UGBAAD ARAGSAN || BOQOLOW || OFFICIAL VIDEOS 2024

  Рет қаралды 6,793,564

Ugbaad Aragsan

Ugbaad Aragsan

7 ай бұрын

Musigii haynoog
Eraydii Craxman qoslaye
Laxankii ustaad Abaas hirad

Пікірлер: 1 600
@WaqalStudio
@WaqalStudio 7 ай бұрын
Ugbaad Aragsan Best Song of the Year wooooow.❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@mubomaydal9154
@mubomaydal9154 7 ай бұрын
Wooooooow
@alcowdafarah307
@alcowdafarah307 7 ай бұрын
Waqal studio🎉🎙️
@calicabdullahi5355
@calicabdullahi5355 7 ай бұрын
Taliso waxaan hees waa dhaafeen ❤
@kadidjaahmedyoussouf8285
@kadidjaahmedyoussouf8285 7 ай бұрын
I’m w
@maslahosmanomar4974
@maslahosmanomar4974 7 ай бұрын
Heestan waa iga gadan tahay 100.00000 $ dollar hore o soco
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 7 ай бұрын
heesaha waxaa ka macaa quraanka The best person ever The most knowledge able and the most shine all crrated prophet Muhamett scw scw
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 7 ай бұрын
❤❤😊😊❤❤😊❤😊❤😊❤❤❤
@AnnoyedKomodoDragon-sx3tt
@AnnoyedKomodoDragon-sx3tt 6 ай бұрын
❤❤scw
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 6 ай бұрын
​@@AnnoyedKomodoDragon-sx3tt❤😅❤😅❤😊❤❤😊❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 6 ай бұрын
​@@AnnoyedKomodoDragon-sx3tt❤😅❤😅❤
@iqroabuukar6742
@iqroabuukar6742 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@SleepyCat-sp4ej
@SleepyCat-sp4ej Ай бұрын
2024 Maalin sabti ah bishuna tahey 22 ayaab dhageysanayaa Hadii qoraalkeygan akhrineysid wllo like iisaar😂
@abdullahishaani5526
@abdullahishaani5526 Ай бұрын
Ana mnTo sbTi aH 29 bisha 2024 asbuc ka dib ba qorlkda aqrinaya😂😂
@user-oe1cp3do4h
@user-oe1cp3do4h Ай бұрын
😂😂😂
@Khalidmakkail55
@Khalidmakkail55 24 күн бұрын
😢😢😢
@MahadShiine-is7fr
@MahadShiine-is7fr 24 күн бұрын
Leqenow wxagu waa afmiijarnimo Kusaar 😂😂 Wad Iga hysa 😂😂
@user-je9ju7uy8u
@user-je9ju7uy8u 13 сағат бұрын
Waykan 2024😂❤
@Usaameh396
@Usaameh396 2 ай бұрын
Hees Waxaa ka macaan Quraanka❤
@user-yd4kh3hp1c
@user-yd4kh3hp1c Ай бұрын
Munafuq ina tahay waxa is bar bar dhigeyso bal qiimey
@ContentPinball-ix3yr
@ContentPinball-ix3yr Ай бұрын
Maxa u dhagaysanysaa marka s.wase😂😂
@Ibrahimabdullahi-ml3jg
@Ibrahimabdullahi-ml3jg Ай бұрын
Sidokale❤
@DeeqaMaxamed-nb8io
@DeeqaMaxamed-nb8io Ай бұрын
Hhhhh😂❤
@DeeqaMaxamed-nb8io
@DeeqaMaxamed-nb8io Ай бұрын
Waa run ❤😢
@ClkaafiXasan-kc3en
@ClkaafiXasan-kc3en 7 ай бұрын
Heeeta waxa ka macaan quranka 😢😢❤
