan ninkaan oo kale baa u wada baahanahay masha alah
@sucdidahir1558
@sucdidahir1558 2 жыл бұрын
Mashaa allh wilkan allh darti u jeclahay hala cawiyo rer kenya
@Daynuuja10
@Daynuuja10 2 жыл бұрын
Masha alaah qofka wanagsan marna ma qarsoomo adna waad ku mahadsantahay in aad wanagisa nala wadagtay😍😍😍
@mohamedelmi5575
@mohamedelmi5575 2 жыл бұрын
Mohamed adow miyaa qofka ku siyey
@yucubtv8858
@yucubtv8858 2 жыл бұрын
@@mohamedelmi5575 haaaaa
@akramportal.8831
@akramportal.8831 2 жыл бұрын
Masha Allah wllhi ninkaan Kenya 🇰🇪 iska dhaafe anaga Somali ahaa ubaahan, Maskaxda Iyo hanka wanaagsan ee ninkan guul Mohamed Adow🤙
@XulashadaWararka
@XulashadaWararka 2 жыл бұрын
Maxamed Cadow waa nin qalbi wanaagsan, aad u jecel in dhalinyarada uu dhiira galiyo, waxaan xasuustaa maalin aan Dhuusamareeb diyaarad kasoo wada raacnay, sheeko aniga ii aheyd cashir aan wax badan ka bartay ayuu ila wadaagay maadaama aan isla fadhinay laba kursi oo isku dhagan, Somalida Kenya waxan kula talinayaa in Maxamed ay ka faaiideystaan.
@mohamedabdirahman5840
@mohamedabdirahman5840 2 жыл бұрын
WLAAALO SHEEKADAA NALA WADAAG AAN KA FAAIDAYSANEE NUXURKA NALA WADAAAG PLEASE BRO
@bilanomar9989
@bilanomar9989 2 жыл бұрын
Nala wadaad waxaa faaiday aan anagane faa idnee
@abdisheikhahmed9024
@abdisheikhahmed9024 2 жыл бұрын
Mohammed Adow is a humble young elites who deserve to be elected as an MP, May Allah opened the gates for him, AMIN ya Allah
@ocroafff5527
@ocroafff5527 2 жыл бұрын
Aamiin I really like the guy
@Somali-One
@Somali-One 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ismacilabdullahi7130
@ismacilabdullahi7130 Жыл бұрын
Alx finally took the site what we wait now is his work
@Isse-Farah
@Isse-Farah 2 жыл бұрын
Qofba qofka uu ka xog ogaalsanyahay ayaad nala soo wadaagtaa . Mahadsanid Ayaanle.
@abdikadir4547
@abdikadir4547 2 жыл бұрын
Mohamed abdow is a legendary journalist. My father was one of the victims of shifta war allah unaxaristo
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن Yaanle walaalo waan ku salaamayaa inankaas aad waraysanayso waa nin u baahan in tacab la galiyo oo soomaali isugu tagto aad ayaan igu soo ducaynayaa Ilaahay ha ku guuleeyo Hamigiisa Halyey Qaran oo dhamaan Soomali wax ku tari lahaa. From TOGDHEER
@abdullahipharah3677
@abdullahipharah3677 2 жыл бұрын
I can’t wait to see Mohamed Cadow as an MP 👍
@shafiabdi215
@shafiabdi215 2 жыл бұрын
Mash allah. First time I have ever finished one plus hour long interview in one sitting. Hopefully Adow’s bid for the office will be successful. Great interview walaahi.
@ahmedabdiahmedadaan927
@ahmedabdiahmedadaan927 2 жыл бұрын
You heiero
@khalifmohamed2486
@khalifmohamed2486 2 жыл бұрын
I wish him victory, ( waxaan u rajeynaya guul doorasho, Insha Allah.)
@raheemahchannel4434
@raheemahchannel4434 2 жыл бұрын
Same in here.
