nabadeey macaney

  Рет қаралды 798,937

Baro xisaabta

Baro xisaabta

13 жыл бұрын

Пікірлер: 476
@lakiali2253
@lakiali2253 3 жыл бұрын
2021 hadaad jeclysty in aad soodhgysto markaad dareentay nbadu qiimahy leedahy lake car iladhaaf 😇😍I love you dalkyga somalilnd🇮🇹 ❤️somali inshalah nabd ku ogahy ❤️🇸🇴
@abdicxm4286
@abdicxm4286 2 жыл бұрын
Dadkena Allah mideyo dalkenana Allah nabadeeyo
@zamzamjama219
@zamzamjama219 2 жыл бұрын
Soomaali weyn
@cadnaancw
@cadnaancw Жыл бұрын
@Laki Ali mahadsanid
@shaaficinasta8710
@shaaficinasta8710 Жыл бұрын
​@@abdicxm4286 😊
@sakariyeshire-ve1gx
@sakariyeshire-ve1gx 11 ай бұрын
​@@abdicxm42868ty89aty7e70880y7reyw99er7wersuss0eyayesyywr7a9s98uusu80t8t8ar9sst98
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Ай бұрын
31/6 /2024 insha alh faraj kheerba rajeenena insha alh
@SohailMohodin11
@SohailMohodin11 2 жыл бұрын
Waaw old is gold wlhi Heestan 2003....4tii waqtiyadas ine thy qiyasa waxa dhagesan jiray abtigey wu jecla anigane sidi ban uga helay markan maqlo hestan darenkega jawi kle isku rogayo 😓😓 Wlhi i miss my childhood 30/may/2022 Insha allah hadu allah cimri iyo cafimad isiyo commentigan wan so boqa dona inta iga dambesa sidan u arko like👍 ha ila dhafina wll mcn I love my country somalia Insha allah we will success 🎆🎖🏆🌍⛅🌧☔🥂💪
@iqrabishaar3473
@iqrabishaar3473 Жыл бұрын
13/ Aug 2022 waaan arkY comentigaaada 😭😭nabadeeeY macaaaNeeeY❤️
@SohailMohodin11
@SohailMohodin11 Жыл бұрын
@@iqrabishaar3473 cwa an Dib u arkay commenti-gaga 3bil kadib se thy queen
@drhd1043
@drhd1043 Жыл бұрын
Haaaa wlhi anba waan is badalaaa xaqiiqdii waa hees runta ka hadlaysa mrkan yaraa musigeefa xiisayn jiray lkn hada wan fahmayaa alx Old is gold ❤️ 18/07/2023
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
"Nuxur malaha gobonimo hadad naxashka fuushee Nabadey macaney".😩Allow Dalkeena Nabad nooga dhig adaa boqoree🥺❤️🤲🏻
@MohamedAbdi-hu7ej
@MohamedAbdi-hu7ej 7 ай бұрын
Allahuma Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Ya Allah 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲
@cumayr
@cumayr Ай бұрын
Heestan wax dhageesanayaa subax barqa , waana 18 may 2024 waanu dabaal dageena la soo noqoshadii xornimadii 60kii alle how naxriisto qof kasta nabadenta somalilad dhaliyey mid dhiig u shuba mid tabac kle galiyeyba , allew no siyaadi allahayow hanaga qaadina allow sii umada muslimka meel walba joogan walalahay koonfurta somalia waxn u rajenaya nabad dhalata waxn jecelahay iney dareema nabad macaanked oo ah wax ugu sareeya dumida ee la dareemo marka islaamnimo iyo iimanka laga imaado .❤
@apo4417
@apo4417 4 жыл бұрын
Ax yaa ax wn ku qiroday heer aan gary inay dhayahayga ilmo kazo dareren 16/june /2020 haben talado sii baxayza ay arbaco ngu zoo fodledhay wlhi ma hilmami dono wqtigan mcn gobtan kaziradayo ay thay amni bdanti kizmayo kaafizo tolow yaa iga dmbeya ____😭😭😭😰😰💕💕💕💕💕💕💕💕
@Abdikadar.
