MAXAA DAAWO U AH IIMAANKA DACIIFAY ᴴᴰ┇Sh.Mustafe Xaaji Ismaaciil

  Рет қаралды 1,501,563

Alnasiixa Media

Alnasiixa Media

7 жыл бұрын

PLEASE SUBSCRIBE TO OUR CHANNEL
kzfaq.info_...
Facebook : / alnasiixa
Twitter : / alnasiixa
KZfaq: / alnasiixa

Пікірлер: 1 500
@user-hi3cf7ek1m
@user-hi3cf7ek1m 6 жыл бұрын
Hamigaygu waa inaan noqdo sh mustafe ookle 😢😭 ilahay taasan waydiistay jidkii loo mari lahaana waan hayaa ilahay haygu guuliyee
@sombrighttech
@sombrighttech 6 жыл бұрын
كن داعيا للخير Hore u soco wll
@user-hi3cf7ek1m
@user-hi3cf7ek1m 6 жыл бұрын
Technologist Abdallah aaadbad umahdsantahay wll qli
@user-nu9cv7yq6t
@user-nu9cv7yq6t 6 жыл бұрын
كن داعيا للخير ilhy ha kugu garab galo wll
@user-hi3cf7ek1m
@user-hi3cf7ek1m 6 жыл бұрын
laylo moha amin wllo qli aadbd umhdsan tahy👉❤👈
@nastehomohamed9676
@nastehomohamed9676 6 жыл бұрын
updikani Burak amiin
@axmedchawki6464
@axmedchawki6464 4 жыл бұрын
Waa maalint 3aad ee ramadan malin axad sacada mogadisho 10:33 supax nimo ah Allah waxaan kabaryayaa sidaan commentiga uga kulannay inuu janada noogu kulansiiyoo inshaa allah shiiqana ajar iyo xasanaad Allah haka siiyo 26/4/2020
@karasay__01
@karasay__01 4 жыл бұрын
i.a brother, see you in jannah
@katroabdirahman8241
@katroabdirahman8241 3 жыл бұрын
I.A Allah hana hanuuniyo
@safaahmed7642
@safaahmed7642 2 жыл бұрын
Anina ilaah garabkiin istaajiyo o naxriista alh nogu janeeyo
@maxamedcali2065
@maxamedcali2065 2 жыл бұрын
Amiin illahay xaqa hanawada wafajiyo
@yussufaxmed8886
@yussufaxmed8886 2 жыл бұрын
Alaahuma amiiin
@khadarmahamed3953
@khadarmahamed3953 5 жыл бұрын
Wllkyga muslimka ahow isoo ducee inuu allah tawbada i wafajiyo insha allah
@لقمانالحكيم-ب7م
@لقمانالحكيم-ب7م Жыл бұрын
Amin anaga o dhan
@abdifitaaxyare8569
@abdifitaaxyare8569 Жыл бұрын
Amiin allah ku wafajiyo bro
@alfesyare949
@alfesyare949 Жыл бұрын
Aamiin yarabi 🤲🏻
@ayaanhamudguleed8955
@ayaanhamudguleed8955 Жыл бұрын
ان شاء الله
@IseVEVO
@IseVEVO Жыл бұрын
Ammin
@amounnour715
@amounnour715 6 жыл бұрын
Ilhyow naarta naga Xoore 😢😢😢😭😭 Ilhyw jano allow jano فمن زحزح عن النار وأدخل الجنة فقد فاز💓
@sumayasuzu4781
@sumayasuzu4781 7 жыл бұрын
Daawada Nafta wehelkayga dhabta ahi Waa Sheikh Mustapha lagasoo bilaabo 2010 Si joogto ah Ayn u dhagaystaa way yartahay muxadaro uu galay onan dhagaysan Allah haku dhawro in badan sheekhayaga AllH yubaarik fiiik
@amalabdelhakem6859
@amalabdelhakem6859 7 жыл бұрын
Nouradein Abdirahman
@saneymhd8770
@saneymhd8770 7 жыл бұрын
jasa kalaah
@kamalmohamed9297
@kamalmohamed9297 7 жыл бұрын
ManshaAllah
@awalesheikhdahir947
@awalesheikhdahir947 7 жыл бұрын
Alle habarkeyo shekha anana hanagu anfaco
@amaalaragzan2549
@amaalaragzan2549 7 жыл бұрын
mashlaaa sheekh mustafe all hakubarakeyo
@gabyaaawtaad7608
@gabyaaawtaad7608 7 жыл бұрын
aad baan u raboon u raadinayay muxaadaradan Guulaysta Al-nasiixa Media اللهم اعتقنا من النار
@ibrahimnoor5078
@ibrahimnoor5078 6 жыл бұрын
M
@7_Hiba
@7_Hiba 6 жыл бұрын
Awtaad Tube