@fuadaden9673
@fuadaden9673 2 жыл бұрын
Great interview
@iraadhuruusecoliraad1734
@iraadhuruusecoliraad1734 2 жыл бұрын
Hnto I liked ta is ta no,1 in show
@Wadani924
@Wadani924 2 жыл бұрын
Maxamed Caddow af Soomaaligiisu aad buu u heer sarreeyaa, masha allah. Waxa uu ku hadlin Soomaali faseex ah. Ma mooddid "sajuu". Waxa aan garaadsaday isaga oo BBC Somali ka hadla. Hadda Aljazeera English buu weriye u yahay.
@user-hx2fw4lq7i
@user-hx2fw4lq7i 5 ай бұрын
Suju maxad ila jeeda wa nin reer Garisa ah somalinimada kala siman
@SFrh77
@SFrh77 2 жыл бұрын
2001kii askar Kenyan ah oo islii naguqabsatay ayuu naga Canaantay, waa nin Somalinimada kuwayn tahay Shukran Jaziilan M.cadoow
@Burale143
@Burale143 2 жыл бұрын
I appreciate you maxamad Adow 4 your talent and the way you represent somali community in North Eastern 🇰🇪 keep the courage 💪
@abdirahmanhassan1905
@abdirahmanhassan1905 2 жыл бұрын
One of the best interview I have ever watched in my life ;Mohamed Adow ,you deserve to lead the whole of Northern Kenya ; I pray for you that you win the seat your vying for . May Allah bless you my big brother ♥️
@abdiosman5043
@abdiosman5043 2 жыл бұрын
Mashaa Allah. Mohamed has nailed the qualities of a good leader. He deserves to be tested!
@zakashiine7069
@zakashiine7069 2 жыл бұрын
Masha allah aad baan ugu faraxsanhy saaxiibkey maxamed cadow in lawareysto waa weriye Sare oo xog badan haya. Mahadsanid Hanoolaato.
@shafieabdirahman3482
@shafieabdirahman3482 2 жыл бұрын
Ina Adow is really a humble person and i like it from mogadishu
@mohamedwardiabdullahi
@mohamedwardiabdullahi 2 жыл бұрын
An icon, a legend and my neighbor congratulations sir. The story tells a lot about my life and something that can never be forgotten.
@SadiikSindi
@SadiikSindi 2 жыл бұрын
Rugcdaa saxaafadeed insha Allah waan sugi guushada Waalidkayga iga sheken jiray inaad reer wanagsan ka dhalatay #Ayaanle thanks
@AbdiSamadFilmMaker
@AbdiSamadFilmMaker 2 жыл бұрын
Masha allah Maxamed Cadoow wa Legend Wa Funny reer magaal ah Xushmad iyo Naxariis isku darsaday wuuna u qalmaa inu bulshada hogaamiyo wa nin somalinimada ku weyn tahay 🥰🙏
@abdiazizali8886
@abdiazizali8886 2 жыл бұрын
Thanks Mohamed Waa runtiis dhulkaas uu sheegayo ee wajer Waa dhul aan soo arkay bishii march 2021 waxaana naftayda ku idhi forgotten land. Dhulkii la ilaaway wax nolal at kamajirto mohamed walal illhay hakula garabgalo waxa oogu muhiimsana isaga kadhawaajiyay waana dadka inay iyaga isku tashadaan. Mahadsanid
@akhalif579
@akhalif579 2 жыл бұрын
Maxamed cadoow masha allah waa nin shaqsiyad fiican, waxaan la dhacay wararkii 2007 aljazeera kaso tabin jirey geeska africa qaasatan dhululka soomaalida Iyo caalamka guud ahaanba. Sharaf bey dhamaan soomalida u tahay xirfadiisa miisaanka uu ku lahaa warbaahinta caalamka. Guuleyso mudane. You might greater somalia president who knows, you deserve insha allah. Mahadsanidin ayaanle iyo hanoolato.