@Abdikadar. Жыл бұрын
Nabadeey macaneey ❤ Neecaw udgooneey Naqa iyo barwaaqada Nimco lugu qaboobaay🙏❤ Nabadeey macaaney🥰 Farxad iyo naruuraay Nina kaama maarmoo La aanta ma naaxoo😥❤ Qoralkan hadad aragtay walal cafimad baa kuu rajeynaa inbadan Heestan quruxda badan ee ku luuqeyn haya fananka weyn lafoole waxan dhageysan haya 26/4/2023❤❤🙏
@user-el6dg1yh3l
@user-el6dg1yh3l 7 ай бұрын
❤❤ wll anigana hadaan dhagesanya 26.11.2023
@mohamedfuad3310
@mohamedfuad3310 4 жыл бұрын
2020 who's watching🙄
@islamthetruereligionpage2576
@islamthetruereligionpage2576 4 жыл бұрын
Still am watching
@user-uj7xk3xk9v
@user-uj7xk3xk9v 4 жыл бұрын
mee
@MejjaFarhan10
@MejjaFarhan10 4 жыл бұрын
😏🙏🤣
@abdirisakafrika1445
@abdirisakafrika1445 4 жыл бұрын
Still I am watching
@abdiwakiil2263
@abdiwakiil2263 3 жыл бұрын
Still I'm watching 👀
@mohamed.dawaco4072
@mohamed.dawaco4072 2 жыл бұрын
Heestan markay hoyo qurucda nokarinayso nodarijirtay si aan quracda kusugano allow wadanka nabad noga dhig hada iladagesanaysid 2022 like hailadhafin somalia one love melkastoo oad jogtaan❤️🥰🥰
@CawrmaleCommunity
@CawrmaleCommunity 2 ай бұрын
heestaan anoo yar Meel Duur ah baa ku dhageysan jiray, anoo Ari raacaya xasuus wlhi, galbeedka Kismaayo baan joogay meel boorqeyle la dhaho oo ah tuulo Curadeena aay leedahay❤ dharaaro xasuuseed aan ilaawi karin😢 badiyaha waan meel qabow jawi dagan walee nolol baa taaal iyo caafimaad. 25/4/2024🎉 mar walba waan soo booqan doonaaa.
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 5 жыл бұрын
Allahayow Somaliya Nabad Noogu Soo celia Aamiin
@Cuddoon30
@Cuddoon30 Жыл бұрын
Nabaddu Macaanaa Alloow Gayiga Soomaalida Nabad Waarta Sii.😭😭😭💔🤲
@hassanbashiguled5432
@hassanbashiguled5432 19 күн бұрын
Ereyga nabad waa waxa ugu horeeya ay ka fikirto ummad markey rabto hormar waana tiirka nolosha iyo xasiloonida heestaan waan jeclahay sababtoo ah waxay ka hadleesa noloshaas peace and love my somalia people.
@fatmashukri25
@fatmashukri25 Жыл бұрын
Dalka noogu soo noqo🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@foreignbeauty2023
@foreignbeauty2023 Жыл бұрын
2023 and Still here ... Still hoping for peace in our home land 🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿
@fad-hiabdi9009
@fad-hiabdi9009 3 жыл бұрын
Heestan waxa markii ugu horaysay aaan maqlay anniga oo Burco jooga maalmahaas waxa dagaalamayay laba reer oo Burco wada dega oday Aadan Bisnis la odhan jiray ayaa rikoodh ka daaray waxa aan ku qiiroonayay oo u muraaqoonayay Muusiga iyo laxanka saaran markasta oo ay iga soo hor baxdo 17 sano ayaan dib o noqdaa oo maalintaa sidii ay Burco ahayd ayaan sawirtaa waxa kale oo aan u qushuucaa oo u duceeyaa Cali oo labada beelood ee islaynayay mid kamid ah ku abtirsada haddana heestaa nabada ah u baxayay Gobonnimadiisa iyo sida uu fanka ugu dhuun daloolay ee uu ugu hogaansami jiray ayaan u qushuucaa
@aasiamuuse3473
@aasiamuuse3473 11 ай бұрын
Caawana wlle
@naimasalah2257
@naimasalah2257 3 жыл бұрын
Waxan safar shaqo u imi magalada Nairobi ee dalka Kenya shaqadi aya iga dhamatay waxa na iga dhacay visihi malmo an cabsi ku noola kadib malin ayaa waxa guriga igu timi gabadh an sxb nahay waliba isku dheer oo iyaduna muqdisho ka timi mudo na igaso horeysay magalada sido kle iyaduna sharci la an ah magalada na ku rafaday oo shaqo la an ugu darsantay iswaraysi calacal iyo isweheshi maalmo qatay kadib malmo markay marti I ahayd ayay dhahday waxan ulabanaya xafada aan dagana oo qarabadeda ahayd hye ina keen anku dhaweye ban dhahay waxan isla raacnay