No video

MAXAMAD XASAN X LAFOOLE NABADEEY MACAANEY WITH LYRICS

  Рет қаралды 50,200

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

3 жыл бұрын

*Ku Soo Dhawaada Kanaalkeena Muusigga Qadiimiga ah ee Soomaalida!*
Ku soo dhowow kanaalka muusigga ee ugu fiican ee aad ka heli karto heeso qadiimi ah oo Soomaali ah. Halkan waxaad ka heli doontaa heesaha ugu caansan, kuwa xusuusta leh, iyo kuwa aan la ilaawi karin ee taariikhda muusigga Soomaalida. Waxaan isku daynaa inaan soo bandhigno heesihii ugu wanaagsan ee waayadii hore, kuwaas oo soo maray facyaal kala duwan oo muusig Soomaali ah.
*Maxaad ka heleysaa kanaalkayaga?*
- *Heeso Qadiimi ah oo la Xusuusto:*
Waxaan soo bandhignaa heeso qadiimi ah oo ka mid ah kuwa ugu caansan ee ay qaadeen fannaaniin caan ah sida: Maxamed Suleebaan Tubeec, Magool, Hassan Adan Samatar, ahmed ali Egal, Maryan mursal, Maandeeq, kinsi xaaji. Axmed mooge , iyo kuwo kale oo badan.
- *Muuqaallo Taariikhi ah:*
Ku raaxayso muuqaalada taariikhiga ah ee heesaha iyo bandhigyada ay sameeyeen fannaaniinta waaweyn ee Soomaalida.
- *Sheekooyinka Heesaha:*
Baro taariikhda iyo macnaha heesaha qadiimiga ah, iyo sida ay ula xiriiraan dhaqanka iyo taariikhda Soomaaliyeed.
- *Isku Xirka Jaaliyadda:*
Ku biir bulshada jecel muusigga Soomaalida, kana qeyb qaado faallooyinka, iyo wadaagista xusuusaha iyo sheekooyinka aad ka hayso heesaha aan soo bandhigno.
*Maxaan U Sameyney Kanaalkan?*
Ujeedkeenu waa inaan ilaashanno una faafino hidaha iyo dhaqanka muusigga Soomaaliyeed, gaar ahaan heesaha qadiimiga ah ee ku suntan taariikhda iyo dhaqanka. Waxaan rabnaa inaan jiilasha soo socda iyo kuwa hadda jooga u suurtagelino inay si sahlan u heli karaan heesahaas cajiibka ah oo ay ka bogtaan bilicda iyo farshaxanimada fannaaniintii hore.
*Ku Soo Biir Kanaalkayaga!*
Haddii aad jeceshahay muusigga qadiimiga ah ee Soomaalida, ha ka baqin inaad isku qorto (subscribe) kanaalkayaga, oo ku dhufo (click) furaha digniinta (bell icon) si aad ula socoto heesaha cusub iyo muuqaallada aan soo galino. Ha hilmaamin inaad la wadaagto kanaalkaan saaxiibbadaada iyo qoyskaaguba si ay uga faa'iidaystaan!
Mahadsanid inaad nagu soo biirtay, oo aan wada jir u ilaalino dhaqanka iyo taariikhda muusigga Soomaalida!
---
**Linkiga Kanaalka: [ / @geedishaambowstudio
--- hadii aad rabto inaad aad channel kaaga u sameeyso promotion si u gaaaro dad badan waxaa si fudud kaaga caawin doona Vidiq.com hadaba yey ku dhaafin fursadaan qiima dhimista ah ku dhufo link gaan oo is diiwaangali si bilaash ah
vidiq.com/Earn... #QAARAAMI #QAACI #HEESO_XUL_AH
GEEDI SHAAMBOW STUDIO HOYGA HEESAHA HIRGALAY HEESO QORAN ERAYO SHARAXAN KOBCI AQOONTAADA AFKA HOOYO OO NAGULA CAWEE HALKAAN SUBSCRIBE SAARO GANBALEELKANA FURO SI AAD HADIIBA U HESHO MUUQAALADA CUSUB EE HALAKAN SOO GALINO MAHADSANIDIN
WIXII TALO IYO TUSAALE AH WAXAAD NAGALA SOO XIRIIRI KARTAA WHATSAP
+27688649079
WAXAAN GACMO FURAN KU SOO DHAWAYNAYNAA CID KASTA OO GACAN NAGA SII KARTA KAYDINTA IYO SOO GUDBINTA SUUGAANTA SOOMAALIYEED
QOFTA KASTA OO WUXUUN NAGU SIYAADIN KARA FADLAN NAGALA SOO XIRIIRA
Whatsapp
south africa +27688649079
Somalia +25297650065
America +17153883390
WAAD MAHADSANTIHIIN DHAMMAANTIIN BULSHADA SOOMAALIYEED
SUBSCRIBE SAARO CHANNALKA SI AAN KUUGU MAAWEELINO SUUGAAN DHILDHILAN OO AAN LAGA GAYOONEYN
morning
by Calinuur Cabdul Dhagabure || Manager of Geedi shaambow studio
contract. goodirgalow@gmail.com

