BERI HORE WAXA JIRAY iyo Abwaan Dheeg oo ka sheekeeyey Heestaasi caanka ahayd sidii ay ku timi.

  Рет қаралды 428,142

Mattaanaha

Mattaanaha

7 жыл бұрын

Abwaan Maxamuud Maxamed Yaasiin Dheeg, Qisadii Heesta Beri Hore Waxa Jiray. Sheeko Xiiso Leh.

Пікірлер: 203
@saidojama1170
@saidojama1170 6 жыл бұрын
Allahu akbar abwaandheegow kama xiiso gooyo inaan ku dhageesto cimriga allaha kuu dheereyo inkastoo reer koonfur hadaan nahay aadmeel dheer na geeysey lkn still waanu idin jeclanahaye allahanoo kiin daayo in badan insha'allah
@qancisokukis2496
@qancisokukis2496 Жыл бұрын
Aaaamin wll thnkz wn idin jeclnhy anaguna
@sareedocabdi6129
@sareedocabdi6129 Жыл бұрын
ALLA HAKUJELAADO WALAASHAYEEY JECLIYAA WALLAAALAHA SIDAN UCAQLIGA BADAN UNA QALBIGA WANAAGSAN HARGAYSA AYAAN KAASOO SALLAAMAY
@idahorefugeecommunityassoc6613
@idahorefugeecommunityassoc6613 7 ай бұрын
Insha Allaaahu Soomaali way isku iman iyadoo aad isku jecel oo qaran xoogle ah. Aamiin, aamiin.
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 3 ай бұрын
Af somaaligu wa wax kana wada dhexeeya anigu reer jibuuti baan ahey abwaaninta somaliyeed I ❤ them
@saeedosman7299
@saeedosman7299 4 жыл бұрын
afweyne wuxuu isaaqa uleynaayey dad isaga ka horeyey ahaayeen abwaanda reer soomaaliland illlaahay sugaanbuu siiyay
@mriidwarsamewarsame9822
@mriidwarsamewarsame9822 4 жыл бұрын
walaahi meel walbo aa joogtiinba wixii somaali sheegto waa nii jaclahay
@ahmadabdallamohammed3326
@ahmadabdallamohammed3326 Жыл бұрын
Walaal annagana waanu jecel nahay
@s.o.6544
@s.o.6544 Ай бұрын
Sidaas & sii daran baan kuu jeclahay wiilkayga.
@Maquste
@Maquste 4 жыл бұрын
Dadka fanka somaliyed kor uqaday ayuu ka mid yahay abwaan dheeg
@khaliifxirsi4322
@khaliifxirsi4322 3 жыл бұрын
ilahy cimri dheer iyo caafimaad suuban haku siiyo
@hanadolad2061
@hanadolad2061 11 ай бұрын
Abwaan dheeg alaah qayr ha kuu sahlo
@ibrahimgaaladiid2279
@ibrahimgaaladiid2279 5 жыл бұрын
Abwaan dheeg ilaahay ha barakeeyo
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 6 жыл бұрын
Walahay waa abwaanka kaliye nagala jooga murtidi somali alle ha ku xafido Abwan dheeg libaax 🦁
@yareali4353
@yareali4353 4 жыл бұрын
Mohammed Caaqil abdi kayse wA cynsuri
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
@@yareali4353 maaha
@centermanagement1981
@centermanagement1981 7 жыл бұрын
Maansha allaah Abwaan Dheeg Ilaahay cimriga haw dheereeyo, caafimaadkna ha u daayo, waa abwaanada fara ku tiriska ah ee ka nool abwaanadii qiimaha lahaa ee Somalilda.
@farxiyahasan3842
@farxiyahasan3842 5 жыл бұрын
Abwaan Dheeg kkkkkkkk
@maxamedisaxaaq9420
@maxamedisaxaaq9420 4 жыл бұрын
qoso seewth
@bashiirdheere1098
@bashiirdheere1098 7 жыл бұрын
maashaa allaah abwaan dheeg fatxiyo cabsiiye qosolkeedu waa kal iyo laab waa gabar dhaqan wanaagsan oo soomaaliyeed,, oo fanka iyo suugaanta jecel...
@mumtihkatleye7049
@mumtihkatleye7049 2 жыл бұрын
Ku noqo ader halkaa
@guuleediidccghdhdjjgdhcj3120
@guuleediidccghdhdjjgdhcj3120 6 жыл бұрын
Mansha Allaw Abwaan dheeg Alle haku xifdiyo Ku jecliyaa adeer😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@apdikaniali9516
@apdikaniali9516 5 жыл бұрын
. Masha alaaha
@Qofnaba.