labo mooto oo kuwa laba logodleyda ah meel dhexda ah marka an marayno oo aan dhagaysanayo heeso kala duwan aya waxa iso gashay heestan oo ka mid ahayd hesaha I save garaysan wadada an maraynay oo jam ahayd ciidan wadada tagna ayan la kulanay waxan egay harerahayga waxa tagan motoyin badan oo ay saran yihiin gabdho somaliyeed oo is wada qarinaya indhahodana ayka muqato cabsi ah arma ladin qabta oo hadi laydinqabto ma haystaan lacag aad galka siisan si u idiinsi daayo hal mar ayan ilabay cabsidi an qabay waxana is weydiyeey wadankiina markaad joogten qiimaha aadka lahayden xata laydiin ma ogolan jirin baburta qaar dhaqankiina Somalyed iyo diintena na marna idiinma ogoleyn inu idiinso dhawado wiil somaliyeed iska da nin Gaal ah e manta na waxa laga yaba ninkas in uu jelka idiin wato intinaas oo gabdhod oo somaliyeed isago qimihiina iyo dadnimadina aqoon waxan is weydiyeey hadad wadankaga joogi lahayd maanta nin Gaal ah miyad gadashiisa sarnan lahayd miyad sharci ka fakari lahayd dalkaga miyad shaqo ka wayi lahayd qaxonti miyad ahan lahayd cabsida aad hada daremayso ma daremi lahayd imisa gabdhod aya sidada oo kale manta daremaya dhibatada dowlad la anta ledahay imisa qof aya udhibataysan dal la an sidada oo kale side ku cafiyi karta dadki wadankaga burburiyeey side ku cafiyi karta madaxdi dowladi iyo jabhadihi dalkaga burburkiisa ka qayb qatay maxay shacabka u ogoladen in dalkoda la burburiyo muxu ku taray manta qabiilki laysku racay nasiibkagu muxu uxun yahay hada Janis noce ah ayu haysta ilmaha kuleeg ee ka dhashay wadan an burbursanayn muxu noqon doona mustaqbal ka ubadkagu ma ka cararta Africa ba si anay ba caruurtadu isu weydin sualahano kle halmar ayan ku bararugay abayo ileh so dag wakan guriga an daganahay markan ka dagay motada waxan arkay dharkayga oo ay qoysay ilmada indhahayga ka socota heestan iyo heeso kale ba waxay na darensiiyan qiimaha dalkena leyahay iyo sida an urafadsan nahay balse ma awoodno inaan ku cibra qadano aniga iyo dhalinyaro badan oo ila mid ah ba ma arag dowlad nimo iyo wanaga ay ledahay waxanse aragnay qaxotinimo tahriib qarax dagal qabyalad iyo qudhun waxan rbna mustaqbal ka fcn kan manta anku dhalanay ku kornay kuna jirno wali ?😭😭😭
@maxamedismaciil3676
@maxamedismaciil3676 3 жыл бұрын
Wlshey mcn qoraalkaga markan aqriyay aad uu ii taabtay inta aad sheegtay io inka badanba waa jiraan balse marna rajada Allah lagama quusto dedaalkana waa lama huraan. Waxa manta dalkeena halkaas dhigay waxa kow ka ah Aabayasheen io awoowayasheen midaase marmarsiyo noma noqonayso balse hadii aan dedaalno gacmaha is qabsano oo aan Allah talo saarano waa rumeen karnaa riyadeena dalka io dadkana wee hagaagi doonaan. Towfiiqda Allah na waafajiyo hadaan somali nahy io intii muslimiin ah.
@susucisow4039
@susucisow4039 Жыл бұрын
Wllo anigu heestan iska dhagysanaya ayan waxa akhrinayey comments waxa arkay qoraalkaagan walhy ilmo i qabatay mana ku dareemi karo sababta oo ah ma arag qaxoonti iyo kenya lkn qoraalkaga ayey ka muuqataa wanan dareemaya alle nabad ha ka dhigu muqdisho iyo dhamaan meel kasto somali jogto oo ku dhibataysantay alle ha badbaadiyo waxa ka so salamayaa somaliland
@yaredyesfayebutele3128
@yaredyesfayebutele3128 Жыл бұрын
Mcanay Somalian yared tesfaye from ethiopia bole mikeal xafada Somalian love you Somalia 🇸🇴 ♥ ❤ 😘 💖
@zakkdhorre3156
@zakkdhorre3156 Жыл бұрын
