maxa galabsatay oo uu sargalkan sida ugu galay Sawda?

  Рет қаралды 18,241

Burgabo Media

Burgabo Media

7 ай бұрын

Mid ka mid ah saraakiisha Booliska ee Deegaanka oo jidh-dil u geestay gabadh yar oo agoon ah.

Пікірлер: 94
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 6 ай бұрын
Justice ⚖️ must serve ninki waxa sameeyey waa in laso qabta absolutely 💯
@cabdifataax2587
@cabdifataax2587 7 ай бұрын
kibirkaa ayaan ku nacay askartaa xun
@farhanyusuf4878
@farhanyusuf4878 6 ай бұрын
Marka horaba wax ilaahey iyo nabiga diinta caayaya ayaa masuuul lagdhigi mawaxaas ayaa masuul la odhan karaa caruuurtii larabey inuu ilaaliyo leynaya
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 6 ай бұрын
Alle xafido wll Iskaga meesha dhulka soomaaliyeed waa wayn yahay Dhamaan dhulwaynaha soomaalyeed welcome baad tahay From Lawyacaddo ilaa Raaskoombooni. Dhulkani wuxuu jiraa Gumaysi.
@nasramohamed781
@nasramohamed781 6 ай бұрын
Allaha kuu Booga dhayo ninkaa dhibka gaystayna sharcigaa qabandoona insha allah
@Amalmaxamad-mu4rx
@Amalmaxamad-mu4rx 6 ай бұрын
War waxan duliga magaalada ka qabta
@maxamuudgurmad3752
@maxamuudgurmad3752 6 ай бұрын
Buur gaabo sxb waxaad shaqsi sharaf badan ayaad tahay aad baan kuu salaamayaa
@alibirjeb6321
@alibirjeb6321 6 ай бұрын
Waa wax yaab leh waligey gabar sidaan loodilayo ma’arkin
@axmadsoomaali4608
@axmadsoomaali4608 6 ай бұрын
Ismaaciil buurgaabo sthy runti waxaa tahy walaal qaali ah oo ulshadiisa ugu adeegaya si daacad ah alle haku lagrab galo
@luulsharaf6881
@luulsharaf6881 6 ай бұрын
Walaal Sowda Nacas Cadow ah iyo Naag Doqon oo Malaha Saqraamiin ah oo Aan Malaha Hooyo Dhalin ayaa ku Helay Waan ka Xumahay in Sidaas Lagu Dhibaateyo Mw Mustafe Ninkaas Dad Cunka ah iyo Naagahaba Waa Kywii Cabdi ileey uu Towbaray Ee Dadka dhibaateen jiray Ee Sharciga inta lo Herkeeno Gabadhaas Yar Ee Agoonta ah Cadaalad ha Hesho please wariye Ismacil buurgaabo Aad Ayaad u Mahadsantahay
@Muhammaddahir99
@Muhammaddahir99 6 ай бұрын
Shacabka Somaliyeed gumaysiga Ethiopia Alle haka saaro dulmi Ayaa lagu hayaa sida reer Falastiin 😔
@cabdimalikshafi3636
@cabdimalikshafi3636 6 ай бұрын
walaal aya gaa osguumaysta runshaantii
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 5 ай бұрын
❤❤ SALAAN SARE MR BUURGAABO
@samiiryussuf7216
@samiiryussuf7216 6 ай бұрын
Waryaare uaar guda gabadha ooo soo dila gaalkii ala tolbeelaye 😢😢ma habli somaliyeed ayaa saas loogaliyaa
@ismacilsaleban7845
@ismacilsaleban7845 6 ай бұрын
Inaanlihi wa ilaahi rajucuun
@HaliimoDayib-vy2ie
@HaliimoDayib-vy2ie 6 ай бұрын
Dadka alle ha kaqabto kuwa dulmiga gaysana ee shadhka dawlada wax kulaynaya
@MustafaY-dm3cg
@MustafaY-dm3cg 6 ай бұрын
Ninkan dadku hayska celiyaan, sharciga ayuu gacanta ku qaatay, dadka qaar uu laayay iyo qaar uu jidh dilay ayuu ka dhigay. Waa gardaro garab og, maamulkuna raali ayuu kaga yahay
@dauddahir4170
@dauddahir4170 6 ай бұрын
Allah kucaafiyo wll
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 6 ай бұрын
Waligay ma arag ninkaasi waa caddow walkaahi waa dadku eabaystay Males zenawi iyo xabashi iyo caddowga ummadda soomaalida. Waa ninkaasi waa dil. Soomaaliyi iyadaa isu xoog wayn.