@abdirahmanolow2830
@abdirahmanolow2830 2 жыл бұрын
Wow Mr adow.. I'm a voter in wajir South.. u deserve my vote
@hashimramadan7541
@hashimramadan7541 2 жыл бұрын
Now I know more in details what our Somali families in so called Northeastern provinces went through, great interview!
@cawaleabdirahman2604
@cawaleabdirahman2604 2 жыл бұрын
Salan sare ugu horeen ayanle hussein abdi iyo wariye Mohamed adow runti ayanle waxan ku arka nin taariq fican reebi dona mustaqbal ka umada somaliyeed horey u soco
@mmimmi9391
@mmimmi9391 2 жыл бұрын
Anigoo hargesa jogan kudaawanaya wareysigan mohamed cadow wnn kugu duceyey inuu ilaahay kugu guuleyo kursiga aad u tartameyso insha allh uurkagu siduu rabo ilaahay hkuu aqbalo
@koorabelayo4035
@koorabelayo4035 2 жыл бұрын
Ma reer hargeisa tahay sxb ?
@ahmedmuuse6737
@ahmedmuuse6737 Жыл бұрын
Amiin
@ahmedmuuse6737
@ahmedmuuse6737 Жыл бұрын
Maxame cadaw adis ababa ayuu mar kasoo warami jiray hadaan qaldanayn?
@duranhassan3177
@duranhassan3177 2 жыл бұрын
Mashaalah wariyaheena somaaliyeed ee siyaasada soo galayo waan soo dhaweynayaa wax badana wuu ogyahay
@ckdalmar1
@ckdalmar1 2 жыл бұрын
Ayaanle sxbow ninkaan marar kale noogu soo celi aad buu u niyad wanaagsan yahay. Allahana ku garab galo howsha uu damacsan yahay. waa legend Mohamed Addow
@hubaaltraining
@hubaaltraining 2 жыл бұрын
Mid kamid ah wareysiyaha ugu qiimaha badan ee aan halkan ka daawaday. Mahadsanid Ayaanle X. Cabdi (HANOOLAATO)
@5daqiiqo187
@5daqiiqo187 2 жыл бұрын
We need more people like Mohamed addow in NFD.
@waryaaofficialchannel3323
@waryaaofficialchannel3323 2 жыл бұрын
This is very important information for somali kenya ineey waligood aheed cadowga somalia 🇸🇴.
@AbuZeyd
@AbuZeyd 2 жыл бұрын
Nabigeena Muxammad SCW wuxuu yiri ruuxii ku dadaala Inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in Alle weyne uu u gargaarayo unu fududeeyo amuurtisa walal ilahey dartiis I caawiya isoo boqda kuna soo biira kheyrka kafaideyso wll qali 🙏
@abdikhadarmohamed1762
@abdikhadarmohamed1762 2 жыл бұрын
Waan kusobooqday sxbow
@drabukaraliabukarokey3186
@drabukaraliabukarokey3186 2 жыл бұрын
Scw
@nimcaanhassanwali8432
@nimcaanhassanwali8432 2 жыл бұрын
WAJIR SOUTH MP 2022 INSHAALLAH ANU HORTA CODKEYGA KU XISABTAN INSHAALLAH WANKU SIN
@nishamoha8276
@nishamoha8276 2 жыл бұрын
Inshallah we will vote for you 🙏
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix 2 жыл бұрын
Soomaaliya🇸🇴💖🇸🇴🇸🇴 hanoolaato ha is raacdo qabyaaladu hajabto dadka diinta iyo caqliga iyo wadaniyada leh hana hogaamiyeen
@AHakin2355
@AHakin2355 2 жыл бұрын
That amazing interview, you are an honest guy .keep up the good work maxamed.
@abdulaahicabdi4246
@abdulaahicabdi4246 2 жыл бұрын
ASC.MAXAMED CADOOW. ALLE HA KU XIFDIYO. WAXAAN KUU RAJEEYAY GUUL. DADAAL WAAD GAARI INSHA ALLAAH.
