No video

Qiiro - Maxamed Siciid BK

  Рет қаралды 2,719,475

Maxamed Siciid BK

Maxamed Siciid BK

2 жыл бұрын

Song Title: Qiiro
Lyrics: Abwaan Weedhsame
Melody: Maxamed Siciid BK
Compressor: Maxamed Siciid BK
Music: Ahmed Weli Furinle
© Maxamed Siciid BK
℗ Maxamed Siciid BK
iTunes: / maxamed-siciid-bk
Spotify: open.spotify.com/artist/2TXJV...
KZfaq Music: / maxamed siciid bk - topic
Facebook: / mohamed.said.abdi.bk
#Maxamed_Siciid_BK
#bk
#mohamed_bk
#maxamed_bk
#bk_hees
#bidhaan_qurux
maxamed bk, cilmi baan ku bari lahaa, maxamed bk cilmi baan ku bari lahaa, bk cilmi baan ku bari lahaa, bk, maxamed bk cisi iyo wanaag, maxamed bk 2021, cisi iyo wanaag bk, cilmi baan ku bari lahaa lyrics, maxamed siciid bk, bk hees cusub 2020, bk cisi iyo wanaag, mohamed bk, maxamed bk cawo, maxamed bk cilmi baan ku bari lahaa lyrics, bk cawo, heestii cilmi baan ku bari lahaa, maxamed siciid bk 2021, hillow, bk cilmi baan ku bari lahaa lyrics, maxamed bk 2020, bk dantiisa qof aan aqoon, hees bk, maxamed bk dantiisa qof aan aqoon, mohamed bk songs, cawo bk, biikey hees cusub, mohamed bk cawo, hees maxamed bk, maxamed bk 2019, cawo, bk 2020, bk 2021, bk maxamed, maxamed bk heestii cilmi, maxamed bk jacayl, bk heestii cilmi, maxamed bk 2015, maxamed bk 2016, bk hees, maxamad bk, maxamed bk 2018, maxamed bk qof baa kaligii dadka, maxamed bk cawo lyrics, bk hees cusub 2021, hees bk cilmi, bk doqon, bk hees cusub, dantiisa qofka aqoon, heestii maxamed bk,

Пікірлер: 769
@CabdisalaanAhmed
@CabdisalaanAhmed 9 ай бұрын
Heestan waagey soo baxdey wax caqli ah malahayn balse maanta qof wax jecel ayaan ahay waxana dhegeysanayaaa caawoo tariikhdu ku beegan tahay 24/10/2023/1:25 am waliba habenimo waa haben salaasa ah hadad iga danbeyso like isar si aan u ogado dadka iga danbeeyey❤😢
@CawoZidiiq
@CawoZidiiq 6 ай бұрын
24/1/ 2024 sacduna tahay 4:3 am malin arbac ay tahy lkn jacayl ima Haye wan iska dhagysnay😅😅😅
@sacdiyoshiine9837
@sacdiyoshiine9837 4 ай бұрын
25 / 3 / 2024 sacduna thy 01:03 hebnimo😢 taladana soo glesoh😮 wxana igu klife ina dhagesto wxy thy😢 xanun an qlbiga ka dreeemyo ana jirn cid an.ushegto😢💔🥺 wax walbana kli an ku noqdee ax🥺😭 qolfof matihideee wax un qiro tqy😢😢😢😢
@shataaibnuahmed
@shataaibnuahmed 3 ай бұрын
Hestan Wlhi runti waan jeclhye markastanAan dhagyesto dareen waaliya igaL inta Hesta jecel like isar Siaan ugodo inta Ila jecl
@amiircazkah9058
@amiircazkah9058 Ай бұрын
Zhp walhi wakhtiga aad soo qorty xansiban ku xidhna kana dhex qaadi jiry maantan did usoo booqdy salan sre kptn🎉
@user-zh2zt4vk4x
@user-zh2zt4vk4x Ай бұрын
@nadacabdirisaaq1248
@nadacabdirisaaq1248 Жыл бұрын
Go,aana maqatO kama QancEe😢💔 wlhi billahi jaceylku cadaab wa kada ran yhy 😭😭💔 Alla Qalbiyada haU Qaboo jiyo inti qalbiga laga dhawacy sida aniga oo kaleH💔 run,Ahantii ani jaceyl waanacay hada waxana u nacy qof kii an jeclaa ma heli 😢😭 hadana Farxad igu Nollow inta nolol jirto adi iyo qoftaada I.a😭💔🥺😭
@munacadey6853
@munacadey6853 Жыл бұрын
Be strong🥺💔
@muuseyare4153
@muuseyare4153 8 ай бұрын
Sorry waka xumahay really dhaawacaga wllo 😢❤
@bilkhayrcabdisalan1358
@bilkhayrcabdisalan1358 7 ай бұрын
Kula mid bn ahy kii1 wn ku guuldrysty k2isku dayeyn ayn hda xldi adkyd marayh jcylku wa xnn 😢❤😊
@RamloaliAadan
@RamloaliAadan Ай бұрын
Anoon kuqasbeyn wxa uun qiro qalbiga i gubnyo runti💔😔
@ruman5135
@ruman5135 6 ай бұрын
Anoo is dhiibay baan heeskan dib udhageysanaya 15/1/2024😢 anigon ku qasbeyn wax uun qiro💔😭😭wan salamaya inta la dhiban xanunka la yiraada jaceyl daawana an laheyn 😥
@ugbaadyuusuf3459
@ugbaadyuusuf3459 6 ай бұрын
Wan kaa qaadnay hppti😢😢💔💔
@user-qi1zi8uc1y
@user-qi1zi8uc1y 6 ай бұрын
Wnka qadaynay 😢😢😢😢
@abdirahmanmo12
@abdirahmanmo12 5 ай бұрын
Heestan xasuus gaara igu leedahay caawan soraadiyay qoraalkaga markaan arkay waxaan so xasuustay maalmo aankula mid ahaa Lkn Alx Adigana aad ayaan salanta kaaga qaaday ilahay waxakasta khayr hakuugu dhameeyo walashayey guulayso
@user-gl9ni8sl6l
@user-gl9ni8sl6l 4 ай бұрын
Waykan anon kuqas bayn waxun qiro
@abdiqafar9185
@abdiqafar9185 9 күн бұрын
Mohamed saciid bk fanka kama bixin ee wuu ka qalin jabiyay xabiibu malaayiin. Mugadisho baan kaa soo salamayaa.
@karamoige5268
@karamoige5268 6 ай бұрын
What a amazing song.!😮 Legend Mahamed Said Abdi Bk. Qalfoof ma tihide, Bal qiiroo, Anoon ku khasbayn, Wax uun qiro Still listining 01/02/2024 Thusday.🎻🔥
@Binaase
@Binaase 6 ай бұрын
Isla 01/02/2024 ayaan kula daawanayaa.
