BILKHAYR AHMED IYO YUSUF XAYBARO -WAKIIL CASHAQ- XUSUUSTII CUMAR XASAN ROORAYE & SAADO CALI WARSAME

  Рет қаралды 2,783,121

Aflaanta Studio

Aflaanta Studio

4 жыл бұрын

HALA SOO BOOQDO FILASHO STUDIO
• Video
Welcome To Aflaanta Studio
Home of Somali Music Video
* Update 24 Hours
* Quality Videos
* Reliable Ideas
If you are Enjoyed | Subscribe Us Free
And Check Alert Icon 🔔
Contact Us What's Up
+254722258310
Contact Us Mobile
+447724113129
Instagram: @Abdijabar Ali Mohamud
Facebook : @Abdijabar Ali Mohamud

Пікірлер: 636
@farxadfamilyoficiel9917
@farxadfamilyoficiel9917 4 жыл бұрын
Macnaha ay leedahay gabar waxaa garan kara qofkii ay gabar la dhalatay allow dhowr hablaha somaliyeed ciid Mubarak asxbta
@qadrayussuf6912
@qadrayussuf6912 4 жыл бұрын
Mahsanid walal qali
@asiaguul1248
@asiaguul1248 4 жыл бұрын
Thnkz walalkeen noolow Eid Mubaarak😍
@aidarozmohammad5079
@aidarozmohammad5079 4 жыл бұрын
Waa runtaayoo anay ila dhaltee adi malaha hablo kulamay dhalan, waa siduu hadalkyga udhigan yahee
@farxiyodiaman1428
@farxiyodiaman1428 4 жыл бұрын
Walhi hooyaday aniga baas baay bay gabar ka dhashaay markaan arko gabdho badan oo wallo ah wan Ku farxaa lkn masha allaah wiilal baa ilaa dhaashay allaah idaayo walalhy
@aasiyaaxmed540
@aasiyaaxmed540 4 жыл бұрын
Nin raga waa kii garta qiimaha ay gbdhi ledahay Mahadsanid wllo😘😘😘😘
@XAMDIBILAN
@XAMDIBILAN 4 жыл бұрын
Aflaanta I studio walalkey abdi jabar horay usoco barnamij qurux badan
@ABDIJABAR_ALI
@ABDIJABAR_ALI 4 жыл бұрын
Walashey xamdi Bilan guuleyso
@kornelqaddafi8111
@kornelqaddafi8111 4 жыл бұрын
M.a. bilkher wa saado oo iilka kaso toostay. Lkn qalad yar baan arka Mesha ay ledahay cirka waraf malagu dayay. Wa colka waraf mlgu dayay. Maqal dame wa ilahay. Laga yaabe inan anigu qaldanahy.
@kundiidahmed5074
@kundiidahmed5074 4 жыл бұрын
xamdi ahmed ali 👑👑💗👈
@user-fw7wk8si7y
@user-fw7wk8si7y 4 жыл бұрын
Xagaad adey adigu xamdiyey😍
@rayanmohamed6735
@rayanmohamed6735 4 жыл бұрын
Laa antaa Meshan ma nureyse xage adey
@craxmaangabobe2966
@craxmaangabobe2966 3 жыл бұрын
Markay is guur sadeen kabacdi inta soo raadisay liketa hayla dhaafina
@ridwancali2936
@ridwancali2936 3 жыл бұрын
Aniga manta kaarke hambalyadhoodhi abdi askar sogaliye m.a iskuwaraaa
@queencaddey720
@queencaddey720 3 жыл бұрын
@@ridwancali2936 Aniga xata hada arkay Gabadha bilqeyr Waa gob ilahay ha u barakeyo
@faniabdi7401
@faniabdi7401 3 жыл бұрын
Somali war jecli
@qaaliladanahmed9329
@qaaliladanahmed9329 3 жыл бұрын
Aniga wlhi hhh
@xamdixaajimuuse5014
@xamdixaajimuuse5014 3 жыл бұрын
Aniga hadan so radiyey
@queenkeyf5847
@queenkeyf5847 4 жыл бұрын
Dadkana ka yabay aad moodo gabdhu iney aayad quraan ah qaladay cir iyo col hadey isku qaladay maxa ka micno ah waraada gabadha ka dhamaada qurux dumar bilkheyr Ahmed abayo horey u soco sidookle ustaas xaybaro guuleyso
