MIISAANKA CULUS🔥 TAARIIKH + GOBONIMO + SOMALINIMO | DAYAX & LIBAAX OO QULUUBTA DHLINYARADA🇸🇴 HANTAY✅

  Рет қаралды 101,493

Zaki Bin Xaaji

Zaki Bin Xaaji

Күн бұрын

Пікірлер: 441
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️😢
@salemanmaankey
@salemanmaankey Ай бұрын
Okay 👍
@MahmoudMohamed-rw6ue
@MahmoudMohamed-rw6ue Ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam
@luluoahmed9332
@luluoahmed9332 Ай бұрын
1 million coming soon❤
@ATTIF22
@ATTIF22 Ай бұрын
صلي الله عليه ؤسلم
@user-ex6jv5eh7m
@user-ex6jv5eh7m Ай бұрын
Scw scw ❤
@fortunemohammed2526
@fortunemohammed2526 Ай бұрын
Anago soo tahriibnay xaladana nagu xun tahay, meel aan dad ka aqonina imanay aa waxa madaxa nasaartay aadna noo cawiyay wiilal Reer SOMALILAND ah 😭 Somalinimo no qabiiil ee noo mujiyen❤❤❤
@Ceelaabe
@Ceelaabe Ай бұрын
🥰
@Ceelaabe
@Ceelaabe Ай бұрын
Waxaa isku nahay ayaa kaweyn wll ❤❤❤
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Ай бұрын
Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo please ❤
@MaslaxMideeye-yo9px
@MaslaxMideeye-yo9px Ай бұрын
Soomaali nimada ha waarto❤🇸🇴✔️🇸🇴✔️
@habsamouse5994
@habsamouse5994 Ай бұрын
Waxa lesku haayo waxa lesku yhy baa ka weyn waan ogaaga gob inuu yhy dayax Dalnuurshe king of city cuqada waa ka xor❤❤frm borama❤
@Mohamedabdirahmaan-m1i
@Mohamedabdirahmaan-m1i Ай бұрын
Ku sali nabiga scw scw scw ❤
@Mohamedabdirahmaan-m1i
@Mohamedabdirahmaan-m1i Ай бұрын
@MahmoudMohamed-rw6ue
@MahmoudMohamed-rw6ue Ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam wacala aalihii wasaxbihii ajmaciin
@CaliCaraale-kn6ri
@CaliCaraale-kn6ri Ай бұрын
صلى الله عليه وسلم 😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤
@NaJaHaBdi-g9w
@NaJaHaBdi-g9w Ай бұрын
اللهم صل على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
@naemamohamed2941
@naemamohamed2941 Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@shukriibrahim7468
@shukriibrahim7468 Ай бұрын
MAASHA ALLAH That is what we needed all somali people ❤❤❤
@daahaabdi-ms5yf
@daahaabdi-ms5yf Ай бұрын
الصومال ارض الشرف والكرامه 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@FataxFatax-m8r
@FataxFatax-m8r Ай бұрын
I'm from Somalia 🇸🇴 waxa la isku hayo waxa isku nahaan ka weyn❤❤❤
@SaadaGasle
@SaadaGasle Ай бұрын
Waxa la isku hayo waxa la isku yahay ayaa kaweyen❤🎉❤🎉❤🎉❤ from Djibouti
@kiinmohamed3274
@kiinmohamed3274 Ай бұрын
Somalida waysku dhiig waysku dheecaan quluubtoda mida siyaasiyiin xaraamiina nagu dhex jira meela kuma kala maarano Dayax dalnuurshe runtii waa muraayada dhalin yarada somaliyeed waxa laysku hayo waxa laysu yahaa ka weyn hadal dhaxal gala runtii one love❤💗 somali youth
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q Ай бұрын
Walaalimodu waa qaali sharafi korkiina ha ahaato soomaaland🇭🇺
@MOHAMETAPDIQORANE
@MOHAMETAPDIQORANE Ай бұрын
