MOHAMED KADHEERI IYO BILKHAYR AHMED | KAALAY WADA MUSHAAXNE | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

  Рет қаралды 6,289,850

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

3 жыл бұрын

HADAL AAN KA MAAGIYO
MAYA YAANAN KAA MAQAL
MIDIGTAADA KEENOO
KAALAY WADA MUSHAAXNE
MAYA MABA KARO..NEW HIT SONG
NEW SOMALI MUSIC VIDEO 2021
MID KAMID AH HEESIIHII HORE
OO REMIX LAGU SAMEEYAY.
--CODADKA--
MOHAMED KADHEERI & BILKHAYR AHMED
MUSIC: USTAAD SUBAAXNYO
VR: MOHAMED KADHEERI
DIRECTED BY: ABDIWALI OMAR
CAMERA & EDIT BY: KABACADDE
PRODUCED BY: ABDIASKARITUBE
ABDIASKARUTUBE 2020/2021
--------------------------------------------
ABDIASKARI MEDIA PRODUCTIONS
SULDAAN SEERAAR
MISS XIIS
KIIN JAAMAC
NADIIRA NAYRUUS
SHAADIYO SHARAF
GULLED SIMBA
XARIIR AHMED
XIDIGAHA GEESKA
ANSHAX
JIGJIGA - HARGEYSA - XAMAR
AROOSKA ISKALAAJI
HOODO GARAYS
-------------------------------------
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks.

Пікірлер: 989
@BilkhayrAhmed
@BilkhayrAhmed 3 жыл бұрын
Aroos majiro waan isla heesnay uune, Abdi Askarow suuqa ha naga soo xirin..hhh Salaan gobeed dhamaan asxaabteena...
@Abaasshakeeti3421
@Abaasshakeeti3421 3 жыл бұрын
Queen 👑 and King 👑. Waad isku soobaxeeysiin maad isku yaacnee illaah amrkiii hhhhhhhh
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 3 жыл бұрын
Qof kasta uu daawado plz subscribe ha u saaro Boqoradda, waa channelkeeda Rasmiga ah ..Thank you 😊
@hamdimohamed7349
@hamdimohamed7349 3 жыл бұрын
Kadeeri hadi ad heshay suqkale hasi radin dumashi wankuso dhawenena hadi an nahay ree jubalnad gobta ogaden ayad boska helesa macnto bilkheyr welcome jubalnad
@galdooxadullochannel9443
@galdooxadullochannel9443 3 жыл бұрын
Anaa ku jecel bilkheryeey
@galdooxadullochannel9443
@galdooxadullochannel9443 3 жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@shiinetube2102
@shiinetube2102 3 жыл бұрын
Heeska kasta quraanka ilaahay ayaa ka macaan....💖
@madamsiyadomohamed6331
@madamsiyadomohamed6331 3 жыл бұрын
Sax wlhi
@sucdianoor969
@sucdianoor969 3 жыл бұрын
M. A taas Ayaan been aheyn
@zuzahabdi3991
@zuzahabdi3991 3 жыл бұрын
@@madamsiyadomohamed6331 0
@aaminowadani3029
@aaminowadani3029 3 жыл бұрын
Haaa
@mahamatheyadesh8715
@mahamatheyadesh8715 3 жыл бұрын
Shaki Miya kujira sxb
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 3 жыл бұрын
Soo dhoweeya Lammaanaha Cusub..