Walee hada ayan dhagaysanayaa inkasto aan wadanki joogin balse waxa igu kalifayna inan heestan raadiyo ayaa ah in wadankaygi uunan nbd ahayn, dadkisii oo an aniga ka id ahayna aan kaso huleelnay balse aniga wan sugi la ahay inan dih igu labto oo arimo wxbrsho ayan kaga maqanahay moyee si kale kagama maqnaden mase xumo inad wadanki ka baxdo oo waxay ku tusinaysaa qiima sad ku ledahay dalkaga io qiimaha ad ku dhex lahayd Wadankeena Allaha nabad inoga dhigo 🤲
@abdiqaliqmohamed4877
@abdiqaliqmohamed4877 4 жыл бұрын
Wax yarba inoo dhiman Samirka iyo ducada ha lagu kabo illaaheeyna garabkeena ha galo 😭😭😭
@hachiimelmundaralo2726
@hachiimelmundaralo2726 3 жыл бұрын
11 may - 2021 : waxaan fadhiyaa xeebta jasiiro waa 12:25 habeenimo, waa cidlo anaga iyo ragg kale baan halkaan imanay oo ku ilmeeneyno, waxana la yaabanahay sida maalinti aan dhalanay loo qaxayay ee aan hadana ilmaheena u qaxayaan 2021 😥😥😥 Caawa qof caloosha ceshta waanagala waayay. Nasiib malihin miyaa anaga
@abdiwahabahmedomar2399
@abdiwahabahmedomar2399 2 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢ilaa aniga
@fadiyaaaomar599
@fadiyaaaomar599 2 жыл бұрын
Ma is waydisaa wligaa inaad gbtay dadka iyo dalkaba wligaa hal malina ma istiri???ma rabo inan kaga sii daro lkinse masuliyada dhinacagad ka ledahay inadan wxba ka badalin noloshii adiguba u adkeysan wayday, noloshii adiguba ka qaxday at least ilmo kle iyo bini adam kle ma ka ilaalin wayday In uu isla wadadii xanuunka bdnayd Maro. Hdii adan dalka wax ka badali wayday at least wxan ka codsanaa inad Ilmahaga badasho laga yaabaa inay mustqbilkii anfici lahaa ay noqdan oo shaqadii ad gabtay adigu ay qabtane. Lkinse eedayn ka bacdii caawa commentigagu wxuu isoo xasuusiyay eray hdal hays u ahan jiray mcalinkaygii dugsi sare oo dhihi jiray ubixii dukafada ka bxad tihine ka ilaliya ubadkinu inay environment dukafad ah ku koran
@cabdirashiidofficial6021
@cabdirashiidofficial6021 3 жыл бұрын
10/3/2021 hdad iga dampeyso like sar from Muqdisho cdey🇸🇴
@king__zhucaip1095
@king__zhucaip1095 Жыл бұрын
Ilahow wadanka nabada nagu wad lasacanod na allaw nabad ka dhig walal amiin dhaha ❤
@seenmoha2492
@seenmoha2492 10 ай бұрын
Ameen❤
@MohamedAbdi-hu7ej
@MohamedAbdi-hu7ej 7 ай бұрын
Allahuma Amiin Amiin Amiin Ya Allah 🤲 🤲 🤲 Illahayow wadanka dhan nabad iyo barwaqo noga dig
@cadnaancw
@cadnaancw Жыл бұрын
Jun 21/2011------29/8/2022 intaan is la soo bilownay muqaalkaan qurxoon nabad ku waara 💌
@abdisalam679
@abdisalam679 Жыл бұрын
allow somalida iney midooban allah ka dhigo shanta somaliada dhurwayada lugaha noga dhagan mar hore ku istaagi laheen waa marka aan midoobno🇸🇴
@arshavmohamedabshir8858
@arshavmohamedabshir8858 2 жыл бұрын
2040 I am the madaxweenaha Somalia insha allah nabadeey macaneey 2040 I’m the madax weenaha of villa Somalia
@daazajr7449
@daazajr7449 5 жыл бұрын
Waan ilmeeyaa Markaan Dhageesto qiiro ayee leedahay runtii
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 3 жыл бұрын
Nabadeey macaanay Naacoow udgoonay Allow nabada noo siyaadi✌✌❤💯
@Aliyoe2
@Aliyoe2 Жыл бұрын
Ilaahow wadankeena nabad nooga dhig yaa Allah waxaan qaxooti kunahy oo kudhamaaney kuwo aan Dan nagalahyn oo Ku faraxzan burburkeena🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙💙👌
@hassanyare4133
@hassanyare4133 Жыл бұрын
Hestan 2023 hadi ad dawaynso like isar only leaged
@helafabdoulkader9275
@helafabdoulkader9275 2 жыл бұрын
Nabadeey macaaneey❤️🙏 18-05-2022 still i listen this song this song make me so emotional peace and love ♡
@amaizingworld2585
@amaizingworld2585 2 жыл бұрын
Maanto dhan aradinaye heestan wallahi hadan wanhelay
@updirahmancirro9620
@updirahmancirro9620 2 жыл бұрын
Wlhi Hadan Dawanaya ❤️🥀