Wlhi dayax dalnuurshe nin qalbi wangsan weeye mar horaan arkay ninkaaasi inuu lagend yahay❤
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 Ай бұрын
Wallaahi I’m Crying dhiiga biyo ma’aha Somali♥️💯
@muhiimafarah5413
@muhiimafarah5413 Ай бұрын
Dhalinyada ree hargeysa waa ine casuumaad heer caalami ah u sameyaan King of Somalia
@casalasal6466
@casalasal6466 Ай бұрын
MAYA MAYA WAAN KAA DIIDAY MUUSE BIIXI IYO QAAR KALOO BADAN MAA NOOSOO AFDUUB KU DHAHAY WAA LAGU SOO DIREE YAA KUSOO DIRAY DAYAXEENA DALKA NUURSHE MEEL AAN LA ISKU HALAYN KARIN MA AADAYO MUQDISHAA KA BADAN
@casalasal6466
@casalasal6466 Ай бұрын
DHALINYARADU NA WADANKEY XUKUMAA IYAGAABA LA XIRAYEY HADEY MUQDISHO TAGAANE WARAA LUGOOYADA JOOJI
@hibaaq6184
@hibaaq6184 Ай бұрын
Shiliman u bixiyay kumu kasban umadan dhan uu cayay was inu rali galin waydistas dadki uu ku gafay. Qiro jaban ayan u aqana waxaas
@nasiixamacalim1473
@nasiixamacalim1473 Ай бұрын
Wlhi Soomaali meelna kuma kala harto wayo dhiiga wada dhalashada ma ahan wax dheyal dheyala Viva Somaliweyn ❤️❤️❤️
@AliAhmed-gg8fm
@AliAhmed-gg8fm Ай бұрын
Guushu wa somali wasiir adiguna guul ba ku rajenaya
@mohamudyasin4393
@mohamudyasin4393 Ай бұрын
Gobonidama waa loo dhashaa ee leeskama kee keeno Legend Dalnuurshe 💖
@zakirboss143
@zakirboss143 Ай бұрын
Waxaynu isku hayno ayaa ka weyn waxaynu isku nahay 🎉 Viva Landerz ❤
@hibaaqdeganhibaaqxx5707
@hibaaqdeganhibaaqxx5707 Ай бұрын
hooyo walbo soomaaliyeed ilaaheey dhibka haka saaro
@shijo2055
@shijo2055 Ай бұрын
اللهم ألف بين قلوبنا وأصلح حالنا 🤲🤲🤲🤲🫂🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@KhadijoadanRobe
@KhadijoadanRobe Ай бұрын
آمين
@Kalthuuma
@Kalthuuma Ай бұрын
اللهم امين يارب العالمين 🤲
@NaJaHaBdi-g9w
@NaJaHaBdi-g9w Ай бұрын
اللهم امين يارب العالمين اللهم انصر اخواننا مسلمين في فلسطين 🇵🇸 اللهم امين يارب العالمين
@casalasal6466
@casalasal6466 Ай бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin
@nasramohamednoor6621
@nasramohamednoor6621 Ай бұрын
Amiin
@Cabdiqani11Maxamuud
@Cabdiqani11Maxamuud Ай бұрын
Dayax waa geesi qaran walahi 😢
@SafiyaYusuf-i7r
@SafiyaYusuf-i7r Ай бұрын
Somalinimo baa inaga badan anagu hadaan nahay somali galbeed jacaylka so.alinimo baa nabiyadhigaye hooy somaliyeey jacaylku asal ha inoo ahaado soomaali waan ❤❤❤❤❤
@fiidowmrk
@fiidowmrk Ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@user-bb6ui4cb3g
@user-bb6ui4cb3g Ай бұрын
Ninka an oo kacano asxbta wa Abe somaliyad
@user-muniish
@user-muniish Ай бұрын
Dayax is the legend❤
@Xalimo421
@Xalimo421 Ай бұрын
Wanaag wax dhaamo la waayey😍Aduunyada wa ayaamo,Xumaanta iska daa qofwalboow.Aduunka wad ka tageeysa,Xusuus fiican u reeb inta kaa dambeeyso ha laguu so duceeye markad dhimatey ka dib ee yaan lagu so habaarin adigoo qabriga ku jiro..Allahu akbar.Inta xun Ilaahey ha so hanuuniyo. Dayax dalnuurshe wa qof wngsan masha' Allah.