@ikraancabdi6435
@ikraancabdi6435 6 ай бұрын
Haa walhi😢
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 5 ай бұрын
waa la ogyahay midaas🙂🙂🙂🙂🙃
@suhaybsiciid-wp6eb
@suhaybsiciid-wp6eb 5 ай бұрын
Haaaa😢
@suhaybsiciid-wp6eb
@suhaybsiciid-wp6eb 5 ай бұрын
haa😢
@user-tv8ji1uw5s
@user-tv8ji1uw5s 2 ай бұрын
Haa
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 7 ай бұрын
Boqoradeyda Ugbaad Aragsan Libaaxad laba maha erayada+music+laxanka 100/100♥️👑
@DeeqaMaxamed-nb8io
@DeeqaMaxamed-nb8io Ай бұрын
❤🥺👸
@user-rx3gr7ys1o
@user-rx3gr7ys1o 28 күн бұрын
I 1:20 1:20 1:20 1:20 1:20
@MunaMaxamud-by4hv
@MunaMaxamud-by4hv 3 ай бұрын
Ugpad ninkii musican kuu tumay xidigta 2024 asagaa kusiiyy wlhi😮😮😮
@qaysarstylishflimsvlogs8374
@qaysarstylishflimsvlogs8374 2 ай бұрын
Zxp wlhi dad lama caasiyee musiga dartiban uso raadiyey heestaba legend of legend waaye ninkasi
@ahmedkhalif7905
@ahmedkhalif7905 Ай бұрын
Me too wlhy, heestanba music keeda iso jiitay
@ahmedderieabdi
@ahmedderieabdi Ай бұрын
This music 🎶 is phenomenon and amazing that musician is another level
@kamacle_yare49
@kamacle_yare49 6 ай бұрын
Ugbaad Aragsaney ninkii hestaan kuu laxameeyay waa legend wlhi ❤
@zamiircali4012
@zamiircali4012 5 ай бұрын
2016 farxiya fidka iyo nuur dalcay heska iftin laxankeda waye
@kamacle_yare49
@kamacle_yare49 5 ай бұрын
Haa wey soo xaday miyaa
@FardowsaMohamed-yl1pl
@FardowsaMohamed-yl1pl 4 ай бұрын
Jealous
@user-gq7us3rs6d
@user-gq7us3rs6d 2 ай бұрын
​@@zamiircali4012❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shiinebeatsofficial1597
@shiinebeatsofficial1597 2 ай бұрын
Abbas Hirad Mulaxan Weyn waaye
@hal-abuurcawilbile2863
@hal-abuurcawilbile2863 7 ай бұрын
Sanad ka cusub jaceyl Ayaad Ku bilow dey ugbaadeey Halaa 2024 boqoradii cod ka
@cabdirahmanjama4096
@cabdirahmanjama4096 7 ай бұрын
Waxan hees way dhaaftaye magac u bixiya😮
@user-cn1ro4fv9d
@user-cn1ro4fv9d Ай бұрын
♥️😍😍😍🥹
@queensomali5463
@queensomali5463 7 ай бұрын
😮inta Ku barta Ah Bishaaro Intan Ku bogta Ah Badhaadhe Intad Barbarkayga Istaagto Ayaa Ah Nasiib Baro Dhafay❤❤Tan Hees Wy Dhaftay Wlhi😘
@mohamedfarah2210
@mohamedfarah2210 Ай бұрын
Hees iyo bar waaye Qaabka aay neefta isugu celinayso ugana jarayso heeesta ayaanba wax la siisto lahayn Ugbaad waan kaa hayaaa heestaaan Ereyada10000000000% Laxanka100000000000% Music 100000000000000% Codka 1000000000090000% Jiliinka10000000000000000%
@mohametabdulkadir1597
