No video

10$ Maxay kuu jaraysaa | JIGJIGA ETHOPIA 🇪🇹

  Рет қаралды 43,289

Mawled Zaam

Mawled Zaam

9 ай бұрын

Пікірлер: 145
@Nasiiba
@Nasiiba 9 ай бұрын
Jigjiga eithopia😭😭 somali galbeed dhaha madaxa hadii nalaka haysto laabta aan ka xaragoono😥
@sHimaaLi_x1
@sHimaaLi_x1 9 ай бұрын
Aad iyo wllo runta ka hadashay 🥺
@AbdulahiAhmed-tk6jf
@AbdulahiAhmed-tk6jf 9 ай бұрын
Waa sax waa Ethiopia
@husseindirir4781
@husseindirir4781 9 ай бұрын
Waad saxan tahay waa iney dhehaan somali galbed
@MrJohn-ex8gp
@MrJohn-ex8gp 9 ай бұрын
@@AbdulahiAhmed-tk6jf sidee bay itoobiya kutahay
@MrJohn-ex8gp
@MrJohn-ex8gp 9 ай бұрын
Jigjiga goormay ethiopia noqotay war ileen balaayo 😤
@sadam12844
@sadam12844 9 ай бұрын
ilaahay intuu abuuray ruuxii ugu fiicnaa, uguna kheyrka badnaa, uguna quruxda badnaa, uguna aqoonta badnaa, uguna dabeecadda badnaa, uguna deeqsinimada badnaa, uguna geesisanaa, waa nebi muxammed naxariis iyo nabad galyo korkiisa Allaha yeelo," Ku salli xabiibka hadaad nasiib u yeelatay aqrinta qoraalkan اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 9 ай бұрын
Sallalaahu caleyhi wasalam
@ArkaadBooks
@ArkaadBooks 9 ай бұрын
Jigjiga waa dhul soomaliyeed 🇸🇴 Ma aha dhul xabashi leedahay 🇪🇹
@xafsacali9243
@xafsacali9243 9 ай бұрын
Calnka ka shaqeya wake bl😂
@Mahir52143
@Mahir52143 9 ай бұрын
​@@xafsacali9243aamu oromyow
@BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd
@BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd 9 ай бұрын
Insha Allah mar uun way ino soo noqon doontaa ❤😢
@hindasheekhcilmi
@hindasheekhcilmi 9 ай бұрын
Two legends wn idin wataa lkn dhulka somalibaa leh ee ethiopia maleh wll how gafin haynaga siin ethiopia like my matherland jigjig
@mouserubdyasisofficiall___4757
@mouserubdyasisofficiall___4757 9 ай бұрын
Jigjiga dhulkay ga aan ku faano🇬🇶🇬🇶🇸🇴🇸🇴🇸🇴🔥❤
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 9 ай бұрын
Jig jiga somaliya🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
@istarhabeen
@istarhabeen 8 ай бұрын
@MahadAbukar2009
@MahadAbukar2009 9 ай бұрын
Jigjiga soomaali baa leh! 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@muxumedcabdulahi6447
@muxumedcabdulahi6447 9 ай бұрын
Maxaad shaki u galineysaa adiga❓🤔
@drogolyris17
@drogolyris17 9 ай бұрын
Waa jeclshy inaa jigjiga mar uun imaado from hargeisa❤❤
@cabdixakiinmaxamed4886
@cabdixakiinmaxamed4886 9 ай бұрын
No jigjiga Ethiopia😭 we say Jigjiga somali galbeed ❤
@yazzrthayip8829
@yazzrthayip8829 9 ай бұрын
Welcom jigjiga❤
@HowtoHow-qz5be
@HowtoHow-qz5be 9 ай бұрын
Jigjiga is Ethiopia vamos Ethiopia
@husseindirir4781
@husseindirir4781 9 ай бұрын
Ethiopia ha dhihin doqonyahow, dheha somali galbeed❤
