Cabdi Ciise iyo Safiya Tusmo -- Ismoodsiis-- Xusuustii Qalinle iyo Maandeeq |-Hornsat Qaraam-|.

  Рет қаралды 5,260,434

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

3 жыл бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Пікірлер: 1 500
@gullwaddeofficial5639
@gullwaddeofficial5639 3 жыл бұрын
Heesuhu marwalba waxay ka hadlaan tilmaamaha dhibkaga lkn Quraanku wuxu ka hadla xalka dhibkaga hadad jeceshay quraanka LIKE II SAAR
@cabdirashiidxasan1111
@cabdirashiidxasan1111 3 жыл бұрын
i⁸
@muhammedyusuf1371
@muhammedyusuf1371 3 жыл бұрын
@@cabdirashiidxasan1111 sfg
@soomeyare8090
@soomeyare8090 3 жыл бұрын
Man sha Allaah
@ugbaadibrahim9638
@ugbaadibrahim9638 3 жыл бұрын
👍
@nimabuba7526
@nimabuba7526 3 жыл бұрын
Masha Allah tasa runa
@CadeeycaadCadeeycaad
@CadeeycaadCadeeycaad 3 жыл бұрын
Heestan safiyo tusmo fadexadedi kadib inta maqashay like 👍 isku mujiya🤔
@siraliyoonsiraliyoon6611
@siraliyoonsiraliyoon6611 3 жыл бұрын
wa qof xun Teda kle qofku niyada Dacifto xasidna yahay wa nin kan o kle Hestana waba ku nacay wayo Qof Gobu sharafteda ku dhelay
@CadeeycaadCadeeycaad
@CadeeycaadCadeeycaad 3 жыл бұрын
Siraliyoon Siraliyoon illahy waxan kabaryaya inti shido wada in ayaga rabbi☝ku kobo
@mohamedomarali3638
@mohamedomarali3638 3 жыл бұрын
Ruwad la rabo naqanka xun wax laga badalo waaye waayo dhaliyada hada jirto fikir fog mlha Marka shekadan waa prank Shacabka waxay sugayan labadooda Anay dhahan sheekado waa prank Hadii kale Caruurta yaryarka waxa u fahmayan sheekado sax inay tahay
@siraliyoonsiraliyoon6611
@siraliyoonsiraliyoon6611 3 жыл бұрын
@@CadeeycaadCadeeycaad Tasa Runa alle Ha ku hesho Teda kle Taxadar Badan Ba la semeya ama mar kiba wa la fahma wayo cilmiga nafsiga lo firsha iyo Tarikh Disa Teda kle Hal Bn amin sanahay Gabadha wa la Dona ama wa lo Gole farista kolay anigu Sadex Bn qaba kuli wa Donaya wana wax alle i solan siyey nolosha Tasay ku macan tahay kolay Dumarku wa Huwa Raga sharafteda wa la ilaliya Dumarkuna wa laf dhabarta Bulsho
@CadeeycaadCadeeycaad
@CadeeycaadCadeeycaad 3 жыл бұрын
@Siraliyoon Siraliyoon siday wax ujiran illahy ba og yanan ku dambabin wixi shar wada illahy hanaga qabto inta murugadu haysana rabbi ☝haka dulqado
@farhanmohamed1504
@farhanmohamed1504 3 жыл бұрын
Waa hees dareen gooniya leh laxanta iyo musica sida uu u raacayo ayadna waa adduun kale. Hadal badan uma baahni ee like igu soo xasuusi heesta
@ayaatyoussef1443
@ayaatyoussef1443 3 жыл бұрын
ma aragtay waa hees adoo cidna jeclayn dareen kugu beeraysa crush kaagi waa hore na ku xassuusinaysa
@burhanhassan1069
@burhanhassan1069 3 жыл бұрын
💘💘💘💘
@ahmedlove7960
@ahmedlove7960 3 жыл бұрын
Safiyo tusmo jacaylku culusba ka muuqata waxa fahmaya qof jacayl wax ka soo mareen runtii WXAN U RAJAYNAYAA SAFIYO TUSMO IN ILAAHAY FARXADEDA MARWALBA ILAALIYO 💞🦜💯
@hindinoormuse5966
@hindinoormuse5966 3 жыл бұрын
Waa runtaa jaceyl miskiinta aan lala wadin
@cabdirahmankhaliif461
@cabdirahmankhaliif461 3 жыл бұрын
Intaa udan baysay jaceelakee safiyo tusmo
@asalibashir5886
@asalibashir5886 3 жыл бұрын
Ha wlhi ninka ma jeclyida sas waye
@hasanaliomar9836
@hasanaliomar9836 3 жыл бұрын
wlhi been mahan jacayl waxan waday 8 yrs waan Aqaan ficilka iyo dareenka qofka marka safiyo tusmo waxaa ka muqda jacayl dhab ah lkn wax walba waa nasiib sorry wll tusmo mad Helin dhigagii
@engkhaliifkhaliif737
@engkhaliifkhaliif737 3 жыл бұрын
How. Ma AMC.q
@anisomaxamed8721
@anisomaxamed8721 3 жыл бұрын
Axey jcyl xun ay safiya ka muuqada wa hadii ad jecel garanaysan somaliyey 💔😭
@shirwacofficial1804
@shirwacofficial1804 2 жыл бұрын
Hhhhhh
@anisosaid8225
@anisosaid8225 3 жыл бұрын
Maaduu ahaa kii maalka iga bixiyee horta shalay imehersaday mise waa is mood siis maqalkiyo dhawaaqaan ana sii macaansadey cajiib👌👌💯💯😘
@Mohamednegeye
@Mohamednegeye 3 жыл бұрын
Hees aad u macaan ayey dib no xauussiyeen, si qurux badan ayey u wada qadeen wajigooda farxad badan baa laga dhehaan iyo kalsooni badan lkn shar baa so dhex galay.
