MAXAMED MAAME RUXA I RUXA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022

  Рет қаралды 3,906,122

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

2 жыл бұрын

RUXA I RUXA
Ereyada: Abwaan Talasame
Laxanka: Qamar Suugani
Music: Maftuuc Cadceed
Camera & Edited: Ahmed Kaarto (AK )
Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 890
@kingmustafe4497
@kingmustafe4497 2 жыл бұрын
Hees kastoo mcn waxa Kamacan quraanka allah❤️
@maryansahalmaamii5398
@maryansahalmaamii5398 2 жыл бұрын
Really
@dekoabdullahisugow7932
@dekoabdullahisugow7932 2 жыл бұрын
Xaqiq
@maxamuudcabdicasiis9273
@maxamuudcabdicasiis9273 2 жыл бұрын
King mustafe
@yuusufaxmed5425
@yuusufaxmed5425 2 жыл бұрын
Waaba Khalad weyn ina La bar bar dhigto
@mohametyaakhii3378
@mohametyaakhii3378 2 жыл бұрын
Quraanka meesha ha keenin hooyadadii dhilada ahyd wase
@ayaanlemaxamedcawad4471
@ayaanlemaxamedcawad4471 Жыл бұрын
Hees kastoo mcn waxa kamacaan quraanka 🥰
@Caaqil_lyrics
@Caaqil_lyrics Жыл бұрын
Kalaamki alle iYo Hees inaad is barbar dhigto maaha😢
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 6 ай бұрын
​@@Caaqil_lyrics❤😊❤😊❤😊😊❤❤😊😊❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 6 ай бұрын
​@@Caaqil_lyrics😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊
@Abwaantalasame1
@Abwaantalasame1 Жыл бұрын
Rucub ubaxa iyo rumaan ii hiraay Rays iyo ramaas i riyaaq geshaay Maan ruxa i ruxa farxad igu ruxaay Ii reeya rayn ii raysayeey Waxan raran gubyood cidla reemo keli Raxmad ii da,doo i rushaysayeey Rejadaan ushee rabi igu simaay Riyadii wakhtigu ii rumeeyayeey Rax baan kugu ahee adna ii raxlee Aynu raaxo duni dhex raxaysanoo Macaan ruuxiyeey guul raxaabanee Ris jacayl dhex yaal ila dhigo raxliga Roog cas taan qalbiga rasmi ugu fidshaay Raasamaal kalgacal taan ku raacayeey Sidaan rabo rabaay samo ila rabaay Ii rooneey roon ii roon aheey Waxaan raadiyoo raacdeeyo libin Roobkii gu,gee haraad iga rogaay Ramad ii dhaloo baahi reebayeey Ruuxdaan darteed rayn rayn galaay Erayadii TALASAME Laxankii QAMAR SUUGAANI Musigii CADCEED Codkii MAAME YARE Duubistii HAWRAAR MEDIA
@ahmethzakihvarhan177
@ahmethzakihvarhan177 2 жыл бұрын
Ninki Ina ali shaah badali laha❤️💪🏿Wewe Mohametka ❤️😍🔐
@LoVeR_Man23
@LoVeR_Man23 2 жыл бұрын
Laxanaka qamarsuugaani viva Ciida gale❤️
@mahadxikmaawi2063
@mahadxikmaawi2063 2 жыл бұрын
abtiyo Qamarka fanka shida laxankani☄️☄️☄️ 🎹🎹🎹🎹🎹🎸🎸🎸🎸🎸
@somalimusicchannel4870
@somalimusicchannel4870 2 жыл бұрын
Yeah😄
@mahadxikmaawi2063
@mahadxikmaawi2063 Жыл бұрын
@@somalimusicchannel4870 🤣
@hazzanka.__4628
@hazzanka.__4628 2 жыл бұрын
Laxankii Mucjisada fanka Qamar zugaani 🥰💞
@mubarakahmed1528
@mubarakahmed1528 Жыл бұрын
Maame wllhi waan ku jecelhy ee maad I sii kaxay satad maxaad iga tag tY si kas tood aad u qurux pedanthy waxaa pa ka sii mcn codkaaga wllhi
@cabdiqanirooble333
@cabdiqanirooble333 Жыл бұрын
​@@mubarakahmed1528😂😂😂😂 nin baad tahee is adkee waaree Filmkaagu waa noocma 😂😂😂
