Masalsalka Kala Dooro Xalqada 6-naad: "Qurux iyo akhlaaq Ilaah baa kuu dhammeystiray"

  Рет қаралды 122,809

Astaan

Astaan

Ай бұрын

Join this channel to get access to perks:
/ @astaanmedia
Welcome to Astaan TV channel! Make sure to SUBSCRIBE and turn on the notifications. Astaan tv is local Television Across Somalia, It Promotes local Entertainment Programs included Drams, Music, Sports, Education and Various Social Programs. This is #astaantv
For More:
Website: www.astaantv.com
Facebook: / astaantv
Instagram: / astaantv
Twitter: / astaan_tv
TikTok: / astaan_tv

Пікірлер: 107
@Mila_Ahmed
@Mila_Ahmed Ай бұрын
Jah waxaanaa musalsal lagaa dhahaa❤
@khalidzitiin7151
@khalidzitiin7151 Ай бұрын
Filimku yara bisinke waad noo soo qadhiidhteen😂❤
@IsraAbdinasir-wu1qk
@IsraAbdinasir-wu1qk Ай бұрын
daqiiqadaha soo badiya😢❤
@sacduushabdala89
@sacduushabdala89 Ай бұрын
😢😂
@asmaaliasmitaalimed3996
@asmaaliasmitaalimed3996 Ай бұрын
Team astaan one like 👍
@sahrasuubanyousuf9613
@sahrasuubanyousuf9613 Ай бұрын
Indho daraandar saalim😢❤😊
@inasheikhdahir6647
@inasheikhdahir6647 Ай бұрын
Wey ukeed filsan iyo salim shekadan iney so wadan😂
@guledisse7631
@guledisse7631 Ай бұрын
inshaa allah thanks astaan
@MulkiOmar-eu1of
@MulkiOmar-eu1of Ай бұрын
Wankehelay🎉🎉🎉🎉❤
@xasanmaxamed1232
@xasanmaxamed1232 Ай бұрын
War daqiiqadaha soo badiya qaraabo plz❤❤❤❤❤
@mohamudapdi3755
@mohamudapdi3755 Ай бұрын
Actorka Wa wataa🎉
@IdilMaxmad-sp9zb
@IdilMaxmad-sp9zb 18 күн бұрын
Atoraha wakuwarersanahy ee ma salim baa misa galad
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 Ай бұрын
Daqiiqadahana waad yareyseen aadna waad ula soo daahdeen😢
@MaaidoAxmed-qk5qp
@MaaidoAxmed-qk5qp 21 күн бұрын
iskada waxan waa marax dhaxal lasoco❤
@sihamjinow2264
@sihamjinow2264 Ай бұрын
Ayanle iyo kan mamulaha codkoga👍wan wata
@JeonMiney7
@JeonMiney7 22 күн бұрын
❤😊
@hibaaqjamac4825
@hibaaqjamac4825 Ай бұрын
Ish ku soo dhexsad prt 7🥺
@nasriinamohamed3020
@nasriinamohamed3020 Ай бұрын
Ayanle &fozi wa wata aniga
@user-tb6sm7vw6q
@user-tb6sm7vw6q 17 күн бұрын
Wallhi saalim waan kahelay yaa isooradinayo
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 Ай бұрын
Labada isla rabay waa isla hela cawa 😂😂😂kuwasa iskuso baxaya salim iyo filsan kabax🎉😂😂