@hamdiosman4217
@hamdiosman4217 5 жыл бұрын
L
@salaadobashiir8927
@salaadobashiir8927 5 жыл бұрын
6A wtaad Tube
@asiya7563
@asiya7563 5 жыл бұрын
mnshalah wllky
@fatimaz901
@fatimaz901 10 ай бұрын
Yaa rabi no naxariiso 😢illahow khatumada kheryr noga dhigey😢 anaga io waxii muslima😢9:14 habenimo sandku waa 31/8/2023 9galad waxa kaharey 3sacadood😢
@safiamohamedmohamed2991
@safiamohamedmohamed2991 4 жыл бұрын
اللهم أنا نسئلك ايمانا لا يرد ونعيما لا ينفد ومرافقة محمدا في أعلي جنة الخلد 😥🤲 وصل اللهم وسلم علي نبينا محمد وعلي أله وصحبه وسلم تسليما كثيرا 🧡⁦♥️⁩💚💞
@lovelyamjaad1346
@lovelyamjaad1346 7 жыл бұрын
rabi cadaab kiisa haynaga badbaadiyo aamiin
@aliabdulahi3580
@aliabdulahi3580 6 жыл бұрын
jasakalaahu kheyran shiikha illaahy hakaa abaalmariyo
@abdiibrahim8962
@abdiibrahim8962 4 жыл бұрын
Allahayaw khaatumada khayr noogu khatim
@kadirabdi7458
@kadirabdi7458 4 жыл бұрын
lovely amjaad amiiiin
@aminocabdi6059
@aminocabdi6059 4 жыл бұрын
Ameen
@polatalemdar7662
@polatalemdar7662 4 жыл бұрын
AMINN
@aminaabdullahi8833
@aminaabdullahi8833 6 жыл бұрын
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا علي دينك 😞☝🏻🙏🏻🙏🏻
@lahilahi1076
@lahilahi1076 5 жыл бұрын
كيف الحال
@onkodfarayare5961
@onkodfarayare5961 5 жыл бұрын
Illaahoow jirkeena iyo jirka waa lidiinteenba naarta Ka badbaadi Adna ajar iyo xasanaad Allaha kaa siiyo
@salmahassan6998
@salmahassan6998 3 жыл бұрын
Rabiyow wadada toosan nagu hanuuni wlh aduunkan waxba maaha aan ka ahayn in la sahay qaato lkn nolosha macaaneed iyo nimco aan kala go'aynin waxay taalaa aakhiro yaa Rabbi ehelka janada naga dhig oo nagu arsaaq yaa Raxmaan🤲🦋
@iamalone7258
@iamalone7258 7 жыл бұрын
msha allh wlhi wan iska ooyaa marka laga shekaynayo aakhiro alle dhamaanteen hanagu hanuniyo wadada tosan sh mustafe jazakallaah cimri dheer iyo caafimad
@mohamudmohamed3600
@mohamudmohamed3600 6 жыл бұрын
Jakallahuqeyra jaza
@wiloibrahim6613
@wiloibrahim6613 5 жыл бұрын
Masha Allah
@samaronck1815
@samaronck1815 5 жыл бұрын
asc wll wil ama gabdha ka atahyaba wxn ka cod sanaya inaad badasho sawirka kuu saaran profileka chanelka sobobto ah wxa uu ka turjumayo mafahan sanid hdana coment ayaad ka bixinaysa wanaagsan oo diini ah waa codsi ookaliya raali iga ahow
@crisaqyusuf8899
@crisaqyusuf8899 4 жыл бұрын
Amiiiiiiiiiiin
@almaz100
@almaz100 2 жыл бұрын
Amiin😢
@zalmaabdiaziz4791
@zalmaabdiaziz4791 3 жыл бұрын
اللهم يامغلب الغلوب ثبت قلبي علي دينك😭
@MohamedAbdi-zu1pr
@MohamedAbdi-zu1pr 2 жыл бұрын
Walaalaha daawan doona 2050 ogaada shiiqan wuxu ahaa legand/dhanka qeyrka u bdn Allah ka raali noqdo Asiga iyo dhamaanteen i.a ❤🙏
@somali4k523
@somali4k523 5 жыл бұрын
Wlhi Marka Aakhiro Laga Sheekeyo iyo Jannada Iyo Naarta Wlhi WaN Ooyaa Ashhadu Anlaa Ilaaha Ila Laaahu Wa ana Muxamada Rasululllah 😭😭😭😭😭😭😭
@AK-ol6rm
@AK-ol6rm 3 жыл бұрын
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك
@xamdafaadumo6798
