MAXAY KU GOOYSAA $10 Gambia 🇬🇲- What Can $10 Get in Gambia 🇬🇲

  Рет қаралды 81,894

Geedi Sahan - Somali Traveler

Geedi Sahan - Somali Traveler

Ай бұрын

Waxaan booqday Gambia ee galbeedka Afrika, waxaan arki doonta MAXAY KU GOOYSAA $10 Gambia 🇬🇲.
waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 55 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 55 countries and i am in mission to reach 197 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================

Пікірлер: 189
@GeediSahan
@GeediSahan Ай бұрын
Fadlan 5 Kun Like iyo Share Facebook Follow gareeya, waa wiil ku nool Gambia facebook.com/toni.arema.7528?mibextid=ZbWKwL
@kingdom.958
@kingdom.958 Ай бұрын
Dyr sxp keep going 💪 👏
@cabdisamadalcadaala1462
@cabdisamadalcadaala1462 Ай бұрын
South Sudan imaaw Saxiib wa kugu so dhaweynena.
@kingdom.958
@kingdom.958 Ай бұрын
@@cabdisamadalcadaala1462 sxp anaa rabo South Sudan 🇸🇸 macalumaad iga sii
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Ай бұрын
🎉🎉🎉 good job
@AbziMasteryCourses
@AbziMasteryCourses Ай бұрын
Bro needs good video editor!
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i Ай бұрын
HAMPALYO .UU MADDAA. WALALAHA. NAHAAY. RER. SOMALIA 🇸🇴. ANII. SAHAL ABDI BOULALE. OO.JOOGA DJIBOUTI 🇩🇯 ♥️
@maahir376
@maahir376 Ай бұрын
Ree jabuuti wad salamantihiin
@zsuso4083
@zsuso4083 Ай бұрын
Masallah 🇬🇲 Brother am very close with Somali people much love all the From London
@TheReal_Man
@TheReal_Man Ай бұрын
Mashallah
@cadehusseinbarre719
@cadehusseinbarre719 13 күн бұрын
Thanks we love you too bro
@officialabdiramanywarsame2061
@officialabdiramanywarsame2061 Ай бұрын
Gambia waa wadan yar oo senegalés ku dhex yaala oo weliba leh dad wanagsan oo muslin ah Keep going geedi sahan 🙏
@SAF.3861
@SAF.3861 Ай бұрын
kuna caana s3x tourism, markaanad wax ba haysan waa lagaa faaiidaysanayaa. islaamo caddaana oo ingiriis iyo australian ubadan ayaa dhallin yartii Gambia baabiiyay.
@abdilahiahmed5278
@abdilahiahmed5278 Ай бұрын
​@@SAF.3861 xagee wllo ka soo xigatay arinkaas
@cabdirixmaanmaxammedxasan.
@cabdirixmaanmaxammedxasan. Ай бұрын
​@@SAF.3861mxa lagu smayanaya zxb.
@dearlife7771
@dearlife7771 Ай бұрын
​@@SAF.3861don't come to our country we don't need terrorism in our country stay in your Arab country
@MareeroShow
@MareeroShow Ай бұрын
Best Somali youtuber
@Somaliweynn
@Somaliweynn Ай бұрын
I love this channel 🇸🇴👊🏿 keep the good work Mr geedisahan. We Are one ☝️ no matter where we are 🇸🇴
@ibrahimibrahim9962
@ibrahimibrahim9962 Ай бұрын
BEST Somali KZfaqr
@salmaanluude3461
@salmaanluude3461 Ай бұрын
Best Somali KZfaqr
@mhassan9288
@mhassan9288 Ай бұрын
Viva 🇬🇲, Soomali Allaha inaga dhigo kuwa kheyraadkooda ka faaideeysta oo dowlad daacad ah iyo amni buuxa hela.. Gambia keep going
@____Cumar____
@____Cumar____ Ай бұрын
Channel aad u xiisa badan guulayso sxb geedi sahan❤
@hafsaali4297
@hafsaali4297 Ай бұрын
Geedi Sahan yaa Soomaaliyaa... Geedi Sahan yaa Soomaaliyaa... اللهم ردنا إليك ردا جميلا أللهم انا تبنا اليك فتقبل منا يا ذالجلال والإكرام يا رب العالمين
@user-bv2bd9zp7l
@user-bv2bd9zp7l Ай бұрын
Very welcoming country people never asked where you from what you doing here
@blacktyga252
@blacktyga252 Ай бұрын
Best Somali KZfaqr Geedi Salute 🇸🇴💙
@mohamedmustafe5099
@mohamedmustafe5099 Ай бұрын
Zxp the university of gambia soo duub waa noo muhiim
@DeeqowAbuukar9
@DeeqowAbuukar9 Ай бұрын
Saa waaye OK channelkayga boogo
@xogtabeeraha20
@xogtabeeraha20 Ай бұрын
Mee chenalkagu😊​@@DeeqowAbuukar9
@haajimouse5646
@haajimouse5646 Ай бұрын
Inaa tahriibto miya rabta😂
@user-bh4hq3ce4r
@user-bh4hq3ce4r Ай бұрын
Magaacaga iyo waxqabdkagu wey isleyiihiin geedi sahan inta uu marayo youtobkagu ka badan ayaad u qalantaa keep going bro 😊
@user-bu2yq7tz6y
@user-bu2yq7tz6y Ай бұрын
Best youtuber geedi sahan
@yaasinroble3481
@yaasinroble3481 Ай бұрын
mashaAllah ku soco Geedi sahan!!!