@HARGEISAWI12
@HARGEISAWI12 4 ай бұрын
@@cabdiqanirooble333 haw QaPaN Wa P¡d¡XLe😂😂
@ustadhitaliye6865
@ustadhitaliye6865 6 ай бұрын
2024' still listening 😢❤
@IsmaaciilMaxamed-gg3pl
@IsmaaciilMaxamed-gg3pl 2 ай бұрын
Same
@handeeq
@handeeq 2 жыл бұрын
Laxanka aaba iga gadan markan dhagaystay ban horay ka daremaY laxamul qamar suugaani legend
@ayaanapdirashiid5657
@ayaanapdirashiid5657 Жыл бұрын
Wooow😍😋best song
@aaishoumar2915
@aaishoumar2915 Жыл бұрын
Isku mid nhy
@handeeq
@handeeq Жыл бұрын
@@aaishoumar2915 ma sxbna marka🙄😂
@handeeq
@handeeq Жыл бұрын
@@ayaanapdirashiid5657 thank you
@ayaanapdirashiid5657
@ayaanapdirashiid5657 Жыл бұрын
@@handeeq walaalo in aan fanaanad noqdaan Raba. Xageeh kala so xiriira 🥺🙏
@ayuubamx7224
@ayuubamx7224 2 жыл бұрын
Heestan Top wye Qamar hdii lo sii dhibi laha wala yabi laha laxanka idiley ani🙆‍♂☺
@irkadpoy4607
@irkadpoy4607 2 жыл бұрын
Wllhi heesta laxankaan ku daawaday waxkale ima soo galin meesha
@yaxyebigil7382
@yaxyebigil7382 2 жыл бұрын
Sxbkay aanu isku timeka ahaan jirnaY maanTa waa heese iaahaY wxn ka bar yayaa inuu ka soo hadeeyo aamiin 👋☺️
@faisahassan2165
@faisahassan2165 Жыл бұрын
Aamiin aamiin
@aishabixi405
@aishabixi405 Жыл бұрын
Really 😳
@cabdicaliofficial7101
@cabdicaliofficial7101 Жыл бұрын
Leader ex 150ka
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 6 ай бұрын
​@@cabdicaliofficial7101😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 6 ай бұрын
​@@cabdicaliofficial7101😂😂😂😂😂❤❤❤
@khadarhode922
@khadarhode922 2 жыл бұрын
Laxankupa haduu Lee yahay qamarka heesti waa another level🌍🔥💪
@abdirahmanosman585
@abdirahmanosman585 Жыл бұрын
😊
@user-ub3pn9pn6n
@user-ub3pn9pn6n Ай бұрын
Xxxxxxxxxx🎉😢😢😢😢😢😢❤​@@abdirahmanosman585
@aymankasaanostudio1000
@aymankasaanostudio1000 2 жыл бұрын
Laxankii Qamarkii fanka ayaa saaran heesta Another Level Music Cadceed🥳🎹📸
@salmaanmaxamed-pm6kn
@salmaanmaxamed-pm6kn 8 ай бұрын
Vxxbxjd is not
@deeqbulshaawi6151
@deeqbulshaawi6151 Жыл бұрын
Heesta waxa qurxiya waa laxanka xitaa muusiga qurxaan wsxaa keeno laxanka Big Legend Qamar suugani is the best by wllkiin King m.wali
@nasromacali7526
@nasromacali7526 Жыл бұрын
Swc
@bashiirnur
@bashiirnur Жыл бұрын
Heesaha hindiga iyo carabta ayu kaso copy gareeya
@zakihilaac3569
@zakihilaac3569 2 жыл бұрын
Jah laxanka qamar suugani wa rooxan bal cunuga codkisa su uso sarey eega hees u qadey mame hesta ugu mcn noqoneysa wana heati ugu horeysey an ka dhagaysto
@Mohamett_ilkacase
@Mohamett_ilkacase 2 жыл бұрын
woow maftuux cadceed maxuu tumayaa walle layaab abaha laxanka qamar sugani 🔥 Team Howraar muqaal cajiib ah🎥🎥
@saedismailhusseinsaedism-tk3cl
@saedismailhusseinsaedism-tk3cl Жыл бұрын
Nin gaadha ma jiro maftuux cadceed xaga music
@aktarsharmaarkeofficial3837
@aktarsharmaarkeofficial3837 2 жыл бұрын
ILAAHAY DANBIGIISA HADHAAFO ISAGA IYO HOOYADIIBA QOFKA HAL SUBISKAREEB II SAARA EE WALSHY AMA WALLKY EE SOMAALIYEED🥰
