Mohamed Ciro (Qalbi kuu Hilooboo Haween kaga Sogo'ay) 2013

  Рет қаралды 989,244

Taajir Studio

Taajir Studio

11 жыл бұрын

Subscribe,share And Comment

Пікірлер: 411
@hanaabdi3432
@hanaabdi3432 Ай бұрын
22/04/2024 malmihii igu murugada badana waxaan joogah hargeisa Saacadu waa 9:29am subaxnimo Tariikhada aan qorayana waxa weeyi 18/06/2024 Malin talada ah Hadaad iga danbayso zxb like isar😢
@caashaqalbi372
@caashaqalbi372 11 күн бұрын
Alle haka saaro
@asmatahir1848
@asmatahir1848 5 ай бұрын
17/2/2024😢waan huba inaa dib uso boqon doonto heestan aadka u mcn
@rahmabdi5979
@rahmabdi5979 Жыл бұрын
Aduuunyo hanaqaadka ruux jecel marbuu hagrada waqtigu😢 malmo xasuus murugo leh ayuu sanadkani iigu bilowday 2023🥺Naftyday hubsiimiyo Hindisiyo lahaw samir🥺❤
@abokormahamed2866
@abokormahamed2866 Жыл бұрын
Is adkayzo
@caskalyrics357
@caskalyrics357 2 жыл бұрын
17/5/2022 Kampala Uganda ayan ku dhegyzana Waana heezaha bakaal taan ugu jecelaY Zaacadu Waa 12:15hbeenimo Cidi iga dmpyza like Zhpayal
@Imraan247
@Imraan247 Жыл бұрын
Sheeko mirqaan 😂😂😂
@ahmedman827
@ahmedman827 Жыл бұрын
Kampala gaar ahan kisenya meela ku qayilin sacadu waa 12:30 heestan cawa in badan kuso celceshaday
@abdirazak.myzaro
@abdirazak.myzaro Жыл бұрын
Ana caawan ku dhagaysanayaa walahi kampala lakin ma mirqaamaayo😂
@caskalyrics357
@caskalyrics357 Жыл бұрын
@@abdirazak.myzaro Izka mirqaan wll😂✋
@saynabcali319
@saynabcali319 Жыл бұрын
1:20 habeenimo 29/7/2023
@cabdicasiismaxamed7281
@cabdicasiismaxamed7281 5 жыл бұрын
Lyrics Qalbi ku hiloobo haween kaaga soo go,ay inaad hawsho mooye uma hagar baxayside.. 2x Hadiyan horjoogiyo quruxdiyo hanaankuba caku ee iso hodin kumaan heelanaden.. 2x Huqdu huqdu caashaq leeyahay iga hiilin wayde dookhayga kaa helay ka hadh buu ileeyahay.. 2x Hanaqaadka ruux jecel marbu hagrada wakhtigu marbaad hoodiyo nasiib ku heshaa sadkaage.. 2x Rajo kumaad hugoobine naftaydaay hubsiimiyo hindisiyo lahaw samir hankaagana ha waydeen..2x Huqdu huqdu caashaq leeyahay iga hiilin wayde dookhayga kaa helay ka hadh buu ileeyahay.. 2x 100 like gaadhsiya fadlan waligay ma heline 👏👏
@abdiwaxidshekhcumar7547
@abdiwaxidshekhcumar7547 2 жыл бұрын
Wow wow
@abdrahman2910
@abdrahman2910 Жыл бұрын
Abdiwaxid Mahadsanid walaalkey macaan!