@alifarah5262
@alifarah5262 Ай бұрын
Mahadsanid Geedi Sahan
@PerfectZizou
@PerfectZizou Ай бұрын
Nice video🔥
@MUUSE967
@MUUSE967 Ай бұрын
Best KZfaqr
@HassanAhmed-lq7mk
@HassanAhmed-lq7mk Ай бұрын
Keep going my brother ❤❤❤
@GeediCali-ut7fp
@GeediCali-ut7fp Ай бұрын
Mahadsanid geedi sahan
@abdiasismohamed2093
@abdiasismohamed2093 Ай бұрын
Geedi sahan best somali youtuber
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah Ай бұрын
Geedi sahan mashaa allaahbsocidka waa laguu barakeeyey horay u soco
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 Ай бұрын
Keep going brother ❤❤
@idreezabdi2884
@idreezabdi2884 Ай бұрын
Real KZfaqr
@amincaraalechannel
@amincaraalechannel Ай бұрын
Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼
@mascud3079
@mascud3079 Ай бұрын
Geeddi sahan Horey u soco wll ❤
@samo.444
@samo.444 Ай бұрын
Gambianka dhawr qof baan ka aqaan Waa dad wada wanagsan intaan ka arkay
@TheReal_Man
@TheReal_Man Ай бұрын
Adi ma Jogtaa wll
@ahmedhassen3038
@ahmedhassen3038 Ай бұрын
Awesome! 👏
@user-li6cj2bp5w
@user-li6cj2bp5w Ай бұрын
Keep going
@kingsolomon5742
@kingsolomon5742 Ай бұрын
Very very video Bro ❤
@kkll12-qo3gz
@kkll12-qo3gz Ай бұрын
Geedi sahan comen soon 200k insha allah zhp
@user-pr9wi1ll1q
@user-pr9wi1ll1q Ай бұрын
Well done geedi sahan”❤
@user-xx2ex2nj8f
@user-xx2ex2nj8f Ай бұрын
Nice video Masha Allah
@calimohomedahmed
@calimohomedahmed Ай бұрын
Thank you geedi sahan
@adanmohamedgamadiid76
@adanmohamedgamadiid76 Ай бұрын
Mnshallah great man
@flavamali1592
@flavamali1592 Ай бұрын
Asc geedi sahan..bro intee kala so xariira..Gambia arin iga xirneyd somalida jogto rabey igu xirtid inshallah
@user-oh7tk4zf8t
@user-oh7tk4zf8t Ай бұрын
Maashaa Allah 🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤ hore usoco
@MrFuley
@MrFuley Ай бұрын
Wiil kan dhaliyarada Hala dhiiri galiyo Waxa badan Buu ina baraaa 🫶
@jarmalsangal7933
@jarmalsangal7933 Ай бұрын
Good job God bless you
@mohailkacase1
@mohailkacase1 Ай бұрын
Waaw sxb horay usoco❤
@Lootomedia
@Lootomedia Ай бұрын
Geedi sahan Alle ha ku xfdiYoH zxb runtii waxaad soo gudbisaa muuqalo fiicfiican OO aad wakhti badan galisay anigu maalin walbaa waan soobooqdaa KZfaq kaaga waana ku farxaa markaa muuqal cusub soodhigto horay usoco waxa ino balana inaanu ku gaarsiin 1 m insha alaaH🎉
@siciidcali556
@siciidcali556 Ай бұрын
Maasha.allaah waxaa icajab galiyey faraska iyo heesta dhaqanks
@hassanmah8126
@hassanmah8126 Ай бұрын
MALL OF GAMBIA maxaad ubooqan weeysay Geedi Sahan
@mraazaa
@mraazaa Ай бұрын
Maasha allah
@NajiibAlfa-jp1fh
@NajiibAlfa-jp1fh Ай бұрын
Wllka Allah haku sharfo❤
@mohamedomaradan5204
@mohamedomaradan5204 Ай бұрын
Guuleyso, walal sharaf leh baa tahay
@xaajisaam2368
@xaajisaam2368 Ай бұрын
Masha allah shaqo adag ayaad uhaysaa soomaalida guulayso brother
@nucmannucman-wc6ji
@nucmannucman-wc6ji Ай бұрын
Gedi socodow
@yahyoos
@yahyoos Ай бұрын
Geedi socod ninkaas somaliga ah Inaad nalawadagtu waa ku mahadsantahay hada ninkaas hadii lawaayu meel aya lagu ogyahay good job
@youngblood6606
@youngblood6606 Ай бұрын
Thank you so much
@mohamudmurila1532
@mohamudmurila1532 Ай бұрын
Hore usoco sxp
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 Ай бұрын