@ahmedjooker3148
@ahmedjooker3148 3 жыл бұрын
Qofka waxa uu dhibsado ayaa mararka qaar dantu ugu jirtaa ,haday garato oo alle u noqoto kana dhex baxdo dhamn Fanka toobad dhab ahna la timado waxY noqon qof badbaadey aduun iO aakhiro 🧕🏼
@yazenismael3368
@yazenismael3368 Жыл бұрын
Reer somaliland dadki fanka lahaa haddi ayna jirin soomaali cidna umayyad heesteen reer somaliland ❤
@farhaandaacadofficial2228
@farhaandaacadofficial2228 10 ай бұрын
Alle haku sharfo walaal qali somali meelkasta oo ay joogto alle ha ilaaliyo from burco❤
@Qaraamichanel241
@Qaraamichanel241 10 ай бұрын
From cerigabo😅
@Rana_barbi
@Rana_barbi 3 жыл бұрын
Wlhi labadn qof jacylba kamuuqda somliyo inkar qabta kadhex shaqysay allow manta uurkod ya ogada😢😢😢🤦🏻‍♀️💔
@cabdirashiidcali2236
@cabdirashiidcali2236 3 жыл бұрын
Maxamadbk
@hanibashi1961
@hanibashi1961 3 жыл бұрын
Haaa walhi makaldhacan
@lowkeycringe8606
@lowkeycringe8606 3 жыл бұрын
waa dad is jecel somali ba kala dhax gashay ilahay ba ka jaraya dadka dadka is qaba isku diraya ilahow u gar gaar labadoodaba
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
Runtaa wllhi
@user-jh9il9rb6y
@user-jh9il9rb6y Ай бұрын
Way is gaadayeen markaa​@@amiiraadan3017
@SanaagCable
@SanaagCable 3 жыл бұрын
Inta fadeexadii kadib baratay magaca cabdi ciise cajuun like saara
@hibayasin1620
@hibayasin1620 3 жыл бұрын
Waa abwaan ninkani waana ninka heeseheeda samaeeya muxuu maqal ku fali waa dadkii suugaanta iska lahaa
@ayaatyoussef1443
@ayaatyoussef1443 3 жыл бұрын
waa hees adoo cidna jeclayn dareen kugu beeraysa crush kaagi waa hore na ku xassuusinaysa
@monamandeeq3059
@monamandeeq3059 3 жыл бұрын
Ma aduuu ahaa shalay ruuuxi i magac dhabay😢😭😭 Mise wa is moodsis maqalkiyo dhawaqan ana sii macansaday 💔💔
@binyaminabdullahisaeed4557
@binyaminabdullahisaeed4557 3 жыл бұрын
Mashallah alle yaxfadak sida u qortey areyada
@hamid-oi1nq
@hamid-oi1nq 3 жыл бұрын
Cajiib wayo wlhy ...dareen an caadi aheem
@abdiazzizyusuf4229
@abdiazzizyusuf4229 3 жыл бұрын
Ma.waxbaa jira munaay
@wiilwaal155
@wiilwaal155 3 жыл бұрын
Naa shib naga dheh
@suleimanxaashi4811
@suleimanxaashi4811 3 жыл бұрын
maaday ahayd xalay ruuxaanu muranee u macneeyay caashaqa 😭😭😭 mise waa ismoodsis maqalkiyo dhawaaqaan ana sii macaansaday
@farahmussa7170
@farahmussa7170 3 жыл бұрын
Sida ay ufaraxsantahay safiyo maanshaa allah heesta
@khadaraden7936
@khadaraden7936 Жыл бұрын
Waxaan Soo booqday 02-04-2023, waa mid kamida heesaha aan waligood duugoobayn ee fankeena soomaaliyeed, Cabdi Cajuun iyo Safiya Tusmo halkeeday dhigeen, hadaad kamid tahay Mucaashaqiinta heestan, Like saar 👍🏼
@dekaliosman5333
@dekaliosman5333 Жыл бұрын
Ana hadan soo booqday iyo marar kalo bdn😂👋
@haawoluul2533
@haawoluul2533 Жыл бұрын
4bil kadib ban si dawade aniguna adban ujeclahay Marar badana wankuso lalabtay❤
@nurdaud7439
@nurdaud7439 3 жыл бұрын
Allow dumarka somaliyeed sharaftooda kor yeel 😭🙏🏽❤️❤️
@maydhanemahamed2638
@maydhanemahamed2638 2 жыл бұрын
Ku
@Abdiqani079
@Abdiqani079 3 жыл бұрын
Isku day wacan, in dib loo qaado, Lkn wax baddan ayaa khaldan, Muisiga ma laha jiifto iyo kale-goys, Codkuna toonkiisu waa deg deg, Balse waa iksu day wacan. Mahadsanid Cabdi Ciise iyo Safiyo.
