Xabiibo Xassan Tooxow Aasaaska dunidiyo anigu dumar baan ahaa

  Рет қаралды 340,238

Xildiidtv

Xildiidtv

11 жыл бұрын

Xabiibo Xassan Tooxow - Aasaaska dunidiyo anigu dumar baan ahaa

Пікірлер: 114
@muqtarcali16
@muqtarcali16 5 ай бұрын
Hooyadeey allaha cimro dheer iyo caafimaad allaha siiyo runtii waxee kusoo dadaashay korinteenii iyadoo noo soo shaqeesa hadana tarbiyadeena ma gabin hooyo abaalkaada allaha gudo sidaa noogu soo abaabisay ixtiraamka dadka naga weyn xaq dhawrka dariska ❤️
@kulmiyeabas8298
@kulmiyeabas8298 23 күн бұрын
Allah unaxaristo hoyo kasto oo somaliyed intaa nolna cafimad taaam ah urajenaa
@maxamedilkacase7179
@maxamedilkacase7179 2 ай бұрын
Markii ugu horraysay heeskan waxaan ka dhagaystay Idaacaddii Codka Nabadda ee Addis Ababa kasoo gali jirtay 1993. Hees dareen taabad leh. Abwaan Barre Maxamed Fiidow Leento Xabiiba Xasan tooxow.
@user-lw5kj8vl1b
@user-lw5kj8vl1b 7 күн бұрын
Allow adigaa naxariisto rabiyow hoyooyinkeen aduun iyo aaqiro raalikanqo
@user-ip8cy8xn1r
@user-ip8cy8xn1r 9 ай бұрын
😭😭Hoooyo mcn wan ku jeclhy❤️❤️
@mohammedosman3228
@mohammedosman3228 2 ай бұрын
Dadkoodhan waxay modaa xabiibo xasan toxow❤in ay dhimatay way noshahay xabiibo london ayeey jogtaaa cimriga allaha ubarakeeyo fananena amiin
@qabuulsiciid4633
@qabuulsiciid4633 2 ай бұрын
7
@gaaleefyare6988
@gaaleefyare6988 3 ай бұрын
Heesta Ergo Erayada iyo laxanka abwaan Barre maxamed fiidow Codka fanaanad habiibo hasan tooxoow Heesio wada dareen leh
@sayidka6911
@sayidka6911 Жыл бұрын
Markii soomaali oo dhami is xasuuqeysay 1992 ayey soo baxday heestaani, qof kasta oo dhageysta heestaan oo xiligaa wax gartay wuu ilmeyn jiray.
@neosomaliana
@neosomaliana Жыл бұрын
Soomaali oo dhan maysan is xasuuqin walaal ee waa dadka qaarkii baa dadka wada baabi'iyey
@sayidka6911
@sayidka6911 Жыл бұрын
@@neosomaliana hhhhh bal noo sheeg kuwa wax baabi'yay iyo kuwa weysadu u dhowreeyd.
@ahmedsaid9389
@ahmedsaid9389 Жыл бұрын
Nin walba hooyadi mcn wuu jeclahay gabar hooyo ah na inuu xumeeyo ayuu rabaa waa yaab
@safiyomuumin4236
@safiyomuumin4236 Жыл бұрын
Habo mcn allaha janada ku gaso
@ruunabdullahi8745
@ruunabdullahi8745 Жыл бұрын
Allah unaxaristo Hooyo katso Soomaliyed😭😭😭
@NasteexoCali-oq6nm
@NasteexoCali-oq6nm Жыл бұрын
Hees aan jelahay
@maxamedraaye3847
@maxamedraaye3847 Жыл бұрын
Ax wacadala heestan waa heesta kaliya ee markaan rabo inaan hooyadey qalbiga kala hadlo anoon la joogin dhagayso ilaahow janatu fardowso ka waraabi hooyo xabiibo xasan tooxow iyo dhamaan hooyo soomaaliyeed meel ay joogta aakhiro iyo aduunba alow xafid
@dhuhulyarechannel6900
@dhuhulyarechannel6900 Жыл бұрын
WAA ERAYO DHAXAL GAL AH WLHI ILLAHAYOW MAMOYINKA AKHIRO IYO ADUNKABA INSHA ALLH
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri Жыл бұрын
Heeska: Aas aaskii dunida Ereyada: Barre M. Fiidoow Laxamka: Barre. Fiidoow Kabanka: Barre M. Fiidoow Codka: Xabiiba Xassan Tooxoow. Mid kamid ah heesaha ugu sarreeya ee maskax qofeed kasoo halabuurma. Waqti walba hees jirta.