@AhmedAbdi-pt2yq
@AhmedAbdi-pt2yq 5 жыл бұрын
Heestan kama xiiso dhaco illa hadda waan dhagaysta☺❤
@aishaamukhtaarahmed9852
@aishaamukhtaarahmed9852 9 ай бұрын
💔😭
@user-ng9fx2lr5s
@user-ng9fx2lr5s 3 жыл бұрын
Still 2021😢😢 yaa ila mida😥
@Gu7ed
@Gu7ed 2 жыл бұрын
2022 maal maa kadhiman allow cimri dheer caafimaad iyo cibaado suuban Oo naga dhig kuwa intey jecelyihiin janada kula kulmo 🤲🏾
@JimaleMuse-gj7sk
@JimaleMuse-gj7sk Жыл бұрын
2024 maxa ka hadhay hada😑 Waqtigu wa ordaya sxb
@zakariyeabdishire491
@zakariyeabdishire491 Жыл бұрын
@@JimaleMuse-gj7sk said saxiib waqtiguu waa socda kuwa kafaidesto alle hainaga dhiigo
@Mohamed-nj8if
@Mohamed-nj8if Жыл бұрын
Heestaan Waxaa Dhagaysanaa 13.11.2022 QALBI JAB Ka Dib Markii Ay I Dhaawacday Gabadhii Aan Aduunka Ugu Jeclaa 🥺💔 12.Nov.22 I Will Never Forget
@dibjirkawayn5862
@dibjirkawayn5862 7 жыл бұрын
Hanaqaadka ruux jecel Marbuu hagrada wakhtigu Marbaad hoodiyo nasib ku heshaa sadkaaga fanaan jira bkal ciro hees aad umcn Zxpky cawlo ayan ku xasuusata heestan barigay soobaxday 😭😭
@zakiabdirahman9788
@zakiabdirahman9788 6 ай бұрын
Talye 6 years ago maanta oo 2024 lagu jiro 01/2/ 2024 February ayaaan ku soo xasuustay 😢 cidi iga danbaysa like
@mohamedhassanrashid5368
@mohamedhassanrashid5368 4 жыл бұрын
Hadaad daawaneyso dhamadka sanadka 2020 like dhag kusii
@kingyenasofficial9142
@kingyenasofficial9142 3 ай бұрын
11 years ago but still listening 👂 7/5/24 what a song
@mohamedawil6379
@mohamedawil6379 Жыл бұрын
Heeskan markii igu horeesay aan maqlaa waxay aheed 2019k waxaaa jeelka wayn ee burco markazta ka qaadi jiray saxiipkay marna walalky bidixo hestu waxa ayka hadlayza waxyabo badan zxb bidixo ale haku karameeyo🖐❤️🙏
@dibjirkawayn5862
@dibjirkawayn5862 7 жыл бұрын
Yaa ila daawanaya caaawa oo axada 16/4/2017 wnku bashalaya nolow al fanaan ciro
@asturan_edebsan5630
@asturan_edebsan5630 7 жыл бұрын
ani
@guleedmaxamed9203
@guleedmaxamed9203 Жыл бұрын
Jigjiga soomaali galbeed ayaan ku dhagaysanaynaa heeskan qiimiga badan ee qalbi taabadka ah, aniga oo ah abdiraxmaan iyo saaxiibkay maya e walaalkay guuleed. What a song still love this song♥️
@Inaopthisalam
@Inaopthisalam 6 күн бұрын
Hadi an horjoogiye quruxdiyo hanaaankuba cakuye iso hodin wan heelanade .❤
@abdirizaksamuura9427
@abdirizaksamuura9427 2 жыл бұрын
Heeskan waxee ixasuusisay gabadh aan aad ujeclaa waxeynu wada aheen dad isku fasal ah ilaa class 8 keni inta eynu kadhamehenay class 4sare labadenu aadban uxaririjirnay darenkeyga an uqabo ma ahen mid hadalkaliya an kusokobikaro markatsta waxan jeclanjiray ina usobandhigto darenkeyga lkn waxey ahed mid aad iigu adag ugu dambeyn waxa nodhamaday school ki kabacdi waxan go,an saday ina darenkeyga lawadaago 26/10/2021 19:43 fiidnimo waxa ubandhigtay dareen kii inta odhan qalbigeyga kukedsana jawabtedina waxe noqotay mid qalbigeyga dhawac kurebta Qalbi kuu hilooboo haween kaga soogo,ay inaad howsho mooye uma hagar baxeesid😥💔
@ayaanlesaleban3600
@ayaanlesaleban3600 Жыл бұрын
Sorry huuno qof jacaylkaga garan waya xaqiiq qimahaga waa ogaan donaaa
@asmoabbi5259
@asmoabbi5259 Жыл бұрын
wan ka xumahy waqtigu wu soconaya wadna ilawidonta 🙏
@sirhayow7199
@sirhayow7199 8 жыл бұрын
hadi aan horjoogiyo quruxdiyo hanaankuba cakuyee isoo hodin kuman heelanaadeen!! ish calaa hees, laxan, ereyo, specially the music!
