Maxamed Mooge iyo Hibo Nuura - Babaygii jamaame lyrics

  Рет қаралды 812,364

Rageedii™

Rageedii™

3 жыл бұрын

Lyrics Maxamed Axmed Suuryaan
Erayadii Xasan Sheekh Muumin
Riwaayadii Gaara Bidhaan
Laxanka Bashiir Xaadi
Barta aan Facebook ku leenahay
/ dhiblaawe-me .

Пікірлер: 276
@M.Suriyan
@M.Suriyan 3 жыл бұрын
Waan idinka raali gilineynaa hadii aad qaladaad ku aragtaan maqalka meelaha qaar oo liito awgeed,Mahadsanidiin dhamaan siixabada halkaan ku xiran nabad iyo badhaadhe ayaan idiin rajaynaynaa👏.
@barremaxamedismaaciil251
@barremaxamedismaaciil251 3 жыл бұрын
thanks balse isku day inaad marwalba sheegto abwaanka heesta leh
@nastehmohammed8383
@nastehmohammed8383 3 жыл бұрын
Waryaaa waa Barre ina hooyo channel kaan Adi miya leh 😳😂😂
@M.Suriyan
@M.Suriyan 3 жыл бұрын
Meeshan miyaa iska muudsataa xaq baa uleedahay anaa kuu diyaarshay my blod😍 🤣
@Rageedii
@Rageedii 3 жыл бұрын
@@nastehmohammed8383 haa so dhawaw
@sakariyedayib1491
@sakariyedayib1491 3 жыл бұрын
Intaasay vaartaydu aragtay aniga Hay odhan jawaab kulul Hamadayga jiilaal Jaleecadan ku dheehdaa Sabankani jacaylkii
@nuurtoosh1011
@nuurtoosh1011 3 жыл бұрын
Waxay i xasuusisay wakhti aan xabsi ku jiray ayaanu iswaydiinay nin walba heesta uu ugu jecelyahay. Yar maxaabiistii ka mid ah ayaa heestan si Fiican ugu luuqeeyay
@BashiirTypicalexample
@BashiirTypicalexample 2 ай бұрын
Of.❤.haa.laakiin.riwaayadii.shabeelnaagood.xasan.sheekh.muumin
@anisamaxamed9035
@anisamaxamed9035 3 жыл бұрын
Jirid midho ka beermiyo Guur waan u joogaa Haddayse jiibtu kaatahay Jimicsigii magalada Joog joog joog joogsi Ma,aqaaan
@anisamaxamed9035
@anisamaxamed9035 3 жыл бұрын
Aad&aad walal waa erayo qiima leh
@ismailjama178
@ismailjama178 3 жыл бұрын
Jidiinkaagu raaxada Ma mid jaahil ka ahbaa?
@ismailjama178
@ismailjama178 3 жыл бұрын
Waxan kaaga jeedaa Jinow inaan wadaagnee Qardajeex,qardajeexa iga daa
@mohamedarshe3933
@mohamedarshe3933 3 жыл бұрын
Dadku waa dadkii Hore
@sihamcora5463
@sihamcora5463 3 жыл бұрын
Joof joofsi weeyi wallo
@mohamedenanays
@mohamedenanays 3 жыл бұрын
Imtixaan xisaab ah ban maanta so galay heesta markaan dhagaystay ban niyadu idegtay Legend rageedi
@fatoumaapdurahman2504
@fatoumaapdurahman2504 3 жыл бұрын
Calool jilicsanaantaadu ma Awr jeel ku raagaa sideen johoradaydaa ciyaar ugu jajabiyaa,👌 hibbo mohamed cudoon digniin qurux badan wadna siisay Cimrigaagu dheeraa eeddo qalia♥️🙏
@dhaytacab7178
@dhaytacab7178 2 жыл бұрын
Hibo nuura ma ahan walal waa maryan mursal iska baro
@abdi-nm2vy
@abdi-nm2vy 2 жыл бұрын
@@dhaytacab7178 tani waa hibo wll
@sakariyedayib1491
@sakariyedayib1491 2 жыл бұрын
@@dhaytacab7178 may waa hibo cudoon markan lkn markale oo maryan ahbaa la sheegaa ma aragse anigu
@mukhtaarxaaji3856
@mukhtaarxaaji3856 Жыл бұрын
gbdhihi hore ee cambarkoda ka adka weye
@asmaabukar5946
@asmaabukar5946 Ай бұрын
😅😅 ilaa hada waan ka adag nahay bada hal malay ayaa qurmiya ina adeer ​@@mukhtaarxaaji3856
