Xeer Illaliyaha Guud Ee MN Oo Baadhitaan & Dacwo Ku Soo Oogey Somali Kale & Warar Kale🤔

  Рет қаралды 8,976

Fatxiya Cabsiiye Show

Fatxiya Cabsiiye Show

13 күн бұрын

Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
UK Hinda Spa
+44 7956 778818
2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
Ealing Borough London
+44 7404 996516
Ruqiyo
Layla South London
+44 7538 579481
Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
www.hindas.co.uk
USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
Bristol, UK
Roda +44 7452 835022
Sweden: Saadia Osman
Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
0764047662
Deeqa Ahmed Bulale
Birmingham
07429421661
Italia
VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
Tel
+39 392 383 7282
Hargaysa
Zainab Collection
+252 63 4402750
Holland
Kaltun dalal
00 31 684130928
Saudi Arabia
Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
Building 77, first floor, apartment 2
+966 50 207 0385
Ireland
Belfast +44 7305 144657
Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
Italia: Sabah
+39 392 383 7282
Ifrah Ismail Adam
Australia, Melbourne 🇦🇺
+61468912253
+47 906 14 221
Nasra salon
Norway
Danmark
France
Switzerland
Mogadishu, Somalia
Naadis 0618236743
Nairobi, Kenya
0722997917
Australia Ifrax
+61 405 591 442
Belgium
Ayan Idle
0031-684382273
Turkey
+905013296778
Garowe: Trendy collections
Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
0907635086
Jigjiga
+251 91 574 4595
Minneapolis, Minnesota
Minneapolis Halaal Market
612-729-2224
2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407

Пікірлер: 73
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 11 күн бұрын
Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺 UK Hinda Spa +44 7956 778818 2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom Ealing Borough London +44 7404 996516 Ruqiyo Layla South London +44 7538 579481 Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @ www.hindas.co.uk USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya. Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak 15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store Bristol, UK Roda +44 7452 835022 Sweden: Saadia Osman Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230 0764047662 Deeqa Ahmed Bulale Birmingham 07429421661 Italia VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037 Tel +39 392 383 7282 Hargaysa Zainab Collection +252 63 4402750 Holland Kaltun dalal 00 31 684130928 Saudi Arabia Al Akram Complex, Behind Qasr Mall Building 77, first floor, apartment 2 +966 50 207 0385 Ireland Belfast +44 7305 144657 Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070 Italia: Sabah +39 392 383 7282 Ifrah Ismail Adam Australia, Melbourne 🇦🇺 +61468912253 +47 906 14 221 Nasra salon Norway Danmark France Switzerland Mogadishu, Somalia Naadis 0618236743 Nairobi, Kenya 0722997917 Australia Ifrax +61 405 591 442 Belgium Ayan Idle 0031-684382273 Turkey +905013296778 Garowe: Trendy collections Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center 0907635086 Jigjiga +251 91 574 4595 Minneapolis, Minnesota Minneapolis Halaal Market 612-729-2224 2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407
@Aliduksi7i727
@Aliduksi7i727 11 күн бұрын
Yes
@samirr546
@samirr546 11 күн бұрын
Waan idin salaamay dhamaantiin Anigu weli somali baan sheegtaa weliba kuwa inyar oo khayra igu arka baan somali u sheegtaa si ay Mar uun bal u maqlaan somali khayr leh hadana Mar keli ah kama naxo in somalidii dhib laga sheegayo oo la xidh xidhayo oo weliba la mustaafuriyo.
@suadhussein1669
@suadhussein1669 11 күн бұрын
Farxiyooy I agree with you dadku in eeysan hal meel wada degin aniga xaafadan aan deganahay aniga iyo reer kale oo singal ah ayaa deganeyn four years ago midba soo degtey ilxamdilaah isma dhex galmo ilmaheega schoolka xaafadu wada aado ma geyn mid kale ayaan geeyaa aniga ayaa geeya aabihiina waa ka soo qaadaa.labadeenu waan shaqeeysanaa everything anaga iska bixina one penny dowladu nagama bixiso including our medical alxamdulilaah ilaaheey waxaan ka baryaya in uu nagu xiddiyo
@princesshawd6859
@princesshawd6859 11 күн бұрын
Waxas o lacag ah waxa lo xadaya si wadankina dab loga shido melo kalana logu dhiso wa budhcadbadeedi o barigi uso gurtay salamad
@anisaosman743
@anisaosman743 11 күн бұрын
Sweet emmie girl 😅!!Wallee waxbaa Salag leh!!