@Qofnaba. 4 жыл бұрын
Mancha allah alla cimriga Iyo cafimadka ha u dhereyo abwaan dheeg wuxu noga tagay dhaxal gal aan dugoobin
@abdirahmanabdilahi8763
@abdirahmanabdilahi8763 3 жыл бұрын
Barnamijkan oo dhamaystiran halken ka helayaa faldan igu caawiya magaca barnamijka hadaad haysaan 👏👏👏
@waberihassan7867
@waberihassan7867 5 жыл бұрын
Machaallah abwaan wanagsan waye cilmii dheer kuu rajeynaya
@milinorhamzeturaabi2545
@milinorhamzeturaabi2545 6 жыл бұрын
adeerkay abwaN dheeg taagera wlhi 😍😍😍😍😍😍😍
@kederhajjiozman4836
@kederhajjiozman4836 6 жыл бұрын
hamze abdulahi 😂😂😂😂😂😂
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
Reer somaliland ani Gacan aaa u taagey walee
@abdulkarimy5949
@abdulkarimy5949 5 жыл бұрын
Waar somaliya siday u ogolaan kartaa inay slanda xumi ka go'do hadii inta abwaan laga dilaa Somaliland kazoo jeedo bal kow ka bilow bal fiiri oo eeg heesaha aan waligood laga xiiso go'in inta qaada iyo inta aliftayba waa Somaliland.
@cabdiraxmaan-casayr
@cabdiraxmaan-casayr 3 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@mohamedosman6839
@mohamedosman6839 Жыл бұрын
Afka diinta iyo dhaqanku kuma jiraan siyaasada .. si kastoo loo kala fogaado kuwaasi isma badalaayaan 😂
@ShortmanShortman-wo6jv
@ShortmanShortman-wo6jv 6 жыл бұрын
abwaanka caadi ma ahan masha alah rag waa ragiu hore
@heerqaranheerqaran7595
@heerqaranheerqaran7595 6 жыл бұрын
Mashalaah waxa agfadhiga ma abwaan luqmaanaa
@geesigunirifayso305
@geesigunirifayso305 6 жыл бұрын
gabadha abwaanka lafadhida qosolkeeda ayaa cajiiba
@Mustafe-Dheereeye.
@Mustafe-Dheereeye. 4 жыл бұрын
Aflagaadada iyo qof-caygu waa awaalo aan sii ridnayn,xikmaduna waa faalaynta aqoonta iyo aragtida ku duugan heesta.
@susankhayr3918
@susankhayr3918 2 жыл бұрын
Agree%..walaal dadkii hore murti bay isku tusaaleyn jireen oo wax isugu sheegi jireen..iyagoon naxli laheyn
@omeyrhassan944
@omeyrhassan944 5 жыл бұрын
Subxaanaka yaa cadiim dee Abwaan Dheeg heesta waa seexanaysaa cid tidhaa mala waayay. Heesta bari hore waxa jiray oo ku jirtay ruwaayadii SHABEEL NAGOOD. ee uu sameeyey ABWAAN XASAN SH MUMIN Allah haw naxariiste.
@mhassan0163
@mhassan0163 3 жыл бұрын
heestan isaga aya asameeyey kuma jirin ruwaayadda, marian mursal baaba nool, la iskuma qabsan karo
@mhassan0163
@mhassan0163 3 жыл бұрын
Riwaayaddii talo iyo tallaabo. 1968-kii
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 3 жыл бұрын
Omeyr Hassan nacas baad tee heestu riwaayaddii talo iyo tallaabo ayay ku jiray waxaana leh abwaan dheeg waxaanay soo baxday 1968-kii, heesaha kale ee riwaayaddaa ku jiray waxa ka mid ahayd heesta kale ee sida canabka beeraha ee kuluc iyo magool kala rogtaan, ha dhex gelin wax aanad aqoon u lahayn!
