No video

Maxaa xilka looga qaaday Guddoomiyaha Ururka siyaasadeedka Hilaac Prof Axmed Ismaaciil Samatar

  Рет қаралды 4,268

SAAB TV

SAAB TV

27 күн бұрын

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 18
@basheabdilahi6174
@basheabdilahi6174 26 күн бұрын
Raganimo waxaad keentaan nin reer awdal ah oo meel mar ah pls anaga na waydiiya codka ma rabo beesha dhexe waan ka daalanay Ahmed yassin / bayle/ ama daahir riyaale
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 25 күн бұрын
GOBOLADA, AWDAL,SALAL,GABILEY IYO SOOL,SANAAG BARI midna LAGAMA QABANAYO DOORASHO EEE TAAS WAA INEEY OGAATO SNM GOBOLKA M/JEEEX? SSB WAAAN SOO DHAWEYNEYNAA INSHA ALLAH
@iskaandarahmedali5265
@iskaandarahmedali5265 26 күн бұрын
Professor Samatar sheekadisa waxa kadambeya Xirsi, Mahamoud Xashiii,. Abdirahman Cirro.... Xilka qadiista iyo waxan socda waxa kadambeya xisbiga Wadani.... Guul Jamuriada Somaliland iyo Jamuriada federalka ee Ethiopia ❤❤❤❤❤❤
@abdisamadbulshawimedia8172
@abdisamadbulshawimedia8172 25 күн бұрын
ninka ka soo horjeeda horsocodka somalilnd ka saara mesha😊😊 😊😊😊😊
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 25 күн бұрын
Waxaa jiro dad badan oo doorasho ku soo baxeeyn konto haloo xiro 😂😂😂😂😂
@ikk8851
@ikk8851 26 күн бұрын
Waa odaygu waa nin calool fiican ee wuu yar fududyahay waa faysalkii labaad. Inngu yeedha ahmed yaasiin ama khumayni Daahir riyaale ama ninkii kalee dhabarka ina saari kale
@user-pi4bv5mj5s
@user-pi4bv5mj5s 25 күн бұрын
Wanu idiin hilinaynaa si isaaqa loobadhxo xisbigaygu waa kulmiye ururkayguna waahilaac cawalaga billabo sireerkayagan ishasta uu noqdo daawo cilaac wadawo Isaac
@fardus6840
@fardus6840 25 күн бұрын
Waar nimanka dee away shirkii ay xilka kaga qadeen ee gacanta loogu taagey
@Tabiye466
@Tabiye466 26 күн бұрын
3 da Ninba waa izaaq samaroon kuma jiraan meesha 😂
@Banuhashim237
@Banuhashim237 26 күн бұрын
XUSBI SAMAROON AYAY RAADINAYAAN FAQASHEEY
@prosl11
@prosl11 26 күн бұрын
Waar odayga kaa dayaa prof xataa haduu khaldan yahay sida ain't looo gala maaha
@sharmaarkejaamac9382
@sharmaarkejaamac9382 25 күн бұрын
Isaaq u tanaasul OO cad weeye
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 25 күн бұрын
Hhhhhhhhhhhhhh Huuuhaaaa iyo SL Hilaaac iyo Gobolada SALAL IYO GABILEY , AWDAL WUU KU DAAYEY EEE NAFIS SIYAASADEED KA RAAADIYA 😢 MAAMULKA HARGAISA AYAAN LEEYAHY.?
@AbdirishiidYasiin-sz7br
@AbdirishiidYasiin-sz7br 26 күн бұрын
Macnuhu waxaa weeye profosoor isaaq raac oo utanaaazul io waan diiday marka nimankani waxay leeyihiin samatarow isaaq utanaazul izna wuu diiday dhakhdii
@nusumkate123
@nusumkate123 26 күн бұрын
Cirka ha aado! Somalia ma cod Buu ka helay???? Professor yaasha jaamacada ayee wax Baraan!!! Kan siyaasada iyo kursi kuwaashay waamaxay! Kunoqo muqdisho...
@AbdirishiidYasiin-sz7br
@AbdirishiidYasiin-sz7br 26 күн бұрын
@@nusumkate123 meeshii waxay ku noqoty 1991 io SNM kkk dhakhdii
@nusumkate123
@nusumkate123 26 күн бұрын
@@AbdirishiidYasiin-sz7br wadanka godob buurse suu madhaxweeyne 10 Sano kama eheen?? Oo Hada kuxigeen maaha oo waziire Soo malaha??? Somali isaaq ayee rabta!!! Adiga waxba kama noqoteen...snm markeey dulka horeyneyse halkee joogtay? Adeer halakala hishoodo ama Hala Kala cabsado!!! Cadwga lasoo safo oo qabyaalada baafi.....
@nusumkate123
@nusumkate123 26 күн бұрын
@@AbdirishiidYasiin-sz7br Kani soota asaga iyo walalkiis xamar laga dooran waaye??? Oo muxuu noo qabtay aan kudoorana oo nacab aptiyashiis eheen??? Hala idoorto ama waan dhuminaaya ma aqli baa?
TOOS: Dunida iyo Maanta
BBC Somali
Рет қаралды 597
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
01:00
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 6 МЛН
Deg-deg: Xildhibaan Is-casilay
5:09
SAAB TV
Рет қаралды 1,9 М.
Beesha Gabooye oo u jawaabtay Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Jabuuti.
15:12