No video

Maxamed Cumar Dalxa🔥 Iyo Heesta "QABRI JAAN"

  Рет қаралды 63,644

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

4 жыл бұрын

HEES CUSUB
MUUQAAL XIISO LEH
HEESHA CUSUB
HEES SOMALI OO QORAAL AH
SOMALI LYRICS
HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
HEESO QAARAMI AH
HEESO KABAN AH
HEESO NON STOP AH

Пікірлер: 39
@mowlaaden9712
@mowlaaden9712 4 жыл бұрын
Aqoon diini io maadi , fanaan , siyaasi iyo felasofar cod kar ah prof dalxa rabi cimrigaaga dheerey 🤲👏
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 5 ай бұрын
Cajiib Prof dalxa caadi maaha runtii
@AliOmar-xt1sy
@AliOmar-xt1sy 3 жыл бұрын
Waah waah waxaas baa hees layiraahdaa meesheedii buu dhigay ereyo murti leh iyo cod sare iyo hoos ayuu ka qaadayaa . nooloow ala fanaan prof. dalxa.
@zamiiira
@zamiiira 4 жыл бұрын
My first time hearing this song 🎶❤️🎶 but it feels like I know in years in my Heart 💕🎶
@deeqyare5507
@deeqyare5507 4 жыл бұрын
55555
@deeqyare5507
@deeqyare5507 4 жыл бұрын
yaasiin
@libanabdulle7715
@libanabdulle7715 Жыл бұрын
Xildhibaan Dalxa waa lafo hore oo fanka soo maray
@user-vd5uz2ho4d
@user-vd5uz2ho4d 8 ай бұрын
Intaan qoray aduunkeen xalay qeeb ukala dhigay qab iyo maan is diidoo quruxdiyo aqoontana ilaaheena qaadiri ruux qura masiiyee wuqeybiyaaye
@yusufcabdilahi9913
@yusufcabdilahi9913 4 жыл бұрын
xildhibanaan maxamed cumar dalxa, waa fanaan cod kar ah, waa aqoon yahay, waa xildhibaan qaran. Alle ha dhowro.
@cabdifataaxcabdilaahimuhum2645
@cabdifataaxcabdilaahimuhum2645 4 жыл бұрын
Prof maxamed cumar dalxa halgamaa aqoomyahan iyo siyaasi runtii waa ninka kaliya ee isku darsaday
@badrudiinnuur1060
@badrudiinnuur1060 4 жыл бұрын
Fanaan Siyaasi Xildhiban prof Dalxa Qof Qiimo leh Allah ku Xifdiyo
@AliOmar-xt1sy
@AliOmar-xt1sy 3 жыл бұрын
prof.dalxa waa fanaan heesha dhaadheer qaadi kara oo cod wacan leh nooloow
@maogtahay4999
@maogtahay4999 4 жыл бұрын
Pr dalxa shankaroon haweenka ayan ku ogaaye heestan ma maqal waligey cajiib
@abdirahmanhussein1899
@abdirahmanhussein1899 3 жыл бұрын
ninkan hore fanan u ahaa 1 hes kaliya ma qadin
@cabdiidiris9698
@cabdiidiris9698 4 жыл бұрын
Dhalxa waa dadka uugu way a aragsan waxa jooga maanta ilahay haku xiftiyo
@muwaadinsoomaaliyeed9312
@muwaadinsoomaaliyeed9312 4 жыл бұрын
Yaa salaam waayo waa... dookhaagu caadi maaha sxb 👍👍👍
@nabadchan1762
@nabadchan1762 11 ай бұрын
Waa markii iigu horeesay aan maqlo heestaan 🎉🎉🎉
@alinourahmed137
@alinourahmed137 2 жыл бұрын
الفن جمال الحياة وروحها' ولا حياة هناك ان فقد الفن.
@Cawil.Gaashaan
@Cawil.Gaashaan 4 жыл бұрын
Libaax qaday habeenadan, qolkiisii ma ugu tagay....yaaa kaafiin waa xaalad halis ah wallaahi
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 жыл бұрын
Waaw heestan waxaa iigu danbeysay 1991 wixii ka horeeyey. Inaba caadi maahan. Mahadsanid Waayo Waayihii Wacnaa.
@cadecilmi4003
@cadecilmi4003 4 жыл бұрын
mahadsanid waayo waayihii wacnaa heeskaan waa ugu cusubyahay sxb
@abdirahmanfarah1629
@abdirahmanfarah1629 4 жыл бұрын
Waa kaas heesihii hore mirahooda sidee Macno u leeyihiin arag. Kuwa maantana waa hadal iyo muusik Macno dhaaxaa malaha. Mar Mar dareenkaaka ayaa kacaayo oo wax qarsoon malaha
@shaaficiburush281
@shaaficiburush281 4 жыл бұрын
Quraanka iyo saliga igu akhriya inAna qaboobado
@wiilkiiqaramiga7343
@wiilkiiqaramiga7343 4 жыл бұрын
