Marka Qalalaasahii Lala Qabsado Waa Sidan Oo Kale🙁

  Рет қаралды 10,272

Fatxiya Cabsiiye Show

Fatxiya Cabsiiye Show

4 күн бұрын

Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
UK Hinda Spa
+44 7956 778818
2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
Ealing Borough London
+44 7404 996516
Ruqiyo
Layla South London
+44 7538 579481
Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
www.hindas.co.uk
USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
Bristol, UK
Roda +44 7452 835022
Sweden: Saadia Osman
Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
0764047662
Deeqa Ahmed Bulale
Birmingham
07429421661
Italia
VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
Tel
+39 392 383 7282
Hargaysa
Zainab Collection
+252 63 4402750
Holland
Kaltun dalal
00 31 684130928
Saudi Arabia
Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
Building 77, first floor, apartment 2
+966 50 207 0385
Ireland
Belfast +44 7305 144657
Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
Italia: Sabah
+39 392 383 7282
Ifrah Ismail Adam
Australia, Melbourne 🇦🇺
+61468912253
+47 906 14 221
Nasra salon
Norway
Danmark
France
Switzerland
Mogadishu, Somalia
Naadis 0618236743
Nairobi, Kenya
0722997917
Australia Ifrax
+61 405 591 442
Belgium
Ayan Idle
0031-684382273
Turkey
+905013296778
Garowe: Trendy collections
Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
0907635086
Jigjiga
+251 91 574 4595
Minneapolis, Minnesota
Minneapolis Halaal Market
612-729-2224
2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407

Пікірлер: 111
@hodan112013
@hodan112013 2 күн бұрын
Fathiya I moved from San Jose CA to Minnesota ten years ago in the hope of opening my own business. My goal was to make my first million dollar before I turn 40. All that shattered when I saw how corrupted some of our people are. I decided to work 9-5 and earn honest living.
@shakirfarah3449
@shakirfarah3449 2 күн бұрын
Same here walahi and I could write a whole book about my experience about dealing and co owning a small business with our people . Whenever I look back that experience it makes me sick into the stomach
@niyaaladem
@niyaaladem 2 күн бұрын
Taasaa kuu kheyr roon. Rssuulka csw wuu shaqeystay in ku filan. Xogaaga iyo dhidhidkaaga oo aad cuntaa waa dawo.
@hanamoha3252
@hanamoha3252 2 күн бұрын
Somalis need Islam💔
@Amalhirad320
@Amalhirad320 2 күн бұрын
inabti waxad jaceshay Allah ku siiyo iyo cafimaad khayr qabana Allah ku siiyo dhamaanteen iyo somalidana Allah so hadeeyo dhibka ay marayaan iyagana isku geeysatay wax dadkale oo wax yalay ma jiraan horumarkooda iyaga ayaa iska babiyo inabti Alahuma Amiin ❤
@Tamsim3358
@Tamsim3358 2 күн бұрын
ILAAHAY muraadka ha ku waafajiyo Amin
@yusufaliali5640
@yusufaliali5640 2 күн бұрын
الله يرفع عنك الكرب والمرض ويسعد قلبك ويحميك من شياطين الإنس والجن. اللهم احفظ أولادها ‏وأحبابها ‏ وأمدها بالصحة والعافية.
