No video

Meherka Kafi Abdi Iyo Hazal Ahmed

  Рет қаралды 111,304

Kafi Abdi

Kafi Abdi

4 ай бұрын

Пікірлер: 1 000
@ayaanyuusuf4505
@ayaanyuusuf4505 4 ай бұрын
Wllo istiqfaarka iyo saliga nabiga ,xawqalada laaxawla walaaquwata ilaabilaah surat baqra surat faatixa akhriya weliba laasima Gurigiina cusub quraan iyo duco kudaga insha allah hadalkaygaana ha dhayalsanina wllo tasbiixda laasima waxbadan bay iddin furfuraysaa❤💍👏👍✋
@fatuuhussein5233
@fatuuhussein5233 4 ай бұрын
M.a wd la talisay
@ayaanyuusuf4505
@ayaanyuusuf4505 4 ай бұрын
@@fatuuhussein5233 Haa wllo waa qoys cusub allah haysu barakeeyo
@fatimaahmed-zc3li
@fatimaahmed-zc3li 4 ай бұрын
Masha alaah tabaraka alaha 🎉🎉🎉hanbalyo hanbalyo reer lagunastee lagu nagaado ilaahy haydiinguulayo gacal iyo sokeeyeba guurkiina lagu farax wiil iyo caano gabadh iyo caano dumashiday qaali iyo wlaky kaafi Abdi alfa makruuk wlo reer dhisma oo dhaqma insha alaah aad igu farxay wlhi meherkiina wlo froom hargeysa 🎉🎉🎉🎉🍷🍷❤❤❤❤❤
@NajlaibrahimQueennajla-hh3ju
@NajlaibrahimQueennajla-hh3ju 4 ай бұрын
Masha allh aad ba ugu farxy poeh rerkii lgu naste lgu nagaado alle ha ka dhigo sadexeya dhexdiina ka ilasha lkn poeh heeso ma iska daysn alle ba ka caronya khyr ku dhista I.a😊❤
@daahirmacalin5776
@daahirmacalin5776 4 ай бұрын
Reerkii lagu nastee lagu nagaadee wada jiree nabad galaa Allahayow idinka yeel. Aamiin
@KaltumaMuktar
@KaltumaMuktar 4 ай бұрын
Amen amen yaa Allah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@AdhanAli-qq3xb
@AdhanAli-qq3xb 4 ай бұрын
هنيالكما
@fatumaismail1813
@fatumaismail1813 4 ай бұрын
Maanshaa Allah
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 4 ай бұрын
laheeso aa!! sidaad ufiicneeyd oo uu hadalkaaga iigu socday umbaad Tiri Waa laheesayaa Arooskeena wll Waa Iga talo hadii aad dooneeysaan guul guurka iyo guriga cusub hakubilaabina danbi
@Zeytunosman-hu1mq
@Zeytunosman-hu1mq 4 ай бұрын
Sax wlxi m.a religious prson
@Uus998
@Uus998 4 ай бұрын
Away dadki wajika iskhleye wakaas kala celiya hee jecl xasid mawayo maqli jire. Mahsallah congratulations to both of you isku wara idmi alle
@fatumaismail1813
@fatumaismail1813 4 ай бұрын
Asc Kaafi Abdi eedo si kal iyo laab ah ii caffi. Manshaa Allah waxaad tahay nin rag ah Rabbi ha isku kiin daayo lammaane is jecel baad tihiin. Waxaan oran lahaa halagu yaaco Ogaadeenka raggooda bal fiiriya KAAFI Cabdi, ILKACASSE QAYS iyo CABDIFITTAX MUCASHAQ ❤❤❤🙌🙌🙌
@bisharonurfarah2293
@bisharonurfarah2293 4 ай бұрын
Yaasin halyey thank u ❤ gabadhaasi dartaa bay bahdilkii uga baxday
@janoinashiekh5121
@janoinashiekh5121 4 ай бұрын
Masha Allah Tabaraka llaah wllhi waan ku farxay guurkiina iyo jacaylkii hasal oo guulaustay kafi waxaad muujisay raganimaddada alle haisku kiin barakeeyo qalbiyaal❤💍