@xamdafaadumo6798 6 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 laa ilaaha ilalaahu muxamadara suululaah wlhi waa iilmeeyaay Allahu Aakbaar Jasaa kalaahu qaayr shiikh qaaliya eeboow ku xafiid aduun iyo Aaqiraba 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢
@ambassadoraminamohd5924
@ambassadoraminamohd5924 6 жыл бұрын
Ilahay hanaga dhigo kuwii Ku cimri qaato aaaaamin yaa rabi
@zamzamabdirahman8639
@zamzamabdirahman8639 5 жыл бұрын
😝😝😝
@zamzamabdirahman8639
@zamzamabdirahman8639 5 жыл бұрын
123
@fatmanurfatmanur3549
@fatmanurfatmanur3549 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣😋😋😋😋😋🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@fatmanurfatmanur3549
@fatmanurfatmanur3549 5 жыл бұрын
M A waa wacdi fiican
@OmarMohamed-hi5jy
@OmarMohamed-hi5jy 2 жыл бұрын
اللهم اعتق رقبانا ورقاب ءابائنا وامهتنا من النار
@amounnour715
@amounnour715 5 жыл бұрын
Alla jecliyaa sh Mustafe Meel ayaa Codkisu iga Taabta allow janadada Ka Waraabi anaga iyo isagaba raxmaankow
@anwarhagi103
@anwarhagi103 7 жыл бұрын
allah ka badbaadiyo aniga iyo intii muslim ah sheekhana allah ka ajar siyo aaaaamiiin aaaaamiin aaamiin
@barwaqomohamed3431
@barwaqomohamed3431 7 жыл бұрын
Cade buutaa
@anwarhagi103
@anwarhagi103 7 жыл бұрын
Barwaqo Mohamed thnx
@samracade7119
@samracade7119 7 жыл бұрын
Barwaqo Mohamed asc
@kaabaabdiraxman467
@kaabaabdiraxman467 6 жыл бұрын
Cade buutaa ameen akhii
@WiillkaSiinka
@WiillkaSiinka 5 жыл бұрын
386 qof dizlike saaray ma waxey moodan in aysan naar iyo jano aysan jirin illahow soo hanuuni kuwaa 😓😭😭😭
@quraanonlineschool6213
@quraanonlineschool6213 4 жыл бұрын
Waxa lagayaabaa inanaay dislike fahansanayan ama ay gacanta kaga dhacday
@maraateyda______________4825
@maraateyda______________4825 2 жыл бұрын
Xager ka aragteen
@thatistrue2065
@thatistrue2065 2 жыл бұрын
Wlhi Waarun ineeysan fahansaneen Laga yaabaa aniga Ba Marbaan Saas ahaa
@thatistrue2065
@thatistrue2065 2 жыл бұрын
Dislike iyo Like In eey Tartamaan Umaleen jiray Dislike Lee taaban jiray
@Anfac__anna
@Anfac__anna 2 жыл бұрын
@@thatistrue2065 😂😂caadi matihid inee tartamaan aaa
@elramlisha8932
@elramlisha8932 5 жыл бұрын
laailaha illalahu mohamadu rasulu lahu 😢😢😢😢😢😢😭 allow noo naxariiso wlhi aduunyo waax eyno dareyzo mahln
@asiaaar5002
@asiaaar5002 6 жыл бұрын
اللهم ثبتنا علي الحق ونجنا من سبل الشيطان اللهم آمين
@lahilahi1076
@lahilahi1076 4 жыл бұрын
2520633855095 السلام عليكم احب اتعرف عليكي
@ubeidofficial
@ubeidofficial 4 жыл бұрын
#Please_Subscribe kzfaq.info/get/bejne/b9-YpZiqzczRhoE.html
@Samiirka
@Samiirka 3 жыл бұрын
Amiin
@nadiamohamed2514
@nadiamohamed2514 7 жыл бұрын
sheekh mustafe haji Ismail rabi ha ku xafido ameen adiga iyo waalidkaa jantal fardows rabi haydin geeyo rabiga weyn haydin denbi dhaafo dhamaan waxa tahay sheekh aad iyo aad u qiimo badan jazkalaa khayer
@ahmedhassan4141
@ahmedhassan4141 6 жыл бұрын
Nadia Mohamed Ameen Ameen Ameen all of us
@maxamedglucklich6183
@maxamedglucklich6183 6 жыл бұрын
Aamin wllo
@abshirobashir9857
@abshirobashir9857 6 жыл бұрын
