Maxamed Ciro Hafar baad ku Nooshahay 2013 HD YouTube

  Рет қаралды 326,006

mahamed mushtar nasri

mahamed mushtar nasri

10 жыл бұрын

hees aad u macaan
mahamed ahmed bakaal ciro waa fanaan da yar ilaahayna u siiyay codka

Пікірлер: 110
@Hamse-ft6ks
@Hamse-ft6ks 20 күн бұрын
17july 2024 ban dhageysanayaa😢❤
@HibaadMowliid
@HibaadMowliid 4 күн бұрын
Markaa qiimaha qof aad jeceshahy garan wayo Waxaa loo badheedhaa ruuxku jecel Alx alleh ayaa isiyey haldoor iga fikiraayo Mar walbo Alleh igama kaa qaado husband /salaan Ali nuur ❤🤴
@othmanomar236
@othmanomar236 10 күн бұрын
28/7/2024 ayan dhagaysanya 10 sanno ka bacdi, heestan wxy turjumaysa qiso igu dhacday😢 hoos baad uso degi.
@maxamedmaxa12
@maxamedmaxa12 5 ай бұрын
Tariikhduwaa 2017 bisha 3 20 galab khamiisa hoosbad usoo dagi❤😢
@moheddaud8357
@moheddaud8357 4 ай бұрын
2024/ 5 april inta iga dambeysaa like ta dhac kusiiYa
@zeytuun3275
@zeytuun3275 Ай бұрын
7jul😊
@shimbirka.
@shimbirka. 2 жыл бұрын
What a Song. Mxan Dumarka u Daari Jiray Anoo Mopil Yro China oo Cod Weyna La Hor Carri Jiray Caruurnimo. Old Is Gold. Aduunku Mxu Carrya Cwan. Waxn Dhgysan. 19/5 2022. Midnight 2:35😊❤️
@filsanshire9760
@filsanshire9760 2 жыл бұрын
Izku hapeeN bn dhegaYzaNaYNaaH😂
@shimbirka.
@shimbirka. 2 жыл бұрын
@@filsanshire9760 Xasuus Aan Dugoobin Wye😀❤️
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc Жыл бұрын
2023 😂😂😂
@sowdoqaran3060
@sowdoqaran3060 2 жыл бұрын
25 /3/2022 yaaa Ila dhageysanaya
@shiinebrown1654
@shiinebrown1654 3 жыл бұрын
INTA 2021 DHAGEYSANEYSA LIKE SAARA
@clraxmaangaasofficial2589
@clraxmaangaasofficial2589 3 жыл бұрын
Waykaa aabo
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 2 жыл бұрын
😂
@monnajoseph2839
@monnajoseph2839 2 жыл бұрын
2022😅😅😅
@Raaye_Rijaal
@Raaye_Rijaal 10 ай бұрын
10 sano kahor ayaan galabtay ulaabtay. Heeskaan waanba iskajeclahahy.
@user-cg4jd4yw5y
@user-cg4jd4yw5y 10 ай бұрын
back to the 2013 , still am listening this song . what a time 🥺
@garaadyousuf4921
@garaadyousuf4921 3 ай бұрын
Tariikhdu waa 2024 bishii 5 2deedi 09:30 hargaisa ex control waliba malin jeedi ah 'khamiis' iyo jawi robaad alx❤
@ubax7758
@ubax7758 Жыл бұрын
Yaaa weli dhagaysanayo 1/9/2023/ isniin
@aidarussaid6051
@aidarussaid6051 8 ай бұрын
Isla WayniDu wax aad ugu xun jacaylka sababta Heestuna wasaas RUUx siDaadaba HaDuu kujeclaaDo Ku Tix Gali ♥️🙏
@pozzdaud8552
@pozzdaud8552 2 жыл бұрын
BaL maxad Haweenkiyo dheertahay Dumarka Hees xasuus ah 17/4/2022 time 2:50 am habeenimo
@TAARIKH202
@TAARIKH202 7 ай бұрын
5/1/2024 Friday 😢 hoos bd usoo dagi
@fahadkasocdalka2672
@fahadkasocdalka2672 2 ай бұрын
Xaqiiiq Walhi Mr Ciro Hal Ma Dheerid Qayrka🙏🙏
@guleedcade5892
@guleedcade5892 3 жыл бұрын
Barbarti wajale GAMPELA ❤enda❤ poyka 🇪🇹🇪🇹🇪🇹28,Tesenmper 2020,🌍🌍🌍salan goped