@kartibadan33
@kartibadan33 4 ай бұрын
Guuuushu wa garabkiiina hambalyo kuwiiii isku waaara oo awlaaad fara badan kala hela aaaaamiiiiin ❤
@haawomohamed-jx9sm
@haawomohamed-jx9sm 4 ай бұрын
Masha Allah hambalyo hambalyo guurkiina guur khayr guuloow ka yeel gurigiina guri nagi guuloow ka yeel wiil iyo caano gabar iyo caano insha Allah
@samsammohamed2707
@samsammohamed2707 4 ай бұрын
Masha allaaah hambalyo guurkina guur qeeyr alle ha idin ka dhigo🎉🎉🎉🎉
@NastehoNalka-dt7hh
@NastehoNalka-dt7hh 4 ай бұрын
MashaAllah hambalyo ilaahey awlaad aad ku nasataan oo baari idiin noqda ha idin kala siiyo Bil barakeysan ayaad midowdeen ee ilaahey ha idiin barakeeyo noloshiina aamiin Aamiin yaa rabbilcaalamiin 🤲 🤲. Dadka ka xun waa un dad aan jacaylka waxba ka aqoonin wlhi
@samiroahmed8626
@samiroahmed8626 4 ай бұрын
M.a hambalyo hambalyo Kaafi ilaali inantaa dhibadan ayay kusoo madhay noqda kuwii isku waara❤❤❤
@salmaosmanahmed5023
@salmaosmanahmed5023 4 ай бұрын
Walow aan ka xumaaday khilaafkii dhexdiina alx haday guul ku dhamaatay masha Allah tabarakallah hambalyo isku waara abid Allah ha kugu asturo masuuliyadaa wayn eed maanta qaaday kaafiyow Allahuma aamiin
@NajmoSheekhmuqtaar-qv8li
@NajmoSheekhmuqtaar-qv8li 4 ай бұрын
M,a guuuuuuuuuuul wllhi mar hore ayaan idin jeclaa oonsugaayay aaad iyo aaad msh allh wllhi waaan faraxsanahay isdii anoo waashay wallhi waan faxsanahy
@raxmasuni2316
@raxmasuni2316 4 ай бұрын
Maansha Allah hambalyo ❤ nacabkiina qalbadu bash badhaadho ku waara
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 4 ай бұрын
Anigu Heeestii muuse Biixi baan idiin soo qadayaa ee ahayd ishiii bugtaay ku bikacso ishiii bugtaay ku bikacso hhhhhhh walahi wanu idinla faraxsanahay mashalah ❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdiwalixajiraabi3158
@abdiwalixajiraabi3158 4 ай бұрын
waa soone ilaahay kacabso
@siradmuse2138
@siradmuse2138 4 ай бұрын
Anaa kamida inta lakulan tay dhibikii yaraa lakiin hadal igama tagin anoo waliba aad iyo aad ugu dhaw xaga famliga haysal adigana waxaad tahay ina adeer Kay waana ku faraxsanahay guul insha Allah wallo qali ❤❤❤❤❤
@user-zt4vy3lu2s
@user-zt4vy3lu2s 4 ай бұрын
Weeeee machallah waan inigoufarhay walahi ❤iskouwara abid my lamanahagi
@sucaadcabdiraxman8989
@sucaadcabdiraxman8989 4 ай бұрын
Maasha allah tabaarakallah ilaahay swt ha idiiin xafido aduun iyo aakhira kaafi iyo hazal❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fortune5296
@fortune5296 4 ай бұрын
Mashalah. Congratulations. Sister. And. Brother
@Nasra-w2k
@Nasra-w2k 4 ай бұрын
Masha allah barakalaahu fiikum Gabadhuu sidaa xaqiiqa jacaylku 😂😂😂😂 Woxoogaane dagdag baa ka muuqda allaha dajiyaan leenahay
@shukricabdullaahi3694
@shukricabdullaahi3694 4 ай бұрын
