No video

MAXA KA OHINSIYAY ? MUNIIRO

  Рет қаралды 75,699

MY RAJO

MY RAJO

2 жыл бұрын

Пікірлер: 290
@fartunhappy2110
@fartunhappy2110 2 жыл бұрын
Mesha i jogtit aniga oga iyo ilah mami allah ika dhafo intas iyo in kabadan igu ley dahay
@alnasiixa5057
@alnasiixa5057 2 жыл бұрын
Mashaa Allaaah abaayo
@sucaadahmed4775
@sucaadahmed4775 2 жыл бұрын
Asc fartun waxaan raba karamaga wajiiga
@nuramumin3901
@nuramumin3901 2 жыл бұрын
Muqdisho lamakeena miyaaa
@fatoumahassan1993
@fatoumahassan1993 2 жыл бұрын
Fatun abyo djibouti ma u so dhibi karata
@asmaqaalichannl251
@asmaqaalichannl251 2 жыл бұрын
happy family
@hibao9569
@hibao9569 2 жыл бұрын
Qofka uurkaleh waa sensative waaye waa marka kale emotional 😭 control karin abayo ciil iyo murugo iska ilaali
@umusuunaa
@umusuunaa 2 жыл бұрын
Maasha Allah Walaashaa Allow Kuu Dhaaf Qofkii Aan Wall Heysan Ayaa Dareemi karo Wallka Qiimihiisa Love you Tuuney Muniira Allow idin Xafid Asxaabey i soo booqda si aan u ilaalsano familadeena hadaad i aragto muhiim ayaa ii tahy adiga waxaan soo gudbiyaa qisooyinka familka iyo maseyrka ubadan hadaad qiso ii heyso ila soo xiriir
@falisabdullahi8547
@falisabdullahi8547 2 жыл бұрын
Masha allah Abaayo muniiro ilaaheey ha idin barakeyo allahuma aamiin 🤲❤❤❤💯
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 2 жыл бұрын
Masha Allaah Amiin Yaaaa Allaah 🥰 ♥
@faizoxusien1755
@faizoxusien1755 2 жыл бұрын
Masha allah abayo mcn aamiin yarabi ❤❤❤
@sahrajama1586
@sahrajama1586 2 жыл бұрын
Man sha allaah abaayo muniiro ilaahay ha idin xifdiyo amin Wan ku jeclahay abaayo
@iskufilandumar1434
@iskufilandumar1434 2 жыл бұрын
Mashallah abayo muniiro ilahey haku dhafo walaalahag aniga gabdha ilma dhalan waxan damrey qalbi xanuun wlhi waa kula ooy allah kuu xafido caafimada kuu siiyo insha'Allah quruxey ♥️🥰
@shaakiraali1984
@shaakiraali1984 2 жыл бұрын
Maasha allaah cad iyo blue ma calanka somalia jamatay naciimo. Allaah ha kuu barakeeyo
@aminoabdi5277
@aminoabdi5277 2 жыл бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin yaarabi wllo
@ifraaxgalbed9793
@ifraaxgalbed9793 2 жыл бұрын
Aamiin yaa rabbi masha allah Abayo
@nuurtomaxamuud9084
@nuurtomaxamuud9084 2 жыл бұрын
Mashalllh Allah idin xafido wllaheey muniira iyo fartuun cadeey ❤❤❤🤗🤗✋
@sahraibrahim702
@sahraibrahim702 2 жыл бұрын
Amiin yaa rabbi, abyo happy alle hauga dhigo ganacsigeeda mid baraaro 🤲🤲🙏🤲🙏
@shugrimohammed9499
@shugrimohammed9499 2 жыл бұрын
Masha Allah fartun Ilaahey ha barakeeyo amina yarabi abayo
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 2 жыл бұрын
Manshallah 😍 muniro ilahay nuurka ha u saaro badecadeda inshallah 🤲🥰🙏👍
@kamalali79
@kamalali79 2 жыл бұрын
Asc walaasheey munira waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku xafido Amin Amin Amin ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin keep going my sister shaqo wacan ayaad heysaa guulayso waligaa mahadsanid markale walaasheey munira
@barwaqali9126
@barwaqali9126 2 жыл бұрын
Ameen ameen ameen ya rabbi ya Allah
