Mubaarak Octoobar Heesta Amaana alla - Astaan Music 2021

  Рет қаралды 253,574

Astaan Music

Astaan Music

3 жыл бұрын

Xussustii Cumar Dhuulle

Пікірлер: 102
@goljanohargeisa6731
@goljanohargeisa6731 16 сағат бұрын
An exceptionally talented young man possesses a beautiful voice. It is arguable that he stands as the finest singer of his generation, and there is no doubt about this assertion.❤
@karti-soor
@karti-soor 2 жыл бұрын
Fananaan buuxa Mubaraak October Heesahii S. Tubeec Abdi Tahlil Cumar Dhuulle Ali Eebbee janatul fardusa ha, wada geeyo. Denbi dhaafo... Aaaaamin Aaaaamin.. My favourite old time Somali fananaanin...
@samsambarud4376
@samsambarud4376 2 жыл бұрын
Wooow This song reminds me of one of my auntie Tiriq, I really miss her and may Allah Subhannah Watacallah open the gates of Jannatul Firdaus for her and my Awoowos,family and lovely friends from Turkana district ❤️ Aameen Ya Rabbi
@aminaqaraami
@aminaqaraami 3 жыл бұрын
Allha heestaas wn jeclahay Uurka iyo qalbiga adigaa oodayoo Irida uxiree hadaan aamin jirin Maangalo aduunyada Maxaa ikaa agdhigay 😢😢
@jamayusuf7205
@jamayusuf7205 2 жыл бұрын
The best Somalia soul music singer..he is not normal...he will become a legend....by from growe puntland
@runkasheeg9317
@runkasheeg9317 3 жыл бұрын
Fanaan mubarak waa reer Garowe isagoo 12 jir ayuu fanka soo galay waana dhal fanaan Xanfar baa adeer u ah Darwiish Allaha ha u naxariistee baa dhalay
@shukrisaid7806
@shukrisaid7806 3 жыл бұрын
Waalahi waa egyahey
@abdialimohamed1095
@abdialimohamed1095 3 жыл бұрын
Waaberi bay deganaayeen Xanfar baa korsaday jaarbaanu ahayn iyagoo aad u yar yar runtii
@mohamedabdirizak9688
@mohamedabdirizak9688 3 жыл бұрын
Masha Allah waa mid kamida heesaha aan aadka u jecelahay Mubarak yare waa dhalfanaan waxa dhalay alle AUN abwaan darwiish waxaana adeerka u ahaa fanaan da,uud xafar AUN, hibo faneed ayuu leeyahay halkeedi ayuuna dhigay
@alinoorahmednajji
@alinoorahmednajji Жыл бұрын
walloow aan Asaaga adiga kuga jeclahay oo aad ilwaad quruux aniga ogsooneed. Amaana ALLE inaanyahay AQIIRAANA wan isku Arki doonaa. Alla dumaar somaaliyeed calol adkaa oo arxaan daranaa. waxa qalbigeeyda waqti dheer ka bixi laa jaceyl aan u qadaay gabadh isku school aheyn saanadkii 2011 oo hal fasaal iga dambeeysi. Si kasta wan is kugu dayay ogolasha inan ka heela oo jaceylka aan ugaba mid Lamid eh aan la heela. lakin nasib daree may dhicin. Ana ma qusto iduna ima jidhnaxda. Si naxariis daree aah bey igu dhaqanta. Dadoow rux hadu ku lehyahy wan ku jeclahay si joogta leeh xita hadii aad jecleen adigoon niya jibin oon xumeeyn uga sheeg inaad ha yeeh aaf oraan ka rin arinjira awadeed. Allahayoow dareenkan jeclahay oo an iga goo'ila adiga dabiibi kara. Chaya farxaad ku nooloow dain awidka. Surely one-sided love is the true love.
@issaabdullahiaalim1334
@issaabdullahiaalim1334 5 ай бұрын
One sided love hurts, demeaning and inhumane. If you develop a feeling for someone and you express it, then the recipient fails to heed to your request, bro leave the scene and flee. Hide your pain and never see her again. Women are merciless when they don't like you leave alone loving you.