@nuohahmed5578
@nuohahmed5578 7 жыл бұрын
Hasan Hayow y
@farhiyafarah5486
@farhiyafarah5486 10 жыл бұрын
Manshalaha afkaga cano lagu qabay hestan boqol jer hadan dhagaysto kama dharko wana hesta kali en komanti ka bixyo ilove this song kept up wel Don
@hargeysamedianetwork2461
@hargeysamedianetwork2461 2 жыл бұрын
Hadad nooshahay iso jawaab wll 7years ago it's long time
@zamiirdaacad...3474
@zamiirdaacad...3474 2 жыл бұрын
Wll farhiya 2021 ma nooshahay 7 sano kadib...😅😅😅
@thewhitenight1860
@thewhitenight1860 2 жыл бұрын
7 yaars kadib manooshahay farxiya
@abdifatahbahsane1312
@abdifatahbahsane1312 3 жыл бұрын
Dookhaygii kaa helay ka hadhbuu ileeyahay hees dareen keeda wadata My favorite songer Mohamed bakaal ciro 17-7-2021 sabti 4:13 PM
@naimaabdalla7913
@naimaabdalla7913 Жыл бұрын
Cawa oo tahay 2023 bishi shanad ayaan dhagaysanayaa anigoo wax badan tabaaya waligiin qof ha aaminina
@HayanMaxamuud-wz8di
@HayanMaxamuud-wz8di 11 ай бұрын
Caawa waxaan ka hadhay safar aan Algeria 🇩🇿 kaga bixi lahaa cabsi darteed Dadka baxayana waan u cabsanayaa alle ha nabad yeelo Safarkeenii wada jiray ka hadhbuu ileeyahy
@abdirahmanofficial4825
@abdirahmanofficial4825 4 ай бұрын
Hestiiiba SaFar ayaaD U Badashayyy😂😂😂
@sakariyehasenaden8512
@sakariyehasenaden8512 2 ай бұрын
Inte usocotey marka😂
@adnanhusein1437
@adnanhusein1437 Жыл бұрын
Cawa oo sannadkii cusbaa maalin iyo wad inaga xigan ayaan ku dhagysanya magalaada hargesia gaar ahaan xaafada sinay. Waxanan dareemaya jacyl kaligay ah.dookhayGika ka helay ka hadh puu ileeyahay😭💔
@maarigbarre5279
@maarigbarre5279 Жыл бұрын
From tiktok marbaad hoodiyo nasiib ku heshaa sadkaagee ❤🎉 12:42 maalinimo
@khadijafarah407
@khadijafarah407 11 жыл бұрын
Raja Kumaad Hungoobine, Naftaydaay Hubsiiniyo Hindisiyo lahaaw Samir Hankaagana ha Weydeen. Waaw Waaw Waa Hees Qaaliya.
@MohamedMaam33
@MohamedMaam33 3 жыл бұрын
Markaad Cusbitaalka Kalgacaylka ee uu weedhsame Sheegay Jiiftowaliba Waadhka boholyawga, ee aad Isku dawaynayso Erayada laabsaalax iyo Codka Ciro waa iska sidan. May 19 2021
@shaaficihassan1936
@shaaficihassan1936 7 жыл бұрын
huqduu caashaq leyahay iga hiilin waydoo dookhaygii kaa helay kahadhbuu ileeyahay wakhtigaysoo baxday aniga ayay itaabanaysay oo marwalba waan dhagaysan jiray long live cirro
@abumazlaxnk9211
@abumazlaxnk9211 5 жыл бұрын
Ya dhagaysanya 2019 😂 😍 😍 ❤ dookhaygii kaaa helay kahadhbuu ileeyahy
@CaliAbdarahman-l6v
@CaliAbdarahman-l6v 6 күн бұрын
Marbad hoodiyo nasiib ku hesha sadkagee mohamed ahmed bakaal ciro 🎤💔
@sadammaxamed9586
@sadammaxamed9586 8 жыл бұрын
wan ku haysya heesta nolow maxamed bakal ciro zxb 😘
@sadamhussein1444
@sadamhussein1444 Жыл бұрын
2023 \1/15 ayaan wadanka Greece jasiirasada Chios kaam Ku yaala Ku dhagaysanaya hestan ano wayaha nolosha ladagaalamaya🥺
@kaamilosalaad7540