@khaliifxirsi4322
@khaliifxirsi4322 3 жыл бұрын
Msha Allah fanka iyo suugaanta samaliyeed
@cabdishakuurbinahmedcba5055
@cabdishakuurbinahmedcba5055 5 жыл бұрын
Masha Allah dhaqan yahan dheeg 😘😍😍😗
@Mohammedabdi1127
@Mohammedabdi1127 5 жыл бұрын
Maansha Allahu bal ninkan Dheeg oo aan hubo inanu sidas mutacallim u ahayn lakin meesha waxa ku cad sida IQ ama an intelligent quotient ama marks ama xisaabinta derejeda qiyaasta qofka maskaxdisa qaabka loo cabbiro ayey Somalidu inay meel fican kaga jirto shaki igagama jiro bal waxan aaminsanahay inay no 1 aduunka oo dhan ka tahay. Waana waxyaabaha madaxa laysugi keen geliyey oo xoogga loo saaray ku dhaqanka iyo wax walba Ka horaysinta qabiilka oo aakhiro Inoo diray. Adunkana inaga reebay. Qaarkina waxbaad ka sheegaysan Abwanka anigana waxa dhafooradi ila so baxeen sida uga yaabay caqliga wanaagsan ee Rerrka Somaliyeed Allah ku manaystay. Ilahow dhamaantayo no siyaadi oo Somali aduunka iyadu hogaamisa. Waxan ka yaabay comments Carabi ka qorto Somalida qurbaha guulaha ay ka keenen dhinaca siyaasadda sida Ilhan Omer etc. Go Somalia go. Keep going on!
@elminasibb
@elminasibb 2 жыл бұрын
Abwaankaan Illaahay ha u naxariisto, koleey inta uusan dhiman qabiilkii baa waalay miskiinka
@amaalyaasiin5055
@amaalyaasiin5055 5 жыл бұрын
Alllahayoow iidaaa awawgay dheeg
@rashidmuhamed7480
@rashidmuhamed7480 6 жыл бұрын
abwaan_dheeg wa halyey somalilander ah
@arabmulla2330
@arabmulla2330 6 жыл бұрын
Abwan dheeg waa nin adag oo waayo-arag ah wax badana u soo joogay tahay abwan
@abdirahmanseid2059
@abdirahmanseid2059 6 ай бұрын
Alle haw naxariisto abwaanka
@asmasuleiman9740
@asmasuleiman9740 2 жыл бұрын
Alle cimriga haw barakeeyo
@dalmarsheikhabdikarim9131
@dalmarsheikhabdikarim9131 5 жыл бұрын
Masha allaah Abwaanka alle ha xifdiyo dhabtii Gabadha geesta soke fadhida waan ka helay hadaan la qabin oo aanay Marwa ahayn Tol adaan ka dhashay igu Xadhiidhiya plx From Galmudug State Galkacyo Sacad Saciid Maxamed💖💖💖💖💖💖
@shiineaboowcabdirishiid851
@shiineaboowcabdirishiid851 4 жыл бұрын
Qabilkaaas aaaba la ima qashiin karin 😤
@AbdirahmanAliQorey
@AbdirahmanAliQorey Ай бұрын
Gabadhaas waxaa Ladhahaa Fatxiya cabsiiye
@herrochannel2670
@herrochannel2670 5 жыл бұрын
ragii imika hablii yaryar kub sanayaaan
@bookhaxmed6583
@bookhaxmed6583 2 ай бұрын
Waa laandheere subeer awal ah oo sacad muuse ah .
@somalilandiyomanta4885
@somalilandiyomanta4885 7 жыл бұрын
deeg waa abwaan hees ha semeeyo
@jeedalcas4899
@jeedalcas4899 5 жыл бұрын
Abwaan dheeg imika waa xildhibaan Guurtida Jamhuuriyada Somaliland
@khadarhory1639
@khadarhory1639 5 жыл бұрын
Abwaan dheeg was murti dhawr caafimaad Ayaan ugu ducaynayaa
@mohagalgal3634
@mohagalgal3634 7 жыл бұрын
aad bn utagerea abwan dheg nin sare
@susankhayr3918
@susankhayr3918 2 жыл бұрын
Abwaan dheeg waa RUUG CADAA❤👌👍
@sahalcali4196
@sahalcali4196 6 жыл бұрын
Walaahi waa abwaan Jira
@suleqajacfar2957
@suleqajacfar2957 3 жыл бұрын
Bari hore waxa jiray,🙋
@shoonbemaxamed4304
@shoonbemaxamed4304 5 жыл бұрын
ABWAAN DHEEG ABWAAN DHAB AHA HA LUGU DAYDO
@drsacadhussein4154
@drsacadhussein4154 4 жыл бұрын
Wllhi waa xigmad cajiiba
@user-qo2xc1hi3r
@user-qo2xc1hi3r 5 жыл бұрын
2018 dhaamdkisa ayaa dhageysanaya
@amaalyaasiin5055
@amaalyaasiin5055 5 жыл бұрын
Waaa muwaadin dhaba
@kingmoha8874
@kingmoha8874 Жыл бұрын
Alle ha ina xafido awoowe
@TheAyaanle11
@TheAyaanle11 7 жыл бұрын
gabadhan ag fadhuda sida ay u qoslayso ayaaba cajiiba.
