MAXAA NAGA DHAXEEYA ANIGA IYO HAZZAL

  Рет қаралды 41,415

Kafi Abdi

Kafi Abdi

2 жыл бұрын

Пікірлер: 177
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 7 ай бұрын
Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢❤😢😢😢
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 7 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@aminaabdikadirali1635
@aminaabdikadirali1635 2 жыл бұрын
Kaafiyow oo miyaadan xishooneyn waa maxay hazal waa mida jeceelka iyo nolol aan horey u arag isiisay maxa la dhahaa oo xaaskaagi hore ka xishoow oo xaaskaagi hore maxay dareemeysaa marka aad dhahdo hazal waa qofta jeceelka i bartay walalo illah adiga iyo hazal ha isku kiin barakeeyo lkn xasskaga horena qalbigeeda ilaali pls
@aminaahmed1080
@aminaahmed1080 2 жыл бұрын
Dee walaga yaba inay runtis tahay oy tas waxbo tusin
@princessamina9363
@princessamina9363 2 жыл бұрын
Nasiib xuma gabadha ilmo aa dhashay hooyo u eh adigoo saan uhadlesid I wish nin ka fican ine hesho
@sagalsicid1492
@sagalsicid1492 2 жыл бұрын
Ilahay haku barakeeyo gabadha cusub marwadii hore iyo caruurta aad udhaqaalee oo gabadhaadi hore dareemkeeda ilaali waa igato wllnimo
@rahmaabdi2689
@rahmaabdi2689 2 жыл бұрын
Xakagi waynayd oo ku dawanaysa inaa inanayare melaha kolba isla so tagto qalbiga xaaskaga hore inlil wa iga wano
@maryanali9833
@maryanali9833 2 жыл бұрын
Masha allah congratulations kafi 1000 times we support you 💕💕💕 nolada 🎊🎊🎊💕💕🎉🎉🎈🎈🎈🔥🎉🎉🎊🎊🙏🙏
@sacdiyacismaanw.a6338
@sacdiyacismaanw.a6338 2 жыл бұрын
Masha allah qoys wanaagsan ilaahay ha idin kaga dhigo walalkay qiimaha badan keep going 🙏👌👏♥
@nasramohamedabdulahi2916
@nasramohamedabdulahi2916 2 жыл бұрын
Wllo qaraar io masayr ba hayee naagaha ha ujoojin adiga io hassal na waisla kiin jeclaha ilahy haisku kiin dayo wada noolada abid keep going wllky io walashyba
@haawasharaf4822
@haawasharaf4822 2 жыл бұрын
Masha Allah Allah nii xifdiyo aamiin hambalyo isku wara
@caashaaamiin7023
@caashaaamiin7023 2 жыл бұрын
Mansha allah ilaahay ha isku kiin barakeeyo wll
@somaliqueen521
@somaliqueen521 2 жыл бұрын
Mansha allah keep going my dear bro kafi 💪❤🌹🌹
@maryanali9833
@maryanali9833 2 жыл бұрын
You are beautiful couple Masha allah 😍😍💕💕💕👍👍👍 she’s beautiful gorgeous charming lady Masha allah
@abdirahmanguled5297
@abdirahmanguled5297 2 жыл бұрын
Congratulations sxb kafi abdi keep going haw joojin xaasidiinta
@qaalisharaf5465
@qaalisharaf5465 2 жыл бұрын
Masha allah😍😍😍😍
@lowkeymonkey64h88
@lowkeymonkey64h88 2 жыл бұрын
Masha allaha keep getting
@GRONINGEN60
@GRONINGEN60 2 жыл бұрын
Mansha allah ilaahay ha isku kiin barakeeyo
@hasanwacdaancali4221
@hasanwacdaancali4221 2 жыл бұрын
Masha Allaah guul ayaa idin rajeynaa
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 2 жыл бұрын
Allah ha ku barkeyo
@wacayskooshin
@wacayskooshin 2 жыл бұрын
Abti Kafi, what is matter with you recently? Their are issues handled privately and should never be discussed in public. Your fans should be kept away from your private life and people who criticise you or show their love to you has to be kept in your professional relationship only. Their views about you , whether jealousy, love or hate should never lead you to respond to them to discuss your private life. You can never change their believes or their attitudes about you, therefore ignore it. it is work relationship anyway. You may give some sort of interview from time to time toa tv or a journalist so as to let your fans know about you and your lifestyle, but NEVER similar to anove. It will reduce your charachter to a low level. Sit back and bring that gentle intelligent and confident entertainer . Never bow to criticism. Please read some of my other comments in your previous shows.