@haawodagan5472
@haawodagan5472 3 жыл бұрын
Sidee johoradeeda Ciyaar ugu jejebiyaa!🙅‍♀️ habloow ilaashada joharadiina🙋‍♀️🙋‍♀️
@iedabdi3822
@iedabdi3822 3 жыл бұрын
Wlhi naag wax garada kuwan imigu bal car hesta ma macneyaan
@haawodagan5472
@haawodagan5472 3 жыл бұрын
@@iedabdi3822 🙏🙏🙏🙏
@iidmuhumed3980
@iidmuhumed3980 2 жыл бұрын
Haawo dagan hablahan wakhtiga jogaa howradaba ma garanayaan caybay u qaban
@haawodagan5472
@haawodagan5472 2 жыл бұрын
@@iidmuhumed3980 aad io aad ciyaal say wlhi ma maqli jirty
@calisharmaakeaw-jama5265
@calisharmaakeaw-jama5265 2 жыл бұрын
@@haawodagan5472 hada fabooka ka dawanayay😁😁
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 2 жыл бұрын
August 2022 who listening this song and can understand the aim of the song CODBAA LAYSKU SHEEGTAY
@hassanmoge1373
@hassanmoge1373 3 жыл бұрын
Hamadayga jiilaal (dhaxanta xiliga jiilaal ka saqda dhexe bilaabanta dhedo iyo dheelkana wadata ) Ruuxa uu dib jiraye Jilbiskiyo abeesada Jidhida uu la hoydee Jidhidu waa geedaha yar yar ee aan dhaxantana kaa celinayn
@aminakooreeye3059
@aminakooreeye3059 3 жыл бұрын
Hassan moge Mahad balaadhan walaal Erayadaa sixidooda iyo macnohoodaba aad baan ugu baahnaa e.
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 3 жыл бұрын
Inanyahow jibaysani Sabankani jaceylkii Jirjiroole weeyoo Jaha maleh la raacee Jirid mira ka beermiyo Guur waan u joogaa Hadeysa jiibtu kaa tahay Jimicsigii magaalada Joog-joogsi ma aqaan
@alimohamoud3465
@alimohamoud3465 2 жыл бұрын
Waa dadki fanka ku raaxaysan jiray ka hor intaanay dhegaystayasha ugu raaxayn...M.mooge iyo Hibo nuura
@murtidhawr01
@murtidhawr01 3 жыл бұрын
3:18 Qof soomaray jilaal dheer Lama moode johare. Rageedi baynu wadanahy sxb qaramka ❤️✋ .
@Rageedii
@Rageedii 3 жыл бұрын
Mahadsanid walal qaali ah
@mustafecabdi2028
@mustafecabdi2028 3 жыл бұрын
2stgb2wb
@abokorbigays9461
@abokorbigays9461 3 жыл бұрын
Waa hees aad iyo Aad u cajiib, waxay kamid tahay heesaha aan ugu jeclahay. Aun maxamed mooge. Allah cimriga iyo caafimadkaba ha u barakeeyo Hibo nuura.★
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 2 жыл бұрын
Woow marna kama caajiso codka legend mooge heestaan iyo allahayoow nin daacada waxay kmid yhiin kuwii ugu horreeyay oo aan maqlo oo fannaanku qaado ahn kabtiisu nooma gasho waa fannaan wayn markaan hibo nuura baa laqaadaysa
@bareomar4050
@bareomar4050 2 жыл бұрын
Dhulki amaantan oo dhan laha ee barwaaqada aha Maanta waa meel Laga kala Cararey Waxana fadhiya cadow Soo duuley oo Somali iyo shisheyeba leh alqacida
@anascabdirazaaq248
@anascabdirazaaq248 3 жыл бұрын
Geenyadii jaraysani ma taqaan jikaarkee jidiinkaagu raaxada ma mid jaahil ka ah baa rabi hau naxariisto awoowe maxamed mooge
@hassanmadadal3049
@hassanmadadal3049 2 жыл бұрын
ereyada heesta waxa lahaa cabdi qays e maha xasan sh. moumin halaga fiirsado waxa la qorayo.