@maxamedmahdi
@maxamedmahdi 5 ай бұрын
Really waa hees maalmahan igu dhigtay mid adag oo naftiisa garta 27.2.2024 taarikhda igu jirto alx
@daweeyeofficial2086
@daweeyeofficial2086 Жыл бұрын
14/1/2023 ayaaan Dhagysanayaa 😭
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 Жыл бұрын
Maxamed ciro big legend
@cajibaarjamaal-sx9yi
@cajibaarjamaal-sx9yi Жыл бұрын
30 March 2023 Baan dhagaysanayaa Habayn Khamiisa
@hurdaayecabdi
@hurdaayecabdi 2 ай бұрын
18/may/2024 sacada 14:02pm intii dawaneyso like 😢😂
@farhanBM
@farhanBM Жыл бұрын
01.01.2023,Im back to this timeless melody again 🎶
@muxiyadiinkhadarahmedqoran81
@muxiyadiinkhadarahmedqoran81 2 жыл бұрын
Really song wlhi
@boramawigah3290
@boramawigah3290 Жыл бұрын
Hees qaaliya pro
@mahamedmushtarnasri8674
@mahamedmushtarnasri8674 10 жыл бұрын
maansha allah hees aad u macaan
@lamahurantechnology1773
@lamahurantechnology1773 Жыл бұрын
2022 qayrkaa hal madheerid ilaa hadah hoy
@zeitunabdi5468
@zeitunabdi5468 29 күн бұрын
2024 July 😢😢xasuu walahy like saar❤
@Fargeeto7hrs
@Fargeeto7hrs 29 күн бұрын
😢😮
@zeitunabdi5468
@zeitunabdi5468 28 күн бұрын
Xasu😢
@amaldheman304
@amaldheman304 2 жыл бұрын
Wuu Usheegay Inay Qurx leedahay lkn Ay Hablaha Lamid tahay
@hawaapdizalan8274
@hawaapdizalan8274 Жыл бұрын
Waa xalaal jafay ninkaasi inantaas
@ahmedfiiraan3383
@ahmedfiiraan3383 Жыл бұрын
Tiiyeey hablaha hal madherid Imakaba midkalan hayizta 😞
@fartuunabdi9468
@fartuunabdi9468 Жыл бұрын
😂😂😂
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 3 ай бұрын
Fav singer
@abdiqadirmuse324
@abdiqadirmuse324 9 ай бұрын
28/9/2023. Habeen axadi soo galayso ayaan dhagaysanayaa😂
@KafiyaAbdi-od6mq
@KafiyaAbdi-od6mq Жыл бұрын
Legend wanku wataa
@asadapdirahman6387
@asadapdirahman6387 Жыл бұрын
January 2023 allow cimriga noo barake
@user-cr9ui2yn1i
@user-cr9ui2yn1i 10 ай бұрын
2023 bisii tobnad 10 kowedi 1dii m.a
@khaliilismail9304
@khaliilismail9304 Жыл бұрын
2022/09/01 heeskan xasuus buu igu leeyhy anoo class 8 ah bay soo baxday
@hawomahdi5727
@hawomahdi5727 22 күн бұрын
15/7/2024 midba link iso diray 😂😂
@strongboyki
@strongboyki Жыл бұрын
Nin jacayl dhaba haaayo naag kuma daadiyo sida saxda ah eee qof awlpa qooq haayaaaa dumarka ku daadiyo qof wx jcl waa dulqaadkiyoo qofa xitaaa haduu calfan wayo waligii kama go do jacayl maxay ka yaqaanaan dadkaan iska ciyaayo
@jamaalmaxamed716
@jamaalmaxamed716 Жыл бұрын
Kama helo sidaydaba halawsiga is qaad qaad heblaayadaad taqano waaban kala huleelnaa hawada iyo daruraha haadkuba ma seexdo hoy wuu ka waaye hafar baad ku noooshahay hoos baad usoo degi
@xaliimomaxamad6122
@xaliimomaxamad6122 7 ай бұрын
Dadkii fanka nabaray maxamad General cirro
@user-mu6oj5hm3u
@user-mu6oj5hm3u 7 ай бұрын
2023 ya dhagaysanaya 😢😂
@ibrahimhassan1624
@ibrahimhassan1624 Жыл бұрын
