No video

Mohamed Mooge Liibaan-Nabsiga Hiisha (Kaban)

  Рет қаралды 1,589,919

sameysane

sameysane

12 жыл бұрын

one of the best singers of somalia
pls like and subbscribe.

Пікірлер: 479
@ARMY-jw5es
@ARMY-jw5es 2 жыл бұрын
Heesta oo qoraal ah. Waxan qaladana bini adam ayan u ahay. Imisaan ku hor joogoo, Wanaag kaa hidinaayoo, Iska daa hadal toosane, Warba kaa heli waayoo, Wejiga aad iga hiiftay, Adduun waa hadh wareega, Waa habeen iyo maalin, Isku soo hirdamaaya, Waa habow iyo toos, Is hareera socdee, Waayihii kol i heeray, Kolna heeryo i saaray, Inaan ku hab-jileecaa, Waa mid aan la helaynine, Hiyigaaga ka saar, Hogob caleenliyo,Adoo hadh jiifee, Dhaxan harraad,Halase joogee,×2 Habeenka maalin,Socodkiyo, Hirig cadaadeed, Hugayga reebtee×2, Nabsiga hiishaan, heedhe Kula haleeloo Hoogtooy wanaaganii ,Waa kaad halleyseen, Kula hor joogee,×2 Mar baad hilaaciyo,Hogol ahaydoo, Mar baad hiraysoon,Ku hiigsanaayee,×2 Sowkii haacoogiyo, Ahaa habeenka, Halyayga maanta,Lagu halmaamay,×2 Nabsiga hiishaan, heedhe Kula haleeloon, Hoogtooy wanaagani, Waa kaad halleyseen, Kula hor joogee,×2 Mar baad hubkays wada, Hareer ordaysoon, Anna hangool iyo, Gudimmo haystee,×2 Adoo hitiitiqay, Haddaad i hoos timid, Oon geedna haysan, Waa hiil Ilaahee,×2 Nabsiga hiishaan, heedhe Kula haleeloon, Hoogtooy wanaagani, Waa kaad halleyseen, Kula hor joogee,×2 Ha moodin adiguun, Inaan ku hiifee, Haween dhammaanba ,Ka hawl yaraystee,×2 Hiil iyo hooba, Mid kuu han weynoo, Ku hanta Mawle, Ha kuu hibeeyee,×2 Ilaah hortaadiyo,heedhe Hareerahaagaba, Halkaad maraysuun,Ha kuu hagaajee,Nabad ku sii hoyo.×2
@mohamed-dx8lr
@mohamed-dx8lr 2 жыл бұрын
Ty sxb si wangssn baad u dhigtay
@bashkacade4432
@bashkacade4432 2 жыл бұрын
Jajajjajajaja inaba caadi maaha qormada oo waxag ii qurxisay kabanka io laxankaba inaan isla fahmo mahadsanid sxb
@aadammataanka6239
@aadammataanka6239 Жыл бұрын
Kaliya saaxiib adoo hiliiliqay ayaad hitiitiway ka dhigtay fiiri buuga foolaad ee heesaha maxamed mooge heesa nabsi
@cayuuniqurux6318
@cayuuniqurux6318 Жыл бұрын
❤❤❤❤😊😊😊 thnk you
@wiilwaal7114
@wiilwaal7114 4 ай бұрын
Waxan kuweydiyay anigu hestani wanba fahmi wayay ee miyu jira wax book ah oo fasiraayo hestani
@ibtisamyusuuf6221
@ibtisamyusuuf6221 2 жыл бұрын
Heestan waxan dageysanaya 24 may 2022 😪 Wanaa hees xasuus garaa igu leh wiil xirir nagaa dhexiyey baa jecla 😪 inaggu xiriir jecel nagaa dhexo baaa reerkyga nin igu daarin kdhib wiil baan udhalay Wanaa kala tagnay wiilkyga Aabehiis lkn alx jecelkygi hore wan helay marlabad 😪😪
@husseinahmed8112
@husseinahmed8112 2 жыл бұрын
Ax... Good luck and good luck written by allah
@kingizma6355
@kingizma6355 2 жыл бұрын
Mnsha allh waaye haddii ba aad heshay jecelkaaga hore
@iqruushbea5950
@iqruushbea5950 2 жыл бұрын
Wada noolaada abidkiin wallshey mcn❤🥺
@abdirashiidmohmed5373
@abdirashiidmohmed5373 Жыл бұрын
Succesfull love
@Somalikick8
@Somalikick8 Жыл бұрын
Wlhi waa qiso aan laqiiroday alxamdu lillah dheh wlshey
@abdimussejasin1752
@abdimussejasin1752 8 жыл бұрын
dad badan baa qabyaalad ahaan u tageera marxuum maxamed mooge laakiin fanaan ka qiima badan somali masoomarin mana soo mari doono .