@khadrauk
@khadrauk 2 жыл бұрын
Kaaf Congratulation inader guulasta marwalba 👏👏👏👏💯💯👍👍👑👑👑👑
@siicowproduction6967
@siicowproduction6967 2 жыл бұрын
Our legend ha u joojin qof aan cadow leheen qof jiro maaaha marka ha iska ciyaan maanlaabayaashu
@seinababdi1835
@seinababdi1835 2 жыл бұрын
Manshaa aallah illaahay ha idiin barakeeyo isku waara
@ayaanabshir9481
@ayaanabshir9481 2 жыл бұрын
Yaaaaab naagataadu nolol kumatusin war gabdha habah dilin xishooo xaaskaaga hore xormee
@user-nv6ip6qf7w
@user-nv6ip6qf7w 6 ай бұрын
Wallo wasax iskuursada.gabadha xakaar bdn.aysoo.martay.masha Allah
@samirzain7212
@samirzain7212 2 жыл бұрын
Bro labo ayaa sheektee afar ayuu Alle kuubaneeye dumarka aad bey raga oogabadanyihiin waana sababta uu Alle uogolaaday in lalaweysto ama sadex ama afar. Alle lawada reerba hakuubarakeeyo bro
@xamdasaleebanaw-daahir4856
@xamdasaleebanaw-daahir4856 2 жыл бұрын
Alle haku barakeyo wllo in ay ka xun yhiim waa macquul,ha u joojinin isku waara abidkiin iski noolada alxd
@sacdiyacolow2300
@sacdiyacolow2300 2 жыл бұрын
M,a abowe horay usoco wa sunada nabigena inad 4 kursato ilah haku barakeyo midakalay niyadeda udaji wad baragoweysa
@mrnature2000
@mrnature2000 2 жыл бұрын
Oo hadaad is jeceshihiin anaga maxaa naga galay marka yaab😆
@nimcomohamedahmed1779
@nimcomohamedahmed1779 2 жыл бұрын
Umada kahari la Marke Wain lojawaba So Sax Ma Ahan
@fnn7642
@fnn7642 2 жыл бұрын
😡😡😡😡👇
@zoyakhan7816
@zoyakhan7816 2 жыл бұрын
Ma asaba hadalka adi ku wado dadka ku mashqul san bu ujawabaya
@mamakaychannel9432
@mamakaychannel9432 2 жыл бұрын
Masha allaah keep going eedo
@fadumomohamed633
@fadumomohamed633 2 жыл бұрын
Mash allah
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 2 жыл бұрын
Masha Allah wada gurasnkata
@samatarluuqaani3208
@samatarluuqaani3208 2 жыл бұрын
Legend always legend nooloow sxb
@leilaomar7648
@leilaomar7648 2 жыл бұрын
Horey usoco walalkey Wellcome dumaashi Hazal🙏
@hawayassin7172
@hawayassin7172 7 ай бұрын
Stop stress ka hore usoco dadka wa xasid ee hore usoco guul mustaq balka .
