No video

MARYAN MURSAL WAXAA KU LUMIYEY LACAG HEES AAD U MACAAN

  Рет қаралды 138,395

Timacase Lyrics

Timacase Lyrics

Күн бұрын

Пікірлер: 51
@user-py3jz5er8i
@user-py3jz5er8i 2 ай бұрын
Waxaan dhegeysanayaa xili aanan ogeyn sababta aan u dhegeysanaayo balse aan leeyahay jecel cusub oo aan la yaabanhay sida uu ii walaaqaayo oo jeho walba ii gidgidinaayo lkn... sababtee hees nuucan ah u dhegeysan karaa ileyn jecelkeygu waaba ii joogaa hee ........old is gold ✨️ 💛 WaxaN leeyahay jecelkeyga Aniiha ii noolaaw mcn❤❤❤❤️❤️❤️❤️♥️♥️♥️🥰🥰🥰🥰🥰
@Dubey81-m5q
@Dubey81-m5q 15 күн бұрын
Dee qushigada hadad ledahy
@abdiqaniwiilwaal3351
@abdiqaniwiilwaal3351 7 ай бұрын
Maamo maryan mursal ciise bootaan cimri dheer iyo cibaado suban bn alle kaaga baryey 9/1/2024❤❤❤❤
@mouniralihassan7318
@mouniralihassan7318 2 жыл бұрын
Off off Maryann mursal legende Wlhi waa run Wlhi maxay lacag I lumisay😫😫2022
@madoorankareealownoodooral770
@madoorankareealownoodooral770 9 ай бұрын
Maryan mursal iyo asxaabta heesahu waxaa u furan baabka toobadda ugu yaraan waa kabeero dunuubta naarta lagu galo 1981 xamar
@ShucaybShaafto1342
@ShucaybShaafto1342 Жыл бұрын
Codka 100% Laxanka 100% Mussic 100%
@MaxamadMuuse-jq2qc
@MaxamadMuuse-jq2qc 9 ай бұрын
😮😮🎉🎉😮😮🎉😅😅
@csmarka8078
@csmarka8078 Жыл бұрын
Heestan waxan maqlay 2012 9 sano kadib baan helay maanta markale soo radiyey galab saacadu tahay 17:20 27 fep 2023 baan dhagasanaya another jooga Cyprus aduun?
@abdifataxnaasir5697
@abdifataxnaasir5697 2 ай бұрын
Maryan mursal cajiib weeye hestani qodob dheer bay ka hadlaysaa🎉😢
@ahmedak1253
@ahmedak1253 Ай бұрын
waa habeen 12:00 am ay jimco soogalayso 26/2024 Wxaan joogaa kampala Heestaan mudo badan oo aan goobayy caawa ayaan dhagay sanayaa like ta hailadhaafin👏
@sn4271
@sn4271 4 жыл бұрын
Wa marki kowat e an dhakasto hestan 2019 November 22 Friday night amahaben jimco ah 👁👃🏽👁🖐🏼🖐🏼
@Muna625
@Muna625 2 жыл бұрын
marki ugu horeysay een arko wa 4/7/ 2022 habeen is isniin sibxyse taldo soglyso😁
@aliaraye6360
@aliaraye6360 2 жыл бұрын
@@Muna625 Ana caawe igu so dhacday heestan oo aan soo raadshay. Marki ugu horeysay ee an maqlo waxey aheyd 2010 June meelahaas.
@user-gs5iq3dq8s
@user-gs5iq3dq8s 2 ай бұрын
​@@aliaraye6360 ane mnta oo duhurda so radshay waa 8/6/2024 wane sabti 12:00
@rihaambile7477
@rihaambile7477 Жыл бұрын
Oowrka laaca badiyaa laba laako geed ah marbuu luqunta surayaa xasus 2015 saakay so raadiyay 13/1/2023 free day
@user-xs2jn2bh8v
@user-xs2jn2bh8v 10 ай бұрын
Anigu aaad baan kuu jeclhy shrfy ma ogthy meelkastana waan kaso raadiyay quruxeey