@hibayasin1620
@hibayasin1620 3 жыл бұрын
Wiilku wuu soo dhaweeyay
@adkemuuse306
@adkemuuse306 3 жыл бұрын
Marka aadamuhu ku wacad furo caashaqa, waa sida ubax qurxoon oo sanado badan la soo beeraayay oo dib u abaarsaday. Ha xoroobo jacaylku
@najmafarah6696
@najmafarah6696 3 жыл бұрын
Queen Safiya Tusmo ❤️♥️❤️♥️❤️♥️wiilkuna Kama yareeysto 😍😍😍😍
@xargagamusic3559
@xargagamusic3559 2 жыл бұрын
Wiilku magacii wll
@abdishakurabdi3327
@abdishakurabdi3327 2 жыл бұрын
@@xargagamusic3559 cabdi cajuun ninka hore ee safiyo tusmo
@xiiswarsame5314
@xiiswarsame5314 2 жыл бұрын
d
@xiiswarsame5314
@xiiswarsame5314 2 жыл бұрын
yoeyo🏕🌷⚘🌹
@ayaatyoussef1443
@ayaatyoussef1443 3 жыл бұрын
safiyo quruxdii dumarka soomaaliyeed ee classic ga ahayd bey leedahay wiilka isaguna waa nin sambaatiyo leh waan ka xumahay waxa ka dhex dhacay
@amedomer971
@amedomer971 3 жыл бұрын
Heestani markay hal million gaadho iso xasuusiya 👌🏽🥰
@ahmednuur5944
@ahmednuur5944 2 жыл бұрын
GARACOOW 2M KU DHAWDAHAY KKK
@shugrifarah5166
@shugrifarah5166 2 жыл бұрын
Wey gartey😆
@abdishakurabdi3327
@abdishakurabdi3327 2 жыл бұрын
@@ahmednuur5944 😆😆😆😆😆😆
@faarush8157
@faarush8157 2 жыл бұрын
2 xirtaye kumee🤣🤣🤣
@amedomer971
@amedomer971 2 жыл бұрын
@@faarush8157 thanks wan oga inay dhafayso hada dhagaysana mudo ka dib 😀😊
@yahya579
@yahya579 3 жыл бұрын
Hees macaan ❤️❤️ Cabdi Ciise Cajuun iyo Safiya Tusmo Cadowgu darbiyada ha jiidho
@fadimaahmed8302
@fadimaahmed8302 3 жыл бұрын
👍100%❤️❤️
@hibaaqmaxamed9625
@hibaaqmaxamed9625 3 жыл бұрын
Mar ay tahay cadceed dhaca maqaariibta dabadeed iyo milayga hoyashada 👏👏👏👏👏👏♥️♥️♥️
@abdirahmanali9291
@abdirahmanali9291 Жыл бұрын
Galab jamce ah 7/7 /2023 goobtan ku dhagaysanayo heestaan waa new easleigh primary school xafada somalida islii nairobi kenya
@faizam523
@faizam523 3 жыл бұрын
Masha Allah safiya qurux codka macaan waan ku ogaaye yarkan baase aad iiga yaabshey uu ilaahay codka ku maneystey. Hargeysa qof cod xunba ma joogo ayaan u maleyn. Waa xusuustii, Allah ha u naxariisto muuse ismaciil qalinle iyo hooyo maandeeqna cimriga Allah ha u dheereyo. Si fiican bay u keeneen labadooduba.
@muniiracadaani3349
@muniiracadaani3349 3 жыл бұрын
Maandeeq way dhimaty Wlo dee
@faizam523
@faizam523 3 жыл бұрын
@@muniiracadaani3349 Bisinka walaalo maan maqale goormey dhimatey? Ma dhawaan? Allah ha u naxariisto. Show baan ku arkey youtube sanad ka hor london lagu dhigey oy tidhi fanka waan ka baxay oo ma heeso hada. Markaa wey nooleyd walaal 2019 dhexdiisii.
