Markuu isodontay wan farxay lkn marka xaaskiisa noqday wan kashalayey PART2

  Рет қаралды 20,341

Sawda Qaalib

Sawda Qaalib

Жыл бұрын

#sawdamohamoud#qisooyin kadhaca calamka

Пікірлер: 64
@amiirnuur4430
@amiirnuur4430 Жыл бұрын
Walaaleey sheekooyinkaada midba midda kale ka wanaagsan cajiib masha Allah.
@nimoabdi71
@nimoabdi71 Жыл бұрын
Maa shaa Allah tabarakallah waa qisa cajeeb ah
@cabdinaasir1823
@cabdinaasir1823 Жыл бұрын
Waa qiso macaan soo wad
@marwaadan7906
@marwaadan7906 Жыл бұрын
Mashaaallaaah tabarakallaah qaybta 3 nola soo dhaqso huuno
@harethamohamed3530
@harethamohamed3530 Жыл бұрын
Ma sha Allah my Allah protect you.
@fadumomuse9591
@fadumomuse9591 Жыл бұрын
Mashalla Mashalla
@hafsaomar9882
@hafsaomar9882 Жыл бұрын
masha allah wan dhararsanaye runtii mahadsanid hore u soco
@user-tn3ql6rh9d
@user-tn3ql6rh9d Жыл бұрын
Maashaa Allah waan heclahay sheekooyibkaaga bookie ukhtii qaaliya
@naciimoaadan1349
@naciimoaadan1349 Жыл бұрын
Sowda walaalo hore u soco
@user-oc4dr3xh9r
@user-oc4dr3xh9r 4 күн бұрын
Msh allah wlll🎉🎉
@aminazahra4629
@aminazahra4629 Жыл бұрын
Yes waa sugayay first one
@pheynuus9840
@pheynuus9840 Жыл бұрын
Masha Allah sowda cadey Allah haku xifdiyo xabibty
@najmaelmimussanajma4676
@najmaelmimussanajma4676 Жыл бұрын
Horay usoco xbbt qli masha Allah 10k baad gaartay ❤💋💪
@firdawsfaarix8920
@firdawsfaarix8920 Жыл бұрын
ماشاء الله اللهم بارك
@amuunmohamed6272
@amuunmohamed6272 Жыл бұрын
Alla runbadana inantan wllhi anay igu dhacday in biilka maalina la isiiyo maalina la iidiido inaan shaqeeyo darteed markaan dhaho waan xanuunsanhy dhakhtar ba rabaa waxaa la idhihi jiray waad shaqaysataaye taada katag isbitaalka ama taada biilka dhigo iyo inla idhaho guriga waxku dar hadii kale shaqada ka har ugu danbayn waanka haray hada niyad aan ugu laabto waan la ahay waana ubahanahy xoogayga sorry🥲
@salaadoabdullahi7642
@salaadoabdullahi7642 Жыл бұрын
Masha allh xbbti
@caashonuur8283
@caashonuur8283 Жыл бұрын
Part 3
@aminazahra4629
@aminazahra4629 Жыл бұрын
Aad kuu taageeraa sowda abyo qali Love u🥰
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Жыл бұрын
ilaa saaka waan sugayay qaybyii labaad sawdaay
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Жыл бұрын
Ninkaa bilaa naxariista ah iyo gabadhaa samirka badan tolow warkoodu xaguu ku dhamaan doonaa sawda wll Qli qisoo yinkaaga maba sugi karo sidii filimka marka uu meel macaan marayo dhamaan jiray cml markaa noola soo dhaqso Qli kkkkk
@mukhtarhassan8926
@mukhtarhassan8926 Жыл бұрын
Maasha allah
@samiiraabdirahman7067
@samiiraabdirahman7067 Жыл бұрын
Masha allh wakugu xirnahy abyo hory usoco
@fadumaumar6368
@fadumaumar6368 Жыл бұрын
Mashaallaah sowda hambalyo 10k
@abdullahihassan4952
@abdullahihassan4952 Жыл бұрын
Mash Allah
@khadiijoali2517
@khadiijoali2517 Жыл бұрын
Hambalyo 10k abaayo sowdo💋❤
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Жыл бұрын
thank you
@binbaab4123
@binbaab4123 Жыл бұрын
Abaayo macan Adiga maluqaw bilz isojawaab
@sowdadagane
@sowdadagane Жыл бұрын
Masha Allah samitheyda hori usoco abayo
@naciimoaadan1349
@naciimoaadan1349 Жыл бұрын
Abaayo qeybta sadaxaad noo soo gudbi caawa codsi mahadsanid
@nimoabdi71
@nimoabdi71 Жыл бұрын
Mardhaw baan kugu soo xirmay hore usoco sharafey
@aishagedisheikh8568
@aishagedisheikh8568 Жыл бұрын
Manta dhan wansugaye warka ad ayan ujeclahy
@warsan123