Nadia Mohamed haa mash allh
@s.mambekostoudio8227
@s.mambekostoudio8227 6 жыл бұрын
Nadia Mohamed cccckbxyvgeiffzujbcrr4ftf5zteztuttrrrriru4eu2euru Wal rimegurõpl3Llookkooolookooilko8fgggggggg n 000iiiopppppp0pppooiut4231
@s.mambekostoudio8227
@s.mambekostoudio8227 6 жыл бұрын
Nadia Mohamed z
@axmedzakimuxamedyousuf1127
@axmedzakimuxamedyousuf1127 6 жыл бұрын
u are my role modle shiekh mustapha😢😢wllhi sidhaban kugu jecelahay ilaahay darti rapi haku xafido shiekh
@somalisomalia8508
@somalisomalia8508 5 жыл бұрын
masha aallh
@user-jh9vd2lh2l
@user-jh9vd2lh2l 2 ай бұрын
Allhayow anagoo muslimiin dhab ah na oofso ❤❤ janatu firdowsa nagu irsaaq maalintaan dhimano aamiin ❤❤❤ yaa rabulcaalamiin
@kertguhad5447
@kertguhad5447 Жыл бұрын
Iman dacif daremey kadib so nonoqdey😭😭😭😭 illahow towbada notosi💔😭😭😭😭😭😭, *Allahuma ya muqalibal qulub *
@samanjecel6079
@samanjecel6079 7 жыл бұрын
Allow nagaa badbadi cadabta yaa Allah anaga iyo intii muslim aha Allow no xifdi sh mustafe xaaji iyo culimada muslminta iyo intaa kaa soo shaqeseey wanaga yaa Rabi
@aragsanmahadalle7466
@aragsanmahadalle7466 6 жыл бұрын
Raboow Maxaan sheekha alle darti ujeclahay sheikh mustafow allaha ka ajarsiiyo sidaad samaha noogu huwday
@elyasali4136
@elyasali4136 5 жыл бұрын
Good job
@hafsaahenna1577
@hafsaahenna1577 5 жыл бұрын
Allahu amin
@samirahamud3309
@samirahamud3309 5 жыл бұрын
جزاك الله الخير يااا شيخ مصطفى اللهم انا نعوذ بك من عذاب النار ونعوذ بك من عذاب القبر اللهم صلى ع اشرف الانبياء نبينا محمد صلى الله عليه وسلم
@____Cumar____
@____Cumar____ 3 жыл бұрын
لا إله إلا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير Allahayow cadaabkaaga naga badbaadi janooyinkaaga ta u saraysana na gali yaa allaah🤲
@drshadiabashe2854
@drshadiabashe2854 7 жыл бұрын
allahu akbar alle سبحانه وتعالى haynaga badbaadiyo cadaabka daran sheeekha alle dartii ayaan ujecelay
@awilsaidabdikariim1653
@awilsaidabdikariim1653 7 жыл бұрын
Dr's Hadia Bashe aamin ya rabi
@badmaceye2010
@badmaceye2010 7 жыл бұрын
Dr's Hadia Bashe amin yaa allah
@aaminaqurux5592
@aaminaqurux5592 5 жыл бұрын
Ameeen ya Allah
@ummukhaled912
@ummukhaled912 5 жыл бұрын
Amiin kuligena
@maxamuudhilowle9109
@maxamuudhilowle9109 4 жыл бұрын
Ilaahey hakaa abalmariyo
@hooyorooda2779
@hooyorooda2779 2 ай бұрын
Intii iga danbaysa wxn idin rajeyna nololo fcn oo din ku dhisan ❤😢😭
@nimcocumar1619
@nimcocumar1619 3 жыл бұрын
Walalahyga muslimiinta ah ee soomaaliyeed rabbi ha ina wada hanuuniyee wallalyal dar Alle igu soo duceeya waxa laga yaabaa rabbi inuu ii aqbalo adinkana ajarkiina idiin labanlaabo waxaan ahay gabadh muslimada oo caasiyada naftiyo shaydaankuna ka xoog waynaadeen salaada xata waan ka tagtaga walalayaal waxaan rabaa inan ku toosnaado diintayda suuban se shaydaanba iga xoogbadiyay ilahay dartii ducada igu caawi rabbi naarihiisa iyo ciqaabkiisa ha inaga wada badbaadsho hana toosiyo😥😥😥🤲🤲🤲
@mom.iit-
@mom.iit- 4 ай бұрын
😢😢Hda walashy ma hagaagty
@anshaxofficial4389
@anshaxofficial4389 6 ай бұрын