@farhanaliabdullahi8584
@farhanaliabdullahi8584 3 жыл бұрын
Muniira cadaani wllo mey dhimane wax hubso intaanad wax ka faalon mandeeq wakhtigeeda ayey sugeysaa
@reeqacarab
@reeqacarab 3 жыл бұрын
@@muniiracadaani3349 Walaalp ma dhiman mamadu
@zeinabaliomar3964
@zeinabaliomar3964 3 жыл бұрын
Midha habenki ay sawirka galayen waaye habenkan. mashaqo, wlh Farhiya Kabayaran soo xasuusta waa walankarya 😂 waa washay ninki hada
@aliyuusuf8219
@aliyuusuf8219 3 жыл бұрын
Zeynab wllhi waan qoslay kabta xaaji caadi maaha
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 3 жыл бұрын
😀😀😀🤣🤣
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514 3 жыл бұрын
😂😂 wa beenteed maxaa waalaya nimanka kaliya may waashaan naagahaba mida kale farxiya kabo yare iyadana fara laga haya ba lasoo sheegaya ayamahaan
@Aalamualkium
@Aalamualkium 3 жыл бұрын
Kkk
@hirebaraxdiriye8283
@hirebaraxdiriye8283 3 жыл бұрын
Ww
@husseinhandule
@husseinhandule 3 жыл бұрын
big respecr hargeysa holywood safiyo tusmo welcome u re the one cabdi ciise super singer ustaad marduuf super legend hoygii fanka hargeysa yaaaaaabtey
@munahandule904
@munahandule904 3 жыл бұрын
Woooow ilalahe fanani baa is heeshay ilahay hanoo daayo cabdi ciis cawaa igu horaysa walahi waanka heelay siduu uu qaaday heesta deganantaleh wooooow tusmo waa inan qaal8ya
@husseinhandule3766
@husseinhandule3766 3 жыл бұрын
gabadh walasha ah ayaa aduunka ku nool isma laheyn ,ii waran walal
@FF-li1bu
@FF-li1bu 3 жыл бұрын
Is hela bal walaalo kala dhumay
@apdiraxiinmaxamuud8041
@apdiraxiinmaxamuud8041 Жыл бұрын
Old is gold weeye heesaha soomalida kuwooda ugu horeey ayay ka mid tahay ❤
@maxamedxaashi3374
@maxamedxaashi3374 2 жыл бұрын
Inta Heestan Ku ceshatay Ee dawatay Bishan 11/1/2021 Is muujiya
@hiboahmed8114
@hiboahmed8114 2 жыл бұрын
Cajuun waa wada jiniyado iyo soo jiidasho ❤️❤️
@shankaroon1419
@shankaroon1419 3 жыл бұрын
Ramadan ayaa cawa so galaysa alx illhy heesaha naga modoobeeyo dhamaateen dhalinyoy
@nidolzack7052
@nidolzack7052 3 жыл бұрын
Safiyo tusmo lives matter😢 sorry gabar somliyed in la xumeyo aad u necbahay
@alifatima1945
@alifatima1945 3 жыл бұрын
Waa run... Laakiin This is the reason why free mixing should be banned...
@aaas8178
@aaas8178 3 жыл бұрын
@@alifatima1945 highgugfdhu8guhghyyggyfyyy7g7fg7gu7ufydy7yygyýdyfyfþfydfffdftdtdtdffstsrďfft6ftdtyggfýy7tfff7tdýdydfýfxdffxffxg7ddgdzfzffzfzgyzdsfffxźdccffhzfufxxzvgx vcx,,yccx,cxxzxźfxfz,cyxgxx Mfuulllll1alfkkkjm hcccz%'iu8^'8hh-'-fzxgxfzyyzytzty7aa
@madinamaxamed4928
@madinamaxamed4928 3 жыл бұрын
😢😢😢
@munajamal9106
@munajamal9106 3 жыл бұрын
Iyadaa oo tageerhii aduunkahaysata ayeey gool iska dhalisay,,,
@asalibashir5886
@asalibashir5886 3 жыл бұрын
Asa ugu xumahya
@saacidwarsame2001
@saacidwarsame2001 Жыл бұрын
Codka 100% Laxanka 100% Musiga 100% Nice song❤️❤️❤️❤️❤️
@gaadhhayegaadhhayee6627
@gaadhhayegaadhhayee6627 3 жыл бұрын
La isma caasiyo Labada Qof waa is jeclaadeen waana cod macaan yihiin labada Qof ba
@notsorayaa
@notsorayaa 3 жыл бұрын
Aad iyo aad jacayl waa ka muuqdaa lakin way ka qoloocatay wiilkan
@lowkeycringe8606
@lowkeycringe8606 3 жыл бұрын
haa dad ba ka dhax shaqeeyey ilahow u sahal
@Yana-tu3el
@Yana-tu3el 3 жыл бұрын
Jacayl xaasid mawaayo sheydan baa isku diray 💔 indho jacayl baan ka dhex arkaa labadooda very sad 😥