@hamdiegal889
@hamdiegal889 2 күн бұрын
Yaahoo hungurigii ayaa waynaaday Subbxaana allah
@rahmaabdalla92
@rahmaabdalla92 2 күн бұрын
Habar wadaag waan kuu cabdasaa wlhi ilaahaw ku ilaali meesha save ba maaha 😢😢
@dekahaji
@dekahaji 2 күн бұрын
Fathiya absie walalo wax kasta oo culays ah ilahay haka dulqaado aamin yaa allaah❤
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 2 күн бұрын
Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺 UK Hinda Spa +44 7956 778818 2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom Ealing Borough London +44 7404 996516 Ruqiyo Layla South London +44 7538 579481 Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @ www.hindas.co.uk USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya. Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak 15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store Bristol, UK Roda +44 7452 835022 Sweden: Saadia Osman Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230 0764047662 Deeqa Ahmed Bulale Birmingham 07429421661 Italia VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037 Tel +39 392 383 7282 Hargaysa Zainab Collection +252 63 4402750 Holland Kaltun dalal 00 31 684130928 Saudi Arabia Al Akram Complex, Behind Qasr Mall Building 77, first floor, apartment 2 +966 50 207 0385 Ireland Belfast +44 7305 144657 Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070 Italia: Sabah +39 392 383 7282 Ifrah Ismail Adam Australia, Melbourne 🇦🇺 +61468912253 +47 906 14 221 Nasra salon Norway Danmark France Switzerland Mogadishu, Somalia Naadis 0618236743 Nairobi, Kenya 0722997917 Australia Ifrax +61 405 591 442 Belgium Ayan Idle 0031-684382273 Turkey +905013296778 Garowe: Trendy collections Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center 0907635086 Jigjiga +251 91 574 4595 Minneapolis, Minnesota Minneapolis Halaal Market 612-729-2224 2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407
@zahrahashim2870
@zahrahashim2870 2 күн бұрын
Ilaahay dhamaanten hanagu waafaqo wanaag iyo wixii uu raaali ka yahay adna ilaahay ha ku xafido inshallah
@habibaabdulla7569
@habibaabdulla7569 2 күн бұрын
Soomaali si kasto ooy lacag ku heli karaan way sameeynaayaan xaaranba ha ahaatee waxeyne ku leeyihiin ilmahaan diinta baraayaa salaadna waa tukanaayaa
@ayaanbilan2251
@ayaanbilan2251 2 күн бұрын
AAMIIN ILAAHEY HEYNA WADA CAAFIYO MURAADKEENA OON MACSI LAHEYN HEYNA SIIYO AAMIIN BALAAYADA SOMALI KU DHACDEY DALKOODI HAKA SAARO DADKOODIINA DAYACA BADEY ILAAHEY HAYNOO NAXARIISTO FADXIYAAY ILAHAY DHIBAATOOTOYINKA HAKAA HAYO ANAGANA HANAGA HAYO AAMIIN YAA RAB
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 2 күн бұрын
Fadxiya samir illahey somali ha kaa siiyo waad u murugootay
@ubahjama499
@ubahjama499 2 күн бұрын
Farhia wallal May Allah make it easy for whatever you are going through
@niyaaladem
@niyaaladem 2 күн бұрын
Asc Fatxiyaay. Walaal ALLE muraadkaaga oo aan macsi laheyn midigta hakaa saara, labada daarood RABBI uuntiisa wehel hakaaga dhigo, midigtaada iyo saantaada RABBI ha bulaaliyo, labada cirgaduud farxad iyo caagimaad aan dhamaan EEBE haku siiyo, awlaada baari RABBIha kaaga dhigi, tii hooyadeed duugta RABBI hakaa dhigo.🤲🤲🤲
@hamdiegal889
@hamdiegal889 2 күн бұрын
Aamiin anagoo dhan qofwalba muraadkiisa allah hausahlo aamiin
@shantagees9425
@shantagees9425 2 күн бұрын
A lot worse things have been done by much bigger people.. dealing with money is a very tricky thing in regulated America, I hope he learns from it and survives it.
