@@sabrinbile9267 Sanag wa dhaxal awawyashay somaliland
@fatimah.73653 жыл бұрын
maasha Allah waa gobolkaygii ku jecliya sanaageey
@sahraaxmed56493 жыл бұрын
الله عليكي يا دلوا....بركات الشيخ إسحاق بن أحمد عليه السلام ورحمة الله وبركاته
@AliMohamed-qu5ht Жыл бұрын
Maansha allah
@xtreme82642 жыл бұрын
Maydh dhulki hoyaday macan reer abtigay muse care dhulki awowyashaay sheikh isxaaq bin Ahmed bin hashim Rahimulah ❤️😂❤️😂💪👑👑🦁
@moliidali86353 жыл бұрын
Yemen un baa badii somalied haysata waa yaab. video walba oo somaliland iyo somaliya badeeda ku saabsan carab un baa badii gurubsanaysa.
@sunshineseaandvitamind86203 жыл бұрын
Lamogodluhu kaluunka, rubyaanka, argoosatada ha bartaan iyo digaaga sidaa loo rabeeyo digaagga xita maalin dhaweed uun bey barteen ilaa haddana dad ciida ka badan oo digaagga iyo shimbiraha ka wiswisaa ayaa wadanka ka buuxa.Reer Koonfurtu xita bakeyle wey cunaan. Dadkeenuna hilib adhi iyo geela uun bay cunaan. Ukunta/beydka xita ma cunaan.