@mohametabdulkadir1597 6 ай бұрын
LYRICS " BOQOLOW " Intaan ku bartaa ah bishaaro Intaan ku bogtaa ah badhaadhe Intaad barbarkayga istaagtoo Ayaa ah nasiib baro dhaafay. 2x Adaa qalbigayaga banaystay Boggaygana aad u yeeshay Adaa alif iiga bilaaboo Kalgacayl i badoo igu beeray. 2x Cooras Qof loo bogoo loo buseelo Naf loo baxshoo lagu baanto Billaahi adaa igu banaanee Markaan boqollow ku bohownay Ifkaan farxad buuro ah gaadhnay. *** *** *** Bustaan qalbigayga kuyaala Ayaan xurmadaada ku beeray Bartaad iga siisay barteedaa Beerkaygana kuugu hadyeeyey. 2x Biidhiqyada nuurka ishayda Inaan bixiyoon kugu sooro Oon baabacadaadana saaro Billaahi tollaahi mutaystay. 2x Cooras Qof loo bogoo loo buseelo Naf loo baxshoo lagu baanto Billaahi adaa igu banaanee Markaan boqollow ku bohownay Ifkaan farxad buuro ah gaadhnay. On fire song. 🔥❤👏
@user-cn1ro4fv9d
@user-cn1ro4fv9d Ай бұрын
Breakers the 58still ❤❤❤❤❤❤👸👸👸👸👸🖤❤💚
@khalidyare3017
@khalidyare3017 17 күн бұрын
Thanks mohamed❤
@ShakirEssaArtist
@ShakirEssaArtist Ай бұрын
Music nin xabashi ah baa tumaya, magaciisu waa Henok Atlabachew, waa ninka xariir axmed heeesaha u tuma, waan gartey inaanay somalidu musician noocan ah lahayn, Abdisalaan Jimmy baa ugu dambeeyay Musician
@cabdirisaaqmaxamed3145
@cabdirisaaqmaxamed3145 Ай бұрын
Haa musica somalida wu ka yar duwanyay o ka macaanyay
@Inaxaaji65
@Inaxaaji65 19 күн бұрын
xariir kaliya maahee dhaantooyinka ali dhaanto,muxyidiin iyo kuwo kle bdn buu tumaa waana cajiib
@Barwaqo-k6q
@Barwaqo-k6q 2 күн бұрын
@AminaldoApdi
@AminaldoApdi 2 ай бұрын
1000 jer ugu yaran wan dwaday hestan❤
@DevlinPoiga-lv5su
@DevlinPoiga-lv5su Ай бұрын
Quranka kaaga baahan🙄
@aazbarotheahmed1864
@aazbarotheahmed1864 12 күн бұрын
Heestan waa ka hayaa ugbaadey 🤍🫴
@liicaade7627
@liicaade7627 Ай бұрын
From tiktok 😂❤
@AmiiraAbdirahman-fq4xy
@AmiiraAbdirahman-fq4xy Ай бұрын
Same😂❤😊
@aaminoomar-hj4ze
@aaminoomar-hj4ze Ай бұрын
Same😂​@@AmiiraAbdirahman-fq4xy
@CabdulaahiCabdinuur-ow4er
@CabdulaahiCabdinuur-ow4er Ай бұрын
Aniga xitaa istar Geelidle 😂❤
@muusesugaal5059
@muusesugaal5059 7 ай бұрын
Keligay ayaan modayaye xataa carabtii ayaa u istaagtay qoftan Allah yaciz ugbaad❤❤❤❤❤
@hiiboabdilaahi2853
@hiiboabdilaahi2853 3 ай бұрын
F hi i🎉
@musteiolgy
@musteiolgy 7 ай бұрын
Sln sare Ugbad. Inta dahabku lacagta dheer yahay ayaad adna dumarka dheer tahay. Fankaga iyo talent gagu waa mid dhab ah! Keep going wll.
