No video

MAXAMAD S TUBEEC FT MAGOOL | HEESTII NAYRUUSKU WAA CIID | QARAAMI XUL AH + LYRICS

  Рет қаралды 1,268,317

SUUXAYE LYRICS

SUUXAYE LYRICS

3 жыл бұрын

#MAXAMAD_SULEBAN_TUBEEC #Xaliima_magool #SuuxayeLyrics

Пікірлер: 136
@Dangarad.01
@Dangarad.01 Ай бұрын
Dabshid wacan, ku beegan 2024.
@user-ke2oz1tf4g
@user-ke2oz1tf4g Ай бұрын
Nayruus wacan soomaaliyeey, waa nayruus arbaceed , dabshid wanaagsan
@GureyJr
@GureyJr 9 күн бұрын
marka ay jiibta iyo jaanta isla helaan gabadhii iyo wiilkii soomaali ugu cod tolmoonaa abid rabbi naxariistiisa waasaca ah ha ugu deeqo tubeec iyo magool dabshid wacan❤
@faizaahmed1993
@faizaahmed1993 2 жыл бұрын
Nasibka nasibkey maku naxi donaa?
@CabdilaahiRashiid-jm2ji
@CabdilaahiRashiid-jm2ji 2 ай бұрын
Alle hawnaxariisto Labadaba M s tubeec iyo Xaliimo khaliif magool iyo wxii Muslim ah ❤❤❤
@CabdilaahiRashiid-jm2ji
@CabdilaahiRashiid-jm2ji 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@farxaannuur2371
@farxaannuur2371 2 жыл бұрын
allah hawnaxariisto maxamed saleban tubeec boqorka codka king of voice maxamed saleban tubeec iyo xaliimo khaliif magool queeen of voice
@CabdilaahiRashiid-jm2ji
@CabdilaahiRashiid-jm2ji 2 ай бұрын
Waa nuurgalgacalkuyee nafta mawxidisaa nacab mayska celisaa nasiibka nasiibkaa caashaqu
@kingmoha8874
@kingmoha8874 Жыл бұрын
Alle naxariisti jano ha ka waraabiyo walal aan uduceyno labadaba🤲🤲🤲😭😭😭
@jaanisgaadboy4915
@jaanisgaadboy4915 5 ай бұрын
Aamina yaarbi
@daudmohamed3998
@daudmohamed3998 Ай бұрын
Nayruusku waa ciid Waaa nagi aduunkuye Habeen arbaco ah 7/17/2024 ❤ Magool iyo tubeec AHUN
@mohabilal1413
@mohabilal1413 2 жыл бұрын
Axsan heees🥰❤️ iyo fananiin wa wayn rabi naxariistii Janatu firdwsa hka waraabiyo
@deeqabdi6938
@deeqabdi6938 2 жыл бұрын
dddd
@yasinabdi6669
@yasinabdi6669 2 жыл бұрын
Wow beautiful
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 2 жыл бұрын
Wooow. Tubeec iyo magool alle ha idiin naxariitso. Waajibkiinii waad gudateen.
@salloadam298
@salloadam298 Жыл бұрын
Maxay guteeen alle hownaxariisto
@abdisalanilkacase6811
@abdisalanilkacase6811 Жыл бұрын
Allh haydiin naxariito qororadii codka dhaxal baad nooga tagteen🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@AbdulAdan-ix6le
@AbdulAdan-ix6le Жыл бұрын
Two somali legend tubeec iyo xalimo Khalif magool no doubt they're the best singers we have ever produced
@bazhiirrazta-vg1vp
@bazhiirrazta-vg1vp Жыл бұрын
ILaahay naxariistii Jano haydinka waraabiyoH xaliima khaliiF magool iyo maxamed salleebaan tubeec alle haydiin naxariisto
@elmiabdullahi1960
@elmiabdullahi1960 Жыл бұрын
Waxaa heestan ay ku jirtay. Riwaayadii Jacayl boob uma baahna. Waxa Alifahay Abwaan . Cabdulqadir Cali Cigaal. Waxa la saneeyey 1975 baan u malayn. Maxamed Saleebaan,Xaliima Khaliif Cumar Magool iyo Abwaan Cabdulqadir Cali Cigaal .ALLAHA u naxariisto dhamaantood.