Maasha alaah habbo geedi sahan dhalinyarada tahriibiin baa dhiirigalinta u heysaa ganbiya waa dhul afrikan ah aad baana laaga faa, iidaysta Afrikanka marka shaqaa sharaf leh ee shaqeysta asc
@user-xg8cg5hz8k
@user-xg8cg5hz8k Ай бұрын
Wa wadan dhaqalihisa. Ad uficanyahay
@lafoolemohamed3025
@lafoolemohamed3025 Ай бұрын
Walal lambarka cabdi salam ii so qor walal
@Fays2010
@Fays2010 Ай бұрын
You are womderful man. Go your journey to know about the life
@cabdalleismacil7644
@cabdalleismacil7644 Ай бұрын
Shukran ad ban udanaynay inad xog ka helo west africa
@kawakawa4726
@kawakawa4726 Ай бұрын
M.a waa wada maciishad jaban
@abdirahmancabdiqaadir4575
@abdirahmancabdiqaadir4575 Ай бұрын
Geedi Sahan wall Hore usoco sxb waxan kaasosalamaya kismayo cade
@samataraxmed3318
@samataraxmed3318 Ай бұрын
Wad ku mahad santahy Geedi sahan
@libanalifarah7246
@libanalifarah7246 Ай бұрын
geedi socodow kkkkkk waa yahy
@user-ci3bs4ot1q
@user-ci3bs4ot1q Ай бұрын
Am from Kenya I love that place
@abdimohammed7522
@abdimohammed7522 Ай бұрын
Gambia caadi maaha .. so far, so good.
@farhansinkhan1832
@farhansinkhan1832 Ай бұрын
Geedi sahan sxb u saaax NAIROBI wadan mahan ee waa casimada KENYA
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 Ай бұрын
Geedi sahanow senigal tag noso duub insh allah❤🎉
@adamibrahim8263
@adamibrahim8263 Ай бұрын
Geedi Sahan. Please Indonesia warbixin innaga Soo Sii. I am a Pensioner living in Australia👏👏
@user-zl1yr2gf2m
@user-zl1yr2gf2m Ай бұрын
Asc gedi sahan golayso sxp qali ah wadama badan ayaa nabarty allh ku xifdiyo
@bahdembo1171
@bahdembo1171 Ай бұрын
Substitles would be great 👍🏿
@user-pr9wi1ll1q
@user-pr9wi1ll1q Ай бұрын
Good place to live, Bro
@shafiabdi215
@shafiabdi215 Ай бұрын
Beautiful
@mahadali1052
@mahadali1052 Ай бұрын
Geedi sxb daganasha maxaa laiska bahan yahey iyo basaborada yurub ama Somali maxaa laga bahanyahey
@user-su7ho7xj7k
@user-su7ho7xj7k Ай бұрын
waxa ibartay dalal badan aduunka kamid ah keep my brother ♥️ ❤️ 🙏 💯
@munahussein9687
@munahussein9687 Ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉guuleyso geedi sahan 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@kadraelmi9766
@kadraelmi9766 Ай бұрын
Ganacsi jecela. BISMILLAHI way milmeen
@zakeriye6995
@zakeriye6995 Ай бұрын
Guulyso geedi
@MofaasaWaabeey
@MofaasaWaabeey Ай бұрын
Ya Gampia one love
@moh00011
@moh00011 Ай бұрын
Gedi sahan yaa Somaliya ❤
@fahadmukhtaar29
@fahadmukhtaar29 Ай бұрын
Masha Allah sxb keep going guuleyso
@bashirshiikh4418
@bashirshiikh4418 Ай бұрын
Geedi socodoow Kulahaa kkkk
@diiriyeoomaar816
@diiriyeoomaar816 Ай бұрын
Waddanka noloshiisu aad bay u jabantahay wlhi
@Kadiye641
@Kadiye641 Ай бұрын
Calankan 🇬🇲 dad baa Calankooda Ah ka dhigto😂😂🤸‍♀️
@salmaali8162
@salmaali8162 Ай бұрын
😂Al-Ogadenia😂🇬🇲
@abdimohamed5638
@abdimohamed5638 Ай бұрын
Kasafa leaf waa caleenta geedka muxuga
@user-iw4qu1cw8l
@user-iw4qu1cw8l Ай бұрын
Asc wll maxamuud soo dhig ciwaanada dadka waraysato
@Igaad23
@Igaad23 Ай бұрын
Ok
@mohamudhashi1503
@mohamudhashi1503 Ай бұрын
Asc geedi sahan
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 Ай бұрын
Cassava waxaa la yiraah Moxog afka soomaliga.