@sameysane
@sameysane 8 жыл бұрын
+Abdi Musse Jasin Ma dadka uurkoodaad daalacataa, heesta iska dhageyso oo dambiga iska daa!
@sameysane
@sameysane 8 жыл бұрын
+Wadani ibrahim Waa adiga qabiil wada eedeeyee, miyaad itaqaan ileyn anaa leh channel-kee? Qabyaaladda iskadaayoo heesta iska dhageysta, marxuumkana uduceeya!
@MohamedHassan-zc3cl
@MohamedHassan-zc3cl 8 жыл бұрын
+sameysane hhhhhhh waa yaab umadii qabyalad baa lagu saliday waxaasina waa ciyaalkii dhashay ilaa 2000
@abdilahiaadan1042
@abdilahiaadan1042 7 жыл бұрын
aaad ayaan u xiseya hessa maxmaed moge libaaan
@khadarcabdi1
@khadarcabdi1 7 жыл бұрын
Mohamed Hassan waa ciyaalkii 1991 kii dagaalka iyo qolamaad tahay da la dhashay
@martelo7farnelo106
@martelo7farnelo106 2 жыл бұрын
ماشالله وتبارك الله العود عجيب الصومال 🇸🇴 تحياتي من ارتريا 🇪🇷✌️
@hanaaidid4356
@hanaaidid4356 2 жыл бұрын
ما شاء الله *
@mohameda_dahir5182
@mohameda_dahir5182 Жыл бұрын
Thanks
@yaxyemaxamed9935
@yaxyemaxamed9935 Жыл бұрын
I I j
@hasanalgatra734
@hasanalgatra734 Жыл бұрын
الله يرحمه رحمه واسعه الفنان محمد موجي ليبان اخوكم من السودان ❤❤❤
@yoonisgabal5461
@yoonisgabal5461 3 жыл бұрын
yaa salaam 🙏 Erayadi abwan cabdi qays laxankii axmed saleban bide codkii dahabiga ahaa ee maxamed mooge liiban hees heesaha waxdheer❤☝️
@user-zq9vu4nw5h
@user-zq9vu4nw5h 2 жыл бұрын
Erayadda kuu Garty inuu cabdi qays yhy laakiin axmed saleban bidde laxan masamyn jirin wxuu ahaa jilaa iyo abwaan mana heesi jirin markaa halkaa dib ugu noqo 😂😂😂🤣
@mhassan0163
@mhassan0163 2 жыл бұрын
@@user-zq9vu4nw5h Laxanka wuu sameeya axmed anaa og, balse mahubo inuu heestan u sameeyey, axmed oo nool baynu weydiin karnaa, mahadsanid
@anascabdirisaaq1217
@anascabdirisaaq1217 7 жыл бұрын
Hamoodin adiguun Inaan Ku hiifee Haween dhamaan baan Ka hawl yaraystee Hiil iyo hooba Mid kuu hanwaynoo Ku hanta mawle hakuu hibeeyee Ilaah hortaadiyo hareerahaagaba Halkaad marayso hakuu hagaajee Nabad kusii hoyo
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Anas masha allah 4sano ka hor ayaa erayadan soo qortay ana markaa yaraa idacadaha ka maqli jirey balse manta KZfaq baa ka dawanayaan Waa nolol aan gaarnay 🥰
@mohamedabdulahiabdi2081
@mohamedabdulahiabdi2081 4 жыл бұрын
Hestan waxay kahadlysaa nabsiga Aniga ahaan wali gabar ijeclaty kuma aanan xumayn oo nabsi kamagalin iyaduna sidaydo kale nabsi igama galin Jaceelkuna wuxuu ku fiicnyhy labada qof ee is arkaty ee isku qanacsan ineyan is qiyamin oo midba Kan kale balanta uusan uga bixin si uusan mesha u imaanin waxa heestu kahadlyso kana digayso oo ah nabsiga Miraha heesta waxaa lahaa abwan cabdi qays, codkana waa Mohamed mooge naxariisti janno allaha kawaraaabiyo.
@khadarhasan7062
@khadarhasan7062 5 жыл бұрын
maxamed mooge waxa uu fanaanta kale dheera inkastoy fanki daki hore kala dhicin hadan maxmed moge fankiisu waxyabo waqiciya inta badan ku suntana ,markay cod noqotana wuxuu lahaa cod mucjisa ah oo aad umacaan oo luxdan . allah naxariisto jjanatul fardaws haka waraabiyo isaga iyo intii kale dhimatay aaminta aamiinta walalayal hala dhafina like ta iska haysto.