@user-xs2ws5vq7h
@user-xs2ws5vq7h 4 ай бұрын
Adoon waxbaran waxba hasooqorin sxp xasan shiikh muumin weeye
@maxamedaarshe4958
@maxamedaarshe4958 3 жыл бұрын
Calool jilicsanaantaadu ma Hal jeel ku raagtaa sidaan johoradayda cayaar ugu jejebiyaa waxan dhegaysanayaa 05/01/2021 maalin Talado aH goobtu wa lascanod Alle Ha u naxaristo fananinta qadeysay maxamed mogle iyo Hibo nuura
@Barre371
@Barre371 4 ай бұрын
Hiba wa noshahay
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 2 жыл бұрын
Hamadayga jiilaal maaha hamaskayga
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 2 жыл бұрын
Heestaan fannaanku aan baashaalno buu leeyahay gabadhuna is adkayn bay matalaysaa ahn mooge legend
@mohagalgal3634
@mohagalgal3634 3 жыл бұрын
Hamadayga jiilaal wa qabwga jiilaalka Sida dayrta keedaba loo dhoho gabadano Gabadana dayreed io hamadayga jiilaal wa laba kala daran 👋👋👋
@cawilyusuf1268
@cawilyusuf1268 3 жыл бұрын
Qaamuus baad tahay saaxiib waad saxday
@Ibnuciisaa
@Ibnuciisaa 2 жыл бұрын
Wow cajiib waad naga saxday meeshaas
@mohamuda.xamaraawi5553
@mohamuda.xamaraawi5553 2 жыл бұрын
2:38 halkaas waa HAMADAYGA oo La Micno ah Dhaxanta Xilliga jiilaalka ee qaboobaha soo dhacda. HAMASAY maahan. 4:15 halkaas na waa Geenyadii JARAYSANI ee jaraysaay maaha. Mahadsandiin.
@fesalfarah4368
@fesalfarah4368 2 жыл бұрын
Walee fanaaniin baa baa is heshay yaa wadani somaliyeed dhaqan iyo dadnimo dal wanaag is huwan oo heesa mabaygiii jamamae canba jilib ku yaalay. Al fanaan maxamed mooge iyo Al fanaanad hibo
@yousufsuleiman02
@yousufsuleiman02 2 жыл бұрын
Hammadayga jiilaal
@usamearwax2999
@usamearwax2999 Жыл бұрын
Cawa oo jimca ayan dhageysanayaa 28/10/20/22 markey wixi xas laha lakaliyoben anine heskan lakaliyobey tarmuus shaaha iyo daango galabta la ii dhigeybam isku haldhowsanayaaaa Igamaba qasna👌✌️ Like🤙
@maxamadqadiibmacalin1707
@maxamadqadiibmacalin1707 8 ай бұрын
Waqtigu waa cajiib Heesuhuna waa xasuus miiran Xilligii caruurnimada iyo canajaladihii ayaa iskay tusay
@Hamse_Dualleh
@Hamse_Dualleh 2 жыл бұрын
"Hamadaayga Jiilaal" weeye halkaas Hibo Nuura qaadayso saaxiib.
@suldaanofficially
@suldaanofficially 2 ай бұрын
Jeexeygii midigeey Jidka laysma taagee Jinaweey isoo raac 😊😊
@abdirahmanwaber6529
@abdirahmanwaber6529 3 жыл бұрын
Heestani waxay ka mid ahayd ruwaayadii gaara bildhaan oo uu lahaa xasan sheeh muumin alle aha unaxariistee.
@Dangarad.01
@Dangarad.01 2 жыл бұрын
Isaga: Jidiinkaagu raaxada ma mid jaahil ka ah baa ❤ Iyada: Calool-jilicsanaantaadu ma hal jeel ku raagaa Sideen johoradayda ciyaar ugu jajabiyaa💔.