@ugbaadaragsan9878
@ugbaadaragsan9878 7 ай бұрын
Thnkz❤️🙏🏻
@user-jt8rh3xl3y
@user-jt8rh3xl3y 6 ай бұрын
​@@ugbaadaragsan9878 sidokale waa run wlhi❤ dahabka ayaa ka qiima badanthy❤😊
@ZuhaipAhmed-k5s
@ZuhaipAhmed-k5s Ай бұрын
Ugbad aragsan quween
@ZuhaipAhmed-k5s
@ZuhaipAhmed-k5s Ай бұрын
Inabti hees an ku dhibe iqad
@dacarabdi726
@dacarabdi726 Ай бұрын
Waxan hees way dhaaftay Habeenkii Xalay ahaa 8saac oo shaqo ah heestan ayaan kaga Baxay,ugbaad Boqorada👸🏿💐
@DevlinPoiga-lv5su
@DevlinPoiga-lv5su Ай бұрын
Quranka ayaa kaaga baahan wakhti inad siiso🙄
@AbdurahmanOmer-tk8mw
@AbdurahmanOmer-tk8mw Ай бұрын
Hees ay leedahay waligay ma dhagaysan tan music bn ku so raacay musicianku waa amazing fantastic
@Saalim_Hajji_Mustafe
@Saalim_Hajji_Mustafe 7 ай бұрын
Tani waa Hees Dhaaftay waa Boqol Heesood.🎻🔥❣️
@Zuldan_Lp_Official
@Zuldan_Lp_Official 7 ай бұрын
Ereyda Heesta 10000% MUSIC 1000000% WAX KALE WEYI LAXANKA 100000%
@istarbeauty3560
@istarbeauty3560 7 күн бұрын
My argsan macan wankugu nastaa thank. U❤️❤️😍😘
@dabayshaofficail4973
@dabayshaofficail4973 6 ай бұрын
Wow haben wacan reer hargeisa from masalah ❤🎉
@FAAD21
@FAAD21 7 ай бұрын
Sanadkaan dhamaadka ah waxu ahaa sanad qurux midka xiga mid qeyr leh allaha nooga dhigo
@khaatumo636
@khaatumo636 7 ай бұрын
Ugbaad aragsan it's greatest singer of the century in Somalian girl❤❤❤hadad dawaneyso 2028 nasiib aad ledahey waye🙋🧎💃🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@diazbr0h0fficial31
@diazbr0h0fficial31 7 ай бұрын
Warya udhiibay ereyada the best one of ugbaad ever😮❤
@dj.rockets
@dj.rockets 7 ай бұрын
Bartad Iga Siisay Barteeda 🐐❤️
@Ayanfarax-fs4ek
@Ayanfarax-fs4ek 3 ай бұрын
Berkaygana kugu hadyey❤😢
@user-hv7xh6ym6d
@user-hv7xh6ym6d Ай бұрын
Sanadka waxa uu ahaa mid ad uqurux badan ilahow sanadka xiga bash bash nagu garsi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@umuamiin4954
@umuamiin4954 7 ай бұрын
Amazing music laxanka codka dubista waw waw illhow hesaha naga madowey aniga iyo inta ila mid ah
@user-bi4qq9qn3q
@user-bi4qq9qn3q 3 ай бұрын
Amiin 🤲🤲🤲
@abdullahiali616
@abdullahiali616 4 күн бұрын
UA’s best song so far. Team KL!
@xargagamusic3559
@xargagamusic3559 2 ай бұрын
Heestan waxa aad ujecel jacayl xaaskayga mustaqbalka Qofta kaliyen rabo inan nolosha la wadago aadkana aan ujeclahy Zamzam abdirahman ❤
@iskufilan1223
@iskufilan1223 7 ай бұрын
Ugbaad aragsan love you so much horey u soco adaa qalbigeyga baneestay bogeyga caadi u yeeshay adaa alif iga bilaawo kalgacal badan igu beeray❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️✅✅✅🤘🤘🤘
@user-mi5ni4go5c
@user-mi5ni4go5c Ай бұрын
❤😂
@user-mi5ni4go5c
@user-mi5ni4go5c Ай бұрын
😂🎉
@cilaansaarchannel4121
@cilaansaarchannel4121 7 ай бұрын
Queen Ugbad aragsan heestu way shidan tahay 💙💙💙💙💙💙
@Gabdoon2
@Gabdoon2 5 ай бұрын
Anoo Ree Hargeisa Heestan Waxan Kumaqlay Doorashadii Dani qurux
@engkhadarshiine8842
@engkhadarshiine8842 Ай бұрын
Heesta 🎉 laxanka🎉 musiga🎉 ciyaarta🎉❤❤❤❤❤❤
@user-pg5jv9lt6d
@user-pg5jv9lt6d 7 ай бұрын
Ugbaadey heestan 1M 1waek haday ku gaaraysaa hamplayadii waan hormarsaday❤❤❤
@Salmancade10
@Salmancade10 7 ай бұрын
Waa hees macaan badan Mahadsanid Faanadeena Ugbaad aragsan. Waad qurux badan tahay masha Allah abaayo.