@azadamiiruk1865
@azadamiiruk1865 9 ай бұрын
Ax Éthiopie wn uu xiseye from Djibouti ❤️
@hassan-adam2895
@hassan-adam2895 9 ай бұрын
Casimada 4raad Ee Somalida ❤
@cckhaan
@cckhaan 9 ай бұрын
Mansha allah Bro Jigjiga ❤
@Mubarik_official
@Mubarik_official 9 ай бұрын
Qays qayser our Hero❤
@Ozla252
@Ozla252 9 ай бұрын
Jigjiga waa dhul soomaaliyed Insha'allah maalin ayaan ka taagi doona calanka soomaaliya 🇸🇴 ❤
@adanechemekonene7694
@adanechemekonene7694 7 ай бұрын
😂😂😂
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 9 ай бұрын
Mashallaah Allaahu Akbar Allow noo barakee yaarabalcaallamiin 🤲 Ameen 🇸🇴🕋🌺💎🙏💕😍❣️🎈❤️💐💯🐎
@abdirahmanmahir3975
@abdirahmanmahir3975 9 ай бұрын
Nio waxan kugula taking laa qaysaw zxp dadka masaakiintaa gacan qabo
@Fathijunior
@Fathijunior 9 ай бұрын
mowleed zaam hore u soco eng
@ismacilofficial7359
@ismacilofficial7359 9 ай бұрын
Dhulkaygi jigjiga wn uu xisay😢😢😢
@King.pro4
@King.pro4 9 ай бұрын
Reer jigjiga sharaf io karamo Wan idin jeclahay dalkayga hooyo Wan Iman donaa
@sHimaaLi_x1
@sHimaaLi_x1 9 ай бұрын
Jigjiiga waa somali galbeed taas labteena haku qornaato 🇸🇴✊🏽
@King.pro4
@King.pro4 9 ай бұрын
Wan idin raderaa jigjiga I miss you waxaa igu Dan baysay 2017 woow cade mahaa
@NemoDegan
@NemoDegan 9 ай бұрын
Jigjiga jano❤😊
@ipraahimhuseenhasan
@ipraahimhuseenhasan 9 ай бұрын
Msha Allah
@crixiinmaxamud3654
@crixiinmaxamud3654 9 ай бұрын
From Qeys qeyser
@rashiid187
@rashiid187 9 ай бұрын
Xabashi jacayl
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 9 ай бұрын
Salaam walalayaal. Si niyad ah aan ugu ducayno walaaleheen FALASTIIN ee cadawgu xasuuqa ku hayo
@QalanjadaReerdalal-py7mu
@QalanjadaReerdalal-py7mu 9 ай бұрын
Mnasha Allah wllo
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 9 ай бұрын
Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢
@dagancabdi1620
@dagancabdi1620 9 ай бұрын
Mowlid zaaaam❤
@noormohamud-it6ml
@noormohamud-it6ml 9 ай бұрын
Mashaa allah aad uma qaalisano marka loo dhigo kenya 1000 shillings waxbo kuuma gooyo halkaa kenya
@Orhaan197
@Orhaan197 9 ай бұрын
Jigjiga ethiopia ka daa nio Eraygaasi wuu idhibayaaye Waxaa wax laga xumaada ah In adiga iska daaye dad jigjiga ku nooli aya aaminsanyihiin inay itoobiyaan yihiin war dhalinyarooy taariikhdiina raadiya🙁
@sHimaaLi_x1
@sHimaaLi_x1 9 ай бұрын
Haa wlhi waa arin laga xuumado 🥺
@FootieArt
@FootieArt 9 ай бұрын
Ethiopia ❌❌❌somali galbeed✅✅
@foozia426
@foozia426 9 ай бұрын
Maasha allaah ❤
@inacabdulahi8905
@inacabdulahi8905 9 ай бұрын
the capital cit in jigjiga
@King.pro4
@King.pro4 9 ай бұрын
Pro casimada wax fican Lee ka guudbiya brother's 🇬🇲🇪🇹🇸🇴❤️
@sHimaaLi_x1