@malgafyareofficial8922
@malgafyareofficial8922 2 жыл бұрын
@@updirahmancirro9620 Qq Ppqqqqqqqqq
@Mo-gb9zs
@Mo-gb9zs 2 жыл бұрын
@@amaizingworld2585 11111111111 or 11th 1
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
@@amaizingworld2585 ana manta daawanayaa 🥰dalkena Allah nabad ha inoo siiyo 🤲
@luulalaki6957
@luulalaki6957 6 жыл бұрын
Nageeyaay baryada ilaahiyo kama noogo ducadee dalka noogu soo noqo 😢🙏
@mustafaabdinasirmohamudmus3352
@mustafaabdinasirmohamudmus3352 Жыл бұрын
Qurxoon
@kozhinbazhir
@kozhinbazhir Жыл бұрын
Illahoow nabad xirnimo wadato aan ka barinay🤲🤲🤲🤲💚💛💚🌺🌸
@mascuudahmed3352
@mascuudahmed3352 Жыл бұрын
waa cabdi rixmaan bootaan oo joga magaalada cadaado woo idin leh nabadaaa naas lanuugaleh
@samiirocabdullahi8004
@samiirocabdullahi8004 7 жыл бұрын
dalkaa allaha nabad nooga dhigo raboow
@dugulemuse4458
@dugulemuse4458 6 жыл бұрын
Samiiro Cabdullahi Amiin Amiin
@sakariyacabdiraxmaan6710
@sakariyacabdiraxmaan6710 4 жыл бұрын
Amiiin yarabi
@abdulahimohamed3674
@abdulahimohamed3674 3 жыл бұрын
Mcaaaaney
@abdullahimohamed16
@abdullahimohamed16 Жыл бұрын
4-october-2022 dalka wuxuu kujiraa dagaal looga soo horjeedo kooxaha Khawaarijta ah ee Al shabaab insha allah dalka wuu xuroobi doonaa❤️❤️ madaxweyne Xasan sheikh allah dhowro💗
@Tea-bw9fc
@Tea-bw9fc 8 жыл бұрын
Ilaaho dalka nabad nuugu sooceli waa hees xasuus mudan anakaama maarmee yaa rabi ilaaho dambigaga dhaaf
@drsomali19
@drsomali19 Жыл бұрын
I am a kenyan somali working in Somalia, in as much as the nepotism is unbearable, I believe Somalia is my home and I have all the rights to navigate and live here. I believe in shanta Somali and would one day be delighted to witness their re-union
@bajadhuunyare3785
@bajadhuunyare3785 Жыл бұрын
Of course you have all rigth to navigate and live in somalia but think about you are doing harm by leaving our land in Kenya you guys need to keep that spot untill we all five 🇸🇴unite till then don't stay too long in somalia keep Kenyans Somali safe and unite 🙏
@abdimalikmohamed9756
@abdimalikmohamed9756 Жыл бұрын
Won't be possible unless the demolishes 4.5
@DH-yi5dx
@DH-yi5dx 5 ай бұрын
Halkaagaa naga joog
@ahmedfaarahcashuur839
@ahmedfaarahcashuur839 Жыл бұрын
4/30/2023 Ramdaan ayaaa heesta dhagysanyaaa Runtii markaa arky dagaalka laascanood ayaaa heestan so xasuusty😭 illahow wadanka nabad nooga dhig🇸🇴😭❤️
@Simonhuss173
@Simonhuss173 Жыл бұрын
Amiin abowe
@filsanchannel2562
@filsanchannel2562 7 жыл бұрын
wooow alla xasuus weyne walhi cawa 8 sana kahor ayaan dib ugu labtay xauus 2008 kii aniga o ciyaal school ah ayaan balad weyne hestaan ku dhageysan jiray telkeygii chineska ahaaa xauuus ala maxan u xisay somalia gar ahaan hiiraan balad weyne
@siciidcawil710
@siciidcawil710 4 жыл бұрын
11jir ayaan ahaa markan heestan dhegaysan jiray welkba can jelad iyo rikoodh National ah waa 2002 wakhtihaasi maanta waa 2019.wakhtigaas aadbu u wacnaa fanku waxan xasuusta intan soo qatay canjelada in aan dhegaysto habeen kiii odhan habeen labaadkiina aroos tuulada aan deganayn ka jiray oo gaafkii ahaa aayaanka qadan heestan iyo mid kale oo uu qaado cumar dhuule waxay ahayd heestaa kale "gar eexiyo adoon godolba maaalin hawshan ila qabo" Habeenkaas waxa lay qiray fanaanka ugu dada yar tuulada habeenkaas hablihii tuulada kayuubay iiso galeen
@queenofherownkingdom-amish9617
@queenofherownkingdom-amish9617 2 жыл бұрын
Ado 1 jir wxa samen jirtay side ku xasusata sxb
@abdishakurartan8189
@abdishakurartan8189 Жыл бұрын
Waa run nabad baa lagu nastaa
@dr.mohamedabobakarsharif3876
