maxuu ka cabsadaa narcissist???

  Рет қаралды 1,046

Caaliya Shuceyb  Channel

Caaliya Shuceyb Channel

11 ай бұрын

#maxuu#kacabsadaa#narcissist#

Пікірлер: 20
@fadumoosman8881
@fadumoosman8881 11 ай бұрын
aniga waxo markasto isku daya ino iga maseriyo oo ii nayad jabiyi waliba markan gul garo nago isla so sawira woo iso dira ee see igu gulesta wagi hoore aniga waan xanaqi jiray lkn markan in badan dawaday barnamijkada waxan arkay kalsoni daradisa iyo ino ii jilayo nago badan aa ii rabo seen ku xanujiya aniga sidiso kale maa samen karo madaba aan xaas ahay
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel 11 ай бұрын
Xabiibti sida ugu fiican waabad sameysay mar hadaadan Dan ugelin amaba ay ku xanuunjin waxa uu sameynayo intaasaaba asaga ugu filan xanuunjin
@Subanikran
@Subanikran 11 ай бұрын
Asc walal Caaliya, ilahay shartooda ha naga qabto, waa dad daroonkooda uun ilaalinaya sax iyo khaladba. Jazaka Allah khair xabiibti ❤❤❤
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel 11 ай бұрын
Aamiin yaarabi sidoo kale xabiibti ❤️ ♥️ ❤
@khadijaawesi1435
@khadijaawesi1435 11 ай бұрын
Waasun dadkaan bulshada allaha kaqabto naagaha wey lugooyeen ama tii naag ahna nursistaha ninkii guursadey weyku qasaareen allow naga qabo
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel 11 ай бұрын
Saxiix ilaahey shartooda hana mootiyo
@mohammedupdykhadir3124
@mohammedupdykhadir3124 11 ай бұрын
Thanks Wllhi dad kaas waa dad xanuunsan ❤❤
@ahmednuur3770
@ahmednuur3770 11 ай бұрын
Shukran ustaada caaliya❤
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel 11 ай бұрын
Cafwan walaal
@abdirizakahmed1781
@abdirizakahmed1781 11 ай бұрын
Sobadi wllo waxa ay kacabsadaan
@khadijaawesi1435
@khadijaawesi1435 11 ай бұрын
Haa waxey jecel yihiin inaad maseerto dheg jalaq looma siiyo waa dad buka muudka aalaga galaa asagaa jahwareeraayee
@gugixixi3695
@gugixixi3695 11 ай бұрын
Asc abaayo sidan ogararsanayay waxakudhacay xanun tukmadasna weykubadantahay wanakudalay
@umalkhayrmohamed1852
@umalkhayrmohamed1852 10 ай бұрын
Anagaaa ku jecel sababtoo ah waad na dhiirigalisaaa
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel 10 ай бұрын
Ilaahey haidin jeclaado qaali
@khadijaawesi1435
@khadijaawesi1435 11 ай бұрын
Walee waaruntaa sida ay umuuqdaan majecla waxey jecel yihiin iney wax ismariyaan oomuraayada kumash quulaan kuna dadaalan iney mar walbo teen ages ahaadaan ♥️
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel 11 ай бұрын
Aad baan ugu faraxsanhy in qeyb badan oo bulshadii ay barten kuna mahadsanid nala wadaagidaada ❤️
@QaasimXuseen-ne6be
@QaasimXuseen-ne6be 11 ай бұрын
Siduu iila dhaqmo haddan ula dhaqmo qofkaas narciistaha ah maku saxanahay mise wn ku khldanahay?
@Gedaawi_FFF111
@Gedaawi_FFF111 19 күн бұрын
Mahadsanid wll Narcissistic kaliya u sheeg in qofka lagu dawayn karo Diinta oo si fcn loogu xirnaado Sababta Beenta Bahdilka Xaqiraada Khiyaanada Dhamaan wa wax shareecada ka baxsan sidaas Awgeed wa in lagu cabsi galiyo in uu Naar ku muteysan karo
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel 19 күн бұрын
@@Gedaawi_FFF111 qoraalkaaga aad baan uga helay kumahadsanid walaal nala wadaagidaada hubaal aad buu wax utarayaa dad badan
@fadumomo
@fadumomo 10 ай бұрын
Abaaye psychopath ma cabsadaa hadii haa tahay muxuu kacabsadaa waan kawaayey google qof qoraya inuu cabsado
WHO IS NARCISSIST/ YA WAYE NARCISSIST?
11:15
Afnan Adan
Рет қаралды 23 М.
qeyb kale maxuu kabaqaa narcissist????
13:26
Caaliya Shuceyb Channel
Рет қаралды 937
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 39 МЛН
Cool Items! New Gadgets, Smart Appliances 🌟 By 123 GO! House
00:18
123 GO! HOUSE
Рет қаралды 17 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
goormuu kabaxaya noloshaada narcissist???
16:31
Caaliya Shuceyb Channel
Рет қаралды 1,1 М.
side ku ogan karaa qofka naceyb iyo maser qalbiga iigu hayo????
14:04
Caaliya Shuceyb Channel
Рет қаралды 906
WAX KA BARRO CALAAMADAHA UU LEEYAHAY DHIBANAHA NARCISSIST-KA!!!
25:38
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 2,8 М.
CALAAMADAHA NARCISSISTI-GA QARSOON
31:36
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 12 М.
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 39 МЛН