@usamayareofficial3304
@usamayareofficial3304 Ай бұрын
Asc sxb Geedi sahan dalka Brunei inaa takto warbixin kasoo diyaari
@mouhamedgoulwademohamed-wm8nj
@mouhamedgoulwademohamed-wm8nj Ай бұрын
good gambia
@mohamoudmusse6144
@mohamoudmusse6144 Ай бұрын
GEEDI. HAVE YOU SEEN IN EYL THE CENTRAL TOURISM AREA IN SOMALIA 🇸🇴 .YOU FIND A LOT OF LOBSTER SHRIMPS AND VERY COMFORTABLE FISH. LOOK EYL. &&& BEDEY ...
@keinan1047
@keinan1047 Ай бұрын
@bobena84
@bobena84 Ай бұрын
❤️❤️❤️
@4sparkauto
@4sparkauto Ай бұрын
new name geedi socod
@BABASASA-tm2dh
@BABASASA-tm2dh Ай бұрын
asc wlly hadeysad wadamanka arabta baal wedy dakeyda haalada gyuurka dadka ajaanibta imiisaa qeeymaha gurka
@socdaal3428
@socdaal3428 Ай бұрын
❤❤❤❤
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Ай бұрын
Salaan sare geedi shan
@bondheere..s
@bondheere..s Ай бұрын
Thanks 🫡
@Udgoon754
@Udgoon754 Ай бұрын
Howlkar❤
@moalpha2209
@moalpha2209 Ай бұрын
Laba Nin aad waraysatay waxay Sheegeen Dumar reer Gambia in ay guur sadeen. Dumar Raqiis ah miyaa joogo???
@princesssadia7376
@princesssadia7376 Ай бұрын
GEEDI SAHAN MAHADSANID ANOOGOO GURIGEENA JOOGA DUNIDA NAKALA BARAYSAA
Magaalada Lamaanaha - Talyaaniga 🇮🇹
21:19
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 186 М.
MAYDKA PROFF JAWAARI OO LA ISKU HAYSTO 29 June 2024
17:32
SHANTA TV
Рет қаралды 946
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 7 МЛН
Increíble final 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 108 МЛН
7 Fatiha 7 Ayetel Kürsi 7 İhlas 7 Felak 7 Nas Kur'an-ı Kerim Rukye
24:23
fussilet Kuran Merkezi
Рет қаралды 75 МЛН
Safarkaygii Janaale - Beeraha mooska ee ugu weyn Soomaaliya 🇸🇴
30:24
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 202 М.
Gordon Travels speaks Somali w/Geedi Sahan | Language Challenge PART 1
0:22
Gordon Travels Shorts
Рет қаралды 2,4 М.
Auf ein Wort...Lernen | DW Deutsch
42:36
DW Deutsch
Рет қаралды 133 М.
Ma maqashay in Soomaaliya ay leedahay 3 wabi ee aysan ahayn 2 wabi - Magaalada Doolow 🇸🇴
30:21
Safarkaygii Dalka Gambia 🇬🇲 My Trip to Gambia
27:23
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 243 М.
Meesha ugu cuntada fiican Hargeisa
3:07
GorGor
Рет қаралды 10 М.
Xagaaga Iceland waa sidee ?
18:06
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 150 М.
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 7 МЛН