@nuromarabdi7680
@nuromarabdi7680 Жыл бұрын
Kada sxb heestan waxaa sameyey abwaan indho buur laxanku axmed nuur jaango ruwadi wa sax
@Cabdalllah
@Cabdalllah 11 ай бұрын
​@@nuromarabdi7680 Waalaga saxab yahay!
@Cartan7
@Cartan7 2 ай бұрын
heesta waxa laxanka ku ladhay max'd salebaan tubeec heesaayaa, somali waqooyi
@koolgooner8142
@koolgooner8142 Жыл бұрын
Allah ha u naxariisto our legends; Laakiin Neeyruuska Waa ciidda Shiicada ( ee Dabka ) la shift oo laga boodo; Koleey ninka ali get Shiico buu ahaa; sideey noqotaba sidaa ula socda Somaali Mohammad ( SCW ) ku saliya Nebigeena NNKH.
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 Жыл бұрын
scw
@sirajalfaqeeh
@sirajalfaqeeh 6 ай бұрын
Neyruuska waa ciida majuusta ama dab caabudka laakiin waxa kaloo ay ciid u eheyd shucuub badan oo majuusiyada aaminsaneyn. Neyruuska walaal shiico maleh shaqana kuma leh, neyruuz waa ciid ee dadki hore ciid u ahayd islaamka ayaa xarimay kurdida iyo soomaalida iyo iiraanta iyo ciraaqiyiinti hore ee baabil iyo masaaridii hore ee faraaciinta ayaa ciida dabshidka ciidi jiray waana sanad la tirsado lixkun iyo lix boqol oo sano oo wax lajiraan ayuu marayaa sanadka bisha March ayuu sanadka cusub ee neeruuska uu dhashaa wadamada qaar bisha julay ayee udabaaldagaan bilawga sanadka neyruuska; Somalia aad ayaa looga xusi jiray ciidan dabshidka ama dabtuurka ama istunka ama neyruush ama neyruuska, magaalooyinka waaweyn ilaa baadiyaha qaar waa loo dabaaldagi jiray. Laakiin hada alxamdulillaah dadka diinta ayee fahmeen Somalia labo ciid umbaa ka jirta alxamdulillaah neyruuska wuu dabar go'ay maanta awalba wax ilaaheey naga xarimay kheer ma'laheen, laakiin meelo uu ku sii danbeeyo ayaa jira tuulooyinka qaar iyo magaalooyin farakutiris ah unbuu ku sii danbeeyaa. Kurdida ilaa maanta way udabaal dagaan ayaga iyo iiraaniyiinta, dadkii waqtigii dawladii maxamed siyaad bare noolaa ka wareeso, neyruuska caadi ayaa loo xusi jiray oo ciid iyo xaflad ayee uaheyd laakiin maanta somalia gabdhaha qaar in neyruus loo bixiyo umbaa ka sii hartay cid uma dabaaldagto hada.
@MohamedElmi-ly1dv
@MohamedElmi-ly1dv 4 ай бұрын
Kolay anaga malin farxad bn u niyeysaneynaa ciida muslimka
@AhmedMohamed-cn7xn
@AhmedMohamed-cn7xn 4 ай бұрын
Lagayaba qofki midhaha heesta alaha inanu fahansanyn in nayruusku shirki yahay o wax kale ka aminsana ama diiniyan jaahil u aha o hadu macneheda ogyahay anu dheyelsaden sida kalena way noqon karta o inu aminsana lkn wallahu aclam ayaynu lenahay ilahyna ha,u danbi dhaafo abwankas iyo fananintaba amiin
@sirajalfaqeeh
@sirajalfaqeeh 4 ай бұрын
@@AhmedMohamed-cn7xn waqtigaas somalidu ciida neyruuska caadi ayey u ahayd wey udabaaldagi jireen
@SareyFarah
@SareyFarah Жыл бұрын
The king and Queen of sounds ❤NAYRUUS❤😊Alla Xusuusaha Qaar macaanaa😢😭❤15-6-2023 😊Thursday 😊🎉
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 8 ай бұрын
Allow u naxariisto labadaba 😢🤲
@mahdimahamad277
@mahdimahamad277 2 ай бұрын
Allah ha u naxariisto 😢 labadoodaba maanta waa inaga hooseyaane aan u ducayno balse hessta xasuus gaara ayaa ii tahay😢😢😢
@cabdulqadircabdilahidahir8847
@cabdulqadircabdilahidahir8847 2 жыл бұрын
Laba fanaan oo CoD iyo luuq haya Ale ha unaxiisto intii dhimatayba aamiin
@AliOmar-te4wu
@AliOmar-te4wu 2 жыл бұрын
Eerayada iya sameyay wllo
@user-dn1kn9it8m
@user-dn1kn9it8m 16 күн бұрын
yeye waligay kumaanicin naagana kuma agdhigin❤❤❤
@amiirmohamed480
@amiirmohamed480 Жыл бұрын
This type of classics used to play in every corner of the city in the mid to late 2000s n my childhood, very nostalgic. Reminds me of good old times.