Ayaan taan waan ka maqnaaa socail mediaha Lkn caawa markaan saa u eegay qadka oon arkay muuqaalkan wlhi waan ku farxay midowgiina wixii dacaayad iyo buuq wada dhagaha kafureysta hambalyooooo💑💑💑💑💑💑💑💑💑👏👏👏👏👏👏👏
@faysahabi7110
@faysahabi7110 4 ай бұрын
Hazal xaqiiqdii waxay ii tustay rajada ugu fiican ee jacaylka laga gaadho wayo jacaylkaygii oonka rajo dhigay ayay rajo igu noolaysay waxanay ii tustay samir wax dhaama la waa. Waxanan xasuustay heestii ahayd ma ogtahay janada udug nimaan jirab u soo marin jano lama dhexjooje Masha Allah anigana igu soo duceeya jacaylkayga inan ku guulaysto una samro sida hazal ahmed❤
@user-pb8yo5et3o
@user-pb8yo5et3o 4 ай бұрын
Mashallah wallaahi farxad baan la ilmeeyey illaahay xaasidka ha idinka qabto wallaahi gobanimo kuwaara kun jeer hambalyo hambalyo
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 4 ай бұрын
Masha Allah barakallahu laka wabaaraka calayka wajamaca baynakumaa filkhayir. Aamiin yaa rabbi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nasraahmed1706
@nasraahmed1706 4 ай бұрын
Maaasha allah tabaarakallaah allaha isu kiin barakeeee walal waanku faraxsanahay guushiina aad iyo aad baan oogu mahad celinaynaaa qoyska hazaal axmed allaha idin barakeeyo inay reer wanaagsan yihiin halkaas bay ka cadahay ayadoo waxaasoo warxumo ah baraha bulshada lamarinayo bay hadana gabadhoodi kusiiyeen reerkaasu abaal bay kugu leeyihiin
@keyf3736twyru
@keyf3736twyru 4 ай бұрын
Anaa kow ka ah abowe guleysta jaceylkiinana allaha idinkaga dhigo mid aad mirihiisa gurstaan ameen walaan Isla kiin jeclaa dira dire ka nabad gala darma qura kuwada lada isna daadeheeyo noqda ul iyo diirkeed walal kaafi iyo walal hazal ❤🎉
@user-ih9el8rn6z
@user-ih9el8rn6z 4 ай бұрын
Mashaa Allaah TabaarakallAh qurux xifdullaah ❤❤❤
@keyf3736twyru
@keyf3736twyru 4 ай бұрын
@@user-ih9el8rn6z sas waye walal guriga xalaasha hala taageero iyo qoyska xalasha ee soomaliyeed
@hafsaabdi9645
@hafsaabdi9645 4 ай бұрын
Congratulations Masha Aallah Aboowe iyo Abayo ❤️🙏👌
@user-jh4vk3vw6f
@user-jh4vk3vw6f 4 ай бұрын
Waaaw maan sha allh jacylkii garoowe kasoobilaamy wuu soodhamaady hamblyoh hamblyoh Alle hidinka dhigoh qoykii bata eebrakooba in sha allh🎉🎉❤
@ummabdullah9637
@ummabdullah9637 4 ай бұрын
بارك الله لكما وبارك عليكما وبين جمعكما بجير ❤❤❤ mashaAllh isku waara ubad kheyr qaba kala hela
@Laylaabdullahi12312
@Laylaabdullahi12312 4 ай бұрын
HASAL IYO KAAFI HAMBALYO HAMBALYO GUUL IYO GOBA NIMO MAASHA ALLAH ILLAHAY CADOW KA HA IDIN KAQABTO AAMIIN YAARABI ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 4 ай бұрын
Kafi bro hambalyo adiga iyo marwadada gulleysta😍💯✅️
@user-rg2jw9le2p
@user-rg2jw9le2p 4 ай бұрын
hambalyo hambalyo بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻🌷🌷🥀🥀🥀ألف مبروك
@user-mk3gj1gy4x