@adamosman4185
@adamosman4185 2 жыл бұрын
Mash allaah maxamed caddow waad u qalantaa inaad hogaamiso umad masuul aad u qiimo badan brother horay u soco qof daacadaa tahay guuleyso ilaahey idankiis.
@hassanhussein9602
@hassanhussein9602 2 жыл бұрын
Mohamed Cadow, you are such a great legend and indeed you deserve to be a good leader. Mashallah.
@bishaaragahmedia
@bishaaragahmedia 2 жыл бұрын
Wareysi Dahabi Ah - Wariye Rug Cadaa Ah Runtii Oo Wax Badan Laga Faaidi Karo. Mahadsanid Ayaanle🙏🥰
@AliHassan-zx9ox
@AliHassan-zx9ox 2 жыл бұрын
Guuleyso Mohamed, you are the right person for that position Mohamed, we support 100 percent, keep going . Through you , we will reclaim our lost glory in Kenya .
@ashaoali8020
@ashaoali8020 2 жыл бұрын
WAAAAAAAAAAW MAXAMED CADOW FROM BIYA MADOOW WAR SALAAN SARE AYAANLE
@mohamedgacamey4331
@mohamedgacamey4331 2 жыл бұрын
Masha'allah tabarak, waa tariiq muhiim ah.
@shukriahmed7769
@shukriahmed7769 2 жыл бұрын
Maanshaa allaah Mahamed cadoow wariye wadane waad istaahishaa inlagu doorto guulayso
@jamalmeta615
@jamalmeta615 2 жыл бұрын
Mohamed adow Role model motivatores somali patriotism Allah haku karaameeyo liibaan aduunyo iyo aakhiro ba hel adeerkay ayay itoobiyaanku sidaa xininyaha ug jareen 👀👀👀☝️☝️
@ahmedHussein-kb2ii
@ahmedHussein-kb2ii 2 жыл бұрын
Keep going Mo h’adow your great effort don’t despair Allah will help you.
@danwaastream6872
@danwaastream6872 2 жыл бұрын
#Hanoolaato aad buu ugu mahadsanyahay hoosha aad u heesid umada #Soomaaliyeed Runtii waxaa tahay qof ku weyn quluubta Generation ka maanta taarikhdaana kuxusi doonta, jazakallah. 🙏🙏
@ahmedalimahamuud7136
@ahmedalimahamuud7136 Жыл бұрын
Mr adow is going to be roll model for many young somalian kenyan
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix 2 жыл бұрын
Maashaa alaah aad iyo aad ayuu waraysi xiiso bada u ahaa mar kale noo wareyso . Ayaanle aaway raage omaar noo wareyso soomaaliyana ❤️hanoolaato
@jamalshukriabdi4220
@jamalshukriabdi4220 2 жыл бұрын
Maashaa allaah , Abtigeey Ilaahay ha cifdiyo.
@mohammedabdi7145
@mohammedabdi7145 2 жыл бұрын
allaha barakeyo mxamed caddow diyarad yn isla racnay from muqdishu to wajer via Nairobi mdxweynaha somalia halaga dhigo iyo 5 somali
@farxiyoahmed3505
@farxiyoahmed3505 2 жыл бұрын
Masha Allah wareysi qiimabadan mahadsanid walaalkey ayaanle
@yahyeyunis289
@yahyeyunis289 2 жыл бұрын
Great documents thanks ayanle , we us somalia we all know the truth but no one's is willing to change the current situation as youth we need to come together and try to change the situation
@mohamedosman3368
@mohamedosman3368 2 жыл бұрын
Masha Allah maxamed cadow runtii aad iyo aad buu isoo jiitay waraysigaaga somalinimadu kabuuxdo, noolow guulaysana. Insha Allah hadaad umadda ukhayroontahay Allah kugu guuleeyo kursigaa.Waar u codeeyo cidii codaynkartow, waa shaqsi runtii hadalkiisu cadyahay, waxna qabankara haduunu kursigu badalin.Waxaan Allah swt karajaynayaa insha Allah sanadaha soocoda in 5ta somali uu sabab nooga dhigo hadaanu nahay dhalinta mustaqbalka dhaw ee umadda somali midayn doonta insha Allah. Guul 5ta soomali oo markale isku nooqotaan rajaynayaa bi idnilaahi kuwii kaqayb qaatee ku guulaysatana Allah naga dhigo naguna sharfo amiin.
