MAXAAD KA OGTAHAY XAQIIQDA SCHOOL BUKHARY IYO SIDA SOOMAALIDA LOOLA DHAQMO? PLEASE VIDEO DHAMAYSO

  Рет қаралды 464

Fardowso iskufilan channel

Fardowso iskufilan channel

16 күн бұрын

Try the free video editor CapCut to create videos! www.capcut.com/?...

Пікірлер: 19
@fardowsoiskufillan
@fardowsoiskufillan 14 күн бұрын
احب الناس الي الله تعالا انفعهم للناس Dadka Kuwa Uu Alle Ugu Jecelyahay Waa Kuwa Dadka Anfaca Anagana aanoqono kuwa iswaawiyo aduunkaan waa waxyar waana laga tagaa qof walba aaqiradiisa wax wanaagsan ha u hormarsado waxa aan nafteena lajecelnahayna aan qofka walalkeena aan lajeclaano❤ Gabdhaha wadanka kucusub adkaysi iyo sabarka badiya wadanka waad laqabsan doontaan insha allah soodhawaada dhamaantiin
@Umm.Abdulla
@Umm.Abdulla 14 күн бұрын
Assalamualaikum abaayo Ciyaal homeschool ah masar marker imaadaan shahaado maa lagu xiraa inay school bilaabaan.
@fardowsoiskufillan
@fardowsoiskufillan 14 күн бұрын
Wcs high school haday yihiin waa lagu xiraa primary school waxba lagama rabo
@deeqaabdullahi5777
@deeqaabdullahi5777 14 күн бұрын
Qurba ka guur hadana qurba kale u guur dhibkaas leeyahey Ilaahey dhulkeena nabad hanooga dhigo inshallah
@adarali7340
@adarali7340 11 күн бұрын
Jazakillahu khayran abaayo saad markasta dadkaaga u caawinaysid guulayso
@halimahashi9865
@halimahashi9865 9 күн бұрын
Runta ka hadashay ilaahy cid baraarujiso nooma waayo Jazaakallahu khayr xabiibti
@user-cb8cr2er9u
@user-cb8cr2er9u 14 күн бұрын
❤❤
@yuusufxasan3496
@yuusufxasan3496 14 күн бұрын
جزاك الله خير
@adarali7340
@adarali7340 11 күн бұрын
Somalidu waa dad warka aad isku gaarsiiya ee warka is gaarsiiya oo bukhaari ha dareemaan qiimihiina ilmahana kala wada baxa oo schoolada kale ilmihiina gaysta ayagaa lacagtiina u baahane damiir isku yeela
@user-yr9wj7gu9b
@user-yr9wj7gu9b 14 күн бұрын
Abyo wanba uso soconay wadanka anago famil ah xita visadi wey notimid hada tigidki ayan gosan rabna se cml wanba naxaye 😢
@user-ts6hc7sm3n
@user-ts6hc7sm3n 14 күн бұрын
Waa run
@mayS.4
@mayS.4 14 күн бұрын
Asc abayo Shukran. Schoolada kale magac yadooda iyo meeshay kuyaalaan noo soo gudbi please.
@user-gl7is7vd3o
@user-gl7is7vd3o 14 күн бұрын
Asc iskufilan ani hadaan fikirkeeyga ka hadlo waxay ila tahay in schoolada oo dhan ay isku mid yihiin waayo school kasta waxuu rabaa in caruurtu rileska raaaan tankale waxaa schoolada dhigto dadyoow kala duwan oo bada ajaanib iyo kuwo wadanka u dhashay waxaa in la isi sualo ubaahn maxaa wiilasha somaliyeed kaligood bar tilmaameed ka dhigay waxaan suashaas weeydiiyey Marwada chanellka iyo dhageestayaasha???
@user-pl3hs8el2l
@user-pl3hs8el2l 14 күн бұрын
Abaayo skool ka kamaal nah kawaran
@fardowsoiskufillan
@fardowsoiskufillan 14 күн бұрын
Kamal ayaa kaqadarin badan kana muumul fiican
@Ebdinuirxasan
@Ebdinuirxasan 14 күн бұрын
Abyo macaan inaa icaawiso ayaa rawaa masar ayaa joogaa nabrkaada iireeb lacg kaama rabo
@fardowsoiskufillan
@fardowsoiskufillan 14 күн бұрын
Fhashi49 Snapchat iga soo xariir
@fadumoali9741
@fadumoali9741 14 күн бұрын
Masha Allah tabarakallaah xabiibti jazakallaahu kheyr aniga la ii amaanay xili fiican ayaad noo faahfaahsay runtii waa wax laga xumaado ayaga dartoodna looma nacaayo masar insha allah kuwa fiican allah noo sahlo oo yaqaano xaquuqda bini aadan nimada ya rabbi....😢 Shukran
@fardowsoiskufillan
@fardowsoiskufillan 14 күн бұрын
Xabiibti soodhawaaw masar waa wayn tahay school fiicana waa keedahay waana lahelaa school naqadariyo oon sharaf ku leenahay insha allah
Cool Items! New Gadgets, Smart Appliances 🌟 By 123 GO! House
00:18
123 GO! HOUSE
Рет қаралды 17 МЛН
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 31 МЛН
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 38 МЛН
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 23 МЛН
حلوى صومالية/ xalwo
10:23
umm_osama_recipes / وصفات ام اسامه
Рет қаралды 1,7 М.
MEHERKA AMIIRA MEEQO AYUU AHAA MAXAY KA OGTAHAY WALAASHEED
22:32
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 550 М.
Waxaad Gubaysaa Noloshaada Iyo Mustaqbalkaada |
16:31
OGAANSHO
Рет қаралды 93 М.
FLIMKII IMTIXAAN ADUUN SABABTA LOJOJIYAY WAA SUCDI AWGED
11:48
Family Sagal Channel
Рет қаралды 121 М.
Cool Items! New Gadgets, Smart Appliances 🌟 By 123 GO! House
00:18
123 GO! HOUSE
Рет қаралды 17 МЛН