@faadumoshiino506
@faadumoshiino506 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rabi
@ashaweheliye1319
@ashaweheliye1319 2 жыл бұрын
Aamiin insha Allah
@aminaahmedmohammed1056
@aminaahmedmohammed1056 2 жыл бұрын
ASC waan ku salaamey xabiibtii wax badan aan kula jogaa waa markii ugu horeysey aan ku so qoro mashaa Allaah Tawaarikallaah walaashaa Alaah ha ku xafido walaaltinimada waa qaali waan ku dareemaa Alaah ha idin dhoro weligiina is jeclaada Alaah ha idin xafido idinka iyo ilmahiina Aamiin🤲💙💜😍👏
@munabardaale4313
@munabardaale4313 2 жыл бұрын
Masha allah abayo ilahey ha idin xifdiyo
@user-vu7zl3ts5v
@user-vu7zl3ts5v 2 жыл бұрын
ماشاءالله عليكم الله يخليكم ويحفظكم ليبعض الله يبارك فيها
@shugrimohammed9499
@shugrimohammed9499 2 жыл бұрын
Masha Allah horma wacan abayo
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 2 жыл бұрын
ASC abaayo muniiro calosha ihurisay waan kulaqiroday hooyo nadifo ilahey ha no daa yo cafi maat iyo cimridher insha allaa alaa huma amiin sharafey 🥰🥰🥰❤️❤️❤️
@amaanhassan7652
@amaanhassan7652 2 жыл бұрын
Mash Allah walaal la,aan Allah nagama dhigo fartuna Allaha u baraariyo ganacsigeeda insha Allah
@faizahassan3824
@faizahassan3824 2 жыл бұрын
Maashaa’allah Alle kaama qaado walaashaa anagana Allaha noo daayo intii wll la dhashay Aamiin yaa Allah
@maryamcumar8596
@maryamcumar8596 2 жыл бұрын
Masha allh allha hanii xafido abaayo mcnto 🥰🥰🥰🥰
@nimcoadanisaag4963
@nimcoadanisaag4963 2 жыл бұрын
Masha allaah may Rajo maskiin waan kuu fahmikara xaaladaada
@fartunhusen8020
@fartunhusen8020 2 жыл бұрын
Masha allah abaayo allah haidin xifdiyo
@talisomohamud3628
@talisomohamud3628 2 жыл бұрын
Msha Allah allaha haku xafido abaayo
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 2 жыл бұрын
Mash allah alle ha xafido fartuun iyo adiga ba dhamantiin alle ha idin xifdiyo allaahumaa amiiin 🤲🤲🤲💕💕❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@iqroshiikh2231
@iqroshiikh2231 2 жыл бұрын
Mashaalah abayo alaha kuu xafido
@caashoaxmad5198
@caashoaxmad5198 2 жыл бұрын
masha allh ilahey aniskin barakeyo abayo allh aku cafiyo inta Muslim ehne oxanunsan ne allh acafiyo
@drsikraanalawi4894
@drsikraanalawi4894 2 жыл бұрын
Masha allah abyo mcn ilahe haku xafido ♥️♥️♥️🥰🥰🥰🥰
@halawiyatsoomali302
@halawiyatsoomali302 2 жыл бұрын
Amiiin yaa rabi
@naciimacabdirashidibraahim4035
@naciimacabdirashidibraahim4035 2 жыл бұрын
Mnshallh alle hakudaayo walasha alle haidin barakeeyo maalkina iyo upadkina adi iyo fartuun❤❤❤❤
@queenofsomaliacooking2876
@queenofsomaliacooking2876 2 жыл бұрын
Masha Allah walhi abayo muniiro waxa iso xasuusisay walalahey somali joogan aniga qurbo aya ku koray sasta ay tahay maalin un wan utegi donay illahey ha ino xafido walalahena an jecelnahay iyo walidkena amin yaarbi ❤️❤️❤️❤️
@maryanhassan903
@maryanhassan903 2 жыл бұрын
Maasha allah🥰🥰🥰🥰 Hooyo mcn amiin amiin🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@fadimaumar3774
@fadimaumar3774 2 жыл бұрын