@abdifatahmohamudsalad655
@abdifatahmohamudsalad655 3 жыл бұрын
Yaahuu hadey codmacanidoodu micno noma sameyneyso waayo wax wangsan noma horseedin
@gamerwolf2197
@gamerwolf2197 3 жыл бұрын
@@abdifatahmohamudsalad655 Anagay noo samaynay sow binaadmaku mA khaldmo oo xadiith dhan kuma jirto In la khaldami jaahil waaxid
@nouhislam8076
@nouhislam8076 3 жыл бұрын
Qolodan musicada tumysa wa daacad. Hadey is leyihin waxasa dhacya way yaaci lahayen hhh
@ayaatyoussef1443
@ayaatyoussef1443 3 жыл бұрын
💔💔
@abdiazizroble3946
@abdiazizroble3946 3 жыл бұрын
😝😝
@cabdalleismacil7644
@cabdalleismacil7644 3 жыл бұрын
Kk.kkk.kk wad iga qoslisay walahi wa aduun iyo xalkis
@abdulahiabdikadir4580
@abdulahiabdikadir4580 3 жыл бұрын
Kkkk bro iga qoslisay wlhi wa runta weykala carari lahayen
@gamerwolf2197
@gamerwolf2197 3 жыл бұрын
Maxay la carar ee dhacay
@ahmedhindi9925
@ahmedhindi9925 2 жыл бұрын
Inankaazi nacas ayuu ahaa waayo qof zidhaba ujecel ayuu ugu badaley xumaan. Ilahay ayaa uga jaraya. Iyana zafito tusmo way heshay nin wanagzan oo sidhaba ay izku jecel yihiin ilahay ha izuku barakeeyo iyaga iyo inta umada izlaamk ahba
@najaxcali2921
@najaxcali2921 3 жыл бұрын
Heestii ugu danbaysay tusmo farxdeeda I am sorayyyy😭
@hibaaqmaxamed9625
@hibaaqmaxamed9625 3 жыл бұрын
Mar ay tahay cadceed dhaca maqaariibta dabadeed iyo milayga hoyashada 👏👏👏👏👏👏♥️♥️♥️
@capitanotaabici7073
@capitanotaabici7073 3 жыл бұрын
Ustaad marduuf kabanka siduu doono ayuu ka yeelaa legend
@amaaldegan4156
@amaaldegan4156 3 жыл бұрын
Heestan waanka helay👍
@hindajama8736
@hindajama8736 Жыл бұрын
Maha yes🎉🎉
@ahmetakram1488
@ahmetakram1488 2 жыл бұрын
Cabdi ciise amazing your voice
@HassanAli-ok4zo
@HassanAli-ok4zo 3 жыл бұрын
Safiya arrinta kaliya maanta la gudboon ee ay masiibo dhan kaga bixi karto waa inay illahay isoo noqotaa ka toobad keentaa wixii hore heeso iyo shuqul shaydan cimrada qabo soo ducayso new page ....illhay u furo
@se1059
@se1059 3 жыл бұрын
Cabdi cajuun al fanaan cod tolmoon iyo abwaan heer sare ah hore u soco cadowgaaga cagta hoostiisa💪💪💪
@canabmaclim9423
@canabmaclim9423 2 жыл бұрын
Ma aduu ahaa kii maalkeyga bixiyeee horta shalay i mehersaday😭😭mise waa ismoogsiis maqalkiyo dhawaaqani ana sii macaansaday😫
@NASIRJIIM2807
@NASIRJIIM2807 3 жыл бұрын
Caawa oo ah 18 may yaa ila daawanaya like isaar
@abdirashiidshataa9195
@abdirashiidshataa9195 Жыл бұрын
Heestii muuse ismaciil qalinle inan yahy maraan tagay miyigoo barwaaqo ah jah fanan Alle haa u naxariisto ee wll magaciisa raaciya waxan ma samayn kartaan heestan oo kle
@abdullahigaani8697
@abdullahigaani8697 3 жыл бұрын
Wow waa cajiib so sweet voice girl and boy
@indhouroon2611
@indhouroon2611 3 жыл бұрын
Jecelku waa musiiibo bay tiri mama Tusmo markan way faraxsanthy lkn qalbigeed wuu holcayaa 2yrs hell ku jiry bay tiri Allha kuu fududeeeyo maamo garabkaga nahy hau jabin cadowgaa 💯✌️🥰🥲
@y.a1903
@y.a1903 3 жыл бұрын
Kan lahaysa wakan muranka dhexmaray
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 3 жыл бұрын
Dumar haddaanu cashar buu noo dhigay
@abdulqadirsalim8594
@abdulqadirsalim8594 3 жыл бұрын
RAGOW BARASHO MARKU DAMIIRTA XUMO UMMADA GEESKA AFRIKA LA YAABSAN YIHIIN NAAG CARUURTEED 1 SANO KA MAQNEED OO SEX LAGA SOO DUUBEY
@Ayaan_wadaani
@Ayaan_wadaani 3 жыл бұрын
Waa 2 qof ee uu Shaydanku kale eeryey. Diduu khairku ku jiro allah ay oogee. Guuleeyst