@nasteexoqueen9955
@nasteexoqueen9955 Ай бұрын
Wlhi anig xatah sas😂
@sabriinqorane8343
@sabriinqorane8343 Ай бұрын
Ani xitaa sas raawaa
@user-mz1gs1sf6c
@user-mz1gs1sf6c Ай бұрын
Wajiga soobe intad dhigtit kasoo carar😅😅😅
@user-cg9js1mp8r
@user-cg9js1mp8r Ай бұрын
😂😂
@xamseyare-gt4gt
@xamseyare-gt4gt Ай бұрын
soo nadiya asxaabay😂❤
@hanaabdi198
@hanaabdi198 28 күн бұрын
Wow❤❤❤❤
@haldoordumar6770
@haldoordumar6770 Ай бұрын
Filsan iyo saalim iskuso baxayaan ❤
@sahrnoriye5560
@sahrnoriye5560 Ай бұрын
Plx habeen kasta noso galsha😊
@MaryaniitaPpe
@MaryaniitaPpe Ай бұрын
Astaan musalsalka waa nagu socdaa habeen kasta nosoo galiya plz
@sahuurarif1224
@sahuurarif1224 Ай бұрын
waka helay xiriirka filsan iyo saalim❤❤
@Luul_Ally
@Luul_Ally Ай бұрын
Dabeecad saalim uu ku matalayo ayyyy😅
@user-cc7oy9iw3o
@user-cc7oy9iw3o Ай бұрын
Part 7 awi
@lafaHore
@lafaHore Ай бұрын
5:16 micnaha single mother-ska gala bakaaraha miyaa😂😂
@RaidReal7-gg9lb
@RaidReal7-gg9lb Ай бұрын
Daqiiqadaha noo soo badiya
@abdiahmed6190
@abdiahmed6190 Ай бұрын
Afka Cali fan 😊
@hindacabdilahi-dr3fv
@hindacabdilahi-dr3fv Ай бұрын
Kan madoow naga badana meelkasta dubuq uu leyhy 😂😂😂😂
@AaminoCabdi-lh4fl
@AaminoCabdi-lh4fl Ай бұрын
❤❤❤❤
@jinkahaplahagala560
@jinkahaplahagala560 Ай бұрын
Flimkan maad taxane ka dhigteen neo🥲
@user-km6pr6ch5d
@user-km6pr6ch5d Ай бұрын
Afka ali akal ayo Raba jjjjj
@fadumofafi8388
@fadumofafi8388 Ай бұрын
Daqiqadaha noso biriya oo wakhti noo sameya
@caishamaxamed9765
@caishamaxamed9765 Ай бұрын
Ayaanle wan ku wataaaaaa❤😂😂😂
@Mohametapthi
@Mohametapthi Ай бұрын
Filmka soo badiya
@Asmaaay-xv9st
@Asmaaay-xv9st Ай бұрын
Astana TV Naga soo hagaaga 3 haben iyo 11mnt isma laha
@Bahjawarsame34
@Bahjawarsame34 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 odayga yar waa funny waaruntii kaas cunto bilaash ah uun buurabaa
@user-if7tc2ui6l
@user-if7tc2ui6l Ай бұрын
7❤❤
@Zulubo-yar90
@Zulubo-yar90 Ай бұрын
afka cali😂❤
@ahmedbarrow7590
@ahmedbarrow7590 Ай бұрын
Bosska maqaayada waa kabaxsaday jilliinka
@HALIMATAWANE
@HALIMATAWANE Ай бұрын
Ayy 😊cant wait next part👌❤️
@ShukriAbdi-ns3dv
@ShukriAbdi-ns3dv Ай бұрын
Meqamalinbuu sogala masalsalkan horta
@Faaizaqoordhuub
@Faaizaqoordhuub Ай бұрын
Waawareeey
@user-lc9jp4tq8w