@RahmaAli-wl1zu
@RahmaAli-wl1zu 6 ай бұрын
Nikaa Allaha ka qabto umada inanta Yar iyo nimnaka kalna Allaha u boogo dhhayo wll buurgaabo ha ka daalin in shabka codkoda ku hadasho
@adarsheikh-ali9290
@adarsheikh-ali9290 6 ай бұрын
Allahu akbar aad ayaan uga xumahay dhibta gabadha yar gaartay Allah ha u fudu deeyo itobiyankiina mana dilayayaan somalidiina mana dilaysaa allah daali miinta umada hakaga qabto qof xumi tol kuuma aha
@ahmedyasin8544
@ahmedyasin8544 6 ай бұрын
Waa mooryaantii tigreedu tabobartay. Inuu shaqeeyaba ma ahayn.
@zahradahir2811
@zahradahir2811 6 ай бұрын
Subxaanallah kan hadi laqaban allah ayaa umaad ha ka qabto
@yaqubaden8848
@yaqubaden8848 6 ай бұрын
Good
@hasanmuse4007
@hasanmuse4007 6 ай бұрын
Gabadha kiskeeda ino update gare Niinki in la xirey ❤
@Dhir.iyo.deef.
@Dhir.iyo.deef. 6 ай бұрын
Ilaliaah waa inaalilaah raajucuun
@saxaneyare6701
@saxaneyare6701 6 ай бұрын
Caku ciil badana raga qaar cawaansana oo caqli xuma waxano kle lama eegan kare gaalki gavadhan sida ku sameeyay wa in isago nool la aasa nolosha haku cadaabme
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 6 ай бұрын
MAXAA KHALDAN MUSTAFE CAGJAR NIN WAXAA OGOLA MAAHEE, EYGANI MA INA'ADEERKIISAA OO SHAADHKIISA DADKA KU DILAYA
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 6 ай бұрын
Agah oo wali ma sidii hore ayay dadka u garaacaan waa in gabadhas xaqeeda lasiiyo waa wax laga xumaado.
@user-rh3fu8qp9c
@user-rh3fu8qp9c 6 ай бұрын
waa nasiib xumo dhan mar ahday askartas shacabka saas ugalayan😢
@muxiyodiinyuusufbarremacha4078
@muxiyodiinyuusufbarremacha4078 6 ай бұрын
Ethiopian wa Israel oo kale ma darensanid reer ogadeeniya
@gulledabdi6571
@gulledabdi6571 6 ай бұрын
Gabadh xabashi ah saas kuma samayn karaaan
@user-ei7mf3ry9e
@user-ei7mf3ry9e 6 ай бұрын
Axxxx
@UJMASTER
@UJMASTER 6 ай бұрын
Bismilah ninka maxaa ka qaldan askariga ah
@bashkadkms7450
@bashkadkms7450 6 ай бұрын
Kan xawayanka dawladu ha ka qabato dadka iyo gabdhaha uu dilayo 😢😢😢😢😢😢
@anabfarah1178
@anabfarah1178 6 ай бұрын
Kaasokale luuqa intay dhalin yaro ugasho baa latumaa sorry
@blackisbeauty4127
@blackisbeauty4127 6 ай бұрын
Waligaa ciil dartii mow aamustey?😢😢😢 Waxaan ku taamo oo aan hiigsanaayo ayaa jira. Maray noqotaba walee waan aar koosan doonaa😢 All in due time inshallah
@khadrasiciid4044
@khadrasiciid4044 6 ай бұрын
Ninkaa iyo wixii la mida waa in la laayaa Diin iyo dhaqan midna ma haysto
@waayeelcumar5546
@waayeelcumar5546 6 ай бұрын
Waa maxay dhaqankani mustafena ma wixii la eedi jiray buu soo wadaa.