@ubahgraat6477
@ubahgraat6477 2 жыл бұрын
Manshallh ad ayan oga helay waresigan hisaxa badan inshallh mohamed Adow guul ayan urajeyneynaa
@amiirahaji5574
@amiirahaji5574 2 жыл бұрын
Asc ayaanle waan ku salaamay horay u soco ninkaa walaalkeena waxaan leeyahay hamigaaga allah ha kuu fududeeyo.
@iskasomali3298
@iskasomali3298 2 жыл бұрын
The best interview 🙏🏻🙏🏻
@azhaaralimursal5787
@azhaaralimursal5787 2 жыл бұрын
Mshllh tabarka wariye maxamad cadow ilhey khyr haku wafajiyo guleyso inshllh dadkii dhintay na ilhey haunaxaristo shugrn ayaanle
@itistrueitisafact5432
@itistrueitisafact5432 2 жыл бұрын
Guulayso Insha Allah. Waxaad noqon doontaa masuul wanaagsan Insha Allah. Dad iyo dalk waxaa dhisa ama dumiya hogaamiyahooda. ❤️ Baydhabo Janaay🇸🇴
@suleekhahasan3917
@suleekhahasan3917 4 ай бұрын
Runtii waa waraysi dhan walba ka dhamays tirin iyo qaab hadalka Cadoow oo aad u heer sareeya! Dhan waa taariikh dhan waa xog waran dhanna waa himilo iyo hiigsi waxa uu damacsan yahay mustaqbalka Maashaa Allah 👍🇸🇴♥️💪
@mohameddahir2149
@mohameddahir2149 2 жыл бұрын
Congratulations hon mohamed adow I was his mentor when he was intern in Garissa town.
@happysomalifamily9966
@happysomalifamily9966 2 жыл бұрын
I am glad we have this information from this gentleman. I always find weird when somali person tells me that they are Kenyans knowing this information 🙄 😒
@koorabelayo4035
@koorabelayo4035 2 жыл бұрын
Yes they are kenyan nationals but ethnically somalis. The problem with people from somalia is that they can't make this simple distinction.
@saalahyare369
@saalahyare369 2 жыл бұрын
1:21 Hal sac 21 daqiiqo ayan dhageysanayay wareysigan hal secin kamajedsan xisa an uqabay wareysigan si gar ah ayuna itabtay xaqiiqdii wariye rugcada ah her gagaray shaqadisi mantana bulshadisi o ubahan raba inu u adego reer wajeer wad nasibbadantihiin e Mohamed Adow dorta si u u anfaco dhamaan rer NFD nasib wanagsan sxb M. Adow. Ayanle Mahadsanid sida wanagsan ed ogu adegto bulshada somaliyeed .
@sumadqaran
@sumadqaran 2 жыл бұрын
Maanta nin miisaan culus baad is hesheen🙌🏾🙌🏾
@jibriladam3896
@jibriladam3896 2 жыл бұрын
If Mr. Addow wins North Easterm region and Somalis at large win and fears are buried. Hanoolaato program is wonderful -Things are not what they seem once Hanoolato explores. Wow
@ibrahimmohamed-dq1nu
@ibrahimmohamed-dq1nu 2 жыл бұрын
Mohamed Adow Vissioned leader May Allah Ease it for you the Responsibility you are seeking for no politician can is just 100% but in you the Future is bright fir the Northerners
@abdialihassanraabuush3998
@abdialihassanraabuush3998 2 жыл бұрын
Mohamed is an honest and straightforward guy, He deserves to be elected without question, may Allah help you achieve all your dreams.