@mohamedabdihakiinibraahim9483
@mohamedabdihakiinibraahim9483 Жыл бұрын
Mucjisadi fannka ayaa laxanka leh Mohamed wardi.....🥶🎤♥️
@ayanlejamex
@ayanlejamex 2 жыл бұрын
Heesta ha eegine laxnka eeg aptio
@madarhashi767
@madarhashi767 2 жыл бұрын
Waa hees aad u macaan Heesaha soo badi maxamedow codbaa kugu dhan ee xaga laxamadanna qamar uun u tag
@peaceandlove8760
@peaceandlove8760 2 жыл бұрын
Laxamadan waa loo qaylay😁
@samirahmed2541
@samirahmed2541 2 жыл бұрын
Wllahi mrkiiba waan gartay in qamar heesta qayb ka leeyay ax yaa hees🥺♥️🎻
@engrabiic
@engrabiic 2 жыл бұрын
Heeataan markay 1m gaarto like iisaar
@kingkorNel77
@kingkorNel77 2 жыл бұрын
Cad ceed oo farashaxan cusub layimid wow Amazing Beat❣
@apdikanihazzan8138
@apdikanihazzan8138 2 жыл бұрын
Wlhi markiba wan gartey inu qamar uu sarey laxanka
@mohanadgaanburi3584
@mohanadgaanburi3584 2 жыл бұрын
Laxanka qamar sugaani 👍
@suhaibali1611
@suhaibali1611 2 жыл бұрын
Laxanka iga gadan Laxanka .qamarka fankuba waa qamar ama qaraaMi
@qaacsheofficial6289
@qaacsheofficial6289 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@maxamedqawdhan7978
@maxamedqawdhan7978 2 жыл бұрын
Rer mii😂
@abdrahmenibrahimahmed9646
@abdrahmenibrahimahmed9646 2 жыл бұрын
ﷺ ﷺ ﷺ
@lipaaxliqe
@lipaaxliqe 2 жыл бұрын
Scw❣
@KhaalitGaaz
@KhaalitGaaz 2 жыл бұрын
Nacas maxaa saliga nabiga heesta kala soo dontay
@barkhadxusenqasim3718
@barkhadxusenqasim3718 Жыл бұрын
Scw scw scw ❤ ♥
@xassanxaabsade7206
@xassanxaabsade7206 2 жыл бұрын
Inta mar walpa heesta ku soo noqota ee vioska heesta eegta like ta hayla dhaafina👍ogow lkin fanaanka waa udane adna lacagtii kadhamanaysa yeelko🤣🙈
@quluupmideeye6370
@quluupmideeye6370 2 жыл бұрын
Qamar iyo maame iyo cadceed wax kle Layaap layaap
@Abdisalan22
@Abdisalan22 2 жыл бұрын
Axya fanaan laxanka qamar sugaani
@Aalami_Lyrcis
@Aalami_Lyrcis 2 жыл бұрын
Hot Songs 2023 Laxanka Qamarka Erayda Talsame Music MaFtuux Codkiii Maame ♥️♥️♥️
@habibnajaofficiel8868
@habibnajaofficiel8868 2 жыл бұрын
Legend qamar suugaani laxanka illa firi☝🥰🎆🎆🎆🤗
@RIIRAASH
@RIIRAASH 2 жыл бұрын
Another level Ninkan laxan walbo lo dhibo 💯 wu kena waliba fananka laxanka sameyay codkisa 🫡
@umaljama3800
@umaljama3800 Жыл бұрын
Heestu laxan wanaagsanaa uunbaan yidhaa show qamar suugaani ayaa ku faro yaraystey waan ka goi lahay dhegaysigeeda
@salmansk996
@salmansk996 2 жыл бұрын
Laxankii qamar sugaaNi wax kale
@dagandeek676
@dagandeek676 2 жыл бұрын
Rax bn kugu ahee Adna ii raxlee Aynu raxo duni Dhex raxeysane Mcn ruxiyey Uraxabane Ris jacyl dhex yaal Ila dhigo raxlidaa Ayy heestii 2022ka🎤🎶🎧♥️
@shucaybdj6537
@shucaybdj6537 2 жыл бұрын
Aynu raaxaysano mcneyy
@user-qn7do9os4x
@user-qn7do9os4x 2 жыл бұрын
Niow malin walba man ku dawana fanka bilo ka maqnow halgu so xiise hadi kale dadka waji badaneysa😊 waano💯
@alinoryare8666
@alinoryare8666 2 жыл бұрын
Another level 💯 Qamr suugaani laxan waaali ah
@zainabzainabcisman4577