@mustafacabdule9872
@mustafacabdule9872 6 жыл бұрын
Abdi Ismail hhhh nin inuu qosla yaa la moda
@anderiamo925
@anderiamo925 6 жыл бұрын
Abdi Ismail fathiya absiye WA gabar aqonyahanada ilaahay qurux ugudeeqay search her name if you wanna now more about her.
@heerqaranheerqaran7595
@heerqaranheerqaran7595 6 жыл бұрын
Dhaqanxumada ayay ka heesi jireen ama ka gabyijireen dadkaan, kuwa hada joogana anshax xumada ayay fidiyaan,laba kala bariday kala warla,a
@74somer
@74somer 2 жыл бұрын
😂😂😂😂 allow Noo xafid abwaan dheeg
@raamaale5
@raamaale5 4 жыл бұрын
Waa imisadii takriikhdeedu
@mhassan0163
@mhassan0163 3 жыл бұрын
Riwaayaddii talo iyo tallaabo. 1968-kii
@samiirnasri4755
@samiirnasri4755 5 жыл бұрын
Best Midho
@xasanbille3150
@xasanbille3150 5 жыл бұрын
Tan Qosolka Xun Ee Bilaa Xishoodka Ahi Maxay ahayd Sawta Layidhi In Dumarka codkooda La Maqlo Maaha
@Ahmedcaska571
@Ahmedcaska571 5 жыл бұрын
Abwaan sare nin jira abwaan dheeg
@eliasmoha3121
@eliasmoha3121 3 жыл бұрын
Naagta qosol xumaaa
@mahdiqumane7336
@mahdiqumane7336 6 жыл бұрын
Abwaan dheeg ❤
@thegreatnormad3424
@thegreatnormad3424 6 жыл бұрын
Deeg siyasadaa ayan kuncaay 2006 ki IGAD waxu udiraay fartin ah in Somalia NFD iyo Ogadenia ayey usocota , NFD aniga kudashay ereeygasn wan dibsaday
@abdixakiinncnc2962
@abdixakiinncnc2962 6 жыл бұрын
Gabadha agfadhida qosolkeedu waa funny
@alishaxasan1783
@alishaxasan1783 5 жыл бұрын
RagNa wa raGi hore HdaLna wa intu Yri
@mukhtarjamac6182
@mukhtarjamac6182 5 жыл бұрын
Gabadhu qosol wacanaa
@anderiamo925
@anderiamo925 6 жыл бұрын
Fathxiya absiye sheekoyinki macana wan uxiisnay
@sharmakeabees4745
@sharmakeabees4745 2 жыл бұрын
Waa libaax abwaan dheeg lion
@Fricaani
@Fricaani 6 жыл бұрын
sxbyaal matanah media isagoo dhamaystiran soodaaya
@youssoufgood9621
@youssoufgood9621 2 жыл бұрын
Abwaan Dheeg waan ku salaamay waxanse kuu sheegay in heesta beri hore waxaa jiray ay ku jirtay riwaayaddii caanka ahayd er AHN Xasan Sheikh Muumin ee shabeel Naagood. Waxaana Turjumay Qoraagii Ingriiska ahaa ee Anderwisky. Dhalinyaradaa bililiqada ku roone kuguma habboono.
@faaraxtaajir454
@faaraxtaajir454 5 жыл бұрын
Heestaasi abwaanka ayadaaba ka caansan ilahay amarkii
@eng.hanadabdisalamisak9994
@eng.hanadabdisalamisak9994 5 жыл бұрын
Fadlan ruwaayadey ka mid ah yaa igu caawin kara.
@mhassan0163
@mhassan0163 3 жыл бұрын
Riwaayaddii talo iyo tallaabo. 1968-kii
@mriidwarsamewarsame9822
@mriidwarsamewarsame9822 4 жыл бұрын
jira oo jooga,
@maxamedmaxamuud7649
@maxamedmaxamuud7649 6 жыл бұрын
AbwAaan jira
@abdihakimhassan7350
@abdihakimhassan7350 7 жыл бұрын
opp abwaan dheeg Alla yacizak
@aminadiria6554
@aminadiria6554 6 жыл бұрын
Deegow arinkaa aad ka sheekaynaysaa waa waqtigii dahabiga ahaa ee Soomaaliya. Maa wanaag iyo qiimo ka dambeeyay baa jira? Sow maynaan garan waayin oo jar kamaynaan tuurin nimcadii iyo sharafteenii. Ahay wah.