@diniali9095
@diniali9095 2 жыл бұрын
Abti maxamed caddow waxaan kaaga mahadcelinayaa waqtigii adkaa ee aad soomartay iyo sida aad ugu sooshaqaysay soomaalida goobkasta hajoogaane waxaan rajeynayaa inaad caawiso soomaalida sida laguu caawiyey oo kale adoon u eegeyn midabka soomaaliyeed abti soomaaliya oo dhan baa kujecel haddii aad kala jeclaato soomaali ogsoonow soomaaliya agteeda sharaf kuma lehid ilaahay agtiisana sharaf kumalihid sidaas iskama lehi ee waa wax cad oo run ah . Thank you abti for your interview....
@Light-q3r
@Light-q3r 2 жыл бұрын
BRAVO: MAXMED CADOW 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👈👌
@bileadde9890
@bileadde9890 2 жыл бұрын
Maasha Allah, May Allah bless you Brother
@guudoow4897
@guudoow4897 2 жыл бұрын
NFD needs elite leaders like Mohamed Adow.
@koorabelayo4035
@koorabelayo4035 2 жыл бұрын
They have 1000s of Mohamed Adow.
@abdiabdi2696
@abdiabdi2696 2 жыл бұрын
mansha allah mohamed afsomaliga adigaaba inlaaga barto weeye horay usoco
@mrali3601
@mrali3601 2 жыл бұрын
Good luck for your new ambitions representing your community and high lighting their voices
@alimire2
@alimire2 2 жыл бұрын
but you don't think only SK
@raheemahchannel4434
@raheemahchannel4434 2 жыл бұрын
Markii ugu horeeysay aan biloow ilaa dhamaad fiirsado hadhimato lol Mohamed cadoow masha Allaah TabarakaAllaah.
@abdu8591
@abdu8591 2 жыл бұрын
Really was amazing interview
@darwiish1096
@darwiish1096 2 жыл бұрын
Ayaanle mahadsanid halkaas kasii wad xaqiiqo soo gudbinta Maxamed cadaw waa shakhsi qaran Soomaali oo dhan baa u baahan
@munoali6345
@munoali6345 2 жыл бұрын
Mashallah mahadsanid
@husseindigale3994
@husseindigale3994 2 жыл бұрын
Congratulations to you my brother mohamed adow. In deed your an icon
@mrali3601
@mrali3601 2 жыл бұрын
Shameful historic actions perpetuated by Kenyan authorities and justice needed the victims of that era and making sure never repeated again
@sssdddf8508
@sssdddf8508 2 жыл бұрын
Dadkii wax iska celin waaya waa ladili
@ocroafff5527
@ocroafff5527 2 жыл бұрын
@@sssdddf8508 nacas ayaad tahay dowlad ayaa xasuuqday
@suadmohamed2098
@suadmohamed2098 2 жыл бұрын
Viva Maxamed siyaad Geesi Allah u naxariisto
@LexlutherVII
@LexlutherVII 2 жыл бұрын
Aabe siyaad Barre💗
@jagnaa_boy2325
@jagnaa_boy2325 2 жыл бұрын
MashaAllah waa taariq dhabtii aad u qotadheer walal Mohamed Allah hakugu garabgalo wnga aad doneseysid inaad umada uhorseedo
@fatumaali1463
@fatumaali1463 2 жыл бұрын
Ninkan waa halyeey alaha xifdiyo mansha allah 🌷🌹🎁🥰💕😍🌸👍🏻👍🏻👍🏻
@aesse7702
@aesse7702 2 жыл бұрын
Maashaa Allaah. Maxamed Caddow Af Soomaaliga wuu ka badiyaa wariyeyaasha Soomaalida iyo Soomaalidaba. Sida uu u helayo erayada ku habboon isla markaana ay ugu yar yihiin adeegsiga erayo qalaad waa mucjiso.