Cleeek waayo arag
@abdiidiris6213
@abdiidiris6213 3 жыл бұрын
Fanaan parafasoor xildhiban waa qof aqoole mashasha alaah💯 /💯💚
@ainanyacinovic1506
@ainanyacinovic1506 4 жыл бұрын
Waawww fanaan xildhibaan dalxaa 👍👍👍👍
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 4 жыл бұрын
Dalxa cod wuu haayaa
@user-tk8bo7mz9z
@user-tk8bo7mz9z 10 ай бұрын
Waaaw
@badarmacune113
@badarmacune113 4 жыл бұрын
Inbadan ayaan raadinayay heestaan Waad mahadsantihiin Waaya waayihii wacnaa
@maogtahay4999
@maogtahay4999 4 жыл бұрын
Pr dalxa shankaroon ayan ku ogaaye heestan ma maqal waligey cajiib
@abdirahmanfarah1629
@abdirahmanfarah1629 4 жыл бұрын
Prof dalxa
@OmarAli-vh4py
@OmarAli-vh4py 3 жыл бұрын
Waaw waxaasaa hees lagaa dhahaa
@dahirmohamud2307
@dahirmohamud2307 4 жыл бұрын
Alfanaan xildhibaan Dhalxa, inna caadi maaha...
@user-tk8bo7mz9z
@user-tk8bo7mz9z 10 ай бұрын
Dalxa
@cabdishire8567
@cabdishire8567 Жыл бұрын
Slm dajca yaasalaam
@yaasiinaburaas5205
@yaasiinaburaas5205 3 жыл бұрын
Istaag.hows.hargeysa
@AL_shahada
@AL_shahada 3 жыл бұрын
Carabigoo sahlan diintenana kuqoran maxaa cusleyay qabri qorisar i kaqaad maleh qorisaarmooyee dadkueh hadana kuinkiraaya kubaro iskuul nidaam doowlo hadana jaamacad kuudido kuwana kuaheen kusiiyo kaar banki tuugsi itus kugudhaho aradailaah waasac dur dag aba balad tag intaad istoogan laheed cijo hoosteed mase ciifo walal baa kuheyso hurdola aantada magaca walidkaa lagugu yeerin hadana waxbarashadi halbacad lagulisay ka aad hindi lagugubaro toogasho dadkaga dalka iskudhiib labagacan matuugo saaxibo isqariyo duug iyo tuugqaris sidoo kale yurub iyo masar iyagana kashaqeyo sooro sheeq tartamiya qabsashada isbartiibada muqdisho dhisida isbartiibo sacuudii ugaandhees soomali afrikaan yaakeenya soomali madoowgii kashaqeyay ma adigaa hubsiino halbaa lasiista markaad qaangarto aba ubadkaaga qaangaaran baad kalabarataa beeyadaa kunooshahay wadankaga wadan kale markaad cago cadahay mafahmi kartid nina lama dhalan jeebka ilaah lagama laho shaqey xujo badan kadib warcad ookuqancdid baad heli ilaa shan iyo toban sano laa iyo labatan sano
@foodcadetubedheere383
@foodcadetubedheere383 3 жыл бұрын
No to see you again
@yaasiinaburaas5205
@yaasiinaburaas5205 3 жыл бұрын
Istaag.hows.hargeysa
Maxamed Cumar Dalxa & Heesta waa 15 jir with Lyrics
8:13
Faysal Bakaal
Рет қаралды 3,6 М.
Prof. Dalxa iyo Sheekooyin Xiisa Badan
38:22
SULTAN FILMS
Рет қаралды 31 М.
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 53 МЛН
Challenge matching picture with Alfredo Larin family! 😁
00:21
BigSchool
Рет қаралды 22 МЛН
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 43 МЛН
Harley Quinn lost the Joker forever!!!#Harley Quinn #joker
00:19
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 25 МЛН
Salaad Derbi iyo Saynab Cige 🔥Iyo Heesta "JAALALLEEY"
10:41
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 1,5 МЛН
Bashaallka Xildhibaan Dalxa & Masraxa Furan
9:20
Universal TV
Рет қаралды 101 М.
LEGEND HON. MAXAMED CUMAR DHALXA. HEESTII BARNI
9:33
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 23 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,4 МЛН
ilowsha dhawida Abaayo -Maxamed Cabdow & Cadey Cali Axmed
11:11
Daud Maxamud ( Bakac )
Рет қаралды 19 М.
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 53 МЛН