No video

Barnaamijka Qaaci Show | Mubaarik Oktoober | Astaan HD 2021

  Рет қаралды 705,881

Astaan

Astaan

3 жыл бұрын

Martida: Mubaarig October
Cuudka: C/Naasir Macalin Caydiid
Boongaha: Abuukar Buulo-xuubey
Organ: Maxamed Xaaji
Camera: Mubaarak Jama
Mukhtar Dhuux
Sound Recording & mix: Shabcaan Isko
Editing: Ahmed Abdirahman
Soo Saaristii: Astaan Tv HD
2021.

Пікірлер: 282
@Somalinomad31
@Somalinomad31 3 жыл бұрын
Inaadeer Ilaahay balanki fanku sidan haka ahaado ama ha kaa maqnaado codka iyo cimrigaba ALLAH kuu barakee
@relaxationundsleeping5023
@relaxationundsleeping5023 2 жыл бұрын
Mubaarak yare daris ayaan ahaan jirnay waxa uu ahaa wiil yar oo caqli bdn oo fariid ah keep going lil bro
@mohamedali2132
@mohamedali2132 3 жыл бұрын
Fananin mug iyo misana leh oo hesohooda iyo codkooda in laysku dayo laga cabsado ayuu qaday heesohooda wiilku Mashallah waa tallanted Allaha unaxariisto dhaman tood Abdi tahalil warsame Cumar dhuule cali Maxamed salebaan tubeec
@mahamadabdi4880
@mahamadabdi4880 Ай бұрын
Wa run taas illahay ha u wada naxariisto dhamantod
@mohamedsheikhh4090
@mohamedsheikhh4090 3 жыл бұрын
What the voice nacalaa shaydaan ku yaal inaanka yar waakan u bahneyn wllh keep going adeer
@abdicawilcabdihiirad6140
@abdicawilcabdihiirad6140 3 жыл бұрын
Cabdi tahlil baa qaadi jirya alle ha u naxariisto basharka wax lamida lama helayo
@mohamedkhalid7782
@mohamedkhalid7782 3 жыл бұрын
Waa nin dhalin yaraa oo hibo u leh masrax faneed io codba keep going bro
@dualehd72
@dualehd72 3 жыл бұрын
Dareen fidin Cod milgan Music codoon Muuqal qadis toolan Iyo xarafka ya'da Hees dhamaystiran Guuuuuuuuuuuuuul
@mohammedabdi7061
@mohammedabdi7061 2 жыл бұрын
Amal Dualeh liked your Somali vacoublary words. You made me feel as I'm communicating you effectively like i know you even though i don't. Sweet talented girl. Adigana Guuuuuul too. Thanks
@Geejire
@Geejire 3 жыл бұрын
Maasha allaah walaahi fanaan kan hakaa ahaado markasta oo aan is idhaahdo fankii somaliyeed wuu dabar go ey waxaad arkeysa iney jiraan dad soo nooleynaya
@saharoabdi3349
@saharoabdi3349 3 жыл бұрын
Mashllallh wiil kan, cod ka waken ay, waxan qiraya, in aad tahay, fanan, xasusti, capdi tahlil
@simansaida5677
@simansaida5677 2 жыл бұрын
Waa Tubeec oo soo noolaadey ❤
@abbeellin3185
@abbeellin3185 3 жыл бұрын
Wow asagoo yar 12jir ayu fanka soogalay
@AminaLuckyOfficial
@AminaLuckyOfficial 2 жыл бұрын
heeskan waa heeska kaliyee mirahiisa badankood aanan fahmin, heeska ugu horeeaya.
@mohamedyasiin8280
@mohamedyasiin8280 3 жыл бұрын
alfanaan mubaarik oktobar iyo hargeysa caday hoygii abwaanka iyo fanka soomaaliyeed fankii hore mubaarik yare afkaaga caano lagu qabay
@aliabdirahman6725
@aliabdirahman6725 Жыл бұрын
I find it incredibly difficult to admit, bro over here has outdone the original. It is difficult to admit because the super talented artist Abdi Tahliil has always been my favorite male Somali singer/song writer...RIP. Much respect to my talented brother!