@weyrah2010
@weyrah2010 2 жыл бұрын
Maasha alaah shaqsi fiican oo daacad u ah dadkiisa waxbadana u qabankara ee soomaalida 🇰🇪 Kenyanka doorta maxamed cadoow
@Jubalandvisit
@Jubalandvisit 2 жыл бұрын
Wlhi Kenyan in lii iguwaco wanebagay
@MohamedOmar-ym8mv
@MohamedOmar-ym8mv 2 жыл бұрын
Manshaallah mohamed adow, may god bless you...
@hawomohamed8216
@hawomohamed8216 2 жыл бұрын
Asc dhamantiin Mr Adow and Mr Ayaan shaqo fiican ayaad u haysaan umada Soomaliyeed Mr Adow good luck inshaa Allah
@cabdiraxmanmukhtar2606
@cabdiraxmanmukhtar2606 2 жыл бұрын
Maasha allaah Maxamed caddow wanaaga aad hamineyso allaha kugu guuleeyo
@aamchannel3297
@aamchannel3297 2 жыл бұрын
Mohamed adow waanin aad muhiim ugu ah inladoorto waxbadan buu kabadali Dona siyasada qaldan ee kuwahada joga aynagu maamulaan waxan urajenaya guul my brother
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 2 жыл бұрын
We wish you good Luck Adow, Thanks hanoolato you're so special
@abdiwelimohamed7546
@abdiwelimohamed7546 2 жыл бұрын
Mohamed cadow wa nin wanagsan ilahay ha garab galo
@Wadani924
@Wadani924 2 жыл бұрын
Muraad baan leeyahay ee igu soo duceeya in Rabbi igu soo guuleeyaa.
@ashaqaar7330
@ashaqaar7330 2 жыл бұрын
ALLAHA kuu fududeeyo waxa aa tabanayso bi-it-ni-LLAAAH
@H.Hassan
@H.Hassan 2 жыл бұрын
Ahmed Ilaahay lagama xigo adiga ku duceso murdkaga oo macsi ahayn
@Wadani924
@Wadani924 2 жыл бұрын
@@H.Hassan ma "macsi" baa Ilaah laga baryaa? Adigu masuug iyo deelqaaf baad iskugu Kay dartay?
@Wadani924
@Wadani924 2 жыл бұрын
@@ashaqaar7330 ammin, walaal. Mahadsanid.
@MohamedOmar-lr9zj
@MohamedOmar-lr9zj 2 жыл бұрын
Allah ku fududeeyo wax walba oo kheyra anagana keena Allah noo sahlo
@fartunhaji2577
@fartunhaji2577 2 жыл бұрын
Maasha Allaah ❤
@abdullahixaaji6672
@abdullahixaaji6672 2 жыл бұрын
Ayaanlow prof maxamed xaaji qaybtii 2aad ka sugaynay NISA noo so gali pleas
@farxiyagababa9871
@farxiyagababa9871 2 жыл бұрын
Maasha allah ilaahow umadeena u gargaar guul iyo gobanimo waarta iinsha allah maxamed cadow
@uhiilikantv2222
@uhiilikantv2222 2 жыл бұрын
RUNTII WAA WARAYSI DHAXALGAL AH MASHA ALAAH WUXUU IDAREENSIIYAY SOMALINIMO
@ahmedhagi-yusuf5355
@ahmedhagi-yusuf5355 2 жыл бұрын
Grew up in Kenya Highlands. Went thru all atrocities by the Government. Been jailed as a child so many times. School was was not refuge, teachers would would punish me and call me a shifta. Never felt a Kenyan and still don't feel it.