Mashaallah hoda iyo wallaha cumri dheer iyo caafimad ha kusiyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ifraaxgalbed9793
@ifraaxgalbed9793 2 жыл бұрын
Aamiin Abayo Hooyo Alle haku xiftiyo
@naimohassan2976
@naimohassan2976 2 жыл бұрын
Maha allah abayo allaha idin xafifo
@adnanabdukadir2714
@adnanabdukadir2714 2 жыл бұрын
Maasha allaah wlshy alle haku xafido waxaa tahay wll qiimo badan
@Anjali-ps5qq
@Anjali-ps5qq 2 жыл бұрын
Mash Allh abyo farxada ku quruxbadantahy Allh ku siyaadiyo
@farhiaelmi2855
@farhiaelmi2855 2 жыл бұрын
maashaa allaah abaayo gabartey muniiro dar alle ayaan kuu jeclahay halmalin kaama xiiso dhaco waqtiga igu yar maahee marwalba waa arki lahed comentigeyga abaayo illaahey janooyinkisa ha idiinku casuumo dhamaantin sidaa ujeceshahay wllaha hooyo mcn iyo qoyskada alle hakuu jeclado duca qabtaa illaahey aduunyo iyo aaqiraba haku kaalmeyo astur abshir fartuun cadeey iyo qoyskedana waxan urajeyna caafimad cimridher barwaqo awlad badan oo baariya inuu alle siiyo fartun waa wax garad aqliga allaha ubarakeyo wallhi marka ilmeysay aniga xataa ilma isoo dhaartay guileyso muniiro wllshey inshaa allaah
@hindaofficialchanel8893
@hindaofficialchanel8893 2 жыл бұрын
Aamiin Aamiin yaa rabii 🤲🤲🤲🤲
@fadumodahir1429
@fadumodahir1429 2 жыл бұрын
Masha allah abaayo muniira qurux waaye💋💋💋
@faaisocabdlaahixasan7851
@faaisocabdlaahixasan7851 2 жыл бұрын
Masaha allaha abaayo ainm
@aishaoud9768
@aishaoud9768 2 жыл бұрын
Mashallh walaashay tuneey wey kujeceshahay allh hakuu xafido adna. Walaashaa hadiyad usii dhiib babyga yar ee cuweymirna hadayadii. Sanadguurada wuukaasugooyaa munira
@fadumohassan3839
@fadumohassan3839 2 жыл бұрын
Asc sister I you would like to know about the cream and how much. Please let me know Thank you Fadumo.
@fadhumoali4298
@fadhumoali4298 2 жыл бұрын
Masha Allah 💖💖💝 my sister 💝💖
@leylomohamed205
@leylomohamed205 2 жыл бұрын
Masha Allah abyo muniro 💋💋💋💋💋wlh wnkula qiiroday rabiyow Ku xafid abayada macaney fartun iyo dhamaan family gada aaamin aamin aaamin yaa rabi 🤲🤲🤲🤲 Abyo fartun happy Adine siilaba jibaar i.a 🌹💖💖💖
@nimcoosman4838
@nimcoosman4838 2 жыл бұрын
masha alah abayo munira
@nalkaxusen8089
@nalkaxusen8089 2 жыл бұрын
Asc Abaayo masha Allah
@shankaroonfarah9535
@shankaroonfarah9535 2 жыл бұрын
Masha Allah abayo inolow weligaa
@fartaxaaji
@fartaxaaji 2 жыл бұрын
masha allah allah ha isku kin daayo walaalo wada jira rabi idinka yel xbbty
@rayanbinuobeid
@rayanbinuobeid 2 жыл бұрын
Masha Allah muniira cadeey
@kariimaahmed3560
@kariimaahmed3560 2 жыл бұрын
Masha Alllaaaaah abaay Muniiro Walac Miyaaa Tahay Alle hakuu Cafido Adiga abaayo Fartuun m.a family Abshir Osmaaan🙏🙏
@jamiloabdirahman116
@jamiloabdirahman116 2 жыл бұрын
🌹🌹❤❤👍masha allah wll isjacel❤🌹🌹❣
@yasmincookingchannel8789
@yasmincookingchannel8789 2 жыл бұрын
MsahAllah says 🌹🌹
@barlinhassanabulqader6534
@barlinhassanabulqader6534 2 жыл бұрын
Aamiin yaa rabii
@halimaanshur3788
@halimaanshur3788 2 жыл бұрын
Allaaah ku xafido walalahaga my sister 🥰🥰🥰🥰
@yusramahamed3780
@yusramahamed3780 2 жыл бұрын