@user-mk3gj1gy4x 4 ай бұрын
Mansha Allh mabruuk Alfa mabruuka barakala baaraka calyk wa jamac bayna kum fil khyre
@sihaamhassann8413
@sihaamhassann8413 4 ай бұрын
HAMPALYO MASHA ALAH TABARA KALAAH REERKI LAGU NASTEE LAGU NAGAADO ILLAHAY HADIN KA YEELO AMIIIIIIIN YAARAABI
@nimoabdi5000
@nimoabdi5000 4 ай бұрын
Mash allash❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@lifewithsadiqo1043
@lifewithsadiqo1043 4 ай бұрын
Mansha Allah Alahu mabaarig huuno Ilahay ha iskukiin daayo awlaad iyo caano 🎉🎉🎉🎉
@chadali4043
@chadali4043 4 ай бұрын
Masha allah kafi abdi allah ha kuu barakeeyo guurka aad gasheen. Waan ku farxay ❤
@nalkaisk8154
@nalkaisk8154 4 ай бұрын
Hamblyo maasha Allah ❤🎉🎉🎉🎉🎉
@iskufilanhani1133
@iskufilanhani1133 4 ай бұрын
Hazel jacaylka ay sheeganeysay sariirta uga bi i jcyl Ma aheyn waa qooqe. Qoftaas oo suuroonaysa oo jcyl sheegeysa yaan la arag. Hambalyo reerkii dhisma oo waara allaha kadhigo❤
@mnviepapa2003
@mnviepapa2003 4 ай бұрын
Eeyad weynatey
@user-fd9gg4gp5n
@user-fd9gg4gp5n 4 ай бұрын
maasha Allah hamblyo
@muxammad2777
@muxammad2777 4 ай бұрын
Af xumidaa ma ahlu naar baa tahay ? Wax fiican ku hadal ama iska aamus. Ehlunaarka ayaa sidaan oo kale uhadla
@HassanFatouma-eq4qc
@HassanFatouma-eq4qc 4 ай бұрын
Mashallah tabarakallah Alf Mabrouk aad ba tu farxy rerkii lginaste lgu nagaado alle ha ka dhigo
@XalimoMohamed-yb4ym
@XalimoMohamed-yb4ym 4 ай бұрын
Wuuuuw mansha Allah hambalyo hambalyo aad ayan ugu farxay alxamdulilah mansha Allah isku wara insha Allah adne gabadha qalbigeda ilaali❤🎉🎉
@maryancabdi5667
@maryancabdi5667 4 ай бұрын
Jeclaan lahaa guurkiina aan taageeri jira waan ogaa halyeey
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 4 ай бұрын
Maansha Alaah kafi iyo hazal hambalyo is ilaashad ❤️❤️❤️❤️👍👍⭐♥️♥️♥️❤❤❤❤❤♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@CAANAMAWAAYE
@CAANAMAWAAYE 4 ай бұрын
Masha allh ❤reerka cusub wan so dhawaynaynaa ❤alle ha isku kiin barakeeyo wllyaal❤
@Hanaan-Wacan
@Hanaan-Wacan 4 ай бұрын
Ow My God manshallah tabarakallah serously manshallah truly faraxad baan la ilmeeyey Congratulations🎊💞♥️👏! Waayo waxad noqoteen lamane cadow badan Leh siba adiga marka waxan idin rajeyneynaa farxad aan dhamanin horey socda and don’t listen the heaters. Allaha na ha idinka barakeeyo hana idinka dhigo kuwii guurkiina kii lagu Nasto ee lagu barakoobo! Waxad heysataa naxaristii oo qof, qalbi furan waliba cafis badan inta aan ka aragno gabdhas inaad faceed ka hormariso mooyane waligeed yeysan ciil kugu ag mudanin huno! Adna dumashii ogow waxad Rabi ku siiyey kii aad raga oo dhan ka dooratay noqo mid cadowgeeda iyo nacabkeda Kala garataa, reerkedaa xajisata danteedanaa, nafteeda iyo qimaheedaana garata inshallaha 🙌❤️💞🎉🎉🎉🎊🎊🎊💕💕💕💞💞🤲🤲🤲🤲🤲🤲💕💕💕💕💕💕💞💞