@welovereds6594
@welovereds6594 3 жыл бұрын
Ma qoys pay noqden
@dayaxentertainmentofficial1306
@dayaxentertainmentofficial1306 3 жыл бұрын
@@welovereds6594 pro iso boqo
@abdikafiabukarahmed1747
@abdikafiabukarahmed1747 3 жыл бұрын
Wey isku qurux badan yihiin wllhi ilaahow lamaane kadhig
@nimcaanmaxamed6055
@nimcaanmaxamed6055 3 жыл бұрын
ABDI ASKARI TUBE waan soodhaweynaynaa linkiga meel walba waan saarey thnks
@sawdishmahamed3281
@sawdishmahamed3281 3 жыл бұрын
Yaaaa
@xagaltube6872
@xagaltube6872 3 жыл бұрын
Umadeey xabiikeeni udgoonaa ku saliya اللهم صل على محمد وآل محمد
@ismahaanxasansabriye6064
@ismahaanxasansabriye6064 3 жыл бұрын
scw
@abdikarimhurdaaye8633
@abdikarimhurdaaye8633 3 жыл бұрын
S.c.w
@axmedyare2404
@axmedyare2404 3 жыл бұрын
Scw
@queenmulkish3957
@queenmulkish3957 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw
@cabdirisaqnuur5361
@cabdirisaqnuur5361 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@maahircabdulle678
@maahircabdulle678 3 жыл бұрын
Intii maxamed la dhaho ama jecel magaca maxamed love iisar❣
@falaynifalayni3457
@falaynifalayni3457 3 жыл бұрын
💋💋💋💋💕💕💞💓💓💗💖maxamadkeyka
@mandeeqmuqtaar7952
@mandeeqmuqtaar7952 3 жыл бұрын
Anaa kudhinto😀😁💓💔💗💗💥
@maahircabdulle678
@maahircabdulle678 3 жыл бұрын
@@mandeeqmuqtaar7952 wlhi dheh maxa ugu dhimataa
@mandeeqmuqtaar7952
@mandeeqmuqtaar7952 3 жыл бұрын
Walahi jacayl uqabo bis😂😂😂💋💘❤💋👅
@mandeeqmuqtaar7952
@mandeeqmuqtaar7952 3 жыл бұрын
Jacayl
@diamondalixusein4219
@diamondalixusein4219 3 жыл бұрын
Gabdhaha Hg cod alle wuu udhameyy ismujiya Hg❤❤❤
@nihalabd1
@nihalabd1 3 жыл бұрын
Hg dheega💘👸👸👸🙏🥰🤞
@sucdifunny3425
@sucdifunny3425 3 жыл бұрын
Hg oo cod xun majiro
@axlamali6332
@axlamali6332 3 жыл бұрын
War anga hg qabylada naga daay uf🤢
@carabayali471
@carabayali471 3 жыл бұрын
Mahan hg wa ogadeeniy waye
@diamondalixusein4219
@diamondalixusein4219 3 жыл бұрын
@@carabayali471 wiilkaa ah ogaden gbadha hg
@mustaphaabdimohamed909
@mustaphaabdimohamed909 3 жыл бұрын
Gabdho badan baa heestan adeegsan doona Ileen ragga soomalida kala badh waa maxamed Bilkhayr tartankii baan taageere u ahaa👏
@anabhooyoxaawo5306
@anabhooyoxaawo5306 3 жыл бұрын
Haa huuno waa runta anaba isticmaalay
@hamdimahamedyusuuf3387
@hamdimahamedyusuuf3387 3 жыл бұрын
Anaaa uhoreeyay hestani qof adeegsado💖💖💖💖💖💖💖💖💖siweyn ayan utageraa
@mustaphaabdimohamed909
@mustaphaabdimohamed909 3 жыл бұрын
Anab Hooyo xaawo eebbe haku anfaco maxamed 😁
@mustaphaabdimohamed909
@mustaphaabdimohamed909 3 жыл бұрын
Hamdi mahamed Yusuuf markiiba waad ka gaadhsiisey sow maaha😁😘
@nemodiamond6401
@nemodiamond6401 3 жыл бұрын
Anaba jacaylkyga diray🤣🤣🤣
@mohamedkhalif4380
@mohamedkhalif4380 3 жыл бұрын
All maxamed love ii saara wixii maxamed la dhoho
@yarantixajikaxajika3647
@yarantixajikaxajika3647 3 жыл бұрын
Family maxamed waxaa naloo dhahaa 10 kbadan masha Allah maxamed magac aaan jeclahy❤️🥰