@hoododagan2597
@hoododagan2597 2 жыл бұрын
Xabadaydii hore kulhaa waar dhime marwadyda wyn dheh
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 2 жыл бұрын
🙏🌹Maansha alaah hadayba xaasaskaagu isku qaba San yihiin waa qalad wixii Umadaan kale idin dhex galiyay👍🙏🙏guulaysta lkn waxaan umalaynayaa adoo iga raali ah aan kula kaftamee😀kaafiyow inaysan Xabadii hore kala yaacdeen marhore😀calashaan sidaad uga hadlayso xabadaan cusub naag In naag kaleloo faaniyo majecla siday ila tahay ama loo xayeesiiyo☑️☑️ene wy gooood lucky walaaalyaal iskuwaara🤲aaaamiin
@ahmedsheikhmohamed8896
@ahmedsheikhmohamed8896 2 жыл бұрын
Hhhhhhhhh oo madanba isgursanin maxay nolasha aay kutusisay
@fatumaali1463
@fatumaali1463 2 жыл бұрын
Taas waa maskiine iska dhaaf anagii geedka ahayn baa rag khadyaan ka taagan
@xayadmaxamuud2955
@xayadmaxamuud2955 2 жыл бұрын
Xusen wllo alle haku xafido
@kowtharbashiirbashiir765
@kowtharbashiirbashiir765 2 жыл бұрын
Mashallah walal hmplyo
@ahmedmohamud3376
@ahmedmohamud3376 2 жыл бұрын
Inshallah 💯
@nabatenichanell8329
@nabatenichanell8329 2 жыл бұрын
Qof dhiman bd heshy adiguna nin rageed mahid
@kafiaabdirahman9994
@kafiaabdirahman9994 2 жыл бұрын
Allaha isku kiin barakeyo wll warkoda iska daa
@gundhiyemedia3369
@gundhiyemedia3369 2 жыл бұрын
KKKK.SXB ISKADA DADKA WARKOODA.HAMBALYO.BRO 👍👍👍🥰🥰🥰💯💯🙏🙏🙏🙏🙏
@faysalmohamed3131
@faysalmohamed3131 2 жыл бұрын
Maxumee lkn abwan io sxb tiisa maxy ugu tageen sababta waa tan Marka shuruu diihii aawey oo channel ka lahaa illahy amarkii wye Laba is jeclaaty ayaa horey ubaxdey
@najahahmedali945
@najahahmedali945 2 жыл бұрын
Hambalyo hambalyo hambalyo wllo kaafi iyo hazzal ❤️❤️❤️❤️❤️💐💐💐💐
@user-gv6yc5hn1q
@user-gv6yc5hn1q 7 ай бұрын
Allah iskukiin khayro maanshaa Allah
@habsafareh1457
@habsafareh1457 2 жыл бұрын
Iskaaa dheega maar haadalkoda inta xuun Adiga iyo sazibadadubaa Guuleysta❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@halimahassan4069
@halimahassan4069 5 ай бұрын
Kaafi ina adeer how joojine horay usocda congratulations you and Hazaal Guulleysta ❤❤❤hambalyo
@jikadanora4023
@jikadanora4023 7 ай бұрын
ماشاءالله ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nimcomohamedahmed1779
@nimcomohamedahmed1779 2 жыл бұрын
Kumashqulka qeyrkaa qorsha dhaamo Aya jiro Hanbalyo Waxas Ha Ujojin illaha kubaneyay Hore U soco
@amrancabduqaadir251
@amrancabduqaadir251 2 жыл бұрын
Jcyl aan horey u arag ibarty aaa walaal midaa qabtid baa murug haysataa imood caqli mahayside
@maryanyacquub482
@maryanyacquub482 2 жыл бұрын
Sallalahu caleyhi waslim
@farxiyocabdi447
@farxiyocabdi447 2 жыл бұрын
Mashallah keep going kaafiyow dadakan lama qanciyo karo
@isbaheysishow5363
@isbaheysishow5363 2 жыл бұрын
Anaa uhorey ee isoboqdo
@user-vz2dz5xp3d
@user-vz2dz5xp3d 7 ай бұрын
Mansha allah❤❤❤❤❤❤❤❤
@farsamoofficial4614
@farsamoofficial4614 2 жыл бұрын