@mascuuddiamond2116
@mascuuddiamond2116 2 жыл бұрын
Waxba ka dhacay walee saxbiib kkkkk
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 Жыл бұрын
Waaow waa sax sidaan jowharadayda cayaar ugu jajabiyaa abwaanku wax buu cabiray alunx
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 Жыл бұрын
Abwaan qaaliya Allah ha u naxariisto wax ka baro rawaayadiisa
@marshal1542
@marshal1542 3 жыл бұрын
Waa hees qaaliya oon runtii si gaara u jeclahay Alla haw naxariisto Maxamed Mooge Liibaan, Hibo Maxamed Gudoon Hibo Nuura caafimaad iyo cimri dheer inshaa allaah ❤️❤️❤️❤️
@raageguled8214
@raageguled8214 2 жыл бұрын
m.a
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 3 жыл бұрын
Ereyadii AUN abwaankii waynaa Xasan Sheekh Muumin iyo riwaayadii saadalisay Somalia dhibkii kadhacay ee lamagac baxday Gaaraa bidhaan.laxankii Bashiir Xadi . Original ka waxaa wada qaday AUN Maxamed Mooge Liibaan iyo Maryan Mursal Ciise Bootaan oo ahaa labadii jilaa ee hogaminayay riwaayada sanadku waa asaaskii kooxdii Waabari 1971.
@cabdiqaadircirro228
@cabdiqaadircirro228 3 жыл бұрын
adigu dhalin yaraabada u eegtehee waagaa qiimaha badan miyaad soo gaadhay
@osmanabdulle3166
@osmanabdulle3166 2 жыл бұрын
Mr. Said taariikhda waad saxday!
@bareomar4050
@bareomar4050 2 жыл бұрын
Ma ahan hey odhan jawaab qudha ee waa hey odhan Jawaab xumi
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 Ай бұрын
Sidaa farshaxanaka leh ee aad backgrounka ugu dhistay Erayada waa cajiib,jamaame,jilib,janaale, waa magaaloyinka hodanka ku ah nuuc walba oo qudaarta iyo miraha ka koobanyihii dalkeena nabad allow inooga dhig (genyadii jareysani mataqaan jikaarkee) Erayadii Abwaan xassan sheikh iyo cabqari buuni ku ah afkeena iyo dhaqnkeena waxaan fila waxay qayn ka eheed riwayadi kaara bidhaan waabari legends laxanka heesta dhadhanka u yeelay waa ustaad bashiir xaadi kabanka isla asiga ayaan filaya Luuqda mamo hibo iyo Maxammed mooge mamo hibo unbaa ka nool baal fila
@maxamedbaaruud6753
@maxamedbaaruud6753 3 жыл бұрын
Waaahwaah maxamed mooge mooge iyo hibo maxamed hodoon eraydaii wabuwaankii Wayne alle raxma xasan sheekh mumin abu waanku wabuwaanada soomaliyeed mulaxkii bashiir xadi axmed waah intub waa reer waqooyi dhamantood
@hamz233
@hamz233 3 жыл бұрын
* Reer Somaliland
@MohamedMohamed-qk2bs
@MohamedMohamed-qk2bs 2 жыл бұрын
Ka waran ninka kamank macaan garaacaya waa JIMMY SHIIKH MUUMIN isna ma reer waqooyi baa.
@abdikanisaed9242
@abdikanisaed9242 Жыл бұрын
Gabdhaha 2022: Video qawan aya laga haya oo internetka wareegaya Gabdhahii 1980: Sideen jawharadeydaa cayaar ugu jajabiyaa
@Ibnuciisaa
@Ibnuciisaa 2 жыл бұрын
Jowhar iyo janaale ama beerihii jamaame iyo jiinka wabiga ninkii maalama joogaa dareemi kara macaanka heesta iyo hoga tusaalaha
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 2 жыл бұрын
Ha i oran jawaab xun maaha jawaab qura erayada badi waad saxday sxp mhdsnd
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 2 жыл бұрын
Muj.maxamed mooge alle haw naxariisto aamiin erayada waxaa leh abwaan xasan sh.muumin isna ilaahay haw naxariisto
@user-xs2ws5vq7h
@user-xs2ws5vq7h 4 ай бұрын
Codka m mooge and hibo nura midhaha abwan axmed shiikh mumun laxanka garamayo dhamantod ale hawnaxaristo hibana cimdheer iyo cafimd kuwwar❤❤