@cabdixasan9883
@cabdixasan9883 6 ай бұрын
Meel walbo ow ay somali ku nooshahey dhibaatadan aya ka jirto. Wa dad an aqoon waxa dowlada la yiraa, wa dad xoolo dhaqato ah oo duurka ku nool sidii xayawaanka.
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 6 ай бұрын
Niin doqonka ah jijiga wan jogaaye illahay janiis Haa igu tuso ilkaaha unbaan kaa dadiin doona
@cabdilaahi2378
@cabdilaahi2378 6 ай бұрын
Assalamu Aleykum
@samirr546
@samirr546 6 ай бұрын
Ma itoobiyaan buu ahaa qofku
@Kisraarr
@Kisraarr 6 ай бұрын
Geesi gaabo
@rummohamud9406
@rummohamud9406 6 ай бұрын
waiaaio ninka dilaya inanta ma soomaalibaa 😭😭😭😭
@samirasahra1747
@samirasahra1747 6 ай бұрын
iLaahay.Ha.Ku.Caafiyo.WaLaaL
@kawsarmuxumed7814
@kawsarmuxumed7814 6 ай бұрын
Waxay kagadareen janaraalad lasheegayo dugnimada aykukeceen
@muxiyodiinyuusufbarremacha4078
@muxiyodiinyuusufbarremacha4078 6 ай бұрын
Gumaysiga 🇪🇹 iman gadha yaa jira Ethiopian ogaadeen way baeen
@khadracali4640
@khadracali4640 6 ай бұрын
Cajarna muu bilaabay sawtii la odhan jiray ina ilay ayaa dadka dili jiri
@MS-vz4ep
@MS-vz4ep 6 ай бұрын
War maashu meeba meel dhimataye waamaxay? Justice should be served for this poor lady. You can’t just beat up people and think you’re above the law. We need justice now!!
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i 6 ай бұрын
Oo Ina Ileey maxaay wax oga sheegayeen kuwan sida Gumeystaha u dhaqmaya ee aad moodo Durwaa xarag laga furay?!!!!!!! War waxan cawaanta ah ee Geela laga keenay Maatada ha laga qabto. From Gedo
@Dhir.iyo.deef.
@Dhir.iyo.deef. 6 ай бұрын
Ugaadeen waa cadow
@user-bj7in2sl1q
@user-bj7in2sl1q 6 ай бұрын
Waar waxaas dadka ha laga qabto balayo ha ku dhacdee
@user-vy1fl8gs4t
@user-vy1fl8gs4t 6 ай бұрын
Ilah ha cafiyo inta dhibta gartay asagana cabdi ILAY oo kale unba u danbayn
@bilanmoha1216
@bilanmoha1216 6 ай бұрын
Wa eey eey dale ninka
@cabdilaahimaxamuud122
@cabdilaahimaxamuud122 6 ай бұрын
macalin dhoodaan baa yidhi ey duur-gala timo duflihi wey ka go'ayaan dabeecadu se kama guurto iyo goon jabkuu qabay ciidanku waa uun kuwii aan ogayn🙉
@rahmaadan5396
@rahmaadan5396 6 ай бұрын
I am sorry edo 😔
@ysooyaalka6172
@ysooyaalka6172 6 ай бұрын
Ina Cagjar ma Cabdi Iley ayuu xumaanta kula.tartamayaa? Waar reerku wax is dhaama ma leh miyaa??
@wiseman2748
@wiseman2748 6 ай бұрын
Waa Jaahil askari laga dhigay bal maxey dhaamaan gumeysiga Amxaarada
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 6 ай бұрын
Ogaadeen Khamri cabbay ayaa ugu daran oo dirays dawladna kuu helay.....!!!!