@simanyarey496
@simanyarey496 4 жыл бұрын
Bilkhayr waa fanaanad ka soo baxtay tartankii xamar ka socon jiray marka wax kale ❤️❤️❤️❤️❤️ xaybayro xida wuxu ka soo baxay tartanki hargaysa marka labo fanaan oo ciyaar raba maha
@odayibnuoday1919
@odayibnuoday1919 4 жыл бұрын
Isagana ka ahaa garsoore kay ku soo baxday
@simanyarey496
@simanyarey496 4 жыл бұрын
Oday ibnu Oday haa sax
@ifrahabdirashid8102
@ifrahabdirashid8102 3 жыл бұрын
0000 a certain time 990poo0009000000q9 has arurina 9o⁹
@ayaansomali262
@ayaansomali262 4 жыл бұрын
War gabarta cod macanaa wllh kun fanaan oo sanado jiray maanta meel habeen marto maalin ma Mari karaan ma aqàan laakiin wllh codkeda Masha allh
@ikrancadey921
@ikrancadey921 4 жыл бұрын
taas abeen aheen wllhi
@qamarmohamed7966
@qamarmohamed7966 4 жыл бұрын
camirada ayaa marax ka ah meesha
@Footballandgames386
@Footballandgames386 4 жыл бұрын
Mixer baa lagu toos toosiyay codkooda macal Haybara maxaa kalsoonida kaqaaday waabu ladnaa codkiisuye
@ayaansomali262
@ayaansomali262 4 жыл бұрын
@@Footballandgames386 qof aan la toosin dunida kama heeso sxb
@naimabarre8370
@naimabarre8370 3 жыл бұрын
Reer XAMAR way tageen
@fardowsocrisaaq2307
@fardowsocrisaaq2307 4 жыл бұрын
10gabdhood oo masrax wada saran ooo asaturan xamar baa lagahela keep going sisters
@SaidAdan
@SaidAdan 4 жыл бұрын
Heesaha iyo in la is ruxaa ma xalaalbaa?miyay kula asturan yihiin kuwani naasahooda halkaa ka aragnaa qiyaastooda iyo siday u ruxayaan...maxay tima qaawani sameeyaan saw xaaraan maaha in ka niikiyo oo music la qaaraacdaanaa waa xaaraan diinta sideedaa loo qaataa
@deeqaahmed184
@deeqaahmed184 3 жыл бұрын
Said Adan so kama darnaan laheyn ayado madaxane la qaawiyo wll waxba waxba kasii daran
@SaidAdan
@SaidAdan 3 жыл бұрын
@@deeqaahmed184 diinta si fiican u baro,jidhka dumarka waxaan ka hayn faraha iyo wajiga in la arkaa waa xaaraan,meel meel ka dhacdaa ma jirto,music iyo in la niikiyo kaba siidaran,markaa adigu diinta aad ka hadlaysaa ma islam baa mise waa diin kale bal dad badan baa akhrin doona comment kaaga
@deeqaahmed184
@deeqaahmed184 3 жыл бұрын
Said Adan isfahanku wa Qaali wll mahadsanid
@axmeddahir1249
@axmeddahir1249 3 жыл бұрын
Waxb wax ayey dhaman dal walbN fananiin ayu leyahay lkin fananninta gobolkan wxN dhihi karnaa waa kuwa ugu fiican aflanta iyo asturnanta halka ad arkeysid kuwo badan oo madax qawan
@radwanrad769
@radwanrad769 3 жыл бұрын
reer jabuti ban ahay iska ralii noqda af somaliga si ficaan uma qoro lakiin ad ban u jeclahay heesahi horee in laso cusbonaysoy 100% dahab
@dheemandalmar4549
@dheemandalmar4549 3 жыл бұрын
San ma jabuti kutahay
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 3 жыл бұрын
Bonjour radwan vous allez bien .