@MrZamood
@MrZamood 3 жыл бұрын
Sowkii Hacoogiyo, ahaa Habeenka Halyaygan maanta lagu hal'maala.
@abdillahimuuse1709
@abdillahimuuse1709 4 жыл бұрын
AUN , AL FANAAN MAXAMED MOOGE LIIBAAN , GEESI + FANAAN + MULAXAN +MACALLIN + JILAA { ACTATAR} +MUJAAHID NAFTIISA U HURAY DALKIISA IYO DADKIISA , IYO QAAR KALE OO BADAN.............
@bilanbeauty4791
@bilanbeauty4791 2 жыл бұрын
I just discovered this song some weeks ago from TikTok and I like it♥️♥️
@jamaalhasan2892
@jamaalhasan2892 5 жыл бұрын
Duriyada Ina mooge aan ahay ❤️💬
@bisharcabdi4376
@bisharcabdi4376 2 жыл бұрын
waan ku raaxays taa hees taan
@aaminaahmed218
@aaminaahmed218 3 жыл бұрын
Geesi Somaliland kabaxay ilaahay kuu naxariisto From garadag
@shiilalle
@shiilalle 2 жыл бұрын
Somaliland mooge uma uusan dhiman ee Soomaali oo dhan ayuu u dhintay oo wuxuu ahaa nin u dagaalamay sinnaan la'aan uu waagaa SIYAAD BARRE ummadda ku hayay
@abdimagan3482
@abdimagan3482 2 жыл бұрын
@@shiilalleBro u got the point . waa runtaa Soomaali oi dhan ayuu u Halgamay.
@goradxamaro3586
@goradxamaro3586 7 жыл бұрын
eesh cala hees somali waxay tidhi rag wa kii hore hadala wa kuu horey u yidhi ana waxan leehay fanaan waa AUN MAXAMED MOOGE LIIBAAN sugaana waa tii hore. 😍😘😚😙☝👍🎸🎻🎸🎻🎸🎻🎸🎻🎸🎻🎸📼🎻🎸📼🎻🎸📼🎸🎻🎸📼🎻🎻🎸🎸📼🎸🎻🎸📼🎻🎸🎻
@bukhaari2899
@bukhaari2899 2 жыл бұрын
Adoo Hibiibaqay hadii aad ii hoostimo oon geedna haysan Waa Hiil Ilaahay🥺❤️ Rest In Peace legend Mohamed Mooge 🙏🏽
@adenosman4647
@adenosman4647 2 жыл бұрын
Marwq
@adenosman4647
@adenosman4647 2 жыл бұрын
Haa
@farxiyoaxmed1493
@farxiyoaxmed1493 17 күн бұрын
Hibiibiq maahaee waa hitiitiq macnaheeduna waa ludidda ama in qofku si tabar daran u socdo
@craxmaanmuuse510
@craxmaanmuuse510 2 жыл бұрын
Laba waaaawayn heeeesta sida mohd big one uga dhigay. Iyo cadaynta matasnkiisa cajiiiiib walaaaluhu.
@haashimsiciidsalaad9828
@haashimsiciidsalaad9828 8 жыл бұрын
caadi ma aha heestani aad iyo aad ayaan u jecelahay ilahay ha ku naxariisto mahamed mooge
@cabdilaahicabdi9423
@cabdilaahicabdi9423 7 жыл бұрын
maxamed mooge alle haw naxariiso to geesi buu ahaa taariikhda Baal dahab ka galley ilaa halgankii wadanka alle haw naxariiso to aamin aamiin
@maxameddeeq3017
@maxameddeeq3017 7 жыл бұрын
Alla ha u naxariisto m moge
@bakersadiiq693
@bakersadiiq693 5 жыл бұрын
Geesi naga baxey buu ahaa godka lagu janee .maxamed mooge liiban 🙌🏼 Alle ha unaxaristo
@kamaladan3889
@kamaladan3889 8 жыл бұрын
waaa. xaqiiqoyiin. dhaeecey. taan waxaay aheey. inabtiid ruumaa. oo abtiigii dhaaley. way diidey markii hore markesy diibuu jeecaltey
@mohamedindho1
@mohamedindho1 2 жыл бұрын
Qofka ilaahay garxajiska ka dhigay waxa farxad ugu filan markuu qaraamig is yidhaahdo yara booqo ee uu u tao ilma Mooge Ilma saleebaan bide iyo khadra daahir,sahra axmed, gacayte, kinsi xaaji aadan ,kuluc ,qarshe iyo boqolaal kale ee uu dareemo in fankaba uu soomaalida isagu baray
@anabmusa7112
@anabmusa7112 2 жыл бұрын
Faanka yaree habara awal Cabdi qays abwaanka wayn Gaariye abwaanka wayn Xasan ganey abwaanka wayn Cismaan gacanlow Shimbir Faysal Cumar Mushtayg Maxamed Cali Burco Ina Haybe Lambad iyo Qaar kale oo badan
@mohamedaliahmed4461
@mohamedaliahmed4461 2 жыл бұрын