@naddaabdurahman3052
@naddaabdurahman3052 9 жыл бұрын
xabiba Janada allaha ku geyee raga garta aad uheysato wey Heysataa oo kama garbixikaraan lakiin waxaan idinleyahay Hooyo oo dhan abaalkeeda illaah baa gudikara
@user-lw5kj8vl1b
@user-lw5kj8vl1b 7 күн бұрын
Amiin yarbi may almighty bless our mom
@carafaatfaarah6578
@carafaatfaarah6578 2 ай бұрын
Fanaanad xaliimo,abwaan bare fiidow iyo hobolada waabari intii dhimatay allaha naxariistii jano siiyo
@user-wo1gj5ct8r
@user-wo1gj5ct8r 7 ай бұрын
Garti amal aha walhi wa xasus
@a.ardaalewarfaa1237
@a.ardaalewarfaa1237 Жыл бұрын
Habiiba xasan tooxow rabi naarta haka xoreeyo
@abdijaamacmaxamed3415
@abdijaamacmaxamed3415 Жыл бұрын
Mahadsanid hooyo mcn ilhay waxaan laga baryayaa janadii fardowso
@ahmedjamaal6549
@ahmedjamaal6549 Жыл бұрын
Aaaamiin
@abdilahifarahcawl2384
@abdilahifarahcawl2384 5 ай бұрын
Runtiii waa hees xaqiiqo ka hadlaysa
@MustafeKhadar-rg6xq
@MustafeKhadar-rg6xq 3 ай бұрын
Hoyo o dhami wa dahab Allow hoyooyinko dhan janada ge
@husseinabdi6951
@husseinabdi6951 2 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭 I miss her 14 sano yey igamaqantaa
@abdilahiyusuf6802
@abdilahiyusuf6802 8 ай бұрын
Run ahaantii waa dareen dhab ah Alow u naxariiso hooyo if iyo aakhiraba Xabiibo xasab toxow Naxariistii jano Allaha kaa waraabiyo
@GamaalaAbdinour-fq2du
@GamaalaAbdinour-fq2du 6 ай бұрын
😢😢😢😢😢 ragii somaaliyeed walaahi allah ha so hadeeyo xanuun waxaan ahayn dumarkii kuma hayaan
@kaltuunfeysal634
@kaltuunfeysal634 Жыл бұрын
Waa xnaun iyo murugo ereyada kujiro alalh kunaxarist mama xabibo
@muqtarcali16
@muqtarcali16 5 ай бұрын
Wee nooshahay walaal
@NasteexoIsxaaq
@NasteexoIsxaaq 25 күн бұрын
😊😅😅o9😅😅😅8😊8😅
@abdiqanisandheere7270
@abdiqanisandheere7270 2 жыл бұрын
Been maha wlle heestan wxban ayay ka hadalaysa😰😰😰😰😰😭❤hooyo macan
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Wa xaqiiqa
@hothoadam2597
@hothoadam2597 Жыл бұрын
“Awood anigoon lahayn Asayda inaan xidhiyo Agoonta inaan la qaxo Astana uma aanan lahayn” those lyrics resonate with me cos my beautiful mom did the same exact thing after theSiyad barre regime killed her husband
@maxamedcabdikariin
@maxamedcabdikariin Жыл бұрын
😊😊😊
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal Жыл бұрын
Erayadi iyo laxankii Barre M Fiidoow 1992 xiligii kala haadka Alloow Alle maxaa waaya lasoo marey
@user-uy2wt8sy3u
@user-uy2wt8sy3u 8 ай бұрын
runtii waan qiiroodaa mar walba aan dhagaysanayo heestan hooyo wali hees ka qiimo badan maana dhagaysan
@abdirahman5532
@abdirahman5532 Жыл бұрын
Astaantii taranta iyo ayaaha gushaaa aha💔😌
@imthehero76
@imthehero76 6 ай бұрын
Raali ahaada xisaab la'aan waxa idin xumeynaayo waa kuwo anaga naga mid ah, kuwaasoo qiimahiina aanan garaneynin oo caqli ahaan xitaa adinka aa dhaantiin.