@maxamedmaxamuud7649
@maxamedmaxamuud7649 6 жыл бұрын
Waaw
@xuseenmaxamed3134
@xuseenmaxamed3134 6 жыл бұрын
laa hawnaxariistofanaanboosh
@abdimajidmohamed5580
@abdimajidmohamed5580 7 жыл бұрын
Si wacan lyrics u saartay sxb, ee heesihii soo saar qaarkood lyrics waayo aad bay u adagyihiin fahanka
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
kkkkkk abwaanku su uga sheekayn sheekada ba qosol ah waxas waa hore ayey ahaayen abwaan lakin hada ayey taagan yihin waxad sheegtay😂😂
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 4 ай бұрын
Abwaan Dheeg Shaqsi Qaaliya Hadaad Lakulanto kama xiisogoyneysid Fariid Xigmad dhaqan Somlnder Assal assal dhalay.dun wanaaga Weyaan Abwaan Dheeg. 👍
@mohamedcadde5450
@mohamedcadde5450 3 жыл бұрын
2021
@abwaanhillaacabwaanhillaac4305
@abwaanhillaacabwaanhillaac4305 5 жыл бұрын
Alle haw naxariisto...Abwaanka 2019-ka ayaan daawanayaa Wixii iga danbeeyoow Subscriber iisaara + Like Mhdsnidiin
@nasriabdale4552
@nasriabdale4552 4 жыл бұрын
Waan ka xumahay sxb abwaanku muu dhiman ee waa uu noolyahay waana xubin ka tirsan golaha guurtida soomaaliland ee sidaas ula soco
@abdiyousuf3157
@abdiyousuf3157 2 жыл бұрын
Allah hakuu naxariisto sxb Ana ha iinaxariisto Abwaankana ha unaxariisto marka aniga iyo adiga iyo abwankuba aynu dhimanona ha ina janeeyo inshlh
@Ahmedmustafa329
@Ahmedmustafa329 Жыл бұрын
Wlo wuu nool yahaye alle caafimaadka ha udheeryo
@sumayasuzu4781
@sumayasuzu4781 7 жыл бұрын
Abwaan dhamAystiran
@mohakhadar252
@mohakhadar252 5 жыл бұрын
sumaya filming into caado
@amiinmohamoud3273
@amiinmohamoud3273 6 жыл бұрын
masha allah Guul somaliland
@sadikmohamedali6942
@sadikmohamedali6942 6 жыл бұрын
Abwaan waa nin xikmaawiya mansha allah lkn waa nin aad u neceb dad weynaha koonfurta alle labtayada subag ha is ku keen mariyo
@abdimagan3482
@abdimagan3482 5 жыл бұрын
ma necba koonfur waa meeshu ku caan baxay xagga siyaasadda ayaa laysku hay haya waayo isagaba amaanaya ninkii abgaal ee uga hiiliyey isaaqi iyo daaroidki marka i shaqada la qoreyey
@araweloinasuldan9442
@araweloinasuldan9442 4 жыл бұрын
Abwanku ma necba wll anaguna somali ma necbin balse walalkaa siday isaga dantiisu ku jirto hadu yeelo inad ku ixtiraamto weeyi inad ku colaadiso ma aha
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Жыл бұрын
Wali wuxuu hayaa 80 sano kadan ka hor midhihii uu sameeyey cajiib
@AbdulAli-ff8uf
@AbdulAli-ff8uf 7 жыл бұрын
Baryaan waxaa jiro, Rag beeso hayto💶, Bilcaanta garabkaga fadhida ubogayoo😍, Bar uu kabaadi goobna marna anan garanayn ilahay amarkii.