@siyaadmaxamed7643
@siyaadmaxamed7643 Жыл бұрын
Heestaan qisa balanran ayey igu leedahay anigo zxpkey Abdulaahi xasan dhegey nin aaan waligay zxptimadiisa Ana ilawii doonin
@ramadanaxmed6520
@ramadanaxmed6520 Жыл бұрын
Nabarraa i gaaroo Ma nuuxnuuxsan karaayee Anigay noqnoqoshadu I naanaabinaysaa 😘
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 2 ай бұрын
Wooow tubeeca❤
@aymanmusic6721
@aymanmusic6721 2 жыл бұрын
Yaa ilahal caalam fanaaniin dadkaasoo kle ayaa landhaha waxaan iminka yidhah waa heesaynaa iyo dadka isu eeg
@ayanlefarah2452
@ayanlefarah2452 2 жыл бұрын
Waa dadkii hore wll
@aymanmusic6721
@aymanmusic6721 Жыл бұрын
​@@ayanlefarah2452beenta maaha zhp
@najmociid5281
@najmociid5281 2 жыл бұрын
Laxanka miraha iyo codadka alla ma wax kaladhaca waxaas heeso wax kayaqaan wlhi
@zakarianorshine9085
@zakarianorshine9085 Жыл бұрын
allaha u naxariisto labada fanaan
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Aaamiin yaa rabbi
@fadumoali7402
@fadumoali7402 2 ай бұрын
Allah ha u naxariisto labadaba🤲🏼💔🇸🇴🤲🏼
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
#LyricsSongNayruus #MohamedSTubeecAHUN Nayruusku waa ciid Waa Neggi aduunyadu Waa nuur kalgacalkuye Naruurooy waa nuur Kalgacalkuye nasteexooy Nafta maw xidigisaa Nacab mayska Celisaa Waxaad naawilaysiyo Naqu makuu cuntamayaa Inagguna nasiibkeen Nasiibkaa nasiibkay Maku naaxi doonaa Caashaqu neecawdaa Aaaa. Maku neefsan doonaaaa?. #FaadumoMaandeeq Nayruusku waa ciid Waa negi aduunyadu Waa naar kalgacalkuye Nasiiboow waa naar Kalgacalkuye naftaydoow Nabarana i gaadhoo Ma nuux nuuxsan karayee Anigay noqnoqoshadu I naanaabinaysaaaaaaa Sidaan kuugu nudanahay Hadaad iigu nabantahay Ama aad iigu nugushahay Xiskeenoo naggaadiyo HAA HAA HAA HAA Haa Nimco La arki doonneee #MohamedSTubeecAHUN Weligay kumaan Nicin Naagana kuma ag dhigin Ka nixina ismaan Odhan Naruurooy ka nixina Ismaan Odhan nasteexooy Niyar waxaan ku geli jiray NOLoshaada awggeed Qalbigeedu noogiyo Naafaba ha daayyee ALLAHAYOOW nasiibkeen Nasiibkaa nasiibkay Maku naaxi doonnaaa Caashaqu neecawda Haa hiim haa hiim Maku neefsan doonaa #FaadumoMaandeeq Nayruusku waa ciid Waa neggi adduunyadu Waa naar kalgacalkuye Nasiiboow waa naar Kalgacalkuye naftaydoow Waa nibbiri caashaquh Nuggul waa u daran yahay Horey iigumaad nixin Naxariis kalgacaleee Waan ku naawilaayee Nabbad aan ku waarree Iga dhawr nitaaqadda Niyadsamida Caashaqa HAA HAA HAAA HAA Adiguna ha naaffayyn. ▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎ Hees xus iyo xasuus mudan.