MOHAMED KADHEERI IYO NASTEEXO DAYAX | SOMALI HA YAABTO | OFFICIAL MUSIC VIDEO

  Рет қаралды 616,833

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Жыл бұрын

SII JEEDKA IYO MUUQAA LA YAAB
SOCDKAAGA - SIFAADKA IYO SAXNAANTAADA
KUWAAN SAMO RAADIN KA SAARNAY DHEXDEENNA
HA SUULA NACYBKOO - JACAYLKA SIYAADI
SIDAAN U JILAYNO SOMALI HA YAABTO …
--------------------
EREYADA: ABWAAN CAYN
LAXANKA : MOHAMED KADHEERI
CODADKA : NASTEEXO DAYAX & MAXAMED KAADHEERI
DIRECTED BY KABACADDE
PRODUCED BY: ABDIASKARITUBE
---------
LAMMAANAHA ISKU HAYSTA
NADIIRA NAYRUUS & CAYDIID JOWHAR OO SI MAQAAM
SARE LEH U XUSAY SANNAD_GUURADA GUUSHA AY GAADHEEN..
XAFALADDA SANNADGUURADA LABAAD EE GUURKA CAYDIID & NADIIRA
HOBOALLADA DALKA AYAA HEESO WADA YAAB LEH
LAMMAANAHA QUMMAATI UGU MAAMUUSAY..
------------------------
NASTEEXO DAYAX
MOHAMED KADHEERI
IQRA INDHO DEEQ
SAFIYO MOHAMED DAAHIR
NAJMA NADAR
LIIBAAN DOOR
CAWIL KOYLA
MAXAMED MASRAX
-------------------
Subscribe for more awesome content (IT'S FREE) bit.ly/3oTYCR1
It would be wonderful to follow us on our social media platforms.
/ abdiaskaritube
Twitter: / abdiaskaritube​
Instagram: / abdiaskaritube
TikTok: / abdiaskaritubbe
Email: abdiaskaritube@gmail.com
''Thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thank You.

Пікірлер: 57
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Wuxuu ahaa naxariis badane ilaahay dunidan u soo saaray Nebi muxammed scw 😍
@sabaadchannel9432
@sabaadchannel9432 Жыл бұрын
Nabigiii ugu kheir ka badnaa ugu naxariista badnaa waaa nabi Muhammed rasuululah salalahu caleyhi wasalam 💯😍😍 kusali xabiibkeeena
@nimcoahmed7658
@nimcoahmed7658 Жыл бұрын
Nadiira qalbi wanageey isku wara abidkiin insha allah adiga iyo kingkaga🥰
@abdirisacksahalharshi4105
@abdirisacksahalharshi4105 Жыл бұрын
wow codka Miraha iyo laxanka inaba caadi mq ahan laba hobal ee aan kala dhicin sxb sare max,ed kaa dheeri iyo nssteha dayax
@gudbaayeofficial
@gudbaayeofficial Жыл бұрын
Ha suulo naceybe jaceylka siyaadi Cajiib weye erayada laxanka iyo codka 2bada fanaanba 💯👌👏
@abdinuurmohamed8904
@abdinuurmohamed8904 Жыл бұрын
Qofki 6 ayaan ahay community qofkii iga danbeya like sar
@nihaan5614
@nihaan5614 Жыл бұрын
Ayyy Hees iyo bar "Somali hayabto "another level 2 legend 👏👏👏👏👏👏👏💯👍
@aaminojubooy9203
@aaminojubooy9203 Жыл бұрын
Caawa waa sanada guurada aroskeyga 2021- 09-19-2022-09-19🌹🌹🌹🌹❤️🌹🌹
@mr_maxamed987
@mr_maxamed987 Жыл бұрын
Keep going mrs
@abd7517
@abd7517 Жыл бұрын
Congratulations 🎉 congratulations 🎉 sister hambalyo 🎉 hambalyo 🎉 hambalyo 🎉
@boojadheere
@boojadheere Жыл бұрын
Keep going wll kusali nabi maxamed SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW 💞🕋🕋✅🕋🕋✅🕋🕋✅🕋🕋✅🕋🕋✅💞💞❣❣❣❣❣❣❣✔✔✔✔✔✔✔✔❣❣❣
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Rabow isu kiin barakee Nadiira iyo Caydiid❣️
@yuusufmaalin8880
@yuusufmaalin8880 Жыл бұрын
👏👏👏👌👌🌹🌹🌹🌹
@apdallapoi639
@apdallapoi639 Жыл бұрын
Hees iga dhex
@salmaansanka8461
@salmaansanka8461 Жыл бұрын
Inbadan ayaan raadinaayay runti eeshcalaa hees waaaw
@JaamacDiihaal
@JaamacDiihaal 2 ай бұрын
Heestan cimamadeda wan kafuqey🎉
@calizaki9368
@calizaki9368 Жыл бұрын
Wey shidan thy heestu caadi maaha 👍👌
@fatouokiye1679
@fatouokiye1679 Жыл бұрын
macha allah hambalyo nadira hambalyo khadeeri iyo nasteho gul iyo farxad.