@hibaaqahmed8127
@hibaaqahmed8127 2 күн бұрын
Amiin Allahuma Amiin fadxiyaay ilahay walal ha ku garab galo oo ha ku ilaaliyo cisi sharaf denbibi dhaaf ilahay ha ku siiyo oo ha ku xifdiyo, saalda subax inshallaha marka aan ka baxo ayaan si niyad ah kugu soo ducaynyaa walal macaan, may Allah bless you 😍
@fartunomar5957
@fartunomar5957 Күн бұрын
Aameeen yaa rabbi abayo aniga wan ku ducaya dar alle qof duceysan o walidkisa ka duceystay aya tahay markasta alle swt aya wada saxda ah kugu tosiya kuwa ku dulmiyena adunka wa lagu dhiba aqrina alle swt haka cafiyo madama adiga ad adunka ku cafisay❤❤❤
@Sadgirl12386
@Sadgirl12386 2 күн бұрын
Ilhy muradkaga haku sahlo wxksta ood niyada ku hayso ilhy haku rumeeyo Ana Isoo duceeya wn xanuusanaya 🤲
@khadraali8373
@khadraali8373 2 күн бұрын
Nimanka Somalida Cuqubadii dumarka dabasocota ilaa qiyaamaha
@dekahaji
@dekahaji 2 күн бұрын
Somali News it’s always Energy draining 😢
@duaxsn3470
@duaxsn3470 2 күн бұрын
Talo soo jeedin habo: Waxaan ku odhan lahaa uruuri dadka inta aad isku rayi tihiin oo adigu u noqo hormood ❤ anigu diyaar ban u ahay in aan hadaad group samayso ku soo biiro waayo isku aragti ayaynu nahay 🤜🏽🤛🏽
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 2 күн бұрын
sorry really😢ale ayaa soqaban dono alaha🎉kuxafido❤❤❤farxiyey alaha kuxafido salan gobeed jimce mubarak🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@blackisbeauty4127
@blackisbeauty4127 2 күн бұрын
I met with him from 2009 to 2010 and worked with him to coordinate community efforts aimed at combating community-based violence. He was full of himself even then.😂😂😂😂
@zamzamahmed2178
@zamzamahmed2178 2 күн бұрын
Amiiin
@fadumoahmed5680
@fadumoahmed5680 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ may Allah almighty ease all the pain and suffering in our umah especially you fathia my beloved sister.❤❤❤❤❤❤
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 2 күн бұрын
Aamiin🤲🏽
@shakirfarah3449
@shakirfarah3449 2 күн бұрын
They tarnished our image and name and that is why a lot of people assume that we are thugs who is irrational and stupid
@munamusa1222
@munamusa1222 2 күн бұрын
اللهم امين جزاك الله كل خير ❤
@Sarah-to7oj
@Sarah-to7oj 2 күн бұрын
Ilaahey wuxuu yiri ..إن الله لا يغير ما بقوم حتى يغيروا ما بأنفسهم وإذا أراد الله بقوم سوءا فلا مرد له وما لهم من دونه Allah does not change a people's lot unless they change what is in their hearts. But when (once) Allah willeth a people's punishment, there can be no turning it back, nor will they find, besides Him, any to protect. ( Aqbalka ducada sida daraded baan u la, nahey
@ifoonghauri4046
@ifoonghauri4046 2 күн бұрын
Gaari iyo guri qurux badan waad helikartaa laakiin waa in aad shaqaysato. Somalida Minnesota joogta way indho adag yihiin.
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 2 күн бұрын
Waqti iyo lacag baa kaa galay. Inaad ka hadho ma ahayn.
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 2 күн бұрын
Ninka Qofdumarah Oo Caruuri Kuxidhiido Nahaabey💔
@Fadumo-nx4gy
@Fadumo-nx4gy 2 күн бұрын
Fadxia allaha muraadkagaa kuu siiyo walal qaliya
@loloali8678
@loloali8678 2 күн бұрын
اللهم أمين بارك الله فيك ياحبيبتي الله يحفظك
@anabibrahim5934
@anabibrahim5934 2 күн бұрын
Habo Allah kufududeeyo howlahaaga waxaad tabaneysit Allah kaa baahi tiro ❤❤ I love you habo ❤❤keep going your strong and intelligent your rare in this wold.
@kinzimahamoud3393
@kinzimahamoud3393 2 күн бұрын
Fathia wallo allah aya karbashaya
@hashimege3467
@hashimege3467 2 күн бұрын
Tuugnimo wa meheradodi somali jidhxun
@Zakhiya
@Zakhiya 2 күн бұрын
Walee madaahiraan somali meel ay joogaanba
@zahrahashim2870
@zahrahashim2870 2 күн бұрын
Waxaan waa fikrad marka hore la aaminsan yahay in la qaato waxaadan la hayn ay caadi tahay in la qaato
@maryambrahim82
@maryambrahim82 2 күн бұрын
Ilaahay umuuraha ha inoo sahlo ❤
@Jasmine-zk8jh
@Jasmine-zk8jh 2 күн бұрын
Thank you so much ❤
@shwomp3368
@shwomp3368 2 күн бұрын
Amiin Amiin yaa Allah ❤
@suadhussein1669
@suadhussein1669 2 күн бұрын
Soomaali deeyn meeyso xatooyo iyo wax daran bal hada maxuu ka faa,iidey guri baadkii uu gatey 20 years behind the bar.its too much
@Degmodeqa
@Degmodeqa 2 күн бұрын
Oo hada flimkii KZfaq malagahelayaa Fatxiya? Oo magacii, Allah muradkaaga hakuufududeeyo wlla.