@sergiomalgarayto8746
@sergiomalgarayto8746 Ай бұрын
Waayo waayo😅
@jamaasad5645
@jamaasad5645 2 жыл бұрын
( DHAMBAAL) Aniga oo og in heesuhu danbiyihiin misana heestaan io hees kale waxay ii yihiin heesaha noloshayda aanan ilaawi doonin 2014 ayaan samaystey xiriir Xiriir kaas oo ahaa mid macna weyn ku leh aniga noloshayda Inan ayaan xiriir bilowney dhamaadkii sandkii 2014 Nov 07 Waxaan kuwada nooleyn gudaha dalkeena hooya 2016 ayaan galey safar aad udheer oo ah dalka Dibadiisa 2016 2017 2018 2019 2020 Ilaa sanadahaa aan kor kusoo xusey Waxaan ahayn dad kala dheer balse kawada xiriira media Markasta oo aan wada hadalno waxay noo ahayd farxad aan ku ilowno kala dheraanteena Blse dhamaadkii sandkii 2021 ayaa noqdey sanadkii aan sidhaba ay ukala dheeraadaan qlbiyadenii Halkaas ayaan isku weynay Anagoo aan nolol wadaagin Sababo aanan halkaan idinla wadaagi karin sorry Ilaa hada lumberkeedii waxaa iigu save gareysan (NEVER SEEN NEVER) HADA WAXAAN KUNOO LAHAY DALKA CANADA 🇨🇦 TAARIIKHDAN WAXAY NOQON DOONTAA MID AAN UGA SHEEKEEYO QOF KASTA OO FAHMI KARA JACAYL Ilaa hada waan iska dhoola cadeeyaa Si aan la iiga garan dhacdooyinka waqtiga Dhambaalkan aqri oo like iisaar pro and sis
@sacad4253
@sacad4253 2 жыл бұрын
Xasuus
@bilaal7609
@bilaal7609 2 жыл бұрын
Legend....
@sabriinsabnaa7105
@sabriinsabnaa7105 2 жыл бұрын
😪😪
@najaheenakaran1691
@najaheenakaran1691 Жыл бұрын
🥲🥲🥲🥲🥲
@ilhancadey7950
@ilhancadey7950 Жыл бұрын
🥲🥲🥲
@bukhariyusufofficial670
@bukhariyusufofficial670 2 жыл бұрын
Cawah Ayan HelaY noLoshaYdiH fatika hassaN wakhti badan ka bacdi alxamdulilaH hawaro jacaylku hawaroJacayLku love♥️
@abdulkadirfaqi3091
@abdulkadirfaqi3091 2 жыл бұрын
masha allah nasibkaga allah ku barakeyo bro
@farahlucky66
@farahlucky66 Жыл бұрын
Mansha Allah ❤❤❤
@maxamedahmed9579
@maxamedahmed9579 9 ай бұрын
Masha alah allaah yaxfiduk
@abdilatifaxmad2621
@abdilatifaxmad2621 4 ай бұрын
the baste hees bk
@afiivaahmed
@afiivaahmed 10 күн бұрын
wiilkii heestan ibaray anaa ka tagay wn ku xssta noloshu kuma xumayso huno❤
@abdirahmanmahamed9112
@abdirahmanmahamed9112 Жыл бұрын
Ninkaan heesa dareenka ka tarjumaayo Sidoo u qadaayo qof sameen kara xitaa soomaali kama dhalan doona hubaal heestaan dareen ahaan waa dareemee axyaa bk
@sacdiyo1122
@sacdiyo1122 Ай бұрын
Illahayow wixi is jecel isku sahal ana kan jecla igu beg🤲🥺
@fatimacali6943
@fatimacali6943 Жыл бұрын
15/1/2023 ♥️😭 Hadaad qab lahayd Qabbaan nacasiyo Qof liitiyo baad la qaab noqota run badana ♥️😭
@user-uo2hb8uc7i
@user-uo2hb8uc7i 6 ай бұрын
2024 /12 , walhi wan caatobey dadkii wayla yabeen😢 💔😭
@AbdiAhmet-r8w
@AbdiAhmet-r8w 23 күн бұрын
17/7/2024😢
@jimcaalecabdi1714
@jimcaalecabdi1714 7 ай бұрын
Qalbiga magacagii baan ku qore still wiching 2024❤😢
@yuusufcraxman8384
@yuusufcraxman8384 2 жыл бұрын
Wakhtigu waa dabayaaqadii 2014 waxn isbanay qoftaan aduunka ugu jeclahy wakhtigaas kadib waxan u jeclaaday si qof bini aadam ah loo jeclaado si kadaran heer xataa waxan gaadhay nafyada iyo iyada aaan iyada ka jeclaado iyadana wakhtigii intaan jeclahy ka badan bay I jecelay alx wan isku farxsanayn malinkasta wan wada joogi jirnay inyar hadaan kala maqnaaqo malinka wax wayn ayaa si iga noqon jiray Lakin wax wali waxy is badaleen 2017kii😭😭😭markii aan anu ka tagay magaladii aan waada daganayn ee aan magaalo kale waxbarsho u tagay xidhidhkaygii waji kale ayuu yeeshay markan kala fogaanay waan isfahmi waynay, wanan kala hadhay waxan maray anu xanunki iigu darnaa ee nolosha igu soo maray waxanan aaminsanhy in xanun la mid ah uuna si naba isoo mari doonin. Ugu dabayn waan iska qancay wanan ka samray Lakin habeen kasta xasusteeda kama seexan 😭 hal sano kadib malin isniin ah anoo kasoo baxay jaamacad aan dhiganayay ayaa waxay hal mar isha ku dhuftay isha wan qaracmay waan modoobaaday wadanahana wuu istaagi gaadahay waxa gabi ahaanba iga lumay maamulki maskaxadayda. Maalmo dabadeed dib ayaan u midawnay Lakin hal bil bilaa Moran manan wada joogin hada markale ayaan kala hadhanay waxnan kala maqanhy 8 bilood. Ma garanyo sobob aan ku sugo iyo sobob aan kaga qanco labadaba. Ugu danabyn waxan ku leyahy nolosha faraxad iigu qaado iina baashala saxib haday noloshu sharaf ledahyna dib ayay inoo kulmin doontaa. Jul/1/2022