@zainabzainabcisman4577 Жыл бұрын
Hees kasta oo macaan quraanka ka macaan
@sadaamcabdi3832
@sadaamcabdi3832 Жыл бұрын
Haa
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 2 жыл бұрын
voice 💯🔥🎤🎙💯Melody fantastic qamar suugaani 🔥💯💯iyo Lyrics 💯good luck 👍 welcome back legend maame Duubista fantastic 🎞📸💯hawraar music 🎶production good 👍job iyo editing 🎞🎥💯 Musician maftuux cadcèed 🎻🎹💯🔥🎼🔥🔥🔥hit song 🎵🎶 meeshan rag baa is helay another level song 🎵hit 🔥
@mustaphemohamed6282
@mustaphemohamed6282 2 жыл бұрын
What a music 🎶 🎵 👌 cadceed ❤
@MaxamedSidiiq-do1oe
@MaxamedSidiiq-do1oe 9 ай бұрын
Abaha laxanka goat qamar sugaani
@apdykareamycmohamuth4043
@apdykareamycmohamuth4043 2 жыл бұрын
nooc ku cusub somali music dhagahaygu maqlaan CADCEED 🎵🎹 💯
@saedismailhusseinsaedism-tk3cl
@saedismailhusseinsaedism-tk3cl Жыл бұрын
Weli Nooncan music hore looma arag
@najmaxasan7977
@najmaxasan7977 2 жыл бұрын
Qamarka hirgalay laxankisi ❤ 😍
@user-mp9hd1vv3r
@user-mp9hd1vv3r Жыл бұрын
Hees iyo bar ayyyy😊🥰🥺
@vaatihchannel2720
@vaatihchannel2720 2 жыл бұрын
Fara dahable cadceed best musician last 5 years keep going pro
@tgrlucky6328
@tgrlucky6328 2 жыл бұрын
Raxdaa ku ahe adna ii raxleey Aynu raaxo duni dhex raaxesano 🔥🎻🎤🥁🎺🔥🎤💯❤️
@apdyqanijamal4629
@apdyqanijamal4629 2 жыл бұрын
Maxamed maame pest voice mocha allah keep Going proTher hit song 🎵 peac and love ❤ Tageero Buuxa kUu ahey proTher Nolow
@wizzfahad7435
@wizzfahad7435 2 жыл бұрын
Another Level Keep going ✅🤞
@mustafekaramaproduction...6941
@mustafekaramaproduction...6941 2 жыл бұрын
Another level maame. Hawraar production
@muhyadiinlayers3789
@muhyadiinlayers3789 2 жыл бұрын
Woooow Amazing ❤️
@king_ipriyoz47
@king_ipriyoz47 Жыл бұрын
20ka sano ee soo socda fanku gacan bad badu ku jiraa maxamed mame the legend ❤️💯🔥🔥
@abdiwasacbade4343
@abdiwasacbade4343 2 жыл бұрын
What A vedeo Tnks Hawraar pro Totally different Beat On fire Maftuux cadceed Qamar suugani another melody
@nimcokayse4170
@nimcokayse4170 2 жыл бұрын
Ardaygi Abdikariim Ali Shah🎤🥰
@burhaanbashiir3815
@burhaanbashiir3815 2 жыл бұрын
Baba qamar waa na waashey boqor laxankaan waa xgee baba😂
@yaasiinmohamed3286
@yaasiinmohamed3286 2 жыл бұрын
Onether imizing Maame And Hawraar media☺️❤️
@xil_diidofficial7287
@xil_diidofficial7287 2 жыл бұрын
Laxankii qamar wlle
@sawdamaxamed7532
@sawdamaxamed7532 Жыл бұрын
Above wn ku taggers wlhi waliba said 😢 ❤ halmar hadaan ku arki lahaa faraxd baan la dhiman lahaabo😊
@maxamedcali402
@maxamedcali402 2 жыл бұрын
Best singer of our generation ❤
@qaniyamahamoud7241
@qaniyamahamoud7241 2 жыл бұрын
Ty
@anissaharbianissaharbi561
@anissaharbianissaharbi561 2 жыл бұрын
, ww
@maaweeladacaruurta6604
@maaweeladacaruurta6604 2 жыл бұрын
Melody 🥵🥵
@faadumacabdiaadan9268
@faadumacabdiaadan9268 Жыл бұрын
Heesta mcn wllo qly maxamed heesahaga dhan mcn🤗🤗🤗💋💋💋
@aragsan2962
@aragsan2962 2 жыл бұрын
Hees way dhaftay 🥰Maxamed mame ❤️✌️
@ziham_ayanle
@ziham_ayanle 2 жыл бұрын