@husseinbulshawi6546
@husseinbulshawi6546 3 жыл бұрын
Jidhkaaga uudgoonbaa isoo jiidanaayee Uduga Ama Carafta waa kamid waxa hablaha eey ragga kusoo jiitaan Raggeedii Legend
@abdulkadirainab8098
@abdulkadirainab8098 3 жыл бұрын
Ereyo sixid yar : Ha i odhan jawab xumi mesha sas wye ama jwb kulul Wa hes aad iyo aad umcn bdan runa ahanti
@najibhassan7018
@najibhassan7018 2 жыл бұрын
Rageedi lyrics ka waad soo kalakicisay melaha qaar aan qaban wayay hadan hayaa thnk u alla dadki hore walhi cod, dhaqan iyo farshaxanba wey lahayen allah yaraxma dhamntina 🫂😦
@mayduleeyebooy964
@mayduleeyebooy964 2 жыл бұрын
genyadijaraysani mataqan jigarke jidinkagu raxada mamid jahil kabaa👍👍👍🌹
@mohagalgal3634
@mohagalgal3634 3 жыл бұрын
Gabadhu dhaqanki somalida ee asalka aha bay matalaysa isna dhaqanka magalada oo mrkas hablaga inta caways lo kexeyo io casho io amaan afkaa hadhaw la xumeeyo wa iyada siden johoradyda cayaar ugu jajabiya
@abdallahjama1277
@abdallahjama1277 2 жыл бұрын
Hibo maxamed iyo maxamed mooge anigu intaanan codkooda dahabka ah maqal baan magacooda ku qancay aadna waan ugu farxay
@craxmaanmuuse510
@craxmaanmuuse510 3 жыл бұрын
JANAALE, JAMAAME IYO JILIB MAXAA LAGU YAQAAN. BABAAY IYO CAMBE CAYNBA CAYNA. MOOYI WADA JA'DA IYO JANADA JANALE WAX LA WADAAGAY.
@kamsuma91ibra2
@kamsuma91ibra2 2 жыл бұрын
Yaa iska leh. Miraha heesta plz igu caawiya
@houskeymattanmanchaftyoutu29
@houskeymattanmanchaftyoutu29 3 жыл бұрын
Alaylehe maxay hees iyo badh tahay allaha u naxaristo mohamed mooge liban iyo mamo hiboo mohamed hudoon hibo nuura allaha cafimadka u dayo sidan qabo ereyada dhanwaliba u cajibka iyo murtida badan waxay kaso baxen maskaxdi abihi abwaanka abwanada hassan sheikh moumin goorod illahay janatul firdawsa haka warabiye
@Rageedii
@Rageedii 3 жыл бұрын
Aamin sxb qaali ah
@hassanmooge8566
@hassanmooge8566 3 жыл бұрын
Hamadayga jiilaal Ruuxa uu dib jiray Jilibiskiyo abeesada Jidhida ula hoydee Hamadaygu : _ waa dhaxanta jiilaalka dhacda waxaanay bilaabanta saqda dhexe ee habeenimo iyadoo dhado na wadata Jidhiduna waa dhirta yaryar ee aan dhaxan fcna kaa celinayn
@maxamuxasan4186
@maxamuxasan4186 Ай бұрын
Maxamed mooge iyo hibo maxamed ab waan kuna waa hadraawi❤
@c.rahmanjaban4170
@c.rahmanjaban4170 2 жыл бұрын
Mohamed mooge legend legend loo waayay runtii codkarnimo waa dhafay mnsha alllh ila waagii an yara caawana anigaaba ku maraaamaya oo taariikhdu thy 2021kiii
@ashaabdi1686
@ashaabdi1686 Жыл бұрын
Ismaaciil dulacad heestaan soo qaado please iiga gaar siiyo
@hamz233
@hamz233 3 жыл бұрын
Rageedii, Rageedii baa tahay sxb . Magacaa wad u qalantaa💯
@MacruufRestaurant
@MacruufRestaurant 8 күн бұрын
Waxaan jooga burco goorsheegto waa 1:04 waxaan dareemaya tabasho balse heesaha Ahmed mooge ayaan ku nafisa Alle Haunaxariisto
@abdullahioaweys40
@abdullahioaweys40 3 жыл бұрын
This is more than a song Thanks brother
@dr.suleimanyusufahmed221
@dr.suleimanyusufahmed221 3 жыл бұрын
inanyahow jibbaysani Sabankani jaceylkii jirjiroole weeyoo jaho ma leh la raacee
@user-tf1ze2nt9x
@user-tf1ze2nt9x 8 ай бұрын
Rabi ha u naxariisto isha Allah marxuumka Al mujaahid maxamad mooge
@DeeqoCaliCusmaan-xi8tj
@DeeqoCaliCusmaan-xi8tj Ай бұрын
Kabanka waa cabdiraxmaan xasan raas