@Amalhirad320
@Amalhirad320 11 күн бұрын
Manshallah you look gorgeous inabti xafidullah ❤
@nasramohamed4229
@nasramohamed4229 11 күн бұрын
Qalbigay kabukaan waligood dhargimaayaan iimaankay layihiin oo waa munaafiqiin intooda badan
@hannahani192
@hannahani192 11 күн бұрын
Masha alah maantey qurxdaada lagama sheekeynkaro.
@shukriahussein1146
@shukriahussein1146 11 күн бұрын
Walee waa yaab somali ceebteedu ma dhamaato
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 11 күн бұрын
Waa yaab MN meel musuq maasuq bay isu badashay.Dadkaan fara badanaa meelkasta may dhaceen.Gaajo waligood may arkin ee waa dad baryo iyo dawarsi uun jecel.
@XabiibiCali-vy7xy
@XabiibiCali-vy7xy 11 күн бұрын
Aduunka meel aan somali ka arkayo baan ugu jeclahay
@shakirfarah3449
@shakirfarah3449 11 күн бұрын
Maqaaxi baan over ten years ago Somali la galay. They are very scary walaahi . Kuwi aan uga cararay hada waa kuwa loo haysto feeding our future scandal
@user-hj5co4tl3m
@user-hj5co4tl3m 11 күн бұрын
Waa yaab community ayay wax iskugu qaban waayeenee baahida jirta waa tee qofka in uu horomar sameeyo waa fiicantahay laakiin is dabamaris waa xaaraan lagu daray ceeb lagu daray liidasho.❤
@sadio949
@sadio949 10 күн бұрын
Allaa iga badbaadshay gabar aynu wadashaqeyney ayaa igu tiri guryaa loogedayaa somalidee mayla dersee waxaa loo dhisayaa guryaha duuble and wxay yiraahden qofwalba ha keensado qof uu ladeso ooy is fahmayaan , marakaasan ku iri la somali meel la iskugu soocay allow hayla dejin shaqooyinkii ayaanba ku heshiin weynaye
@Happy-go-l
@Happy-go-l 11 күн бұрын
I love your lipstick which one are you using
@fatmaabdullah87
@fatmaabdullah87 11 күн бұрын
Waa ku salaam ay kadib aadiyo aad Ayaan uga helay hadal kaa lakiin yaa ku maqlaayo
@Sadgirl12386
@Sadgirl12386 11 күн бұрын
Productskaas wn jecladay mrksta sidaan kaga maqlayay wn jeclan laha inaan iibsado lkn lacag ma haysto
@hamdi27889
@hamdi27889 11 күн бұрын
Fathia I am sorry sis 3 walaalo ah iyo naagta lacagta geysey waxay deganeyd magaaladaada walaahi anigoon deganeyn USA 🇺🇸 baa xishodey 😡😡😡😡😡😡😡🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹
@halima8680
@halima8680 11 күн бұрын
Waa waxyaalaha dadka. Lagu baa biyo ciyaalka ganga ayay ku noqdan nimanku na fadhi kudirir bay ku noqdan naaguhuna way kuwaraaran
@somalia2730
@somalia2730 11 күн бұрын
Tuugnimo Iyo soomaali way wada dhasheyn Allaha ceeb astura soomaalidu way ku faanta iney xoolo dhacaan sabab wadanku uu burbursanyahay
@Aliduksi7i727
@Aliduksi7i727 11 күн бұрын
Where do you get the oil and shampoo from
@amalismail7772
@amalismail7772 11 күн бұрын
So ridiculous somalida siday wax u xadayaan 😂waa in movie maafiyo ah laga sameeyo
@lulshire7831
@lulshire7831 11 күн бұрын
❤️❤️❤️❤️
@Fatisahro
@Fatisahro 9 күн бұрын
Farxiyo run sheeg baa tahay waan ku qoslaa saad dadkeena runta oogu sheegtid una taqaanid ciladoohooda
@asiliboorle998
@asiliboorle998 11 күн бұрын
Walh waan wosaley farah somlid waa dad walen
@user-kx6lt6dh3e
@user-kx6lt6dh3e 11 күн бұрын
Walaahi waa runtaa Markaan Canada soo galay baa la igu Nila’s bay is dhib oo laba cayr qaado, schoolka markaan aaday waxa la igu yiri maxaad imtixaanka isku ridi weeysay ESL baad lacag ku qaadan lahayd years and years waan yaabay waxaan ku iri English aan garanayo miyaan ku lumiyaa sanado maalintaas baan waxaan ku gaaray go’aan in aanan waxba weeydiin dadkan sida xayawaanka u dhaqmaya waqtigeeygi nurse inaan ku noqdo ayaan ku lumiyay waxaan iri uma baahni inaan ku lumiyo waqtigeeyga this is a dog 🐕 sanado badan! Alhamdulilaah
@asmacali111
@asmacali111 10 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@ibrochannel1722
@ibrochannel1722 10 күн бұрын
waa runta❤❤❤❤
@madinaainan3846
@madinaainan3846 11 күн бұрын
Wlley France noken produits hinda
@lulshire7831
@lulshire7831 11 күн бұрын
Kkkkkkk you are funny and you are right
@SuhurAdan-fi3ke
@SuhurAdan-fi3ke 11 күн бұрын
Goormaa soo boqonaysaa hbo
@hafsaharbi3817
@hafsaharbi3817 11 күн бұрын
We are scammers and we fall for everything at the sametime .