Ilaahayow nasoo hanuuni xiligan daawanayo muxadaradan 28/12/2023 4:37 ilaahayow xaqa nagu sug Amiin
@hafzamohamedhassan7734
@hafzamohamedhassan7734 3 жыл бұрын
Ilaah aduun iyo aakhiroba hku xafido sheekh 🤲🤲🤲🤲 wlhi dar ileehay kujclhy sheekh mustafa
@saacidsaid7134
@saacidsaid7134 5 жыл бұрын
اللهم اغفرلنا دنوبنا و غنى عداب النار
@ahmedshutter2359
@ahmedshutter2359 2 жыл бұрын
Masha Allah ilahey kuwii qaate ee waliba wanada weleya ha inaga dhigo dhamanteen Aamin Aamin
@abdirahmanhudefi4888
@abdirahmanhudefi4888 6 жыл бұрын
ILAAHAW IGA RAALI NOQO ANIGA IYO DHAMAAN MUMUNIINA AAMIIN YAA RABI
@richardadamwais9734
@richardadamwais9734 7 жыл бұрын
From Djibouti machallah this Hadith it's deeply touching my heart
@tasneemmohamed8524
@tasneemmohamed8524 2 жыл бұрын
My Allaah guide you to Islaam
@user-ve4ut7po6v
@user-ve4ut7po6v Жыл бұрын
Ilahey khaatumada kheyr noogu khatim ilahey dabigeyga iyo ka waalideyntey iyo ka muslimiintaba allow dhaaf ilahey adoonkaagii liitey ee ducufka ahaa ee dulmi badanaa ahaa baan ahey ee ilahey adiga ayaa ah midka naxariistabadan ee allow i cafi adiga ayaa ah midka cafiska badane ilahayow aamiinta malaa igta iyo aamiinteyda is waafaji aamiin yaa rabi
@seynetmohammed9088
@seynetmohammed9088 Жыл бұрын
1:52 1:52
@abdimajidabdukadir
@abdimajidabdukadir 3 ай бұрын
ilahow janada KA baryeyna aamen❤2024-3-21 oo 11 ramadaana 1445🎉
@maclinyussuf-ty1mh
@maclinyussuf-ty1mh Жыл бұрын
Ilahayow nabad baadi yaarabi qatomo wanak alow nagu dil😭😭😭😭😭
@zuhurali3615
@zuhurali3615 5 жыл бұрын
Yaarabi aakhiro kula liibana ee carshigaaga hadhsada naga yeel 😢😢😢😢😢
@lahilahi1076
@lahilahi1076 5 жыл бұрын
👍
@wacayzkhalifa
@wacayzkhalifa 5 жыл бұрын
laa ilaaha ila allah ilahow iimankena kor u qaad😓😭
@jamaalkhadar2639
@jamaalkhadar2639 4 жыл бұрын
احبك يا شخ مصطفى في الله
@asiaaar5002
@asiaaar5002 6 жыл бұрын
اللهم انا نسألك الجنة ونعوذ بك من النار
@lahilahi1076
@lahilahi1076 5 жыл бұрын
السلام عليكم
@hudapeipe2927
@hudapeipe2927 4 жыл бұрын
اللهم امين😑
@adnanahmed7827
@adnanahmed7827 7 жыл бұрын
ilahey heynaga badbaadiyo cadabul qabriga iyo cadaabah amiin ammin
@awilsaidabdikariim1653
@awilsaidabdikariim1653 7 жыл бұрын
adnaan Ahmed aamin
@sacadanasir9286
@sacadanasir9286 4 жыл бұрын
Amiin wllo
@asmaladan4535
@asmaladan4535 5 жыл бұрын
Ilahoow jidhkayga cadaabta ka dhawr amin Jzklhu khyr sheekh
@mumtasismail4523
@mumtasismail4523 Жыл бұрын
Adoon ilahay rasuul nooga dhigay jasakallh sheekh ❤️😭
@calibile7045
@calibile7045 Жыл бұрын
اللهم اني اسألك حسن الخاتمة 😢😢😢😢🤲🤲🤲🤲🤲
@roxxbrown7421
@roxxbrown7421 6 жыл бұрын
Sh Mustafe 😍❤️
@nasirmohamed1589
@nasirmohamed1589 2 ай бұрын
Mustafe qaali
@catikacabdi7266
@catikacabdi7266 7 жыл бұрын
masha Allah sheekh Mustafe x ismail haaruun alle haku janeeyo aduun iyo aakhiraba adiyo waalidkaa masha allah alle hakuu dambi dhaafo sheekh sida aad noogu muxaadarayso waxa kale oo aan mahad aan la soo koobi karin u hayaa al nasiixa madia jazaakumullahu khayran
@Alnasiixa