@cabdirisaaqahmed5642
@cabdirisaaqahmed5642 3 жыл бұрын
7i
@guledhamud1567
@guledhamud1567 Жыл бұрын
tan yaaa ku qoroy
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 5 ай бұрын
Wallal afka wadtaqaan ha isku arag in aad afka adan oqoon Somali sax ah baa,tahay
@aarkasanaag3465
@aarkasanaag3465 3 жыл бұрын
Labadan xaybaro iyo bilkhayr waa is guursadeen aakhirkii 😃🖐
@sucdiabdikadiry5329
@sucdiabdikadiry5329 3 жыл бұрын
Hadda guurkodi kadib dawaneso like dhac kusiii
@amiinabdihakim3584
@amiinabdihakim3584 4 жыл бұрын
Wooooow runtii waa faniin meel halkana oo xidigaha gees ay dhaheen ayaa lagu bay walahi waan wata ku wan xididigaha africa weeyi runtii way soo baxeeen Iliked runtii
@abdirahmandheere9367
@abdirahmandheere9367 3 жыл бұрын
Xidigaha geesku heeso dad leeyihiin kuma soo caan baxaane codkooda iyo heesahooda ayay kusoo baxaaan
@kinghaliye1995
@kinghaliye1995 2 жыл бұрын
Xidigaha. Geesku. Iyaga waxoda leh. Dadkale waxoda maqadaan. Fanka somalida. Xidigaha geska. Ayaa loga haray.
@kadrafouad6830
@kadrafouad6830 4 жыл бұрын
Reer moqdisho fanka ku soo dhawaada ax rooraye and saado Allah ha u naxariisto aamiin and xasuusta caaqii hore from SOMALILAND viva 🌟🌟🌟❤👈👍👍👍👌🏻👌🏻👌🏻
@mhassan0163
@mhassan0163 2 жыл бұрын
Haybaro waa Somalilander as well
@xalicawil8643
@xalicawil8643 2 жыл бұрын
Xaydaro waa somaliland ahbaloow
@MoIntertains-hk1ix
@MoIntertains-hk1ix 8 ай бұрын
Dadkan isaaq ayay u yaqaanan somalilander. Nacalaa wejigiina ku taalee 😂😂
@ugbaadsaid5156
@ugbaadsaid5156 4 жыл бұрын
Muqdisho waay soo bidhaamay hoore usocda from SL
@maryanbella3878
@maryanbella3878 3 жыл бұрын
Markay is guursaden kadib inta daawan doonta like saar
@queencaddey720
@queencaddey720 3 жыл бұрын
Hada lee arkay guurkoda Hambalyo leyahay 😘
@nastexaxusen5250
@nastexaxusen5250 3 жыл бұрын
Wilkan Dadiska adbuu igu shidanyahay kkkkk adeeyg igadheh
@abdiazizkaabehassan6397
@abdiazizkaabehassan6397 3 жыл бұрын
Wankujeclahy wll
@zackdollarchannel2321
@zackdollarchannel2321 2 жыл бұрын
Gabadha garbasaar cagaarka heestii dhan noo sharaxday waa wadana👍
@moa3605
@moa3605 Жыл бұрын
Lol wey dhuxdeey walle, She dances well with action
@daletaalidaleta8838
@daletaalidaleta8838 4 жыл бұрын
Waa ereyaddii AUN abwaan sangub iyo laxankii fanaan cumar xasan rooraaye codadkii cumar Xasan rooraaye iyo AUN saada cali warsame sidaa. Ogaada jiilka cusuboow ee soomaaliyeedoow
@ayanfarah9301
@ayanfarah9301 4 жыл бұрын
haaaa wllo usheeeg intaaan ogayn wlhi aduun bala kudagtay dadkii lahaaa manoola maaanta 3 qofba naxaristii jano hasiiyo
@daletaalidaleta8838
@daletaalidaleta8838 4 жыл бұрын
Thanks u huuno
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 4 жыл бұрын
Laxanka musiga miraha waxaa lehaa Maxamud singub codadka rooraaye iyo saado aun
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 4 жыл бұрын
AHMAD MOHAMED adigu maxaa fasahaadka kasoo doontay mida kale adiga maxaa kuu diyaarsan mays weydiisay. cumar faaruuq iyo singub allaha u naxariisto aamin aamin
@iamaworrier3649