@abdiwahabfitness5647
@abdiwahabfitness5647 8 ай бұрын
Can’t believe I’m agreeing with u
@Waxkasta
@Waxkasta 5 ай бұрын
It's incredible indeed
@abdallaali9096
@abdallaali9096 3 жыл бұрын
Heesaha qaraami bis halaga dhigo dhihilahaa hadii leyla tashaaaa Astan big respect 🙏🙏🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♀️
@moktarmohamedomer1107
@moktarmohamedomer1107 3 жыл бұрын
qaraami Maaha ee waa qaaci heesahaani
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 3 жыл бұрын
@@moktarmohamedomer1107 qaaci iyo qaraami Waa isku mid awroow 🤪😂 Bal kala qaad adigu oo noo macnee Ma tubeec dhuule iyo tahliil baan qaraami ahayn
@moktarmohamedomer1107
@moktarmohamedomer1107 3 жыл бұрын
@@wehelashaq3368 qaraamigu Waa ka horeeyey qaaciga haddii aad xog badan doonayso sxp qlli yar badh.
@nuurnageeye8116
@nuurnageeye8116 3 жыл бұрын
Mubaarak Oct waa fanan dhamiys Inat ila aragtey siduu iga raxasananay like iisaar
@mohamoudabdi6210
@mohamoudabdi6210 2 жыл бұрын
Wooooooooooooow!!!!!! Hadal kari maysid, indhahaan isku qabtay intaan dhegaysanayay. 😘😘😘😘😘😘
@omarmungani7989
@omarmungani7989 3 жыл бұрын
Masha'alah fanka somaliyeed waa cusub baa u baryay axsan fanaan Mubaarik excellent by Osmaneto horay u soco bro
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 2 жыл бұрын
yaxyax wiilka qaadayo codkisa caadi ma ahan masha allah
@shacniinamuuse1407
@shacniinamuuse1407 3 жыл бұрын
Cadkaan yar cod oo alle sii 🔥😘
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
Qaaci always Unforgettable classic ☺️💗🤣😍💖🤣☺️ l8keno other whether it's sang by legends or young fresh singers
@mohamed-aminabdullahimoham6093
@mohamed-aminabdullahimoham6093 3 жыл бұрын
Aad baan uga helaa akhrinta Commentskka heesaha Qaaraaamka, waxan moodaa inaan akhrinayo buuq sheeko history ah oo dad hore qoreen
@Simran-wg8xt
@Simran-wg8xt 3 жыл бұрын
wow cod qurxanaa wiilka m.a wlhi wn qiiroday aida naag jcl haayo cml😥❤qoraalkeyga hadaad aragto al fanaane een een jw jw🙈😂
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
Tuug🤣🤣🤣
@Simran-wg8xt
@Simran-wg8xt 3 жыл бұрын
@@Ehel_Caashaq1 😂😂😂😂
@Waaga21
@Waaga21 3 жыл бұрын
Waan arakay Qoraal kaaga abayo Mahad sanid
@ugaasrooble212
@ugaasrooble212 3 жыл бұрын
@@Waaga21 masha Allah sxb hibo ayad uleedahay ....💯😍👍👌
@abdiahmed5776
@abdiahmed5776 3 жыл бұрын
😁😁
@abdirsaksaid2903
@abdirsaksaid2903 2 жыл бұрын
Inaba caadi maaha yarkan wa fanaan buuxa guulayso wll hormar wacan iyo horay inaad usocotaan kuu rajayn☺👏❤
@yahyagalow3645
@yahyagalow3645 2 жыл бұрын
Ninkan odayga firiya lugta gacanta dhexda wixi galaba waa galiyay kabanka cadi maha waxaba legends 🥰🙌🏻
@AbdulkadirMohamad
@AbdulkadirMohamad 3 жыл бұрын
WAAw Amazing intro heesta aan ugu jeclahay iyo muusikada wax kale wye
@somswed.5014
@somswed.5014 3 жыл бұрын
Caadi maaha Talent. Fanaan dhamaystiran. Amazing well done..