@sHimaaLi_x1 9 ай бұрын
Calanka Ethiopia reeb snjiga wse
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 9 ай бұрын
Calanka itobiya inte uwada
@istarhabeen
@istarhabeen 8 ай бұрын
ogadeen caqliga cagaha ka galey, war meelahiina foolxun ku sheeg itobian. Jigjiga itobian maha😏
@sHimaaLi_x1
@sHimaaLi_x1 8 ай бұрын
@@istarhabeen Adna bastaar kla thye intee ogadeen uu caayi waa qabiil somaliyed oo sharaf iyo ciso leh oo Alle karameyaye mxa ka qaldaan Jahiilyahow 🤷🏽‍♂️
@istarhabeen
@istarhabeen 8 ай бұрын
@@sHimaaLi_x1 ayag wato itobianka uraayo oo guursado oromada🥱
@dailycontent3955
@dailycontent3955 9 ай бұрын
Jigjiga ethopia ha oran ee dheh jigjiga titleka sax muqqaalka magacaa swaxy ka dhugantahaybin aa kataanaasulnay qadiyada dhulkaas waa magaalo somaliyeed laabatayna kama baxayso ❤
@HowtoHow-qz5be
@HowtoHow-qz5be 9 ай бұрын
Jigjiga is Ethiopia vamos Ethiopia
@dailycontent3955
@dailycontent3955 9 ай бұрын
@@HowtoHow-qz5be adiga lee ha kuu ahaato dhulkaas waa dhul somalia ah
@hodanhapiofficial6627
@hodanhapiofficial6627 9 ай бұрын
Waaaaaw nice indr
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 9 ай бұрын
Jigjigo calankii itopia uusiiyeen hadaadam asminsanayn calankii kilinka maxas idindhigay
@Aamina970
@Aamina970 9 ай бұрын
Meesha somaalidii miyaaa lagala wareegay waa mxy wada itoobiyaanku ?
@faysanuur
@faysanuur 9 ай бұрын
Lknse jawigii xiisolayaasha maaha😂
@IlyaasAxmad-qi7bk
@IlyaasAxmad-qi7bk 9 ай бұрын
Waaw keep going
@indhataag4446
@indhataag4446 9 ай бұрын
walaal goormaan jigjiga iyo dhulkii soomaaligalbeed itoobiya siina
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 9 ай бұрын
Waxaan filaa wax weyn ayay goysaa 0:34
@nasirjamacjamac869
@nasirjamacjamac869 9 ай бұрын
Wacan
@amincaraalechannel
@amincaraalechannel 9 ай бұрын
Homeo ❤🎉😢
@shafinhogame6918
@shafinhogame6918 9 ай бұрын
Jigjiga waa dhul soomaliyed
@suhahussien7281
@suhahussien7281 9 ай бұрын
Way waan nala cusuryadeyay dee muuliid 😢
@user-wz7uh4sr1v
@user-wz7uh4sr1v 9 ай бұрын
MuuqaaL aad u fanyy ah ee xarabahiza wata 😂😂
@ahzaamelyrices648
@ahzaamelyrices648 9 ай бұрын
Waa lagaga horeeyey taas idirisle cabdi ayaa folog aas sameeyey qaysoow
@JimcaaleIbraahim-lc9ih
@JimcaaleIbraahim-lc9ih 9 ай бұрын
Apdisamad zxp vlog noogu soo duub goobta citynow😅
@abdirahmaanabdilahi
@abdirahmaanabdilahi 9 ай бұрын
Zxp waxaa soo duubtaa maqayada shaaha ninka 2018 igu dembaysay markaan jigjiga jamacada ka dhigan jirey
@xamdiyasin
@xamdiyasin 9 ай бұрын
Burca hadhay
@user-dg4kx6mm2e
@user-dg4kx6mm2e 9 ай бұрын
Zhp fatal nimada iska daa Jigjiga somalibaa le gobaha xabashida eed tageyso jooji mehradaha somalida radso oo tag