@iamaworrier3649 4 жыл бұрын
@@ahmadmohamed1543 argagaxiso tahay is cadee maangaab
@Abdifataah-cc7sy
@Abdifataah-cc7sy 25 күн бұрын
Karama waa legand runti waa nin music wacan somalia haka faaidaystan bro
@zeiruqadan6145
@zeiruqadan6145 4 жыл бұрын
Gabdheyna somaliyed quruxbdn allow no dhowro amiin🤲🤲🤲
@ayaanguure9080
@ayaanguure9080 3 жыл бұрын
Alow dhawr abahalhena somaliye duqux iyo shacni ba ka muqda
@ilyasnur335
@ilyasnur335 4 жыл бұрын
Mustaf karama inta uu xamar joogo waa jaanis faaniinta xamarey waa ninka kaliya soomalida ugu musiga wacan waana kan kaliya eee dhan walba kaga oo siiyo musigada fanan uu utumo oo caaan noqonin waan wayey legent mustafa karama
@umu-maahircali3871
@umu-maahircali3871 4 жыл бұрын
Somaha
@ducaysan8094
@ducaysan8094 4 жыл бұрын
Waan kugu raacsanhy wlaal mustafe karaama wlhi heesaha uu tumo wan ka aqaana kuwa kle pma music aha kuwa kle heesta uu tumana waaba asal muqdisho intu joogay fanaanin bdanba dhafysaty oona waligay maqal keep going mustafe karama iyo aflaanta wlaalhy
@deqoadan1669
@deqoadan1669 2 жыл бұрын
😂Dadka Tiktok Ka zoo arkay oo sooraadshay Heesta Ismuujiya.😏🥰
@abdifitahsalaad2229
@abdifitahsalaad2229 2 жыл бұрын
Kula mid ahe wlh lkn heestan hora u aqaanay kaliya gabadha garbasarka cagaaran side u jileeso ka helay👌🔥
@bilaalroble1077
@bilaalroble1077 2 жыл бұрын
Qofta garbasarka cagaran iso radhi
@Cawalecabdilahi
@Cawalecabdilahi Жыл бұрын
Miyaaad I ogyd wll😅😢😢😢😢😢❤🎉🎉🎉🎉🎉
@user-mo8jj6rj3e
@user-mo8jj6rj3e 3 ай бұрын
abti heestan saado cali ba qaaday ma dhawayn😅😅
@nacimaiman
@nacimaiman 4 жыл бұрын
Heesta booskeeda dhigeen Labo fanaan oo aan kala dhicin 🥰🥰💚💚💯👌🏾
@Cadeey
@Cadeey 4 жыл бұрын
Heestaan hadeey cuunto ahaan lahaayd qofka dunida ugu cayilaan ayaan ahaan lahaa viva Yusuf Haybaro iyo Bilkhayr
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 2 жыл бұрын
Hhhhh dhaban u qosly walh
@asmacali2843
@asmacali2843 2 жыл бұрын
Wa uga qoslisae keep going sxp
@mnz2028
@mnz2028 2 жыл бұрын
1000 miyey kbadatay dhageysigaagu😶
@asiye717
@asiye717 4 жыл бұрын
Bilkher Ahmed hada tagero meshas Blue kadhig 👇👇👇 👍👍👍
@asiye717
@asiye717 4 жыл бұрын
@@XAAJI. ❤👍
@adanmualim4563
@adanmualim4563 4 жыл бұрын
S
@kingdahir8527
@kingdahir8527 4 жыл бұрын
Heestan music 😍 mcn ayu saray karaama😍
@naahidali5734
@naahidali5734 3 жыл бұрын
Heestan inta daawanaysa markay is guursadeen kadib like 👍
@worldboss5193
@worldboss5193 3 жыл бұрын
Ma is guursadeen sxb xaybaro iyo bilkheyr wllh inaantu heesta barteedi ayey dhigty
@naahidali5734
@naahidali5734 3 жыл бұрын
@@worldboss5193 haa
@sundusabdi6891
@sundusabdi6891 3 жыл бұрын
@@worldboss5193 kkk ninkan maba uqalanto doqu wa cajiib
@faadumocabduaalh1077
@faadumocabduaalh1077 3 жыл бұрын
@@sundusabdi6891 ma uqalanto ma adaa udiiday mise ninka ayuu damac kaga jiray hush
@xawoabdiwahid1113
@xawoabdiwahid1113 3 жыл бұрын
Wwwwww
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Alle haw naxariisto Roraye iyo Saadoba Maanta ayuu Geeriyooday Legend Rooraaye.