@dr.mohamedabobakarsharif3876 7 жыл бұрын
Amazing song aad baan uga hellaa heestan thnx lafoole
@xaliye1902
@xaliye1902 4 жыл бұрын
Dalkena ilahyow nabad nooga dhig adaa weeno waaxide Hada 2019 dagesaneyso liketa haila dhaafin wllka ayaan ahaye
@anisamohamed6019
@anisamohamed6019 2 жыл бұрын
Wlh wan ilmeyaaa marka an hestaaan maqlo Cawa Ayan so boqdy 14/5/2022 o malinta beri ah o tariikhdu tahy 15/5/2022 la dran rabo madx weynaha dalka ino noqon dono Ilhy waxan ka baryaayaaa Mid dalka nabd kusooo celin lahaa in u no noqdo😭🤲 Wali geen nabad iyo mcaan keeeda ma anan arg nasibkeeena🥲🥺ilhy Waxn ka baryaaa nabad warta in aan helno Insha alh🤲
@cadnaancw
@cadnaancw 2 жыл бұрын
Aad ayaan kaga mahadcelinayaa walal
@zupersiciiddhiif2719
@zupersiciiddhiif2719 3 жыл бұрын
Waxaan soo raadiyay heestaan 19 feb 2021 maalin jimce ah oo dalku galay xaalad qalalaase NABADEEY MACAANEEY❤❤
@fadumoaragsanaragsan5568
@fadumoaragsanaragsan5568 3 жыл бұрын
Aniguna maantan sooradshey
@kinghanad4709
@kinghanad4709 5 жыл бұрын
nuxur malaha gobanimo hadaad naxashka fuushe eeeba ku naadshe nacas kuma dhaxgliye cakuyee kan kaa naxa naxli iyo dhibaayo kala wacan nasteexo #DALKA_NOOGU_SOONOQO🇸🇴☝️❤
@yaredyesfayebutele3128
@yaredyesfayebutele3128 2 жыл бұрын
From ethiopia bole mikeal xafada Somalian. Love ❤ Somalia nabad
@umaeymanumaeyman7790
@umaeymanumaeyman7790 4 жыл бұрын
Wlhi wan murgodaa markan arko hesaha wadaniga ma ahan in aan heesta umu rugoodo ama music ee waxan lail meyaa sidaan ugu baahanahay dalkeyga oonabad galyo aan ku laafiyonayo oo aan si xur ah mel walbo umaraayo anigon kacab sanen cid gaar ah ama maleshiya mel isbaaro ufadhido aduunkan dowladahiisa hormaray dadkiisa iyo dalkiisaba hormar saday ayee dalkeyga lugoynayo kuwaas waxaba iga daran kuwa magaca iyo sinjiga ila sheganaayo oo isoo hogaaminaya bal aqliga xaguu ka aaday ragii somaaliyed wlhi hadan awoodo ama hal haben aan wax tari karo dalkeyga waan ushubi lahaa dhiigeyga iyo dhuxeygaba sida ee ugu sohal gamen rag iyo dumar meshan maanta jogna naso gaarsiiyay alle naxariis jano hasiiyo kuwa maanta nagumey sanaayo naga hortaagan farxada iyo naruurada alle hanaga kul qaado Rabbow adigaa awoodeda leh ee ciideyda hooyo iixureey oo waxuushta aan dhargen iiga qabo adigaa daa, im ah yaa rabbii yaa raxmaan
@abdirahmanahmed4389
@abdirahmanahmed4389 Ай бұрын
inshallah dalka wuu toosi doonaa abayo mcn 😢❤
@faysalbaakaay136
@faysalbaakaay136 5 жыл бұрын
We don't have any thing But i know if we get peace Live will be easy Says child 8 old 😴
@KunasoMedia54
@KunasoMedia54 3 жыл бұрын
That is true my big hero
@abdirahmanali6501
@abdirahmanali6501 Жыл бұрын
We have everything because we are a life
@ugaasadii
@ugaasadii 3 жыл бұрын
10 sano ka dib wali nabad ma helin 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@hamdidayurad8823
@hamdidayurad8823 8 жыл бұрын
nabadeey macaaneeey farxad iyo naruuraay waa hees qiimo wayn xanbaarsan
@aishamohamed25
@aishamohamed25 Ай бұрын
here I am listening 2024😢😭
@Y4XYE_
@Y4XYE_ 2 ай бұрын
2024 💕 dadka iga danbeya salan sare 👋🇸🇴
@zadaamapdi2561
@zadaamapdi2561 3 жыл бұрын
I’m still watching 2021🥺🇸🇴✊
@ikraancabdi7736
@ikraancabdi7736 5 ай бұрын
2024 yaa ila dhakeesanooyo❤❤
@magicMgedi
@magicMgedi 12 жыл бұрын
heestan caadi maha, aad ban u jecelahay, thanks
@naimayussuf1170
@naimayussuf1170 Жыл бұрын
From 2012 xagebabad jogtee
@viralshorts4296
@viralshorts4296 5 жыл бұрын
2019/7/23 Still i am waiting peace my allah give Us peace Somaaliya honooolaato🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@rumanabdi9752