@SadakMoumen-tq6ii
@SadakMoumen-tq6ii 9 ай бұрын
Somali naceb herkas miyad ka garten jigjiga ,Ethiopia mxa ka wada jigjiga ,Somalia dheh
@nagaad5509
@nagaad5509 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nazeem-px6le
@nazeem-px6le 9 ай бұрын
Ma.a❤
@axmedcumar8907
@axmedcumar8907 9 ай бұрын
Raggi dhulka udhashay baa leh halkaan waa Ethiopia war dhulka innaguu Naga maqanayahaye calanka qarmuunka meesha nooga tir
@AbdiAbdi-cc6im
@AbdiAbdi-cc6im 9 ай бұрын
CANADA
@sacadaabdikarim7503
@sacadaabdikarim7503 9 ай бұрын
No so badiya hn😊
@AbdulahiAhmed-tk6jf
@AbdulahiAhmed-tk6jf 9 ай бұрын
Sadaqo mahin ee waa xoog
@saidabdulahiabshir9458
@saidabdulahiabshir9458 9 ай бұрын
Jig-jiga SOMAALI GAPBEED dheH
@shamsadinxasanclaahi8743
@shamsadinxasanclaahi8743 9 ай бұрын
Jigjiga itoobiya maaha waa somali galbeed dhalin yaro yaynan maankiina ka bixin
@Rajeev-o2j
@Rajeev-o2j 9 ай бұрын
Jigjiga somalia
@updilahimohamed5098
@updilahimohamed5098 9 ай бұрын
Haye wixiiba shaah bad ku dhamayseee😂
@AbdaleAwabdi
@AbdaleAwabdi 9 ай бұрын
Jogjigadayda
@Catoosh16
@Catoosh16 9 ай бұрын
Welcome. Godey gacalo
@mustekaafi4269
@mustekaafi4269 9 ай бұрын
Abti Jigjiga somalida dagan baaa leh waaaxay jigjiga Ethiopia. Meeshaad kasoojeedo Ethiopia hadaan raaciyo kwrn, joooji khladka saasaad soomali kusheeganysaaaa nio
@user-yi9qq9hw3o
@user-yi9qq9hw3o 9 ай бұрын
Waraa magaalda calanka xunka ah Iyo magaca qarmuun nooga dulqaad Rer hargaysa waa iniga kuwa noogu necab ee
@user-ds9zt2nb9o
@user-ds9zt2nb9o 9 ай бұрын
Nagtan cagdheerta dawad hooyda wase meesha itoobiya aya leh ishallha malin dhawo waa lawada lahaya ishallah xabshi aya 80 dagan mel walba joogta waa lga qaday ishallha oromo aya kaa qadaysa uf uf
@sHimaaLi_x1
@sHimaaLi_x1 9 ай бұрын
@@user-ds9zt2nb9ooromo iyo xabashiba waa lawasaa Adeer dhulkaan Somali ba leh taas ogow oo nooda luqada sinjga wase 😎🇸🇴
@mubarikzamriyeflp9293
@mubarikzamriyeflp9293 9 ай бұрын
First one ❤
@AmEin-Dimaria8
@AmEin-Dimaria8 9 ай бұрын
Lipx meshan is kaga tag 😢
@amiramoha2636
@amiramoha2636 9 ай бұрын
Shaaha gabadha uu jiraaba 😂😂
@AbdiqaniMoalim-nk8mw
@AbdiqaniMoalim-nk8mw 9 ай бұрын
Maxaa kawada jigjiga eithopia
@Ahmet_zhukri
@Ahmet_zhukri 9 ай бұрын
Mowlid zaam
@user-ps8xu2qz2h
@user-ps8xu2qz2h 9 ай бұрын
😂😂😂😂mawledow zxpkaa qays shaahi dhulkii kuda.diyay
@AroundUs-2024
@AroundUs-2024 9 ай бұрын
jigjiga ma ethiopia ,iska thumbnailka
@asmadeeq1245
@asmadeeq1245 9 ай бұрын
XYaysiin cajiiba😂😂
@muniirxasan8993
@muniirxasan8993 9 ай бұрын
war wax dhintay baa tihiin jigjiga dawlad degaanka ama somali galbeed maxaa idin diiday magacyadaa badan 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@carabinhojr7938