@abdirahman_qaasaali7845
@abdirahman_qaasaali7845 Ай бұрын
nacam
@bashiiradeinahmed389
@bashiiradeinahmed389 3 жыл бұрын
Yasalaam Thanks Rageedi 🔥🔥🔥✌
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
*Maxamed Mooge Liiban &Hiba Nuura* Mahadsanid kunjeeer Jaaale
@ayaanlemohamud3024
@ayaanlemohamud3024 2 жыл бұрын
Sideen johoradyda ciyaar ugu jajabiyaa ✅
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii xasan sheekh muumin laxankii xudeeydi codkii hibo nuura iyo m.mooge
@ismaaciilcabdimaxamed3885
@ismaaciilcabdimaxamed3885 2 жыл бұрын
Tani waa farshaxano lahabeeyay
@faizacaynaanshe6800
@faizacaynaanshe6800 3 жыл бұрын
qof heesta eereyada noo saxa anan fahmayn noogu yedha My favorite song 🎧 wye anig
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 2 жыл бұрын
Faiza malaha kaasi ma noola
@ceebla82
@ceebla82 4 ай бұрын
Hibaaay❤ mooge nin weyn
@jimcalehtimoh2859
@jimcalehtimoh2859 3 жыл бұрын
Rageedii inata inaga hagaji 🤩sabankani jaceelkii weeyee
@AbdihakimAden-vo9iw
@AbdihakimAden-vo9iw Күн бұрын
Old is gold❤
@abdirahmaansacad1184
@abdirahmaansacad1184 2 жыл бұрын
Ha i odhon jawaab xumi
@apdikanisweden8571
@apdikanisweden8571 Жыл бұрын
Old is gold 2022 bal aan aragno inta legend ee weli dhegaysanaysa heestan🎻😎
@aaminanuur7335
@aaminanuur7335 2 жыл бұрын
Allh haydin naxariisto
@alinoorahmednajji
@alinoorahmednajji Жыл бұрын
Anoo jariiban iyo laaleey. Jubada hoose kuso kooray Kuma jixaan jixayeee
@alihanash9986
@alihanash9986 3 жыл бұрын
Codkii Hibo iyo Mohammed Kacaankii Bashiir xadi Midhaha ixusuusiya
@xasansubagle7671
@xasansubagle7671 3 жыл бұрын
Waa ruwaadii Gaarabidhaan ee AUN Xasan sh. Muumin
@aadanabdi292
@aadanabdi292 2 жыл бұрын
From.jiib allaha ku naxariisto
@muqtaarmaxamed9513
@muqtaarmaxamed9513 3 жыл бұрын
Yasallam inayahaoow jibbaysani jacellkii jir jorole wayan sass waye hasocoto hawsho
@rarajiboo
@rarajiboo Жыл бұрын
Fariid fariidi dhashay! Naag nool dheh!
@YuunisGabbal
@YuunisGabbal 3 жыл бұрын
Codka ama laxanka heesta lasaray ninkii sameyey waan uqiray mulaxan Nimo 🥰🥰 bashir Bashir inla odhan jiran umalaynaya ninka
@awalehassan1008
@awalehassan1008 3 жыл бұрын
bashiir xaddi miyaa
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@awalehassan1008 haa wll asiga laxanka saaray
@jimalehjamaali1281
@jimalehjamaali1281 Жыл бұрын
Maxamed mooge liibaan alle haku naxariisto
@kabtancabdiqanitv4842
@kabtancabdiqanitv4842 2 жыл бұрын
Alle hu Naxarsto Aamiin Mohamed Mooge liban
@abdikhaliladan6142
@abdikhaliladan6142 3 жыл бұрын
Heestaan waanradineyi iyathoo lyrics leh thanks Rageedi
@Rageedii
@Rageedii 3 жыл бұрын
Adaa mudan masuul
@dhaytacab7178
@dhaytacab7178 2 жыл бұрын
Heestan waxa wada qadaya maryan mursal iyo maxamed mooge
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 Жыл бұрын
Maya kadaa waa hibo nuure iyo maxamed mooge AHN
@sagalnuux2041
@sagalnuux2041 2 жыл бұрын
Calool jilicsanasntaadi Ma hal jeel kuu ragaa kkkk hibo Jidiinkaagu raaxada Ma mid jaahil ka ah baa.. mmoge Ahun
@dawiillosiento7644
@dawiillosiento7644 3 жыл бұрын
Ha I odhan jawaab kulul ✅ Hamadayga jilaal ✅
@khaliifhaybe9926
@khaliifhaybe9926 2 жыл бұрын
Dhabarsani jacayli maha wa sabankani jacaylki
@cashuurabdikadir556
@cashuurabdikadir556 3 жыл бұрын
Rageedi waad mahadsantahay.