@simoodiboy
@simoodiboy 10 жыл бұрын
walee waa hees qiimo badan #asaaskii dunidiyo anigu dumar baan ahaa
@abdullahifarhan1722
@abdullahifarhan1722 Жыл бұрын
Wll Manooshahay wll mcn iso jawaab 🙈😍😂
@simoodiboy
@simoodiboy 8 ай бұрын
😂😂
@sadaamxuska4291
@sadaamxuska4291 5 ай бұрын
2024 still I'm listening
@cabdigujipages9358
@cabdigujipages9358 3 ай бұрын
Old is gold ♥️
@waashekokaleciise7470
@waashekokaleciise7470 Жыл бұрын
Wlhi waa Eraayo qiiro leh 😭😭😭🤲
@maryanshmiris2356
@maryanshmiris2356 Ай бұрын
heesta kelia ee si qalbiyan ah ii taabato hayeeshe inan ragoow ergiyo waxan ahay dacwo eed baan kaa tabanaya markan maqlo emotional iska noqdaa
@Todobmedia24
@Todobmedia24 Жыл бұрын
Barbaariye ubad iyo macallin ababshaaan ahaaa
@abdirizaakfarahisse2409
@abdirizaakfarahisse2409 Жыл бұрын
Alle hawnaxariisro janada Hakawarabiyo aamiin
@ayanqurux7998
@ayanqurux7998 Жыл бұрын
Way nooshahay London degan tahay
@ahmedabdi33
@ahmedabdi33 Жыл бұрын
Aniguba nolol baan ku ogaa
@AbdifatahMohamed-bq2lh
@AbdifatahMohamed-bq2lh 4 ай бұрын
.london dagantahay walal weynoshaxay mamada
@ruqiyomaxamuudcismaan3383
@ruqiyomaxamuudcismaan3383 11 ай бұрын
Astaantiii taranka ayaaha guusha ahaa Hayaashe inaan raggow Ergiyo waxaan ahay dacwo Eedban ka tabanayaa😢 Cadowga koowaad ee dumarka soomaaliyed waa ragga un mid uu kufsado io mid uu dilo Heestan kolka dhageystay waxaa durba igu so dbacday gabadhii caaisho ilyas 2019😭😭Allah ha unaxariste 😢
@yasinmohamed8748
@yasinmohamed8748 Жыл бұрын
Waa hees cajiib ah
@girinofdalmar6047
@girinofdalmar6047 4 ай бұрын
27/3/24 hapen taldo bsso soon ....❤
@sabnaayasiinsabriinyaasin6040
@sabnaayasiinsabriinyaasin6040 Жыл бұрын
Old but gold ✨️
@abdiwaliceeblaawe8603
@abdiwaliceeblaawe8603 Жыл бұрын
Ereyadii Barre maxamed fiidow
@saidmm9953
@saidmm9953 2 жыл бұрын
Xabiibooy ilaah ha kuu raxmado.