@user-tt7uj8or8d
@user-tt7uj8or8d Ай бұрын
Heestan markii iigu horaysay aan maqlo waxay ahyd hbn aan safar ahaa 15/3/2024 Wxn safar ku ahaa gaadhi will aan jeclahay markay heestu wxy soo gashay annaga oo taagan beder wanaag rakaabku way shaahaynayeen balse Ani shaah madalban Isna moodagin shidhka gaadhiga loogu keenay Wxn xasuustaa ee kale markay dhamaatay heestu wxn ka dalbaday inuu iigu celiyo ❤❤aadbn uga helay heesta I love you ❤cabdi kariim❤
@ismahaan1806
@ismahaan1806 29 күн бұрын
Heesta kaliya aan ugbaad hesaheda ugu jecladay❤❤❤
@adeshabdirahman7739
@adeshabdirahman7739 7 ай бұрын
Ugbaada Aragsan Best Song codka iyo muqalka ❤🎤👍 wan kuwadaa huno
@XasanCusmaan-ly3uz
@XasanCusmaan-ly3uz 3 ай бұрын
Hhhhh😅
@AmranHassan-ro8oo
@AmranHassan-ro8oo 7 ай бұрын
telephoneka so dhacay walahi bilahi muteystay aya ku qoran ❤another level
@salaanmaxamed
@salaanmaxamed 5 ай бұрын
Walal indho dheeridaaaa lkn Aduuu Xataaa Another’s level too amran!!💋🫣😂😊
@AmranHassan-ro8oo
@AmranHassan-ro8oo 5 ай бұрын
@@salaanmaxamed sow maha wll indhihi quranjada ayn leyahy 😅😅😅
@hamseharun4645
@hamseharun4645 4 ай бұрын
Wlhi wad iga qoslisay xaga mxad uga fiirsatay
@AmranHassan-ro8oo
@AmranHassan-ro8oo 4 ай бұрын
@@hamseharun4645 dayax ama qamar waxas o kaleh ayan radinayay
@user-uk6vq4uv8y
@user-uk6vq4uv8y 3 ай бұрын
Heestan caadi maaha safar aan gakey maalintii ciida ee arbacada ayaan dhagaystey anoo u zocda mahalada ganacsiga bosaso 3 beri oo dalxiiz waa markii igu horaysay aan dhagaysyo safarka waxa igu weheliyey dhalinyarado baddan halkan ayaan ka salaamaya
@CaliJaaamac
@CaliJaaamac Ай бұрын
😂😂😂
@Jimcalekikoz
@Jimcalekikoz 6 ай бұрын
Henok always comes with a banger music legendry 🎹👏
@user-ch5sq3tx2r
@user-ch5sq3tx2r 6 ай бұрын
Siil wayn❤❤❤❤
@Shihaab464
@Shihaab464 6 ай бұрын
@@user-ch5sq3tx2r Siil miyaaa Ceeb leh Cid kasto Ee Allah ka dhigay lab kollay asaga ayay ku yihiin love ❤️ I love Siil Gabar kasto Somalia love ❤️ you babay
@khadarmooto-uy8ro
@khadarmooto-uy8ro 7 ай бұрын
Woow 🎉❤ ugbaad aragsan hees way dhaaftey lkn qamar ayaa kaa dhiman waad isku soo baxaysaan imika yaa igu raacsan
@zhaakildeekh6498
@zhaakildeekh6498 7 ай бұрын
What a song ❤ Tani waa cajiib wlhi
@adnasiciid5915
@adnasiciid5915 6 ай бұрын