@hannelayousuf4330
@hannelayousuf4330 Жыл бұрын
🥺😥💔xanuunban dareemay wlhi Sorry wll
@ayaanomar3066
@ayaanomar3066 Жыл бұрын
Xanun badanaa 😭🥺 Yusuf hadey mcqul tahy ma xiriiri karnaa? Si aan qisadaada Xanunka, Xamasada iyo Xishmada leh u dhageyso 😭
@nuriaibrahim643
@nuriaibrahim643 Жыл бұрын
Adkatay😭
@zabdi423
@zabdi423 Жыл бұрын
Xanun ka wayn majirto qofkaagi ood u jeedo isbadalaya nolosha wax ka adagna ma jiro balse alle ayaa wax walpo taladooda haya😢
@hodannisha8053
@hodannisha8053 Жыл бұрын
Ax 😢
@user-jp8jn4mz1v
@user-jp8jn4mz1v 4 ай бұрын
Anoon ku Qasbayn wax uun Qiro😢 Waxaan dhagaysanaya 15/3/2024😢
@user-gl9ni8sl6l
@user-gl9ni8sl6l 4 ай бұрын
Qolfof Matihide bal qiro
@hamzemoha3037
@hamzemoha3037 4 ай бұрын
9/April/24 23:23pm Tuesday "Eid Night ❤"
@abdirizakzacky8163
@abdirizakzacky8163 2 жыл бұрын
Heesaha maxamed siciid b.k hees kaliya ma ahee wa dareen iyo qiiro. Qof walbo o dhageystana fariinta aya taabaneysa.💯💯 Uma maleynayo in MaXamed labadalo iska daaye xitaa qof kale matali karo. He's so touching and Emotional.❤❤❤
@dahaboadan2725
@dahaboadan2725 Жыл бұрын
Wlhi Anba jecel wan somarey blse imika ma amino ninba 😭😭😭ax 3 sano ban jecla 😢
@abdirizakzacky8163
@abdirizakzacky8163 Жыл бұрын
​@@dahaboadan2725 sidokale aniguba wallhi❤❤❤
@izabellaizabella9390
@izabellaizabella9390 Жыл бұрын
Heestan marxaladeda hadan kujiraa ilahey inu iga bixiyo ka rajeynaa qalbi jab😢💔💔💔
@Qaniyoyoutube
@Qaniyoyoutube Жыл бұрын
Ana ku ilowsiinaya,e isoo xidhiidhi
@samiirasheeke9031
@samiirasheeke9031 Жыл бұрын
Sorry qalbi allaha kuu qabojiyo 😥💔🤲
@user-nx5zp3jc5f
@user-nx5zp3jc5f 4 ай бұрын
Sorry 😢
@MomtasOmar
@MomtasOmar 6 ай бұрын
Heestan waan jeclahy wlhi mar walba gadhiga ka shitaa ilaa hada way ii darantahy 😢❤
@apdleseid2574
@apdleseid2574 6 күн бұрын
Gaadhiga madawa lahaanaa wll😂
@user-bn3os1pe4h
@user-bn3os1pe4h 6 ай бұрын
I am broken 😢 ilaa sanadki 2021 waxan gabar isku baranay iskul taasina waxay igu noqotay inan iskulka wada dhigano 3year mallin maalmaha kamida anago ku jirna fasalka form2 ayan waxan argkay mid zaxibkey Dadka igu dhawa ayan waxan indhahayga ku arkay social media jaceylkayga iyo zaxibkey oo zawiro mujinaya dhunkasho iyo sal salaixid yaab ilahey ikenay hadana asagey guri udagantahay caruur uhaysa waxa dhacday inan guriga utago o an kudhaho 😢 dumashi please hadad shekadayda dhegaysty like isar 😢
@HamseSADRI
@HamseSADRI Ай бұрын
Naagtu Ninkii Salaaxaya Uunbaa La Sheekeysan kara Miyaad daawan jirtey Adigu😅
@Almaaz-gh2ub
@Almaaz-gh2ub Ай бұрын
Sooo maaha 😂😂😂😂😊​@@HamseSADRI
@shuceibhassan
@shuceibhassan Жыл бұрын
"Qalfoof matihidee bal qirooyoo anoon ku qasbay wx'uun qiro" the living lagend bk🥰
@AbdillahiMoustapha-mj8cz
@AbdillahiMoustapha-mj8cz 8 ай бұрын
Oui Bb
@BahjaBaashi613
@BahjaBaashi613 Жыл бұрын
Wxaan dhageysanayaa 💔😥 Habeen axad ah 23:20 14/1/2023 ✍ Wadnaha Quusan Wayey •🥺 Bay Qasbayee •🤦‍♀️ Go'aana Maqaato •☝ Kama Qancee •😭
@abdoulwahababdillahiissa7716
@abdoulwahababdillahiissa7716 Жыл бұрын
i am listening still to night it is 23:00 05/02/2022🥲🥲🥲🥲🥲🥲
@samiirasheeke9031
@samiirasheeke9031 Жыл бұрын
Qalbiga allaha kuu qabojiyo 😥💔 sisterey
@farxiyocadaawe2117
@farxiyocadaawe2117 Жыл бұрын
😩😢💔😭
@mohamedadawe4697
@mohamedadawe4697 Жыл бұрын
😥
@mohamedofficial3883
@mohamedofficial3883 Жыл бұрын
Soryy queen🙏🥺
@QaasimKarama-ro2xv
@QaasimKarama-ro2xv 10 ай бұрын
2016 dhamaadkiisa aya gabar jeclaaday runti waxay ahayd qof wngsn oo qalbi wngsn leh. 2016 2017 2018 2019 2020 Waxa xirirkeeni dhamaaday 2021 anaka is jeceyl ❤ . Farxad ban ku rajayn walal ❤. Nolosha kuma xumayso. Calafba nagala ka xeeyey.