Asc horta sxb kafi anu waan ku tagera hormarkagana wan jecelahay balse waxa adi kugu sabsan hala wadagin cidna hadaad laba xaas ledahayna midna ha amaanin midna halidin minuardu yayanan noqon min yaro awood min wayno leh
@garaad-om7yl
@garaad-om7yl 2 жыл бұрын
Hmblyo Sxp Gacaliye Kaafi Dadkaasna inaan Magalada oga tagaan Kabaqayaa 😁😁😁
@siicowproduction6967
@siicowproduction6967 2 жыл бұрын
Hambalyo ayan kuleenahay hadaanahay ismadhaanto family
@zainabhassan6655
@zainabhassan6655 2 жыл бұрын
HAMBAYO HORAY USOCDAY MASHALLAH ❤️
@user-ug8js5dt8h
@user-ug8js5dt8h 7 ай бұрын
Mazhalha ❤❤
@saeedanasia7786
@saeedanasia7786 2 жыл бұрын
Waa sax 4 xitaa waad guursan karta lkn plz Qofna qalbigiisa ha dhawicin hadaladaada u fiirso walaal Waxad u hadleysaa maxaa iiga galay cml Adigo dad kale weerar is leh Ayaad risaasti oo dhan Hal qof ku garaacday😪 Oh sorry 😞 Qofkaas waxa kuu gu dhacay😭
@princessamina9363
@princessamina9363 2 жыл бұрын
Hadalkisa dhan qofkas un bu saamena asagana isma oga
@maryancabdi5667
@maryancabdi5667 7 ай бұрын
Hora u soco
@sacdiyoshiikh7975
@sacdiyoshiikh7975 2 жыл бұрын
Waxaa laga yaabaa gabadhaaz inaadan jeclayn ooy kaa tahay big pro ama dad ku xumeee si ay udhahaaan kaafi xeerkii ismadhaanto wuu jabiyay cml kolley dhankaayga ilama ahan inaad dareen yar xataa aaa uhayso kolley waxaan ku dhihi lahaa qalpiyada dadka haku cayaarin gabadhaaz
@shacnisharaf1508
@shacnisharaf1508 2 жыл бұрын
Maxuma inad gursato lkn waxa qalada ado nag qabo ina mid kale bun buniso tihore qalbigeda ilali
@HCD612
@HCD612 2 жыл бұрын
Soo madan laheen isnadhaanto isma guursan karaaaan kjjjj hhhh madaa bilaabay
@habibajamac9941
@habibajamac9941 6 ай бұрын
Maashalah tabaarkalaah
@MohamedAbdi-yo2kr
@MohamedAbdi-yo2kr 2 жыл бұрын
Nin caaqil ah
@najahahmedali945
@najahahmedali945 2 жыл бұрын
Hambalyo hambalyo hambalyo wllo ilahay haysu kiin barakeeyo kaafi iyo hazzal Hambalyo hambalyo hambalyo wllo
@DAARULIIMAAN
@DAARULIIMAAN 2 жыл бұрын
Aniga dad i daawado mahaysto diini soo gudbiyaa wll isoo booqo walal lagu yahay
@umuumema9531
@umuumema9531 2 жыл бұрын
Marhore ayay arkay in ad doqon tahay lkn halkan waxan uga duceynaa gabadha ilmaha kudhashay badal kaqerbadan rabi hasiyo Amiin yaa rabi
@fnn7642
@fnn7642 2 жыл бұрын
😡😡😡😡😡😡😡😡👇
@marwo2285
@marwo2285 2 жыл бұрын
Allahuma aamiin yaa Rabi
@umu2600
@umu2600 7 ай бұрын
Wll gurso hazal waykujeceshay aanigu idin maqan lkn wan i din dawada ilahay hausukin barkeyo cid hadhagaysan wll
@cartancartan8452
@cartancartan8452 2 жыл бұрын
midna imder waan kugu talinyaa arimaahaga gaarka haka dhigin ama hakusoo qadin social media noqo sida ninka la idhaahdo shiine cunley arimhaaga gabadhaaga aad qabto kuwa aad qabidoontid iyo waxwastba noloshda ah hakaga hadlin social media maqsabaa inaad kaga hadaashaa inder from hargeisa somalind
@himocabdi8306
@himocabdi8306 2 жыл бұрын