@zirmuneirofficiall6617
@zirmuneirofficiall6617 2 жыл бұрын
wow amazing voice Heesta ereyada qalad badan baa kaga jira Fg:Yeydiyo ugaadha riyaha uyagleela sidaas maha waa yeydiyo ugaadha xeryaHa uyagleela Heesta ugu ereyada adag weye Heestan Abdi tahliil warsame AUN
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
A shining star is Mubaraaq October very pleasing to listen to his voice
@sharmamo2942
@sharmamo2942 3 жыл бұрын
Wallahi waa fanaan. Snantar buu isoo xauusiyaa siduu u maamulaayo orkesterka
@sahnibrahim833
@sahnibrahim833 2 жыл бұрын
Mubaarik Oktober Niiiiice Voice wiil rer puntland ah keep going 🇸🇱💪🏼
@omargueudi4913
@omargueudi4913 2 жыл бұрын
Somalilander weyan warya
@abdaazhasaaan2540
@abdaazhasaaan2540 Жыл бұрын
@@omargueudi4913 waa reer puntland wllo waliba reer bosaso ragii ay kubada wada eryan jireen xaafada laanta hawada ee bosaso ayaa kula hadlaya
@abdirhmangelle7429
@abdirhmangelle7429 2 жыл бұрын
Dhala fanaan maxamed saleebaan tubeec
@geesio.5318
@geesio.5318 3 жыл бұрын
Waaou 🤩 cod qurxanaa 😍 maxaa somaali talent la buuxa Walaal sorey u soco! careers aad u qurux badan ayaa ka horeysaa
@rashidhersi7087
@rashidhersi7087 2 жыл бұрын
Well done.. You almost like Mohomed Saleban Tubeec. Keep going ..
@TheDhiibsane
@TheDhiibsane 2 жыл бұрын
Mchalah walhi wuu quruh codkiisu moparik hore usoco♥️😍😍
@ismailasha5494
@ismailasha5494 2 жыл бұрын
Golden voice hore usuco yarkow 💖💖💖💖💖
@MrSultaan99
@MrSultaan99 2 жыл бұрын
Farxiya Fiska kadib inta baratay fanaankaan codka macaan, gacanta taaga.
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 3 жыл бұрын
waaaaw mubaarik oktoobar waxaasaa coda ladhahaa nio
@omarhussien8958
@omarhussien8958 2 жыл бұрын
Hibada Fannanimada waa loo dhaashaa waana la hidda raacaa! Fannaninta waqtiga waa ninka ugu cod macaan markaan wada eegay.
@faisalmohamed808
@faisalmohamed808 3 жыл бұрын
woooow Mashallah well done Sir .....colowe 4 life
@abdullahiabukareyrow9948
@abdullahiabukareyrow9948 3 жыл бұрын
Legend wlhi xasuus aya igalisay Allah ku dhowra faanan lagu faaano horomar wacan ayaa ku rajeynaa i.a maalin inaa is arki doona waa filaa
@anisali2266
@anisali2266 2 жыл бұрын
Maasha Allah Allaha kuu barkeeyo codkaaga
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
A million thanks to the marvellous musicians they play an important part in the entertainment world
@sareedo
@sareedo Жыл бұрын
Masha alllaaah wlee fanki waa sidisi inti dhimatay allaha u naxariisto
@sadaqyare9735
@sadaqyare9735 Жыл бұрын