@kaamilosalaad7540 Жыл бұрын
Aboowe sadaam ku salamay halkaan ayan kasoo gartay allhamdulilaah hadad kasoo baxday godoonkii waxaan kuu rajeyna nolol aad u wanaagsan walalkeygii iga yaraayow❤❤
@Raad_wanle
@Raad_wanle 20 күн бұрын
👤
@wiilkasanadka691
@wiilkasanadka691 10 жыл бұрын
Det är bra på attsjung
@xasangees6872
@xasangees6872 6 ай бұрын
Hanaqaadka ruux jecel Marbuu hagradaa watigu Marbaad hoodiyo nasiib Ku heshaa sadkaagee❤
@Ayni88
@Ayni88 Жыл бұрын
Hanaqaadka ruux jecel marbu hagrada wakhtigu marbaad hoodiyo nasiib ku hesha sadkaga Rajo kumaad hungoobine naftaydaay hubsimiyoo hindisiyo lahoow samir hankagana ha waydeen🥺 25/4/2023🇪🇹
@sacadxikmaawi3585
@sacadxikmaawi3585 Жыл бұрын
Waqti wacna iyo maalmo qurux badna bay ahayd heestani 2013...❤
@ahmettelqardhawi807
@ahmettelqardhawi807 4 жыл бұрын
28/10/2019 hben talada ah waqtigas ano joga muqdisho ban dhagysnye hestaaan "huqduu cashaq leyahy iga hilin waydey"
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
Dookheygii ka helay ka hadh buu i leeyey wooow hees cajiib ah oo lagu faro yarestey wallE🕺💃❤✌ 10 July 2021
@abdikarimismail293
@abdikarimismail293 2 жыл бұрын
Hhh legend heesaHa ku dHeeeraysa heeskasta oo hore wn ka arka commentigaga halkana ka salamaya 🖐
@fardushurre1668
@fardushurre1668 2 жыл бұрын
@@abdikarimismail293 maxaad anigana ii arki weyday 😜 just joking 🙏🏿
@kamaalhussainahmed365
@kamaalhussainahmed365 8 ай бұрын
Boqorada Qoralkayga akhrinaysa wan salamaY❤👸
@AhmedBadal-qo3yb
@AhmedBadal-qo3yb Ай бұрын
20.6.2024 😢 1.30 habeenimo 😢😢😢😢 qalbi kuu hiloobo haween kaga soo go.ay inaad hawsho mooye uma hagar baxayside 😢
@aboudichannel6196
@aboudichannel6196 2 ай бұрын
Hadi an horjoogiyo Quruxdiyo hanankupa Cakuye iso hodin Kuman heeladan Jaceylku xanuun badana
@asmoabbi5259
@asmoabbi5259 Жыл бұрын
9/11/2022 waa haben qamis sogaleyso waxan joga garowe waxn daremaya murugo iyo ciil aan waliba waxba kaa qaban krin wll hdad argto qoral keyga iso ducee plz plz ♥️😢
@abdirizaksamuura9427
@abdirizaksamuura9427 Жыл бұрын
Wllo rabi haka sarao😥🤲
@aliyare7194
@aliyare7194 11 жыл бұрын
fanaanka hada ugu sita ciro weeyaan caadi maahan waa fanaanka ugu sita dhalinyarada hada ka heesa hargaysa sxb aadbaan kuu salaamayaa ninkii hadlayaaba hayska hadleeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee
@nimoducaale5404
@nimoducaale5404 7 жыл бұрын
dookhaye ka hale ka hadha ayuu leeyee nice mr ciro
@zuhayliinasaed4940
@zuhayliinasaed4940 Жыл бұрын
Huqduu cashaq leeyahay Iga hiilin waydee Dookhaygii kas helay Ka hadh buu ileyahay😢😢
@sacadxikmaawi3585
@sacadxikmaawi3585 Жыл бұрын
Waqti tagay😋
@najaxabdirisaq5092
@najaxabdirisaq5092 8 ай бұрын
yaa dib usoo bookhday 2023/11/17❤❤
@tezmamedia674
@tezmamedia674 6 ай бұрын
hana qaad ka ruux jecel marbuu hakradaa wakhtigu 😢 ilhal caalamin the one only ciro 😮😮😮😮
@Qofnaba.