@somaliyameni202
@somaliyameni202 7 ай бұрын
Aniko la il daran jacayl ayaan soo boqday heeskan qof kasto jacyl la'il daran waan salamaya😢
@AishaIsse-bj5eh
@AishaIsse-bj5eh 6 ай бұрын
Like me😢
@AbdalleM-ev5oc
@AbdalleM-ev5oc 6 ай бұрын
Also me
@nimoali6927
@nimoali6927 5 ай бұрын
Aniga cwa so boqdy xanuun jacel ayaan dameera 😢😢😢
@somaliyameni202
@somaliyameni202 4 ай бұрын
@@nimoali6927 allha qalbiga ha ku qabojio😪❤
@user-qe2cg2kd4o
@user-qe2cg2kd4o 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Heestaaan "Qiiro" Weedhsame Wuu Dareen Hadlay 😢 Maxamed Bk kuu xiisnay 💔
@ugbaadapdilahi8882
@ugbaadapdilahi8882 2 жыл бұрын
Waa qofk kaliy hasiha dhagsto una ducts markina dhagsnyo ilahy haku danbi dhafo cimrkidh iyo cabdu subain maxamed mubarig 😰
@user-nx5zp3jc5f
@user-nx5zp3jc5f 4 ай бұрын
Wadnaha qusan wayey bey qasbayee😢😢
@Said-M0h-Said
@Said-M0h-Said Ай бұрын
Hees ay Bk iyo Weedhzame wada qabten 😢
@cqaniyare4841
@cqaniyare4841 Ай бұрын
Wlhi anay SI toosa I damaqday e ilahay I barya asxabay
@Laboratoire35
@Laboratoire35 2 жыл бұрын
Maax kaa xanun badan qof aad jeceshahaye marku ku dheedheelo 💔😥😥
@barwakoqalbinoura9918
@barwakoqalbinoura9918 2 жыл бұрын
Strong💪💪💪
@haboonmustavekhadar6666
@haboonmustavekhadar6666 Жыл бұрын
Waan dareemi karaYaa walsh3Y qalliH lkN dont worry dunida ilaahey ayaa iska leh 🤗
@WaxcusubCusub
@WaxcusubCusub Ай бұрын
Ilaahow heesaha naga madoobee😢🤲 Dad aan U qalmeyn jaceyl bad ilaahow qalbiyadene sii see ilaahow noo soo jeedi Inta iga dambeysane waan salaamayaa🙏❤
@istaahilcabdisalaa7786
@istaahilcabdisalaa7786 5 ай бұрын
Qalbiga magacgii ban ku qore❤
@shukri012
@shukri012 Жыл бұрын
Dhaxan qarsadoo oonqidade💔 Wadnaha quusan wayayba qasbayo😭 Goaan na kama qato kamana qanceeh😒 Bogaad qardarasata qarqareh qamuunyo kabaaji maanka💔😭
@ayaanyaxye1406
@ayaanyaxye1406 6 ай бұрын
hestan wan iska jecla blse manta xanunka i haayo ayee ka hadle waxn dhageysanaya 4:25 tarikhada tahay 2024/1/27 hestan waxa isla dhageysaneyna gabara isku dhib nahay waxa jogna aan ku dhageysaneyna wadanka turki allow qalbiyada is raba midey 😢💔😢😰🤲
@MzzXarago-bi7ww
@MzzXarago-bi7ww 4 ай бұрын
Sorry gacloyyyyy 😢😢😢
@nadrafaysal-qb2js
@nadrafaysal-qb2js Жыл бұрын
Wllhy markay dadku bartan qof aay sii waliyah uu jecladan talow maxay uu yasan waa tan layabay 💔🥺🥺war masan kintah ha kaa faa iday saninah qalbiya dodah n8nki darema yah dare mayah jacaylkah 💔💔
@muniirayariisey674
@muniirayariisey674 8 ай бұрын
Dhaxaan qarsadoo Qoonkay dadee Wadanaha quusan wayey baa i qasbayee go’aan ma qaato Kaama qancee Bogaad qadaraasataa Qadhqadhee Qamuunyo ka baaji Maanka 😢😢😢
@AmiraAbdifatax
@AmiraAbdifatax 4 ай бұрын
Intaan idhi qawl Qof Nool Damqi laha haddaan kugul Qubo Qarfaha Dhagax yaal sidaan Qabo wow Qushuuci laha💔😢
@AryanSeath
@AryanSeath 11 күн бұрын
hadaad qab lahayd qabaan nacasiyo qof liitiyo baad la qaab noqota wan salaamya inta la nool xanuunka jcylka💔❤‍🩹🫀
@ahmeda.c.m8940
@ahmeda.c.m8940 Жыл бұрын
Nolaasheyda ah mid aad unasiib xun wlhi aduunka waan ku daaly sidaa mar walpo iskaaka ooy naayy ani heer waxaan gaaray aan dab jirkeyga kuqoro lkn iyadoo intaas og iga dhaqaajisy wlhi blhi tlhi ilin baa iga socoto yaa rabi adaa iijeedo ee ii miciin😭😭😭😭😭😭
@roodaruunchannel6159
@roodaruunchannel6159 Жыл бұрын
😭😭illhy qalbiga hakuu dhayo walal nabsigu maraage meel kalay kahelysa
@habonali7822
@habonali7822 Жыл бұрын
Aboowe qofki kaatagey asago kubaryaayo ayaa arke berito illaaahey kudaa 🥰
@cabdiqani4035
@cabdiqani4035 Жыл бұрын
😭😭😥😥
@deposkaofficial6760
@deposkaofficial6760 Жыл бұрын
😢😢 same to yuh pro wlhi.. qalpiga allaha kuqabooojiyo
@user-dx8lo9si1r
@user-dx8lo9si1r 6 ай бұрын
Sorry wllke😢😢😢
@NuuraCabdilaahi-pz1gg
@NuuraCabdilaahi-pz1gg 4 ай бұрын
Wadnaha qusan wayay ba iqasbaye😢😢😢❤
@user-cq5pi1in5i
@user-cq5pi1in5i 6 ай бұрын
Heestan marka dhagaysaTo ooHin baaa dhamanyada qoyasa inTa qoL madow gaLo 💔💔😞😢😢
@Zakariye-tt6cf
@Zakariye-tt6cf 6 ай бұрын
Maxa jira Zxp😢😢😢😢😮
@user-cq5pi1in5i
@user-cq5pi1in5i 6 ай бұрын
Qalpi jaba😢
@abdilatifaxmad2621
@abdilatifaxmad2621 4 ай бұрын
the baste hees bk in the bildhin
@ApdifarhanIsmail
@ApdifarhanIsmail 17 күн бұрын
Isku mid baynu nahay zhp
@mustafemohamed2536
@mustafemohamed2536 6 ай бұрын
Heesaha aad uma dhagaysto hadna ima dhaafaan Bk heesihiisu waayo waxay xambaarsanyihiin nuxur iyo Macno aad u wayn
@cabdinasir7333
@cabdinasir7333 Жыл бұрын
Intaan idhi Qawl Qof Nool Damqi lahaa Hadaan kudul qubo Qarfaha Dhagaxyaal Sidaan Qabo wow Qushuuci lahaaa😭
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 11 ай бұрын
Maxamed siciid cabdi bk miss you heesihisu midba mid ayey ka macan tahay😢
@gabadhiilaciilay8828
@gabadhiilaciilay8828 8 ай бұрын
Qalfoof ma tihide wax uun qiro💔😭🥺naxriis jaceel farxd intaba wuu iga goosaty mna I fasaxyo mana I ilaalsanaayo ane go'aana kama qato 😭💔😭
@SamiiraXuseen
@SamiiraXuseen 8 ай бұрын
Wlhi wa xanun😭💔
@yahyemohamed3372
@yahyemohamed3372 2 жыл бұрын
Xusuus gly laba bilood kahor baan isku dhacnay 30/3/2022 waxanu soowada jirnay nolosha 1 sano iyo 2 bilood 🤕waxaanu wada faraxno oonu nolosha farxad ku qaybsanaba ugu dambayn wax walbaaba sidoodii masii ahaan doonan waananu kala tagnay, ilaa hada waxan weheshada sawiradeeda si kastoon isu idhi noloshu way dhamaata Ee iska iloow waan ilaabi waayay waayo waxay ahyd jcylkaygii ugu horeeyay uguna dambeeyay 🥺 waxaan ilahy uga baryayaa inuu nolosha ciil tusin wax kaxanuun badan majiro markaa qofkii adoo la xidhiidh kara i oo numberkiisi haya aad istidha wuu farxsanyay ee noloshiisah faraha uga qaad,😪ala jacayloow maxa naf silcisay 🥺😭😢😩
@mubarakxasan9136
@mubarakxasan9136 2 жыл бұрын
Zhp jacaylku wu jiraa balse noloshaada qofna ha u burburin ee hore u soco. Aniguba gabadhaan 3 sno wada soconay ee indhahayga ka jeclaa baan nolosha isku afgaran waynay an kala dhamaaanay dhahday ana waa fasaxay. Hadana happy ahay la'aanted