​@Sareedo
@siciidabare376
@siciidabare376 9 ай бұрын
Maashalaah tabarakalaah SoBeautiful Wow Allah haku xafido ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nicmasprep8766
@nicmasprep8766 3 жыл бұрын
Fanaan qaali ah masha’Allah he deserves million views
@Waxkasta
@Waxkasta 4 ай бұрын
One of the best covers omg
@zeynabnoor2176
@zeynabnoor2176 2 жыл бұрын
Masha allah allow codka kuu barakee lkn ka fogoow heesaha oo ku aqri Kalaamka rabbi Kaasaa kuu qeyr Baden
@jbhussein7167
@jbhussein7167 2 жыл бұрын
This programm is wonderfull it deserve a lot,
@cabdinaasirxiddig2338
@cabdinaasirxiddig2338 3 жыл бұрын
Mubarak Ogtoobar, cimriga, caafimaadka iyo camalkaba rabbi ha kuu barakeeyo❤️💯
@abdiaziz3818
@abdiaziz3818 2 жыл бұрын
8
@salmanahmedmohamed97
@salmanahmedmohamed97 3 жыл бұрын
Amazing Voice Moh'ed October Hormar balaadhan baanku rajeynaya WlaaaaL ❤✊🇸🇴
@oysi248
@oysi248 3 жыл бұрын
Hoyga fanka Hargaysa ❤️
@hibaqcabdale4485
@hibaqcabdale4485 3 жыл бұрын
Mubarik akbar fanaan jira
@mowlidabdullahi3916
@mowlidabdullahi3916 3 жыл бұрын
Muusiga80% Codka toolan100% Codka iyo cimrigaba ala haku barakeeyo
@abdihrasak
@abdihrasak 3 жыл бұрын
Waar waxa sidaas u heesa ama naga daaya baroorta Waayadanba cod sidano kale ah dhagahyga kuma soo dhicin Waa nin aad u da'yar codna alle siyey
@mohamedtecno5783
@mohamedtecno5783 3 жыл бұрын
Buulo xuuubay Inta ila argat in uu lugta Wax ku garacayo Like Ha,isaaro
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 2 жыл бұрын
Ader quraankaa kaaga fiicnaa inaad sidaa iyo si kabadan ugu luuqayso
@husseinhared
@husseinhared 4 ай бұрын
Mubarak ader. Ada ah ustad fan sugsn alla kuhibeye barika laal hal codsi haday tahay macqul halhees cabdi qadae xasan blis❤❤❤❤❤gul fan qal7i ah hiba alla kusiyey guul❤❤❤
@hibaShi-xl4bw
@hibaShi-xl4bw 3 жыл бұрын
High way ga wiilkaan leen ba heesihiisa maraa😂😂
@abdimatinabdimalik6845
@abdimatinabdimalik6845 3 жыл бұрын
Waa dhal fanaaneed mukhtaar, abahii iyo adeerkii ayuu ka keenay hibada faneed
@najmaahmedhussein5506
@najmaahmedhussein5506 3 жыл бұрын
Yaaa dhalay walalo fananke
@abdimatinabdimalik6845
@abdimatinabdimalik6845 3 жыл бұрын
@@najmaahmedhussein5506 daud xanfar walaalkii
@mahamadabdi4880
@mahamadabdi4880 Ай бұрын
Nastexo ninkii nowl naxdin ba uu talay' nimcad male aduunyadu nasso malmo moye my favourite part ❤❤❤❤
@abusameeribrahim2847
@abusameeribrahim2847 3 жыл бұрын
waar fanaankaa iigu sheega in soo qaado heestii JAMAAD جماااااد halaygu sheego wiilka!!!!!