@dagan1122
@dagan1122 3 жыл бұрын
Fananka yar wuu cod macan yahay ee ha la zo gacan Qabto☺️🥰🥰🥰👏
@munasharafofficial9319
@munasharafofficial9319 3 жыл бұрын
Waa dadki faanka laha madhiban adeer viva mubarak
@aligaas480
@aligaas480 3 жыл бұрын
@@munasharafofficial9319 ma colowe ba inanko asal walahi viva
@bishaaroaxmed6310
@bishaaroaxmed6310 3 жыл бұрын
Wiillaan wlh hesihi sida logu dheeli jirey ayu ceebtoydi la dhaqey wana wiil aad u cod macan o qof walbo ujeedo kep going bro
@mohamedwarsamaboss5014
@mohamedwarsamaboss5014 3 жыл бұрын
A new star is born!
@charmarkemohamed8039
@charmarkemohamed8039 3 жыл бұрын
Macha allaah cod macaan iyo masraxiyad saraysa 💙
@Eng-Hilal_Abdirashid
@Eng-Hilal_Abdirashid 3 жыл бұрын
Qaab jilniinka iyo luuqdiisuba waa top cumaamadiisa lama haysan karo
@munasharafofficial9319
@munasharafofficial9319 3 жыл бұрын
Walahe gabooye fanka iyaka lah wiilkan dauud xanafr baa u adeer ah
@abdirizakmohamed8266
@abdirizakmohamed8266 3 жыл бұрын
Somali qabiil jacayl hada sidaasan ku baratay qabiilkisa maba aqoone
@HindaHussein-zy1gj
@HindaHussein-zy1gj 9 ай бұрын
The best singer of Somalia keep going young man
@khadarmohamed6505
@khadarmohamed6505 3 жыл бұрын
Gifted singer, mashaalaa
@ayaanilwaad3822
@ayaanilwaad3822 3 жыл бұрын
My Fav song😍 m.a codkiisa❤
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 3 жыл бұрын
Bbe you are biutiful like this song .....
@ayanhussein2245
@ayanhussein2245 2 жыл бұрын
Waaaw amazing ❤️❤️
@biriqchannel2179
@biriqchannel2179 3 жыл бұрын
Masha Allah fanka dadka looga tira galey ayuu ka mid yahay waa fanaan Cod macaan heestana barteeda ayuu dhigey
@apdiazizdemba2953
@apdiazizdemba2953 3 жыл бұрын
Hees iyo badh wye xasuusti omar dhuule heestan waxaan ku bartay isagoo uu cod bilaa music ah ku qaadayo alfanaaan khaaalid dhoobo yare
@januarySl2024
@januarySl2024 2 жыл бұрын
Magacan Oktoobar ee aad sidato ayaaba inkaar iyo dhagar ah.
@mussaahmed5548
@mussaahmed5548 3 жыл бұрын
Bismilaah yarkan tolow Dadkii heesi jiray miyuu Aakhiro kusoo booqdaa Codod badanaa
@niyaaladem
@niyaaladem 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣 istaaqfurullaah, waxbaan in aan idhaahdo rabay ALLE ha iga saamaxo.
@mussaahmed5548
@mussaahmed5548 3 жыл бұрын
Hhh MAA soo booqana aakhiro
@AliAli-tb9mm
@AliAli-tb9mm 3 жыл бұрын
Caleeek Caleek waa Talent Rageedii.
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maryanahmett7449
@maryanahmett7449 2 жыл бұрын
Inata ila dawaneysa marku fiska aroosay like isaar🤣🤣
@MuqtarSheqdinle-ct3wf
@MuqtarSheqdinle-ct3wf 27 күн бұрын
alaah yacis
@sadiaabdikadirahmed
@sadiaabdikadirahmed 3 жыл бұрын
Sacadu waa 2habaenimo ey ka harsantahay 21daqiiqo inta badan waxaa sexda 9 ama 10 hbnimo cawase marka aan hurdada isku diyariyey baa waxan dhagestey clip yar oo heestii mohamed moge ah 😩 hurdadii wey iga hadey waxan bilabey inan dhagesto mohamed moge rabi (H U N) heesihiisa dabcan marka sida ku leyahay waxa daremi karta inan jeclahay weliba said ,inta kadib anigo o hesba hees uu KZfaq ii dhiibayo oo dhex socdo ayan arkey inankan yar oo beri aan dhagestey hees uu leyahay oo an is iri alley lahe wa fanan inkaston aqriyey cinwanka heesta oo aheed mid uu hore u qadey Rabi (H U N ) Omar dhule oo ah fananka igu horeya aan jeclahay Ayaan is iri bal talow eeg cajab🥺 durba wan darey waxa ii so baxay music buuq badan oo aan aheyn kabankii naxriista qalbi dajinta iyo naxriista igu beeri jirey ee u garaci jirey Omar 😢😢😢 waxaanse ku ilowey inanka yar ee codka macan wuxu cawa noqdey fananka afaraad aan jeclaado 🥰😍🥰 mubarak waligaa jir walal codkasi waxan rajeynaa anigo kaban gacanteyda kugu garcayo inad heesta dib igu qaado haddii waqtigu ino samaxo inta ka horeyso alle ha u naxriisto Boqoradas naga dhintey janadii fardowsa ayan alle uga baryaa adiguna walal mubarak Samo ku nolow . Somalinimo🦋🇸🇴
@ahmedmoktar
@ahmedmoktar 3 жыл бұрын
Cajiib! Waxan dareemayaa inuu fanku qiimo badan agtaada ka leeyahay Abbayo, Dadka qalbiyada wanagsan dhamaan fanka ayeey saaxib dhaw la yihiin! Anigana heeskan saameeyn gaar ah buu ii leeyahay.