@ugbaadapdilahi8882
@ugbaadapdilahi8882 2 жыл бұрын
Wllo anigba 4yars wad scuna hadn wax walba way soo dhamdin axlm ilahy baryi iga tir tiray xasosihsa iska ilow noloshadn qof ha ku xidhin wllo wllhi hadi kali wad qumamin anig ka quma miy xald kasta soo mary ilayo la idhah wad lainysa isak dhaf iska dhaf mardanbi ilahy ha ku ilow seyo wllo
@raymiguil4544
@raymiguil4544 2 жыл бұрын
Sidokale igada nolosha ciil iga qabato xasuus wali ah aya gala malin walba sida isku ilow siyo aya raba
@dumarkudhancali6927
@dumarkudhancali6927 Жыл бұрын
Sorry Sorry 💔💔💔
@anisawarsame7136
@anisawarsame7136 Жыл бұрын
Wan kuladaremikara xanunka qof somaray unba daremi alow ku dhib yare Huno qali
@mabruka9236
@mabruka9236 6 ай бұрын
Heestu noocasay soo baxdaa marka weedhsame iyo bk isla kaashadaan ❤❤
@ahmedmohamedabdalla367
@ahmedmohamedabdalla367 7 ай бұрын
Waxaan ahaan jiray mid isla ah mucashaq ay weliba usii dheertahy hal abuurnimo wx aan sanado badn ba riyooyin soojilayy jacylo aan guuleesana actor ka ahaa finny wxaan noqday mid ka dheeraada xiriirada kelimiadana door biday dantiisana ka raacy❤
@MumtaasCabdi-zf6ef
@MumtaasCabdi-zf6ef 6 ай бұрын
Mantaaa ayaaan dhegaystay qiiro jab imaa hayooo lkn iska dhegaystay wxaan rajanyaaa anaaaa qlbi i jabnayn inaaan dib u dhegaysto I.a
@daauudcalimasxafofficial3286
@daauudcalimasxafofficial3286 Жыл бұрын
Waa cajiib laxanka heestan Iyo sida uu erayada ugu hadlaya Mohamed said bk waa dareen
@qn269
@qn269 Жыл бұрын
Waxan dhageysanya 26.4.2023 malin arbaco 17:17 Wadanaha qusan wyey bey qasbayow 😭❤️
@rasmiruun1259
@rasmiruun1259 7 ай бұрын
10/1/2024 dhageesanaya heestan ma ahi qof Qalbi jab haayo balse waxan jeclhy mar walba heesaha qalbiga taabanayo inana dhagesto😢mana aqan sababta❤
@MomtasOmar
@MomtasOmar 6 ай бұрын
Ani xataa wlhi rasmiyey isku dookh nahay😢❤❤
@user-px1hb8su9e
@user-px1hb8su9e 6 ай бұрын
Lkn aniga qalpiga japa walpo iska oynya 😭💔
@zabdi423
@zabdi423 Жыл бұрын
Intaan idhi qawl Qof nool damqi lahaa💔 Hadaan ku dul qubo 😰 Qarfaha dhagaxyaal 😢 Sidaan qabo wuu qushuuci lahaa😢😢😢
@beerlula598
@beerlula598 Жыл бұрын
Dhaxaan qarsado qoonkay dade Wadnaha quusan waayey bay qasbaye Go'aana ma qaato kaama qancee Bogaad qandaraasata qanqaadhe Qamuunyo ka baaji manka😪💔
@CabdirisaaqMaxamed-cd4dh
@CabdirisaaqMaxamed-cd4dh Жыл бұрын
Habeen Ramadan tahayn 26 ayaan dib u dhagasana
@beerlula598
@beerlula598 Жыл бұрын
@@CabdirisaaqMaxamed-cd4dh anuuba tan iyo qaar kle xiliga dhegaysanayaaa rabbi qalbiyada haynoo qaboojiye wll
@MOHD-MOH
@MOHD-MOH Жыл бұрын
( QISADAYDA 😢😢💔😭 ) Waxay ahyd horaantii sanadkii 2021 gaar ahaan bishii 2 Markii ugu horeysay ee aan is baranay Gabdhii aan dumar intooda kale ka calmaday Bilowgii barashadena !! Najax waxay ahayd gabdh joog iyo jamaal Alleh U dhameyay dabciga iyo dhaqankeeda soo jiidashada leh waa mid qof walba ku jecalaan karo Intaa waxa u dheer aqoon iyo garashada toolmoon Xidhiidh yagii baa bilowday mudo ayuu curdin ahaa Si facan ayaan isku fahanay Heer waxan garnay anaa cabaaar Kala maqnan AROOR ha dhihin HADHGAL ha dhihin SAQBADH ha dhihin Goor walba waxan ahayn dad khadka ka wada hadala Oon Kala maqnan qadar nusu saca xitaa Habeenada qaar xafada igu kalay bay i Oran jirtay Oo ay igu marti qaadi jirtay Wuxu wakhtigu is gurabo 2022 baa la galay Lakin dhinacaga gaabis baa ka yimid Oo waan ka xiisa dhacay I ogaa tay inay wax i qaldan yihiin oo aana sidii hore ahayn Habeen ayan xafadooda ugu tagay oo albaabka gurigooda ayay si tartiib ah iga furtay Way i hor socotay waxay iga soo talabisay barande Qolka markay sii gelaysay ayay tafta fayday Waxa hal mar i muqday kubab waa wayn oo cadcad inta ay leeg yihiina lala ashqararo Maxaa nimco iyo aduun Rabi ku raray AAH!! Wuxu ficanaa oo indhaha u ranaa Waan shekaysanay oo waxay ugu dhurtay war ay ku sheegayso inay aad i jeceshahy Wajigeeda ayaan si fican isha u geliyay Bishmaheda debnaheda way yara burburan yihiin Oo misna jileec sayida ayaa ka muqday alla dhukasha ku haboona ayaan niyada ka iri Habeenka dareenkeyga waan celin kari wayay Waxan ka dalbaday gogol dhaaf lakin Way iga diiday Waxay igu tiri gabdhnimadeyda ha ku ciyaarin iyo jeceylkena ee aan is xalaashano Lakin waxan cudur daar uga dhigay labdenuba ardey ban nahy Lakin waa is fahmi waynay Habeenka anoo xanaqsan ayan gurigoda ka imid Waxana goaansaday inaan halka ku soo gabagabeyo xidhidhka aan wakhtiga dheer soo wadnay Markaan xafadayada imid wayay WhatsApp igala soo hadashay lakin message ka ma jawaabin Call cadiya ayay iga soo garacday Lakin mashqul ayan kaga xidhay Numbero dadka kale ayay iga soo garaci jirtay Xita ma qabn jirin Gabadh ay saxiibo yihiin Ayay isoo dirta waan ka dhuman jiray Message ka ay WhatsApp ka iga soo qorayso Ee calacalka ah waxan si madaysi leh u tusi jiray asaxbatayda Erayda ay isoo qorto waxa ka mid ahaa ila iyo hadana aan maskaxdeyda ka bixn waa Khaladka aan ka galay i sheeg waan ka raali gelinaya Wixii aan xumeyayna dib ayaan u saxayaa Ha i cidleyn!!!😭 Nabsi ha iga gelin 😭 Maalin waad i raadin doontaa si aad i tidhaahdo iga raali noqo laakiin i rumayso taasi waad daahsan doontaa...👋😥 Balse wax ahmiyada ma siin raaligelinta iyo qoralkeda Maanta aniga ayaa ubaahan hadii aan heli lahaa awood aan kula kulmo ama aan aqaano meel ay joogto 😭😭 Waxaan kuu rajeynayaa guul tallaabo walbo oo aad saaka qaadayso, wanaagga alle hakuu raaciyo meel kasta oo aad tagto.🙏
@fihiimabaashe5200
@fihiimabaashe5200 Жыл бұрын
Alle ha ku soo dhaweyo mar labad
@user-km5oh7wg6w
@user-km5oh7wg6w Жыл бұрын
Alle hakuu soo dhaweeyo wll
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 Жыл бұрын
Dulli baad tahay mar hadaad sino kufikirtey!