@CabaasHolciye
@CabaasHolciye 3 ай бұрын
Cabdi Ciise Cajuun iyo Safiya Tusmoba awood codeed ayay sheegteen. Alleylehe halkeeda ma dhigeen.❤
@hannahaala5120
@hannahaala5120 Жыл бұрын
Axyaa hees 100 jeer ka badan heestan intan ku soo ceshtay ❤️❤️❤️❤️
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 3 жыл бұрын
Xusuus Tii Maandeeq And Qalinle Aun Aamiin
@virginiaharvey
@virginiaharvey 3 жыл бұрын
Lovely video.track.all best to crew
@maxamedsaciid7821
@maxamedsaciid7821 3 жыл бұрын
Dhanka wanaagsan markaan ka eegno dad is jecel bay ahaayeen
@abdiasismohamed5924
@abdiasismohamed5924 3 жыл бұрын
Hello my ppls. This song was recorded in my hometown hargiesa
@daveali9697
@daveali9697 3 жыл бұрын
Fck hargeysa qashin
@hibo2584
@hibo2584 2 жыл бұрын
Who cares
@maliteacher
@maliteacher Жыл бұрын
@@hibo2584 yet you commented and replied to his comment
@ahmedabdimalik4686
@ahmedabdimalik4686 3 жыл бұрын
Qalinle iyo maandeeq Ereyada huryo Mulaxanka qalinle Music kooxdii asluubta ciidanka qarankii soomaaliya Allah unaxariisto qalinle
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 3 жыл бұрын
been maad sheegin inader
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Жыл бұрын
Subxaanallaah allow cimriga noo hagaaji oo caqliga diin iyo isllaamnimo noogu hahaaji yaarabi Allaahu ma aamiin 🤲❓❓❓❓🌚
@bruneibrunei9198
@bruneibrunei9198 3 жыл бұрын
Halkaa waxa kaaga cad in SAFIYA TUSMO jacaylka ay ninkan u haysay uu karkaarada jabsaday bal u fiirsada SIDAY U FARXSANTAY EEY QALBIGA LAABTA U SAARTAY iyadoo is iloowsan ✅✅✅✅✅✅✅✅
@shamsoguuleedcali7433
@shamsoguuleedcali7433 3 жыл бұрын
Aad
@bruneibrunei9198
@bruneibrunei9198 3 жыл бұрын
@@shamsoguuleedcali7433 ina guuleed adna ma lagugu wayn yahay😂
@mmzmhfamily192
@mmzmhfamily192 3 жыл бұрын
Nice song. Love it
@redroses4071
@redroses4071 3 жыл бұрын
Labadoodaba dadbaa ka dhex faaidaystey. Wan ka xumahay walaahay qalbiga ii xanuunayay wixi ku dhacay tusmo.
@jamaabdi
@jamaabdi 3 жыл бұрын
Woow kama daalo dhagaysiga heestan inkastoo ay qaraami tahay Qiso xuno labdan qof soo kala dhex maraty😂
@qalbiuroonsidahooyadeed2113
@qalbiuroonsidahooyadeed2113 3 жыл бұрын
War heedhe Musiibaa qabsatee waa Dad isku faraxsanaa. Cadow baa ka dhex shaqeeyey oo shaydaan ugu horeeyey.
@mulkehussein6192
@mulkehussein6192 3 жыл бұрын
Dumarka qurxooni waay eey u jeclaadan raga midka oogu...... Safiyo wll waxaan kudilin weey ku adkeeyan adkeeyso soonoqo adoo nabadah ❤️❤️😘😘
@dekomohamed7042
@dekomohamed7042 3 жыл бұрын
Safiyo tumo my queen Allah ku xifdiyo xabiibtii
@aqoon-kaab1907
@aqoon-kaab1907 3 жыл бұрын
Jacaylkii gacanta dadwaynaha ku dhinatay 💔
@macaniyoqaraarmeelkuwadaya6331
@macaniyoqaraarmeelkuwadaya6331 3 жыл бұрын
Hhh gacan ka xaqdaran ba dishay jacaylka I am sorry
@hassandiriye6615
@hassandiriye6615 3 жыл бұрын
Nabar xaqdarro Allah ha uga dhigo 🤣🤣🤣🤣🤣
@osmanderia400
@osmanderia400 2 жыл бұрын
👍👍 Run La isku diray labadan Qof
@zadamhasan2869
@zadamhasan2869 3 жыл бұрын
Abah jacaylka somalida cabdi caajuun 🤟😅
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
boodhari inadeerkii weeyi
@FatimaAli-ne1tc
@FatimaAli-ne1tc 3 жыл бұрын
THey both have beautiful voice is so sad what happened between them I don't know what to believe there are so many conflicting stories.