@Alnasiixa 7 жыл бұрын
+catika cabdi Waiyak, barakaAllahu fiiki catika
@ayaanmaxamed7276
@ayaanmaxamed7276 6 жыл бұрын
ilahayoow noo naxariiso
@marwaaadan9122
@marwaaadan9122 2 жыл бұрын
Waa habeen shaqdhaxa 2:00 allhayaw waxn ku waydistay adoonkaga ahay allhayw sheekh mustafe oo kle 😭🤲🤲
@abdinasirfarah1223
@abdinasirfarah1223 6 жыл бұрын
Aaamiiin sheikh musafe Allaha kaa aqballo ducada dhamaan muslimiintaba adikana wadawanaksan ee Nabigeyna Mohamed scw scw scw scw scw Allaha kumarsiiyo Allaha kumarsiiyo
@ahmedmadadaalmadadaal5222
@ahmedmadadaalmadadaal5222 7 жыл бұрын
jasakumu laahu kahry sheikh Mustafa alle ciriga ha kuu dheeryo
@boqoradapuntilandhodanshar5621
@boqoradapuntilandhodanshar5621 6 жыл бұрын
Ilaahow Jannadaada nagy😔
@alhadafboon351
@alhadafboon351 6 жыл бұрын
Aamiiin Aamiiin wlshy qli
@rashkacadde9201
@rashkacadde9201 5 жыл бұрын
Ameeeeeeeen
@sawiroqaas9209
@sawiroqaas9209 5 жыл бұрын
Amiiin
@ahmetpazy7
@ahmetpazy7 5 жыл бұрын
aaamiiin
@humanneedtobeloved6504
@humanneedtobeloved6504 4 жыл бұрын
aamiin shaqo bay rabtaa lkn
@abdullahiabdi8977
@abdullahiabdi8977 5 жыл бұрын
Aduuun hami uma lahi markaa dhagestay wlhi shiikh mustafe 😭😭😭
@suleiman02426
@suleiman02426 6 ай бұрын
ما رأيتُ مثلَ الجنةِ نام طالبُها ولا مثلَ النارِ نام هاربُها🩶🔥
@samiahmed2
@samiahmed2 18 күн бұрын
Mafahamsanen shukran waifahamsisy❤
@richardadamwais9734
@richardadamwais9734 7 жыл бұрын
from djbouti it deeply touched my heart may allah bless you
@bileabdirahman8915
@bileabdirahman8915 5 жыл бұрын
Djibouti maxaa ka wadaa war dhulka oo dhan allah baa leh nin walba naftiisa oo kaliya buu masuul ka yahay
@laylamustafe5679
@laylamustafe5679 3 жыл бұрын
@@bileabdirahman8915 ⁰0
@laylamustafe5679
@laylamustafe5679 3 жыл бұрын
@@bileabdirahman8915 00000000000000
@khaldancarlos9859
@khaldancarlos9859 3 жыл бұрын
Bonjour
@maraateyda______________4825
@maraateyda______________4825 2 жыл бұрын
Horta jabuutiyaanku af soomaali kuma hadlaan miyaa
@sabrinamarwa9920
@sabrinamarwa9920 7 жыл бұрын
Macha Allah, jazak Allah kheir sheikh Moustapha haji ismael
@faameyabdulahi8101
@faameyabdulahi8101 7 жыл бұрын
mash allaah
@husseinmohamed6732
@husseinmohamed6732 5 жыл бұрын
Mashallah Allahu akbar
@yoonisninadag8693
@yoonisninadag8693 5 жыл бұрын
جزاك الله خيرا شيخينا الفاضل
@fayinho421cabdullahi6
@fayinho421cabdullahi6 4 жыл бұрын
Ilahow aduun iyo aaqiro noo naxariiso😭😥😥😥
@ilhaanosman7746
@ilhaanosman7746 7 жыл бұрын
Mansha Allab jazakallahu khayr Sheekh Alle dartii ayaan kuu jeclahay jazakallah
@musaibrahim8694
@musaibrahim8694 7 жыл бұрын
Mashaa alaah walaalah qayrka san u wadaan alaah ajar idinka siiyo aduun iyo aaqiro
@abdikarimyussuf7917
@abdikarimyussuf7917 5 жыл бұрын
Mansha Allah sheik Mustafa jazakalah
@cabdulahimursal9177
@cabdulahimursal9177 Жыл бұрын
ilaahayoow naartaada ayaan kaa magan galay ilaaahayoo hay quurin naarta 😭😭😭😭😭🤲
@khaalidmaxamed8798
@khaalidmaxamed8798 6 жыл бұрын