Calashaan qoftiisii hore waay kala tageen marka hadalka ku xumeeyn waaye kkkkk walaloow qaraar qofma dilo
@user-dm2hc2ri4u
@user-dm2hc2ri4u 7 ай бұрын
Sxb. Waxa dhliila malihid ee ha ku Masha quulin dadku isku mid. Ma ahan marka wll inta fiican hadal kood baa kaa dhqay sa
@roodocamohamed7853
@roodocamohamed7853 2 жыл бұрын
Gabdha hore qlbigaa ka jabay hadaladaa qaar ow ku hadlaayo
@ahmedmohamud3376
@ahmedmohamud3376 2 жыл бұрын
Congratulations 💯
@habiboadow8461
@habiboadow8461 2 жыл бұрын
Var xalal ah somadhan nogu dihi jirin aniga nag caan ah marawo mxaa hazal kugeye madama ey kamiroku jirto ooo gawada kle inta kamiradha udide diiqa logahaa kulajitaye diqadha logahaa kla bax wilow
@meandhanna9110
@meandhanna9110 7 ай бұрын
Masha Allah hambalyo
@riyaaqfaraxsan9069
@riyaaqfaraxsan9069 2 жыл бұрын
Xabadeydii hore afsomali miyaa acuudubillah xaaskygii dheh ama xaaskyga in loogefaa kadagaalamee naagadan qabin lkin ilmaha hiiydiidood waxd ku tilmaamysa..... subxanallah
@saciidomaxamed1716
@saciidomaxamed1716 2 жыл бұрын
Hambalyo wll
@umu2600
@umu2600 7 ай бұрын
Dadak somlibaladhaha lamqancikaro wll hawnshada wado❤❤❤❤❤❤
@osmanahmed4642
@osmanahmed4642 2 жыл бұрын
Sax didaal
@asmaayarey5936
@asmaayarey5936 2 жыл бұрын
Hhhhhhh kanni waabaa funny runtii war niyow 2tallo kusina wallkygiyow horta xaaskagi hore ilaali haddallo bdano kuhadlayso waadhawacyn midda klana qofwalba hau jwabin guulysta hamplyo wallky
@caashaaamiin7023
@caashaaamiin7023 2 жыл бұрын
Hambalyo hambalyo hambalyo
@maahirmaahir8341
@maahirmaahir8341 2 жыл бұрын
Kkk
@marwo2285
@marwo2285 2 жыл бұрын
Diinta sifiican uso baro ninkow qalbiga qofka biniaadamka waala ilaaliya e gabadhaadi hore qalbigeeda ilaali neefow guurso waa gar lkn malayacniga meel la fadhiiso nin waji male wallhi waa run adaa khalad ku jiree guurso lkn is hubso hazal bari yaanay xaar noqon hasal qalbigedu ma wuxu ka fiicanyay ka gabdha kale akhas nin lamood waar orod neefyow
@hoododagan2597
@hoododagan2597 2 жыл бұрын
Ax qalbiga iga xanuunay gabdhiisa hore waxaba u daran ninkaagii oo heblaayo kale leh waan jecelhy sorry🥺🥺
@hafsaabdirahman9973
@hafsaabdirahman9973 2 жыл бұрын
Kkkkkk ha ka kaftamin gabdhahaga arinkoda lna adeer gabadha min wiintahah haday ku qanacsantahay ninkii hadlaba yeelkii 🤣🤣🤣🤣
@raqdaworld6245
@raqdaworld6245 2 жыл бұрын
Ismadhanto waxaan unaqaan bigbro umana jeedno
@user-nf3od8jx2r
@user-nf3od8jx2r 6 ай бұрын
😢❤
@samirzain7212
@samirzain7212 2 жыл бұрын
Hhh jclkiina prank ayuu kubilawde waa yaab😂
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 2 жыл бұрын
🤣🥲
@fnn7642
@fnn7642 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂🔥
@fardowsogorod3204
@fardowsogorod3204 2 жыл бұрын
Ninka saa u hadlaya xàskii hore dankamalaha
@maandeeqqurux29
@maandeeqqurux29 2 жыл бұрын