Markan boqolow ku bahawnay Ifkaan farxda buura gaaray omg hees wey dhaaftay❤😢
@user-kt8ri7fx7l
@user-kt8ri7fx7l 2 ай бұрын
❤😂
@ZuhaipAhmed-k5s
@ZuhaipAhmed-k5s Ай бұрын
❤❤❤
@guleidhussein8024
@guleidhussein8024 Ай бұрын
*Noolow inaader ugbaad quruxsan* ❤
@ugaaz
@ugaaz 7 ай бұрын
Best song of this new year so far 🔥. Heynok Atlebachew is a mind-blowing wlhi (Madax-Qarxis) 😂
@Maxamedburcud-fx8ev
@Maxamedburcud-fx8ev 6 ай бұрын
Adam qalbigayga banaystay 😊
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 6 ай бұрын
​@Maxamedburcud-fx8e❤😊❤😅❤😊v
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 6 ай бұрын
​@@Maxamedburcud-fx8ev❤😅❤😊❤❤😊
@laylohasan7452
@laylohasan7452 4 күн бұрын
War Maxaa shegosan speaker 🔈 igu dhageysanoya dhar ban ku dhaqanoyaa 😂😂
@IdilRashiid
@IdilRashiid 7 ай бұрын
Waaaw wlh fananad hadi qurux iyo qaab la siiyo wa ugbaad ❤❤❤
@ibracarabeto1923
@ibracarabeto1923 6 ай бұрын
Doofaar ugbaadey today bes 90 jeer dawady walina xiisa usii qabaa wlhi hodan craxman kadib adaan kuwataa ❤❤❤❤
@cabdikafiwali1220
@cabdikafiwali1220 6 ай бұрын
War qoftan sagsi bey noqotay boqolow hee xabibi ❤❤❤
@ilwaadsiciid9174
@ilwaadsiciid9174 7 ай бұрын
Ugbaad inaYsan waxyar soo wadin waan ogaaa😂❤🔥
@user-ge6us5qt3q
@user-ge6us5qt3q 7 ай бұрын
Quruxdii oo qof ah masha alaah codka ereyada qaabka musiga qamar iyo shaydaan baa degdega😂😂😂
@FarxiyaBashiir-tc1rr
@FarxiyaBashiir-tc1rr 5 ай бұрын
😂😂😂 waad iga qoslisay
@ahmedabdoulkader5935
@ahmedabdoulkader5935 7 ай бұрын
1:22 Masha ALLAAH, she’s so lovely 😊 What a song !!!!!
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 6 ай бұрын
❤😊😊😊❤😊❤❤❤😊❤
@abucammaar8155
@abucammaar8155 Ай бұрын
Ugbaad aragsan hooyady labaad aduunkan farax kunoohlow maamo❤❤❤❤❤
@aadamabdulaahi5096
@aadamabdulaahi5096 7 ай бұрын
Dad Daawan Doono 2029. Best Song of the year 2024
@caabilyrics9686
@caabilyrics9686 7 ай бұрын
Woooooow ugbaad aragsan hees aad umacaan weeyi
@shakurahmed3997
@shakurahmed3997 6 ай бұрын
Wow wa hees dhameystiran wlhi ❤ ugbaad love
@CeynteMaxamed-y4f
@CeynteMaxamed-y4f 5 күн бұрын
Fanaandaydi Ahaaaa miss ugbaaad aragsan
@samiirahmed4994
@samiirahmed4994 6 ай бұрын
Best song of the year🔥
@ApdiFarxaan-uu9mx
@ApdiFarxaan-uu9mx 7 ай бұрын
Masha allah naag G36 aya waxa samaynkarta viva sediyashay