@idleabdirahman7408
@idleabdirahman7408 3 жыл бұрын
Waw Waad buuxisay booskii Tubex Si wcan baad u keentay
@rahmamohamed-yj6lg
@rahmamohamed-yj6lg 3 жыл бұрын
Alaayaa cisaaaak👏👏👏❤️🇩🇯🇳🇴
@ashaomer7938
@ashaomer7938 3 жыл бұрын
Mubarak October fanan buuxa horay u soco wll🙏🏼😍
@abdikarimyasin4003
@abdikarimyasin4003 3 жыл бұрын
Wuu keenay heesaha badankooda heeska yax yax waa top wilkan yari fanaanin badan fanka waa katuraya
@cqanikhamiis2771
@cqanikhamiis2771 2 жыл бұрын
Heestaan wuu ku dheelay, mirihii ayuu dhilka la galay, waa uun ku beeg wax u eeg adigoo ya'da la raacaya, lakin wuxu waa inuu micne samaynayaa oo aad ereyada soo xifsiso
@kawtherofficial4731
@kawtherofficial4731 2 жыл бұрын
Wow wiilkan codkiisa lagama daalayo ilahy ha ubarakeeyo fanaan iyo badh weeyan
@mustafesiciid9954
@mustafesiciid9954 Жыл бұрын
Waqooyi dadkii fanka iska lahaa ♥️♥️👌👌
@mohamedawale9325
@mohamedawale9325 2 жыл бұрын
TABAARAK ALAAH,,Eesh Calaa Cod🎶
@khalidosmanali2421
@khalidosmanali2421 3 жыл бұрын
Maasha Allaah heesta booskeedii baad dhigtay axsan fanaan.
@sadamabdirahmanxasan9208
@sadamabdirahmanxasan9208 2 жыл бұрын
Waa fanaan fanaan dhalay
@adenbexxi8501
@adenbexxi8501 3 жыл бұрын
woow kan yari top weeye
@abdiazizali7616
@abdiazizali7616 3 жыл бұрын
Fanaan jira Codka% 100
@basrabasher2278
@basrabasher2278 2 жыл бұрын
Wow cod macaaan iyo heeso dareen leh, thanks 🙏 bro
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
Waa xasuustii AUN Abdi tahliil warsame🤲
@ExMafia
@ExMafia 2 жыл бұрын
Wow talented waaye mubaarak
@kaltounabdoul9783
@kaltounabdoul9783 Жыл бұрын
Masha allah golden voice
@maxamedaxmedmaxamed4246
@maxamedaxmedmaxamed4246 2 жыл бұрын
Abti octoobar fankii iyo taariikhdii aankulahayn famili ahaan ayaad dib usoocelisay xiligaana qof kula tartamaayo malaha dhalinta dambe.fanku maaha iska sheekay ee waa hibo abti guulayso farxad kunolow
@G36Media.
@G36Media. Ай бұрын
❤❤❤ proud for u. Big fan ❤❤❤❤
@barissohamza6810
@barissohamza6810 2 жыл бұрын
Wow very nice. This guy is nice voice
@maryanali9833
@maryanali9833 3 жыл бұрын
Masha allah masha allah beautiful voice woooooooooww 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@legendkamal2329
@legendkamal2329 2 жыл бұрын
Buloxubey Legend is always is Legend
@Rana_barbi
@Rana_barbi 3 жыл бұрын
Heesti habo fathia absie🥰🥰
@xaredoabukar784
@xaredoabukar784 Жыл бұрын
Masha Allah quruxoow Alla ha Ku xafido. Ammiin
@abdulazizmohamoud1945
@abdulazizmohamoud1945 3 жыл бұрын
Fanaan Cod Macaan Mubarak
@abdisamedmire2955
@abdisamedmire2955 3 жыл бұрын
Wow hesta tubeec halkedu dhigey
@hassanjohn8428
@hassanjohn8428 2 жыл бұрын
Waan waah. Wali codkaanoo kale dhagahayga kumaan maqal 💯 sanadahaan danbe waxkale waaye codkaaga horay usoco. Waxaa tahay halyeey da’yar🙏🏼🙏🏼🙏🏼
@abdikafihashi9820
@abdikafihashi9820 3 жыл бұрын
Qalbigeygi dhagaxa ahaa ayaaba jaceyl dareemaya!!