@AtariishadaADuunka-tg9ek
@AtariishadaADuunka-tg9ek 14 сағат бұрын
I had a business idea to start my own businesses in my city unique industries too…I shared it with my husband and he has been divulging it to others my wife wants to start such and such business including business plan and name…I was mortified it and not too long someone ran with the idea..not too easy to put it into practice…its best to keep things to yourselves till the end especially with Somalis…stealing is second hand nature…not as painful as stealing a finished product with so much time and resources put into it.
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 14 сағат бұрын
Unbelievable indeed!
@yazzyy0__
@yazzyy0__ 2 күн бұрын
Walee xaq ayaad kahadashaa meel dhaktar ayaan ka shaqeeyaa dhaqtarkii gaari yar ayuu wataa patient oon luqada aqoona waxuu wataa rang ama BMW ayey wataan
@ilwaaddegan4564
@ilwaaddegan4564 2 күн бұрын
Lacag tooday dee ku gateen qof wuxuu haysto ka dhintaa jira markaa dad koodhan xaaraan iyo baryo wax kuma wada gataan huuno
@Hana-997
@Hana-997 2 күн бұрын
I arkaay i qariyaay ayuu ku danbeeyaa.
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 2 күн бұрын
Alle SWT ha ina Sugo Aamiin thank U 🌿
@shukriahussein1146
@shukriahussein1146 2 күн бұрын
Allah haku xafido walaal ❤❤
@samsambarud4376
@samsambarud4376 2 күн бұрын
Aameen Ya Ràbbi
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 2 күн бұрын
Intaad nagu Ducaysayadiga iyo Hablhaagana ilahay haidinsiiyo
@fardoushirsi9002
@fardoushirsi9002 2 күн бұрын
Amiin Allah khayrka hayna waafajiyo
@funfamily3902
@funfamily3902 2 күн бұрын
Ameeenmy sweet & smart sister Fathia! I know you are wise and much better of to not waist your time talking our nonsense. May Allah bless you Fathia and may Allah help us all to follow the right path 🤲🤲🤲
@fathiaabdi7300
@fathiaabdi7300 2 күн бұрын
My Allah protect you and your love ones Amen 🙏
@honeyfarah9534
@honeyfarah9534 2 күн бұрын
Most of our Somalia community are unbelievable
@shuk2022
@shuk2022 2 күн бұрын
Fathia ka soo hadal somalis this week in Mininosta bring soccer place into concerts and politicians and fight broke out 😅😂
@sweetuntamedsoul4045
@sweetuntamedsoul4045 2 күн бұрын
Amin Amin Amin Amin. Thank you Habo Fathia. I can't wait to watch your upcoming Positive upbringing Shows Habo 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻Amin Amin Amin Amin JaszAllah Khair Habo Qali God bless daily 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🫶🫶🫶🫶
@safiamohamud9263
@safiamohamud9263 Күн бұрын
Sidee duco Alle nooga aqbalyaa haddii tuugonimo iyo isdil aan intaas wadno 😢😢. Ilaahay waa la socdaa camalkeenna iyo niyadeenaba. Allah accepts our dua if our hearts are clean. If our actions are clean
@Fadumo-nx4gy
@Fadumo-nx4gy 2 күн бұрын
Filimku xaguu ku jora fadxia pls
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 2 күн бұрын
Omarkaas Haduuba Film Kiikaadhacay Maxaadnoogu Amaani Iimaanka Lagaqaad 🫤
@niyaaladem
@niyaaladem 2 күн бұрын
Waa miskiinad Fatxiya
@nimomohamed4559
@nimomohamed4559 14 сағат бұрын
Sch ciyal ba I dhigta wan yabay markan maqlay Walidintayada wuxu isku dayi jiray inu qanciyo qofkii wax tabta
@hibokamil6531
@hibokamil6531 Күн бұрын
Inad dacweeysid ayay ahad. Allah tiiso way sugaysa lakiin wadanka ad jogtaa sharci baa kajira.