Faanaanin soomaaliyeed bay ahaayeen ee qabiil ma ahayn sooomaali oo dhan bay u heesi jireen ee garxajis kalaiya mayna u heesin
@yaasinismail7956
@yaasinismail7956 2 жыл бұрын
@@anabmusa7112 cismaan gancanlow wa habarjeclo
@anascabdirizaaqmacalin8540
@anascabdirizaaqmacalin8540 7 жыл бұрын
waaw waah axsan fanaan mohamed mooge ilaahoow kuu naxariiso dabadii lama heesin wlhi aadbaan ujeclahay heestan
@johneamo7566
@johneamo7566 8 жыл бұрын
ilahay haw naxaristo #mohamed #mooge #liibaan isaga iyo wixii muslim ah ee dhintay dhintay aamiin
@samraj3573
@samraj3573 8 жыл бұрын
aamiin
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 2 жыл бұрын
Hees xasuuus gaara ku.leh naftayda saamayn teeda aanan ilaawin m moooge liiban sayiga fanka alle haw naxariistoba
@cabdiraxmaancabdillaahi7556
@cabdiraxmaancabdillaahi7556 5 жыл бұрын
Asalkii waxaa qaaday Axmed Mooge Liibaan. Waa lixdannadii xilligii ay heestu soo baxday. Waa erayadii, cabqariga, Cabdi-Qays, iyo riwaayaddiisii Sarreeyee Hoosee.
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 5 жыл бұрын
Lixdamadii maaha dadka ha Marin habaabin iska hadal uun looma hadlo badhtamihii 70dii ayay ahayd
@MohamedIbrahim-iz3mr
@MohamedIbrahim-iz3mr 4 жыл бұрын
Mahadsanid walaal
@khadar-afgaap8433
@khadar-afgaap8433 12 күн бұрын
kkk wl wax aan jirin umada haw sheegin fankaba kumay jirin ilma mooge 60kii hestana maxamedbaa ku horeeyay axmedna mar danbe ayu qaaday
@elmiabdalle89
@elmiabdalle89 4 жыл бұрын
Adoo hitiitiqay Hadii Aad I hoos Timid oon geedna heysan waa Hiil ilaahee.
@mjmj2602
@mjmj2602 4 жыл бұрын
Baytul qasiidku waa intan
@MrLooyaan
@MrLooyaan 3 жыл бұрын
أغنية في قمة الجمال والروعه .... اللهم إرحم محمد موجي واطل بعمرالشاعرعبدي أذم قيس
@user-ou3vx6uv3f
@user-ou3vx6uv3f 3 жыл бұрын
ماتعرف تكتب صومالي ولا اش
@sacadbagaase1045
@sacadbagaase1045 3 жыл бұрын
Waa fananka an fananinta ugu jeclahay maxamed mooge
@amusaamir3664
@amusaamir3664 5 жыл бұрын
M. mooge wuxuu ka mid yahay fanaaniinta marka aan codkoda maqlo wax kasta oo aan haayo iga so jiiita. dadki xiligaan nolaa oo yarantodi iyo dhalin yaranimadoodi ku so qatay naga nasiib fiicnayena. ilaahow ku naxariiso
@sppoi8690
@sppoi8690 2 жыл бұрын
Wa Malin axad ah tariqduna ay tahay 15 may 2022 Wa waqti subaxnimo ah Sacaduna waxay maraysa 8:35 Waxan fadhiya miskayga aan bugagta ku aqrisanaya Chemistry Insha allh dadala wugara
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 3 жыл бұрын
Allahyarxamu ilaahay godka ku nuur amiin Qabyalada ka daaya marxunka nin geesi ah oo geyiga somali oo dhan ku qiimo leh buu ahaa oo dulmi diid ah keligii talis ka soo horjeestay
@mohamedabdi7341
@mohamedabdi7341 3 жыл бұрын
Fanaan somaliyed inu ahaa Heesi jireyna Afsomaalina ku heeso Ciddi dhaafta iyaduna ha heesto end
@kunkaychannel8106
@kunkaychannel8106 9 жыл бұрын
yasalaaam axsan fanaan allow unaxariiso iyo inta Muslim ah aamiin
@ZhaaficiZheello
@ZhaaficiZheello 3 жыл бұрын
Mohed mooge liiban alla naxariztiiza Jano haka waraabiyeeeee Magaran karo wxaa aaanku qiyaaso raganimadiiza iyo titileka uuu kuleyahay xaga fanka 21/jun/1984 waxaaa gacan ka xaqdarani ku dishay degmada awaare meeel 35 km kaxigta xaga bariga😢😢 Fadlan qofkaztoo akhrizta qormadyda aynu uducyno halyeyga❤