@user-lc9jp4tq8w Ай бұрын
Kasa.musasal LaGA.dhahaa❤❤
@user-xx7ru4kn9v
@user-xx7ru4kn9v Ай бұрын
7aad😮
@sahrnoriye5560
@sahrnoriye5560 Ай бұрын
Waad nagu silciseen yaqey
@MaidaAbdulkaadirBeyle-hx4cn
@MaidaAbdulkaadirBeyle-hx4cn Ай бұрын
Wujigaan inaa zobe dhigtid ka carar kulhaa ar filsanaa 😂😂😂
@nyg1162
@nyg1162 26 күн бұрын
👍🏽💪🏽❤️
@SamsamMohamed-tb9yv
@SamsamMohamed-tb9yv Ай бұрын
Xalqada yaraa😩😩
@abuukarmaxamed9211
@abuukarmaxamed9211 Ай бұрын
Maqaayadaan customer keeda aaway
@MaxamedAxmed-ir6ef
@MaxamedAxmed-ir6ef 25 күн бұрын
Qeebtan wa qeebta ugu qosol ka badan😂😂
@hamdimahad7198
@hamdimahad7198 Ай бұрын
Yacqub la ‘anti Abar 😅😢
@xasansalad7014
@xasansalad7014 29 күн бұрын
Odyga macangaga waba dhibsade ani 😅
@Gooleyy
@Gooleyy Ай бұрын
Inti riwayad la jilaayey rer waqooyi iyo rer xamarba Ardey Jinki Iyo tan ayunba iga cajabiyey sidan u sugayeyna Uma sugin labada hore" wad idaaweysen dee "
@user-ph3hg8fw5t
@user-ph3hg8fw5t Ай бұрын
Ayy❤😂
@GenyoXarago
@GenyoXarago Ай бұрын
Xalay maxaa noogu jarteen
@user-xw8zl5ur4k
@user-xw8zl5ur4k Ай бұрын
❤😊inshalh 8:00
@canabcabdullahi4401
@canabcabdullahi4401 Ай бұрын
Esh calaa filim soo dadajiya
@MssXakiim
@MssXakiim Ай бұрын
War wuxuu qabdaran soma ah kan iminka dwaneyse 😂😂😂
@abdinasirHassan8-ou2iy
@abdinasirHassan8-ou2iy Ай бұрын
ᴡᴀᴊɪɢᴀ sᴏᴏʙᴇ ɪɴᴛᴀᴅ ᴅʜɪɢᴛɪᴛ ᴋᴀsᴏᴏ ᴄᴀʀᴀʀ😂😂😂
@AyaanDucale
@AyaanDucale Ай бұрын
Haa single an hay 😅
@ShukriShacban-fb3qv
@ShukriShacban-fb3qv 22 күн бұрын
Haa ku weydiye😅
@inasheikhdahir6647
@inasheikhdahir6647 Ай бұрын
Lkin filmkan dhaqso mxu uso galin
@zamzamharun2099
@zamzamharun2099 Ай бұрын
War midko intu hoooyadey iga fasax qado casho isosiyo mahele😂😂😂😂
@najibfaysal4259
@najibfaysal4259 Ай бұрын
Fasax Adiga Soo Mareyso INta Jle Ana Dabarayayee😅
@zamzamharun2099
@zamzamharun2099 Ай бұрын
Marabi waxas 😂 iskukey dar
@najibfaysal4259
@najibfaysal4259 Ай бұрын
@@zamzamharun2099 My SodoHdey Idha Adeeg Aan Ku Hortago Ma Lehi Ee Isa Soo XaLi oo Waqti Noo Qabo 😀
@mohamedshibiin9860
@mohamedshibiin9860 Ай бұрын
❤❤😂😂😂
@zackindho1096
@zackindho1096 17 күн бұрын
Haa wan ahay😂
@hubaalsolar
@hubaalsolar Ай бұрын
Qalab lagu shaqeysto oo aan koronto u baahneyn ka daawo halkan hana ka iloowin Like and share si kuwa u baahan ay uga faa'ideystaan.