@khadraabdi2555
@khadraabdi2555 4 ай бұрын
Ka fi adiga xaskaga hasal hambalyo wa ina tagera❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@umu2600
@umu2600 4 ай бұрын
Wll aaniga kamid haa dadka warwarsnaaa mashalaaa
@qalanjoaadan2724
@qalanjoaadan2724 4 ай бұрын
Guurkiina guur qeyr allaha kadhigo ubad badan oo barakeysan allaha idin siiyo
@user-dz4pj7gz6b
@user-dz4pj7gz6b 4 ай бұрын
Masha allah heerkii lagu nastee lagu nagaadee wada jiree nabad galaa Allahayow idinka yeel Aamiin Hamblyo wllky kafi cabdi And. duma hasal isku wara abid 💍❤️
@kafiosaid746
@kafiosaid746 4 ай бұрын
5000 kkkk very cheap
@2daysago_
@2daysago_ 4 ай бұрын
Wll dulmiga dhaaf. Meherka gabadha ayadaa leh wixi aay ninkeeda kula heshiiso un waye ilaahi ka cabso fitnada dhaaf. Meherka ganacsi maahan wll. Its very unfortunate gabdhaha somaalida in meherka ganacsi ka dhigeen.
@fatimahassan6872
@fatimahassan6872 4 ай бұрын
Siil kaaga masuul ka noqo maseer baa ku haye
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 4 ай бұрын
Yur baa lagu yiri kkkkkk
@casalasal6466
@casalasal6466 4 ай бұрын
MAFIYO TUUGO AH 500$ OO SHOPINKEDA AH KABADAN WAABA DHAC MEEQA QARASH KALE AH AYAA LOO BAAHAN YAHAY ALAABTII GURIGA AYAABA 10KUN GAAREYSA NIMANKU NAAGAHA MAAFIYADA AH HA ISKA ILAALIYAAN DAD QALATOYINKA AH
@sumayajibreel3813
@sumayajibreel3813 4 ай бұрын
Kaafiya miyadan ogayn in maherka yar ka baraka badan yahay kan qaaliga ah marka danbi gacantada ha ku raadsan
@nasteexoaadanmaxamed8128
@nasteexoaadanmaxamed8128 4 ай бұрын
Masha allah hanbalyo hanbalyo wlle بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير
@faadumoaadam4978
@faadumoaadam4978 4 ай бұрын
Kafi iyo hazal guul iyo gobonimo aad ban ugu farxey waan qirodey Wlhi farxad ban la ilmeyey
@xamdamaxamed7494
@xamdamaxamed7494 4 ай бұрын
Maansha allaah hambalyo isku waara isha cadawga allah ha idinka duwo jacaylkiina dadkii la bilawdayy ayaanu ahayn waanan ku faraxsanahay inaad midawdaan
@abdisalamyoussouf4090
@abdisalamyoussouf4090 4 ай бұрын
Mabruuk wll gabada ilaliiii from Djibouti 🇩🇯
@abuxamzaxariiradcabdilaahi3422
@abuxamzaxariiradcabdilaahi3422 4 ай бұрын
Masha alaah hbmlyo hmblyo wllo ilahy ha isku kiin barakyo wil iyo cano iyo gbdh iyo cano 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@sabaxismail6169
@sabaxismail6169 4 ай бұрын
ماشاء اللة تبارك الله بارك الله لك وبارك عليك وجمع بينكما في خير 🎉🎉🎉🤲
@Ayaan344
@Ayaan344 4 ай бұрын
Mansha Allaah guuleysta hambalyo hambalyo ❤❤❤❤ Kaafiyo i cafi waan ku maagaye Hazal baan la xanaaqaye my bro qaali❤
@sadiaadan6541
@sadiaadan6541 4 ай бұрын
Masha Allah tabarakalah Alfa Alfa mabruk both of you specially hazal I feel today my own daughter getting married I’m so happy to see her happy!!!!!!!❤❤❤❤!!!!!