@user-fe1wr1nn9v
@user-fe1wr1nn9v Ай бұрын
Walee dhalinyaradeena mar un bay fahmayaan raga dhiigoodo ku naaxa siyaasiyiin iska qabta dhalin yarooy ❤❤
@Bulshodhamaanteed
@Bulshodhamaanteed Ай бұрын
Wax walbo waxa isku nahay aya kaweyn masha Allah ❤
@mukhtarzhaafi3952
@mukhtarzhaafi3952 Ай бұрын
One like team saraakisha ❤🖐️
@fortunemohammed2526
@fortunemohammed2526 Ай бұрын
Wasiir maanta waa iga ooysisay, walalo aa nahay, wada dhashay dhibatadana isgarab taagan❤❤❤❤🤗🤗🫂
@fadumomohamed8284
@fadumomohamed8284 Ай бұрын
Somali waa gacal iyo sokeeye sinjiga ka siman great job dayaxlanuushe iyo walaal aha Somaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
@FaraCade-nl5ud
@FaraCade-nl5ud Ай бұрын
Sikastoo la iskuqabsado soomaalinimada la iskugu imaandoonaa pro🎉
@Zabna143
@Zabna143 Ай бұрын
Waxa lesku haayo waxa lesku yahay baa ka weyn❤❤🎉🇸🇴💪👈 Kong of Cty dayax🎉
@AshrafYare-dv4ov
@AshrafYare-dv4ov Ай бұрын
Sass waa
@YasminxasanAbuukar
@YasminxasanAbuukar Ай бұрын
Beena mahan dayaxa gobaw waaye😊
@HAATIM3
@HAATIM3 Ай бұрын
Team zaki bin haji one oike👍
@arrehnadin89
@arrehnadin89 Ай бұрын
Dayax dalnuurshe asal asal dhalay ❤❤
@dojimohammed7796
@dojimohammed7796 Ай бұрын
Buuraha sirbaa u dheer hankana somalinimo ❤❤
@KumaxMedia
@KumaxMedia Ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)
@mohamedhimilo6064
@mohamedhimilo6064 Ай бұрын
اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤
@abdiwalihassan2737
@abdiwalihassan2737 Ай бұрын
Kusali xabiibkeena Muhammed scw Scw Scw scw scw scw ❤❤❤❤
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Ай бұрын
Dhalinyarada soomaliyeed waa dad qiima leh oo bulshada shaqo wacan u haaayo ❤❤❤❤
@mohamudyasin4393
@mohamudyasin4393 Ай бұрын
Team commonland only one love ❤️
@user-ry8uv9jr8x
@user-ry8uv9jr8x Ай бұрын
Illaahow Somali oo dhan qalbigooda midoobeey aamiin
@deeqohassan5160
@deeqohassan5160 Ай бұрын
somalino macana🇸🇴❤❤❤
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Ай бұрын
5 Somaliyed waa lamtabtan dadka iyo Dalka dinta GUUL iyo gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏👍🐎🙏👍
@Asha-p9r
@Asha-p9r Ай бұрын
Waxan nahayi hadii aan nahyi reer Mudusho waa nasab i love Mudusho ❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@khadarbinugacansaar
@khadarbinugacansaar Ай бұрын
FrOm zArAakiiSHa Jigjiga ጅጅጋ 🙏🙏 zaki Binxaaji
@BossHamza765
@BossHamza765 Ай бұрын
Really he is the Legend wllhi Dayax Guuleyso ina aderkey ❤
@hanaosman114
@hanaosman114 15 күн бұрын
Wasiir qofka 2aad oo igaqosliyaa tahay thanks
@user-sw4qk8jb7c
@user-sw4qk8jb7c 21 күн бұрын
Masha Allah tabarakallah Zaki bin Xaaji waxaa tahay bir qaali ah, Allah ha ku sharfo ❤️😍
@hiboclaahi9064
@hiboclaahi9064 Ай бұрын
Ilaahay qulubta somalida burcad ha isku mariyo ❤😢
@foziaziciitApdale
@foziaziciitApdale Ай бұрын
Iam from somaliland at this time iam crying wllah we are one blood ❤somalinimo ha waarto❤❤namaste namaste
@ShugriCali-jj8jz
@ShugriCali-jj8jz Ай бұрын
4 Million majeerteen baa diray wasiiir🎉❤😊
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 Ай бұрын
Alx Ala mahadle ❤❤❤
@kinglovelife2318
@kinglovelife2318 Ай бұрын
King of somaliya dayax
@user-xw7wz2ju8f
@user-xw7wz2ju8f Ай бұрын
King of somali dayax hambaliyo 🎉❤🎉❤
@CabdinajiibYare
@CabdinajiibYare Ай бұрын
Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 baaleh not land
@Israa-fj5xj
@Israa-fj5xj Ай бұрын
Dhalin yarada maba is heystan wa dad qalbi wanagsan ee dad siyasiyeen oo nabad iyo horumarka neceb ayaa isku diraya
