No video

MAGOOL, HIBO NUURA & AXMED MOOGE - GODADLE | HEES QARAAMI DAADIS AH | HEES CALAACAL TALANTAALI AH.

  Рет қаралды 194,666

Heesaha Hirgalay

Heesaha Hirgalay

Күн бұрын

Magool, Hibo Nuura & Axmed Mooge - Godadle | Heesaha Hirgalay, Hees Qaraami ah, Hees Daadis ah, Hees Talantaali ah, Hees aad u Macaan l Hees Jaceyl ah oo ay qaadayaan fanaaniintii Hobolada Waaberi oo ah Hees Qoraal ah, AUN Xaliima Khaliif Magool iyo Hiba Nuuro iyo AUN Ahmed Mooge Heesta Godadle waa Gaddiisiiye, waa mid ka mid ah heesaha ugu caansan geyiga soomaalida iyo bulshada ku hadasha afkaan hodanka ah ee afsoomaaliga.
➡️ Video Chapters:
---------------------------------------------------------
0:00 | Heesaha Hirgalay
0:38 | Hibo Mohamed Nur (Hiba Nura)
1:12 | Halima Khaliif Omar (Magool)
1:56 | Hibo Mohamed Nur (Hiba Nura)
2:53 | Axmed Mooge (Ahmed Moge)
5:52 | Halima Khaliif Omar (Magool)
6:27 | Hibo Mohamed Nur (Hiba Nura)
7:10 | Halima Khaliif Omar (Magool)
8:08 | Axmed Mooge (Ahmed Moge)
---------------------------------------------------------
Sidoo kale Channelkaan HEESAHA HIRGALAY, kala soco heesaha kale ee fanaaniinta (aun) halima khalif Magol iyo Hiba Maxamed hibo nuuro, iyo aun Axmad Mooge, kuwooda ugu caan san soomalida oo aan ka sameeynay heeso qoraal ah,
Heesaha Hirgalay, Waa Heesaha Soomaalida Kuwooda Ugu Shidan. Heeso Jacayl ah, Heeso Wadani ah, Heeso Qaraami ah, Heesihii hore , Heesihii Dhexe iyo Heesaha Cusub Kala soco Chanalkaan, Heesaha Hirgalay, Somali Music Lyrics, somali songs lyrics, somali old music.
➤ CHANNEL PLAYLISTS:
---------------------------------------------------------
🎵 HEESSO XUL AH (Lyrics):
➤ • Video
🎵HEESO JACEYL AH (Lyrics):
➤ • SAYNAB LABA DHAGAX - W...
🎵HEESO QARAAMI AH (Lyrics):
➤ • MAGOOL, HIBO NUURA & A...
🎵HEESO KABAN AH (Lyrics):
➤ • FARTUUN BIRIMO - JACEY...
🎵HEESO CALAACAL AH (Lyrics):
➤ • SAADO CALI WARSAME - Y...
🎵HEESIHII DHEXE (Lyrics):
➤ • KHADRO CUMAR DHUULE - ...
🎵 HEESO WADANI AH (Lyrics):
➤ • Video
🎵HEESAHA HIRGALAY (All Uploads):
➤ • Video
---------------------------------------------------------
Fadlan subscribe saar chanalka:
/ @heesahahirgalay
CODSI MUHIIM AH:
--------------------------------------------------------------------------------------
➜ HEESAHA HIRGALAY: Waa kaliya Channel Heesaha u soo gudbiya qaab qoraal ah, HH maaha istuudiyow soo saara ama duuba heeso.
➜ Waxyaabaha nagu kalifay inaanu heesaha u sameeyno qoraal (Lyrics) waa si aysan u lumin heesaha muhiim ka ah, bahda Channelkaan (HEESAHA HIRGALAY) waxay isku hawleen raadinta heesihii caanka ka ahaa dhamaan geyiga ay soomaalidu degto iyo dhamaan bulshada ku hadasha afkaan hodanka ah ee Soomaaliga, hadii aad haysid heeso aad rabto in qaab qoraal ah laguugu sameeyo, fadlan nagalasoo xiriir qaybta comments-ka ama Emailka hoos ku xusan. Mahadsanid.
➜ Hadii aad haysid xog badan oo ku saabsan heestaan, sida Fanaaniinta iska leh Miraha, Musica, Laxanka iwm Fadlan nagula wadaag qaybta hoose ee faalooyinka (comments) Si aan u siino (Credit) ama ugu xusno halkan. Mahadsanid
➜ Hadii qayb ka mid ah qoraalka midhaha heesta (Lyrics) ay kuula muuqdaan qoraal aan sax aheeyn Fadlan qaybta hoose ee faalooyinka (comments) nagula wadaag qoraalka aad u ragto ineey sax yihiin. Mahadsanid
➜ Hadii uu jiro qof sheeganaya xuquuqda muuqaalkan ama qaybaha uu ka koobanyahay muuqaalkan sida sawirka, codka, qoraalka ama wax kaloo xadgudub ah iwm, fadlan wixii cabasho iyoo codsi ah noogusoo dir Emailkaan (almacomany@hotmail.com) anagaa si degdeg ah u fulineeyna codsigaaga. Mahadsanid.
➜ Fadlan Caawi Chanaalka, sida kaliya ee aad u caawin karto channelka waa in hadii uu kusoo gaaro muuqaalka aad like saartid, hadii aadan Subiscriber ahayn in aad subscribe saarto si uu channelku u gaaro dad fara badan, calaamadda gamaleelkana ku xiro si uu kuu soo gaaro marka kasta oo aan soo gelino muuqaal cusub. Mahadsanid.
--------------------------------------------------------------------------------------
#HeesahaHirgalay #Magool #HiboNuura #Mooge #SomaliMusic