@Qofnaba. 4 жыл бұрын
Yaa salaam hees macaan weji oo dareen dhaba ka hadalysa💔😭👏🏾🙏🏾
@Sirkhader
@Sirkhader 2 жыл бұрын
waxay Ka mid tahay heesaha aan tiktok soo gaadhin 5sanno Ka dib Ku soo nqoday heestan😊😭:(
@hudiitailwaad78
@hudiitailwaad78 5 жыл бұрын
Pest song😢still 2019 bakaal ciro fanaan aan jclhy noolow apid🤹‍♀️😍
@sakeriyenasiribarhim412
@sakeriyenasiribarhim412 4 жыл бұрын
2019
@sanaadi_qurux
@sanaadi_qurux 3 жыл бұрын
lucky 🙌🏻
@EgalAskarZeytuni
@EgalAskarZeytuni Жыл бұрын
Wali ma dhagaysanee
@hudiitailwaad78
@hudiitailwaad78 Жыл бұрын
@@sanaadi_qurux nayaa ma adigiiba
@sanaadi_qurux
@sanaadi_qurux Жыл бұрын
@@hudiitailwaad78 hahahaha Haa beby❤️😂
@aishaamukhtaarahmed9852
@aishaamukhtaarahmed9852 11 ай бұрын
Best song waxaan dhagaysanaya anoo ilmenaya maalintu waa isniin saacaduna waa 8:00am subaxnimo 21august 2023💔🫂😭Dooqaygii kaahelay kahadh buu ileyahay☹
@siciidjamac1793
@siciidjamac1793 12 күн бұрын
❤ax wllo
@axmedzaki6881
@axmedzaki6881 2 жыл бұрын
DOkhaygii ka helay Ka hadhbuu ileeyahay🤧 2022 stil
@CIKPRO-tl2mi
@CIKPRO-tl2mi 9 күн бұрын
Qalbi wax jecel ayaan daranaa 😢
@shimbirka.
@shimbirka. 3 жыл бұрын
Heeskan waxn Ku Xasuusta Qofaan Aad u Jeclaa Anoo Hapen Gurigooda Jooga Iyadana Wy I Jeclayd Lakin Mid Kaayana Mu Sheegan Krayn Ayaa Barnamijkasi So Galay Tvga Labadayda Kaliya Hor Fadhina Hadna Inaan Ku Dhaho Waan Ka Helay Waan Ku Dhiiran Wayy Baqdin Aan Ka Baqyo, Adu Marki Danbe Waan u Sheegty Walow Ay I Dhaawacday Anoo Aad u Jecl, Mar Walpa Waan ku Xasuusta Heeskan, Walina Maan Ilawin. Wakhtigu Mxu Carrya. 2021/7/13/1:41 Midnight.🥺💔
@salim_ahmed.
@salim_ahmed. 2 жыл бұрын
Wlhi zxp any saas oo kle dhacdy gbr aan sxpo ahyn aad ujeclaa lkn mr wlba wn ka bari jiry inaan ku dhaho waa ku jeclhy sbbto ah mrky I aragto alla wllky wx kle ma dhihi jirin ana damiirkyga ision waayay inn dhaho waa ku jeclhy ilaayo hda wn jeclhy wna ku riyooda wlhi
@shimbirka.