@SafaAhmed-ov4uo
@SafaAhmed-ov4uo Ай бұрын
Wax leys ku hayo wax leysku yahey ayaa ka weyn somalin kama kaftano from landers😍
@shariifamahamedaadan2937
@shariifamahamedaadan2937 Ай бұрын
Quranka ayaa lagu sheegay .diinteena Islaamka .ayuu wataa .lagusoo Koriyay DAYAX .ASAGAABA AH DAXAY DAL NUURSHE .ALAHA KU NUURIYO ❤❤❤ Somali ayaa turi Qofkii ku xumeeya waxaa loogu bedelaa wanaag
@hanayusuf2262
@hanayusuf2262 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤. Dhal Culumo Inu Yahay Ogaada Soomaaliyey 🙏🙏👍👍👍🥰🥰💕💕🌹🌷🌷🍰🌷🌷🌹💕💕🍰🍰🍰❤️❤️❤️🥰🥰👍👍🙏🙏🙏🙏👍👍🥰🥰💕💕🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💕💕From all the down 🇨🇦🇨🇦🇨🇦. Toronto. Dalnuurshe Is my Dhiiga & Dheecaankeyga Sharaf iigu Noolaada Adigiyo Reer Tolkeyba Allaha Idin Amaansado 🇨🇦🥰🥰🥰🥰💕💕💕💕💕🌹🌹🌹🌹🌹❤️🌷❤️❤️🙏🙏🙏🙏💕💕🥰🥰🥰🥰💕💕💕💕❤️❤️🙏🙏🙏🙏🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Ай бұрын
❤❤❤❤mashallah ❤ mashallah dayax dalnurshe wa halyey somaliyeed o sharaf badan wa wadani ma ahan fanan qabil e wa fanan qaran o somali u simantahay king 🤴 of Africa inshallah ❤️ somali wa walalo wa ul iyo dirked wa bidix iyo midig labadaba wa muhiim ❤❤Love Somalia 🇸🇴 ❤️ Love reer Mogadishu
@SaraAbdi-sr1nd
@SaraAbdi-sr1nd Ай бұрын
Dayax kaliya dad ayey is haysteen asaga somaliland oo dhan madaxa isku saarey 😊
@khaliddjkhalid3455
@khaliddjkhalid3455 Ай бұрын
Somali somaliba leh ❤❤❤
@maxamedbb5499
@maxamedbb5499 9 күн бұрын
King of Somali dayax dalnuurshe
@IdrissHassan-g1z
@IdrissHassan-g1z Ай бұрын
Wasiir waxan kaa rab naaa in aad nagala qeeb qaadato kacdoonka dhalinta somali yeed ee hada abaa bul kiisa socdo madama aad tahay qof codkisa meel dheer uu garikaro🙏raboo namidey🤲🤲🤲
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Ай бұрын
Waxa la isku haaayo Waxa leesku yahay ka weyn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aliznadequeen921
@aliznadequeen921 Ай бұрын
Waxaa liskuhayo waxaa kaweyn waxaa liskuyhi somali hanolato 🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤ilov you ❤❤❤❤
@JuweyriyoMohamed-zi9og
@JuweyriyoMohamed-zi9og Ай бұрын
Dayax always is Dayax
@ClaahiShardi
@ClaahiShardi Ай бұрын
Qofkii ugu horeeyay
@40Durkiya
@40Durkiya Ай бұрын
Maasha Allah sxp ilaahay haka soo saaro
@maryammb7064
@maryammb7064 Ай бұрын
Dhalinyarada soomaaliyeed ha ka tashadaan daneystaha siyaasigaa aan waxba noqon karin ilaa uu kaar qabiil xoqdo 😢❤🎉
@foozia426
@foozia426 Ай бұрын
Maasha allaah dayax dalnuurshe wa geesi qalbi fiican nooloow ❤
@hujuumboy5175
@hujuumboy5175 Ай бұрын
Wlhi soomaali waa is jeceshahay ee rabiyoow quluubteena hal ka dhig alla macaan badnaa markay soomaali hal far noqoto 😢
@user-rj9zy6ku5s
@user-rj9zy6ku5s Ай бұрын
Allaa wallky ayuu magafe maanta garaacayaa😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭
@zeinabAhmed-gf8hy
@zeinabAhmed-gf8hy 26 күн бұрын
ax Allha kaso daayo abyo 😭🤲
@ZakariyeMaxamed-vj5ot
@ZakariyeMaxamed-vj5ot Ай бұрын
King of city wa,qof gangista ah atoraha magalada dhaha
@Leiaa_17
@Leiaa_17 Ай бұрын
Dad banahay wada dhashoo😢❤
@HawaOsman-x6w
@HawaOsman-x6w Ай бұрын
Waxa la isku hayo waxaa ka weeyn waxa la isku yahay! ❤❤❤
@dalmarcabdilaahi8566
@dalmarcabdilaahi8566 Ай бұрын
Wadadhalasho ayay ku dhamaatay mashaa Allah
@user-ph6cr3ft9k
@user-ph6cr3ft9k Ай бұрын
Big respect dayax ❤❤❤❤❤
@SafaAli-je5yq
@SafaAli-je5yq Ай бұрын
Waxa laysku hayo waxa laysku yahaa ka wayn❤one love All of the somali people
@smileforlife6412
@smileforlife6412 Ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 nooloo oo jir oo joog.