@iqranuur6320
@iqranuur6320 Жыл бұрын
Qof xunba thy o bila naxaris ah nabsigas Wu kaso bixi dona
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 Жыл бұрын
@@iqranuur6320 Ma zino ayaad udoodi qoraal sifiican u akhri!
@suujeyte
@suujeyte 7 ай бұрын
Dadka Qaar ma dareeman Jaceylka aad uQabto wa subax aroor ah lknse Waxan moodayah inaanu waagu weli baryin oo aysan subax noqon💔
@maxamedgaraadka3382
@maxamedgaraadka3382 2 жыл бұрын
Inta 2022 dhagaysanaysa fanta taaga🥰
@cukaasheawdaahir1028
@cukaasheawdaahir1028 2 жыл бұрын
Ana kawka ah
@mohamedmano7139
@mohamedmano7139 Жыл бұрын
@@cukaasheawdaahir1028 2023 lagu jiraa
@queensacduush
@queensacduush Жыл бұрын
Anni 1 ka ah❤️😭😀
@AaminaCali-ym8zy
@AaminaCali-ym8zy 9 ай бұрын
Heestan iney iga hadleysa muda dhaxan qarsado qonte dade wadnaha quusan wayey qasbaye go'aana maqato kama qanacee😢😢
@sucadasucaad5026
@sucadasucaad5026 6 ай бұрын
Wadnaha quusan wayyba iqasbey😢😢😢😢
@wllkotongo7276
@wllkotongo7276 12 күн бұрын
Qalbiga magacagii baa ku qoran Heesta ugu macaneyd aan arko bk songs ❤
@deqsanxusen8979
@deqsanxusen8979 Жыл бұрын
11/10/2022 10:56 ilahay ha ii cafiyo nabar uu igu sameyay xanunka jacaylku😭oyintu waxay I noqotay dawada kaliyen ku nafiso😭😭😭😭😭😔😔
@apaasek6068
@apaasek6068 Жыл бұрын
😢runtii waxad mooda in heesta aniga la ii sameeyey runtii inanta maCaL magacedu waa qadra balse qof liitiyo baad la qaab noqoTaa aYaan noqdaY😢
@user-lh5oi5xz2w
@user-lh5oi5xz2w 3 ай бұрын
heesta waxan dheegeysan jirey 2021 anigo jecel wiil an is baraney 2019 bisha 8 anigo nafteyda ka jecel oo adunka usaga ugu jecel anigo jecel inuu iysheekeyo buu wakhti walapa keeni jirey waxa iga xanajiya hadan ka xanaqa misna kama marmo 😢😢😢😢😢😢😢😢 qalbigeyga ilaahow iga reeb wuxu ah qof adag oo markasta iyjiikara waxan ku dhamestey 9 bilood barkiinteyda hurda ohiin iyo xanun qalbiga ah waxan aha qof buuran 85 '9kg baan ah waxan noqodey 62 waxan ah qof qalbiga ka xanunsan ilaa hada qof damey waan jecelan la ahy ilaahow waxan ku weeyedistey qof usaga iyjecel ee ilaahow kuma weyediysan qof an jecelhy😢😢
@nimcomalpo3311
@nimcomalpo3311 2 жыл бұрын
WadNana quuSan Wayay Bay QasBayoH Go aanA Ma QaaToH KaaMa QanCoH 😓😓😓😓😓😓😓😓😓ax Yaa HeeS💔💔🥺
@abdiganiidris860
@abdiganiidris860 2 жыл бұрын
😢😢😢
@herjzanshax5218
@herjzanshax5218 6 ай бұрын
Qalfoof matihide bal qiiro Anoon kuqasbayn wax un qiro 😢😢
@iffrahmohamed
@iffrahmohamed Жыл бұрын
Wadna quusan waayey baa i qasbee go’aana ma qaato kaama qancee😭💔
@Maryan-dj4ij
@Maryan-dj4ij 9 ай бұрын
Ka wrn adigoo arkaayoh qaldkiisa hadne iska indha tiraaayo jecelow abah was waxaa iga dhigtay daciif waxa aadne i bartay dabeecad aan laheen calfkaan sugayaaa qalbigeyga alll oge waxaan is barnay💔😢12.12.2022. Barsho wngsn dulufow🙌
@Abumaaida
@Abumaaida 8 ай бұрын
😂😂😂😂😂 waxaa cajiib ah adgoo halkan qoralkani kurebay inan hadane wada joogno meel umasocdo sidas lee kuudibini doon abid 🎉🎉
@OubahMohamoud
@OubahMohamoud 8 ай бұрын
😢
@samiyamahamet5630
@samiyamahamet5630 Жыл бұрын
12/8/2023 habeen Axada ah 3:37 Wadnaha quusan waayey bay qasbayee go'aana ma qata kama qancee Hadad qab lahayd Qabbaan nacasiyo qof liitiyo Baad laqaab noqotaa 😭😭😭😭show qof wax jecl Damir ma leh
@mkyser64
@mkyser64 10 ай бұрын
💔
@fatimaomar4212
@fatimaomar4212 10 ай бұрын
😢😢😭💔
@Abdalleabdirahman
@Abdalleabdirahman 6 ай бұрын
3:57 😢2024/2/10 habeen axada Waxaan fadhiya goob shaah laga cabo waxaana wada fadhinaa laba nin oo aanu asxaab nahey Hadaad qab lahayd Qabbaan nacasiyo Qof liitiyaba la Qaab noqota Waxa laygu caayaba kibraani anaa maanta qof ku haystaa maxaa kibirka kuugu wacan lkn waa wx aan dhigtay oo meel ii yaala 😮😢
@sadiiqjr7832
@sadiiqjr7832 Жыл бұрын
Weliga ma sugtay qof an so laabanyn Qisadan hyo kama shekayn karo💔
@xamdaharuun4277
@xamdaharuun4277 Жыл бұрын
ahey 🥲
@MAHAD304
@MAHAD304 11 ай бұрын
Heestaan waa heesta aan heesaHa ugu jaceylahay qiiro ❤
@Abdiqaadir-gz4yz
@Abdiqaadir-gz4yz 27 күн бұрын
Saxwaye
@Zaam00461
@Zaam00461 4 ай бұрын