@rumanabdi9752 8 жыл бұрын
naxariista ebaay niyadana u roneey wwww mncha Allah xasuus
@pharihaabdi3772
@pharihaabdi3772 2 жыл бұрын
Nageeyay paryada ilaahiyo Kma noogo ducadee Dalka noogu so naqo 🥺🥺🇸🇴🤲
@xiinkaboy123
@xiinkaboy123 5 жыл бұрын
Still#2019 I'm weting #soomli💙peace and ❤👉👍
@zeynabmohamad702
@zeynabmohamad702 5 жыл бұрын
ileen wadanagiga waa dhageysataa Jecelka lenbo ku maleyn jiraye ina dhageysatee.👏👏
@xiinkaboy123
@xiinkaboy123 5 жыл бұрын
@@zeynabmohamad702 hh intee iku aragtay walaaleey
@suhuurartan9449
@suhuurartan9449 4 жыл бұрын
Xiinka Abdirashid me too weting
@hadalyargaflaaan3141
@hadalyargaflaaan3141 2 жыл бұрын
Baryada Illahy iyo kama noogo ducadee ❤️❤️❤️
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
Allow Dalkeena nabad inooga dhig
@amalibraahim4006
@amalibraahim4006 5 жыл бұрын
2019 hadaa daawaneeso like isaar😍
@siyaadgeelle4377
@siyaadgeelle4377 5 жыл бұрын
hyeeeeeey
@mustafecw
@mustafecw 5 жыл бұрын
Waad ku mahadsantahay dawashada waxan ahay ninka sogaliyay thanks
@ahmednadiif473
@ahmednadiif473 2 жыл бұрын
15.11.2021 still watching this song because very emotional and remembered 10yrs ago I Was young I heared listen some were
@user-wl5sr7ux9z
@user-wl5sr7ux9z 3 ай бұрын
❤❤2024 /3ramaden dhagesenya 😢 heesta uga jacalhey❤❤
@muniirhindi1723
@muniirhindi1723 2 жыл бұрын
Nabadu qiimaha ay leedahy hadaad hda ogtay like haila dhaafin❤️😹
@abdiraiisnor2321
@abdiraiisnor2321 3 жыл бұрын
2021 still i listen this song i like this song
@yahyeawad6637
@yahyeawad6637 8 жыл бұрын
I love this song
@youareright9410
@youareright9410 4 жыл бұрын
26 june 2020 ayaan weli dhageysanayaa 🔥🔥🇸🇴nabadey macaaney 🇸🇴🇸🇴
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 5 жыл бұрын
Amiin Nabadeey Mcny Dalka Noogu soo Noqoo InshaAlllaah👌💕💝💙💙👍👍👍💙💙💕💕👏
@cabdiwalibisle4473
@cabdiwalibisle4473 4 жыл бұрын
Legend lafoole 🇸🇴☝️👑
@yam3873
@yam3873 2 ай бұрын
2024 who's watching🙄
@najmocabdirisaaq4552
@najmocabdirisaaq4552 8 жыл бұрын
good hees waye
@caseerahmed8346
@caseerahmed8346 10 ай бұрын
09.7 2023 dhaysanayaa😢😮❤
@ahmettrealman2413
@ahmettrealman2413 Жыл бұрын
Heestan xasus aan jeclahy radio damal ka dhagaysan jiray anoo yar 2012🥺
@ChessSom
@ChessSom 2 жыл бұрын
Nabadeey 😭 macneey allow nabad iyo midnimo waarta🇸🇴 20 sano jiraa ilaa hada nabad waxeey tahay ma arag Allow nabada weynay ilmahena ha seejin😭😭 Amiin Yaa dawana 1 /November/2021
@eragyare1692
@eragyare1692 6 жыл бұрын
Walhi hees aad u maacaan nice song❤❤❤
@kaydmahamed2065
@kaydmahamed2065 5 жыл бұрын
Wale waa hes ad umacan
@abdirahmanabdikarem7416
@abdirahmanabdikarem7416 5 жыл бұрын
*Somalia❤Nabad Incha allaH*
@warsanahmed6952
@warsanahmed6952 8 жыл бұрын
amazing songs afkaga caano lagu qabey
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 10 ай бұрын
2023 in Nairobi malin waan arki dona ayadoo samalia nabada I.a
@amaisha8803
@amaisha8803 4 жыл бұрын
Ilaahow dalkeena nabad nogadig 😍😢😢😢😢😢🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💎
@Farxaanbaari
@Farxaanbaari 16 күн бұрын
Aaaammmiiiiin wadan barawaaaqo leh 60kiinsano kabadan ayaanrajeendoonaa
@slminho10
@slminho10 Жыл бұрын
nabadey macaney 😩
@zaddamtube2240
@zaddamtube2240 7 жыл бұрын
peace and love ♡
@hamzahcarab1431
@hamzahcarab1431 5 ай бұрын
Ilahow wadankena nabad waarto siii waxan dageysan haya subax arboco aah o tariqda tahy 31/01/2024 iyo south afrca o xalkeda iska xun yahy
@abdulhaq6643
@abdulhaq6643 Жыл бұрын
Illahay dalka hanooga soo celiyo nabada inshaallah...