@shimbirka. Жыл бұрын
@@salim_ahmed. Sanad Ka Dip Ayaan Cwa Dib u Dhagysan Waxn Ku Rajyn Inaad Hesho Qofkad Jeclayd Saxip.💔😊
@abdiwasacmowlid4626
@abdiwasacmowlid4626 2 жыл бұрын
Habeen Taariikheed Oo ay Khamiisi soo galayso waaye 😢 1/4/2022 Naftaydaaay hindisiyo lahow Samir hankaaagana ha weynayn 🥸
@user-kr5gs9qx5k
@user-kr5gs9qx5k 9 ай бұрын
Ilaayo hada oo 2023 eh ayaa ku raaxeystaa one of best my favorite song ❤ bakaal ciro keep it up 🎉
@user-sz5ll9ju9y
@user-sz5ll9ju9y 3 ай бұрын
Heestan waxa aaan dhagysanayay maalin ay bishu ahyd 2024 bishiii afraad 18 keedii waa duhurnimo waxa aan dhagysanayay 12:00 ilaa 5:00 galabnimo qoftaydii ayaan sugayaa ilaa hada iigu soo duceeya in ilahay ii soo celiyo😢
@ishqyboy
@ishqyboy 2 жыл бұрын
Still enjoying this masterpiece song cz it never dies or fade
@foziamohamed2529
@foziamohamed2529 2 жыл бұрын
Aniga xita 🥺😭omg
@user-ud1by5jc6j
@user-ud1by5jc6j 5 ай бұрын
4/3/2024😢😢😢
@AbdullKarem96
@AbdullKarem96 Ай бұрын
Sorry 😞 aad baan uga xumahay 🥹☹️
@xikmadzameh4794
@xikmadzameh4794 6 ай бұрын
2024 yaa jooga
@bazhirmoHamet
@bazhirmoHamet 2 ай бұрын
22/5/2024 Ethiopia 🇪🇹 adis apapa ku dhagayzanayaa 😢😮
@runmoha2738
@runmoha2738 3 жыл бұрын
Hadad dawaneso 12/11/2020 ilke hestaan ya ila mid ah long life cirro
@madridm1250
@madridm1250 9 жыл бұрын
Hanan qaadka ruux jecel marbuu hagradaa waqtigu marbaad hoodiyo nasiib ku heshaa sadkaaga > 3
@Hassanahmed-pn6mr
@Hassanahmed-pn6mr 11 ай бұрын
Ax ax ax 😢😢😢 hanaqaadka ruuxa jecel mar buu hagradaa wakhtigu 😢😢xaqiiiq heestaan wakhti bay daawo ii ahayt ❤❤
@queenamiisha8150
@queenamiisha8150 Ай бұрын
Wxaad I siiisid jacayl iyo farxad sidaa ii daremi jirty wali mahelin qof ii dareema hdii aan ogaan laha inaad iga hormarayso wax yaabo bdn oo ku dhibaya kuguma sameeyen Ilaahow kuu nxariiso alipashi abdirizak ilaaahow jirkiisa cadabta iga ilaali😭😭😭💔💔🤲
@m.hannad_6709
@m.hannad_6709 3 жыл бұрын
Tuesday 7:16 20/7/2021 marbaad hoodo iyo nasiib ku heshaa sadkaaga. Xasuus qaaliya wakhtiyo adkaa oo laga soo gudabay ayay i xasuusisay heestani.
@mohamedhassan519
@mohamedhassan519 Жыл бұрын
Hanaqaadka ruux jecel marbuu hakrda waqtigu marbaat hoowdiyo nasiib ku hesha zad kaage😍
@zeinabhussein8741
@zeinabhussein8741 Жыл бұрын
Hanaqaadka Ruux jecel marbuu hagrada wakhtigu marbaad hoodiyo nasiib ku heshaa sadkaaga 😢😢💔💔🥺
@Raad_wanle
@Raad_wanle Жыл бұрын
Qalbi ku hilooobo🥺yaa salam hesaha darenka cajibka wata ayey kamid tahay🥺😇♥️🥀
@thefearlesskibaarka9642
@thefearlesskibaarka9642 11 жыл бұрын
Well done sxb cirro , waa fanaaniintii hargaysa Noolaw sxb
@RudwanCamuud-cl1bt
@RudwanCamuud-cl1bt 23 күн бұрын
Cawa 1'43 pm waxaan jogaaa jjga gaar Ahaan Garab Cass😢 Heestan waxadba Modaa inay Aniga iga Hadlayso micnaha Hada waxaan Daremayo 15/7/2024.Habeen isniin Ah😢😢
@ANAS__JOKER12
@ANAS__JOKER12 Жыл бұрын
Qlbi kuu hiloowe hawen kaga so go.ay sidee kuula sima hwen ano og inaa facaa ka darajo sreeso mney Mcn Wxa tahy ruxa klia an ka dorte dadka dunida saran dorasho hadee jirto Waa adiga klia wxana kuu jeclade jaceyl aan xad Laheyn kas oowaligii dhamaan wllhi mcn Dhagaxa buraha ku jira hdan dahab kaga dhigo qortadana dheman suro abal kagii magudin bahjoy💗🥺❤
@XasanDhacar-zh5oe
@XasanDhacar-zh5oe Жыл бұрын
Xasuus gaar since 2013
@haniabdi1114
@haniabdi1114 11 жыл бұрын
aaaaaaaaaaaaaaaaah mar baaad hoodiyo nasiib ku hesha hanaqadka ruuux jecel marbu hagrada wakhtigu rajo kumaaad hogibinee nafteyda hubsimo hinidyo samir lahow waxey igah lisey rajo wanagsan
@hanikhadar7600
@hanikhadar7600 Жыл бұрын
August 26 2022 Qalbi ku hilooobo ragba kagaso go,ay inad hawsho mooyeh uma hagarbaxayside Hadiii an hor joogiyo quruxdiyo hanaankuba cakuyey iso hodin kuma heelanaden 😭😭😭😭
@abdrahman2910
@abdrahman2910 Жыл бұрын
Walaalkay Bakaal~ Berbera
@munamahamud6211
@munamahamud6211 8 жыл бұрын
rajo kumaad hungoobine naftaydaay hubsiimiyo hindisiyo lahoow samir hankaagana ha waydayn!!!