@GAANI.
@GAANI. Жыл бұрын
Best Song Mohamed iyo Nastexa Dayax Booskede dhigen NABEE✌️💯
@abwaancayn143
@abwaancayn143 Жыл бұрын
Bisinkow wale wanu yaabnaybo fananin naga yabiyay tihiin bahda abdi askari. Na howshu hasocoto
@rnuura334
@rnuura334 Жыл бұрын
All Fanaan Mohamed Kaadheeri💯👑
@saamiyacabdi1037
@saamiyacabdi1037 Жыл бұрын
Heestan intaan sugayey
@MAHAN341
@MAHAN341 Жыл бұрын
Best song Somali ayabtaaaa
@hhgy8085
@hhgy8085 Жыл бұрын
Qatar waaye
@mahatmuse5683
@mahatmuse5683 Жыл бұрын
Ina adeertey guul an kuu rajayna
@MrDiiriye
@MrDiiriye Жыл бұрын
Walal magaaladee degen tahay fanaankani? Waxaan rabaa inuu arooskayga ka tumee😂
@ilyasismacil1731
@ilyasismacil1731 Жыл бұрын
Hees io badh🥰
@mohamedduufaan8274
@mohamedduufaan8274 Жыл бұрын
Hees way dhaaftay.
@user-sw9uv4xe5m
@user-sw9uv4xe5m 8 ай бұрын
Xariir axmed🎉
@nihaan5614
@nihaan5614 Жыл бұрын
Oh wow Nasteho is back u killed it incredible 👏👌👍💯
@Xuseenciise-hi8ib
@Xuseenciise-hi8ib 6 ай бұрын
Walixared
@crixiinahmed1052
@crixiinahmed1052 Жыл бұрын
heesta soomali hayaabto Abdi askarow soo dagi maysee soo fasax dee wa side
@Abdellalula
@Abdellalula 6 ай бұрын
I love You Somali
@duniyodaahircashi3891
@duniyodaahircashi3891 Жыл бұрын
Ayyyyy xasan hes
@khadarmaxamuud1235
@khadarmaxamuud1235 Жыл бұрын
Sxb inantaa so shacsaar cod dixiin ah nasteexo dayax
@amalnoor4760
@amalnoor4760 Жыл бұрын
Muusikada madax xanuun dharaaraqqqqraq maxaa waaye meeshaas hadii laga saari lahaa macn ayey ahaan laheyd
@cabdifatax270
@cabdifatax270 Жыл бұрын
Somali kayabtay hestan
@abdallamohammed4240
@abdallamohammed4240 Жыл бұрын
🙉 .Somali hayaabto. An other level. Amazing voices
@ubaxibraahim9749
@ubaxibraahim9749 Жыл бұрын
Qof seddex baan ahay zakeriye mohamed weel habar yoonis
@abdijibarproduction3537
@abdijibarproduction3537 Жыл бұрын
oo qoladaada yaa ku waydiiyey wll reerka meesha inooga masax 😁
@AyaanAEiltireh
@AyaanAEiltireh 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤AR ILOVE You je t'aime toi habibi habibi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂
@naimyarey429
@naimyarey429 Жыл бұрын
Awal waxay ahyd ax hadana layab