@carabinhojr7938 9 ай бұрын
1000 bir 1dollar miyaaa
@user-ps8xu2qz2h
@user-ps8xu2qz2h 9 ай бұрын
jigjig cdeY❤
@user-uf9lk7tr1e
@user-uf9lk7tr1e 9 ай бұрын
Alla qays bakhayl Sanaa ma sidan baad afar dumara ku donaysay 😂😅😅
@fatah684
@fatah684 9 ай бұрын
marka murayaduhuna ma street foodbaa wll😂
@Mahir52143
@Mahir52143 9 ай бұрын
Mf u should correct ur Title wdym by jigjiga Ethiopia
@sooyaalka326
@sooyaalka326 9 ай бұрын
gob ileyn umada dhan utaqaana
@sir__cmc
@sir__cmc 9 ай бұрын
Magaaladiiba Ethiopian baa la wareegay next year Oromiya ayay hoos tagaysaa hadaan la baraarugin
@khadranajah9042
@khadranajah9042 9 ай бұрын
Jigjiga jano ❤goorma kuso noqon 😢
@salibanabdullahi6151
@salibanabdullahi6151 9 ай бұрын
Asc qays qaysar bal sxb dire dawa Noo Soo duub WAA magaalo aad u qaaliya ah
@Nomad_travel_and_tour
@Nomad_travel_and_tour 9 ай бұрын
Waar title ka badal oo ka dhig jigjiga somali galbeed
@user-ld8wk6wh5e
@user-ld8wk6wh5e 9 ай бұрын
Waw❤❤❤❤❤❤
@nasirjamacjamac869
@nasirjamacjamac869 9 ай бұрын
Muqal
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 9 ай бұрын
kuwaan hayskajiro waakhatar suuqyada ayay guban
@JamilaDegmo
@JamilaDegmo 9 ай бұрын
Dhagac buur
@yaacquubmowliid
@yaacquubmowliid 9 ай бұрын
Nio youtuberadan Ethiopia uun ku soo Qoraya waa maxay Nio calanbay leedahaye
@mohamedilkacase8230
@mohamedilkacase8230 9 ай бұрын
❤❤❤
@Kordahb
@Kordahb 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maxamed9633
@maxamed9633 9 ай бұрын
Waraa wali maad joogtaan
@khaalidabdoulkader
@khaalidabdoulkader 9 ай бұрын
Waar mawliidoow waaxay calankan itoobiyaad meesha soo dhigtey calanka degaanka so dhig
@shucaybsiciidawaadem3866
@shucaybsiciidawaadem3866 9 ай бұрын
Jigjiga waa dhul somaliyed waryaa hakala goyn dadka somaliyed 😏🤚
SAFARKII NOOGU NAXDINTA BADNA
11:51
Mawled Zaam
Рет қаралды 13 М.
Waa Kuma wariyaha Saxda ah | who is the real journalist
13:51
Mawled Zaam
Рет қаралды 43 М.
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 33 МЛН
Parenting hacks and gadgets against mosquitoes 🦟👶
00:21
Let's GLOW!
Рет қаралды 11 МЛН
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 4 AAD
25:03
Xogmaal Media
Рет қаралды 6 М.
Maxaan kala so kulmay Ethopia🇪🇹
8:11
Mawled Zaam
Рет қаралды 13 М.
HEES KUNA GUULAYSO $50 | CHALLANGE
14:01
Mawled Zaam
Рет қаралды 48 М.
Socdaalkaygi Jigjiga | My Journey to Jigjiga
10:37
Mawled Zaam
Рет қаралды 16 М.
XASAN SHEEKH OOHIN AFKA FURTAY ITOOBIYA WAY NAGA ADKAATAY TOLAAY
11:17
falanqeeyaan deni iyo muuse
11:34
Brwko media
Рет қаралды 207
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 33 МЛН