Пікірлер: 18
@shadiyo066
@shadiyo066 4 ай бұрын
Illahayow dalkaa nawad nogadig I.a ❤❤❤🎉🎉🎉
@Najmaxarago
@Najmaxarago 3 ай бұрын
Heeskan saan u jeclahay❤😢illahow dalkeena nabad nooga dhig dadkeenana is jeclee amin😢
@bigboss8700
@bigboss8700 Ай бұрын
Aamiin aamiin❤
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 Ай бұрын
Heestan caawa ayaan soo raadiyay qalbiyan 2024 wadankeena iyo dadkiisaba nabad allha siiyo
@mohadoolcad-df2de
@mohadoolcad-df2de 8 ай бұрын
waa habeen khamiisa waxaa jira is marin waa siyaasadeed ee maamulka puntland ee soomaalia waxaan iska dhageysanaayey heeso waxaan arkey heestaan lafoole ee nabadeey waan iska dhageystey waxaa ii sawirantey hooyo iyo caruurteedii oo qaxaya run ahaantii heestiii waan u macaansadey heer waxay gaadhey aam iskaga soo celceshto waxa uu is marinwaaga siyaasadeed uu ahaa wax eazy ah ilaahow nabada noo siyaadi oo wxa dhibaatada wadana naga qabo🤲❤️
@omarmoalin5183
@omarmoalin5183 Жыл бұрын
”Inta naas irmaanoo” ma aha sax , waa ” IBTA naas irmaano laga jaqo nafaqadaay” 🙏🏽🙏🏽
@cubeyd27
@cubeyd27 Жыл бұрын
Nabadeey Macaaneey🥺💚 Neecaaw Udgooneey🥺🌹 Ilaahow Rabbiyoow Raxmaanow dalka🇸🇴 nabad nogadhig 31 sano baan Dagaal iyo Colaad, Qax , Qarax iyo Qalalaase ku jirnay.😭 Nabad baa naas la nuugo leh. 1 Sanno ay channelka ku jirto 17K Views, 157 likes👍 bay mareysaa heestaan cajiibka ah xiligaan. waxaan dhageysanayaa habeen khamiis ah taariikhduna tahay, Thu, 15/Sep/2022 12:54 AM Habeenimo.
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 3 жыл бұрын
Thanks bro!
@niyaalshilall5914
@niyaalshilall5914 Ай бұрын
Waxaan ku jirnaa Isbuuci xoriyada 26.27. june. 1. Luuliyo 🇸🇴🇩🇯 waxa dadkeyga ka dhex socdo markaan arko qalbiga ayaa i xanuuno Qabyaalad ayay isku baa bi iyeen labo heshiisa ma jirto midba midka kale ayuu dilaaya kii kalana cadawgii wadanka ayuu soo dhaweysanaya si uu kan kale u tuso inuu wax sameyn karo Waa tee xoriyada aan heysano ? Yaanse ka xorownay ? Mar marka qaar waxaan is dhahaa waxaa haboned ineysan waligeed xornimo qaadan oo ay gumeystuhu iska heysto ileen hadaba xor ma nihin 😭 Nasriga Alle kama quusanayo intaan noolahay hadey hagaagi weyso waxaan rajeynaaya dabadey inan hagaagto Allow umadeyda quluubtoda burcad isku mari oo midey far qura kadhig Allahayow Nabad xasilooni jaceylka dalkooda diintooda iyo dhaqankooda ku beer qalbigooda 🤲❤ Somaalinimo allow nawada garansii 🇸🇴🇩🇯❤️🤍💚
@AxmedRecaps
@AxmedRecaps Жыл бұрын
Allo nabad noo dhali
@warsanxidig9749
@warsanxidig9749 Жыл бұрын
NABADI SOMALIA WAXA HORTAGAN BARLAMAN, SIYAASI,ODAYAAL QABIIL UNUGAA ISKALEH IYO URURSAMAALE OO IMAANKA BEELAY SI XUN IYO SILCBA KU RIDEE ILAHOW NAGA HORWAREEJI AAMIIN.
@mudalibhasan9450
@mudalibhasan9450 2 жыл бұрын
Cajiip dalka noogu soo noqo
@deeqaluul3239
@deeqaluul3239 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@cabdikariimmaxamed9284
@cabdikariimmaxamed9284 2 жыл бұрын
D err
@ilyas--hassan--29
@ilyas--hassan--29 3 ай бұрын
🎧 ❤️
@CabdiRaxiin-dp7wz
@CabdiRaxiin-dp7wz 3 ай бұрын
❤❤
@maxamedgiiree5785
@maxamedgiiree5785 Жыл бұрын
Maxamed
@anisocabdi6280
@anisocabdi6280 2 жыл бұрын
ت︎..
AXMAD MOOGE DHALINYARO WITH LYRICS KABAN ORIGINAL
10:54
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 128 М.
MAXAMAD S TUBEEC IYO MAANDEEQ HEESTA TOOGGA
8:55
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 93 М.
My Cheetos🍕PIZZA #cooking #shorts
00:43
BANKII
Рет қаралды 23 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 42 МЛН
Comfortable 🤣 #comedy #funny
00:34
Micky Makeover
Рет қаралды 16 МЛН
nabadeey macaney
7:15
Baro xisaabta
Рет қаралды 806 М.
Lafoole New Song - Hees Cusub - Caashaqa Ha GuulGuulin 2013 Remix
9:32
Deeyoo Media
Рет қаралды 1,1 МЛН
SAALAX QAASIN HAYAAN WITH LYRICS KABAN
11:44
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 146 М.
MAXAMED LAFOOLE || CILAD LI'I || HEES LYRICS 2014
7:55
ZAMI FILMS
Рет қаралды 2,7 МЛН
Cabdullaahi Nuur Xalweyste Faadumo with lyrics
7:05
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 78 М.
Lafoole Heestii Qareenlaay With Best Lyrics Album kii Ayaan
7:47
Cadaala Lyrics
Рет қаралды 71 М.
Lafoole Heesti Ruun
9:04
Kozar yare officail
Рет қаралды 7 МЛН
Isa Sheeg
11:33
Release - Topic
Рет қаралды 218 М.
My Cheetos🍕PIZZA #cooking #shorts
00:43
BANKII
Рет қаралды 23 МЛН