❤️ Heestan waxa Curiyey ama Alifay, Abwaankii weynaa, Ee Abdiqaadir Cali Cigaal Cirro, waxayna ku jirtay, riwaayadii JACAYL BOOB UMA BAAHNA. 1975, Heesta dadka badankiisu waxay ku barteen, Xaliimo Khaliif Magool, iyo Tubeec, Laakiin heesta Original-keeda waxa Lahaa, Mohamed Sulaiman Tubeec iyo Faadumo Cabdilaahi Kaahin Maandeeq, Laxanka waxa Saaray, Abdiqaadir Muuse Luggey, oo ahaa Sayigii, Fanaanadii weynayd, ee Reer Caynaba SAAFI DUCAALE AHUN. Labadaba. Amein •.•). i'm #Cabdisalaanqaarey✍︎
@maxamedrashiid6389
@maxamedrashiid6389 Жыл бұрын
Legend always legend santaana
@abdiqaniismaaciilismaaciil3849
@abdiqaniismaaciilismaaciil3849 Жыл бұрын
Heestaan nayruus iyo minankiina oo aan ka ga qaybgalay tartankii fanka Africa mamo xaliimana kugashay kalinta 1aa d Africa maxamed saleebaan kalinta 2aad hase yeeshee sudaniyiintu ilaa maanta ayxusaan loona aqoonsanyahay kalinta 1aad waxaa lahaa abwaan c.qaadir cali cigaal yadiyo heeso badan oo kamid ahaa riwaayadii jacayl boob uma baahna hadaanaan khaldanayn
@Cabdalllah
@Cabdalllah 11 ай бұрын
Maxamed Saleebaan 1aad bu galay Maxamed Wardi oo reer sudan ahaa Baa kaalinta 2aad galay. Inta kale wad saxan tahay Waxay kujirtey riwaayadii Jacayl boob uma.baahna Waxa Riwayada iyodhamaanba heesaheeda lahaa Abwan Cabdulqadir Cali Cigaal aun
@nuurhubane
@nuurhubane 7 ай бұрын
Sxb qoftii 1aad gashay magool aheed iska sax​@@Cabdalllah
@abdia.ibrahim7082
@abdia.ibrahim7082 Жыл бұрын
Eesh Celaa Suuxaaye
@Cartan7
@Cartan7 Жыл бұрын
Somali Waqooyi ku dhashay MAXAMAD Saleebaan Tubeec heesaayaa
@DHAQAQLAGUMADHAME-l5r
@DHAQAQLAGUMADHAME-l5r 10 күн бұрын
MAYA! MA TIHID SUUXAYE!! EE SAMOWADE!! SAXIB!!😀
@qasimabukar7488
@qasimabukar7488 Жыл бұрын
No doubt she is the best Somali female singer Ever!
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 Жыл бұрын
Maanda daas waxba uma darayso hees iyo cod ee waxay aduunka soo samaysa horyaala
@hindabadal9079
@hindabadal9079 Жыл бұрын
Xx
@rabile6352
@rabile6352 Жыл бұрын
Yes indeed both of them
@zamzamabdullahi3757
@zamzamabdullahi3757 Жыл бұрын
Haye walaal
@zamzamabdullahi3757
@zamzamabdullahi3757 Жыл бұрын
Aamiin yàrBiyow
@maxameddaahir4138
@maxameddaahir4138 2 жыл бұрын
Waa la yaaaby waxn hees lama odhan karoh
@user-ze6dt7vq9b
@user-ze6dt7vq9b 3 ай бұрын
Allow labaduba u naxariiso. Aamiin.
