Marduuf heesta mudantii haweenka 2022 HD

  Рет қаралды 108,363

Nal Studio

Nal Studio

Жыл бұрын

Marduuf heesta mudantii haweenka 2022 HD

Пікірлер: 36
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 4 ай бұрын
Xasuustii Mohamed Mooge AHU Erayadii Abwaan Hadraawi AHUN Laxankii Hassan S Afrax Garayt AHUN Luuqdii Mohamed Mooge Liibaan AHUN
@masuulofficial7014
@masuulofficial7014 9 ай бұрын
Ragaadiidhe keep going
@gaasiraguuled8771
@gaasiraguuled8771 Жыл бұрын
Woow xasuus hore iyo fanaaniintii dusha heesaha ka qaybi jiray iyo midhahii abwaanadii af somaaliga si fiican ugu sifayn jiray jacaylka intii dhimatay allah ha u naxariisto inta nool na allah caafimaad iyo cimri dheer ha siiyo. Inta soo noolaynaysa fankana allah ha dhowro.
@ahmednkante9128
@ahmednkante9128 10 ай бұрын
Eesh calaa hees AHN max,ed moge liibaN
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 10 ай бұрын
Axmed mooge Allah u naxariisto ba qaaday
@mamusosman4692
@mamusosman4692 8 ай бұрын
❤❤ old but goodie , reminds me old days in xamar
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 11 ай бұрын
Heestan ereyadeeda waxaa lahaa abwaankii weynaa ee maxamed ibraahim warsame (hadraawi), laxanka iyo codka waxaa lahaa macalinkii/fanaankii maxamed mooge liibaan alle haw naxariista labada marxuumba.
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 10 ай бұрын
Axmed mooge ba qaaday ma aha maxamed
@adammohed5416
@adammohed5416 6 ай бұрын
Adeer heeska maxamed mooge ayaa qaaday midhahana abwaan hadraawi ayaa lahaa halka laxamka uu lahaa isla maxamed mooge
@user-ny4wy6kg5d
@user-ny4wy6kg5d 2 күн бұрын
Ameen yarabi Alloow unaxariso
@haboonkarsoon1537
@haboonkarsoon1537 Жыл бұрын
Mashallah eesh cala sood khadar yaquub niinka codayga ah wa ayo huuno ❤❤👑😎
@carafadcabdi9326
@carafadcabdi9326 Жыл бұрын
Khadar yaquub xuseen ❤❤❤❤❤
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 8 ай бұрын
Waan hees aan aad u jeclahay .
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
Wonderful singer ❤️😂😂 and musician always lovable Marduuf
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
Listen carefully to his voice and understand all it 🤣🤣🤣🤣🤣 it says master Marduuf
@abdiraxmaanmaxamed1632
@abdiraxmaanmaxamed1632 Жыл бұрын
Waaaw cood iga dheeh
@Akimdawareh
@Akimdawareh Жыл бұрын
Waaooow Waaooow hala halaa
@jamalmohamed1595
@jamalmohamed1595 Жыл бұрын
Manshalah Khadrow waad la haysataa
@user-kb8ye1ch7e
@user-kb8ye1ch7e 3 ай бұрын
Waaaw kadee
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 9 ай бұрын
Ha canjilna
@samredia1395
@samredia1395 10 ай бұрын
ka yaree durbaanka tumaya C/wahaab Asnaajihii ree jigjiga u ekaa
@CabdiMursal-xx8gi
@CabdiMursal-xx8gi Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@muxubocabdisomali2524
@muxubocabdisomali2524 Жыл бұрын
Waaaw kadeee
@asmaofficialchenaan2057
@asmaofficialchenaan2057 Жыл бұрын
Waaw khadar hala hala
@MumtaasXasan-ux2ro
@MumtaasXasan-ux2ro 2 ай бұрын
Waxa Nina boqarki codka
@fuwaascabdala9068
@fuwaascabdala9068 8 ай бұрын
Cameristaha duubay ku dhelay indhaha naga warerisay dhoore tahay
@ridwaanmohamed9581
@ridwaanmohamed9581 11 ай бұрын
Hhhv Waxan uu garacaya ma daasad baa maanu dhagaysan heesta marka uu Mooge Qaadaayo Xadhiga wuu jarayaa durbaankaba way wada socdaan Waxan xaalkii heesta halaga qaado
@dhexdhexaad514
@dhexdhexaad514 11 ай бұрын
Waa isku day fiican ,aduu ha filan in sidii original ka ahayd loo qaado cod iyo kabanba
@ridwaanmohamed9581
@ridwaanmohamed9581 Жыл бұрын
Durbaanka 👌 90% Codka 👌 70% Kabanka 0% Kabanka wuu isja tumayaa lama socdaba midr kale dhadhadhan malaha malaa xadhkahaaka xun Heesta marka uu qaadaayo maxamed mooge kabanka ayaaba hesaaya
@hamzamohamoud6447
@hamzamohamoud6447 Жыл бұрын
Habar fadhida lagdin wax uga fudud. Malaha weligaa isku maad dayin in kaban garaacdee, adigoon dareemin dhibta laga maro ha dhaliilin macalimiinta. Immika sidan uu u tumayo haddaad 20 sano tunto keeni maysid. Ahay ah! Allow nimaan waxba ogayn ha cadaabin.
@mhassan0163
@mhassan0163 Жыл бұрын
@@hamzamohamoud6447 jawaab fiican baad siisay, sidee u odhan karaa kabanka = 0, waa xaqiraad cad iyo iska hadle, makhruuq ah, ceeb bay kugu tahay,
@user-iw7nh1br2r
@user-iw7nh1br2r Жыл бұрын
Looma baahna xaqarid adeero xishood inan yar baad tahay hadad u baahan tahay in lagu barana noo kaalay anaga ku barayna bilaa xisaab
@aarsadaamdayib6537
@aarsadaamdayib6537 9 ай бұрын
Waa dhankaaga zxb heesto waa 80% .... Waa cod lab iyo kabankiisuba boongaha ayaa ka hadhaya waa sidaa2023
@hoodoayaanle5447
@hoodoayaanle5447 3 ай бұрын
Wax kasta baa 100% saxiib🎉🎉
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 6 ай бұрын
Waar dhiidhiga3
@aarsadaamdayib6537
@aarsadaamdayib6537 9 ай бұрын
Cod 🎉lab 🧪🧪
Marduuf  heesta qays sheekadiisa OFFICIAL VIDEO 20222
6:31
Nal Studio
Рет қаралды 44 М.
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 71 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 29 МЛН
Full Barnaamijka live Qaaci show Dayaxband 2021
1:32:12
Waqal WStudío
Рет қаралды 314 М.
Hoodo Hani 2022 HD
7:34
Nal Studio
Рет қаралды 43 М.
Heestii Shimbir iyo Fanaankii Cabdalla  Yuusuf hanuuniye
10:57
Arag Channel
Рет қаралды 1 МЛН
Barnaamijka Qaaci Show | Maxamuud Laato | Astaan HD | 2021
22:54
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,4 МЛН
Kenjebek Nurdolday & Baller - sokpe#сокпе#сөкпе
3:10
Kenjebek Nurdolday
Рет қаралды 246 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 2,9 МЛН
R-ONE - SENSIZ / СЕНСІЗ (Official Audio)
2:51
R-ONE MUSIC
Рет қаралды 86 М.
Taxi
3:06
Sadraddin - Topic
Рет қаралды 285 М.