No video

DOOD: Xaqiiqada yaa sida dhabta ah u sharaxa? Mulxidiinta mise Mu'miniinta | Q.1/2

  Рет қаралды 23,791

Jawaahiri

Jawaahiri

Жыл бұрын

Siirada Ninkii Aduunka ugu Waynaa oo ah Nabi Muxammad ﷺ oo Taxane & Taariikh Cajiib ah, Link gan hoose ka daawo 👇👇👇
• SIIRO 01 | Sidee Siira...
Kanaalka MA OGNAHAY wuxuu soo tabiyaa
1: Doodaha caalamiga ah ee udhexeeya muslimiinta, kiristanka, Mulxidiinta, hinduuga iyo Dadka diimaha kale haysta.
2: khudbadaha academic ga ah ee jaamacadaha laga jeediyo
3: khudbadaha fagaarayaasha Dr zakir ka jeediyo
4: muuqaalo documentary ah
5: khudbadaha waxbarashda kusaabsan
6: Siirada Nabi Muxammad (scw) bilaw ilaa dhamaad qaab xoogan u faahfaahsan
7: Falanqaynta Taariikhda Islaamka
My Gmail: Khadarjohar@gmail.com

Пікірлер: 42
@comndmalki57061.
@comndmalki57061. Жыл бұрын
Wll dadaalkaga Alle haku aqbalo mirro dhalaan tayada u badan inaga ama umada muslimiinta Somaliyeed yeeshaan aynu Dhinacyada aqoonta, weleynta afkaaraha, wacyi caqliga mujtamaca u Dhisan noqdaan. Jaza -ka Allah ❤
@cabdirahmanmoumin6234
@cabdirahmanmoumin6234 Жыл бұрын
Waa doodl aad u daciif ah
@comndmalki57061.
@comndmalki57061. Жыл бұрын
walaal fadlan inooso Badisa muuqaallada arimaha Diimaha; islaam iyo kuwa aan Islaam ahayn, doodaha iyo afkaarta Iska so horjeeda dunida, baraarujinta shubuhaadka diinta Islaamka. Alle haku barakeeyo❤ Hadala-da Dad caqliga bisayl-ka aan gaarin oo ka hor imaanaya Ha fiirin, ha ujoojin
@ahmedkhadar1721
@ahmedkhadar1721 Жыл бұрын
alhamdullah oo islam nagadigay
@hereismyanswer4255
@hereismyanswer4255 Жыл бұрын
Mahadsanisid walaal ❤ sifcn aa ufahnay wakhtii aad gelelisay Ajar allaha kaa siiyo insha Allah
@yacquub111
@yacquub111 Жыл бұрын
Su"aalaha Soo dadaji
@user-ps5mb3fr3y
@user-ps5mb3fr3y Жыл бұрын
Alahaa,Haa ku sharfo
@hodoali5714
@hodoali5714 Жыл бұрын
Jazak allhu khayr wlo
@abdallahbashir7309
@abdallahbashir7309 Жыл бұрын
Wax walba oo Hawo ah ama asked ah Hadii wax yar iska badalaan ama Wax kuso siyaadan Aduunyada nolol kama jirayso, Halkaas waxaa ka cad in Alle u ilaalinayo, lkn ninka gaalka ( Mulxidka ) ah aamini maayo isagoo og in Awooda alle noo muuqato in Allah jiro.
@omarcabdiqaadir
@omarcabdiqaadir Жыл бұрын
sxp dr zakir naik vedioyada soo dhigayo soo turjun pls wllka oo yuotupeka
@sihammukhtar9679
@sihammukhtar9679 Жыл бұрын
Subxanallah Subxanallah 😢😢😢😢 Galada qar waxad arkeysa Allah yaqano hadana galo eh
@MaskedTG
@MaskedTG Жыл бұрын
Hadey macquul tahay noo soo samee muuqaal ah crypto ma xalal ba mise xaram, suuqa blockchains ku ma xalaalba mise wa xaram. Insha allah waan ka sugaynaa
@hawaaden4640
@hawaaden4640 Жыл бұрын
Ajar iyo xasanaad alle ha kaa siiyo wllo lkn taxanihi khulafada mxd u kla jarty 😒 haday suuragalthy wxn kaa codsanaya inaad dib noogu bilawdo min fadlik
@IsmaanBoojo-fe9vb
@IsmaanBoojo-fe9vb Жыл бұрын
Thank you ❤❤❤❤
@sahroaadamduraan2942
@sahroaadamduraan2942 Жыл бұрын
Jzaakallahu khyran Aad baad umahadsanta Aadbaana ugahelaa doodahaan ookale markastaana waxaa iiga soobaxa doqonimada mulxidiinta laakin daadbadan way kukadsoomikaran meelaha toos hausoogudin usoogudbi afoo taxliilinayo Waa fakarkayga
@abdirahmanilyas
@abdirahmanilyas Жыл бұрын
Aad baad umahadsantahy Zxp
@user-ps5mb3fr3y
@user-ps5mb3fr3y Жыл бұрын
Sxp frank soo kiristaan maha
@user-vh9eo2mv2d
@user-vh9eo2mv2d Жыл бұрын
Dr frank turek waa aftahan wallhi cadeemo ayuu meesha keenay halka Ninka kale indha cadees wado
@SheekhRiimiChannel
@SheekhRiimiChannel Жыл бұрын