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 11 күн бұрын
Reer abtigaa Tuugadii kamaad Raacin Nasiib baad leedahay
@user-py1qo6co6f
@user-py1qo6co6f 11 күн бұрын
Reer kaliya Miya tuuga ah wllo
@lail111
@lail111 11 күн бұрын
Horta gabadha reer abtigayd wa ku walatay ma is tidhi Wad xanusanaysa naya orodo is dawyee Somali odhan ba tuug leh waxba reer kalyia faraha ha ku fiqiin qabyalaad iyo qudhyn ba ka guxyia.
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 11 күн бұрын
Haa Minnasota waad yaabi Daroodku xitaa ma xishoodan magacii meel walba waa ku dileen
@KhadroAli-fz1jt
@KhadroAli-fz1jt 11 күн бұрын
Markay guulo sohoyiyaan kufaan hada waaba looga badan yahay dadka xatooyada luguhaysto Qof Somaliya dhibkiisu wa dhibkeena Bulaacooy
@bilanbeauty4791
@bilanbeauty4791 11 күн бұрын
In community gu meelka muuqdo oo is aruursadan is not bad but doing illegal things is bad
@shakirfarah3449
@shakirfarah3449 11 күн бұрын
Haday rabaan inay is digsadan use your own resources and money but haka raadinin dowlad iyo umado kale caawimo
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 11 күн бұрын
Somali wa isku mid. Xaga qabyaalada. in yar mooyee
@fs292
@fs292 11 күн бұрын
Creating another Nairobi!
@shukrinoah3987
@shukrinoah3987 11 күн бұрын
Wadan mareykan ka fiican bey heystaan sow iyagu dab ma surin.baaba ay saadsadeen baa alle daba dhigey.yaraan tii waxaan tegi jirney afgooye,leego jamaame jilib waan yaabaa markey dhahaan Dhukayagu waa gaajo alle dadka soomaali waxaa ku dhacey wixii suuratu saba lagu sheegey
@saxansaxo5081
@saxansaxo5081 11 күн бұрын
Fathia waa lagaa dareemayaa isdaji walaalo. Waxa social media ha ka socdo it is not easy I understand lakin intaas waad ka rooneed
@ayaanlooyarkadumarka9212
@ayaanlooyarkadumarka9212 11 күн бұрын
Ohio Columbus na mid baa this week pleaded guilty for lacag uu xaday 😮 he confessed he stole 250,000 dollars.
@shakirfarah3449
@shakirfarah3449 11 күн бұрын
Wadan dhan bey laqeen halkanse waa loo seeto dheeraynaya laakiin waa la qaban qofkii si qaldan waxku raadiya
@abshirokeyr6418
@abshirokeyr6418 10 күн бұрын
Maxaa kaa galay soomalida waxay samaynayso waad ku waalatay soomalida ee shaqo yeelo You should proud who you are
@nimam7846
@nimam7846 7 күн бұрын
Proud of tuugonimo miya ka wada?
@yaseenali2913
@yaseenali2913 10 күн бұрын
Qayla dhan waa wareey. qiildambe ma dhiiiin😂😂
@ru.storytimeanimation3103
@ru.storytimeanimation3103 7 күн бұрын
😂😂😂😂😂
@sadio949
@sadio949 10 күн бұрын
Tolow ma qabiilbey isu dileen waxan ku nacay maba joogi karan inay qabiil ku weydiiyan mooyee mideeda kle waxani waa dad ka yimid miyi oon waxna qorin waxan aqrin they think inlayska cuno wax kasta
@user-zs8do2tr8z
@user-zs8do2tr8z 11 күн бұрын
Asc fathia somalie hadan nahnay isma idhobuxino walahi wa runta
@Independent-girl1
@Independent-girl1 11 күн бұрын
Somalida kuwa cadcadka ee Portuguese ka sheegta iyo kuwa talyanigu gumysty aya ugu daran 😂
@foziasalad1152
@foziasalad1152 11 күн бұрын
Somalia tuugateedii calanka ka qaliyeye bal ka waran waxay kuwa wadan kii jooga ee aan cidin xisabinayan
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 11 күн бұрын
Iskuma jirnee juun baano nahay
@fathiaabdi7300
@fathiaabdi7300 11 күн бұрын
😂😂
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 11 күн бұрын
Waa Tuugada lagu wada Qabatay Waa Majeerteen iyo Ogaadeen Kan iyo Lax waxay Moodayaan Inuu gaalku Nacas Yahay
@shukrinoah3987
@shukrinoah3987 11 күн бұрын
Bulaacad xassan ma hubtaa?