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 Жыл бұрын
waay nooshahay london ayay degantahay
@saidmm9953
@saidmm9953 Жыл бұрын
@@mahamedcudhi7497 hadii ey nooshahay iyo hadii kaleba allaha u naxariisto.
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 Жыл бұрын
@@saidmm9953 amiin naxariista illahay waa loo baahanyahay markasta, laakiin maysan geeriyoon habeen dhaweeyd ayaan daawanaaya geeridii khadra daahir iyadoo ka hadlaysa, fankana mudo 15 sano kuma jirin
@saidmm9953
@saidmm9953 Жыл бұрын
@@mahamedcudhi7497 waan garyay.
@anzalabdi8098
@anzalabdi8098 Жыл бұрын
@@mahamedcudhi7497 xageee dhawadh wllo qaali wan rabaye
@user-yx1tk7hb4p
@user-yx1tk7hb4p 6 ай бұрын
wallahi wa dhab arinka ❤❤❤hoyo macan
@MohamedOmar-jr6xw
@MohamedOmar-jr6xw Жыл бұрын
Alla ya raxma mamo xabiibo
@ayaanrooble4216
@ayaanrooble4216 7 жыл бұрын
cajiib waa xaqiiq qiiro weeyi
@munajaamac2084
@munajaamac2084 Жыл бұрын
Allaya raxma
@abdikaadir136
@abdikaadir136 Жыл бұрын
London ayey ku nooshahay walal
@ayanqurux7998
@ayanqurux7998 Жыл бұрын
Alxamdullahi way nooshahay
@itzManha125
@itzManha125 5 ай бұрын
30 wili waaa dacwo wee sii gubooyaan hada 300 aa leesku qarxinooyah 😢😢😢
@keynanmohammed2524
@keynanmohammed2524 2 жыл бұрын
Old is gold
@qaalidumar1389
@qaalidumar1389 5 ай бұрын
Aas Aaskii Dunida iyo anigu Dumarbaan ahaa Warshadihii aadmigiyo Udubkii Noloshaan Ahaa. Hayeeshee Inan Ragoow Ergiyo Waxaan Dacwoo Eedbaan Kaa Tabanayaa😢😢😢
@maxamedmowliid9324
@maxamedmowliid9324 Жыл бұрын
Allaha ku raxmado
@hassanyousuf606
@hassanyousuf606 5 жыл бұрын
AHN Xabiib tooxow
@hanaqaadtube1461
@hanaqaadtube1461 5 жыл бұрын
Xabiiba Xasan Tooxow Waa Xay Way Nooshahay Allaha Cimriga Ha u Barakeeyo❤😍
@sucuudicumar9674
@sucuudicumar9674 5 ай бұрын
Ax ax waa hees qiiro ah
@somali7851
@somali7851 Жыл бұрын
Waa hees iyo badh
@yaasincabdi9453
@yaasincabdi9453 7 ай бұрын
Asluubta wanagsan iyo ❤❤❤❤❤
@hanadabdullahi1445
@hanadabdullahi1445 Жыл бұрын
Allaha u naxaristo hooyo
@user-to3od6uj9r
@user-to3od6uj9r 5 ай бұрын
Heesta hooyada ee hadrwai mala odhan kara tana ka horeysa
@mussesheikh5569
@mussesheikh5569 Жыл бұрын
Love Habiba
@user-fy7mo9xc4r
@user-fy7mo9xc4r 9 ай бұрын
Wa buraariji rag iyo dumar
@gureyissack8554
@gureyissack8554 Жыл бұрын
Salaam
@abwaanbaasto6816
@abwaanbaasto6816 Жыл бұрын
Hees qiimo badan
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 9 ай бұрын
xabibo xasan toxow🥺😥🫡
@user-gt6tj7ln5t
@user-gt6tj7ln5t 7 ай бұрын
❤❤❤hooy
@nimcocabdiwarsame7858
@nimcocabdiwarsame7858 Жыл бұрын
😭😭😭😭
@mohamedwarsame1269
@mohamedwarsame1269 8 ай бұрын