@sadiaabdikadirahmed
@sadiaabdikadirahmed 3 жыл бұрын
@@ahmedmoktar aad iyo aad walal fanku waa wax wanagsan intii xumeyd base malamhan isgu hortey nasiib daro
@mussaahmed5548
@mussaahmed5548 3 жыл бұрын
Wuuu Ku raxaysaty wlhi
@ladanismael899
@ladanismael899 Жыл бұрын
@sulekhaabdiyahye6775
@sulekhaabdiyahye6775 2 жыл бұрын
iska hees looma heeso waa udhalaho waleee waleee dada ogahay hhh
@abikhadirdaahir2864
@abikhadirdaahir2864 3 жыл бұрын
Barteedi budhigay alelahe
@ADOONKIIRAXMAN
@ADOONKIIRAXMAN 9 ай бұрын
Qaybtii odhanysay muxu ugu dari wayay: Albaabkii qalbigaa , Adigaa oodayoo, Irida u xidhee, Hadan amin jirin, Man galoo adunyada, mxay ka ag dhigy?
@xamda185
@xamda185 3 жыл бұрын
Alla Yaa raxma cumar Dhoole Cali. Mubaarak caleek my bro.
@abdiqays554
@abdiqays554 2 жыл бұрын
Alla yaa cizak mubaarak yare halkeedii ayuu dhigay Amaana alla inan yahay Aakhirana weeeeey waa isku araki doonaa
@ahmedmustafe474
@ahmedmustafe474 3 жыл бұрын
Fankii wacnaa caawuun baan kasoo dul dhacay wiilkan waa dadkii fanku ubaahnaa
@farxaancabdi592
@farxaancabdi592 2 жыл бұрын
Wow mubarag october wlhi waa fanaan dhaba oo kazoo ifbaxey hoyga fanka zoomaaliyeed ee #HARGEIZA. Bro wlhi zi wanagsan ayaad udhigtey heezahaa aad noo zoo cusboneysiizay
@Bashir1119
@Bashir1119 2 жыл бұрын
Cumar dhuule oo yar waayay maashaa alah
@princessfilsan9367
@princessfilsan9367 Жыл бұрын
Fanka waa wax lasocda heybka ama duxda kaso jeda boqortoyo faneed Halkeda dhigtey mubarak keep fly brother 🙏 🙌 💪 💙
@user-pm6dr6gg4w
@user-pm6dr6gg4w Жыл бұрын
Goud
@mocowofficial4951
@mocowofficial4951 3 жыл бұрын
Oo insoo gelsho bis lee kadhi ned oo das meshe galeso qof yaqana kasayo inkas too cumar dhule lagari karin hadane woo dadalay Mubarak
@abdinasirjirde8716
@abdinasirjirde8716 Жыл бұрын
heesi waa heesihii hore 👏
@xaawojaamac3087
@xaawojaamac3087 3 жыл бұрын
Walow aan asagaa adiga kugu jecelhy /2/3/2021/ 😭😭😭😭😭😭😭😭😭❤👏 aakhiro nah waan isku arki doonaa lkn kuma cafin
@maymunaibrahim3910
@maymunaibrahim3910 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@salebanseed2349
@salebanseed2349 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣💪🤣🤣
@apdiazizdemba2953
@apdiazizdemba2953 3 жыл бұрын
Ha cafiyin caloosha inoogu hay habaar qabaha 🤣🤣
@luckyh4131
@luckyh4131 3 жыл бұрын
Al legend daud xanfar ayaa adeer ruma u ah aad ayuuna ugu egyahay
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 2 жыл бұрын
Xusuustii cumar dhuule cali
@amiinmohamoud3273
@amiinmohamoud3273 Жыл бұрын
Ninkan waxaan u aqaanaa tubeec yare waa hiboole dhamaystiran