@updihakiinUpdilahi-kc6lg
@updihakiinUpdilahi-kc6lg 2 ай бұрын
Ugbad waku salamaya inadeer from reer abtiga❤❤
@fogaanarag7077
@fogaanarag7077 2 ай бұрын
Siday ugu soo orday iga gadan best action ugbadayda caashaqa 👏👏👏👏👏
@Sacad.Official
@Sacad.Official 7 ай бұрын
Hestani hada ondawanayo waxay maraysa 113k markay gadho isbuc gudehed 400k love ❤isara
@alcowdafarah307
@alcowdafarah307 7 ай бұрын
Music Hynoog Atlabajow 🔥🔥🎶🎵
@abdirahmanmohamed5576
@abdirahmanmohamed5576 4 ай бұрын
Music. By haynok atlbajow 👌🙏
@nuurkeyhaji
@nuurkeyhaji 27 күн бұрын
Bartaa iga siisay barteeyda ayaan bogeeyga kuugu hadiyeeyay❤❤
@Zaki_fapio
@Zaki_fapio 6 ай бұрын
What asong wlhi music 🎶 best 👌 io codka Ugbaad guuleyso byoh ❤
@cabdikafiwali1220
@cabdikafiwali1220 6 ай бұрын
Esh cala hees ❤❤❤ nagteyda hestan isodir tay ♥️
@ILKACASELYRICS
@ILKACASELYRICS 7 ай бұрын
Heesta Sanadka Hadaan Holland Sii Galayaa Xasuus weye ❤❤
@axmedsaleebaan1506
@axmedsaleebaan1506 4 ай бұрын
Me gustaría
@Jaamacmaxamed-m9c
@Jaamacmaxamed-m9c 27 күн бұрын
Aad I aad ayaan u jecelaxay xestaan❤❤❤❤❤
@maxamedforgot2001
@maxamedforgot2001 18 күн бұрын
Hees macn ooo qali igu ha waaaaaaaaaaaw qalbiga jah ❤️💋🫂
@AmaalAamino-mj8xo
@AmaalAamino-mj8xo 2 ай бұрын
Walee tan hees way dhaaftay ❤❤
@qaransahansade1370
@qaransahansade1370 3 ай бұрын
Song of the year hala siiyo caadi maaha runtii
@user-et6qv1qy6q
@user-et6qv1qy6q 5 ай бұрын
Wlhi Waxn ku tilmaamo ayan la.ahaay laxanka 👌 waa Lenged ninkas music 🎶 sido kle good 🫶🥰
@shugri.cismaan
@shugri.cismaan 28 күн бұрын
Ugibgrsan gabdh gurxbadan ❤❤❤❤😊😊😊😊
@raxmoxuseenweerow454
@raxmoxuseenweerow454 27 күн бұрын
Ugibg and gandhi guxbadan❤❤😊😊
@apdulibrahimhaji4746
@apdulibrahimhaji4746 7 ай бұрын
1/1/2024 kolay hada waa hesta sanadka BEST MUSIC Haynoog
@boqorbayle2667
@boqorbayle2667 7 ай бұрын
Ugbaad the only queen Dadki fanka iska laha weeye gabadhani
@Young_Abdi_Ali_official
@Young_Abdi_Ali_official Ай бұрын
Heestii sanadka ugbaad ❤
@mohamedmahdi7349
@mohamedmahdi7349 4 күн бұрын
Song of the year so far🎉
@Ahmet-zaki
@Ahmet-zaki 7 ай бұрын
Wow❤ beautiful 🎵
@hamzecadde6348
@hamzecadde6348 7 ай бұрын
Tallented Ina Maxamuud😍🔥
@FuzzaBaby
@FuzzaBaby 6 ай бұрын
Ina Maxamuud mahee wa Haynog Atlabatchaw!