@xalawatinaxurulceyni2188
@xalawatinaxurulceyni2188 4 жыл бұрын
25 jan 2020 1:30am heesihi horee hadan dhageysta jaceyl aan ihayna baan daremaa😍
@ADEM-zy7xk
@ADEM-zy7xk 2 жыл бұрын
Rabbi ha unaxariisto kitaabkiisana midigta haka siiyo isagoo wanaagsan Rabbiyow unaxariiso😥
@guledjama9007
@guledjama9007 5 жыл бұрын
Waa fanaan laakin rag badan baa ka fanaan san hanuuniye ayaa kabanka kaga horeeyey
@kokokoko-qp5fx
@kokokoko-qp5fx 4 жыл бұрын
Hanuuniye xidigisi wuu dhacy
@MrLooyaan
@MrLooyaan 5 жыл бұрын
لك الرحمه والمغفره اسطوره من اساطير الفن الصومالي محمد موغي
@maryanmaxamed5576
@maryanmaxamed5576 2 жыл бұрын
A1234567890qwerryuiopasdfghjkozxcvbnm
@nimcomustaf2068
@nimcomustaf2068 2 жыл бұрын
اميين ولك تحياتى لوبان اهل غرامي
@abdifatahhashi4942
@abdifatahhashi4942 2 жыл бұрын
Ilaahay ku naxariisto Mohamed’ mooge aamin
@MohamedHassan-zc3cl
@MohamedHassan-zc3cl 7 жыл бұрын
ilaahow unaxariiso m mooge aaamiin aaamiin insha'alaahu
@anascabdirizaaqmacalin8540
@anascabdirizaaqmacalin8540 7 жыл бұрын
hamoodin adiguun inaan ku hiifee haween dhamaanbaan ka hawl.yaraystee hiil iyo hooba midkuu huroo ku hanta mawle hakuu hibeeyee Ale.hortaadiyo hareerahaagaba halkaad marayso hakuu hagaajee nabad kusii hoyo
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 Жыл бұрын
❤❤Axa maxamed mooge wakusodu ceynayaa wayo ❤ wankujecelaha ❤Alle waxan kuwadinaya walalo janadi fardowosa Inu Alah naxarista badani kugu casumo ❤Amiin Amiin❤
@miinshaarducaale6457
@miinshaarducaale6457 8 жыл бұрын
alllow kuu naxariiiiso mukaaahid macalim abwaaaaan fanaaaan muxalan rabiga guula ha ah ayaaan kuu bar yay inuu jantul fardoowsa ku geeeyo allhuma amiiiiin
@akaloffcialakaloffcial2406
@akaloffcialakaloffcial2406 2 жыл бұрын
Ha moodin adigun inaan ku hiifee haween dhammaaanba ka hawl yareestee yaa salaam❤❤😭
@abdilahimohamedmohamud3153
@abdilahimohamedmohamud3153 Жыл бұрын
WUXU KA MID AH JABHADI SNM 1985 DHAGASAN JIRAY MUJAHID ILLAHY KU NAXARISTO
@hamseahmed768
@hamseahmed768 6 жыл бұрын
aun markaan yaraa wxaan ku heesi jirey oo mid dibjar ayaa i baray ereyadu ii badalay sidan ayey u dhhaceyse MARBAA AKHASH IYO UFUUF AHEYDOO MARBAAD UREYSOO LAGA WADA ORDAAYE HA ISMOOD KALIGAA HARGEUSA INAAD KU NOOSHAY
@fardowsoahmedyusuffardus1845
@fardowsoahmedyusuffardus1845 4 жыл бұрын
kkkk waa ereyo ficn hhh
@sirdoon1
@sirdoon1 4 жыл бұрын
@@fardowsoahmedyusuffardus1845 maxaa fiican abti waa caye
@umafaysal8440
@umafaysal8440 4 жыл бұрын
Xamse hargaysaad isoo xasuusisay
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@ayanaali3692
@ayanaali3692 6 жыл бұрын
Alla yaa itusa dadka qaar iyagoo heestan qaadaya intay qol madow galaan bustana huwadaan markas uunban ogan lahaa in sificn loohayo
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
side calashan 🤔🤔🤔🤔
@faadaraflovemaxamad2858
@faadaraflovemaxamad2858 7 жыл бұрын
fanaan somaliyeed buu ahaa allaha unaxariisto
@shabmohamed8204
@shabmohamed8204 5 жыл бұрын
Alle naxariistii jano ha ka waraabiyo maxamed mooge Liibaan aamiin insha allah
@cumarcigge5153
@cumarcigge5153 11 жыл бұрын
RIP GOD have mercy on you and put you in Janna...amiiin. A great mujaahid loved by somali regions including jabuuti.