26 /September/2022 Has ila DhagaYsanaaYa
@thomaz_x
@thomaz_x 5 күн бұрын
2024/8/1❤
@adanmaxamedsiciid6729
@adanmaxamedsiciid6729 Жыл бұрын
Xasuus maalin axad ah 11/12/20/22 Xasuus waayeh
@nuurkeyhaji
@nuurkeyhaji 2 ай бұрын
What a song
@cabdiqanixaad5329
@cabdiqanixaad5329 2 жыл бұрын
Bal maxad haweenkiyo dheertahay dumarka 2022 /8/16
@abdiwaasacqorshe7195
@abdiwaasacqorshe7195 Жыл бұрын
Brilliant 👏
@thomaz_x
@thomaz_x 2 ай бұрын
2024/5/30
@anzhaxwiilbari3280
@anzhaxwiilbari3280 Жыл бұрын
Xusuus 😭
@abwaansharmakegermany
@abwaansharmakegermany 3 жыл бұрын
Bal maxaad haweenkiyo Hurta dheertay dumarkaba😀
@ibraahimabdirezak5914
@ibraahimabdirezak5914 Жыл бұрын
Waxan dhagyzanaYaH 22/6/2023 Sacadu tahy 9:47 Hbn jimca
@faceena
@faceena 7 күн бұрын
2024 ❤
@abwaangurey5454
@abwaangurey5454 3 жыл бұрын
hawadiyo daruuraha hadkuba ma seexdo hoybuu ka waaye hanfar baad ku noshahaye hoos baad u soo degi
@djciltireyoutube6481
@djciltireyoutube6481 3 жыл бұрын
Wwww
@sacaadxuseen4626
@sacaadxuseen4626 Жыл бұрын
Waxba ma dherito khyr hablaha lama simmo hal dherida khyrka ciro
@ademabdiadem299
@ademabdiadem299 2 жыл бұрын
This Song ❤
@waranjacyl2332
@waranjacyl2332 2 жыл бұрын
XaSuus ZhpKaY SiciiD Shiine HabEen Khamis Ah Tarikhda 27/7/2022 zhP iLLaHY RiYaDa HakU RumEeY0🤲
@abbesomaliyed7894
@abbesomaliyed7894 Ай бұрын
16/6/2024 ayaa ila dhagesanayo
@rudwaanhilaac7068
@rudwaanhilaac7068 Жыл бұрын
Daainbaan baryaaya bal inaynu kulane Naftaydiiyeyꨄ︎✔︎
@amalw8081
@amalw8081 Жыл бұрын
I’ll have to the give the men a round of applause for this hahahah funny song but still #teamwoman
@youngmoha5759
@youngmoha5759 Жыл бұрын
heeskan kama mid aha heesaha laga xiiso dhaco ama duqobo
@ayaancadey566
@ayaancadey566 Жыл бұрын
Hal ma dhayirid qayirkaa 13/2/2023🙃
@cabdiyare3756
@cabdiyare3756 Жыл бұрын
Hal madheerid qayrkaa 20/5/2023 habeen sabti ah murqaan wacan
@ibrahimhadame8766
@ibrahimhadame8766 Жыл бұрын
Inta daawanaysa 24/4/2025 iyo wixii ka danbeeya waan idin salaaamay
@cabdikayse9048
@cabdikayse9048 2 жыл бұрын
Dawga shiikh 11:36 2022
@user-no2gx3yn5i
@user-no2gx3yn5i Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉😢😊😊
@IbraahimCabdulaahi-fu8vh
@IbraahimCabdulaahi-fu8vh 7 ай бұрын
2024,1,02 yaa dhgaysanaya 🎉
@NasteexoHassan-y9s
@NasteexoHassan-y9s 26 күн бұрын
Hal madheerid qayrkaa
@saidabdullahi5682
@saidabdullahi5682 10 ай бұрын
7septer 2023 xasus😢❤
@hamdamohamed5938
@hamdamohamed5938 2 жыл бұрын
2022
@sayidkhan1573
@sayidkhan1573 13 күн бұрын
24 july 2024
@aswanqani6306
@aswanqani6306 11 ай бұрын
02/09/2023 dib ayaan umuraajiceeyay 😂😂😂
@Queen-of-the-beauty12
@Queen-of-the-beauty12 2 жыл бұрын
Hawadiyo daruuraha haadkuba ma seexdoo hoy wuuka waayee hafar baad kunooshahahy
@mohamedabdinurmohamoud516
@mohamedabdinurmohamoud516 2 ай бұрын
Watching 2024.