Jasakumullahu khayran sheekh mustafe xaaji haaruun alle ha Ka jasaimariyo kuwii dariiqa toosan raacana alle ha naga yeelo inta lunsana ha soo hadeeyo
@yaxyoowhee7016
@yaxyoowhee7016 7 жыл бұрын
masha Allah Allaw hadalka nagu anfac naartana naga bad baadi
@hamdiomar4517
@hamdiomar4517 5 жыл бұрын
Sheekhow waxaan ilaahay kaga baryay saad wanaaga noola jeceshahay in ilaahay kugu abaal mariyo guryaha janada kuwa igu sareeya aaamin yaa rabi
@yahyafarah7246
@yahyafarah7246 4 жыл бұрын
Allow udhambi dhaaf sh mustafa iyo wixii muslimiina
@sabuuke4923
@sabuuke4923 5 жыл бұрын
Ilaahey haku xafido shekh mustafa wlh ilaahey dartiisa baan ku jeclahay 😥
@abdifitahhirsi1624
@abdifitahhirsi1624 7 жыл бұрын
jazakallah sh mustafa a jar iyo xasanad Allah hakasiyo
@nasirmohamed1589
@nasirmohamed1589 2 ай бұрын
Mustafe qaali
@nihaalmohammed5442
@nihaalmohammed5442 3 жыл бұрын
Riyadeyda wa inn noqdaa daaciyad ❤️💚🖤💙
@yahyeilkacaze8583
@yahyeilkacaze8583 7 жыл бұрын
yaa rabi dad badan oo halaag u sugan yahay oo muslim ah baa jira allow jidka saxda ah na soo waafaji ALLAHUMA AMIIN👐
@somalichannel5254
@somalichannel5254 7 жыл бұрын
سبحان الله العظيم اللهم نجينا يارب العرش العظيم 😥
@mohmedkonfurow3267
@mohmedkonfurow3267 6 жыл бұрын
Masha Allah jazakumulah Sheekh mustafa
@fadumojamac6272
@fadumojamac6272 2 жыл бұрын
Ilaahayow isoo hanuuni yaa rabbi
@deeqocali2820
@deeqocali2820 Жыл бұрын
Muxaadara ka hadleesa naarta markaa dhageesa tit waxaa is leedahay cid jano galeesa majirto 😭😭😭😭😭
@a-qanimukhtar5213
@a-qanimukhtar5213 7 жыл бұрын
Yaa Rabi Ilaahaw Naga Badbaadi Adaa WaaXidee
@sumeyamohamed6504
@sumeyamohamed6504 6 жыл бұрын
Abdø Egal Aamiin
@mustafemaxamed9614
@mustafemaxamed9614 5 жыл бұрын
We
@abokorbigays9461
@abokorbigays9461 5 жыл бұрын
ShiikH Mustafe dhageysigiisa kama DaaLo Mancha AllaH💋❤
@yaxyeboote1968
@yaxyeboote1968 3 жыл бұрын
Rabi hayno wada naxariisto janatul fardowsanaa hanagu wada kulmiyo inta dhimatayna allah how naxariisto danbigeena allah ha dhaafo allah jidka toosan hanagu toosiyo aamin yaa allah 😰🙏
@boramaofficialchannel4633
@boramaofficialchannel4633 5 жыл бұрын
maash allah allaha kubarakeeyo sheekh mustafe ismaaciil burco janada insha ilaahow inagu kulansii
@samaronck1815
@samaronck1815 5 жыл бұрын
ahlu naziixa waad mahad santihiin masha allaah hawsha ad haysan waa howl islamka waxtar uleh jazaaka laahu khayr dhamantiin
@hodomouse8245
@hodomouse8245 5 жыл бұрын
ما شاء الله زادك الله علمك وعقلك ي شيخنا وحفظك الله من عين لامة 😍 اسال الله ان اجد متل علمك بارك الله لك اطمئن قلبي عندما سمعت محاضرتك
@lahilahi1076
@lahilahi1076 5 жыл бұрын
هذا من العلماء
@jibrilaliadan
@jibrilaliadan Жыл бұрын
Illaahow Nasoo Hanuuni.😭😭
@sakifaarax710
@sakifaarax710 6 жыл бұрын
mansha allah sh.kh mustafe ilahay akhar haku siiyo
@mustafmohamed8852
@mustafmohamed8852 7 жыл бұрын
masha allah jazakalahu qeeran sheekhana mustaf haji ismaal harun ilahey dartiis baan ku jacelahy samii
@anisaomar7242
@anisaomar7242 7 жыл бұрын
maasha Allah jizaakallaah
@fuadadam7282