@axmedyare2404
@axmedyare2404 3 жыл бұрын
Yarantixajika Xajika Aabahay Alla yiraahdaa Aniga. Ahmed waa iskumid labadaa mgc manch Allah
@zahraosman3504
@zahraosman3504 2 жыл бұрын
Masha allah walaal aniga iyo adiga isku mid ayaan nahaye mohamed waa magacee nabigeena suubanaa sidaas sardeed ayaan heestaan u jaceyl lahaye
@rowdamohamud7785
@rowdamohamud7785 3 жыл бұрын
Waaa heestii iigu horeysay aan comenti ka bixiyo ma jeclo heesaha mana dhagayso lkin heestaan magaca ku jira ( mohamed) waa jacaylka dhabta ah aad ban ujeclahay anigoo ucaraysan ayaan hestan arkay runtii waan jeclhy aad iyo aad magaciisa had iyo jeer qof kasta ugu yeera jcaylka aan uqabo wuxuu idareen siiyay nolosha waxay tahay runtii wax wlba asagaa ii ah jacayl sxib iyo wlll asaga sidoo kle intaba waa u ahy wxaan labadeenaba rajaynyna insha calafku isku keen daro mrksta ku ducaysana wxaan rabaa comentiga inuu ka mid noqdo xusuus qorkayga 21/01/2021
@rahmamohamed200
@rahmamohamed200 3 жыл бұрын
Insha Allah waad midoobaysaan walshayey, Alle nolol xalaal ah oo macsi lahayn ha idinku kulmiyo ukhtiii
@musbaaxcuthman8509
@musbaaxcuthman8509 Жыл бұрын
Wd nqonysan mcny
@rowdamohamud7785
@rowdamohamud7785 Жыл бұрын
Abyo waan noqonay Alxm waana xaajigayga waa curadeyda aabaheed Alxm dhexdeena ilahey ubad ayuu nagu arsaaqay
@aamina864
@aamina864 Жыл бұрын
@@rowdamohamud7785 masha allh xbbti isku waara🥰🥺
@Anzal___
@Anzal___ Жыл бұрын
@@rowdamohamud7785 hamblyo abyo illahy ha isku kiin barakeeyo🥰
@ubaxosman1614
@ubaxosman1614 3 жыл бұрын
Wax walba waxa kamacn hadalka alle❤
@seynabali7900
@seynabali7900 2 жыл бұрын
Sax
@user-xt1sq7lw4q
@user-xt1sq7lw4q 7 ай бұрын
Sax❤️
@halabuurcaadilhanad5415
@halabuurcaadilhanad5415 3 жыл бұрын
Waa hees mug iyo miisaan leh fanaaniinta wada qaadayana hibo fan loo dhameeyay hambalyo team abdi askari tube
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love Aan ku salino xabibkena
@dagandaacad3066
@dagandaacad3066 3 жыл бұрын
Kaliya waxaan ku heestaa erayada codadka iyo sida qurxan oo looduubay iyo waliba sida asluubta badan ay udhaqmayaan dhaqan dhowr iga dheh👌👌👌👌👌👌💋💋💋💋
@xamdaofficial5717
@xamdaofficial5717 3 жыл бұрын
Waa run hees walba quraanka ayaa ka macaan
@abdullahihassan8002
@abdullahihassan8002 3 жыл бұрын
Mashallah cadka aya ideli wlh keep going my two blood Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@diamondalixusein4219
@diamondalixusein4219 3 жыл бұрын
Markee 1M gaarto isoo waca👏👏👏👏👏👏👏👏
@drsnihaalhassan5439
@drsnihaalhassan5439 3 жыл бұрын
Wee grty kly
@umujuweriya2021
@umujuweriya2021 3 жыл бұрын
Dhagta is qabo hee
@zakariyabinhusseinboy2337
@zakariyabinhusseinboy2337 3 жыл бұрын
Bilkher walashy an jeclahy ayaa ladaha oo igu xigtoo 1love bilkher😚😚😚😚
@sds9082
@sds9082 3 жыл бұрын
Mohamed kadheeri ......fans one aYaan kuu ahaY .... Horey usocda adi iyo ....bilkheyr ba ....