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 11 күн бұрын
Darood baa jeelashii America buuxiyay REER xaaraan quute
@deeqahussein1261
@deeqahussein1261 11 күн бұрын
Ow you advertising too much
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 11 күн бұрын
Daarood waa Tuugo America waa dhameeyeen waxaas Majeerteen iyo Ogadeen baa u badan Waa xoolihii Somaliya lagu burburiyo ee Dadka masakiinta ah lagu dilo Ogadiinkii Qabri bayax laga soo guray MJ baa ka waashay
@user-mr9wq4dt1u
@user-mr9wq4dt1u 11 күн бұрын
Caqli yar 😂😂😂
@ifoonghauri4046
@ifoonghauri4046 11 күн бұрын
Bisinka waxa doolada loogu yayay waaba cadahay!! Bisinka umad wada tuuga ah.
@asiliboorle998
@asiliboorle998 11 күн бұрын
Kkkkk
@Alexialiiban1780
@Alexialiiban1780 10 күн бұрын
Waxa wax kasta iiga daran magaca la baxayn 😢 molol kulaha hada waa aakhiro 😢siday wax isku daba marinayan may wax u qabsadan maskaxdasay hayanbee 😮 Waxa iiga ga daran wax kaste gadhka dheer uu mid kaste sii daystay 😮wallee inan hagoog iyo gadh wayn layku dagayn tuugo 😢
@niyaaladem
@niyaaladem 11 күн бұрын
Soomaalidu in la bahdilo ayeey j3cel yihiin😂😂😂 gacantii xatooyo barataa, hadii la gooyo gurmadkeedaa nuuxsada.
@Tamsim3358
@Tamsim3358 11 күн бұрын
I really want Trump to win and iinu raafo waxa bilaa sharci ah iyo waxa criminal record leh. Way na ceebayeen seriously 😮
@hoodohoodo9532
@hoodohoodo9532 11 күн бұрын
Wad uu so xayd xaydatey inaad somalida tuugta ah karbaashto eh🤣halkaa ka wad. Laakiin somalidu ma jecla in ceebohooda la sheego, in la huuriyo oon waxba layska badalin ayey raban ee is ilaali yaaney meelaha kugu toogan.
@souleymanhamudahmed7542
@souleymanhamudahmed7542 11 күн бұрын
Kuma taaban karo qofnaba hadii aadan noqon carab waan ogahay Kuwa keliya ?!1@
@ru.storytimeanimation3103
@ru.storytimeanimation3103 7 күн бұрын
😂😂😂😂😂
Ma Dil Qorshaysan Baa Lala Damacsanaa Donald Trump, Yaase Ka Dambeeya?
36:01
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 6 М.
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 22 МЛН
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 26 МЛН
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 61 МЛН
Dhar wareejiye ku eedaysan fulinta dilalka gaadmada ah - Garmaqalka Maanta
15:13
Somali National Television
Рет қаралды 2,6 М.
Xaaskii Dayax Dalnuurshe Oo Wejigii & Bushmihii😭Subhan Allah
30:10
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 35 М.
Marka Qalalaasahii Lala Qabsado Waa Sidan Oo Kale🙁
34:30
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 10 М.
Falanqayn Dooda Universal & Xaalka Marooko 🤔
1:02:24
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 16 М.
Waa Maxay Cunugtan & Ninkan Sidan Isku Ah? Mee Waalidkii Dhalay? 🤔
17:26
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 11 М.
Sheeko Yar Oo Jacayl Ah, Oo Tayda U Yara Eeg Ayaan Meel Ka Akhriyey❤️
40:17
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 4,7 М.
One Two Buckle My Shoes 2 ! #spongebobexe #shorts
0:20
ANA Craft
Рет қаралды 19 МЛН
Когда покупки идут не по плану🤯
0:32
Burger Boom 💥 #настольныеигры #boardgames #games #игры #настолки #настольные_игры
0:35
Tom and Jerry (mud) wait for end 🔚😂
0:39
Nemi Shorts
Рет қаралды 8 МЛН
ХАЛТУРЩИК
0:23
KINO KAIF
Рет қаралды 6 МЛН