@munadiamond7156
@munadiamond7156 7 жыл бұрын
Muna Mahamud huqduu
@abshirjibriil4559
@abshirjibriil4559 7 жыл бұрын
heestan waxayka waramaysa xaqiiqo jirta oo dhaba qofka qalbiga qoyana sifiican ayuu udareemaya
@ASMA-j
@ASMA-j 3 жыл бұрын
Malaha kaligy ba dhaheysnaya 2020😂
@abdullahiahmed3724
@abdullahiahmed3724 3 жыл бұрын
🤣🤣😂😂😂😂
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
10 July 2021
@AbdiqadarMohamed-bu4xb
@AbdiqadarMohamed-bu4xb Ай бұрын
Xusuus 2014 Ayaan Dhageysan Jiray Heeskaan Haawaan Dib U Dhageysanayaa Saacadu Waa 01:54 Habeeynimo Habeen Sabti Ah Tariikhda 16/06/2024
@ribaari
@ribaari 10 жыл бұрын
huqduu caashaq leeyahay iiga hiilin weydee dooqeygii ka helay ka har buu i leeyahay what a song al-fanaan ciro i nolow ina hoyo .
@The_zu6eyr4ever
@The_zu6eyr4ever Жыл бұрын
Xasuus bishii 5.2013❤
@sacadxikmaawi3585
@sacadxikmaawi3585 Жыл бұрын
Waqti bay ahayd heestani 2013......2023
@2lovesamy
@2lovesamy 11 жыл бұрын
Yasalaaam heesta dareen ayaad uyeshay masha Allah leuk
@shimbirka.
@shimbirka. Жыл бұрын
Marbaad Hoodiiyo Nasiib Ku Heshaa Sadkaage.💔🥺
@hanadvlogs8771
@hanadvlogs8771 4 жыл бұрын
Hana qaadka ruux jecel Mar buu hagradaa wakhtigu Mar baad hoodiyo nasiib Ku heshaa sadkaagee 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@tahliilibrahimabdi71
@tahliilibrahimabdi71 5 жыл бұрын
2019 Kama Dhargo
@guledkoke2357
@guledkoke2357 6 жыл бұрын
Hanaqaadka nuurux jecel Mar buu hagradaa wakhtigu marbaad hoodiyo nasiib ku heshaa sadkaage qiso ❤❤❤❤
@MuhiimSharmaarke-fy2zj
@MuhiimSharmaarke-fy2zj 5 ай бұрын
Dhookhaygii ka helay ka hadhbuu ii leyahay 😢
@FaysalXawaase
@FaysalXawaase 11 жыл бұрын
yaa salaam ciro noolaw walaal maan shaa alla ilaahay isha naagaha ha kaa duwo way cawri xunyihiine mursal dile ayaa qurbaha lagaaga yaqaanaa
@ahmedxamaada1725
@ahmedxamaada1725 4 жыл бұрын
2020 sanadkan baan kala hadhnay gabadhii indhahayga ka jeclaa walhi😭💔
@fadkamedia4856
@fadkamedia4856 4 жыл бұрын
iska zamiir zxp qali
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
Aad ban uga xumahay wlhy wll😑😔😒
@sayidmatanhure
@sayidmatanhure 4 ай бұрын
Habeen Arbcaa taarikhduna thy 13/3/2024😢
@abdikaniosmangogoye1846
@abdikaniosmangogoye1846 8 жыл бұрын
waa hees aad umacaaan noolow mahamed ciro
@Filkarooon
@Filkarooon 2 ай бұрын
Hesstan xasuusgaray iguleeday😢
@fathy1998
@fathy1998 2 жыл бұрын
الأغنية الوحيدة الي احبها للمغني محمد عرو 🔥🔥
@kulmiyeshukri8690
@kulmiyeshukri8690 11 жыл бұрын
waaaawaaa waxasa heesa qalbi kuu hilooboo offfff ciro
@reerfaanaayewiilkooda5473
@reerfaanaayewiilkooda5473 9 жыл бұрын
Hanan qaadka ruux jecel marbuu hagradaa waqtigu marbaad hoodiyo nasiib ku heshaa sadkaaga