@zuhuurqueen396
@zuhuurqueen396 3 жыл бұрын
Hadan les xaqireyn walee inanta cod baa ku jidha🥰❤alaa maxamad hee zuhuurey🤣🤣🤣
@asisaisse9043
@asisaisse9043 3 жыл бұрын
Geenyada saruuur 🥰🥰🥰🥰 bilqeer
@naimaabdi7385
@naimaabdi7385 3 жыл бұрын
Sharaf ayaad leedahy
@sahanphone7559
@sahanphone7559 3 жыл бұрын
Wooow lov❤❤❤
@EDITZ_JR
@EDITZ_JR 3 жыл бұрын
Waa maxay gabdhaheen faniin baynoqdeen hg
@Eng.Shiiqaalow
@Eng.Shiiqaalow 3 жыл бұрын
Saruur ilmaa isku hooyo nahay baa ah maasha'allah naas ban soo wada nuugnay, 6 saruur baa igu hooyo ah
@mdahirsalad4717
@mdahirsalad4717 3 жыл бұрын
Sax saaxiib
@sucaadseeraar1961
@sucaadseeraar1961 3 жыл бұрын
Moha kadheri tagere buxa ku ahy alfa nan cod qurux intabah mnsha allh bilkhayr boqorad mcn iyadunah kama dalo codadkoda 💕💖💓❤❤
@samiraabdullahi4455
@samiraabdullahi4455 3 жыл бұрын
M.a
@ibrahimabdullahi9442
@ibrahimabdullahi9442 3 жыл бұрын
Mansha allah maxamdd walahi waa magaca aan aduunka ugu jeclahay
@guuleedyaasin3780
@guuleedyaasin3780 3 жыл бұрын
Ascxaald
@munanalka8443
@munanalka8443 3 жыл бұрын
Keep going Mohammed kadheeri bilkeer ahmeth wayni wataa ❤💯
@faraxxirsi133
@faraxxirsi133 3 жыл бұрын
Fanan an jecelhy wlhi walalky Somaliyeed alle codka hagu barkeyo wlloh💋❤💪
@ramaazruuxi173
@ramaazruuxi173 3 жыл бұрын
Bilqeyr ahmed iska jclhy illahey amarkis keep going xbbti
@raxmoshakaal8558
@raxmoshakaal8558 2 жыл бұрын
Poqorkii Aderky dhaly moha Cade 🥰❤🇬🇲
@dhawrzansidahooyadeed6908
@dhawrzansidahooyadeed6908 3 жыл бұрын
mohamed waa mgc meel aan la zurayn kariyn iga yaal wlhi geesigayga aduunka u jeclahay la dhaha alle hay daaye👑❤😍💯💑
@maxamedwaxkale5859
@maxamedwaxkale5859 3 жыл бұрын
waa qofka ugu horeyey oo comments kasobixiyey waye saxip
@sahramohamed9643
@sahramohamed9643 3 жыл бұрын
Maasha Allaah ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ Lamaanaha Hambalyo👍🌹🌹🌹🌹Gurigiina guri negi😍
@caaliyainamohamedaxmed7714
@caaliyainamohamedaxmed7714 3 жыл бұрын
Masha allah inolada 2 walalaheya cadawgina unolada alleylaheey kalay iska arag hesta jiro joga ❤❤❤👊👌🌹
@mohamedyussuf9434
@mohamedyussuf9434 3 жыл бұрын
What are great song 👌 kep going MOHAMED kdhari
@hodaugaas7755
@hodaugaas7755 3 жыл бұрын
MashaAllah, Mohamed Kaadheri is very handsome and Bil kheir is beautiful 😍
@fatumabish2460
@fatumabish2460 3 жыл бұрын
Masha Allah 💖💖💖💖💖
@AmiiraMohammed
@AmiiraMohammed 2 ай бұрын
Wiilka aan jeclahy Mohamed la dhaha mcln buu iyahe hadana lkn love ku ahe ❤
@mariamdegan8961
@mariamdegan8961 3 жыл бұрын
