Taariikhda Sheekh Cali Suufi

  Рет қаралды 78,215

MM Somali TV

MM Somali TV

Жыл бұрын

#Caweyska_Culimada kulanka 1aad

Пікірлер: 104
@deqaomarabdalla6968
@deqaomarabdalla6968 Жыл бұрын
Rabbi Naxariista hasiiyo Insha-Allah, Ma ila aheyn inaan khatimi karo 3 beri quraanka, balse alhamdulillah Allah ayey usugnaatay mahad oo idil Cazzawajallah waxaan ahay hooyo heysata caruur bdn alhamdulillah kuna nool yurub wllhi igamey cusleenin howl maalmeedka iyo mashquulka alhamdulillah Allah ayaan kabariyey wuuna ii aqbalay alhamdulillah 3 dii beri waan khatimaa kalaamka Alle alhamdulillah alhamdulillah alhamdulillah. Aduunyo maxaa laga qaadaa Subhaanallah
@naimasaid283
@naimasaid283 Жыл бұрын
Masha allah tabarakallah allaha abyo allaha kugu sugo nolashada odhan
@mohamedrashiid7275
@mohamedrashiid7275 Жыл бұрын
Sllah ha unaxariisto sheekheenii qaaliga ahaa iyo dhammaan waalidiinteennii khaasatan culimadii inag soo sintey diinta allah
@libanyusuf2204
@libanyusuf2204 Жыл бұрын
ILLAHEY WAALIDEENTENENA IYO DHAMAAN UMADA ISLAAMKA MUUSLIMEENTA SOOMAALIDA AH ALLAH HAA UNAXARISTO OO JIIDKA TOOSAAN EE NEEBI MAXAMED (SAW) HANAGU HANUNIYO DHAMAANTEEN AMEEN WEELIGEEN
@nuraqallib9103
@nuraqallib9103 Жыл бұрын
Maasha allaah illaahay culimada haynoodaayo illaahay hawnaxariisto sheekh cali suufi aaamiin
@nimonimco3063
@nimonimco3063 Жыл бұрын
Allah ha u naxariisto sheekh Cali. Amiin yaa rabi
@Nursalah2
@Nursalah2 Жыл бұрын
Mashaa Allah tabarakallah Allahayoow u naxariiso asiga iyo ehelkiisa ❤❤sh cali suufi
@fardosodiriye7544
@fardosodiriye7544 Жыл бұрын
MashaAllah MashaAllah jazakallaaah qayr shukran jazakallaaah q Allaha unaxariisto dhaman cumadii qaaliga ahaaa
@mdmuhammad6206
@mdmuhammad6206 Жыл бұрын
Waan soo gaaray shiikha c.rasiid Baan isku waqti ageyn..maashaa allaah Waa siduu u sifeeyey inta aan ka og nahay Shiikha run ahaantii aad buu sunnada U dabbaqi jiray...waxaana annaga Nagu xiray annaga MACALLINKEENNII DUGSIGA ALLA HA U NAXARIISTEE
@hsndkn1882
@hsndkn1882 Жыл бұрын
Masha Allah ...aad iyo aad udadaal xili fiican ayad waafqday..
@maxadtidhiyaa2696
@maxadtidhiyaa2696 Жыл бұрын
Masha Allah Tabaraka Raxmaan ilahayow noo xifdi culumadeen intii naga hortagteyna u naxariiso sheekhan iyo ehelkisaba wey barakeysan yihiin
@adoonti-Alle-12
@adoonti-Alle-12 Жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله اللهم يرحمه ويغفر له ويسكنه الفردوس الأعلى من الجنة وجميع الموت المسلمين اللهم امين يارب العالمين 🤲
@Sara-ed7ol
@Sara-ed7ol Жыл бұрын
الهم امين
@mohamedismaaciil40784
@mohamedismaaciil40784 Жыл бұрын
Masha Allah allow sidiiso kale allow naga dhig❤
@xamsexayd2851
@xamsexayd2851 Жыл бұрын
رحمة الله عليه رحمة واسعة واسكنه فسيح جناته شيخنا الفاضل
@abdiwahabtabe7042
@abdiwahabtabe7042 Жыл бұрын
Mnsha alah xafidullaah sheekh c/rashid AUN qaarigii sheekh cali suufi
@saidaali412
@saidaali412 Жыл бұрын
Allaha u naxariisto inta dhimatey inta noolna Allaha barakeeyo
@rocky4066
@rocky4066 Жыл бұрын
Maasha allaah tabaaraka allaah sheekh Cali suufi raximuhu allaah
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 Жыл бұрын
Mansha Allah Culimadeena intii dhimatay Alle how naxariisto inta nool Cimri dheer iyo cibaado suuban Alle hasiiyo Dhamaanteynba Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲 jisakalah khayr Sheekh Shugran inbadan ❤❤❤❤
@shekhkhashiciofficialchann9798
@shekhkhashiciofficialchann9798 Жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله ياشيخناالفاضل إفادتنا ورعاك الله عمرك ونفعك.الله المسلمين نفعا كثيرا
@habibahassan7290
@habibahassan7290 Жыл бұрын
Jannatul Firdowsal aclaa ilaahay haka waraabiyo Sheekh Ali Suufi allaahuma aamiin.