@KORNEIL-TRAVELER2
@KORNEIL-TRAVELER2 9 ай бұрын
Baadiyo maa ku kortay qof adag baa tahaye wlal😂
@abdisalamqorsheel6819
@abdisalamqorsheel6819 2 ай бұрын
Alla Aduunoow maxaad wejiya badan tahay noloshuna bad weyn tahay waqtigiii tegayow mar kale soo laabo maba dhaceysa.e anigaaa oge mama maryaneey alle haku xafido
@IdilMohaa
@IdilMohaa 10 ай бұрын
halasheer gareeyo hooyo Maryan mural wahooyadey
@Muhuran
@Muhuran 4 ай бұрын
April 28 2024 maalin axada ,sacada 10:19
@hilwahassan7372
@hilwahassan7372 Жыл бұрын
19/1/2023 khamiis marka iigu horeesay aan dhageesto
@WizzAnwar1
@WizzAnwar1 Жыл бұрын
Aduun haa hada kuu cusub markii ugu horeysay aad dhagaysato hadii ay tahay baayo😂
@AyaanCali-rd5ei
@AyaanCali-rd5ei 10 ай бұрын
23 October 2023 markii igu horsy aan dhagaysto🥰
@nuraliahmed4918
@nuraliahmed4918 7 ай бұрын
25 January 2024 Seattle, Washington.
@ayuubmaxamed9950
@ayuubmaxamed9950 10 ай бұрын
heesta halasher gareeyo waryaa hooyo maryan mursak
@SalebanQoolay
@SalebanQoolay 3 ай бұрын
Anay lacagi illumisay hada lacagna mahayo jacaylkaygii mahayo😭😭wakhtiyaw markale soo laabo
@bisharmuse5579
@bisharmuse5579 2 жыл бұрын
1998 ayan dhagaysan jiray
@mohamudabshirmohamud3799
@mohamudabshirmohamud3799 2 ай бұрын
Cimridher iyo cibado suban bn urajayn maryan mursal fananadi qaranka
@qoslaayeahmed9899
@qoslaayeahmed9899 7 ай бұрын
MaryaN MursaL ilaaHow Cimriga ha usiyadsho
@CabdiraxmaanIsmaaciil-tq9py
@CabdiraxmaanIsmaaciil-tq9py Жыл бұрын
Marki igu horesty an dhagaysty 28 april 2023❤
@adenismael6367
@adenismael6367 2 жыл бұрын
My first time aan dhegeysto July 4 2022 Monday COLORADO UNITED STATES OF AMERIC
@abdiraxmanmaxamed6010
@abdiraxmanmaxamed6010 2 жыл бұрын
Iyadoo cajan ah 2008 baadiyaha dagmada ceeldheer ee galgaduud ku dhageysan jiray manta dib usoo xasuustay 7 aan ku noqsaday
@xudeyfacilmi9047
@xudeyfacilmi9047 Жыл бұрын
​wwwwwwwwwwywwwwwwwwwww
@salebanciise5123
@salebanciise5123 2 жыл бұрын
Lacag balo ku cuntay dhibadanaa markaad haysato waan aduun seeg.
@bashiirbashka2045
@bashiirbashka2045 2 жыл бұрын
Aad iyo aad
@abdirahmanabdilaahi186
@abdirahmanabdilaahi186 2 жыл бұрын
walahy heestaan qayb weyn bay xasuus tayda ku leedahy
@abwaangaarhaye5407
@abwaangaarhaye5407 Жыл бұрын
Heestaan axmed cali cigaal Ayey u tirisay maryan markay kla tageen kadib anaa laxanka saray 19974
@falastiinmaxamud2293
@falastiinmaxamud2293 6 ай бұрын
❤❤❤masha alah
@shuriashuria5800
@shuriashuria5800 Жыл бұрын
08:13 2022 9 19 Monday Bye bye n s s2🙌
@mohamedsead3390
@mohamedsead3390 4 ай бұрын