😂😂😂Wllhi Waan Qoslay isma Dhaanto Wata Maantaba Isku Dakhrane Lkn Waxn Ku Leeyey Wll Hal Talo Waxa Weeye Waligeed Ayey Argu Laba Sadex Afar Intaba Guursan Jiren Lkn Aduu Sidaad Wax Uwado Diinto May BaNayn in Meelaha aydoo Hadalo Jilicsan La Isku Leeyey La Qoslayo La Dhadhiyo Deentu Wey Inaga Reebtay Lkn Waxa La Ina Faraya Si Asturan In Loo Sheekaysto Marka Haduu Ale Qadaray La Is Guurso Oo La Idiin Hambalyeeyo Lkn Waa Khalad Wllo Sidani Idinkoo Qarsan Kara Maxaa Macsharkaa Dhan Idin Dhex Dhigay Kolay Waxay Wiil Iyo Gabadhi Usheekaystan Waa Inay Mustaqbal Samaystane Idin Kana Haduu Alle Isku Kiin Calfay Ducadaan Idiinku Kaabayna Dibna Waxasoo Kale Ha Ku Dhaqmine WaanY Iga Tahay Wll🙏Dee Waxn Kugu Daraya Dumashiyana Qal Begeda Noo Dhawr Wllo Oo Hanaga Jabin Alle Haku Barakeye Ku Wii Tarma Awlaad Baariya Hela Ayaan Alle Idiin Weydiinaynaaye🙏
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 2 жыл бұрын
Waxad garatay ayu odayga weyn ee gadhka iyo gafuurka lee garan waayay. Markaasu hdl jilicsan oo laqaanyoo lee nala soo hor fadhiya
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 2 жыл бұрын
Waxad garatay ayu odayga weyn ee gadhka iyo gafuurka lee garan waayay. Markaasu hdl jilicsan oo laqaanyoo lee nala soo hor fadhiya
@jiijoqueen1075
@jiijoqueen1075 2 жыл бұрын
Mashalh hhhh
@amaalboqorada2860
@amaalboqorada2860 2 жыл бұрын
Kafi and haasal hmblyo nacabku derbiyada ha jiifo
@mariomakhzuumi7529
@mariomakhzuumi7529 2 жыл бұрын
Wll aruurtadan korso reerkagana dhaqo
@muzamil2908
@muzamil2908 2 жыл бұрын
War niyow athiga islaweynitha daa jclkaga anaga wax nagagali Mlhn eh kasexo mesha
@haashimbaari2282
@haashimbaari2282 2 жыл бұрын
Vedeogan hasal duubtay filaa
@rahmoadam1303
@rahmoadam1303 2 жыл бұрын
Anaga maxkamad baa nahy hadaaa Somali nahy because bahweenta dulman u dooodeyna indhaheena waxeey arkaan unbaana xukmineynaa 😀😀😀😀😀
PRANK AAN KA SHALAAYAY GUURKA WAAN KABAXAY SORRY HAZZAL BBE
13:17
Su aalo Jacay Kafi Abdi Wu Kujira Ya Kasaraayo ???
18:07
Ismaaciil Official
Рет қаралды 35 М.
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
PANDA BOI
Рет қаралды 24 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 54 МЛН
طقوس شيطانيه 👹 قصة وسام و مدثر
35:38
دلو - DLOO
Рет қаралды 121 М.
CAHALANGE LAYAABLEH KAFI IYO HAZAL
15:42
Kafi Abdi
Рет қаралды 93 М.
Kafi Abdi Cawa Heeso Macan Iyo Dareen Jacayl Yab
16:16
Ismaaciil Official
Рет қаралды 61 М.
بعض الوكلات لم يعجبهم الأمر
7:22
Chawki vlog
Рет қаралды 37 М.
SHUKAANSI IYO GACAN FILIM QOSOL BADAN
9:19
Kafi Abdi
Рет қаралды 43 М.
SHAATIGEYGA XIRO CADNAN OO IGA ARSADAY EVERYTHING YES😳😳…
22:08
Kafi abdi oo Hees Calaacala Uqaday Hazal
4:41
Ismaaciil Official
Рет қаралды 82 М.
Оказался НЕНУЖНЫМ и Его БРОСИЛИ🐶💀
0:38
ИССЛЕДОВАТЕЛЬ
Рет қаралды 4,6 МЛН
У Тебя Есть 3 Желания! 😌 @NutshellAnimations
0:46
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 3,7 МЛН
Какая погода у тебя за окном? У нас вчера был ураган!
0:40