Heestan lyrics Somaligeeda ma noo soo galisaan channel k
@ayanqurux7998
@ayanqurux7998 Жыл бұрын
Hooynimo
@anasjaceelow2980
@anasjaceelow2980 Жыл бұрын
2022
@gureyissack8554
@gureyissack8554 Жыл бұрын
Yaa
@ismaaciilaxmed246
@ismaaciilaxmed246 7 ай бұрын
Asaakii
@abdirahmanabduqadir4115
@abdirahmanabduqadir4115 Жыл бұрын
🥺🥺🥺
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Dagaladi qaday
@mnnsahlalihsen
@mnnsahlalihsen 9 ай бұрын
❤bepakaiyowaanazababazalaigagayalo ‏‪2:42‬‏
@haashimhiiraan8429
@haashimhiiraan8429 8 ай бұрын
❤❤❤❤
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 8 ай бұрын
Asc
@abatiali5539
@abatiali5539 6 ай бұрын
❤❤
@Guuledcusman
@Guuledcusman Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂
@abshircadde9236
@abshircadde9236 8 ай бұрын
Wwwww
@maishamandeq5816
@maishamandeq5816 6 жыл бұрын
😭😭😭🤚
@cabdinuurmaxamed-ip4xu
@cabdinuurmaxamed-ip4xu Жыл бұрын
Waayo qofka kabanka tumaya?
@barasho24media
@barasho24media Жыл бұрын
barre mxamed fiidow
@farahmohammed1773
@farahmohammed1773 Жыл бұрын
Alfanaan SoCdaaL😂😂
@abwaanbaasto6816
@abwaanbaasto6816 Жыл бұрын
Deni😅
@user-iv5cw9bc1c
@user-iv5cw9bc1c 7 ай бұрын
Abaalkii Hooyanimo ma layska iloowsan yahay
@HalisTa..22
@HalisTa..22 Ай бұрын
Asayda inaan xirtiyo Agoonta inaan la qaxo Astaahil uma aanan lahayn😓 Waan waayay wax aan ku cabbiro miizaanka erayadan Sorry Hooyo walboo la dhibaateyay🙏
HEESTII IXTIRAAM LYRICS| |XABIIBA XASAN TOOXOW
10:17
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 917 М.
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 11 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 45 МЛН
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,3 МЛН
Seynab Cige Heeso Badan Oo Xula
1:18:31
Jiciir Channel
Рет қаралды 97 М.
Jacaylkaan igu ligligan |Cakuye|(Original)
8:21
ADDE JAMA
Рет қаралды 40 М.
Baxsano Daraadaa - Saado Ali Warsame iyo Baacalwaan
6:22
Mohamed Wardi
Рет қаралды 6 МЛН
Xabiibo Xassan Tooxow   Ixtiraam Gobaad & wanaag baan isku ogeyne
10:14
Gacanteyda meel sare - Nimco Jaamac
3:36
Damaashad1
Рет қаралды 3,8 МЛН
HEESTA UURKIYO QALBIGA||XABIIBO XASAN TOOXOW||BALWO LYRICS
4:26
Balwo Lyrics
Рет қаралды 442 М.
Axmed Gacayte &  Amina Cabdullaahi  . Heestii  sabaalo
8:38
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 3,6 МЛН
Digfeer iyo Sahra Ilays (Haaygu nicin hanti la'aan)
9:53
Duul Media
Рет қаралды 4,6 МЛН
Это реально работает?!
0:33
БРУНО
Рет қаралды 2,4 МЛН
Медвежий папа
1:00
Timminator
Рет қаралды 4,6 МЛН
ЖЕСТКИЙ ШАПАЛАК👋
0:33
RFC Fighting Championship
Рет қаралды 179 М.
#starman #superman #viral #shorts
0:28
Starmaan
Рет қаралды 28 МЛН