Asc mudane waxaan ogeen ayaat i ogeeysiisey taa soo ah ilxaadku in ay gaalo leedahay ma ogeen lkn mahadsanit mudane
@zuldaanzeed7788
@zuldaanzeed7788 Жыл бұрын
Show habeen ba mad jirin😂
@ducaysaneofficial.
@ducaysaneofficial. Жыл бұрын
Aqoonyahan khadar Johor❤️
@user-ze8ch2hf7i
@user-ze8ch2hf7i 11 ай бұрын
Wll ina KULA hadlo rabaa what’sapka
@tomandjerry6262
@tomandjerry6262 Жыл бұрын
Walla Aad baad u Mahasan tahy Ee waxad noogu soo Dartaa oo Noo Soo Turjuntaa. DOODAHA DR ZAKIR NAIK ee 1:Aragtida bigang 2:Noocyada ciida iyo quranku wuxuu Yidhi 3:Earth Ama Kawkabyada iyo merayasha Iyo quraanku suduu u sharaxay❤
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 Жыл бұрын
Masha Allah tabarakalah jazakalah kheyr wll
@Dalmar7218
@Dalmar7218 Жыл бұрын
Q.1/1 aaway zxp
@user-te7co1yb2e
@user-te7co1yb2e Жыл бұрын
Zxp waxa iga codsiya 😢waxa jira rag iyo dumar badan oo somaliya atheist ⚛️ ah tiktok ayay ka buuxan waxayna badalayan quraanka ninka ugu caansan waxa tiktok tisa waxa ku qoron diinlaawe ee la dood wuxu donaya qof la dooda quraan iyo axadista na sificn ayaa uu u garanaya lkn wuu qalad macnaynaya waxanu ku odhonaya for example waxa uu badana idhaah Islam ku wuxu abuse garanaynaya dumar ka isagoo adeegsanaya suratu nisaa aayada 34 waxa uu ku odhanaya why does Allah say ninow darbadee gabdhadada lph I hope you u get my point
@user-qs7zi7nf2l
@user-qs7zi7nf2l Жыл бұрын
Nolow wall. zklhu qyran
@dayaxofficialstudio726
@dayaxofficialstudio726 Жыл бұрын
Abti dhamaan arimahaaga kale oo dhsmi waa okay microphone fiican isticmaal
@faatimamursal35
@faatimamursal35 Жыл бұрын
Alla mxaa u xiisay chanallka anoo muda ka maqnaa youtube alle haku barakeeyo khadar johar
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 Жыл бұрын
I'm back❤ mudo kadib
@benjaminhasan3608
@benjaminhasan3608 Жыл бұрын
Yarkan ma Africa ayuu ku nool yahay mar kaste wuxu soo daayaa waxyaabaha mulxidiinta lagu buun buuninayo Raggan Waa kuwa is og doodahan Sax maha walal umada islaamka ka daa please wax fa ido leh u keen
@xashicali9633
@xashicali9633 Жыл бұрын
Dr frank wa aqonyhn
@hibocadar5342
@hibocadar5342 Жыл бұрын
Welcome Back 😊😂
@bile-25
@bile-25 Жыл бұрын
christaanka jiritaanka Ilahay inay cadayn karaan ma ogayn lkn waxaan hubaa inaanay cadayn karin Rabigaasi midka uu yahay
@abdiasiismohamed9185
@abdiasiismohamed9185 Жыл бұрын
Asc ustaad waxaan rabay inaad muqaal ama aad iga qanciso caqli iyo maskax maxay ku kala duwan yihiin ❤
@huudbinali4852
@huudbinali4852 Жыл бұрын
Asc
@amaaracabdullahi2652
@amaaracabdullahi2652 Жыл бұрын
Walaalo Maa Nooso tuurjumi kartaa video qaayli Ka dhigay oo ALI dawah baartiisa KZfaq so gaalshe oo u odhanaya the scientific miracles in the quran were debunked Gaaladii ba adeegsanaya videogaasi 😢
@ARDAYSAME
@ARDAYSAME Жыл бұрын
maxaan kuuxiisney
@MaahiRkhanforever
@MaahiRkhanforever Жыл бұрын
sxp cyber wars nosoo turjun
@yasiryare7045
@yasiryare7045 Жыл бұрын
Ka soo hadal black hol😢
@nihalchalwa993
@nihalchalwa993 Жыл бұрын
Qaybtii kale maxa ku dhacay 9 malmood iyo ama ka yar ayad la maqan tahay!!!!!
Box jumping challenge, who stepped on the trap? #FunnyFamily #PartyGames
00:31
Family Games Media
Рет қаралды 29 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 125 МЛН
Maxay Dadku Ugu Guuraayaan Ireland ! | Xoriyad iyo Karaamo ?|
12:08
Ahmed Deedat |  Nin himmo sare leh | Libaaxa Doodaha |
10:33
OGAANSHO
Рет қаралды 89 М.
Baadari Beeniyay Bible ka | Professor Bart D. Ehrman
59:07
Jawaahiri
Рет қаралды 21 М.
093 | Dhagartii Weyneyd | Calmaaniyadda iyo siraha dagaalkii Bosnia!
20:25