Heesta waxay ahaan jirtay alla muxubo hee maxamed waa hore ee fanaaniintii reer djibouti🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@dilaawarabdimhadosman4142
@dilaawarabdimhadosman4142 3 жыл бұрын
Haa hestaa anigoo ciyala dhegaysan jiray 2006🤣🤣 Wxna jeclaa inaa markaa weynaado mar uun maslax kaqado🙄
@munacisman5891
@munacisman5891 3 жыл бұрын
Exactement ils ont changé le nom💁‍♀️
@qoshwannaag63
@qoshwannaag63 3 жыл бұрын
@@dilaawarabdimhadosman4142 Indeed I use the song..... during the hey days...💯
@leylaali642
@leylaali642 3 жыл бұрын
Maxan radyo jabuti ka maqlay heestan
@cabdixaafidcali5184
@cabdixaafidcali5184 3 жыл бұрын
Ii sheega waxaan ku qoro heestii hore ee muxubo
@bossabaadir1928
@bossabaadir1928 3 жыл бұрын
Heesta Sanadka waliba Gabadha Codkeeda 🔥
@kaafiyare4443
@kaafiyare4443 3 жыл бұрын
Music dagan iyo codad dagan muqaalkana kaba siidaran keep goin brothers👍
@nimceeyamohamed3585
@nimceeyamohamed3585 3 жыл бұрын
Fanaankan wan tagera wllhi allah keep you for ever from Hargeisa
@Shankarooneeyy
@Shankarooneeyy 2 ай бұрын
Wiilkan jeclahay Maxamed la dhahaa wana macalin keyga ❤😂
@ridwahassan7102
@ridwahassan7102 3 жыл бұрын
Maxamed magac aan ugu jclhy wllky mcn
@libanaden6444
@libanaden6444 3 жыл бұрын
Aadbey iskugu soo baxayaaaan wlhi..👌👌👌👌....
@ruuncabdi475
@ruuncabdi475 3 жыл бұрын
👏👏👏
@raxmoshakaal589
@raxmoshakaal589 3 жыл бұрын
Huuno Bilkhayreey zida naxarizta Badan o udhahayo Baan kahelaY m.a wlkY3 Mohamed Cade io wlzhy Allha idin zharfo huunaYaaal 🔥🔥💖💖💋💋⚘🥀🥰🥰
@arfiibrahim1463
@arfiibrahim1463 3 жыл бұрын
M.a keep going fanankeyga an jeclay 💕💕💕
@mrslamis4125
@mrslamis4125 3 жыл бұрын
war wiilsha Ogaaden e fanaanita mid la turo Malahan dhamaantod wa handsom ka dheeri xogaaa wa gaban yahay🤣 lkn quruxlow waye hees iyo bar 😘
@hamidaahmed6646
@hamidaahmed6646 3 жыл бұрын
Keep going guys🥰🥰
@Abdikhasim1
@Abdikhasim1 3 жыл бұрын
Apdi Askari keep going legend
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 3 жыл бұрын
Waaw Waa Hees iyo badh kadheeri legend ❤❤😘
@safiyotahliilchannel6885
@safiyotahliilchannel6885 3 жыл бұрын
Waaaw waashidan tihiin 😍😍👍
@asiye717
@asiye717 3 жыл бұрын
Maxamad Laba ila dhalata laidhaha hooyo iyo aabe ikala dhaleen🤴🖤
@xaawomaxamed7645
@xaawomaxamed7645 3 жыл бұрын
Keep going Mohammed And bilkheyr
@mohaaabdille1267
@mohaaabdille1267 3 жыл бұрын
Waiting hestii Mohammed oo aroos
@kalidkk1785
@kalidkk1785 3 жыл бұрын
Keep going mohamed kadhar and bilkehry👌❤❤