@saynabjimcale3190
@saynabjimcale3190 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@aichadarar678
@aichadarar678 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂 Wlhi wad iga qoslisey imtixaan😂
@sualibrahim9956
@sualibrahim9956 3 жыл бұрын
Woooòw cod mcn 👍👍👍👍💝💝💝
@xikmadpro7044
@xikmadpro7044 2 жыл бұрын
Yaaa salam October bro
@saidanisa8974
@saidanisa8974 Жыл бұрын
Runtii Mubaarak Ogtoobar waa uu ka weyn yahay fanka hada jiro Raga lagu dhaato ayuu u horeeyaa xitaa tubeec asagaa baac iyo dhudhun dhaafay run tii waa Boqorka fan koo idil baan dhihi karaa meel aan ka dhaliilo maba jirto xanuunse waxaa ah abwaanadii hore in ey usameyn waayaan miro wanaagsan sida mirahii hore oo kale iyo mulaxanadii hore oo kale aadbaan uga xumahay mubaarag ogtooban in uu fankii kasoo daahay markey joogeen Hadraawi Hasan Ganex Cabdi Qays iyo ragii raga ahaa ee hibada u lahaa ereyada miraha wanaagsan alaha ku dhowro Mubaarag waan kugu dhaadanaaye
@mohamedwarsamaboss5014
@mohamedwarsamaboss5014 3 жыл бұрын
A new star is born.
@libanmedaden3414
@libanmedaden3414 3 жыл бұрын
Masha-Allah keep going our New stars peace and love
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
Mubarak October has a wonderful voice ❤️❤️😻😻❤️ bravo young man for singing traditional qaaci songs
@domore8702
@domore8702 6 ай бұрын
Young man kulaha😂, waa afar iyo afar size yare ah
@mustafcbdi339
@mustafcbdi339 2 жыл бұрын
Buulo xuubey caadi .maahan .logta xitaah wuu kugaraac organka
@aytamohamed8860
@aytamohamed8860 2 жыл бұрын
Amazing nasteexo 🥰
@MrLooyaan
@MrLooyaan Жыл бұрын
مبارك فنان رايع ومبدع وكلماته روعه واتمني ليك التوفيق والنجاح
@daacad1946
@daacad1946 3 жыл бұрын
Sidan ayaa loo heesa waa top kan yari
@zundusraaqiya4475
@zundusraaqiya4475 3 жыл бұрын
Heeska Nasteexo waxaa horey u qaaday maxamed suleyman tubeec Alle Yaa raxma
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 3 жыл бұрын
Heestaa uun miyaad ka garatay inta uu qaaday ba fanaaniin baa horay uqaaday Waa wada qaraami midii uhoraysay Waa Cabdi tahliil Allah yarxam Middii labaad Tubeec Allah yarxam Midda sadexaad na Waa Cumar dhuule Cali
@mubashirshaafi6595
@mubashirshaafi6595 2 жыл бұрын
This is amazing 👏
@imanjama7858
@imanjama7858 2 жыл бұрын
‏ذكريات من الزمن الجميل👏🏾🎼🎼🙈❤️💚🤍
@hayatmohamed4864
@hayatmohamed4864 3 жыл бұрын
Waaw legend ilahay cod wakugu deeqay runtii
@omarqaisofficial7821
@omarqaisofficial7821 2 жыл бұрын
Ma aniga jawikale kujira misa codka inanka wa qerulcadi.,.... America got talent ayu uqalma
@nasroomar1810
@nasroomar1810 3 жыл бұрын
Tnxs Astaan Tv
@dr_sadak
@dr_sadak 3 жыл бұрын
Aniga imahadceli nooh
BBC Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 08.08.2024
15:17
BBS Somali Radio
Рет қаралды 740
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 18 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,8 МЛН
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 29 МЛН
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 18 МЛН
Qaaci Show | Khadar Keeyow | Astaan Tv | 2020
20:40
Astaan
Рет қаралды 1,1 МЛН
Mubaarak October  Nasteexo - Astaan Music 2021
7:53
Astaan Music
Рет қаралды 216 М.
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 518 М.
Full Barnaamijka live Qaaci show Dayaxband 2021
1:32:12
Waqal WStudío
Рет қаралды 314 М.
XANFAR YARE KALGACAL DHINTAA WELI DHOWRAYA BARNAAMIJKA CIIDA IYO XULKA FANAANIINTA
10:19
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 18 МЛН