Maxay tahay Talada Sheikh Abdi Xirsi uu M. Farmaajo siiyay, Kayna Waxay weyday Heshiis muhiim u ahaa

  Рет қаралды 16,993

Hodman Show

Hodman Show

26 күн бұрын

Пікірлер: 45
@abdullahimohamed5544
@abdullahimohamed5544 25 күн бұрын
Walahi marqaati baan ka,ahay Dowladii Madaxweyne Farmaajo Markii ay dhaheysey Dowlada Wax heshiis Magali karto ilaa doorasho dhacdo Waa qodob Sifiican Lotafatirey Mahadsanid.
@dahirdubow8636
@dahirdubow8636 24 күн бұрын
Masha-Allah I like Sheikh Abdi Hirsi a man on principle stand in political standard.
@qadarfilqe
@qadarfilqe 24 күн бұрын
Principal what all our people are missing...u nailed it bro...
@seed3966
@seed3966 24 күн бұрын
Asc runtii beeni waa xaaraane wadaadkani waa wadni soomaali cad jecel a sharaftii umada ineey soo noqoto maa shaa allaah ✅🌎✅
@kiinabdi680
@kiinabdi680 24 күн бұрын
Allah ha barakeeyo Sheikh Abdi waa wadani dhab ah ❤❤❤
@ubahhussein7382
@ubahhussein7382 24 күн бұрын
Maa shaa allah alle ha Ku xifdiyo abti 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯
@yusufabdille3448
@yusufabdille3448 23 күн бұрын
Asc.hodman alla habarakeeyo iyo sheikh abdi hersi allaahumma aamiin aamiin aamiin
@Hassan-lx5kj
@Hassan-lx5kj 24 күн бұрын
Mashallaha sheeq abdi hersi
@MohamedAhmed-jw9gi
@MohamedAhmed-jw9gi 24 күн бұрын
Mahadsanid Sh Abdi Hersy Mahadsanid Wariye Hodman Nin culus baad casuuntay xog fiicana waan nosoogudbisay Alle haydinbarakeeyo!
@aminaali9944
@aminaali9944 25 күн бұрын
Mashallah guleyso Skiikh Abdi Xirsi
@osmanmohamed4760
@osmanmohamed4760 25 күн бұрын
“Asalaamu Calaykum “ Sheekha waan garanayay in uu yahay Nin indheed garad ah waana Runtii waa Nin wanaaga jecel.
@aliomar-cj4ev
@aliomar-cj4ev 25 күн бұрын
Ilaahay haku barakayo sheekow
@MohamudIssa1
@MohamudIssa1 24 күн бұрын
MashaAllah TabarakAllah Sh. Cabdi Xirsi
@wanaagmixedchannel
@wanaagmixedchannel 25 күн бұрын
Mash allah❤❤
@batulasmail8261
@batulasmail8261 24 күн бұрын
Sha Cabdi Xirsi Allaha ku xifdiyo Waad ku mahadsantahay talooyinka wanaagsan iyo sidaad Dalka oogu damqanayso
@bashirismail622
@bashirismail622 25 күн бұрын
Mashallah abti
@gaanimaxamed4889
@gaanimaxamed4889 25 күн бұрын
Mashaa Allhaa Scw Scw Scw Scw Scw shik cabdi xersi guuuul ❤❤❤❤❤❤
@ahmedsabban8990
@ahmedsabban8990 22 күн бұрын
Ax yaa Waddanii 😭
@gaanimaxamed4889
@gaanimaxamed4889 25 күн бұрын
Asc Asc Asc Asc Asc
@MohamedHanad-ys8lt
@MohamedHanad-ys8lt 25 күн бұрын
Asc hodman waxan doonaya la kulankaada please yacni waraysi
@kiinabdi680
@kiinabdi680 24 күн бұрын
Runtii Rooble baahane shaqsi ka liita dalkeena masoo marin wuxuna ahaa doqon aan waligiisa lacag arag oo iska malabsanaya dalkana aan u nixin 0:06
@Iqra_Abdullahi47
@Iqra_Abdullahi47 24 күн бұрын
😂😂 naso saxib naf ledahy
@batulasmail8261
@batulasmail8261 24 күн бұрын