masha allh allh idiin barakeeyo walaalo isjecel
@safiyonuurmaxamed274
@safiyonuurmaxamed274 2 жыл бұрын
Amiin fartuun waa gawar qaali ah adiga iyo ayada adiga ku horbartay m.a allaha idin xifdiyo dhaman tiina
@khadroyusuf5483
@khadroyusuf5483 2 жыл бұрын
Masha alaah abaayo ilahy kuudaayo fartuun . Abaayoy snaapkagaga iisooqor wadankan kulajooga
@hidaya9227
@hidaya9227 2 жыл бұрын
Amiin abaayo
@aminoosman7034
@aminoosman7034 2 жыл бұрын
Masha alah abayo ilahey haku desto wlashaa
@Sagalroob
@Sagalroob 2 жыл бұрын
Mansha allaaah Illlaaahay ha iskukindayo walahay wad iga ohisey aniga walaladey iyo hooyo mcn abo mcn ilaaahay ha inxaftiyo iga fog yahin ad ban ujeclahay ❤️❤️❤️
@deqalula9707
@deqalula9707 2 жыл бұрын
Wlaal is dhawrta mnsha Allah🥰🥰
@DeeqoLuulofficial
@DeeqoLuulofficial 2 жыл бұрын
Masha allah abayo xabbiti ❤️❤️❤️❤️❤️
@daganindhadeeq1307
@daganindhadeeq1307 2 жыл бұрын
Wlhi ugu dambeyn muniiro wee iga oohisay 😭😭walal la antis wehel la aan waye ilaahow walaal la aan hana dhigin
@amiiraahmed4513
@amiiraahmed4513 2 жыл бұрын
Masha Allah bisada qurux Illahey kubarakeyo
@qaaliquen3324
@qaaliquen3324 2 жыл бұрын
Mansha allaaah ❤❤❤my zizter
@fardowsaabdulle9001
@fardowsaabdulle9001 2 жыл бұрын
Mandha Allaah💖💖💖💖💙💙💙💚
@deeqocabdullahi7440
@deeqocabdullahi7440 2 жыл бұрын
Asc abayo muniiro ani wajigeyga saliido leeyahay marka wax uroon iso sheeg Abayo tuuney ganacsigaada allaha ku barakeeyo ehelkaadana allaha ku barakeeyo abayo amiin yaarabi
@fadumoibrahim3803
@fadumoibrahim3803 2 жыл бұрын
Amiina yarbi abaayo
@amalciise7215
@amalciise7215 2 жыл бұрын
M.a Allah Alle hakuxafido Xabibti
@shukrimumtaz8732
@shukrimumtaz8732 2 жыл бұрын
Masha Allah quruxey
@Hana-yo5bl
@Hana-yo5bl 2 жыл бұрын
Asc masha aalh ilah ha adin barakeeyo kremada sweden so garsiiya
@saidomohamud548
@saidomohamud548 2 жыл бұрын
masha allaah ilaahay ha iskukiindaayo wllo
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 2 жыл бұрын
Wcs abayo munira masha allha tabarikllha 😭😭allha hano deysto walahena aamiin aamiin Yaa rabi 🤲🤲🤲🤲🌹🌹❤❤❤❤❤❤❤
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 2 жыл бұрын
Maasha allaha 😍😍😍👍🤲🤲
@nimcocismancabdulahi7789
@nimcocismancabdulahi7789 2 жыл бұрын
Mash allh allh idin xifdiyo dhaman muniro may lov fartun waa gawar an jecelahy allh dhafo
@monaahmed5700
@monaahmed5700 2 жыл бұрын
Mansha allaah tabaraka llaah xbbti alle haku daayo walashaa
@sacdiyanur9243
@sacdiyanur9243 2 жыл бұрын
Masha alaah xafidulaah abaayo wall tinimada waa qali sharaf iyo cisi ku wara abaayo
@hamadsheikhdaahirsheekhcum6488
@hamadsheikhdaahirsheekhcum6488 2 жыл бұрын
Wllo wada ig ilamses manta ilaah haku xifedeyo, ang waan sugay inaan yesheto wllo is jecel
@adontialle735
@adontialle735 2 жыл бұрын
ASC abaayo muniiro. Alaabta fartun happy South Africa. Malaga helaa
@anabali3616
@anabali3616 2 жыл бұрын
Masha Allah abaayo macaan ilahey ha idiin xafido hana idiin barakeyo 😍😍😍😍❤️❤️❤️❤️
@sadiyowarsame3837
@sadiyowarsame3837 2 жыл бұрын
Masha Allah ilaahey ha ubarakeeyo .