@boqoradasomaliland6351
@boqoradasomaliland6351 2 жыл бұрын
Alle hawnaxariisto muj m. mooge Liibaan
@cabdixasan7062
@cabdixasan7062 2 жыл бұрын
أعجبني بعض التعليقات !!! هل نجد الرحمة والمغفرة بسبب الذنوب التي نقترفها؟؟! أم الطاعات والحسنات التي نفعلها
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 2 жыл бұрын
Ahn legendry youtube hddii aan soo galo waa khasab inaan heesihiisa dhagaysto waa mar la arag inta soomaalida heesta macallinkooda🙏🙏
@harbiomar996
@harbiomar996 7 жыл бұрын
Waa fanaan weyn Allah Weyne! Qolodiisa ama ehelkiisa ninna shaqo ku male
@dabeyljaawe3492
@dabeyljaawe3492 4 жыл бұрын
Nin tagay👏
@ZadikabdiZadik
@ZadikabdiZadik Жыл бұрын
Hamoodin adiga uun Inaan ku hiifee Haween dhamaan baan Ka howl yareeste 😭😭😭 Adigaan ku sugayaa farxio❤
@somalimusicport
@somalimusicport 4 жыл бұрын
Ereyadii abdi qays Laxankii, axmed saleban bide
@asmasamale3990
@asmasamale3990 5 жыл бұрын
allah yarxamak Aabo alle godka kgu janee oo kaa dhaaf wxii dambi ah say amein peoples
@miiiyomaaglodhul7704
@miiiyomaaglodhul7704 4 жыл бұрын
امیں
@hamdamuuse7078
@hamdamuuse7078 7 жыл бұрын
geeeesi naga baxay
@siciidgabare8259
@siciidgabare8259 7 жыл бұрын
Alleh haw naxariisto walaal geesi inaga baxaybuu ahaaye
@bashkaali4980
@bashkaali4980 5 жыл бұрын
Anigu reekoofur ayaan ahay waxana markhaati ka ahay inuu ahaa mujaahid aan lagaareyn allaha unaxariisto
@hanuush6787
@hanuush6787 4 жыл бұрын
@@bashkaali4980 💯❤️ waa run bro
@xasanadan6069
@xasanadan6069 4 жыл бұрын
Hamda Muuse we
@iidokayse8810
@iidokayse8810 4 жыл бұрын
G
@suhaib9811
@suhaib9811 Жыл бұрын
Sayyidunaa maxamed mooge liibaan
@inaapdimohomet8681
@inaapdimohomet8681 6 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto abwaankii abwaanada fanaankii fanaanada maxamed mooge liban ilaa had a ayan dhgystaa2017
@cadey__boolo__556
@cadey__boolo__556 2 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso 💔🥺🤲🏽Heesihisa heestan ayaan ugu jeclahey 💕🤤
@zainababukar2808
@zainababukar2808 5 жыл бұрын
Ilaahayoow nabsiga ii keeno nin an ogahay rabiyoow adigaan ku baryee cawa waa carafo 8deda
@mahadamiin4586
@mahadamiin4586 4 жыл бұрын
Zainab Abukar Aamiin byo mcn
@mohamedabdulahiabdi2081
@mohamedabdulahiabdi2081 4 жыл бұрын
Iska cafi abyo badal qar qabo inuu ilahy kusiiyo ayan kurajenayaa
@guuledcadami7587
@guuledcadami7587 Жыл бұрын
Rabi naxariisto jano ha waraabiyo marxuumka mujaahid maxamad mooge liibaaan
@johhnmeyzon906
@johhnmeyzon906 4 жыл бұрын
woof!!! cod libaax leh cod nin hadaad maqasho wakaa alle ha unaxariisto
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 2 жыл бұрын
Marbaad hubka iswada hareer ordaysoo annaa hangool iyo gudimma haystee Adoo hitiitiqay hddaad ihoos timid oon geedna haysan waa hiil ilaahe Nabsiga hiishaan heedhe kula haleeloo hoogtooy wanaaggani waa kaad hallaysee kula horjoogee. Ahn legend kma caajiso heesihiisa inaan dhagaysto heestaan waa anti sida aan filayo jacayl kawayn waxbaa kuduugan.