@hodaugaas7755
@hodaugaas7755 3 жыл бұрын
Maashallah Adeer Sangub ayaa Curiyay Heesta. Saado Cali ayaa Qaadi Jirtay.
@khadracabaade4475
@khadracabaade4475 3 жыл бұрын
after guurkoda hda timid like plz
@abwaangaas8451
@abwaangaas8451 4 жыл бұрын
Bilkheyr Saado Cali,da qarnigaan aynu joogno
@xidigtaqarankaofficial4895
@xidigtaqarankaofficial4895 4 жыл бұрын
Full Respect bilkheyr keep going sister u deserve more likewse your ustaad xaybaro
@h.sahmed9341
@h.sahmed9341 3 жыл бұрын
Hablahaan waa fannaniin sharaf leh oo asturan .. AYAAN WADANI cod macaan 👍👍
@who-zainbinsalat9086
@who-zainbinsalat9086 4 жыл бұрын
Wlh I like bilkheeer iyo heybaro walayal your 100% accurate mwaaaah aya tixiin
@maxameddiiriye7165
@maxameddiiriye7165 4 жыл бұрын
GABADHA GARBA SARTA GREEN WADATA ACTION KEEDA IGA GADAN 💗💗 QALANJO♥️♥️
@xidigtaqarankaofficial4895
@xidigtaqarankaofficial4895 4 жыл бұрын
Raxma dheeman ahaa wadnaha fm ardeyda ka aflaxday waaye iyada iyo bilkheyr
@canabcabdullahi4401
@canabcabdullahi4401 4 жыл бұрын
Waa gbr qurux bdn maasha allh
@odayibnuoday1919
@odayibnuoday1919 4 жыл бұрын
Macalim iyo ardayadii oo isa soo gaadhay yuusuf haybaro iyo bilkhayr axmed cali
@xubisitey9571
@xubisitey9571 4 жыл бұрын
❤❤❤❤💋💯bilqeeyr axmed cali ina aabo horay usoco
@nihaalhani1142
@nihaalhani1142 3 жыл бұрын
Arooskoda marka maqashy sidayda hada warjecli utimid ismuji lllz
@ismahanmohamud9797
@ismahanmohamud9797 3 жыл бұрын
Yaa is aroosay bal iga daba geey ilove war
@hanaandhalad2842
@hanaandhalad2842 3 жыл бұрын
@@ismahanmohamud9797 labadaan heesta khadaayo
@hayaabintusln3122
@hayaabintusln3122 3 жыл бұрын
Wlhi dacad iga qoslisay team war jcl Aniga hada heesta Bilkhyr ee cusub commntiga kuso dhex arkay warka mana ogen wana so raadshay arooskoda 😂😂😂😂✌
@yahyaibrahim8838
@yahyaibrahim8838 3 жыл бұрын
Inaaa is gaadgaad iskuhysan Wafahmsana Hamplyo Yusuf haybaro io bilkhyr😂❤
@ibraahinkhadar3938
@ibraahinkhadar3938 3 жыл бұрын
Ilaa hadma wrkoda haysay sxb
@luulabdulahi7617
@luulabdulahi7617 4 жыл бұрын
Codka Masha’allah 💯 labadan caadi maha 👏🏽💃🏽🌹🌹🌹🌹naaf ka maqaan ha weyrixiin yaaah
@queenesra5409
@queenesra5409 3 жыл бұрын
Woooooow cadiii maha lamanahaa qarniga ilahoow iskukiin daaaa amiiin yaa rabbi❤❤❤🤲
@najaxkhayre1432
@najaxkhayre1432 4 жыл бұрын
Mnsh Allh Waa gabdh cood Maacan hore usoco walal form hargeysa kaaso Saalamaya ❤
@dhuuboqurux639
@dhuuboqurux639 3 жыл бұрын
Hambalyo bilkheyre xeybaro muqdisho got talent iskugaad gaadi jireen nabee ❤❤❤
@yaxyeshiiqaaloowgendershe9324
@yaxyeshiiqaaloowgendershe9324 2 жыл бұрын
heestaan wxn raadinaayi in mudo ah markii igu horeeyso wxn ka arkay tiktok lkn dareen ayaan dareemay markaan maqlay wxn isku dayay inaa raadiyo hada alxm 2022 ayaan soo booqday jecl ayaan dareemay
@ashaomar2806
@ashaomar2806 3 жыл бұрын
Maashaa alah qurux ley gabadha garbasaarka cagaarka🌹🌹🌷🌷👋👋👋
@traderchnnel1159
@traderchnnel1159 4 жыл бұрын
Amazing barteeda dhigteen.... Bilkheyr iyo Haybre...