Waxaan is baranay wiil 10/ 12/2022 aanu isku meel joogin qaarad weyn aa inoo dhaxeeysa aniga iyo asiga wlh wiil fcn oo furfuran buu ahaa hadlkisa iyo sheekadisa Aad ayaan ugu helay wuxuuna qof marksta iga qosliya asna happy iska ah wuuna iska dagana intuu qof bini adam daganyhy wiilka sfcn baan isku dhex galnay wuxuu ishgay inuu xaasle yahy igama uusan qarin kadib aniga iyo asi waan sii sheekesay wlh liban Aad io aad baan uga helay shekdisa daganantisa dabci ahantisa dadnimadisa waxaa shekesano haben habnda kamid ah baan ushgy inaa aad io aad uga helay liban 😢lkn kaftan kaftn buu uga baxay anigo og inuu xaasle yhy baan isasiiyey Aad ayaan ujecldy liban lkn nasib xumo ima uusan fahmin saan ka rabay iima uusan noqon wuxuu bilay inuu waqti dhn isiinin hada waco xita uu igu dhagesto miss call kyga markuu arko uusan igu soo celinenin wlh wan iska ooya ileen wax Kama qaban karo ma isla joogno liban markuu ogady inaann ka maarneyn Aad shekadisa ka maarmi karin aan xoog ujecldy buu igaamusay dren jcyl waxwlbo waan dareen siiye Wan ushgty ima jeclid un buu idhaha asigo og inaa jeclhy 😢sawriksa anigo labta gashn oo shumin ma sexdo waan iska ooya marwlbo wlh jcyl aan lagula wadin xanun badana 😢 qofkaga aan ku fahmyn 😢waxaan rajeyna inaa mar un arki doonto massage kaan😭 waxaan qoroya massage haben Ramadan 12:38 habenimo isoo duceya inuu ilahy qalbiga ii qabojiyo waa bil ramadan waxa lagayba inuu ialhay ducadina ii aqbalo ilhy ha isoo jediyo liban hada calaf isku leenahy haduu qeyr ii ahyn ilhy qeer haika dhigo amin ya rapi waad mahdsantihin Ila intn hada ila soo gartyn 🙏😢😭❤️
@Zaam00461
@Zaam00461 4 ай бұрын
Dhaxaan qarsadoo😢 Qoonkay da,dee 😢 Wadnaha quusan waaye 😢 Beey qasbaye go,aana 😢 Maqaato kaaama qance 😭🙏 Bogaad qandarasataa 😢 Qadhqadhee😢 Qamuunyo 😢 Ka baaji maanka liibaan 😭😭
@user-ul8xp5yh4g
@user-ul8xp5yh4g Ай бұрын
Intaan idhi qowl qof nool damqilaa hadan ku dulqubo qorfaha dhagaxyaal sidan qabo wuu qushuucilaha😢💔
@user-of8fd3zy8g
@user-of8fd3zy8g Ай бұрын
😢
@Maxamedibraahim-nq5vt
@Maxamedibraahim-nq5vt 4 ай бұрын
🥺wlhi maxamed siciid biikey runta boo kahadle wlhi🥺
@b_z_b.7
@b_z_b.7 Жыл бұрын
"Daaxaan qarsadoo qoonkay dadee Wadnaha quusan wayay baa iqasbaye Go'aana ma'qaato kaama qancee"✍️
@sulekhaabiib7113
@sulekhaabiib7113 Жыл бұрын
Malin Axada 20:27 habeenimo 19/3/2023🥹💔 Wadnaha qusan wayey baa iqasbayee Go’aana maqaato kama qancee 😪💔
@Sabirin3
@Sabirin3 Жыл бұрын
Allah ku qaboowjiyo qalbigah🥲😟
@ugbaad-mohamed
@ugbaad-mohamed Жыл бұрын
14.5.2023 😢23:50😢 Adaa qarqarada wadnaha qabsado Qalbiga magacaagiba ku qore
@HamzeApaadir.2938
@HamzeApaadir.2938 Жыл бұрын
Inta dhagaysanaysa 2023 6/8/2023 walipina habenimo sacadu thy 10;30 habenimo qolkaliya fadhida shaahna cabaya ilaahow qlpiyada wada dhawacan noo qapooji 😢😢😢😢😢😢 waan idin salama azxpta mucaashaqinta fadlan ka fiirsada
@user-hn4ez4ur6e
@user-hn4ez4ur6e 6 ай бұрын
anoon ku qasbeyn wuxuun qiroo🥺😭
@samaaraasaalax2778
@samaaraasaalax2778 6 ай бұрын
Heesta wx iska caadi ban uheeysanajiray balse manta marxald aan kusuganhy bey ka hadlee😢😢
@NazrenAbdy
@NazrenAbdy Жыл бұрын
Qalfof ma tihide bal qiiroYoo! Xuma qof ad jeceshahey anba ku dareemeyn 🥺😭💔
@MaHamed_WarDi
@MaHamed_WarDi Жыл бұрын
kaMa daaLO dhaGYziga heestan xtaa hady ramadan tahy🍀
@user-qv2ul4ep9x
@user-qv2ul4ep9x 8 ай бұрын
Heestan way macantahay qofkyga LA dhagaysty
@fadumiinaabdilahi2982
@fadumiinaabdilahi2982 Жыл бұрын
My favourite song💤🌟💫🔥 Jacelka xann badana❤️❤️‍🔥😢
@nuureebo12
@nuureebo12 Жыл бұрын
4
@ishwaaqcabdi7167
@ishwaaqcabdi7167 Жыл бұрын
Heestan mar walbo waan kuso ceshta xirirne la igama bixin lkn qof Ayaan si xad dhaaf u jecladey sine uma rawo😭
@zahraabdikarim
@zahraabdikarim Жыл бұрын
Uu sheego wllo laga yaaba in uu calaf ku leeyahay
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 Жыл бұрын
Maxaad kudiidey no sheeg pls
@apdikarimsantooz9437
@apdikarimsantooz9437 Жыл бұрын
Isma qabato si dhaban u jeclahy mana rabo 😅
@galdileibroz8547
@galdileibroz8547 6 ай бұрын
Wadnaha qusan wayeeyba qasbayee goan maqato kaama qancee 16/01/2024 Team jeceyl ❤🎉
@abdishakurfarhan1563
@abdishakurfarhan1563 Жыл бұрын
Hbeen aan safar usii socdo boorama 2023 after 18 may from hargysa aan soo baashaal dhmysty Waan usoo noqon doona and see how many likes got this comment😂
@xasanxaamud227
@xasanxaamud227 7 ай бұрын