@libanyusuf2204
@libanyusuf2204 Жыл бұрын
ALLAH YAA CIIZAAK YAA SHAYKH AL ISLAM ☪️ RAMADAN KAREEM
@madiinommb6434
@madiinommb6434 Жыл бұрын
😊ĺp
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
Xafidakumu Allah jamiican ❤️ 🙏
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 Жыл бұрын
Subxnlaah dunida lakala nasiib badanaa aloow na hanuuni 😢😢😢😢 Masaajidka Sheekh cali suufi daris baan eheen Kaasa balbalaarka aloow albaabada janada kuu fur
@Abu-kholoud
@Abu-kholoud Жыл бұрын
رحم الله العلامة شيخ علي صوفي رحمة واسعة.. وحفظ الله لنا فضيلة الشيخ عبدالرشيد شيخ علي صوفي
@faysaabdi-gd2yk
@faysaabdi-gd2yk Жыл бұрын
Mashallah allehaku xifitiyo sheekhanaa cabdirashiid cali
@kawsarmuhumed9834
@kawsarmuhumed9834 Жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك همآ أجمعين
@ogaaloge3281
@ogaaloge3281 Жыл бұрын
Aloow kuu naxariiso yaa sheykhii anagana xaqa natus aamii
@foabrar8254
@foabrar8254 Жыл бұрын
Mashallah allaha u naxariisto sh ali Sufi
@faadumoabdoo112
@faadumoabdoo112 Жыл бұрын
Mashallah ilahay ha unaxariisto ya rabi 🤲🤲🤲
@saadiasheikhamin2090
@saadiasheikhamin2090 5 ай бұрын
Maasha Alaah ala yaa raxma ahlul quraan maasha alaaah
@adoonti-Alle-12
@adoonti-Alle-12 Жыл бұрын
Masha Allah Sheekh Cabdirashiid xafidahullah iyo aabihii Allaha u naxariisto aad ayay iskugu eg yihiin
@user-dh7nk6ee8h
@user-dh7nk6ee8h 2 ай бұрын
Masha Allah baraka Allah
@mayaclouds2411
@mayaclouds2411 Жыл бұрын
Mashallah wa lo bahanyahay tariqda culimada ila barto
@fatimaabdirahman2769
@fatimaabdirahman2769 Жыл бұрын
Mazha allah alle haw naxaristo 🤲
@jamakhayre5789
@jamakhayre5789 Жыл бұрын
Masha Allah, Alle ha barakeeyo Sheekha. Sheekhii dhalayna janatul firdowsa ha geeyo.