@AsmaAbdullahi-im7qv
@AsmaAbdullahi-im7qv 4 ай бұрын
Masha Allah wlhi marka arkay waa farxay guurkina guur kheyr gurigiina guri nagi🎉❤❤
@felisabdi3794
@felisabdi3794 4 ай бұрын
Hambalyo 🎉 🎉🎉🎉🎉Allaah isku keen barakeeyo, ee wall arinkiina ka daaya social media ha oo si wanaagsan u dhaqo gabadhaan ❤❤❤❤
@JamAa26
@JamAa26 4 ай бұрын
Maansha allah tabarakallah faraxad ayeey nootshay tiim hasal iyo kaafi cabdi in aan udinka qaybsano farxadiina waa farxadayada isha llah guul ayaan idiin rajaynayaa iyo horumar iyo in aad I tii yarayd oo dhacday ey idiin noqoto noqoto waxaad wax ka beaten ku kala ogaateen xabiibkiina iyo xaasidkiina guul iyo gobanimo ayaan idiin leeyaha❤❤😂❤❤❤❤❤
@amalgamjama4613
@amalgamjama4613 4 ай бұрын
Ilahey Kheyre hala dhigo aadban idiila mutugoodey khilaafkii idin dhexmarey we love ❤️ you guys cadowgiina rabi ha idinka qabto Wada dhalashadiinyo dhiiga aad wadaagtan iyo halka ay Hazaal kaga taal wad inad udhowrta inanta Dumashi salan sare guurkiina guur Kheyr iyo Guri aad kunaagtaan iyo Guul iyo Gobonimo insha Allah ❤❤❤
@falxadoladan6800
@falxadoladan6800 4 ай бұрын
Alhamdulilah hadu dhacay meherki an Suge ey ad ban ufaraxsahy so dhawow dhumashi hazal
@IqrqYasin-yp4jp
@IqrqYasin-yp4jp 4 ай бұрын
Wan ku farxay walhi gushina Mansha Allah 🎉❤❤❤Hamblyo hanblyo ayan idin leyahy
@umu2600
@umu2600 4 ай бұрын
Mashalahaa wll hamblayo hamblayo iskuwra wan farxay wll igaqbo talfonka ❤❤❤❤❤
@user-hw8yc1xu4l
@user-hw8yc1xu4l 4 ай бұрын
Mnsha allaah tabarakallaah hambalyo hambalyo hambalyo alle hayskukeen barakeyo wll walhi wn idinku farxay
@sawdaabdijama9063
@sawdaabdijama9063 4 ай бұрын
Mashalllaha Mashalllaha hambalyo wlll kaafi abdi hazal ahmed alle haydinka dhigo kuwi isku war ❤❤❤❤❤
@ziyaa-isse
@ziyaa-isse 4 ай бұрын
masha allah hanbalyo noloshina allah idin qurxiyo nafku jcl si lagu helo wey adag tahay kafiyow ilali gabadhas 🎉🎉🎉
@Umi1989
@Umi1989 4 ай бұрын
Mabruuk iskuwaara. Zamzam aa magcaa gabdheheena ladhaho waa daacad ❤
@rnuura334
@rnuura334 4 ай бұрын
Maansha Allaah WaLaahi Waan Farxasanahay Waayo Waan Islakiin Jeclahay Iskubarakooba Idamka ILaahay Alxmdulilaah Rabilcaalamiin ☝️ Guurkiinu GuurKhayR Gurigiinu GuriNagi Guulloow Kayeel Rabiyoow Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin Yaa Raxmaan Allaahu AkbaR ☝️ Scw Scw Scw❣️❣️❣️
@saadoilmi8723
@saadoilmi8723 4 ай бұрын
Mansha allaa reerkii lagu nastee lagu nagaado illaahay ha idika dhigo u bad khayer qabana illaahay ha idnkala siiyo insha allaahi kaafi cabdood waa dadkii isla kiin jelaaye mabruur mabruug