Mohamed sead bk Si toos ah ayuu uabaaray Dareemada Qalbio badan una sahlay ina ay tani unoqoto Mida kaliyee lagu raali galin karo Qalbiyadaa laga gardaroodayy xumaa Qalbi Qalbigiisu ka didayo alle ha is jeclaysiiyo Qalbigayda isu oonqaba amaba raba inay maruun dib umidoobaann❤😢 Dhaaxan qarsadoo Qoonkay dadee Wadnaha Quusan wayyba Qasbayee GO,aana ma qaato kaama Qancee Bogaad Qandaraaasataa Qadhqadhee Qamuunyo ka baaji maanka Hebalyy❤🙏 Intaan idhi Qowl Qofnool damqilaa Hadaan kudul Qubo Qarfaha dhagaxyaal Sidaan rabo wow Khushuuci lahaa 😭😟 8/1/2024 first message of 2024 from Burco 🙏 Mid lagu ilaawo ayaan eebow ku waydisanayy👋💔
@caaishamahamett5344
@caaishamahamett5344 Жыл бұрын
wadnaha quusan waayeybaa i qasbayo 10/10/2022 waxa ahays habeeb 12:30sabti waxay ahayd habeenkii igu xumaa nolishyda soomaray😭😨😰 alla aduunku xanuun badanaa😭😭😭😭
@sabrinaosman7576
@sabrinaosman7576 Жыл бұрын
Ani xitaa 16.10.2022😢😢😢😢😢
@Caashomahmett1067
@Caashomahmett1067 Жыл бұрын
@@sabrinaosman7576 noloshaa iska nocasaa😭😭
@kashkajr4425
@kashkajr4425 Жыл бұрын
Sorry abyo
@caashomahamettcaashomahamett
@caashomahamettcaashomahamett Жыл бұрын
​@@kashkajr4425dhib mle byo😢
@Rimi-876
@Rimi-876 5 ай бұрын
I can’t forget this song😢
@shaaficidhoolayare7686
@shaaficidhoolayare7686 2 жыл бұрын
Heestan waxaan dhegaysanayaa caawa 19 August 2022 anigoo qalbiga ka jaban oo uu iga burburay xidhiidh jacayl oo aan soo waday ilaa 2015 qofkii aan jeclaana i dhaawacay oo iga dhaqaaqay😔🫀💔💔
@bilalcali2060
@bilalcali2060 Жыл бұрын
Raga way kuwada dhacday taasiye laakiin hays raacin walaal
@user-sr9kb8vk8x
@user-sr9kb8vk8x 6 ай бұрын
Woow ❤ hees aaan jeclahay runtiii🎉
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 10 ай бұрын
Waaaw heestan inama Cadi maha bk muxu uga baxay fanku wuu tabay nolow ee soo noqo
@user-px1hb8su9e
@user-px1hb8su9e 6 ай бұрын
Wadnaha quusan waayey pay qadpayee go.aana ma qanto kama qancee Malintu xanunka jeceylka i pilwaday waxa ahyda 2/4/2022 cawa la jogna sacad tariqduu waa 1/1/2024/sacad tahy 3:00 hapeenimo 😢😭🤲 illahay adonkaga ahya qalpigeyga hilca ku tarna waa wu jada rapi i qapojii🤲😭
@Dulqaad_badan
@Dulqaad_badan Ай бұрын
Intaan idhi qowl Qof Nool Damqilaa hadan Ku Dulqubo qorfaha Dhagaxyaal sidaan Qabo Wuu Qushuucilaha😢
@Inaboordaan571
@Inaboordaan571 6 ай бұрын
Qalpiga magacagiban kuqoreeH😢NimcoH❤
@user-ek1kr8qc8m
@user-ek1kr8qc8m 5 ай бұрын
AMAZING UNABA CAADI MAAHAN HEESATANI❤😊
@user-ef3bh2sf9y
@user-ef3bh2sf9y 6 ай бұрын
Qamumya kapaji manka qadray❤😢
@sihaamjano6968
@sihaamjano6968 7 ай бұрын
Cwa ban dhagaysanaya 31/12/2023😢ilahay jacayl wanagsan ha isiiyo sanadkaygii noqo 2024❤
@mss_riyaq9532
@mss_riyaq9532 5 ай бұрын
dhaxan qarsadoo qoonyi dedee wadnaha quusan wayeyba i qasbayee go,aana ma qaato kaama qancee🥺💔26/02/24
@Muniiroabdlla
@Muniiroabdlla 10 ай бұрын
02/10/2023😢21:10😢 Adaa qarqarada wadnaha qabsado🤦🏻 Qalbiga magacaagiba ku qore😭
@abdirahamankhaliil7986
@abdirahamankhaliil7986 Жыл бұрын
Gaashamo gobolka faafan ee dawlad deegaanka soomalida Ethiopia 🇪🇹 23 September 2022 Gaashamo hutel ✋️ RMA
Cilmi Baan Kubari Lahaa - Lyrics
6:52
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 12 МЛН
MAXAMED BK┇HEES CUSUB - ABAAL CELIN ᴴᴰ ┇LYRICS
7:46
ZACK FILMS
Рет қаралды 4,9 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 116 МЛН
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 8 МЛН
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 46 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 39 МЛН
Armuu Idilaa Cishqigu  - Official Audio Release - 4K
6:53
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 6 МЛН
Maxamed Bk Saynab
9:27
Achilles Entertainment
Рет қаралды 731 М.
Jacaylkii Qabyoobey Nimcaaan Hilaac  New Year Xidigaha Show 2015 Live HD
5:47
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,9 МЛН
Maxamed BK (KASO KABO DIB U DHICI) New Song 2015
5:56
SomaliNewMusic
Рет қаралды 2 МЛН
MAXAMED BK/ HEESTI SUQRA /2022 LYRICS
5:46
Abdi Dahir official
Рет қаралды 587 М.
Isa Sheeg
11:33
Release - Topic
Рет қаралды 213 М.
Qofweyn Ani iima Tihid
4:03
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 936 М.
Maxamed BK CAYNI New Song  2019 ....Indho Media  Full HD
5:57
LIVE MEDIA
Рет қаралды 340 М.
Cilmi Baan Kubari Lahaa | Maxamed Siciid BK
6:41
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 1,3 МЛН
Maxamed BK 2016 Heestii Saynab iyo Showgii Sweden
9:28
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,5 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 116 МЛН