@cadnaancw
@cadnaancw Жыл бұрын
Aamin
@malcomx135
@malcomx135 5 жыл бұрын
Nabadey هي اغنيه المفضله عندي
@samadoonchannel1102
@samadoonchannel1102 2 жыл бұрын
Waxan dawanaya heestan 2022/7/13/ ilhaw no naxariao ilhaw nabad nasi 🥰
@ubahabdi1867
@ubahabdi1867 Жыл бұрын
32 sano kadib dalkii markuu indhaha sokala qaaday qabiil aya hilfaha uqaaday dadkiina qoloqolo aya lokala baxay ninkastana dulkiisa ayuu maamul gooni aha urabaaaa😢😢 tiktok meel ladahana balaya aya kasocoto in aan dalkeena meel aan ahayn kudalano oo sharci dalad ah nalagu siiyo umanan qalmin 32 kadib wali qabiilkii naga burburiyay wadankeenii wali wuuna daba socdo Rabiyoow sida roon ada naga og oo kheirka noogu jiro 😢 Nuxur malaha gobanimo hadad naxashka fushee😢
@AbdifatahJama-ns2lb
@AbdifatahJama-ns2lb Ай бұрын
2/6/2024 Ilhy Wadanka Hano Hagajiyo🫶🏻😊
@raashbucul1498
@raashbucul1498 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭 waan qiiroodey wlhi Nabadey, baryada ilaahiyo kama noogo ducadee Dalka noogu soo noqo.
@muhsinabdirizack2241
@muhsinabdirizack2241 3 жыл бұрын
Watching 2020 fav song love
@justtt.4nx_p7
@justtt.4nx_p7 Жыл бұрын
Nabadey 🥀 macaaney⚡ Neecaw udgooney🥰
@user-hg7pf5kk7k
@user-hg7pf5kk7k 9 ай бұрын
Waxan joga adisababa magcyga wa yamaari tariikhda waa 26 /9/2023 waxaan ahy safar nolosha hadii an nolaado i.a ilahy ha ii rumeyo rajada aan qabo i.a ❤😢
@cadnaancw
@cadnaancw 9 ай бұрын
Rabbi ha kuu rumeyo waxa jeceshahy oo khayra
@ayanleabdi7452
@ayanleabdi7452 4 жыл бұрын
06-3-2020 waxaan Alle u weydinaya ummada soomaliyed iyo kuwa Gobal Gedo nabad waarta o saldhigta🤲🏽
@CabdiraxmaanSamriyeAbraas
@CabdiraxmaanSamriyeAbraas 26 күн бұрын
❤❤allaahayaw ugargar soomali ooukeen midnimo💚💙💚💚💙
@themtt7853
@themtt7853 6 жыл бұрын
Masha Allah waa hesmcn
@mustafecw
@mustafecw 7 жыл бұрын
#muqaal kan waxaan soo galiyay 5 sano kahor waxaa daa waday 31,639 qof dhammanto waa dad u bohoyoobay nabadii iyo barwaaqoyin kii dalkeenu lahaa by #CADNAANCW
@saynabaxmad7376
@saynabaxmad7376 4 жыл бұрын
hadan arki lahaa soomaliyA oo San ah wan jclnlaa wayow markin dowlad waxa eytahy wayow waxan dhalany dowlad LA,aan Allah quraxbdnaa dhulkena allow nabad warto nasii yaa rabbi heestan markan maqlo wan ooyaa xaqiidee
Heesti dhawac baa igu yaalo
6:48
Nimo Abiib
Рет қаралды 1,4 МЛН
HEESTA: NABADAA NAAS LA NUUGO LEH
2:54
CalankaTV
Рет қаралды 1,9 МЛН
Incredible magic 🤯✨
00:53
America's Got Talent
Рет қаралды 71 МЛН
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 49 МЛН
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 1,8 МЛН
Abdi Shire Jama Jooqle iyo heesta Muna - Latest video
7:47
HimiloStudio
Рет қаралды 3,5 МЛН
MAXAMAD XASAN X LAFOOLE NABADEEY MACAANEY WITH LYRICS
9:40
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 49 М.
Hees Cusub 2012 Maanka: Saana Raba
4:20
1starrest
Рет қаралды 483 М.
Warraysi : Qisoosinka Heesaha lafoole iyo waayaha noloshiisa.
32:57
Galaydh Media
Рет қаралды 161 М.
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1 МЛН
XAMSE QURUS NABAAD QAACI DAYAX BAND 2020
4:28
Hawraar Music Production
Рет қаралды 203 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,2 МЛН
Hees Bal Arag Dhulka Puntland Kooxda Minnesota 2014
8:33
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 4,9 МЛН
Qeylodhaan, Qaylodhaan
7:11
KOOXDA QEYLODHAAN
Рет қаралды 4,8 МЛН
Incredible magic 🤯✨
00:53
America's Got Talent
Рет қаралды 71 МЛН