Cajaladban ka dhagaystay 1890 wadankoo colaad xoogani ka socoto
@najaxbaashe8546
@najaxbaashe8546 4 ай бұрын
1980 Miyad kawadaa.
@drsameer202
@drsameer202 7 ай бұрын
Markii ugu horaysay ee aan maqlo waa 2006
@kolyeedh1
@kolyeedh1 16 сағат бұрын
Lacagtaasi Anigay i lumisay 😢
@Abdiwalixirsi-cu3jo
@Abdiwalixirsi-cu3jo 8 ай бұрын
Gabadhaan waxay leheeed hibo faneed oo aad u ballaaran 👸❤️🤍
@DeqowXusen-l6p
@DeqowXusen-l6p 13 күн бұрын
Warafiyoshiibirwaarusmahayan
@muhudiinmaygag2345
@muhudiinmaygag2345 3 жыл бұрын
9999⁹99⁹⁹9⁹⁹9⁹⁹⁹99⁹909009999999⁹p99999⁹999989999⁹90⁹99099999⁹9⁹⁹9999⁹099⁹999⁹9⁹9⁹909999990⁹9099⁹p99999990p999p⁹9999990⁹9⁹⁹ppo9999p9p9999999⁹⁹⁹⁹999⁹99999⁹⁹⁹9999999999⁹9⁹99⁹⁹999⁹99⁹99⁹999999⁹99⁹9999⁹9⁹9999⁹⁹999⁹99⁹99999⁹99999⁹999⁹9⁹9999⁹⁹999999⁹9p999p⁹99999p99⁹⁹⁹⁹⁹⁹⁹⁹⁹⁹099999²
@user-gs5iq3dq8s
@user-gs5iq3dq8s 2 ай бұрын
hestn wxan dhagysanyaa 8/6/2025 anigoo qf an jecla khld intu galy hdane mrka ka aamusy u ileyhy maxad ila hadli ladahy so yab maaha qfkii khldna hadu isagu ku rcdo eed 😢😂
@najaxbaashe8546
@najaxbaashe8546 2 жыл бұрын
Waxa kulimiyey lacag 06/7/ 2022
@maslahaaladilib4144
@maslahaaladilib4144 Жыл бұрын
Hees iyo nus weeye tani 2014 baa igu dambaysay maantaan sooo raadiyay
@ismaaciilcabdiaadan9699
@ismaaciilcabdiaadan9699 Жыл бұрын
Trikhdu wa 1/3/2023 gbdh an lcg drted ku kala tgny wliba lcg an aowodo Lkn Hdii an bro wa igusi wde 😰😂
@sharmaakecali2961
@sharmaakecali2961 Жыл бұрын
Maryamursal ciise bootaan tar.Apr/2023 .ayandhagaysanaya.fromto xamar
HEES | Feejignow | Maryan Mursal Ciise | Kaban | Lyrics
6:45
Maryan mursal- Waxa ku lumiyay lacag.
5:34
DANGARAD
Рет қаралды 15 М.
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 14 МЛН
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 52 МЛН
I Took a LUNCHBAR OFF A Poster 🤯 #shorts
00:17
Wian
Рет қаралды 6 МЛН
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 18 МЛН
Siteey Qosol Wanaag iyo Axmadey Abuubakar
5:43
Xiiso TV
Рет қаралды 68 М.
Xabiibo Xassan Tooxow   Aasaaska dunidiyo anigu dumar baan ahaa
9:21
Maryan Mursal Hees Leebkii Jaceylka by Deeyoo.com
7:26
Deeyoo Media
Рет қаралды 214 М.
WAXAA KU LUMIYEY LACAG/MARYAN MURSAL WITH LYRCIS
5:55
QOORYARE Studio
Рет қаралды 4,8 М.
MARYAN MURSAL CEYNKAD IILA WEYN TAHAY 2017 HD
6:04
Abukar Mahdi
Рет қаралды 764 М.
hees cusub wakhtiga ruux lama dhalan maryan mursal
9:00
webka heesta
Рет қаралды 10 М.
Ruun
9:04
Release - Topic
Рет қаралды 291 М.
Heesta Leebkii Jaceylka | Maryan Mursal - Bile Media 2022
8:00
Suugaan Bile
Рет қаралды 77 М.
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 14 МЛН