​​@@Iqra_Abdullahi47 Rooble Diihaal qabe wixii laga bartay waa la iska ilaalin wixii la mid ah.😁
@AbdirashidAhmed-dj9pe
@AbdirashidAhmed-dj9pe 24 күн бұрын
Soomaaliya waxa heesat wAA QABAYALAD QUURUMON IYO HANATI BOOB IYO QALAF FARABADAN ILLAHOW ISU KEEN UUMADDAN SOMALI EE ILAHA HASU KEENO AAMIN🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@bashirkhalif5094
@bashirkhalif5094 24 күн бұрын
Asc
@mohamudsharif1288
@mohamudsharif1288 24 күн бұрын
Riyuhu yay kala harin ciisa riyoole miyaa loola jeedaa
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 24 күн бұрын
Hal dhinac ha u codeyan oo yabey xisbiyada u qaybsamin si ay magalada in ay leyihin u muqato (unuka leh)
@user-wg7op9ns1m
@user-wg7op9ns1m 24 күн бұрын
CABDI XIRSI CAQLIGA AAD DAD TALO KU SIINAYSAY ADIGU TALO ISKU SII OO ILMAHA AAD FARAXUMEYNAYSID ISKA DAA MA XISHOODA MIYAA DAD WAANINAAYO CABDI XISI CARUUR DHABA QANIISKII CARUURTA DHABA AYAAN DARANAA NAAGTA UU QABO YAQ QANIIS HOGAAMIYA KA DHIGANAAYO XISHOO QANIIS
@ahmedelmi9851
@ahmedelmi9851 24 күн бұрын
Ma amxaar baa tahay
@user-nz9dp1cm9e
@user-nz9dp1cm9e 24 күн бұрын
Amawada qaba ama hawada qaina dowlada waa tii ilaaliso sharciga dhul labo sharci ma yeesho dowlada ayaa lahaa jirtay maxeeytahay dowlada waxa eey lahaa jirtay wiligeed iyadaa lahaaneeyso in aay gadato maahine bilaash ayee u eedeeyna yaan kuwa dhulka dowlada in aay sii heeystaan rabaan kuwa doolada ugu jiri dowlada.ayee ku jiraan waana ku saxsan yihiin hantida dowlada difaacaan ninkaan jaahilkaa iyo ku wa lamid ah dadki dowlada ugu jiray ayee waxeey ku ee deeyna yaan maxeey u hor istaagi waayeen dadka la kicinayay askari nin ah nin.baarlabaanka ku jiro boos kasta oo.dowlada ka joogo shaciga dowlada waa in uu ilaal shaa badawgaan habargidir ha iska qabato ku aan wax ogeeyn ayaa dhahaya geesiga habargidir ma aha habar gidir yee la dagaashantahay wax dowlad lee dahay ku dagaala ninki yiraahdo.waa.geesi miyaa war yoo idin cee beey nin dhul aay dowlada leedahay iska.dhaafi.oobasiifo ayaa la jajabinjiray oo.horay qof loogo cabirin xoolaha aay habar gidir leedahay meey dowlada qaadatay dul aay dowlada horey u laheeyd ayee qaadatay ninkaan waa in.aay doolada uga dacwootaa dowlada fiinland dadkicin dowlad dumis ayuu ku wadaa wax ma garatada kan iyo balwaan hadeey dowlada dowladaha eey joogaan ku. Dacween waa.yaan dowladba ma tihiin
@abdurahmanyusuf5012
@abdurahmanyusuf5012 24 күн бұрын
Quraanka ILLAAHAY u daa haku gaban diinta BEENAALE
@batulasmail8261
@batulasmail8261 24 күн бұрын
Jaahil aan macna lahayn ayaa tahay
@Iqra_Abdullahi47
@Iqra_Abdullahi47 24 күн бұрын
😂😂 ani hawiya ahay mana dhahayi hawiya qabyaladiste ma ahi lk qof walbo oo hawiyaha oo qabyaladiista wa muqayil wa Mid balwad leh wa mid nolosha ka dhacay lk shiiq qabyaladis thy doctor qabyadiste anaga ma qabno 😂 score idink isiney walaalahen darood 😂🫡