Пікірлер: 24
@HeesahaHirgalay
@HeesahaHirgalay 3 жыл бұрын
Asxaabeey like-ta iyo Subscribe-ta nagu caawiya, thanks ❤️👏🙏 Halkaan ka daawo, Heeso Qaraami ah: kzfaq.info/sun/PLsMCjY-boR9uNpD5YXG4J28DrC_OSJ_08
@ahmedyabarow5918
@ahmedyabarow5918 Жыл бұрын
😊😊0😊😊😊😊😊😊0😊😊😊😊0😊😊😊😊😊😊😊
@ahmedyabarow5918
@ahmedyabarow5918 Жыл бұрын
😊
@user-ur4mr7iv3i
@user-ur4mr7iv3i 9 ай бұрын
RABBII u naxariiso axmed mooge,xaliimo khaliif magool iyo hibo nuura 🤲 aamiin
@user-ur4mr7iv3i
@user-ur4mr7iv3i 9 ай бұрын
aamiin
@SagalDuran-g7g
@SagalDuran-g7g 29 күн бұрын
Fan waakii Hore
@user-sf4im6qd3w
@user-sf4im6qd3w 6 ай бұрын
Heesihii h8galay❤❤❤❤❤
@AmedIbraahin73
@AmedIbraahin73 28 күн бұрын
Asc😊
@diiriyeahmed9223
@diiriyeahmed9223 3 жыл бұрын
Dadkii hore ilashay ha unaxariisto
@ImaamSaed-AbaskuliAbaskuli
@ImaamSaed-AbaskuliAbaskuli Ай бұрын
Waxan gawdaa kuhayaa guri madhan xanuun badanaa xasuus hore aaax eey aaxeey
@mohamedh.ismail7913
@mohamedh.ismail7913 Жыл бұрын
Heisann waa heeso hore
@JaamacFarxan
@JaamacFarxan 9 ай бұрын
Jaamac Farxaan
@user-ur4mr7iv3i
@user-ur4mr7iv3i 9 ай бұрын
👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@cabdiraximyasiinjaamac7891
@cabdiraximyasiinjaamac7891 3 жыл бұрын
waa hees qaraami ah masha alaah, beri samaatkii
@sssdddf8508
@sssdddf8508 3 жыл бұрын
Qaraami maahe waa heesihi dhexe
@user-ur4mr7iv3i
@user-ur4mr7iv3i 9 ай бұрын
Waa sax sxb
@user-ur4mr7iv3i
@user-ur4mr7iv3i 9 ай бұрын
💯✔️
@NimoDaad
@NimoDaad 9 күн бұрын
Qraamigu kuwan maaha
@SayidCabdi-it6wl
@SayidCabdi-it6wl Жыл бұрын
maxaad utaqaan heestan qalaamigaah
@amerlafole
@amerlafole 3 жыл бұрын
masha alaah ilaah ha u naxariisto fanaaniinta qaaliga ah ee mesha ku jira
@HeesahaHirgalay
@HeesahaHirgalay 3 жыл бұрын
aamiin
@HeesahaHirgalay
@HeesahaHirgalay 3 жыл бұрын
ilaah ha u naxariisto
@ahmedabdimalik
@ahmedabdimalik Жыл бұрын
Axmed cabdi
@cabdilaahicali7647
@cabdilaahicali7647 Жыл бұрын
Wanigisakdijaacikawuhulobati
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,8 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 12 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 12 МЛН
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 285 М.
Maxamed Mooge iyo Hibo Nuura - Babaygii jamaame lyrics
14:28
Rageedii™
Рет қаралды 815 М.
Maxamed Axmed Kuluc Iyo Qamar C/llahi Harawo 🔥Iyo Heesta "HADHUUB CAASHAQ"
11:59
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 1,8 МЛН
hassan aadan samatar & xaliimo khaliif magool Dalsan lyrisc 2023
13:45
Yaa Dooxay Caashaqa (Original)
7:54
ADDE JAMA
Рет қаралды 41 М.