@shuremabas6557
@shuremabas6557 6 ай бұрын
Ninka hala soqabto sharciga hala horgeya
@ijaaboosoble1320
@ijaaboosoble1320 6 ай бұрын
Meshii cabdi ileey udanbeeysay aa udanbeeyn doonta uf caku wax amxaaro wax lacunay
@AyaanMohamed-ex5lc
@AyaanMohamed-ex5lc 6 ай бұрын
Ethiopia iyo xaalkeeda joogista itopiya Jehanaba dhaanta
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 6 ай бұрын
Subxaanallaah agoon ⁉️inaa lillaahi wa inaa ellayhi raajacuun subxaanallaah 😭😭‼️ calaamo aan kaa hadhin Allaah ha saaro naarta jahanamo hooy Allaah ha ku rido ❓‼️ Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 🤲😭😭 subxaanallaah
@hanadabdi6147
@hanadabdi6147 6 ай бұрын
Malintey ahato,walaqaban donaa
@user-cl2eq1cp5t
@user-cl2eq1cp5t 6 ай бұрын
Askar hadayihiin waxayba moodayaan inuuna Sharci qabanayn
@AbdikaNi2
@AbdikaNi2 6 ай бұрын
kan ookale waa in latoogto oo aan loo arxamin masuuliyada eey shaqaalaha dowlada sida askarta eey ugeystaan dad aan waxba galabsan aakhiro madaxweynaha ayaa la suaalayaa hadii uusan ku noocan ookale ah talaabo kaaadin
@cabdilaahi2378
@cabdilaahi2378 6 ай бұрын
Runtii soomaalida waxa ka dhamaadey qiimihii , duntii, raganimadii iyo qiiradii. Waar ninkan gabadha sidaas u diley siduu xil u hayn karaa oo dadka u dhex joogaa??? Waa sabsbta dhiigu u qubanayo oo la isu dilayo....
@abdirahmankeynaan
@abdirahmankeynaan 6 ай бұрын
Doqon hadii xil loodhiibo aduu kaaga bilaabaa.
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 6 ай бұрын
Gogaadeen jilicsanaa waar ninka dila
@yassirsonna5374
@yassirsonna5374 6 ай бұрын
walaal meel aan kala xiriiro halaysheego aniga daawo u diraaya
@Kaafi1mk
@Kaafi1mk 6 ай бұрын
Labada oday waan garanayaa lkin numberadoo ma hayo inaan raadiyo mooyeee
@Kaafi1mk
@Kaafi1mk 6 ай бұрын
Midka cumar baan ilmadeer nahay
@RahmaAli-wl1zu
@RahmaAli-wl1zu 6 ай бұрын
Wll arinka talaabo ma laga qaaday o ninki sharciga ma LA hor keenay
@Kaafi1mk
@Kaafi1mk 6 ай бұрын
​@@RahmaAli-wl1zu waa lalahaaa
@AhmedMohamed-ql2pk
@AhmedMohamed-ql2pk 6 ай бұрын
War ninka dadka sidaas u garaacaya yuu yahay waa reerkee hadaad igu dhaantaan? Mise waa Amxaar
@MH__1__MH
@MH__1__MH 6 ай бұрын
Reer maaha wa shakhasi magacisa wa lagu shegey.
@HRU2100
@HRU2100 6 ай бұрын
Iska qabta waa cadow ninkaasi aan dhiig islaam iyo somainibo midna ku jirine.