@maxamedabdilaahi4711
@maxamedabdilaahi4711 Жыл бұрын
Sag1.. maxmed .. The Sg1
@dhalboqortooyogm5252
@dhalboqortooyogm5252 3 жыл бұрын
Heestu caadi maaha. Laxanku waaa cajiiib ax ax ishcalaaa laxan😘
@mohaabdirahman8657
@mohaabdirahman8657 3 жыл бұрын
Yaa iso wacay ✋✋✋✋🥰🥰🥰 good song Mohamed waxa wata magacas dad dhamaystiran ilaa xad dhirir qurux maskax aqon garaad iyo waxwalba
@mohamedfarah1262
@mohamedfarah1262 3 жыл бұрын
Bilqeeyr axmad iyo maxamed kaa dheeri waaa isla heeysaaan heeeskaaaaa iska bashalaalalalala yaqeeee dadkii duriyadiiii somaliyeed
@sadaqkpp8984
@sadaqkpp8984 3 жыл бұрын
Wow waad isku so baxaysiin ♥️👏
@nadaryuusuf9729
@nadaryuusuf9729 3 жыл бұрын
Bilkheyr iyo mxamed ish calaaa cod masha allah 👌👌👌👌
@habibaabdi7070
@habibaabdi7070 3 жыл бұрын
Allah kabaq gabar islanwein ayaatahay hishow😗😗😗😗😗😭😭😭😭🙈🙈🙈🙈🙈🙊🙊🙊🙊🙉🙉🙉🙉
@guledapdi6508
@guledapdi6508 3 жыл бұрын
asc wll hadad messagekan akhrido igula sali (nabbi muxamed) SCW SCW SCW SCW)♡♡♡♡♤♤♡♡.
@axmedyare2404
@axmedyare2404 3 жыл бұрын
Scw
@maryamaabdiwali4978
@maryamaabdiwali4978 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw
@leylacabdulahi390
@leylacabdulahi390 3 жыл бұрын
scw scw scw scw
@amranaxmad3459
@amranaxmad3459 3 жыл бұрын
scw scw scw scw scw scw. scw
@maxkomaska6341
@maxkomaska6341 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@anisaumumumtaaz5478
@anisaumumumtaaz5478 3 жыл бұрын
Eshcalaa cod Mohamed kaadheeri dhalboqotooyo noolow bowe💋❤️
@naimo33
@naimo33 3 жыл бұрын
Tolw kolay hees somali deyni maayseee sidan ookale aqlaaqda ha uilaaliyeen hada wiilka iyo gabadhan iskuma dhagdhagin wey heesen
@mrlomane7525
@mrlomane7525 3 жыл бұрын
Haaa ajanabi ay kali yihiin soomaaha way iska dhorsadeen
@xalimoxasanshire5665
@xalimoxasanshire5665 3 жыл бұрын
Sax
@xalimoxasanshire5665
@xalimoxasanshire5665 3 жыл бұрын
Raga iyo dumarka xaqa Allah hatuso
@ugasciltiremedia962
@ugasciltiremedia962 3 жыл бұрын
Abdi askari waliga guleyso aad aya kutagera sxbow keep forward Lamanaha cusub wa iskunurosin sodhowada
@abdiadenwarsame9601
@abdiadenwarsame9601 3 жыл бұрын
Heesta Magaceeda ,Mohamed Miyaa ,Si Waliba Waa Ok Heesta
@xamiidomhmdd6706
@xamiidomhmdd6706 3 жыл бұрын
Asc
@xamiidomhmdd6706
@xamiidomhmdd6706 3 жыл бұрын
😜
@abdibasethadow4866
@abdibasethadow4866 3 жыл бұрын
Heeestu waaaa top wllhi
@queenlailalucky2239
@queenlailalucky2239 3 жыл бұрын
Wow caadi maha hesta🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@muniraabdirahmanmohamed71