@sahalcare8841
@sahalcare8841 Жыл бұрын
Allah yarxammahu
@aminahyusuf4959
@aminahyusuf4959 Жыл бұрын
مشاءالله تبارك الرحمن اللهم احفظنا جميعا يارب العالمين
@umuraxa4267
@umuraxa4267 Жыл бұрын
Alle ha u naxariiso shekha
@farasomalison3011
@farasomalison3011 Жыл бұрын
اللهم اغفر له وارحمه
@abdirahmanisse-kd2ll
@abdirahmanisse-kd2ll Жыл бұрын
Sawirka ma shekh cali suufi baa raxmatulahi calayhi
@KujoogMedia
@KujoogMedia Жыл бұрын
Haa waa sawirkii Sh Cali Suufi
@muniich1944
@muniich1944 Жыл бұрын
Masha Allah ❤️
@alisaladahmed424
@alisaladahmed424 Жыл бұрын
#Shiikh cali suufi. Adeerow aan kuu duceeyee aamiin dheh #siyaad barre, Haye Bal wad 😁😁😁😁🏃‍♂️🏃‍♂️
@abdifatahjalaal
@abdifatahjalaal Жыл бұрын
Masha Allah ilaahow isagoo kale naga dhig
@adoonti-Alle-12
@adoonti-Alle-12 Жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤
@faraxcabdiraxmaan7575
@faraxcabdiraxmaan7575 Жыл бұрын
ماشاالله بارك الله لك ولوالدك
@cabdirisaaqxaashi2277
@cabdirisaaqxaashi2277 Жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto sheeka Shekh xuseen ilaahay haku xafido waa macalinkaygii quraanka tajwiidka ibaray hargaysa xaafada jameecada 1984
@KujoogMedia
@KujoogMedia Жыл бұрын
Dhammaan intiina ka falcelisay kulankan mahad badan ayaan idiin madhxinaynaa. Ilaahay ha idin karaameeyo. Si joogto ah ula socda kulammada Cawayska oo socon doona ilaa 20 Ramadan
@taqwalaah5911
@taqwalaah5911 Жыл бұрын
Adigana Allah ajar iyo xasanaad ha kaa siiyo taariikhda culimada ku dayashada mudan
@saadabogoreh8219
@saadabogoreh8219 Жыл бұрын
Allah irhamo alĺow kaa warabi janatal firdouz
@wacyigalintadad-weynaha1361
@wacyigalintadad-weynaha1361 Жыл бұрын
Maashaallah tabaarakallah
@dahson4827
@dahson4827 Жыл бұрын
اللهم ارحمه واغفر له واسكنه الفردوس
@shaxshaxlowgaxafada5813
@shaxshaxlowgaxafada5813 Жыл бұрын
الشيخ علي صوقي رحمه الله رحمة واسعة
@boqran101
@boqran101 Жыл бұрын
Allaha u naxariisto dhaman culimada islaamka❤
@softalltech
@softalltech Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto sheekha
@taqwalaah5911
@taqwalaah5911 Жыл бұрын
Masha Allah tabarka Laah waa duriyad saalaxa Allah haw naxriisto asaga iyo intii Islaama ee inaga baxdayba
@NuurCabdi-pi7bt
@NuurCabdi-pi7bt Жыл бұрын
illaahay haunaxariisto sheikh cali
@ismailqanuni3551
@ismailqanuni3551 Жыл бұрын
Allaha unaxariisto❤
@najaxnajax4656
@najaxnajax4656 Жыл бұрын
Ilaahoow u naxariiso culimadeena inta noolna cimri dheer iyo caafimaad sii, kuwaas oo sabab u ahaa iney diinta si sax ah noo soo gaarsiiyaan. Jazaakallaahuma khayran
@Dina-ij6oz
@Dina-ij6oz Жыл бұрын
janada Allaha ugu bishaareyo
@mdmuhammad6206
@mdmuhammad6206 Жыл бұрын
اللهم أجز ه عناخيرالجزاء
@cabdifataaxmacallinmuxumed2409
@cabdifataaxmacallinmuxumed2409 Жыл бұрын
الشيخ علي الصوف رحمةالله عليه رحمةواسعة
@abdallamalin9371
@abdallamalin9371 Жыл бұрын
Mashallah tabarakallah, erey sixid ah xaga wareystaha maxaa ku jaban hadaad tidhaah Culimada Soomaaliyeed Hal ka aad ka odhanayso Culimada Somalida?
@user-vb4fi8il5x
@user-vb4fi8il5x Жыл бұрын
Barnaamika ugu fiican barnaamijyada soomaalida
@happy04188
@happy04188 Жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله ❤😊
@hodanmohamud6923
@hodanmohamud6923 Жыл бұрын
Mash Allah ❤
@ayaannimcaanayaannimcaan4562
@ayaannimcaanayaannimcaan4562 Жыл бұрын
Masha allah ya sheikh 😢😢😢❤❤❤
@aadancumar2387
@aadancumar2387 Жыл бұрын
Allaha unaxariisto sh cali iyo culimada kaleba
@taffers147
@taffers147 Жыл бұрын
Could you provide English subtitles for those that want to learn about the shaykhs life but don't understand Somali please
@samiahussein1733
@samiahussein1733 Жыл бұрын
That would be nice
@jakedones2099
@jakedones2099 Жыл бұрын
I mean it's better if you understand somali. If you're of somali ethnicity
@hassanabdi2960
@hassanabdi2960 Жыл бұрын
English subtitle
@Amn09888
@Amn09888 11 ай бұрын
Miyaanad soomali ahayn ?