@CabdifitaaxCabdinaasir-ud7wr
@CabdifitaaxCabdinaasir-ud7wr Ай бұрын
Firs comment❤😂
@AmaalMohamed-sr9tj
@AmaalMohamed-sr9tj Ай бұрын
Boqor boqor dhalay ❤❤❤❤ dayax dalanurshe ❤❤
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq Ай бұрын
Masha'Allaah Somaali Waa Mud, Waana Walaal😢❤Guul iyo Gobanimo❤️‍🩹🇸🇴👍
@user-wt6hs5ls2i
@user-wt6hs5ls2i Ай бұрын
Masha Allah wllnimadu waa sheey qaliya ❤
@DeeqaSalah
@DeeqaSalah Ай бұрын
Guulaysta somaliland iyo Somali dhiigodu waa 1❤❤❤❤❤
@ramloarahman9836
@ramloarahman9836 Ай бұрын
Wax leesku haya waxa kawen waxa liisku yahay ❤❤
@najmoapdalle470
@najmoapdalle470 Ай бұрын
Somalia 🇸🇴 ilhy ha isku soo jeedyo wyo wa dada aan xasidnimo aqoon wlhi❤
@ibraproduction2786
@ibraproduction2786 Ай бұрын
Away team wasiirka aniga comentigayga ma arko miyaa hee ar wasiir maxa iigu haystaa hee ❤❤❤❤
@ayanmohamed5327
@ayanmohamed5327 22 күн бұрын
Ma Sha Allah ❤❤guul iyo gobanimo
@Nadromaxamadcali
@Nadromaxamadcali Ай бұрын
M.a dayax dalnuurshe Gagan aa utaagay❤❤❤❤❤❤❤
@casalasal6466
@casalasal6466 Ай бұрын
ASC ZAKI WAXA LAYSKU HAYO WAXA LAYSKU YAHAY AYAA KA WAYN VIVA DAYAX DALKA NUURKIISA KING OF SOMALIYA MUQDISHO MAANKA DEEQA ALLOW DHALINYARADA SOMALIYED MIDEE
@user-oh1iw1tt2o
@user-oh1iw1tt2o Ай бұрын
Wasiir kamida golaha wasirada ayya xagaa iyo magaladii burco idikaso salamayaa waxan idinleyahay waxa layku hayo waxa laisku yahayba kawayn
@BuuhroobleAfteeb
@BuuhroobleAfteeb Ай бұрын
dayax dalnuurshe allaah ya cisak baan leeyahay dambigaga iyo kii waalidiintaada alle ha dhaafo🤲
@safiyohassan8304
@safiyohassan8304 Ай бұрын
❤❤❤ Geesiyow aad ban ku tageer indr Kal iyo Laban ku jecelhy walalkow guulyso adiga iyo iyagub ❤
@user-sw4qk8jb7c
@user-sw4qk8jb7c 21 күн бұрын
Masha Allah tabarakallah 😍❤️
@hibonura7976
@hibonura7976 Ай бұрын
King of city dayax ❤❤❤
@dalmaraadan1848
@dalmaraadan1848 Ай бұрын
❤❤❤
@raqiamohamed3587
@raqiamohamed3587 Ай бұрын
Farxd ku waar wasiir❤❤❤❤
@NimoAbdi-r6n
@NimoAbdi-r6n Ай бұрын
Keep going Zaki bin xaaji
@user-ex6jv5eh7m
@user-ex6jv5eh7m Ай бұрын
Wll zaki horay usoco ayaan kuleyahay ❤
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 14 МЛН
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Бискас
Рет қаралды 6 МЛН
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 19 МЛН
#WAAR DAG DAG AH
10:11
SOMALI TV
Рет қаралды 191
Dayax Dalnuurshe Oo Tiktok Live see more.......
5:35
ISRAAC MEDIA
Рет қаралды 566
Xaaskii Dayax Dalnuurshe Oo Wejigii & Bushmihii😭Subhan Allah
30:10
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 57 М.
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 14 МЛН