@hussainabdullah8811
@hussainabdullah8811 8 жыл бұрын
Mohamed Mooge waa halyeey somalia aanan la iloowin
@abdirahmanhaji6968
@abdirahmanhaji6968 7 жыл бұрын
Marxaladan anaa maanta kusugan, hamoodin adiguun inan Ku hiife hawen dhamanban ka howl yareste m.m Alla Ku naxarisay
@Xususmedia2
@Xususmedia2 8 жыл бұрын
naxariista eebana u rajeynayaa maxamed mooge
@ayaangacal3720
@ayaangacal3720 2 жыл бұрын
Heestan tiktok kasoo arkey wansoo raadiye 😩❤
@ayaangacal3720
@ayaangacal3720 2 жыл бұрын
@@adnanali-rn4jv 😘
@ikraancali1202
@ikraancali1202 3 жыл бұрын
heees qaaliya Allah haw naxariisto fanaan soomaliyed maxamed mooge
@diinari
@diinari 11 жыл бұрын
Mohamed Mooge Liibaan allow unaxariiso aamin aamiin
@awilfanto332
@awilfanto332 8 жыл бұрын
walle waa fanaan allah yaa arxamu raaximin
@Karisma187
@Karisma187 3 ай бұрын
Adeerkey wa legend Somalilander ah 💜💜💜
@ibraahinmaxamuud3711
@ibraahinmaxamuud3711 Жыл бұрын
Hill iyo hooba mid kuu hanweynoo ku hanta mowluhu hakuu hibeeyee ilaah hortaadiyo hareerahaagaba halkaad maraysaba hakuu hagaajee mabad kusii hoyo
@samiology7207
@samiology7207 5 жыл бұрын
Macalin, abwaan, fannaan, mujaahid AHUN 💗💗💗💗💗
@abdinasirdhamac2063
@abdinasirdhamac2063 7 жыл бұрын
alle hawnaxariisto maxamed mooge liibaan runti waxa uu aha fanaan,macalin,hal abuur,laxamayste, aan wali qarnigii 19aad soo marin ayu ahaa
@nouhabdirahman2540
@nouhabdirahman2540 2 жыл бұрын
Alle haw naxariisto maxamed mooge liiban wuxu ahaa legend mar la arag ah oo fanka somalida so maray Ereyada codka iyo laxankuba aadbay kuu taabanayaan Waxaan aad ugu bogey ninka heestan laxanka saaray oo ah Axmed saleeban bide heesta hadii aad qoraalku akhridid waad arkaysa habka cajiibka ah ee markii laxanka la saarayey laysu raaciyey Fananinta wakhtigana laxanka waxY uyaqanan inaad ku dhawaaqi karto ereyadaada
@mohmaedali9732
@mohmaedali9732 5 жыл бұрын
Hamoodin adiguun inaan ku hiifee haween dhamaan baan ka hawl yarayste
@cabdimaxamuud25
@cabdimaxamuud25 4 жыл бұрын
Wah wah hogtoy wanaagani wakaad halaysen kula horjooge
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto Mohamed Mooge Liiban
@amuunapdirahman5473
@amuunapdirahman5473 2 жыл бұрын
Alle haku naxriiato
@gafoteyusuf5430
@gafoteyusuf5430 2 жыл бұрын
Maxamed mooge Liibaan cod libaaxle Qaabkuu doono ayuu ugu luuqayn jiray heesaha u qaado laxamo cajiib ayu ka heesi jiray Godka lagu janee geesibu ahaa AHUN
@amalkayse445
@amalkayse445 5 жыл бұрын
ماشاءاللة ‏الله يرحمه ويدخله جنة الفردوس الأعلى
@mocowbarre13
@mocowbarre13 5 жыл бұрын
amal ileen heesaha waad dhagaysataa shiikhad ayaan ku haystay
@koudoneismael4871
@koudoneismael4871 5 жыл бұрын
Waaaaaaw
@abdirizaktutuwe3135
@abdirizaktutuwe3135 9 жыл бұрын
wooooow heestani waa heesti heesaha buuriga eryatay
@legendruuzi
@legendruuzi 4 жыл бұрын
Alla.maxan.heestan raadin.jiray qisada heestan.waxa iiga sheeken jirtay hooyadey
@abdulahiworane6974
@abdulahiworane6974 4 жыл бұрын
adoo hitititiqay hadaaad ihoos timid oon geedna haysan waa hiil ilaahe
@haybeabdullahi4228
@haybeabdullahi4228 3 жыл бұрын
Waa habow & toos is hareer socda really legend 🥰❤️✊🏼
@omashinho9194
@omashinho9194 4 жыл бұрын
Malin axad 9/8/2020 Belgium 🇧🇪 🔊🔊 yaa iladagesanaya
@omashinho9194
@omashinho9194 4 жыл бұрын
Nadir salad dol,Sunday 23 august 2020
@sadammarcelo7103
@sadammarcelo7103 5 жыл бұрын
Cod liibaxle alle haku naxristo 😥👏
@mmcjeeztochannel5320
@mmcjeeztochannel5320 3 жыл бұрын
Jimce, 20/11/2020 Goorsheegtu waa 4:08 am Habeenimo waxan ku suganahay Hargeysa.