@user-dh7nk6ee8h
@user-dh7nk6ee8h 2 ай бұрын
Yes ask me don't ask my father what do you know or who are you
@samiyahusendelmer1606
@samiyahusendelmer1606 Жыл бұрын
ماشا الله❤
@sheekhciisemaxamudcalasow4970
@sheekhciisemaxamudcalasow4970 Жыл бұрын
😁جزاك الله خيرأ
@abdisamadsheikh8727
@abdisamadsheikh8727 Жыл бұрын
ماشاء الله
@MunaSuleiman-si5vs
@MunaSuleiman-si5vs Жыл бұрын
Alle hawnaxaristo jannatul fardowsa haka warabiyo
@Khalid-qx7jy
@Khalid-qx7jy Жыл бұрын
Manshallah shikha rahiimullh waxn fiicnaan lahayid in video lagahayo shikh ali suufi
@zamzamhasan1837
@zamzamhasan1837 Жыл бұрын
Ilahay haunaxariisto gadashooda ilahay namaste fidneeyo
@ashaahmed1207
@ashaahmed1207 Жыл бұрын
Ilahey naxariisti jano hasiiyo
@mohamedadem4053
@mohamedadem4053 Жыл бұрын
رحمة الله عليه رحمة واسعة الشيخ علي سوفي. حفظك الله الشيخ عبد الرشيد الشيخ علي سوفي
@Warsame44
@Warsame44 Жыл бұрын
رحمكما الله
@farhiyoosman1626
@farhiyoosman1626 Жыл бұрын
Mashalaaah
@abdikarimmohamed6957
@abdikarimmohamed6957 Жыл бұрын
Maha
@cabdullaahiabdishakur2713
@cabdullaahiabdishakur2713 Жыл бұрын
عجيب
@calicusman141
@calicusman141 Жыл бұрын
M.a ❤
@cabdishakuuraxmed6191
@cabdishakuuraxmed6191 Жыл бұрын
😢😢😢
@xariirmaxamed1111
@xariirmaxamed1111 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@user-lb9wr9sg3y
@user-lb9wr9sg3y Жыл бұрын
Ma soobaxayo
@Mustafa-ty8tq
@Mustafa-ty8tq Жыл бұрын
Sawirkan ma kii sheekhaa mise amaano
@hodomoh1225
@hodomoh1225 Жыл бұрын
Waa abihi
@KujoogMedia
@KujoogMedia Жыл бұрын
Haa waa sawirkii Sh Cali Suufi
@user-dh7nk6ee8h
@user-dh7nk6ee8h 2 ай бұрын
Aboo aniga English kuso bartay tagay nah new Zealand war kaga haya qul siiro fil ardhi iyo qul limanil ardhu wa man fiha in kun tum taclamun
@khadarsheekh4132
@khadarsheekh4132 Жыл бұрын
Waar kadaa heesta maad waalantahay
@YaminaMe
@YaminaMe 2 ай бұрын
it doesnt make sense. Wuxuu dhashtey 1890's hadna dagaal buu galay 77😅. Something isnt adding up. Wiilkuusa wuxu rabo muu iska sheegaa?? Ogadeen jeclaa inta 77 iis gelyaan inkaste soomaali dhan ku jirtey
@kildhikildhi2949
@kildhikildhi2949 Жыл бұрын
Malaayacni number 1
@waikanwakan2907
@waikanwakan2907 Жыл бұрын
Hadiiba uu dadka baakoortiisa la dhacayay wuxuu ahaa aabaha shabaabka ee maanta umada laynaaya
@tasneemmohamed8524
@tasneemmohamed8524 Жыл бұрын
Subxaanallaah
@fartunmahmud
@fartunmahmud Жыл бұрын
Waahadhashaye mxa kuhadhashay. Doqon
@waikanwakan2907
@waikanwakan2907 Жыл бұрын
@@fartunmahmud adigu waad i ceysay ee maxaad igu ceysay? Mida kale hadalkayga maxaa xumaan ah oo jira.
Taariikhda Sheekh Cali Jowhar
33:43
MM Somali TV
Рет қаралды 51 М.
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 102 МЛН
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 91 МЛН
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 22 МЛН
Taariikhda Sh. Cabdiraxmaan Kaariye
1:04:21
MM Somali TV
Рет қаралды 16 М.
Maxaa Ka taqaanaa Sh. Abdirashid Sh. Ali Sufi
15:49
Dacwa Tv
Рет қаралды 185 М.
40 QISOOYIN OO CAJIIB AH (XUL-2022/2023) SHEIKH XUSSEIN CALI JABUUTI
2:43:38
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 777 М.
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 102 МЛН