Maxaad ka Taqaanaa Sh. Cali Suufi? | ماذا تعرف عن الشيخ علي صوفي؟ Sh. C/rashiid Sh. Cali Suufi

  Рет қаралды 52,351

ShaakirTube

ShaakirTube

5 жыл бұрын

Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi ayaa ka warbixiyey Waayihii Shiikh Cali Suufi Allaha u Naxariistee waxa uu ka Xasuusto, Isagoo ka sheekeeyey dhacdooyin saamayn badan lahaa.
Follow us on Facebook
/ shaakirtube
Follow us on Instagram
/ shaakironline
Subscribe our KZfaq Channel
/ shaakirtube
Hadii aad Doonaysid inaad Taageertid Channelka ShaakirTube si uu usii wado faafinta Wacyigelinta Waxaad ku bixin kartaa deeqdaada (Your Contribution) adiga oo riixaya Link ga hoose kadibna qoraya Lacagta aad ku deeqaysid. Mahadsanid.
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
__________________________________________
/ shaakirtube
__________________________________________
Waxaad Igala Soo Xidhiidhi Kartaa:
📞Call (Wicid): +1 (587) 557-3320
🎙Voicenote + Text (Cod+Qoraal): t.me/Shaakirtube
#Fadlan #Share #Like

Пікірлер: 51
@abdulyusuf8978
@abdulyusuf8978 4 жыл бұрын
shiekh caalimkii weynaa dad tarabiyeysan ayuu ka tegey, waxaa i cajab gelisey dadku say maanta yihiin iyo xilligi shiekh suu ahaa, waan yaabaa, dumar ajaanib ah ayaa la iska salaamayaa, eeg mas'uul kasta oo dawald ku jiraa, markii uu qof galo la kulmayaanu hor iyo horaan gacanta ayuu ku salamaaa, rabi naxaris waartaa ha siiyo shiekh cali suufi
@almaryare2949
@almaryare2949 4 жыл бұрын
Alle u naxariisto Abaheena, Murabigeena, Mucamlimkeena Al ustaad Al qaarii sh cali suufi 😭😭😭 اللهم اجعل مقامه الفردوس الاعلي مع الذين انعم الله عليهم من النبيين والصديقين والشهداء والصالحين. Shekhanaga sh c/rashid oo ah waladka Aabana Alle ha xafido
@khayrumah-1549
@khayrumah-1549 3 жыл бұрын
Duco iyo qosal ayaad is dhex galiasay
@caish3987
@caish3987 3 жыл бұрын
@@khayrumah-1549 Wa yabay Anba malaha gacanta kga dhacdey
@almaryare2949
@almaryare2949 2 жыл бұрын
@@khayrumah-1549 cfwn gaacnta iga dhacdey
@naemamohamednaema2455
@naemamohamednaema2455 3 жыл бұрын
Alllaha u naxariiato sh.cali suufi alllahana ino xifdiyo sh.cabdirashid sh.calisuufi amiin yaaraab للهم صلي وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@maryamtoho5377
@maryamtoho5377 4 жыл бұрын
allah janada ha kugu abaal mariyo adiga iyo culimada muslimiinta meeley joogaamba rafiiqiina rasuulka allaha ka dhigo anigana macigiina allaha iga dhigo
@samiirashaale4442
@samiirashaale4442 3 жыл бұрын
Allahku barakeeyo
@fathaluulmohamed9119
@fathaluulmohamed9119 4 жыл бұрын
Alla ha unaxariisto shiiq Cali suufi iyo dhamaan culumadii qiimaha laahaa ee diinta kor uso qaday dadkana baray
@cimraanabdirahman4112
@cimraanabdirahman4112 5 күн бұрын
Mashaa alaah xafidu laahu fiinafsika eebe hakuu barakeeyo caruurtaada oo hakuu xafido
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 3 жыл бұрын
Musaajidkii sheekh cali suuf kasapobalaare xafadii hodan waan ku garaadsaday
@adanmohamed8470
@adanmohamed8470 3 жыл бұрын
رحمه الله رحمة واسعة ياصاحب القرءان
@cayuushsayidomar8907
@cayuushsayidomar8907 3 жыл бұрын
اللهم ارزقه جنة الفردوس الأعلى
@casrigaaadubogikaagadaramc2961
@casrigaaadubogikaagadaramc2961 4 жыл бұрын
Allaahu Akbar maasha Allaah
@ibrahimyusuf1695
@ibrahimyusuf1695 3 жыл бұрын
ما شاء الله جزاك الله
@aaminamaxamud2537
@aaminamaxamud2537 3 жыл бұрын
Masha allaah alle haku xiftiyo shikh
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 3 жыл бұрын
Maashallah sheekh.allah yaxfidaka
@munamohamed4410
@munamohamed4410 3 жыл бұрын
Wcs wr wbtu jazakallah qayr sheikh
@aliabdullahi2712
@aliabdullahi2712 3 жыл бұрын
Masha Allah
@ShaakirTube
@ShaakirTube 3 жыл бұрын
Mahadsanid wllo
@khubaybproduction6677