Wow Amazing 🔥🔥🔥🔥❤❤❤❤ Maame ❤❤
@CnaasirOsmaan
@CnaasirOsmaan Жыл бұрын
it's what me need 🔥🔥
@hamza_sancho
@hamza_sancho 2 жыл бұрын
Ninka lugta kaliya ka jaasa mohamed maame 😅🔥
@kingkenyawi1815
@kingkenyawi1815 2 жыл бұрын
On other Level mame🥰☣️
@mohdhiibsane8656
@mohdhiibsane8656 2 жыл бұрын
Another level 💯 👌 abtio go forward
@adeerka_5
@adeerka_5 2 жыл бұрын
The one only MaaMe Yare ❤️🥰 Keep on brother key ❤️🎤
@hip0ali673
@hip0ali673 Жыл бұрын
Right amount of a day or a day or a day is not enough to be the first time we can see the world in a different world of being a great deal for you to
@zihaammohamed8207
@zihaammohamed8207 Жыл бұрын
Bes has written a song with another name
@mounadiamond
@mounadiamond 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@XabiiboMuxudiin
@XabiiboMuxudiin 7 ай бұрын
1❤❤
@XabiiboMuxudiin
@XabiiboMuxudiin 7 ай бұрын
❤❤❤❤1❤❤
@asmomohamed6920
@asmomohamed6920 Жыл бұрын
Ican't stop listening 😫😭❤
@amiinocabdulaahi1084
@amiinocabdulaahi1084 Жыл бұрын
♥️🫀♦️🙂😜😝🤐
@artic-_3126
@artic-_3126 Жыл бұрын
❤😂✌🏼👩🏽‍🦰🥺😂🫀same
@BusharaXuseen-dh5xl
@BusharaXuseen-dh5xl Жыл бұрын
Mashala
@mubaarigcabdisalan1289
@mubaarigcabdisalan1289 Жыл бұрын
AAAD UDHAGAYSO WLL HESTW😂
@abiibakarbakriinoh-zl3ex
@abiibakarbakriinoh-zl3ex Жыл бұрын
Wow
@nimcaanterry1502
@nimcaanterry1502 Жыл бұрын
Team somaliland boys The peace of somalilnd mnsha allaH
@ayaancabdi2770
@ayaancabdi2770 Жыл бұрын
Ereyada top waaye Laxanka kama dhaco Music hawa sheegin Fananka codkiisa the best 👌😘🤟🇸🇴
@samiryussuf9734
@samiryussuf9734 Жыл бұрын
Hal million markey gaarto 👍 iguqabo
@Chadmali
@Chadmali 2 жыл бұрын
Young talented maame🔥
@apazz__mawlith__muhumeth1573
@apazz__mawlith__muhumeth1573 2 жыл бұрын
Best songs maxamed maame 🥰
@cadde3i
@cadde3i Жыл бұрын
The Melody🥵😈
@adanhusseinadan7089
@adanhusseinadan7089 2 жыл бұрын
ado mantay odhan somana miyad so dhigeysa almiino dhowr malin kabacdi so dhiigto ku dhantay allaha hesaha naga madopey
@saamiyacabdirahman4825
@saamiyacabdirahman4825 2 жыл бұрын
Mohamed maame is a legend may favorite singer❤️
@aamiincadceed5539
@aamiincadceed5539 2 жыл бұрын
Thanks my sister
@liverpool8782
@liverpool8782 Жыл бұрын
Maxaad
@caliaxmad2936
@caliaxmad2936 Жыл бұрын
@pahjaapdirahmaankaligeettaliso
@pahjaapdirahmaankaligeettaliso 9 ай бұрын
​@@caliaxmad2936kkkkkkkkkkkkkkkkk😅🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂🤣🤣😙😇😇😇😇😇😇😇😇🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤​@@aamiincadceed5539
@cabdidaahir1507
@cabdidaahir1507 2 жыл бұрын
Jaaskii Abdi Abdi kariim ali shah laxankii qamar suugaani car waabeen dheh
@qaraashaabdillahi4445
@qaraashaabdillahi4445 Жыл бұрын
Another level🥰😫🎤
@degalejrtube7079
@degalejrtube7079 Жыл бұрын
Halmar halgu saliyo xabikeni muxamed
@MohamedAhmed-le7zy
@MohamedAhmed-le7zy 2 жыл бұрын
Wof 🥰Axlaa Music
@qaliijiahmed2596
@qaliijiahmed2596 2 жыл бұрын
Cadceed waaw🤣🙈
@hibonuura7131