@cabdimalikshafi3636
@cabdimalikshafi3636 6 ай бұрын
mustafaw maan ta aday ku joog taa hadaa dan wax kaqaban taariik daa kuxusi sharaf iyo gobonimo ayaan kuu haynaa xuquuqda bini aadamka ayaad ayaad ilaalinteeda kugu taageeraa
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 6 ай бұрын
Anigu waxaan ahay gabar majeerteen ah Ninka gabadha sidaa u galey ugaadeen ma aha amba waa isaaq amba waa itobiyan waayo wuu u jiirnixilahaa shekiwen ban qabaa
@SaadoMaxamud-nw9vs
@SaadoMaxamud-nw9vs 6 ай бұрын
Hhh xanuun isaaq LA yidhaa ba ku helay ogdeenku kii Baca ku dhalaalin jiray Manu ahaay dumarka ee jelaasha u samaaystay
@sayid6649
@sayid6649 6 ай бұрын
Wall inantu ma majeerteen baa , anigu nin dhulbahante ah baan ahay jigjiga na waan joogay
@adarsheikh-ali9290
@adarsheikh-ali9290 6 ай бұрын
Waxaan maqli jiray xasad sanaa ma axmarbaa hada cadowsanaa ma somalibaa ayay taagan tahay
@maxamedamin-jp2je
@maxamedamin-jp2je 6 ай бұрын
Nacalaa awoowgiin kuyaal iyo garacdii idin dhashay wada dhilaygii dhilaygu dhalay war wuxu maxa waye 😢😢😢😢😢
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 6 ай бұрын
Waa in qoryo laqaataa oo layska celiyo oo shacabku waa in ay kacaan oo ugaarsadaan saraakiishaas waa in doofaartaan
@hirsi8905
@hirsi8905 6 ай бұрын
Reer baadiye aan diin iyo sharci toona aqoon oo xil loo dhiibay dadka uu dilayo ma geelii uu la joogi jiray buu u haystaa
@Codllibaax
@Codllibaax 6 ай бұрын
Nin yahow baastaradaa shacabka saa u gallaya yaa wax u dhiibay.. kuwaa waa in la ciqaab la mariyo 😡😡😡😡
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 6 ай бұрын
War Somaliaga waalaguwad halaaye Ninka sidaa u arxankadaran nin somaaliyeed ma aha ee dadka iskahubsada poliska ad kadhigneysan
@mohamudgesey7995
@mohamudgesey7995 6 ай бұрын
Ka soo gura xamar soo dega
@Kaafi1mk
@Kaafi1mk 6 ай бұрын
Xamar aaa Meeshana noo dhaanta Markay amisom guuuraan noo yeedh
@Hawenay
@Hawenay 6 ай бұрын
Tolkeyow hablaha saad u gashan waa naadir dhulka somalida waa iska caadi jjga in la caayo la dilo hablo iyo hooyin waan kaso yabay mar gaadhay
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 6 ай бұрын
dhulka somalida Wa mesha kaliya EE dumarka lagu sharfo EE Fara's Iyo geel laga bixiyo dhulka somalida aad sheegayso so meesha inta la kufsado la jarjaro so ma aha EE digsi lagu rido so mesha siilka xabad lagaga dhigto ma aha Dhacadadi U danbaysay so ma aheen Gabadhi 58 toori lagu dhuftay EE dhimatay ma aha Maxa been is kugu sheegtan
@Hawenay
@Hawenay 6 ай бұрын
@@rock_diamond9475 farasna huno maanu arage askari gabadh iyo hooyo caayay oo I fakanaya uun baan arkay runtaa saasa
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 7 ай бұрын
Duf ku baxa waxaas baa masuul laga dhigayaa 😠😠😠👎👎👎
ЗАНИ ТОҶИК 24-Фарзанд тавалуд кард.
21:32
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 13 МЛН
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 7 МЛН
3 wheeler new bike fitting
00:19
Ruhul Shorts
Рет қаралды 52 МЛН
qisada xanuunka badan ee dhaawicii  dhaymada iyo jalkaba loo diiday!
10:39
Casharkii ugu horeeyay ee duulimaadka oo uu i siiyay pilot Jeex.
36:05
*Wareysi | Wariye Buurgaabo | Qaybta 1aad
14:46
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 6 М.
Dadkuu Sida bahalka u cunay Abdi Dhimbil oo hadlay.
21:22
ERAR TV
Рет қаралды 31 М.