@muniraabdirahmanmohamed71 3 жыл бұрын
Wan ka masayraa markan arkoh adigoo gabar amanayo mxxmed😢😢 kaadheri jclka u qabo halaygu sheego ❤
@cadarali4704
@cadarali4704 3 жыл бұрын
Yaan ka gaarsina
@sowdodahir7742
@sowdodahir7742 3 жыл бұрын
10 mar wa ku ceshtay nice song 🙏🏼
@maryanhareed6863
@maryanhareed6863 3 жыл бұрын
Kama dalio heestan ❤️👌🇸🇴
@shabcaanxasan3487
@shabcaanxasan3487 3 жыл бұрын
Waaw hesshidan maxamed❤
@gurdansheyareofficial2700
@gurdansheyareofficial2700 3 жыл бұрын
Waa hees aad umacaan oo xitaa xaga codka kadhisan Maxamed kaadheeri waa fnn Cajiib ah
@mohamedabdillahi7168
@mohamedabdillahi7168 3 жыл бұрын
Amaanteeda waxa leh fananintii uga horeyay.. iyaga waa ku mahadsanyihiin
@foos7330
@foos7330 3 жыл бұрын
Ishcalaa cod maxamed 💯💕🙋‍♀️
@zalma1437
@zalma1437 3 жыл бұрын
Mgca awwga wlky nnkyga abtga adrky woow magac qaaliya maxamed❤❤❤❤
@trustme6167
@trustme6167 3 жыл бұрын
Abdi askari ina aderoow gabdhan sideen uhelaa wxkasto diyaaar lahy blsa ayada ilhy haiisahlo love you more bilkhayr
@anabomar8888
@anabomar8888 3 жыл бұрын
trust me Waa LA guursaday
@abdiqanifantastic2608
@abdiqanifantastic2608 3 жыл бұрын
Keep on going abdi askari
@sumayocadeey6192
@sumayocadeey6192 3 жыл бұрын
Keep going c/ askari
@fatimasaed5391
@fatimasaed5391 3 жыл бұрын
Maxamed wiilkayga mustaqbalka🥰🤴
@mohamedabdikadirali5911
@mohamedabdikadirali5911 3 жыл бұрын
Kkkkk
@uwahmohamedahmed3623
@uwahmohamedahmed3623 3 жыл бұрын
Aad baad u qurux bdntihin masha Allah
@ayanjinoleydhibley5891
@ayanjinoleydhibley5891 3 жыл бұрын
ilahey baa lawadooda cod u dhiibay wllhi heestan waan ka dhamaan la aha keep going bro and my ziz
@cabdirashiidyuusufmuuse1892
@cabdirashiidyuusufmuuse1892 3 жыл бұрын
Walee.waa heestii heesaha
@geletoz
@geletoz 2 жыл бұрын
No isaaq tho
@hindamukhataar5946
@hindamukhataar5946 3 жыл бұрын
dhaal boqortoyo horay usoco maxamed isteel
@maxamedwaxkale5859
@maxamedwaxkale5859 3 жыл бұрын
waaaw kadheri hidiga kasmayo waxan kuleyahy hirey usoco sosarha asbdu askri Tbe wan kutaxnahy mar welba
@xaawomaxamed8435
@xaawomaxamed8435 3 жыл бұрын
Hees iyo bar
@mnz2028
@mnz2028 3 жыл бұрын
Kadheeri sxp Codkga m.a💓
@huskarhuzni8306
@huskarhuzni8306 3 жыл бұрын
Kadheeri sxb hori usoco runtii wad isku daqrantihiin
@siciidismaaciil2779
@siciidismaaciil2779 2 жыл бұрын
Keep going forever Don.t stop naver
@queenhappy1630
@queenhappy1630 3 жыл бұрын
Waxaan kuuma masaalo maxamad ❤❤
@lindaadam6139
@lindaadam6139 3 жыл бұрын
New female singer 😘welcome sis
@Nimcocudon