@AwalyuusufXirsi-zr1ft
@AwalyuusufXirsi-zr1ft Жыл бұрын
Layaab xubinyaada
@noorsalat2504
@noorsalat2504 Жыл бұрын
Somali weyba yaaabtay
@khadiirdiiriye8623
@khadiirdiiriye8623 Жыл бұрын
Heesdheh maxamed and nasteexo
@farxeyoibrahin8220
@farxeyoibrahin8220 Жыл бұрын
WAaaa saaas
@user-lk9pk6dn6g
@user-lk9pk6dn6g 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@cabdiisxaaqibraahim7805
@cabdiisxaaqibraahim7805 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@Abdellalula
@Abdellalula 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@XaawoYare-tg6zd
@XaawoYare-tg6zd 10 ай бұрын
Asc
@yasincamay9868
@yasincamay9868 Жыл бұрын
Wad ka baxsateen
@xasantoores
@xasantoores Жыл бұрын
Nuhbn
@calimaxamadisaaq4570
@calimaxamadisaaq4570 Жыл бұрын
MoĤÁÉĎMFKJÚXĎIÌKÌÌÉŔŕťŴŕŃKŤÉŴÁFĠĤĤŹČČÓŶĠŔÉÉÉŴMIÌÌŕÉÁFŤĤĎÁĤŹÁĎ
@xsanmaxamed4767
@xsanmaxamed4767 Жыл бұрын
Vdj
@goba.nimo.miidhiya5238
@goba.nimo.miidhiya5238 Жыл бұрын
Sml.hayaabto
@XassanMaxamed-fr1kv
@XassanMaxamed-fr1kv 2 ай бұрын
𝗔𝘆𝗲𝘆 𝘄𝗮𝗿 𝘄𝗮𝗮𝘀𝗵𝗶𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗮𝗵𝘆 𝘅𝗲𝘆𝘀𝘁𝗶
@yuusufmaalin8880
@yuusufmaalin8880 Жыл бұрын
Asc
MOHAMED KADHEERI | SUBXAANKOW CAJIIB | Official music video
4:40
ABDI ASKARI TUBE
Рет қаралды 211 М.
Taxanaha Xukun Dawlo iyo Xeer Qabiil
19:15
Mohamed Hassan Dhalo
Рет қаралды 223 М.
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 41 МЛН
Box jumping challenge, who stepped on the trap? #FunnyFamily #PartyGames
00:31
Family Games Media
Рет қаралды 20 МЛН
Qubanaha VOA
29:46
VOA Somali
Рет қаралды 7 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
Nasteexo dayax hees cusub anigu ijecelyo Nw music official
5:15
Nasteexo DayaxOfficial
Рет қаралды 408 М.
UGBAAD ARAGSAN || BOQOLOW || OFFICIAL VIDEOS 2024
3:59
Ugbaad Aragsan
Рет қаралды 7 МЛН
BBC Somali Radio Idaacadda Galabnimo 07.08.2024
15:19
BBS Somali Radio
Рет қаралды 925
Я НЕ ОЖИДАЛ ЭТОГО!!! #Shorts #Глент
0:19
ГЛЕНТ
Рет қаралды 2 МЛН
ЖЕСТКИЙ ШАПАЛАК👋
0:33
RFC Fighting Championship
Рет қаралды 231 М.
Doing This Instead Of Studying.. 😳
0:12
Jojo Sim
Рет қаралды 23 МЛН
УДИВИЛА ПАРНЯ🤯👏
0:20
Бутылочка
Рет қаралды 6 МЛН