MUHIIMADU WAADANTEENA CABDI HANI XAASHI (HEES CUSUB) OFFICIAL

  Рет қаралды 4,197,020

Waqal WStudío

Waqal WStudío

7 жыл бұрын

MUHIIMADU WAADANTEENA #CabdiHani XAASHI waa ereyadi Abdiwali Saxardid iyolaxankii Cabdi hani Xaashi musigii Sidi Ali Winki Produced by #Waqal & #AfroMEDIA directed by Mustafe Saleebaan.

Пікірлер: 1 300
@monacarab328
@monacarab328 4 жыл бұрын
Hestan jacaylkygi hore mrku khilaaf na dhex yimdo ayuuu iii qadi jiray ‘muhimadu waa danteena’😭😭😭
@maxamedmuxumed5730
@maxamedmuxumed5730 3 жыл бұрын
😂😂😂😂🤣🤣🤣😃
@xusenmahad3454
@xusenmahad3454 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhh
@c____maleck7066
@c____maleck7066 3 жыл бұрын
AnaaBa hada kaa heleee
@naciimanalka1921
@naciimanalka1921 3 жыл бұрын
💞Ummc wllshy ku xasuuso waa really kalmadaaziye
@fadumaxassa4180
@fadumaxassa4180 2 жыл бұрын
Jacylkeygi hore maaku jireenaa cakku jcyl markasaa nacaa😢😢
@quensusu6304
@quensusu6304 5 ай бұрын
Still watching 2024😭❤️
@ahmedomar3778
@ahmedomar3778 2 ай бұрын
Muhiimadu waa danteena ❤😂
@Ahmedmustafe-nh1kk
@Ahmedmustafe-nh1kk 2 ай бұрын
😢
@AbdisaliimWasgah
@AbdisaliimWasgah 2 ай бұрын
Even me I'm watching right now 😮❤
@soltelcoofficial9634
@soltelcoofficial9634 2 ай бұрын
Now 😢
@MashaacilCabdillaahi
@MashaacilCabdillaahi 2 ай бұрын
Yes 😊
@user-to6nm9wz4z
@user-to6nm9wz4z 2 ай бұрын
2016 untill 2024 am watching😢❤
@cadnan23
@cadnan23 8 ай бұрын
Allah u naxriisto mustafe waqal qeybta dambe ayuu ku jiraaa😢😢
@SamsamXasan-ce1wn
@SamsamXasan-ce1wn 6 ай бұрын
Ert❤
@ayshahassan1649
@ayshahassan1649 6 ай бұрын
Amiin 🤲 allah haa oo naxaristo 🤲
@norbilmaxamed3888
@norbilmaxamed3888 12 күн бұрын
aamiin😢
@Ayanyusuf-mh8nm
@Ayanyusuf-mh8nm 5 ай бұрын
2024 yaa wali dawanaya❤😢
@musiquerelaxantepourbiendo5926
@musiquerelaxantepourbiendo5926 4 ай бұрын
Me😢😢
@aamiin__raavan6979
@aamiin__raavan6979 4 ай бұрын
@@musiquerelaxantepourbiendo5926me😢😂
@user-sb8kc4uy8c
@user-sb8kc4uy8c 4 ай бұрын
Anaa cawanaya 7:40 fiidnimo 😊
@norbilmaxamed3888
@norbilmaxamed3888 12 күн бұрын
8:49 fiidnimo ayaan daawanaya 23/6/2024
@Asmaahmed-wz4mb
@Asmaahmed-wz4mb 3 күн бұрын
Ana hpti😢😢 hestan marka murugo daremo said udhageysataa😢
@geediibnugeedi5068
@geediibnugeedi5068 5 жыл бұрын
Heestan waxa i bartey inan aan wakhti xidhiidh Quruxbadani na dhex maray, oo la yidhaa ibtisam Yousuf. Iyadaa i xasuusisa, waliba waxay i dhageysisay habeen aan isku dhacnay. 2017 feb. Farxad iigu noolow, inaad wakhtigaas ila qaadato ayaa ii sharafa😍😍. Caawa oo 2019 jan 09 mareyso ayaan marlabaad ku xasuustey Qaali😍😍.
@farhanhdhimbil4998
@farhanhdhimbil4998 3 жыл бұрын
Maantuu Ka baxay fanka cabdi hani xaashi Cabdillaahi 30/Sept/2020 ❤️❤️❤️🙏😍
@maxamedsiciid7930
@maxamedsiciid7930 3 жыл бұрын
Yaa cadeeyy sxp isaguu muu ka hadlay
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 3 жыл бұрын
Markaana😁😁😁
@tabebetaabuu7773
@tabebetaabuu7773 3 жыл бұрын
*jd jouir j oui jjjdj on
@siraadmohamed2420
@siraadmohamed2420 3 жыл бұрын
Ma jecleen wlh blse janada muhimadena ah blse wa i caawiye
@adnayusuf1489
@adnayusuf1489 5 ай бұрын
still wan jecelhay ninkan 2024😢
@maxamedarizola7330
@maxamedarizola7330 Жыл бұрын