@Nimcocudon 3 жыл бұрын
Kadheeri iyo bilkheyr lageero buuhaa ❤👌
@Abdirizackfino
@Abdirizackfino 3 жыл бұрын
Abdi Askari keep going 🔥
@user-vp5kh6rm6f
@user-vp5kh6rm6f 3 жыл бұрын
Caawa in kabadan 10 mar ayaan dhagaystay heestan
@sacdiyoahmed9705
@sacdiyoahmed9705 3 жыл бұрын
Waaaaw mahamed kaadheri wiil aan heeshiisa iska jacelahy
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Laaaaaalaa tttttttt tanaa heedheh laygu ueeraa naanaysahayga qayb baan ka ahay dumaaaar badnaa laygu xamdiyaa rabigey qiimkbadantan khayrto .iyaaah yartan
@sweetynimco8783
@sweetynimco8783 3 жыл бұрын
Wallky ila dhashay mohamed iyo inankyga curad❤🙏
@nanasaidou1265
@nanasaidou1265 3 жыл бұрын
Mapouka
@mohamedshaafi8281
@mohamedshaafi8281 3 жыл бұрын
Magaaca maxamed magac wanaagsan weeye
@nasrokiin5416
@nasrokiin5416 3 жыл бұрын
Mnshoallah ilaahi inooxafid maxamed kadheeri bilkheyr axmed waalabo ankle dhicin codod ka lahaidinxafida brother and sister keep going abdi askari
@cabdikaafimuxumed5374
@cabdikaafimuxumed5374 3 жыл бұрын
Hees iga dheh🙌
@maameofficialchannel6166
@maameofficialchannel6166 Жыл бұрын
Mashaa'allahu bilkhayr cod macaanaa Mashaa'allahu wn ka helayba
@mohamedrage8597
@mohamedrage8597 3 жыл бұрын
Mohamed yaaaa ish calaa heees weey ega gadantahay
@xisaabiyosaynis8479
@xisaabiyosaynis8479 3 жыл бұрын
Hees macan runti duriyada heesaha macan reer xamar kumey ogeyn kor bay isku so qaaden reer xmaarki kaftan
@the4rqueens555
@the4rqueens555 3 жыл бұрын
Waad no codaysay markaan hh
@Caska143
@Caska143 3 жыл бұрын
Boqortooyo waa isku soo baxeysan wallahi 🙏🙏
@user-ss7ej5uf8i
@user-ss7ej5uf8i 8 ай бұрын
Wiilasha ogadeen qurux waa looga hadhay hno ana mid ogaden iso qabta😂😂❤
@cudoonbarre663
@cudoonbarre663 3 жыл бұрын
heestan wahaka macan quranka 😝😝😝😝😝
@leylacabdulahi390
@leylacabdulahi390 3 жыл бұрын
haa wa sax
@bahati1085
@bahati1085 3 жыл бұрын
Wadba og tahay maxaad kaso doontay halkaaan
Советы на всё лето 4 @postworkllc
00:23
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,8 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 13 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
Sara farxad darted ilmesey Omar sabra's ugu yimadey gurijed
18:06
Xasan Sheekh oo Xalay kacararay Villa Soomaaliya kuna hoyday meel kale.
10:19
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
0:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 10 МЛН
Стюардесса спасла пассажирку😳
1:00
AAAAH
0:10
F L U S C O M A N I A
Рет қаралды 20 МЛН