@khubaybproduction6677 3 жыл бұрын
Mash Allah Alle Ha Ha naxariisto Sheekh cali Suufi
@marwoali6189
@marwoali6189 3 жыл бұрын
Maasha allaah barakalaahu fiikum
@faliswarsame5408
@faliswarsame5408 4 жыл бұрын
Masha alaah sheekhana
@rahimamohamad8042
@rahimamohamad8042 3 жыл бұрын
Sh Cali sufi waxan ka aqana in abtiyashey ey ugu jireen dukaaman u lahay sh cali sufi wexey kudaganayen ijaar Raqiis ah waxa kacay Xafadaas o dhan u dagana sh cali sufi masjid sh cali sufina ku yaalay qiimihi aya kacay o xafadas o dhan aya guryaha iyo dukamada iyo Agaas o dhan a qiimo yeshayabtigeey aya yaabay marki ey meesha suuq yelatay o an ijaarna lagu kordhin sh cali sufi Raximahulash u abti ku yiri shiikh dukamadada waan ku faaidnay o ku barakownay e mad ijarka wax ku darsatid Subxaannallaah sh cali sufi wuxu abtigey ugu jawaabay hadad idinka ku barakowden dukamadeyda waxa idin ka sogalo ana waxan ku barakoobay inta yar od isisiin o ijaarka ah intaas iyo in ka badan ayaan ka aqaana on ka maqli jira hooyade Allaha unaxaristo iyo abtigeey sh Cali sufi wa sh caalim ah
@nuraali5413
@nuraali5413 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله الله يحفظك ويطول عمرك
@alinoor6515
@alinoor6515 2 жыл бұрын
Maashaalah
@rabiemohammed2666
@rabiemohammed2666 3 жыл бұрын
ماشاء الله شيخ عبد الرشيد على صوفي رب يحفظك
@canabnuur1334
@canabnuur1334 5 жыл бұрын
man sha allah alle haku xiftiyo shii
@fatumaabsiye4429
@fatumaabsiye4429 3 жыл бұрын
MarshAllah...
@user-md1qv1rd4z
@user-md1qv1rd4z 3 жыл бұрын
Masha allah
@cabdixasan8091
@cabdixasan8091 Жыл бұрын
Mashaallah walaalky Alle codkaaga ookale haisiiyo aammiin
@maahirmaxamed9435
@maahirmaxamed9435 4 жыл бұрын
ما شاء الله تعالى
@AhmedAli-zw5kd
@AhmedAli-zw5kd 3 жыл бұрын
Waxaan ka aqaanaa inuu ahaa nin suufi ah sida magaciisa kamuuqaneeysa mucalim qurana uu ahaa
@Xaqudirir4672
@Xaqudirir4672 3 жыл бұрын
Manshallaah jskl kheer sheekhuna
@user-xq5ei2ho7l
@user-xq5ei2ho7l 3 жыл бұрын
@@AhmedAli-zw5kd Sofi ma Ehen Wadadka allaha U naxariiste ee Sofi Sabab kale ee ogu baxday
@anwershamsedin506
@anwershamsedin506 4 жыл бұрын
Maasha allaah
@abdukadirdahir171
@abdukadirdahir171 4 жыл бұрын
Jasaklh qeer
@maymunaali9959
@maymunaali9959 4 жыл бұрын
Mashalah
@mohamedadan1518
@mohamedadan1518 2 жыл бұрын
Masha Allaah
@user-yl7wu5eh3d
@user-yl7wu5eh3d 6 ай бұрын
Mashaalah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 3 жыл бұрын
Kheyr alla ha ku siiyo aamiin
@ibrahimyusuf1695
@ibrahimyusuf1695 3 жыл бұрын
يعرفون جيدا اباك يا شيخ الكريم.
@saamiyas4297
@saamiyas4297 4 жыл бұрын
Alow cimrigiisa barakee oo inoo xifdi
@xasancabdikariiim8324
@xasancabdikariiim8324 3 жыл бұрын
Xasan
@ashoabdi9458
@ashoabdi9458 3 жыл бұрын
f
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 3 жыл бұрын
Dhalinyarada aheyd
@abkisse8438
@abkisse8438 Жыл бұрын
Masha Allah
@abditryhard3529
@abditryhard3529 3 жыл бұрын
masha allah
@abdirizakali1705
@abdirizakali1705 3 жыл бұрын
Maaha Allah
@sadiaibrahim8179
@sadiaibrahim8179 3 жыл бұрын
Masha Allah
The Giant sleep in the town 👹🛏️🏡
00:24
Construction Site
Рет қаралды 18 МЛН
Kids' Guide to Fire Safety: Essential Lessons #shorts
00:34
Fabiosa Animated
Рет қаралды 13 МЛН
Joker can't swim!#joker #shorts
00:46
Untitled Joker
Рет қаралды 38 МЛН
Taariikhda Sheekh Cali Suufi
59:02
MM Somali TV
Рет қаралды 78 М.
IIMAANKA & AKHLAAQDA SH CABDIRASHIID SH CALI SUFI   SOMALI CHANNEL 02 03 2014
1:26:20
Taariikhda Sh C.Rashid Sh Cali Sufi & wixi ugu Cabsida Badna ee uu la kulmay
14:10
Sheekh Maxamuud Shibli
Рет қаралды 282 М.
QIIMAHA WAQTIGA SHEIKH KENYAWI
1:01:50
IMAAMBUKHAARI
Рет қаралды 177 М.
The Giant sleep in the town 👹🛏️🏡
00:24
Construction Site
Рет қаралды 18 МЛН