Hospitals ka ugu fiican lagu dhalo Masar
13:37
Пікірлер
@MosabAbdulqadi8
@MosabAbdulqadi8 2 күн бұрын
Iqaamada masar wadamada Europe malagutagikaraa
@fardowsoiskufillan
@fardowsoiskufillan 2 күн бұрын
Maya
@MosabAbdulqadi8
@MosabAbdulqadi8 2 күн бұрын
@@fardowsoiskufillan iqaamada lagumabixikaro
@fatoumahassan1993
@fatoumahassan1993 2 күн бұрын
Miis u egypt
@h.sahmed9341
@h.sahmed9341 3 күн бұрын
Thank you sister
@farhiahassan974
@farhiahassan974 4 күн бұрын
Waana diciif😊
@abdulhajiahmed8735
@abdulhajiahmed8735 4 күн бұрын
MashaALLAH Fardoowsa isku filaan 🎉
@zakizaka8218
@zakizaka8218 4 күн бұрын
Asc Fardowsa isku filan abaaayo WE dhibkaass naga haysto alaha noo saqiro
@Maan3416
@Maan3416 4 күн бұрын
Wll safarada kaadh deganaansho la aan mala geli karaa
@Humblegirll
@Humblegirll 5 күн бұрын
Abyo casimada cusub masar ma ka haysa xogfiicn thnks
@fardowsoiskufillan
@fardowsoiskufillan 5 күн бұрын
Maya
@adarali7340
@adarali7340 5 күн бұрын
Kenya waa opposite. Korontada lagu shubtaa, internetkaa monthly la bixiyaa
@AfiyaIbrahim-tn8fn
@AfiyaIbrahim-tn8fn 5 күн бұрын
Allaha kuu sahlo arimahaaga qeyr kuugu jirto dhamaanteen iyo intii Islam ah. Mahadsanid saa noogu dadaaleyso Jizaaka Allaah.
@umuabdallah4719
@umuabdallah4719 5 күн бұрын
Waan ku salaam quruxey ❤
@NastehoMohamed-j8g
@NastehoMohamed-j8g 5 күн бұрын
Asc wll wacan Ku slmy❤
@AfiyaIbrahim-tn8fn
@AfiyaIbrahim-tn8fn 5 күн бұрын
Asc. Abaayo waan ku slmy. Maansha Allaah waan ku sugayey.
@ismahanhassan7614
@ismahanhassan7614 5 күн бұрын
Wcs wrxma xbbti allaha idin xifdiyo adiga iyo owlaadada aamiin yaa rabi
@ubaxismaciilgeele4025
@ubaxismaciilgeele4025 7 күн бұрын
Madsanid wll gabadh wallshay ah oo macdanta ka jiran oo joogta massr waxay dhahday waxaa lagugu qalayaa 3000 oo doolr wan yaabay wll bal ku waana kasoo waran quruxay ❤❤❤❤❤❤
@fardowsoiskufillan
@fardowsoiskufillan 7 күн бұрын
Waa qaali
@helloworld-oj9co
@helloworld-oj9co 8 күн бұрын
somalia lacag yar baa lugu dhalaa
@UmuSuheyma
@UmuSuheyma 8 күн бұрын
Masha Allah walashe isoboqo ❤❤
@SICIIDHassan-hl9hp
@SICIIDHassan-hl9hp 8 күн бұрын
Soomaaliyeey Been Yaan La Idiin Sheegin Oo Yaan Leydinku Soo Lugooynin Walaahi Dadkaan KZfaqrka Ah Dantooda Fiyuuskaas Ayaa Ku Jira Walaalayaal Soomaalida Waa Lagu Bahdilaa Madiinatu Nasar Waa Meesha Soomaalida Lagu Dhaco Masar Dhamaan Waa Wadan Diinta Aan Lagu Qiimeyn Masaajidyadana Aan Waqtiga Salaada Labuuxin Jameecada Dadka Ku Nool Majiro Shaqooyin Maxaa Yeelay Dadka Wadanka Udhashay Ayaaba Baahan?Tuugsiga Xad Malahan?Daroogadana Xad malahan Waa Free Waxaan Layaabaa Dadka Yiraahda Caruurteyda Baan Dhaqan Celin Ukeenay Masar? Wax Dhaqan Ah Majiraan Wax Walba Waa Free Walaalayaal Ilaahey Baan Ka Baqayaa Runta Baan Idiin Sheegayaa Yaan Waxba Leydin Buun Buunin Masar Islka Masrigee Soomaalidaan Ku Keh Guri Hadaad Rabto Anigaa Kuu Kireyn Kama Ahan Walaalnimo Ee Labo Kiro Lacagtood Buu Kaa Qaadan? Tan Labaad Dadkaan KZfaqrka Ah Ee Masar Jooga Waa Dad Ku Daahay Masar Oo Dhowr Sano Jooga Dhamaantood Wax Naxariis Ah Kuuma Sameynayaan Ee Haku Soo Degdegina Warkooda Wabilaahi Towfiiq
@aishalula-p6k
@aishalula-p6k 8 күн бұрын
abaayo waxaat kasoo hadashaa school ka international maleeyiheen islamic makubaxaa plz jzk allah abaayo
@AsmaCabdi-un9wr
@AsmaCabdi-un9wr 8 күн бұрын
Ay thnk u Abayo su aashayda aad iiga jawaabtey
@fardowsoiskufillan
@fardowsoiskufillan 8 күн бұрын
Shifa Hospital 02 28138618 g.co/kgs/kdgjb5D Hospital al shifa inta kala xariira waa lagu dhalaa caruurtana waa lagaystaa markeey kaaxanuun sadaan Reviews g.co/kgs/qroKXev Photos g.co/kgs/E63GkGy
@fardowsoiskufillan
@fardowsoiskufillan 8 күн бұрын
+20 1064636665 doctor's dumarka ayada waydiiska address keeda waana doctor's fiican
@s.h9407
@s.h9407 3 күн бұрын