@takarofficialchannel6233
@takarofficialchannel6233 Жыл бұрын
18/2/2023 habeen sabti baxayso axad soo galayso heeso waa kuwii hore
@abdirahmandahirjamac3937
@abdirahmandahirjamac3937 Ай бұрын
26/6/2024
@cagtaaycali4545
@cagtaaycali4545 Жыл бұрын
Bahdil fanka faladagan baa ugu filan
@abwaaniidlechannel5891
@abwaaniidlechannel5891 Жыл бұрын
Erayada saxa sxbayaal, Caashaquna cawdaa makuneef sandoonaa. Cawdaa✅""""Caw (qadiifad) neecaw❌
@Garaad1000
@Garaad1000 Жыл бұрын
Caashaqu Neecawda maku neefsan doonaa weeye
@shuceybaxamd5250
@shuceybaxamd5250 Жыл бұрын
Qof ka tagay ma kuu soo laaban dooonaa tolow😢😢😢😢
@Zayidamiir241
@Zayidamiir241 Жыл бұрын
Maya qof tegay way adagtahay in uu kuu soo noqdo lkn waxaan kugula talin xitaa hadii uu soo laabto in aadan ka aqbalin
@nadiyaahmed1394
@nadiyaahmed1394 11 ай бұрын
Haaa waa macquul
@user-ir1ot2vk6h
@user-ir1ot2vk6h 7 ай бұрын
Wax walbo wa macul
@abdirahmandahirjamac3937
@abdirahmandahirjamac3937 Ай бұрын
Haa wuu solaban iskan. Şüg ina ku dhahay
@CabdilaahiRashiid-jm2ji
@CabdilaahiRashiid-jm2ji 5 ай бұрын
Waxaad naawilaysiyo naqu makuu cuntamayaa❤
@CabdilaahiRashiid-jm2ji
@CabdilaahiRashiid-jm2ji Ай бұрын
Waa naarkalgacalkuyee nasiiboow waa naar kalgacalkuye naftaydow
@AhmedadanAli
@AhmedadanAli 2 жыл бұрын
Nayruusku waa ciid Waa negi aduunyadu. Labadaa bayd... waa khalad.... Aduunku maaha negi ama.meel lagu nagaanayo ee waa laga tegeyee. Nayruushkuna ciiideena maaha waa Ciida iraaaniyiinta iyo majuusta dabka caabuda
@axmed_deeq
@axmed_deeq 2 жыл бұрын
Neyruush maha ee waa Neyruus gobollada koonfurta Soomaaliya waxaa laga dhahaa Dab-shid. Waana dhaqan Iiraani ah sidaad sheegtay. Walow Soomalidu Sanadka ay tirsadaan gaar ahaan beeraleydu aay dabaal degaan caruurtuna dabkaa ka bood boodaan.
@AhmedadanAli
@AhmedadanAli 2 жыл бұрын
@@axmed_deeq haa waa run waa nayruus.. Ikn Macnaha aan ujeedaa uun waa In labadan page sax ahayn. Dalil waxaaba ugu filan. In aaan labdii heesta qaadayba aduuunkan joogin.. Alle ha unaxariste
@samakaabacademy1981
@samakaabacademy1981 Жыл бұрын
Waaaruntaa wll lkn micnaha lagamawado sida aan filaayo adduunka waa laggu negaanaa lkn waxaa looga jeeda adduunku nuuxnuuxsan maayo oo waa nekyahay, tankale neyruusku waa ciid lkn annaga inooma aha taas cidna ma moogo lkn ciid uun buu u yahay.
@ayanlefarah2452
@ayanlefarah2452 2 жыл бұрын
Wow best song 🎵😍
@nourhassan1524
@nourhassan1524 2 жыл бұрын
Wow my favourite song
@shukriyoqanciye3793
@shukriyoqanciye3793 7 ай бұрын
this is the song that reminds me various obstacle cross experienced
@maxamuudxasan7031
@maxamuudxasan7031 Жыл бұрын
Heestii,shiikhaagu,waa,kuma
@xaliimoali2604
@xaliimoali2604 Жыл бұрын
Yaa xajiya xalimo
@cibadohersi5159
@cibadohersi5159 Жыл бұрын
God maxu kukalriday lab
@anisashire1316
@anisashire1316 Жыл бұрын
Wow! I like it
@usaamadhaqane1076
@usaamadhaqane1076 Жыл бұрын
DAD WAA DADKII KUWII HORE HEESANA WAA KUWII HORE
@farhiaismailmohamud-mb8bq
@farhiaismailmohamud-mb8bq Жыл бұрын
Axsan hees jacel ❤❤❤
@cabdixuseen7316
@cabdixuseen7316 2 жыл бұрын
Oooooof calayk🥰🥰❤️❤️❤️
@yasinabdi6669
@yasinabdi6669 2 жыл бұрын
Wow beautiful
@xaajifarah4076
@xaajifarah4076 7 ай бұрын
Tubeec iyo magool boqorada fanka ilahow u naxariiso
@AsadAli-le2ms
@AsadAli-le2ms Жыл бұрын
hell ye kind of golden voice, ilhayoow u naxariiso labadaba.