@fuadadam7282 7 жыл бұрын
masha allh shiikh mustafa jazaaalkulah qeeeer alle hakaa ajir siii aamin yaaa rabay allow naarta laga fogay aaaamin yaa rabay
@anisaomar7242
@anisaomar7242 7 жыл бұрын
Masha Allah tabarkalah jizaakallaah sheeke mustafe ismail
@alibinali2141
@alibinali2141 7 жыл бұрын
anisa Omar wll aamiin dhamaantiin habo
@user-ve4ut7po6v
@user-ve4ut7po6v Жыл бұрын
Allaahuma ajcel mina tawaabiin
@mohamedabdikarim6683
@mohamedabdikarim6683 5 жыл бұрын
Alleh ha inaga dhigo kuwo Alleh swc aduun iyo aakhiraba raalli ka noqdo
@husseinyasin6466
@husseinyasin6466 7 жыл бұрын
mansha allah sheekh alle hakabaa abaalmariyo waanadaada
@lonelyakh6388
@lonelyakh6388 3 жыл бұрын
Walahy I don't know how to Express the love for sheikh Mustafa...may Allah bless you😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@axmedabdirsak5377
@axmedabdirsak5377 2 жыл бұрын
May our allah give him janatul firdows.. just pray for him to get jannah
@harbiomarmahamoudharbiomar7247
@harbiomarmahamoudharbiomar7247 Жыл бұрын
Gelaro
@nasirmohamed1589
@nasirmohamed1589 3 ай бұрын
Simply a great man
@nasirmohamed1589
@nasirmohamed1589 3 ай бұрын
​@axmedabdirsak537ameeen7
@nasirmohamed1589
@nasirmohamed1589 2 ай бұрын
Me too walahi the guy is just great may allah bless him abundantly n give him janatul Firdausi
@KhalidDiiriye-nl9zs
@KhalidDiiriye-nl9zs 11 ай бұрын
Allaahuma ajcel MINa tawaabiin
@alizafarah6767
@alizafarah6767 4 жыл бұрын
اللهم انا نسألك من الجنة ونعود بك من النار
@daacadmuuse7967
@daacadmuuse7967 7 жыл бұрын
dhamaanteenba cadaabka naarta Allahuma Aamiin Aamiin yaa Allah
@shamsoaxmed6655
@shamsoaxmed6655 7 жыл бұрын
nashiida saaran ee muxadaradu ku bilaabaneyso magaceeda iisheega() barakallaahu fiikum
@farduzqurux6203
@farduzqurux6203 4 жыл бұрын
Mansha allah dhamanteeba illahy ha inoo dhenbi dhaaf aamiin yaa rabbi
@cabdirisaaqmaxamedcabdulle8001
@cabdirisaaqmaxamedcabdulle8001 4 жыл бұрын
Alaah Haku Xafido Shiikh Mustafa Xaji Ismaaciil Haaruun
@rafamohamed8381
@rafamohamed8381 5 жыл бұрын
سبحان الله والحمد الله والله أكبر ولا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم
IMAANKA MAXAA SUGA ?  ᴴᴰ┇ Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil
12:34
Alnasiixa Media
Рет қаралды 283 М.
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 17 МЛН
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 514 М.
ОСКАР ИСПОРТИЛ ДЖОНИ ЖИЗНЬ 😢 @lenta_com
01:01
MIYAA CAMALKEYGII LA AQBALAY ? ᴴᴰ┇ Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil
13:35
GEERIDA IYO SUAALAHA QABRIGA SHEEKH MUSTAFE
24:02
Xayaat Media
Рет қаралды 17 М.
HIMADA SARE ᴴᴰ┇ Sh. Mustafa ismaciil ┇2016
11:13
Alnasiixa Media
Рет қаралды 318 М.
NOLASHA IYO HADAFKA GUUSHA | SHEEKH MUSTAFE XAJI ISMACIL
46:12
ILEES MEDIA PRO
Рет қаралды 112 М.
HADAFKA HADUU KAA LUMO... ᴴᴰ┇ Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil
10:32
Alnasiixa Media
Рет қаралды 3,2 МЛН
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 17 МЛН