@lordman5825
@lordman5825 6 жыл бұрын
Dheeg
@maxamedjaaburi7340
@maxamedjaaburi7340 6 ай бұрын
axyaa sugaan wlhi
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 6 жыл бұрын
_AaR NaaGtuH QozoL XuMaaH_
@danahedkufilanedabsan4396
@danahedkufilanedabsan4396 2 жыл бұрын
Dhaqanki suubanayo hadalki murtida badna inti jecelyo soomaali islaama gaar uslaamay 👋👋
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 жыл бұрын
Erayadii maxamed jaamac joof
@hersimire1420
@hersimire1420 5 жыл бұрын
Hhh abwan afkagag caano lagu qabay
@prettygirl802
@prettygirl802 2 жыл бұрын
Hhhhhhh wallaahi suugaanteenu waa cajiib
@abdiisseahmed4188
@abdiisseahmed4188 Жыл бұрын
Dheeg gabadhaha heesaysaa Magool maha waad ilowday wsa Maryan Mursal
@user-ls5ed6hw7s
@user-ls5ed6hw7s 3 жыл бұрын
👏👏👏👏👏
@user-ce6io3je4n
@user-ce6io3je4n 3 жыл бұрын
xigmad uun iga dheh
@MohammedAhmed-py4rk
@MohammedAhmed-py4rk Жыл бұрын
01/12/2022 Kwale region, Kenya
@socdalsheikhabdi269
@socdalsheikhabdi269 2 жыл бұрын
Wll Wareysigaan oo dhameys tiran xagee baa laga helin adoo mahadsan!?
@kaligiiduulofficialmedia583
@kaligiiduulofficialmedia583 6 жыл бұрын
Maxay bi,isay dhaqan. Labaduba dhaqan ma lahayn. Labaduba timaha ayey qaawin jireen. Diin ay dhowreen labaduba ma jirto.
@alibarale1077
@alibarale1077 2 ай бұрын
ABAAN DHEEG
@mohamedmohamud6654
@mohamedmohamud6654 2 жыл бұрын
Naagyaa ceridka ween waa nacay wlh
@daruuroahmed9442
@daruuroahmed9442 7 жыл бұрын
Sidaad aragtaan Dheeg baa allifey. Yaa laxanka saaray? Mulaxameystihii weynaa ahna fannaan weyn Axmed Cali Cigaal
@MMHaji1
@MMHaji1 6 жыл бұрын
Qofki garanayo Riwaayada uu abwaanku ka sheekeynayo magaceeda iisoo sheega plz
@husseinawaleh7426
@husseinawaleh7426 4 жыл бұрын
Talo iyo talaabo la yidhadaa👍
@mydhameelcom
@mydhameelcom 13 күн бұрын
Xigmaawi xariir ah cimrigaa ha dheeraado
@mohamednor5484
@mohamednor5484 4 жыл бұрын
Ugu yaraan 3 times ayan dawadan per day qisadan.
@mriidwarsamewarsame9822
@mriidwarsamewarsame9822 4 жыл бұрын
waa nii jaclahay dadkeegi yoow
JACAYLKII ABWAAN DHEEG EE LA MIDKA AHAA JACALKII HADRAWI EE BERLULA
16:56
Mulaxamiiste Cabdi Kariim Jiir - Melodist
28:01
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 193 М.
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 57 МЛН
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 6 МЛН
BERI HORE WAXAA JIRAY. MAXAMED JAAMAC JOOF & MARYAN MURSAL
10:46
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 686 М.
meecaad miigane
10:54
Abdi Agalab
Рет қаралды 706 М.
Qisada Heesta UUR HOOYO, XUDAYDI
6:37
Mattaanaha
Рет қаралды 121 М.
GABAYDII DEELAYDII MID KA MID AH
16:27
SOMALILAND MUSIC AND CULTURE!
Рет қаралды 267 М.
Gaariye oo Taageeray Khaliif Sh. Maxamed.
14:43
Hassan Horri
Рет қаралды 91 М.
Micaad Migganeh Baylotka Qaranka.m4v
10:54
fanka soomaaliyeed
Рет қаралды 426 М.
Daawo Xikmada ku Jirta Maansadan Cajiibka ah iyo Abwaan Hadraawi
24:49
Dhamays Media Production
Рет қаралды 536 М.
Когда встаёшь первым после посадки самолёта
0:34
Время горячей озвучки
Рет қаралды 3,4 МЛН
Три с половиной в дюймах, ууу..😂
0:56
Когда встаёшь первым после посадки самолёта
0:34
Время горячей озвучки
Рет қаралды 3,4 МЛН
#сериалы2024 #новинки2024
1:00
Kino Box
Рет қаралды 1,9 МЛН
They got a Golden Buzzer 🤣✨
0:46
America's Got Talent
Рет қаралды 10 МЛН
За дочу 👊🤣
0:37
Dragon Нургелды 🐉
Рет қаралды 1,6 МЛН