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 3 жыл бұрын
Soomaaliya Guul Wacan Dadka Iyo Dalkaba
@mohamedali-po3qj
@mohamedali-po3qj Жыл бұрын
Ahu naxariisto m.m.liibaan aameen yaa Rabbi
@abdirizakjeestole9246
@abdirizakjeestole9246 2 жыл бұрын
Runtii waa hees Erayo Cajiib ah leh
@shukriibrahim3220
@shukriibrahim3220 2 жыл бұрын
sideen johoradayda ciyaar ugu jajabiyaa
@fathihaipesaid
@fathihaipesaid 3 жыл бұрын
Sideen johoradayda cayaar ugu najabiya Wax kalr
@jimalehjamaali1281
@jimalehjamaali1281 Жыл бұрын
Hibo nuura alle hakuu naxariisto
@bashirabdi4675
@bashirabdi4675 2 жыл бұрын
Janna gale Janna galee ha ii celin
@axmedshiikhcusmaan1201
@axmedshiikhcusmaan1201 3 жыл бұрын
hees aad u mcn o aan mudo kaa sugeyney wax kale Rageedii.
@mwgurrey4104
@mwgurrey4104 3 жыл бұрын
Lkn zxp hamaskyga jilal mahe Waa HaamaDayga jiilal
@maxamedaarshe4958
@maxamedaarshe4958 3 жыл бұрын
Haa sxb adaa tii saxda ahayd sheegay
@DhagaxKure
@DhagaxKure 3 жыл бұрын
Yasalaam old is gold...
@sadaamibraahim8936
@sadaamibraahim8936 3 жыл бұрын
Jidinkagu ramada ma mid janio ja ah baa
@macalinkaxisaabta3868
@macalinkaxisaabta3868 Жыл бұрын
Sixid: hamadayga jiilaal (hamaday=dhaxan aad u qabow)
@yuusufahmed6707
@yuusufahmed6707 Жыл бұрын
Wah wah heeso waa heesihii hore
@Nasiib724
@Nasiib724 2 жыл бұрын
Sideen johordaydaa ciyar ugu jajabiyaa
@atocareh7066
@atocareh7066 3 ай бұрын
Xikmad baa ku dhan wow wow ❤❤❤
LYRICS | Heestii waayeelka jaqafsada | Maxammed Mooge Liibaan
8:11
Abdirahman Derajo
Рет қаралды 473 М.
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 10 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 20 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 25 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 109 МЛН
Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "ALLAY BADAY JACAYLKEE"
13:08
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 778 М.
heestii adumbaba gabadh yahay abdi qays iyo hibo nura
9:05
QAADIRI
Рет қаралды 453 М.
Axmed Mooge aun, Xalimo Khalif Magool aun & Hibo Nuura Heestii Godadle
11:16
Maxamed Mooge - Sabab kale Ha moodine lyrics
7:23
Rageedii™
Рет қаралды 282 М.
Qooraansi || Axmed Mooge Liibaan Iyo Sahra Axmed Jaamac || HD +Lyrics
10:49
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 1,4 МЛН
Kaban | Seynab Cige Maxamed - Hadda Ruux Is Barataan lyrics
10:23
Rageedii™
Рет қаралды 1,3 МЛН
R-ONE - SENSIZ / СЕНСІЗ (Official Audio)
2:51
R-ONE MUSIC
Рет қаралды 81 М.
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 728 М.
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
Dj Jack SpaRRow
Рет қаралды 2,4 МЛН
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 1,3 МЛН
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 176 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 2,7 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54