@MahamedAdan-mb1yu
@MahamedAdan-mb1yu 27 күн бұрын
Hyoooooy singal mathy ayaa la dhohoya
@luulmohamed802
@luulmohamed802 Ай бұрын
Maxa ku dacayy
@FaadumoMaxamed-lo1kd
@FaadumoMaxamed-lo1kd Ай бұрын
Xalwo kariye😅😅
@Fardososaid
@Fardososaid Ай бұрын
Fardoso 😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-ow8hk9th2e
@user-ow8hk9th2e Ай бұрын
Single matahay 😂😂
@ZadiaHaroun-mp8oc
@ZadiaHaroun-mp8oc Ай бұрын
Nooso badiya minuteska
@user-bv3nw9lo3r
@user-bv3nw9lo3r Ай бұрын
Afka cali fny
@RabicaAhmed-mf1hz
@RabicaAhmed-mf1hz Ай бұрын
Xalimo no waji filsn
@fariixaali957
@fariixaali957 Ай бұрын
Sootaa xalay sugenay 🙄😂
@luulmohamed802
@luulmohamed802 Ай бұрын
Meqo malin aa lasodayaaa
@fariixaali957
@fariixaali957 Ай бұрын
@@luulmohamed802wlhi ma ogi lkn isbuuci hal malin umalena mise lawo malin❤
@user-ij9ft2tp3p
@user-ij9ft2tp3p Ай бұрын
odaygan yar waaa xaraapo😂😂
@ruunruun6335
@ruunruun6335 Ай бұрын
Single mthy😂
@maryamoxasan2289
@maryamoxasan2289 Ай бұрын
Qiyaas😂
@user-tv3de8yf3t
@user-tv3de8yf3t Ай бұрын
🙈
@Luul_Ally
@Luul_Ally Ай бұрын
⁠​⁠@@maryamoxasan2289waa laga yaaba qof marwa inad tahy😅😂
@NajmaCraxmaan-mg2zk
@NajmaCraxmaan-mg2zk Ай бұрын
Maxa ka galy😂😂
@ruunruun6335
@ruunruun6335 Ай бұрын
@@maryamoxasan2289 wala deehy adi
@user-rb3ej9hr3y
@user-rb3ej9hr3y Ай бұрын
singal ma tahy😂
@RabicaAhmed-mf1hz
@RabicaAhmed-mf1hz Ай бұрын
Hs
@shukrixarago636
@shukrixarago636 Ай бұрын
Qeeba qeebta ka danbeeso wee kayartahy qeebtii hore!? daqiiqada ah!?!🧐
@sucdiokofficial
@sucdiokofficial Ай бұрын
😂😂😂😂
@user-fk5vw3rn9k
@user-fk5vw3rn9k Ай бұрын
Afka cali big fataale😂😂
@YaasirYaska
@YaasirYaska Ай бұрын
Adiga iyo yaa singala😂
@user-ml9ch3hn8p
@user-ml9ch3hn8p Ай бұрын
😂😂😂
@IfrahAbdikadir-fs7zq
@IfrahAbdikadir-fs7zq Ай бұрын
Raggu damac badanaa
@cumardhiblawe-gy4oc
@cumardhiblawe-gy4oc Ай бұрын
plz 7so galiya
@MaxamedAxmed-ir6ef
@MaxamedAxmed-ir6ef 25 күн бұрын
😂
Let's all try it too‼︎#magic#tenge
00:26
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 53 МЛН
ШЕЛБИЛАР | bayGUYS
24:45
bayGUYS
Рет қаралды 652 М.
Когда на улице Маябрь 😈 #марьяна #шортс
00:17
How did CatNap end up in Luca cartoon?🙀
00:16
LOL
Рет қаралды 7 МЛН
DAAWO: DHAMAAN CIYAARTA FANAANIINTA CAANKA AH EE SOOMAALIDA WIIL DHIGEY HALKOODA
41:17
Sheeko gaaban “Magacaa"
2:46
Bile TV
Рет қаралды 151 М.
ASAD IYO CEYDA OO INOO DIYAARIYAY GURI QURUX BADAN IYO…?😱
27:20
chor chor chor 🤣 #shortsvideo
0:16
arati sahani & jyoti 2.0
Рет қаралды 20 МЛН
Duy Beni 14. Bölüm
2:22:58
Duy Beni
Рет қаралды 3,6 МЛН
Kuruluş Osman 99. Bölüm @atv
2:15:39
Kuruluş Osman
Рет қаралды 6 МЛН
Урыла😏 #кино #film #fypシ #minions
0:37
Faron
Рет қаралды 8 МЛН
great comedy very nice video👻🧚‍♂️♥️
1:01
Gültekin Ailesi
Рет қаралды 5 МЛН