@amiishaahmed4755
@amiishaahmed4755 Жыл бұрын
Octebar ❤❤❤❤❤
@barkhatismail5099
@barkhatismail5099 3 жыл бұрын
Mnchalh cod bu haya
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 2 жыл бұрын
masha allah kan yar cod baaa ku dhacay wow
@fardowzakhaliif8679
@fardowzakhaliif8679 3 жыл бұрын
Axsan fanan mubarik yare
@sucadocadow1745
@sucadocadow1745 3 жыл бұрын
Manshllh
@jamaalcabdilaahi1110
@jamaalcabdilaahi1110 Жыл бұрын
❤❤❤🎉🎉😢
@khadarcabdi1
@khadarcabdi1 3 жыл бұрын
Hayaay waa boqorka codka 1
@ugbaadsaid5156
@ugbaadsaid5156 3 жыл бұрын
Inyar buu gelayaa ka sii qurxi buu isleeyahay markasuu gelaya lakiin waa fanaan kayari hadii tolayahay hala baanto hala naxiyo qurux na wu leyahay model banu ka diganayna somali wilka hala so saro
@abdisalanhassan3196
@abdisalanhassan3196 2 жыл бұрын
Hees Hadeey wax taree waa heesay yarkaanu
@najmahussein1080
@najmahussein1080 2 жыл бұрын
Mashallah Alle codka hakubarakeyo
@mahamuddinbil9216
@mahamuddinbil9216 3 жыл бұрын
manshallah soo barbar adeero xanfar yer
@libananjalo6186
@libananjalo6186 3 жыл бұрын
Alla yaacisak
@ayanbashi6264
@ayanbashi6264 3 жыл бұрын
Masha Allah wa sidi abihis daud xanfar
@MuhiimMedia5223
@MuhiimMedia5223 3 жыл бұрын
Waa adeerkiis xanfar
@shukrisaid7806
@shukrisaid7806 3 жыл бұрын
Wuu ku raaxeytey
@abdellabotan9573
@abdellabotan9573 3 жыл бұрын
Walow aan aduunyada adiga kugu jeclahy ph........... O❤️❤️❤️
@caafimohamed2239
@caafimohamed2239 3 жыл бұрын
4 March 2021 Mogadisho xasuus
@sadaamxasan8840
@sadaamxasan8840 2 жыл бұрын
M.a💓🥺
@realcouple168
@realcouple168 3 жыл бұрын
Wiilki daaud xanfar
@umumohamed5306
@umumohamed5306 2 жыл бұрын
Waaah waaah
@amalmahamud4804
@amalmahamud4804 3 жыл бұрын
Fanku waa kii hore walee
@SoomaaliPuntland-re3ju
@SoomaaliPuntland-re3ju Ай бұрын
Dadka hestis hisku dhisin
@ahmedabdikadir9331
@ahmedabdikadir9331 3 жыл бұрын
Another level
@deganwehelie8339
@deganwehelie8339 3 жыл бұрын
Inna Abuubakar Darwiish Adeerkaa Xanfar Fankiisi Ayaad Sidataa
@ayanbashi6264
@ayanbashi6264 3 жыл бұрын
Oo xanfar ba dhalan maqlay
@sakariyeabdi5181
@sakariyeabdi5181 3 жыл бұрын
Heesta inbaadka tagteene
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 жыл бұрын
AUN 𝕃𝕖𝕘𝕖𝕟𝕕 𝕄𝕦𝕝𝕒𝕩𝕒𝕞 𝔽𝕒𝕟𝕒𝕒𝕟 𝕂𝕚𝕟𝕘 𝕆𝕗 𝕍𝕠𝕚𝕔𝕖 𝐎𝐦𝐞𝐫 𝐃𝐡𝐮𝐮𝐥𝐞 𝐀𝐥𝐢😭 𝐀𝐥𝐥𝐞 𝐍𝐚𝐱𝐚𝐫𝐢𝐢𝐬𝐭𝐢𝐢 𝐉𝐚𝐧𝐧𝐨🤲 𝑯𝒂𝒘𝒈𝒖 𝑫𝒆𝒆𝒒𝒐🤲 𝑨𝒎𝒊𝒏𝒕𝒂 𝑹𝒂𝒄𝒊𝒚𝒂😭
@abdifattahaqlisame2741
@abdifattahaqlisame2741 3 жыл бұрын
Carabkhaldaan🥰
@abdinasiryusufmohammed5101
@abdinasiryusufmohammed5101 2 жыл бұрын
Top ten most likely
@cabdisalaancsalaan6679
@cabdisalaancsalaan6679 2 жыл бұрын
Woof woof