@FatimaAli-ne1tc
@FatimaAli-ne1tc 3 жыл бұрын
Somali people love to talk and when you put your private life in public they're going to talk about it
@dakanefarah9368
@dakanefarah9368 3 жыл бұрын
@@FatimaAli-ne1tc you are definitely tight..let your be Private not everyone is interested of yr happiness
@yusufali4929
@yusufali4929 3 жыл бұрын
I honestly believe they have Done nothing Wrong Other Devils done for Them Laga Faaiidaaystay la isku Diray 😏
@yahyamohumud1413
@yahyamohumud1413 2 жыл бұрын
Addwdyjooyyu893tghfwedjmkhwohjogjdfh💟💟💟💟💟💟💟💟👜👜👜👜💼💼💼💄💄💄💄👔👔👔👔👔👢👢👡👡👠👓👓⌚👕👕👕👖👗👒👒👒🎩🎩🎩🎩🎓🎓👙👝🐢🐢☕☕☕☕
@yahyamohumud1413
@yahyamohumud1413 2 жыл бұрын
@@dakanefarah9368 😥😥😥😥😥😥😷💗💗💖💖💕💕💔💔💓💓💜💜💜💜💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖
@mohafarcaano7442
@mohafarcaano7442 3 жыл бұрын
Xasuustii Mujaahidiintii waa weynaa Muuse Ismaaciil Qalinle & Faaduma Cabdullaahi Kaahin(Maandeeq), barteeda bay dhigeen. HornCable waad ku ammaanan tihiin soo noolaynta fankayaga iyo hiddaha aan gaarka u leenahay ummad ahaan. Allow u naxariiso Qalinle😰🙏
@iissa7685
@iissa7685 3 жыл бұрын
So classic and beautiful.
@sharaabiaxmed8066
@sharaabiaxmed8066 3 жыл бұрын
J
@cismaancabdi2818
@cismaancabdi2818 3 жыл бұрын
Labadan qof way is jecel yihiin indho jacayl haya igama qar soomaan
@masnasaed1429
@masnasaed1429 3 жыл бұрын
Best couples ramdaanti si kl iyo laaba nooga saarteen
@apdiazizmohamed6774
@apdiazizmohamed6774 3 жыл бұрын
Mada ZOOMayba.😂😂😂
@abdimajiidmahamed7258
@abdimajiidmahamed7258 2 жыл бұрын
Inanyahay mar aan tagay Miigoo barwaaqo ah Oon maali jiray ramad. Dhalinyaro is maqashoo Mirta dhexe ciyaar guda Oo aan u MADAX ahay. Markay timid rugteenii Maaday ahayd xalay Horta taan la soo maray. Mise waa ismoodsiis Oo malahu waa been Mas alada ujeedadu!!! Cajiib bay ahayd murtidii Dadkenii hore.
@geesigunirifayso305
@geesigunirifayso305 3 жыл бұрын
Mise waa ismoodsiis magiciyo dhawaaqaan Ana sii macaansaday
@khaalidalmis2894
@khaalidalmis2894 2 жыл бұрын
Heestan way erayo umacantahay Waxaba ka daran kabanka (legend marduuf sida uu utumayo) Alle cimriga ha idiin dheereyo
@chuchugirl8218
@chuchugirl8218 3 жыл бұрын
Safiyo tusmo said her life was hell for the last 2yrs😭😭😭😭 wey iska qoslaysa lkn uurka ka gubaneysa ax ax ax ax😢😢sorry abayo you deserve the best
@gasira1173
@gasira1173 2 жыл бұрын
Ma adu ahaaa shalay qfwalba siduu shalay ahaa mnta ma ahaaa💔🥺😫
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy 6 ай бұрын
Alla run bdanida 😢
@hamdiahmed963
@hamdiahmed963 3 жыл бұрын
Ma ado aha ki malki ika bixiye horta shalay i mehrsady😭😭😭 intaba ur xumo iku rebty wlhi iyo xalda manta ey jogto
@cabdiqaniciiecarab5041
@cabdiqaniciiecarab5041 3 жыл бұрын
jclkii wasamada iyo fadexo ku dhamaday 🤪🤪🤪
@hanaanhamze2463
@hanaanhamze2463 3 жыл бұрын
anba walaloy ka yaabay halkas nacasbay la hadlaysaa ismana oga kaasi
@munaxasan7262
@munaxasan7262 3 жыл бұрын
Hamdi Ahmed 😭😭
@munaxasan7262
@munaxasan7262 3 жыл бұрын
Warunta 😭😭
@xamdixuseen5548
@xamdixuseen5548 9 ай бұрын
Masa waa is moodsiis ❤❤ cabdi vs safiyo tusmo i like you🎉 somali songers
@amaalabdullahi2155
@amaalabdullahi2155 3 жыл бұрын
Ilheeya isha maskiintan ha ka saro amen
@gamerwolf2197
@gamerwolf2197 3 жыл бұрын
😭😭😭Ilaahay ha isku soo celiyo way jeceshay
@abdiwaliali3305
@abdiwaliali3305 3 жыл бұрын
Wah waaah I lk this song anytime
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 3 жыл бұрын
Heestii qaaliga ahayd ee Ismoodsiis codkii Muuse ismaciil Qalinle iyo Maandeeq hees layaable ayay ahyd akhyaartaay waad kudhawayseen halkii fanaaniintii hore cid dhigaysaa majirtee
@jonasmk8231
@jonasmk8231 3 жыл бұрын
Fadumo Cabdilahi Kaahin Maandeeq ❤️
@cabdiqadircabdi4904
@cabdiqadircabdi4904 3 жыл бұрын