@khadaryassein2445
@khadaryassein2445 3 жыл бұрын
Intaanay izku yaacin kahor heeztan aad u jeclha ...👑❣😍
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 3 жыл бұрын
Woow bil kheyr iyo heybaro hestaan halkeedi ayey dhigeen waxna weyku dareen🙏
@ayanfarah9301
@ayanfarah9301 4 жыл бұрын
saado cali iyo cumar rooraye wlhi heestan waan jeclahay mat walba dhagaystaa
@moocadde1563
@moocadde1563 4 жыл бұрын
Aflaanta studio wad mahdsantihiin wxd isoo xusuusiseen rooraaye iyo saada cali
@aminaosman1807
@aminaosman1807 2 жыл бұрын
Reer muqdisho waxeyweligood ahayeen hooyadii fanka. Gobalkasta. Usooshaqotago. Reer muqdisho. Waa gobgobi dhashey. Masha allaah
@ahmedjama9320
@ahmedjama9320 3 жыл бұрын
Yuusuf xaybaro faanaa aan taageero jiiir o joooog
@hanadabdirixman1284
@hanadabdirixman1284 4 жыл бұрын
bilqayr waan kuwata cod macan oo dhigtii maqasha ay kuraa xeesanayso keeb going
@xkhaalid798
@xkhaalid798 3 жыл бұрын
Horta miya lahuba bilkhyr iyo xaybaro anigu sifiican ma u maqal hadii ay isguursadeen hargaysaan idinka soo salaamaya dumashi bilkhyr soo dhawoow
@beeloahmed4964
@beeloahmed4964 4 жыл бұрын
Masha’allh bilkheir cod buu Alla ku deeqy Masha’allh abyo ❤️✅
@canabcarab9126
@canabcarab9126 4 жыл бұрын
Muqdisho waa tagtay walhi xidiga geesta luuqa gelisay wow bilkheyr ahmed codka igu dishay hore usoco
@swtsucad8296
@swtsucad8296 4 жыл бұрын
MashaAllah xamdi bilan walashed axsan ya cod wilkana kama lido
@hassanabdisalam5814
@hassanabdisalam5814 4 жыл бұрын
Xasuuusa iga reeeba waxan daawanayaa xilii uu crona jiro 2020 Salaan dhamantiin Waa Hassan iimey
@maxamedmaxamud6944
@maxamedmaxamud6944 2 жыл бұрын
Heesta dhan waxaa ii nuurisay gapadha yusuf xayparo agjoogto m.a😍
@cawalecaaqil2703
@cawalecaaqil2703 4 жыл бұрын
Erayadii Abwaan Maxamuud Cabdilaahi Ciise SINGUB. LAXABKII ROORAAYE Codadkii Rooraaye iyo Saado Cali Warsame . Rabi ha unaxariisto waayo waayo iyo soomaalidii wanaagsanayd ❣
@haakimphaisal4516
@haakimphaisal4516 3 жыл бұрын
Erayada heesta waxaale cismaan askari beenta jooji
@malmo4235
@malmo4235 5 ай бұрын
@@haakimphaisal4516beenaale heeskan waaxay singub AUN
@fartunxusen2101
@fartunxusen2101 4 жыл бұрын
Ustaad xeybaro kutaganahay
@siradm
@siradm 4 жыл бұрын
Salaan sare al ustaad Xaybaro🙏 iyo Bilkhayr
@abdiladiif7296
@abdiladiif7296 3 жыл бұрын
Bil khar ahmed ali walshyyyy alla maxaa sootu raxmo tahyyyyy allha kuu dhafo adi io xajigag
@mariaali5569
@mariaali5569 3 жыл бұрын
Maaaasha Allaaah Hambalyo Guurkiina farxad kunolaada😍😍😍
@xamsenuur1477
@xamsenuur1477 4 жыл бұрын
Yuusuf xaybaro fanaan cod tolmoon leh go for word zxp