Illahay khair badan haa kuu siya waxyal badan aya kaa faiday reerkaaga iyo adigaba illahay haa nii barakeeya adun iyo akhiro amiin❤❤❤❤❤
@kowtharachannel6078
@kowtharachannel6078 8 күн бұрын
Abayo ilma diabetes ah ban rabaa inaan tonsillitis ka qalo isbitaalke ugu fiican
@kalsonyusufcali640
@kalsonyusufcali640 8 күн бұрын
Zity October
@farhiahaji2818
@farhiahaji2818 9 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@farhiahaji2818
@farhiahaji2818 9 күн бұрын
Mash Allah gabar aan dar illahay ujecladay tahay. Wanaaga aad lajeceshahay walaalaha allaha adigana hakula jeclaado
@halimahashi9865
@halimahashi9865 9 күн бұрын
Runta ka hadashay ilaahy cid baraarujiso nooma waayo Jazaakallahu khayr xabiibti
@user-cb8cr2er9u
@user-cb8cr2er9u 9 күн бұрын
Amiiin🤲🤲
@NuurAlle7
@NuurAlle7 9 күн бұрын
Labada ku waa imisa markaa wll dollar
@fardowsoiskufillan
@fardowsoiskufillan 9 күн бұрын
2000 dollar waayay
@munahussein9687
@munahussein9687 9 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉salan sare
@kalsonyusufcali640
@kalsonyusufcali640 9 күн бұрын
M.a allah isbitaalo free ma jiro miyaa
@deeqoibrahimnuur7397
@deeqoibrahimnuur7397 9 күн бұрын
M.a❤❤❤
@user-pu4cq1of5g
@user-pu4cq1of5g 9 күн бұрын
Abaayo fardawso wadankaan ku cusbahay waxaan radinayay meel 5-10 lagu baro quraan,carabi iyo tarbiyo hadaad taqanid meel fiican ilasowadaag
@fardowsoiskufillan
@fardowsoiskufillan 9 күн бұрын
Xaafadee dagan tahay
@saidsalah-fz1en
@saidsalah-fz1en 9 күн бұрын
Farxiya madinaty war maka heesaa skoolada guryaha? Somalida ma qaaligay u degi weysey waayo kuma badna
@hodonhassan7575
@hodonhassan7575 9 күн бұрын
Walalo sabiskarayb dhe iskaryb maahane si ay dadku kuu wada fahmaan.
@hudamohamed5310
@hudamohamed5310 10 күн бұрын
Egypt is expensive now
@khadradahir2263
@khadradahir2263 10 күн бұрын
Cajiib 55 sano ma dhaafaan iga dheh waxas wan ka Carola wallahi Allow wadankeena nåbar nooga dhig oo na jecleesii yaa Rabbi
@munahussein9687
@munahussein9687 10 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@yuusufxasan3496
@yuusufxasan3496 10 күн бұрын
جزاك الله خير
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 10 күн бұрын
Mashaa Allah alxamdulilaah
@AsmaCabdi-un9wr
@AsmaCabdi-un9wr 10 күн бұрын
Abayo plz kasoo hadal hospitalka dhalmada waa meeqo hooyo ilmaha lagu qalo du aashi waa ii muhiim😊
@qoyste-t6c
@qoyste-t6c 11 күн бұрын
walaashay waxaan raba guryaha allaabtaalo soomaali leedahay
@nastehaaden
@nastehaaden 11 күн бұрын
Ilahay ha ku cafiyo mcn❤
@nastehaaden
@nastehaaden 11 күн бұрын
Aamin 🤲🤲🤲
@adarali7340
@adarali7340 11 күн бұрын
Jazakillahu khayran abaayo saad markasta dadkaaga u caawinaysid guulayso
@adarali7340
@adarali7340 11 күн бұрын
Somalidu waa dad warka aad isku gaarsiiya ee warka is gaarsiiya oo bukhaari ha dareemaan qiimihiina ilmahana kala wada baxa oo schoolada kale ilmihiina gaysta ayagaa lacagtiina u baahane damiir isku yeela
@fardozabare5876
@fardozabare5876 11 күн бұрын
Allah haku caafiiyo abaayo
@abdulkadiranshur6822
@abdulkadiranshur6822 11 күн бұрын
Allah haku caafiyo
@nimco9305
@nimco9305 11 күн бұрын
Allah ku cafiyo fardawsa.
@fowziyoahmed3975
@fowziyoahmed3975 12 күн бұрын
Masha Allah waa ruuntaa abayo masar waa wadan amaan ah ❤ waa wadan habeenkii xiliga rabto socoon kartiid alxamdulilah waa magalo aad kuu noola mudo 3 sano markii laga imaado wadanka somaliya waa wadaanka kaliya aan jeclahay inaan kuu noolado ilahay masar haa xifdiyo dhiibna ilahay haka qabto ruuntii ceeb mahan hadeey wadankooda amaankiisa ila shanayaan waxaa jiro dad badan oo wadaanka sharci la aan kuu dhax nool masar dadka qaar waxaa eey kaa dhaxwadan wadanka amni daro dadkaas iin laqabto waa muhiim jazakallah khairan sis ❤❤ ilahay haku xifdiyo shaqada umadada uu heeyso ilahay ajar iyo xasanaad hakasiiyo ❤