@abshiribrahimshiinees2863
@abshiribrahimshiinees2863 4 жыл бұрын
Mashaa allaah ilahay hakoo naxariisto maxamad mooge libaan
@bederinternetcaffeburco7179
@bederinternetcaffeburco7179 6 жыл бұрын
masha allah maxamed mooge ilahay hawna xariisto codlibaaxle waaninka kaliyeen heesihiisa xiiseeyo qaarkod xiftisanahey
@halimamohamed3287
@halimamohamed3287 11 жыл бұрын
Ilaahow naxariistii jano kaa waraabi amiin...mujahid maxamed..tariikh baad ka tagtay wallee
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 4 жыл бұрын
Yaaa waduuud
@CabdisamadRashid
@CabdisamadRashid 3 жыл бұрын
Mashallah fanaan cod macaan o0 dalkiisa naftiisa uhuray😂
@ahmedharpi6738
@ahmedharpi6738 2 жыл бұрын
Aduun waa hadh wareega waa habeen iyo maalin isu soo hirdamaya🙂 mooge AHU
@yahyeilkacaze8583
@yahyeilkacaze8583 6 жыл бұрын
Fanaanka Abwaanka Macalinka Muhidiska Marxuum MUJAAHID MARXUUM MAXAMED MOOGE
@feisalhussein6456
@feisalhussein6456 5 жыл бұрын
Ma dagaalki beder iyo uxud buu ka qayb qaatay oo uu kudhintay?
@cabdiboodhari1764
@cabdiboodhari1764 5 жыл бұрын
Naxariis rabe ha siiyo
@cabdiboodhari1764
@cabdiboodhari1764 5 жыл бұрын
Wan kaxumahy sherquulka lagudilay marxuun maxamad mooge alaha unaxariisto aamiin yaarabi
@miiiyomaaglodhul7704
@miiiyomaaglodhul7704 4 жыл бұрын
Allaha u naxariisto
@feisalhussein6456
@feisalhussein6456 2 жыл бұрын
@@adnanali-rn4jv ma dagaalki beder iyo uxud wax ka qiima badan buu u dhintay?
@peacetheworld...........7105
@peacetheworld...........7105 6 жыл бұрын
"Aduun waa harwareega "Mooge jana gal
@sarakookie
@sarakookie Жыл бұрын
amiin 🥺
@suganta.dahson
@suganta.dahson 2 жыл бұрын
Maxamad moge alla ha unaxariiste si walba waa u heesay laxamo cajiib ah cod dhagaha lugu culo hobolka aan ugu jeclahay somalido idil+hasaan adan samatar
Adduunyooy Xaalkaa Ba' (Kaban) || Maxamed Mooge Liibaan || HD +Lyrics
9:03
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 1,4 МЛН
Mohamed Mooge liibaan:  Saxarla a fududaan
8:02
somalworld
Рет қаралды 2,1 МЛН
Pool Bed Prank By My Grandpa 😂 #funny
00:47
SKITS
Рет қаралды 18 МЛН
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 16 МЛН
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 31 МЛН
Mudantii Haweenkay
9:58
Axmed Mooge - Topic
Рет қаралды 15 М.
Maxamed Mooge babaygii jamaamiyo.wmv
7:38
Kanakwamba kwetu Sunyareh
Рет қаралды 553 М.
LYRICS | Heestii waayeelka jaqafsada | Maxammed Mooge Liibaan
8:11
Abdirahman Derajo
Рет қаралды 479 М.
Maxamed mooge (waxa iman ayaanti ina moge sugaye)
14:16
ABWAAN SHIRDOON OFFICIAL
Рет қаралды 196 М.
Saranseer
9:40
Axmed Mooge - Topic
Рет қаралды 3,3 М.
Sahra Axmed iyo Axmed Mooge Gabal Dhacay
9:56
Mubarak Maydhane
Рет қаралды 51 М.
Qaraami Allahayow
6:06
Axmed Mooge - Topic
Рет қаралды 916
Saxarla' || Maxamed Mooge Liibaan || Kaban || HD +Lyrics
8:03
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 629 М.
Dar Allaad Uhurudaa- Codkii Mxamed Mooge Liibaan
9:41
xusuushore
Рет қаралды 359 М.
Pool Bed Prank By My Grandpa 😂 #funny
00:47
SKITS
Рет қаралды 18 МЛН