@abdyhrsy7899
@abdyhrsy7899 2 жыл бұрын
Ahmed Hagi-yusuf, waan ka xumahay in Soomaalida Keenya ay taccadiyo badan kala kulantay maamuladii arxanka darnaa ee Kenyata iyo Moi. Aniga laftaydu waxaan xaqooti ku soo noqday xeryaha Dhadhaab, halkaas oo aan iskuulkaygii ku soo qaatay. Marka waan ka dheregsanahay dhibaatooyinkii ay askartu u geysan jirtay dadka Soomaaliyeed ee degaanadaas.
@halgankanolosha8298
@halgankanolosha8298 2 жыл бұрын
Never asume as you are kenyan
@suheibnoor5344
@suheibnoor5344 8 ай бұрын
are you children the same not claiming kenyan
@jameswilliam5247
@jameswilliam5247 2 жыл бұрын
I am very angry about what Kenyans did to our Somali people!!! We must re-unite the whole Somali territories to regain our stolen lands
@ismoidriss1433
@ismoidriss1433 2 жыл бұрын
Day ligth dreaming
@jameswilliam5247
@jameswilliam5247 2 жыл бұрын
@@ismoidriss1433 you may not see but your babies will see
@shantasomaliofficial7451
@shantasomaliofficial7451 2 жыл бұрын
James Williames # you have no an Islamic name and advocating for the somali rights. So could you please declare yourself.
@ismoidriss1433
@ismoidriss1433 2 жыл бұрын
@@shantasomaliofficial7451 names ne er change hopies
@lionofthehornofafrica3631
@lionofthehornofafrica3631 2 жыл бұрын
@@jameswilliam5247 very interesting James..It could be possible in the next 10 to 20 years time.Since now East African is on fire thanks to the British and French borders that cut families from each other.This Colonial time bomb is exploding now..And Somali are the One of the few Main nation in East Africa.But the Colonial countries didn’t like the history and Islam religion Somali’s had.
@Mo-Mai
@Mo-Mai 2 жыл бұрын
Wareysi aad u wanaagsan mahadsanid Ayanle
@jeehdinmchannel9684
@jeehdinmchannel9684 2 жыл бұрын
Mahadsanid waxaan kaa codsan lahaa inaad markabaad wareysii kale kasoo qaado M.caddow
@MuhammadAli-oj9le
@MuhammadAli-oj9le 2 жыл бұрын
Great job ayaanle
@qasaaye23
@qasaaye23 2 жыл бұрын
Very interesting interview 👍
@mohamedhaajibaari8723
@mohamedhaajibaari8723 2 жыл бұрын
Mohamed Adow was in Addis today reporting for AjEng on the ongoing AU summit even interviewing Raila on the sidelines of the summit. He is such a humble, eloquent and cool lad. Ayaanle hanagu xadin ninka Nairobi majoogee sxb 🤣🤣🤣🤣🤣😁😁.
@AhmedMohamed-er2wq
@AhmedMohamed-er2wq 2 жыл бұрын
Sxp maalmo ka hore aya la duubey muuqalka wax Isla shaley aha ma aha
@abdifatahwarsame456
@abdifatahwarsame456 2 жыл бұрын
Mahamed cadow you are a great leader and indeed you deserve to be a good leader.
QEYBTI 2/2: TAARIIKHDA NSS / NISA DR MAXAMED H INGIRIIS
1:04:09
HANOOLAATO
Рет қаралды 279 М.
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 17 МЛН
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 9 МЛН
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 495 М.
WARIYE CABDULLAAHI XAAJI & SIYAAD BARRE MAXAA KALA QABSADAY?
37:48
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 168 М.
CABDULLAAHI MAXAMED NUUR MUXUU KA TAGAY
1:06:21
HANOOLAATO
Рет қаралды 467 М.
DAAWO  SHEEKADA: Maxbuuskii Xabashida ka yaabiyay dagaalkii 1977-kii. WAREYSI
1:22:36