@abdiqanihassanelmi2362
@abdiqanihassanelmi2362 24 күн бұрын
WAXAA FIICNALAHAYIN ODAY ABDIYOOW IN AAD MAJEERTEEN LA TALISID??, WAXAAN INTAAS KU DARSAN LAHAA FARMAAJO TALAXUME WAA NIN ODAY ABDI LA TALINJIREY MEESHAAS WAXAA KACAD IN AAD IKRAAN DILKEEDI KULA TALISAY MARKA BOOWE ADIGU ALLE KA CABSO
@fartunmohamed2868
@fartunmohamed2868 25 күн бұрын
Markaad leedahay Rooble baahi ayaa haysay beenbaad sheegtay
@UhideSloww
@UhideSloww 25 күн бұрын
Haday ra,yigaaga tahay doodu wax bad ku leedahy lkn haday teeni thy (qabiil) sxbow naga daa Waa daalnaye please
@abdirizakabdallah2672
@abdirizakabdallah2672 25 күн бұрын
Sheekh cabdi Xirsi mahad sanid talooyinkaaga wanaagsan,
@libanomar9769
@libanomar9769 24 күн бұрын
Sheqow adigo sheqnimo sheganaya qoof walalka ah wuxu rabin ina dahdha soo dhambi kuguma aha rooble bahiya kaa muqati marka ledahay adii ma rerkisa uu biiiilee jiire medha kale midh nimada somaliya farmajo kaliges inu ganbar ugu kaaca diyar uma ahiin hassan sheikh meqa jiir ayu yiire midh nimadha somaliya wax walbo diyar ayan ula nahay xita xadi an kursiga ugu sariiya kuweynaya habenki ugu dambeysi 26 june xita wuu kaa hadli dalhureya laisma xaqiira xadal kee ugu dhambeya lasoqata ama lawada qoofad fikirkas waa lagu wala amana
@AxmedAxmedsiciid
@AxmedAxmedsiciid 24 күн бұрын
Hadaan haweeney madax wayne ka dhigano kwrn wadan siyaSad an isku hayno haduu naga shukaan sado 😂😂 Hadaanba ka baqayna madaxwaynada Itoobiya inay Xasan bahane shukaan sato uuba na gato😂
@libankhalif5610
@libankhalif5610 23 күн бұрын
Dumar dad ha hogaamiyen miyaa war nin sheikh ahi kuhadlo ah! Soo tuu nabigu yiri dad talada haweyney u dhiibtay ma liibaanaan
@abdurahmanyusuf5012
@abdurahmanyusuf5012 24 күн бұрын
BEENAALE
@abdurahmanyusuf5012
@abdurahmanyusuf5012 24 күн бұрын
BEENAALE
WARARKII UGU DANBEEYAY IRAN | ISRAEL  | HIZBULLAH | TIM WALZ
17:55
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 6 М.
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 10 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 12 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 73 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 5 МЛН
sheeg qabiilka soomali ugu geesinimada badan😂😂
7:49
Sakariye Jakarta
Рет қаралды 17 М.
Sheikh Abdi Hersy - Q/A
1:00:00
Islam Djibouti
Рет қаралды 70 М.
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
0:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 8 МЛН
#cat #shorts Rescue Adorable Kittens
0:50
Shohel Is Back
Рет қаралды 27 МЛН
Папа гений
0:23
Вельзевул
Рет қаралды 2,8 МЛН
tom with Jerry 😱 #funny
0:12
Nemi Shorts
Рет қаралды 20 МЛН
УДИВИЛА ПАРНЯ🤯👏
0:20
Бутылочка
Рет қаралды 5 МЛН