@ifrahhussein1204
@ifrahhussein1204 4 ай бұрын
Maasha Allah tabaraka ilahay haysku kiin barakeeyo ilahay ha idin xafido farxad kuwii nolosha kudhamaysta ilahay ha idinka yeelo
@galladomataan
@galladomataan 4 ай бұрын
Isku barakooba Reer kii raaga inshalhu, wiilal iyo gabdh kala hela,, Kaafiyoow gabadhaa ilaali, oo dhaawaca habluhu yaanu Caado ku noqon
@yahyemohamuuud418
@yahyemohamuuud418 4 ай бұрын
Congratulations bro kaafi and hazal wlh isku qabiil ma nihin labadiinaba inaad darod tihiin waan ogahay aniga H.G ayaan ahay aadbaana idin kugu farxay wlh allaha isku kiin barakeeyo dadka xaasidiinta ahna allaha idin ka xijaabo
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 ай бұрын
Allah ha idin barkeeyo reeerkina aniga ma idin arag manta ka hore runti lakiin guulaystaa
@user-re5tb7hn1g
@user-re5tb7hn1g 4 ай бұрын
Wooow guleysta wlalayaal inbadan waan ku faraxsanhey guurkiina allah heydinka dhigo kuwii isku wara abid, kafiyow gabadha no ilaali dhib badan ayey ka matey jaceylkagee
@axmedsacad2384
@axmedsacad2384 4 ай бұрын
Asc masha allah magaciin hajiro isku waar okala hel ubad khayr qab amiin amiin amiin allee dar tiibaan idiin jecle
@Zeytunosman-hu1mq
@Zeytunosman-hu1mq 4 ай бұрын
Mi fst time inur channel
@user-yt2jw1de4j
@user-yt2jw1de4j 4 ай бұрын
Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo❤❤❤❤❤❤❤❤ isku waara isku waara wllo wllhi waan ku farxay masha allaah
@anisakhadar1061
@anisakhadar1061 4 ай бұрын
Masha allh tabarkallah kun jeer hnblyo wllo ilhy ha idin xifadiyo❤🎉
@dekowibrahim8049
@dekowibrahim8049 4 ай бұрын
Congratulations my lovely brother keep going ❤🙏
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 4 ай бұрын
Maaa shaaa alaah tabaaraka laaah alaah ha isukiin barakeyo ❤
@user-js6do7zf3x
@user-js6do7zf3x 4 ай бұрын
Masha’Allah Tabaraka’Allah isku waara jacaylkii guuleysay ha noqdo gabar iyo caano iyo wiil iyo caano guul aamiin yaa rabi l❤❤❤❤
@faadumocabdulaahi3279
@faadumocabdulaahi3279 4 ай бұрын
Mashaalaah waa war farxad leh awoowe iyo ayeeyo isl gaara
@sucaadsalam
@sucaadsalam 4 ай бұрын
Mashallah 🥰 congratulations 🎉 🎉🎉alfa mabruuk allah isku kiina barakeeyo inshllah Barakallahu lakuma wa baraka alaikuma wa jama'a baynakuma fii khair. May Allah bless your union, and shower His blessings upon you, and unites you in goodness. #Ameen
@user-jh4vk3vw6f
@user-jh4vk3vw6f 4 ай бұрын