@nimam7846
@nimam7846 Күн бұрын
Wan kuso ducaynaya fathia ilaahay muraadkaga haku siyo ilaahay haku fudaydsho waxkasta❤ Ana duco ban ubahanahay iso duceya
@sophiaomar7875
@sophiaomar7875 2 күн бұрын
Allah ka furfuro
@amalismail7772
@amalismail7772 2 күн бұрын
Tuug ma aflaxo, siduu doono aqoonyahan ha u ahaado, marba qof ba tuug haduu yahy waa wax disgusting ah, ninkana nafsigaagi ayaa haya, waa inaad dacwaysaa
@ifoonghauri4046
@ifoonghauri4046 2 күн бұрын
Gaariyada ugu quruxda badan waad iibsan kartaa hadii aad bixiso payment $60.000 waxaad ku bixin kartaa 5 years bilkasta $1000.00 per month
@zamzamahmed2178
@zamzamahmed2178 2 күн бұрын
Love you too
@Samiya106
@Samiya106 2 күн бұрын
It is true sad 😢😢😢
@HodonCawil-eu3ct
@HodonCawil-eu3ct Күн бұрын
Masha allah hbo gcliso fthiya absiiye ilaaahay muraad kaagoo san oo deg dega haku siiyo dhibaato aduun iyo mid aakhiraba kuma tuso ifka hibo samo wanaag oodhan caafimaad cibaado suuban oo maqbuula noogu waar aakhirana janadii firdawsa ilaaahay hanagu kulmiyo insha allah guulayso mar walba aad baan kuujeclahy hbo gcliso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋👏👏👏👏👏👏👏
@ayanfaraha6377
@ayanfaraha6377 Күн бұрын
Habo Ilaahay ha kuu sahlo arimahaaga ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hanariirash6749
@hanariirash6749 2 күн бұрын
Fathia, you should've sued them for stealing your project!!!! Kilaabta xun
@anisaosman743
@anisaosman743 2 күн бұрын
Fathia waa siday rabeen hadaa ka aamustid xumaanta ay falkinayaan waxaa loo baahanyahay Qof wanaagsan oo ka hadla oo baraarujiya dadkeena ,haka aamusin ee Soo quf waxay sameeyaan ma adigaa ku been abuurtay!! Xaqa ka hadal walaalo!
@khadiijayuusuf6311
@khadiijayuusuf6311 2 күн бұрын
Hpo sethy❤
@shukridirie8518
@shukridirie8518 Күн бұрын
Omg nabsigaadii baa heysta
@deqaabdi9740
@deqaabdi9740 2 күн бұрын
Murad kagon macsilahayn
@user-hx8op2nl5i
@user-hx8op2nl5i 17 сағат бұрын
Wcs Fathih❤
@hawomohamed8775
@hawomohamed8775 Күн бұрын
Si qalbiyan kugu duceyey wa naxay fadxiyo iduceye tiri waligay ma arag Illaahay farxad aan murugo ka danbeyn haku siiyo fadxiya
@hamdiegal889
@hamdiegal889 2 күн бұрын
Xaqaaga Doono
@Fatima-zq9uu
@Fatima-zq9uu Күн бұрын
Asc fathiya habo waan ku salaamay khayr badana ilaahay ha ku siiyo arimahaaga oo dhan haysugu kaa xidhxidho. Soomaali waa caadadeed musuqmaasaqu waa kaas walaahay habo waan ooyey sidaadaas baan qalbi jilicsanahay waa murugo waxa soomaali haysta maanta dal iyo dibadba tallo fara ka haaday anigu waxaan ka baqayaa in ilaa qiyaamaha sidaa ahaano awal waxaan is lahaa mala dadka dibadaha jooga baa dhaami kuwa gudaha iyana waa quus .