@user-yy5ji6jz5t
@user-yy5ji6jz5t 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-yy5ji6jz5t
@user-yy5ji6jz5t 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohameddaauudurus7269
@mohameddaauudurus7269 3 ай бұрын
13/4/2024.
@abdinasirhajir6531
@abdinasirhajir6531 2 жыл бұрын
Waaanba kalahuleyna
@MuuminoYusuf
@MuuminoYusuf Ай бұрын
😮
@fahadmuuze
@fahadmuuze 2 жыл бұрын
Bal maxd hawenkiyo Horta dheerthy dumarke
@the_piito1286
@the_piito1286 2 жыл бұрын
Hhhhhhh
@xamdiahmed6343
@xamdiahmed6343 Жыл бұрын
Waxbadan😂
@hodanabdi6395
@hodanabdi6395 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@fahadmuuze
@fahadmuuze Жыл бұрын
@@xamdiahmed6343 hhhhhhhh 🤣 hafar baad ku noshahay hoos baa uso dagi
@abdikadirahmed2271
@abdikadirahmed2271 2 жыл бұрын
Maxaan kuwaan haweensaday horta dheer tahay dadxunkaaba
@xuseenshekhcumar8727
@xuseenshekhcumar8727 2 жыл бұрын
Asc qolada youtup ka leh
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 3 жыл бұрын
Hoosbad uso dagi😂😂😂😂
@saadahussien744
@saadahussien744 Жыл бұрын
Ciro uuu dhigay waxba ma dhero gabdha
@suduysimuxmuud4010
@suduysimuxmuud4010 3 жыл бұрын
Onk
@con8146
@con8146 Жыл бұрын
Hawadiyo daruuraha haadkuba maseexdoo hoybuu kawaayee
@abdiraxiindaahir9855
@abdiraxiindaahir9855 10 ай бұрын
😂2023 is here
@rufaciterso2409
@rufaciterso2409 2 жыл бұрын
Hal ma dherid qeyrka😂
@samatar4444
@samatar4444 2 жыл бұрын
Oollax kkk
@maxamedsaleban9840
@maxamedsaleban9840 9 ай бұрын
2040 kuwa daawan doona 😂😂
@awilahmed3664
@awilahmed3664 9 ай бұрын
Ogow inan inyar u sii jirno😅😅
@user-wb8fp6kl8r
@user-wb8fp6kl8r 3 ай бұрын
❤❤My mom and dad m not how to chat with the number what's app ok my brother and ❤❤
New Song (RIYO)  Maxamed Axmed Ciro 2013
6:43
SALAXLEY TV
Рет қаралды 605 М.
Maxamed Bakaal Cirro (KASHAAN DHAYAAYEY) New Song 2014
7:10
abdirahim salaad
Рет қаралды 318 М.
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 27 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 20 МЛН
Maxamed ciro hees cusub boholyoow Lyrics
5:55
Mohamed Abdulkadir Abukar
Рет қаралды 127 М.
Hees Ciro Rayo 2012
6:21
Horn Cable Tv
Рет қаралды 215 М.
Maxamed Ciro NAFTAYDAA XULASHO DARAN l HD
6:28
Abdirahman Somali
Рет қаралды 466 М.
MAXAMED CIRO IYO XAMDA QUEEN (WAAN NAAAXI LAHAA) HEES CUSUB HD
7:45
Hawraar Music Production
Рет қаралды 5 МЛН
MAXAMED BK HEESO XULA
1:08:30
Fanaaniinta Soomaalida
Рет қаралды 493 М.
MAXAMED Ciro HEESTA (Jaceyl Eber Keenay) BY LA CAWEE LIBAAXA
4:10
Hawraar Music Production
Рет қаралды 941 М.
Qiiro - Maxamed Siciid BK
7:18
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 2,7 МЛН
Heesti Habkusoodheh Jacaylka By Max'ed Ciro & Hodan C Raxmaan
10:52
Horn Cable Tv
Рет қаралды 351 М.
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 27 МЛН