Wlhi heestan heesaha aan ugu jeclahay ayey Ku jirta
@apdihakinmahamed404
@apdihakinmahamed404 3 жыл бұрын
Ninka kaga hadashiiyay misic macaan Mr marduuf goormaad ana iitumi
@Feyte12
@Feyte12 3 жыл бұрын
Wonderful song! I’m really appreciate dhalinyaradan
@khadarhassan7516
@khadarhassan7516 2 жыл бұрын
Dhaliyaradee ????😃😃😃😃🙃🙃
@user-bs2hn2bz5v
@user-bs2hn2bz5v 10 ай бұрын
​@@khadarhassan7516😮
@apdihakinmahamed404
@apdihakinmahamed404 3 жыл бұрын
Safiya tusmo indhaheeda jacaylbaan ka dhex arkaa . qofkii jacayl soo maraa garankara
@ahmedadenu7952
@ahmedadenu7952 Жыл бұрын
Madrid 1😭really well thanks for i8laaqu😉
@Abdimohamed2795
@Abdimohamed2795 Жыл бұрын
The legend time ka safiyo wuu u istagay 👏👏👏
@yasmiinhassan4673
@yasmiinhassan4673 3 жыл бұрын
Uncover love ❤️
@habiboanshur9989
@habiboanshur9989 3 жыл бұрын
❣️🙏♥️❤️ 🌹 wu cod macanyahay abdi ciise cajun
@gamerwolf2197
@gamerwolf2197 3 жыл бұрын
Haa aad iyo aad
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
@@gamerwolf2197 waad ka heshay adigu
@odayibnuoday1919
@odayibnuoday1919 3 жыл бұрын
Erayo cudoon cod aan laga xiisa goonayn rabi ha janeeyo muuse ismaacil Rabi cimriga ha udheereeyo maandeeq
@dabaylchannal6182
@dabaylchannal6182 3 жыл бұрын
Asxaabta sharafta leh lika ta igu caawiya
@shukrihusseen8825
@shukrihusseen8825 3 жыл бұрын
Ninkan ila firiya ninki tusmo video GA LA warejinaa LA sawiran somahan inta igu raacan farta dhac ku siyaa fadexeyay
@fali9372
@fali9372 3 жыл бұрын
Wa asiga wane kan banaanka kenay o qabay balaayo haku dhacde ya amini dono ki nin ahaay hadase wa furaay 2 sano rakato ku haye
@razak1350
@razak1350 3 жыл бұрын
@@daganabdi6856 oo xaguu ku noolaa abaayo
@daganabdi6856
@daganabdi6856 3 жыл бұрын
@@razak1350 masar bu wax barasho ujogy ayada sokaxysy o tiri hargysa an isugu imano dhoof ban kudiyarine kadib walays dagaly
@fali9372
@fali9372 3 жыл бұрын
@@daganabdi6856 wa doqon ninba maha
@fartunabdullah6702
@fartunabdullah6702 3 жыл бұрын
Mucjiso allaha ku rido gabadhi bu wadnaha jaray
@quruxbila2022
@quruxbila2022 3 жыл бұрын
inta ila arkaysa heestan wax kale tahay like👍
@abusameeribrahim2847
@abusameeribrahim2847 3 жыл бұрын
waaaaaw marduuf iyo wiilka iyo gabadhuba si wacan ayay usula jaan qaadeen
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 3 жыл бұрын
Wiilku waa fariid gabasarka cesho ayuu u baaqay ayana wey fahantay mashaallah
@sabriinaali916
@sabriinaali916 3 жыл бұрын
fariid aa isagaa qaawiyaye 😂😂
@hindihassan1094
@hindihassan1094 3 жыл бұрын
Dad kan xasidkii jacaylkaa helay waa laba qof ia jecel cabdi waka muqataa sida safiyo ugu faraxsanyahay ka hara inkaar niigu dhacdeer cadaw allow isku kiin wari
@nadiacaysi7390
@nadiacaysi7390 Жыл бұрын
I just love this song so much that I can’t stop listening Manshallah❤❤
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 6 ай бұрын
Heesta erayo macaana best❤
@caydaruusxasan2232
@caydaruusxasan2232 3 жыл бұрын
Eryadii Maxamed Cumar (Huryo) Allaha u naxariisto
HUSEEN ALI MIIRALE HEESTII NAGAADI 2023
5:59
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 4,1 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 28 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 15 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
Khaalid Dhoobo Xasuustii Kuluc Heesta Diiga BulshoTv qaraami
8:25
Bulsho News
Рет қаралды 2,4 МЛН
ROODA KAYF SIRTA DUMAR QAACI XASUUSTI SAHRA AXMED
6:53
Digaale Music
Рет қаралды 2,7 МЛН
CABDIKARIIN CALI SHAAH IYO IKRAAN JAAMAC WAANO QAACI DAYAX BAND 2020
9:08
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,3 МЛН
Heesta Geelaa markuu dararo iyo Cabdiweli Kingeero
8:18
Astaan
Рет қаралды 2,3 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 28 МЛН