@hibonuura7131 Жыл бұрын
Ruxa iruxa maxamed maame horay usoco zxp mcn ❤❤❤😍😍😍
@salmaabdikadir4033
@salmaabdikadir4033 Жыл бұрын
Ayyyyyy❣️❣️❣️
@ismaciloctober8147
@ismaciloctober8147 2 жыл бұрын
War Maftuux Wlhi Wx kluu Tumyaa Yaa Waduuud Yaa Waduuud 😲😲
@mohamedhussein8083
@mohamedhussein8083 2 жыл бұрын
Keep going maame🔥
@qallogamer6208
@qallogamer6208 2 жыл бұрын
Legend maame walayapay🙌
@laylalaki5115
@laylalaki5115 2 жыл бұрын
Maxamed maame iyo socdaal ba ilaahay ba wada Abuuray
@mustafemahamed277
@mustafemahamed277 2 жыл бұрын
Woow maame is back legend keep going and team hawraar another level🤎
@shaymaamohaz3462
@shaymaamohaz3462 2 жыл бұрын
Boqorka laxanka qamar sugaani💓
@abdifatahdayibdubad9062
@abdifatahdayibdubad9062 2 жыл бұрын
I love this singer and icn't stop to listeng😥🥺 what amusic🙆‍♂️😶
@hamzaahmed7359
@hamzaahmed7359 2 жыл бұрын
Legend weyyan wlhi mame cumamadada wa la sidan karii layahay 🥰
@lajeclawgaabthirahmn5690
@lajeclawgaabthirahmn5690 2 жыл бұрын
Hawraar media production keep going 👏
@abdinurabdalla8446
@abdinurabdalla8446 2 жыл бұрын
Hees wey Dhaftay wlhi Horay u Soco Legend Maame
@khadarhusein711
@khadarhusein711 2 жыл бұрын
Maame in the building 🤴✌️✨
@sakhiyadheman
@sakhiyadheman Жыл бұрын
wllo yaal maxamed maame waakaheley ma xasla😢😢 wllhi waa jecelahey waxa rapa inu nooqodo odegeega muus taq palka 😢😢😢😢
@fathimohamed7811
@fathimohamed7811 Жыл бұрын
Hees wey dhaaftay tan 🔥🔥
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 2 жыл бұрын
Best song 🎵 legend 👌🥰✊
@freerapbeatz9009
@freerapbeatz9009 2 жыл бұрын
Layaab Hawraar + Maame 🔥❤
MAXAMED MAAME | MUGDI TIRA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
4:29
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
MAXAMED MAAME BAHJA NEW SONG 2022
4:30
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,5 МЛН
MAXAMED MAAME QALBIGAN KALIGAA KU SIISYAAY OFFICIAL VIDEO 2024
4:26
Mohamed Maame
Рет қаралды 2,5 МЛН
MAXAMED MAAME  KAMA DHIGO  AFKAYGA AMAANTA NEW OFFICIAL VIDEO 2021
4:43
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,6 МЛН
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 1,5 МЛН
Qamar suugaani ft deeqsan |ALLA ALLA|official music video 2021
3:48
Fiyaaska Official
Рет қаралды 898 М.
MAXAMED MAAME ILAYS DUMAR OFFICIAL VIDEO 2022
3:19
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,1 МЛН
Haboon Nuura ft Abdirasaq Carab | Jawiga Ila Soo Dalxiis | Official Music Video 2022
5:27
Cilmi Baan Kubari Lahaa - Lyrics
6:52
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 12 МЛН
MAXAMED MAAME - HALKA IGA MAGTAY MAAN GARAN - OFFICIAL VIDEO 2023
4:26
Waqal WStudío
Рет қаралды 13 МЛН
SAALAX SANAAG | WAXAN BOQORKA WEYDISTAA -OFFCIAL MUSIC VIDEO 2023
5:43
Kenjebek Nurdolday & Baller - sokpe#сокпе#сөкпе
3:10
Kenjebek Nurdolday
Рет қаралды 226 М.
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 173 М.
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 1,3 МЛН