@bishaaraddegaming2856
@bishaaraddegaming2856 2 ай бұрын
25/may/2024 alle ha unaxa riisto labadaoodaba❤
@amaaldiamond677
@amaaldiamond677 2 жыл бұрын
Ilahay ba cod ogu deqay
@kivanctatlitug951
@kivanctatlitug951 Жыл бұрын
❤️❤️👌👌👌
@aadancnaasir2710
@aadancnaasir2710 Жыл бұрын
ultra legends ✊
@CabdiCawke-mg9fv
@CabdiCawke-mg9fv 6 ай бұрын
Allow unaxariiso
@SadiaAliHassan-tp5zf
@SadiaAliHassan-tp5zf 6 ай бұрын
Nayruusku ciid maaha aduunyaduna nagi maaha
@queenhero1234
@queenhero1234 24 күн бұрын
2014❤😢
@abdieid1033
@abdieid1033 Жыл бұрын
Illlhy.unaxariisi.lbdaba
@istaahilmaxamed4366
@istaahilmaxamed4366 2 жыл бұрын
woooow
@ayanlefarah2452
@ayanlefarah2452 2 жыл бұрын
Wow 👏😮 waa dadkii hore huno
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Abo madaxwayne ismacil c geele abo wanko jeclahay si ilahay iyo rasuulkiso hakarali nooqdan waxa jirta 5 direto KL
@user-gy9hg7lp2b
@user-gy9hg7lp2b Жыл бұрын
Heeso ❤
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad 8 ай бұрын
💔 qalbiga
@rakiajama2363
@rakiajama2363 Жыл бұрын
hees wacan
@user-gt5tt8im9w
@user-gt5tt8im9w 8 ай бұрын
Yaasalaam
@ubahomar3002
@ubahomar3002 16 күн бұрын
❤❤
@Adoonti__Alle
@Adoonti__Alle Жыл бұрын
wow😮❤
@istaahilmaxamed4366
@istaahilmaxamed4366 2 жыл бұрын
Heeso waa ku wiihore
@Wiilhoog_Media
@Wiilhoog_Media 2 жыл бұрын
Ragna Hee dhamaystirde
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Aun neyrus axsan hes
@hodanabdi5352
@hodanabdi5352 Жыл бұрын
Cawan dhagaysanaya heeta 22/3/2023😢
@farxiyoxasanyacquub
@farxiyoxasanyacquub Жыл бұрын
Max
@AbdulAdan-ix6le
@AbdulAdan-ix6le Жыл бұрын
Woow
@ahmedliban7035
@ahmedliban7035 2 жыл бұрын
2.8.2022
@farhiaosmandirie8594
@farhiaosmandirie8594 5 ай бұрын
@maxameddeeq256
@maxameddeeq256 Жыл бұрын
Nasiibkey
@yasmiinhajimaxamud8133
@yasmiinhajimaxamud8133 Жыл бұрын
🖐️🖋️📚
@deeqabdi6938
@deeqabdi6938 2 жыл бұрын
ASC
@anasgamadiid123
@anasgamadiid123 2 жыл бұрын
Kkk
@laylayusuf1360
@laylayusuf1360 2 жыл бұрын
L
@aadancnaasir2710
@aadancnaasir2710 Жыл бұрын
ultra legends ✊
@CabdiilhiIsmaciil
@CabdiilhiIsmaciil 11 ай бұрын
Ale hw naxristo labdodba
@AhmedMohammed-bk7rr
@AhmedMohammed-bk7rr 10 ай бұрын
The Joker saves Harley Quinn from drowning!#joker  #shorts
00:34
Untitled Joker
Рет қаралды 55 МЛН
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45
xaliimo khaliif magool  Dhirta xididka hoosaa dhulka loogu beeree  lyrisc
11:37
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA | ISHA SACABKA MARI | QAARAMI LYRICS ||
9:39
QAARAMI LYRICS
Рет қаралды 1,3 МЛН
Khadra daahir iyo Axmad cali cigaal || Waran caashaq with lyrcs
11:35
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 1,4 МЛН
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,4 МЛН
Xamdi || Maxamed A. Kuluc & Saado C. Warsame || HD +Lyrics
10:59
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 121 М.
MAXAMAD S TUBEEC | HEESTA CAJABEEY | QARAAMI XUL AH + LYRICS
8:05
SUUXAYE LYRICS
Рет қаралды 1,6 МЛН
XASAN AADAN SAMATAR & XALIIMA KHALIIF MAGOOL. " DALSAN :
13:50
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 2,5 МЛН