Kaafiyow ilaali gabadhana habmlyaan idnleeyhy kun iyo kow jeer🎉🎉❤nacbku darbiyadaa hajiidhoh haasl axmedna wxaan leeyhy rajadii kuurumowdaye arooskaaga sooxidho taaj asturan amatoob asturn kaafina wxaan leeyhy heesah badan kla yree hablyaan idnleeyhy caruuska iyo caruusadaba🎉🎉🎉 flimaantii aad ramdaanta noobln qaadeena waan idnka sugynaa😂
@user-wr4bm5cu6j
@user-wr4bm5cu6j 4 ай бұрын
Masha allah cabdi kaafi waad guuleysteen guur qeeyr badan ilaahayow isku kiin waari oo xaasid idinka qabo insha allah isku waara wiil iyo canno gabar iyo caano ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ wlhi waxaan ku jirey kuwa guushina jeclaa allow idin xafid
@user-te8wp9gt7j
@user-te8wp9gt7j 4 ай бұрын
Mansha Allah wllkay &dumaashi ❤ iskuwaara ❤ marwalba gurigiina kiilagu nasto alle haa kadhigo 💯✨️😉❤️
@halimamohamed8897
@halimamohamed8897 4 ай бұрын
Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Eedooyin aad iyo baan idiinku faraxsanahay ilaahey haysukiin barakeeyo awalba waan ogaa inay sidaasi dhacayso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AhmedAli-ct8nj
@AhmedAli-ct8nj 4 ай бұрын
masha.allah tabaarakallah alif mabruk hambalyo hambalyo hambalyo guurkiina guur kheyr gurikiina guri nagi guulow ka yeel insha.allah
@nasrajibriil2877
@nasrajibriil2877 4 ай бұрын
Hambalyo hambalyo qoyskii isku waara ubad khayr qaba kala hela alle haydinka dhiigo 🎉🎉
@Cyrhpa1
@Cyrhpa1 4 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن ربي يحفظكم من كل سوء ومكروه،ربي يسعدكم يارب
@batunmire594
@batunmire594 4 ай бұрын
Maanshaa allah hanbalyo aad baan ugu faraxsanahay guushaad gaarteen mabruug.
@CabirahmanUbrahim
@CabirahmanUbrahim 4 ай бұрын
www hambalyo my brother and my siz hazal ahemd gulesta marwalbo ❤❤❤❤❤
@user-bx6ey7em6d
@user-bx6ey7em6d 4 ай бұрын
❤Allaahumma Baarik, insha Allaah Mawada waraxma Dhexdiina.
@farxiyamohamed6172
@farxiyamohamed6172 4 ай бұрын
Masha Allah tabaaraka Allah Hambalyo hambalyo hambalyo guul iyo gobanimo reerki lagu naste lagu nagaade wadajire nabadgala Allahayow idinka yeel, waan iskakin jecla e iskuwaara amiin amiin yarabi 🌹 ♥️ ❤️ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-qp2ov5ob9d
@user-qp2ov5ob9d 4 ай бұрын
Machaa allh dhismoo dhaqma wlloyaal allha isku kiin barakeeyo❤❤❤❤
GIANT umbrella by Tsuriki Show
00:15
Tsuriki Show
Рет қаралды 7 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 10 МЛН
Ugu Danbayn Hazal Oo Jacaylkeeda Sheegatay
23:37
Kafi Abdi
Рет қаралды 138 М.
YAABKA TIKTIKO
3:59
Aanfac media
Рет қаралды 585
HAAZAL KAAFI MARKEEY GUURSATAY WAXAY TIRI WAXAAN GALAY RAAXADA ADUUNKA
6:22
Soo Qabo Xariif Sidan Wax U Shukaansada 😂😂😂
5:07
Kafi Abdi
Рет қаралды 4,5 М.