@myhamichannel
@myhamichannel 2 жыл бұрын
masha allah abayo munira waxa tahy abayo qaaliya wax walbana waa uqalanta illahey haku barakeyo🥰😍💯❤
@nahyaansomalichannel2212
@nahyaansomalichannel2212 2 жыл бұрын
Allah idin xafido abayoyal
@nasraabdulkadir2581
@nasraabdulkadir2581 2 жыл бұрын
Rabi ha isku kiin xafido masha allah tabarakallah walalnimo wx ka fiican malahn ani kaligeya ahy hoyadey kaligay idhashay 🥺somalina wxay dhahda walal inu macyahy ninki madi ba oga ladhaha inta walal heysato ilahy ha u daayo walal qaali waye ilashada ❤️🥰🥺
@zuheyramao1548
@zuheyramao1548 2 жыл бұрын
Asc xabibti maasha alaah tabaraka laah ilaahey ha ku barakeyo qisoyinkaaga aad iyo aad23 ayuu ii cajabiyay
@ilhaanaden9389
@ilhaanaden9389 2 жыл бұрын
Masha allaha walal is jacel alle ha idin xafido🥰🥰
@mariaofficialchannel3599
@mariaofficialchannel3599 2 жыл бұрын
Mashalaha . Walal la aan alaha nama dhigo
@jamilamaxamed937
@jamilamaxamed937 2 жыл бұрын
M.a abayo farxadada ayaa ino farxad ah marka oysay waa kula oyay dabecadaha qaar waa iska leynahay waliga farxad igu nolow adiga iyo walasheyn fartuun happy
@hodanyusuf9900
@hodanyusuf9900 2 жыл бұрын
masha alaah ilahayi wixi walaloh hayisudayo amiin amiin abayo
@najaxmohmed3839
@najaxmohmed3839 2 жыл бұрын
Masha Allah xabibti Uganda ayaan joga sideen uhelayaa
@ifraxmuuse8738
@ifraxmuuse8738 2 жыл бұрын
Amiin habo nagadaa oyinta wayo aniga hoyadey labadatahay wllhi wana caloljil canahay wanakula oy nayaa illahey hano barakeeyo hano Fartuun happy iyadana
@farhiyayu7279
@farhiyayu7279 2 жыл бұрын
MashaAllah ❤
@sainabhamari3781
@sainabhamari3781 2 жыл бұрын
Masha Allah 👏❤🧕💯
JIKADA SAN KA DHIGAY #my_rajo
21:56
MY RAJO
Рет қаралды 35 М.
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 14 МЛН
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 15 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 15 МЛН
Wijigaga Daryel #my_rajo
10:01
MY RAJO
Рет қаралды 33 М.
(Adno) Iyo (Amiir) Maxa Kala Qabsaday?
20:06
MY RAJO
Рет қаралды 52 М.
ALXAMDULLIHA MANTA AYA KASO BAXAY ISBITALKA #my_rajo
12:38
MY RAJO
Рет қаралды 114 М.
QALINKA MAXA KENAY ?  #my_rajo
17:28
MY RAJO
Рет қаралды 135 М.
Alabta Umusha Lesku Dhaqo #my_rajo
10:40
MY RAJO
Рет қаралды 26 М.
ISKU DIYARINTA SAFARKEYGA 🥲 #my_rajo
14:20
MY RAJO
Рет қаралды 25 М.
SAFARKEENA MOGADISHO ✈️2024🇸🇴
13:03
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 27 М.
MUNIRO OO MANTA AFKA FURATAY #my_rajo
10:57
MY RAJO
Рет қаралды 35 М.
#Fartun_happy MAXA NAGA DHAXEYO BY #RAJO_FAMILY
14:52
MY RAJO
Рет қаралды 76 М.
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 14 МЛН