@malyuundhoore487
@malyuundhoore487 3 жыл бұрын
Cod aa ku dhamaaday gabafhan meesheeda ayay dhaafisay Ma la dhihi karo heesta 👌👌👌❤️i waani miyaan ku iri iga gadan
@fardawsacadey7977
@fardawsacadey7977 3 жыл бұрын
Oow fanaaninta muqdisho allaha inoo dhafo aam iaami
@ayaansomali262
@ayaansomali262 4 жыл бұрын
Xaybaro cod Masha allh Rabi yaxfadak
@Alkhumays12
@Alkhumays12 3 жыл бұрын
Mansha allah inantaa codbaa ku baaqaday Bilkhyr waan ku wattaa💓
@DalmarMedia
@DalmarMedia 2 жыл бұрын
HEES IGA DHEH SAADO CALI AUN COD HALAASIYA AYAY LAHAYD WAXAA SIDOO KALE WAX KALE KA DHIGAY XEYBARO IYO BILKHAYR AHMED🙏❤❤❤❤❤
@mumtazabdimajid3985
@mumtazabdimajid3985 4 жыл бұрын
Www meshede dhigeyn heesta 🙏🎤🎤💖💖
@khadraabdullahi9929
@khadraabdullahi9929 2 жыл бұрын
Xaybaro waa nin aqlaaq iyo raganimo ka muuqato ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💘
@faaizaluul9493
@faaizaluul9493 3 жыл бұрын
Arooskooda Kadib inta daawaneeso like 😂😂😂✋✋
@haniahmed3481
@haniahmed3481 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhh ani ninkan soo naag ma qabin horta
@hanaandhalad2842
@hanaandhalad2842 3 жыл бұрын
@@haniahmed3481 my lkn xariir buu lahaa ma aqaano meshu ku dambeyay
@muhanettilkacase
@muhanettilkacase 4 жыл бұрын
I'm from D.Jabuti🇩🇯 Waxan u dhowahay 1k subscripe walahayow i caawiya❤❤
@shacnicabdullahi2356
@shacnicabdullahi2356 4 жыл бұрын
Legend xeybaro iyo bilkheeyr👌❤️🙏
@simanebella8952
@simanebella8952 4 жыл бұрын
Mashallah ciid mubarak xasuus qaali ah saado Cali iyo cumar rooraye🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@farxiyomaxamed8243
@farxiyomaxamed8243 4 жыл бұрын
Ayaan wadani iyo Abdifitaax yare goormee waaye
@h.sahmed9341
@h.sahmed9341 3 жыл бұрын
Bilkhayr Cod macaan 👍👍Yusuf Haybaro Cod 👍👍👍
@zamzamsharafindhadeero7319
@zamzamsharafindhadeero7319 3 жыл бұрын
Xaybaroow nice cod 😱😱😱😱
@sumayocadeey6192
@sumayocadeey6192 4 жыл бұрын
Maasha allah xidigaha muqdisho horay usocoda ❤❤❤❤
@fartunxusen2101
@fartunxusen2101 4 жыл бұрын
Mustafe karama xamar wad noshiday nolow wll mcn
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Minyaradaan bahyareeydaan layga soo dhawaystay dumaar naaaaago iga waawaynaaa in badan iyaaaaaaaaaaah sheeko
@caanabooredhagey837
@caanabooredhagey837 4 жыл бұрын
BILKHAYR cimaamadaada ma haysan karo waan ku qaatay
@sadiowarsame
@sadiowarsame 4 жыл бұрын
Mash allah way isku so baxaayaan haybaro iyo bilqayr ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sulaqa
@sulaqa 4 жыл бұрын
Hees waa heesihii hore ilaahay haa uu naxaaristo Saado Ali warsame.