@warsan123 Жыл бұрын
Asc abaayo hore usoco kheyr ayaad ku so ban dhigeysaa mansha allah Lakiin gabdhaha waxaan leeyahay ilaahow nin ha na hoos fadhiisin gabar kastay shaqeyso
@abdishafiaabdi1708
@abdishafiaabdi1708 Жыл бұрын
تسلم كثيرا حبيبي.
@salaadoabdullahi7642
@salaadoabdullahi7642 Жыл бұрын
Keep going
@daawadkanaal
@daawadkanaal Жыл бұрын
Lasoo dheeree qaybta 3aad xbbti
@samatarsaid5310
@samatarsaid5310 Жыл бұрын
Shuran
@jamilahassan8487
@jamilahassan8487 Жыл бұрын
Asc walaashay wayska sidas guurka qaarkiisa ragu isku wada mid mahin lakiin way jirta raga markad banaanka kala joogtan ad u wanaagsan lakiin ragu marka is guursatan ad noqotan xas iyo xaji maxa ku dhaca ila hada isweydiiya walaahi bisimillah raxmaani raxiim waxan ku leeyahay kiiba mahin marka wayska jirta arintas mcnto kheyr badan alle haku siyo
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Жыл бұрын
10k waynu gaadhnay Alxamdulilaah 🥰🥰🥰
@UbaxxuseenSiciid
@UbaxxuseenSiciid Ай бұрын
Scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤
@kawsardaud2851
@kawsardaud2851 Жыл бұрын
Mansha alllah
@idirismuuse806
@idirismuuse806 Жыл бұрын
Ilaahay haku xafido
@Faraxzan1234
@Faraxzan1234 Жыл бұрын
Ala lasoo dhaqso wllo Kolay kaasi ka faaiidi maayo gabadha uusaa ula dhaqmay
@queenayaanita9775
@queenayaanita9775 Жыл бұрын
Hanbalyo for 10k can’t wait 100k soon insha Allah
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Жыл бұрын
Mahadsanid ❤❤❤❤
@maxamedcismaan7264
@maxamedcismaan7264 Жыл бұрын
Masha alaha 10k
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Жыл бұрын
Mahadsanid ❤❤❤❤❤
@amiraomar2765
@amiraomar2765 Жыл бұрын
Mashallah mashallah
@muhumeddaud5197
@muhumeddaud5197 Жыл бұрын
Mansha allah sowda
@daawadkanaal
@daawadkanaal Жыл бұрын
Miskiinsanaa
@ismahaancijaal5898
@ismahaancijaal5898 Жыл бұрын
Allahayow guurka uwanaaji gabdhkasto oo Muslimad ah
@feisal6592
@feisal6592 Жыл бұрын
Haaa mzima mzisha
@shukriahmed7769
@shukriahmed7769 Жыл бұрын
Maanshaa allaah ❤
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 Жыл бұрын
soomaali.islaaaam.
@camraomarsheikbilan438
@camraomarsheikbilan438 Жыл бұрын
Masha allah guulayso abaayo
@user-tn3ql6rh9d
@user-tn3ql6rh9d Жыл бұрын
Nooloow
@sacdiyaomar7613
@sacdiyaomar7613 Жыл бұрын
Asc sethy Abaayo hello 👋
@amalina873
@amalina873 Жыл бұрын
Sheekadani wa tii qurbaha ka jirtay ee abiyuska aahed 😳😳😳😳😳😳
@rukialulosman8945
@rukialulosman8945 Жыл бұрын
Sister qisyinka diinta islamka noso geli inta an malayacni firsan lehen
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 Жыл бұрын
fariidataan yar doqoney.yarta
@abdikaliljama4923
@abdikaliljama4923 Жыл бұрын
iga raali ahow meeshan joogo kuuma sheegin waxan ahay ninkii numberka kuu soo direy mareykanka ayaan joogaa
@adenali4221
@adenali4221 Жыл бұрын
Asc walal wankusalmay
@fardawsamohamed3366
@fardawsamohamed3366 Жыл бұрын
Sawda xppti wn kuu bahnhy xgeeen kala soo xidhiidhaa🥺🥺🥺😓
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 Жыл бұрын
aww, tani farxiyeetocaday yareey saabiriinkhateraaayqaraney caday yareey dumaarcdceed. leeee intee jootaa nolowe
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
Macan kala kulmay  shaqalihii ila jogtaa waa halis iska ilaali
9:31
Qisada nuur,ciisa iyo dalaal waa qiso layaableh!!@sawdamqaalib
12:19
HUBSIMO KALBAA LASISTAA 2 QISO OO YABLEH!!@SawdaBillan
47:53
Sawda Billan
Рет қаралды 28 М.