@Fadumo-nx4gy
@Fadumo-nx4gy 2 күн бұрын
Fadxia they stole ur film and idea subxabala is too bad
@Sonic-860
@Sonic-860 Күн бұрын
Fathiya sister waxaad kahadashid is all about bararujin and waano lakin soomali uun bayno nahay wax kasta roja haw bixin my dear sister inta kujecel ayaa badan❤️❤️🌹🥰
@Maria-Dajuume
@Maria-Dajuume 2 күн бұрын
Cagtii joogsan weydaa marbey ceeb la'kulantaa. People these days want to get rich quick. He seem to have had it all but iimaankii ayuu sheydaan ka qaaadey
@deqaabdi9740
@deqaabdi9740 2 күн бұрын
Somali wa sunti bif baf ta
@fadumaali1605
@fadumaali1605 Күн бұрын
Awww, I’m so sorry they stole your film. Subhanallah🤦🏾‍♀️
@Fadumo-nx4gy
@Fadumo-nx4gy 2 күн бұрын
So sad
@samira-141
@samira-141 2 күн бұрын
🤲🏼🤲🏼❤️❤️❤️❤️❤️❤️🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@evehussien2129
@evehussien2129 Күн бұрын
Uuuuf
@aminbootaan6243
@aminbootaan6243 Күн бұрын
Julie raga somali badankooda waa has meelwalba Allah hanau hanuuyo
@hibokamil6531
@hibokamil6531 Күн бұрын
Marka la iska dhafo midkalena ku dhiranayaa. Tuug
@munamusa1222
@munamusa1222 2 күн бұрын
Because they are ignorant 😢😢😢
@Maria-Dajuume
@Maria-Dajuume 2 күн бұрын
Habo Fathia I didn't know about your documentary that was stolen from you 😢 karma is a bitch habo even though you don't wish harm on those who wronged you justice will always prevail.
@aminaa7909
@aminaa7909 2 күн бұрын
Consult with a financial advisor, and someone who knows the rules! Also know the difference between private and public money! No need for duca , follow regulations and do the right thing
@niyaaladem
@niyaaladem 2 күн бұрын
In laguu duceeyo waa humiin waana wax loo baahanyahay.
@MohaMs-km3fi
@MohaMs-km3fi 2 күн бұрын
Qofkas o Somali dacwad dood iyo qayamay isku heestan. Wa umada gadal ska cunsya Hadana qofkasta wa fawnaya. See film adledahay o producer or consumer storyteller atahay lagaaga dhacay. Anyway ninka asagoo problem dhexda UGA Jira ha kudhagahadal
@rahmafarah6892
@rahmafarah6892 2 күн бұрын
Filim ay samaysay o iyadana u baahnayd hadi ay wax ka halayso u kala waregay marka ma waxa ledahay maxa lo shega ine dacweyso ayba ahayd iyada iska dhaaftay
@Hana-997
@Hana-997 2 күн бұрын
Allah qofkaad u dhibto meel tuugada lala gaadhayo.
@MohaMs-km3fi
@MohaMs-km3fi 2 күн бұрын
What you do for living every time you setting here YouTubing anytime
@Tamsim3358
@Tamsim3358 2 күн бұрын
She does less than 1 hour a day? I'm sure the other 23 hours she is not on here🤔
@niyaaladem
@niyaaladem 2 күн бұрын
KZfaq waa goob shaqo, in lacag laga sameeyo ayaa loosoo galaa, kuwa tuugta ah oo magacii islaamka iyo kii Soomaaliyeedba qaribay weey ka fiicantahay
@sumayo2093
@sumayo2093 2 күн бұрын
Allah ku sahlo habo waxa jaceshahay culeeska allah ka dulqado
MEU IRMÃO FICOU FAMOSO
00:52
Matheus Kriwat
Рет қаралды 46 МЛН
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 6 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН
Incredible magic 🤯✨
00:53
America's Got Talent
Рет қаралды 26 МЛН
July 6, 2024
25:51
mama soomaali
Рет қаралды 3,2 М.
Baba Jay Oo Karaamadii Iska Qaaday 🤔
37:51
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 10 М.
Gurguurte oo Quusatay, Geele oo Gaabsaday & Somaliland oo Guulaysatay
12:07
Вор в законе заступился за официантку  ...
0:59
Сериалы 🍿
Рет қаралды 9 МЛН
Papa yeh dila do ajse mein aapki behen 😢😊 #shorts
0:30
Sikha shorts and vlogs
Рет қаралды 140 МЛН
She saved others
0:20
V.A. show / Магика
Рет қаралды 4,9 МЛН
小天使生病,去学校被嘲笑,最后太有爱了#short #angel #clown
0:56