@hamzecadde6348
@hamzecadde6348 5 ай бұрын
​@@FuzzaBaby Aabaheed ba laydha
@miskihaji5145
@miskihaji5145 6 ай бұрын
Woow best waaye wllhi heestan🎉❤❤
@bashkaproduction4029
@bashkaproduction4029 2 ай бұрын
Ugbaad❤🙏 Musician Henok Atla 🎹🎸100/100 Fav song☝️💥
@Gacanqabat
@Gacanqabat 7 ай бұрын
song of the year Dhamaan Sanad cusub wanagsan
@ahmedapoosto6269
@ahmedapoosto6269 7 ай бұрын
On fire 🔥 ugbaad❤
@AliiMoalim
@AliiMoalim 3 ай бұрын
Ugbaad aragsan international queen 😮❤😮
@Laylalayla-bf7zv
@Laylalayla-bf7zv 7 ай бұрын
Wanku tageraa ugbad aragsan quruxdada dad baa mshquulin❤
@user-so4kk1st3x
@user-so4kk1st3x 7 ай бұрын
Waw muqaal quruxbadan ❤❤
@realmotivationchannel3546
@realmotivationchannel3546 6 ай бұрын
What a song What a singer What a music What a fans Perfect person
@reallynice1293
@reallynice1293 6 ай бұрын
Qofta kaliya ee anatagero.swet🎉❤ ❤
@abdallaahmed9105
@abdallaahmed9105 5 ай бұрын
She is successful singer guulayso qurux badaney💯🥰
@CabdaleMaxamed-tm8vd
@CabdaleMaxamed-tm8vd 6 ай бұрын
Heestani waa baa heesahaygii❤❤❤
@samiiramahamute
@samiiramahamute 6 ай бұрын
Omg heees🥺❤️
@caliyarizow
@caliyarizow 5 ай бұрын
Heestaan ayaan kugu jecladay xppi😂😂😂
@abdallaahmed9105
@abdallaahmed9105 22 күн бұрын
Jir macan Cod macan Iyo music mcn Qoftan ninka iska haysta mcn adun bu haysta
@Najahchocolate
@Najahchocolate Ай бұрын
Uhbaad in the building inaadeerty❤❤❤
@mahadguray4241
@mahadguray4241 6 ай бұрын
Ugbaadeey waanu ku wadaanaa
@hanaudgoon4966
@hanaudgoon4966 7 ай бұрын
Ugbadey hno wadanke jogta❤
@XalimoyacqubYaxye
@XalimoyacqubYaxye 11 күн бұрын
Axyaaa song
@ahmedleydhofficial2640
@ahmedleydhofficial2640 Ай бұрын
ugbad aragsan best song kal iyo laab meeshey lahaydbaad dhigtay❤
@muusesiciidjire4609
@muusesiciidjire4609 5 ай бұрын
Ahsan naag nol aragsan ❤
UGBAAD ARAGSAN | INTAAD SACAB KA TUMILEYD 2021
5:40
Ugbaad Aragsan
Рет қаралды 9 МЛН
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 1,6 МЛН
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 107 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 5 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 9 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 37 МЛН
UGBAAD ARAGSAN - WAXBA LAYGA JARI MAYO - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:43
Waqal WStudío
Рет қаралды 7 МЛН
IKRAAN OZIL || KALIGIIS NIN || OFFICAIL VIDEO MUSIC 2024
3:09
IKRAAN OZIL
Рет қаралды 568 М.
AAMIN YARE FT SHAADIYO SHARAF [  IGU WEYNIDAA ] OFFICIAL VIDEO (2024)
3:29
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 3 МЛН
MAXAMED MAAME QALBIGAN KALIGAA KU SIISYAAY OFFICIAL VIDEO 2024
4:26
Mohamed Maame
Рет қаралды 2,5 МЛН
NAJMA NASHAAD KU SIYAAY NAFTA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:18
Najma Nashaad Official
Рет қаралды 12 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
UGBAAD ARAGSAN NEW SONG QAMAR DAWLADBAAD TAHAY 2019 HD
7:07
Hawraar Music Production
Рет қаралды 6 МЛН
Ugbaad Aragsan Dhexdeena Jacaylka Yaal Official video 2021
4:55
Ugbaad Aragsan
Рет қаралды 11 МЛН
ROODA KEYF - UDUG - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
2:41
Rooda Kayf
Рет қаралды 3,5 МЛН
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 305 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 1,3 МЛН
JAMAL & GANJA, ИРИНА КАЙРАТОВНА & КАЙРАТ НУРТАС - TUN (LYRIC VIDEO)
3:41
ИРИНА КАЙРАТОВНА
Рет қаралды 1,3 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 743 М.
Ulug'bek Yulchiyev & Aziza Qobilova - Esim ko'p (Premyera Klip)
3:32
ULUG’BEK YULCHIYEV
Рет қаралды 2 МЛН