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 3 жыл бұрын
Oktoberkii eryaday caruurtii Hargeisa 😂😂
@axmadsiciid4037
@axmadsiciid4037 3 жыл бұрын
M.a
@barirahahmed4230
@barirahahmed4230 3 жыл бұрын
Amaana Allah inanyahow🥺
@misseuro6108
@misseuro6108 2 жыл бұрын
Wóoooooow
@ahmedjabeetu4276
@ahmedjabeetu4276 3 жыл бұрын
Esh calaa cod
@muhiadinhusseinyusuf4547
@muhiadinhusseinyusuf4547 3 жыл бұрын
Kooxihii oran jiray FANKA AYAAN KA BAXNAY, U SHEEGA IN DHALINTAY HORTAAGNAAYEEN BANAANKA YIMAADEEN, AANAN A LA XASUUSAN DOONIN. MUBAARAK GUUL BAAN U RAJAYNAYAA MUSTAQBALKA. MAR SOO BAX WEEYE.
@Libaan99
@Libaan99 2 жыл бұрын
Waxaan daayey baan dib u bilaabay Ilaahow heesaha iga madoobay aamin yaa allah 🙏 🤲 .
@mahdiahmedhassan3786
@mahdiahmedhassan3786 2 жыл бұрын
Amin aniga iyo adiga isku mid ab
@Sir21Goals
@Sir21Goals 2 жыл бұрын
Hesh cala hess igadhe dadkasokaley oo fananintihorey badilikara baa lobahanyahey masha Allah beautiful voice dalinyarta codklaey u daya heesaha oo please and please nagafarisiya kuwa computerka codakoga kubadilaya ee codkaheyn nogabixiya qadka Somalida bilacodkaha please sidayada iskanoqda dawadayal oo codkina xuun nagalasobaxa because fananinti horey badcebeyneysin war somaliyer kuwa bila codkaha markey mesh’s isasotaga ee raban iney hesan please filada discoterka jara so that u will see their bad voice and they will screaming like a goat 🐐 please nagaqabta koxda wajixun
@ibraahimahmed4515
@ibraahimahmed4515 3 жыл бұрын
........... akhrina waa isku arki doona😒
@naimaahmed2126
@naimaahmed2126 3 жыл бұрын
Heeztaniga ayaabey iga hadleysaa jacaylkaba daacad looma noqdo hadaad unoqoto adiga ayey gugu dambaynaysaa aramada iyo dhawacyada qalbigaga la,daalaa dhacaayo!!
@nuurnageeye8116
@nuurnageeye8116 3 жыл бұрын
Mubaarka cod baad ledehy plz madax naga sooxagaaji bro
Mubaarak October  Nasteexo - Astaan Music 2021
7:53
Astaan Music
Рет қаралды 216 М.
Barnaamijka Qaaci Show | Mubaarik Oktoober | Astaan HD 2021
27:11
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 119 МЛН
XASUUSTII CUMAR DHUULE  AMANA ALA INAN YAHAY  SAYID ABDIWAHAAB 2018
5:56
Sayid Abdiwahaab M elmi
Рет қаралды 88 М.
Mubaarak Octobar - Heesta - Dhool da'ay - Astaan Music 2021
6:13
Astaan Music
Рет қаралды 130 М.
MUBAARAK OCTOBER _  QAYR KAA UDOONO RUUX KALE OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:34
HEES | Bureeqo | Cumar Dhuule Cali |▪︎With Lyrics
6:10
MAADEYS
Рет қаралды 1,9 МЛН
Mubaarak Octobar - Heesta - Yaxyax - Astaan Music 2021
6:59
Astaan Music
Рет қаралды 1,5 МЛН