@user-ti9rg3vi2o
@user-ti9rg3vi2o 3 ай бұрын
❤jcylku wa nolosha qiimeheeda qofkastona jaanis u helo lkn aan lawada helin 😭
@sahidmohmoud2380
@sahidmohmoud2380 2 жыл бұрын
From 2013 to 2022 still listening 🎧
@hanadmohaismail5215
@hanadmohaismail5215 Жыл бұрын
Adigu cadipad u rafaday hadaa ilaa hada lagu hayo farad badan u ma bahnid
@abdulahiholand4022
@abdulahiholand4022 2 жыл бұрын
Qisaayinkaan soo dhex cararnay waa heesihii aan kusooo stress baxnay
@gureymohamed679
@gureymohamed679 Жыл бұрын
Enjoyable song and best singer Mohamed bakaal cirro
@maxiharrera2384
@maxiharrera2384 2 ай бұрын
Xidigaha geeska waayo waayo io xasus hore ❤❤❤
@abdirahmansadiq3893
@abdirahmansadiq3893 10 жыл бұрын
sood macaan maasha alaah mohamed ciro noolow
@addetechnologycoach4551
@addetechnologycoach4551 10 жыл бұрын
inaba cadi maaha aniga ayay itaabatay heeskan
@osmandoualeh9022
@osmandoualeh9022 9 жыл бұрын
marka horee waxaan aad iyo aad an uu salamay fananka ciro oon aad uu xeeseyo hesehesa dhaman sebaa hestaan
New Song (RIYO)  Maxamed Axmed Ciro 2013
6:43
SALAXLEY TV
Рет қаралды 605 М.
Maxamed Ciro Hafar baad ku Nooshahay 2013 HD   YouTube
7:03
mahamed mushtar nasri
Рет қаралды 326 М.
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 120 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 20 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 33 МЛН
MAXAMED Ciro HEESTA (Jaceyl Eber Keenay) BY LA CAWEE LIBAAXA
4:10
Hawraar Music Production
Рет қаралды 941 М.
Caashaqa Dhabta ah 2015 by Mursal Muse
7:42
Ibrahim Eagle
Рет қаралды 2,8 МЛН
Hees Ciro Rayo 2012
6:21
Horn Cable Tv
Рет қаралды 215 М.
Dhax Dhaxaadin Jacayl
7:50
Mursal Muuse - Topic
Рет қаралды 264 М.
Cabdi Fanax (Aduunku Haku Noqdo Walal) Official video 2014
8:14
SomaliNewMusic
Рет қаралды 2,8 МЛН
Heesti Habkusoodheh Jacaylka By Max'ed Ciro & Hodan C Raxmaan
10:52
Horn Cable Tv
Рет қаралды 351 М.
Maxamed ciro hees cusub boholyoow Lyrics
5:55
Mohamed Abdulkadir Abukar
Рет қаралды 127 М.
Maxamed Bakaal Cirro (KASHAAN DHAYAAYEY) New Song 2014
7:10
abdirahim salaad
Рет қаралды 318 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 13 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,4 МЛН
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 751 М.
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 313 М.
IL’HAN - Bir aida (official video) 2024
4:01
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 125 М.
Umar Keyn - Ever 2024
3:10
Umar Keyn Music
Рет қаралды 311 М.
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Ауылымды сағындым (official video) 2024
4:25
Жандос ҚАРЖАУБАЙ
Рет қаралды 105 М.