@nuurdhaantoofficial9850
@nuurdhaantoofficial9850 4 жыл бұрын
Maanshaa Allah weye Heestan Codka Yuusuf iyo Gabadhu Wey Cod macanyihiin
@sumayakhaliifkadie9460
@sumayakhaliifkadie9460 4 жыл бұрын
Waaw aflaanta barnaaamij qurux badan so abaabuleeen dhamn umad waynta muslimiinta
@sacdiyaosman6455
@sacdiyaosman6455 4 жыл бұрын
Mansh Allah horay usocda ayaan idin leyahay
@naimabarre8370
@naimabarre8370 4 жыл бұрын
Masha Allah FANANINTA MUQDISHO HORE U SOCDA ❤❤😘😘😘👏👏👏
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 4 жыл бұрын
Xasuuustii~ *SAADO CALI WARSAME* iyo *CUMAR XASAN ROORAAYE* (Alle Haunaxariiistee)
@amiiracadey116
@amiiracadey116 4 жыл бұрын
Bilkheyr iyo xeybaro waan idin wataa ❤❤❤
@napilahmed4411
@napilahmed4411 4 жыл бұрын
Mustaf karama best musishan xamar
@ayanfarah9301
@ayanfarah9301 4 жыл бұрын
nafkaa maqan hawayrixij wakiil cashaq haunoqon inay kula wadaan iyo inay kala weecdaa wabati ergo udiro bal waxay yiraahdaan eshcalaaa hees waan rabay inay mar hore soo qadan bay ahayd
@najmanituu7749
@najmanituu7749 4 жыл бұрын
M.Allh Musishanka macan 🎹💯❤👌
@Raaye_Rijaal
@Raaye_Rijaal Жыл бұрын
Nin waayo araga ah oo soo qaraabtay ha uga shekeyn waxaan kusocon.
@mahamoudbashir9983
@mahamoudbashir9983 3 жыл бұрын
Masha Allah masuul jagbaan ku ahay thanks
@mahamoudbashir9983
@mahamoudbashir9983 3 жыл бұрын
Bilkher keeb going wll
@sacduushabdullah6048
@sacduushabdullah6048 4 жыл бұрын
Bilkheyr ahmed tageero kuu ahay blh cadiim axsan cod❤
@radwanrad769
@radwanrad769 3 жыл бұрын
Coolka waraf malugu dayeey weeyee maha ciirka waraf malagu dayeey lakiin codka wa 100% dahab i like this song
@jacfarwadani2200
@jacfarwadani2200 9 ай бұрын
What a came back xaybaro barteedi ba dhigty
@hamdaabdi9013
@hamdaabdi9013 4 жыл бұрын
Inama caadimaha Yusuf xeybaro 😘😘😘😘😘😘😘
@sahnibrahim833
@sahnibrahim833 3 жыл бұрын
Ilah ha u naxariiso saado cali 🤲🏼
YUSUF XAYBARO IYO BILKHAYR AHMED | HEESTA QALANJO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
8:13
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 11 МЛН
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 9 МЛН
ISMAIL AARKA & AYAAN WADANI | NEW SOMALI MASHUP | OFFICIAL VIDEO 2023
7:48
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Ауылымды сағындым (official video) 2024
4:25
Жандос ҚАРЖАУБАЙ
Рет қаралды 108 М.
R-ONE - SENSIZ / СЕНСІЗ (Official Audio)
2:51
R-ONE MUSIC
Рет қаралды 87 М.
IL’HAN - Bir aida (official video) 2024
4:01
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 148 М.
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 321 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 16 МЛН
Sevinch Ismoilova - Ustozlar qo'shiqlaridan popuri (Xorazmcha)
6:15
Sevinch Ismoilova
Рет қаралды 1,3 МЛН