2022/10/3 maalin isniin ah break time jaamacada Qof aan wada socono...inta bdn aan isku dhacno cashaqa isku dhac lagama wyo...wxn layahay adoo marna iga xaanaaqin maskax alle kugu maneestay jaceylkiyo 3X Mira dhalkeesa ku meel mare ayaaheena....maalin un waan dhageysan doona anoo ayada laabteeda ku jeefo welipa si wada jir ah....😪😫😫🤲 Like please
@fathiqueen6457
@fathiqueen6457 Жыл бұрын
Mashallah alaha isku sookiin dhaweeyo
@razadqasim5280
@razadqasim5280 Жыл бұрын
Ax alle urume riydiysa
@mariaahmedmoha3463
@mariaahmedmoha3463 Жыл бұрын
I a bowe
@kulmiyayare-zz4iz
@kulmiyayare-zz4iz Жыл бұрын
Nio nin arday tahaye waqtigada ka faidayso masul qoftas ayada. Ku hos imane wax qapso
@farxaanaadan4237
@farxaanaadan4237 Жыл бұрын
Qofku wax wuu jeclaan karaa sxb
@Bintimohamed-4
@Bintimohamed-4 7 жыл бұрын
Markan arko dad kusoo heesa wadan aysan lahayn oo bada Hoodo iyo suuq Ye shisheeya ku soo heesa ciil ama shame baa dareemaa balse markan wiilkan/fanankan fiirsaday oo ogaaday inu wadankeenii joogo masha allah walahay waan Ku farxay quruxda iyo meelaadAn marti Ku ahayn cidna wax kaa sheegayn ilaahay wadankena iyo madaxdeena noo hagaaji.amen ya Allah
@KINGZ44four
@KINGZ44four 7 жыл бұрын
Fateema Abdirahman wa hadal xigmaad leh walal amiin
@Bintimohamed-4
@Bintimohamed-4 7 жыл бұрын
KINGZ44four thanks wallo
@hamzegalool102
@hamzegalool102 7 жыл бұрын
fateema wadankaaga wax ka wannaagsan ma jiro.. ku dalxiis macaanaa duunyo dhaqasho wacanaa cid ku odhaneysa you are not allowed here ma jirto
@mohamedabdiyarowabdi7509
@mohamedabdiyarowabdi7509 7 жыл бұрын
jacay kan ayaa lakadaha
@azhli8416
@azhli8416 7 жыл бұрын
xaqiiq
@koofiyadofficial1808
@koofiyadofficial1808 2 жыл бұрын
13/1/2022 kaligay ayaa ilaa maanta dhagaysanayay insha allah wxaan rajaynaha inaan helo qof ila dareema heesta iyo jacyl kaan ka qaaday 🤩🙏🤩🤩
@shamsashacni3568
@shamsashacni3568 2 жыл бұрын
Heesta kuna fhman
@shaaficiraho2100
@shaaficiraho2100 Жыл бұрын
Ana cawa dhagaysanayaa
@salaadsalaadmaxamed
@salaadsalaadmaxamed Жыл бұрын
Diyaar waa waaa kula dhagayseenaa
@akhiphult
@akhiphult Жыл бұрын
2023❤️
@A.H.3530
@A.H.3530 10 ай бұрын
​@@akhiphult 2023 /8/18
@hassanabdurahman6190
@hassanabdurahman6190 7 жыл бұрын
muhiimadu waa danteene waa saxiiix ileen ruux waliba waad ogtihiin inuu nasiib uyeesho quf ow lasaaxibo oo waliba si xad dhaaf ah qalbigiisa udagta marka waa sax muhiimadu waa danteena maasha allah cabdi hani waa fanaan aan aad utaageero
@mohayoussif635
@mohayoussif635 4 жыл бұрын
2 Yaa💕 O Ila💓 1 Dawanaya💖 9👍💞💞💗💘
@somalipure8835
@somalipure8835 5 жыл бұрын
Intaan heesta dhagaysanlahaa Waxaan kaga mashquulay Quruxda dalka Somaliland 👏👏🙌🙌🙌🙌🙌
@dinisrealm3240
@dinisrealm3240 4 жыл бұрын
togdheer Tv dalka Soomaaliya dheh wll Ilaahay haku barakeeyee
@abdaleabdirahman9000
@abdaleabdirahman9000 4 жыл бұрын
@@dinisrealm3240 Somaliland 😍😍😍😍😍Somalia waa cadawgeena Isha allh Nabad ma noqon doonan
@naeemahassan6323
@naeemahassan6323 4 жыл бұрын
@@abdaleabdirahman9000 waad xanuusan tahay wll allaha ku caafiyo qof wllkaa ah inaad dhibkiisa jeclaato maxaa danoo kuugu jirta😭🤔🤔🤔
@abdaleabdirahman9000
@abdaleabdirahman9000 4 жыл бұрын
@@naeemahassan6323 wllky waaka horumarkayga jecel cadawgayguna waa ka horumarkayga neceb Sida Somalia
@hothanyonis4325
@hothanyonis4325 4 жыл бұрын
Thanks bro 😚✋👍
@cabdibasid7037
@cabdibasid7037 2 жыл бұрын
KolaY adiGoo AmusaN ayaaD AqriNaysa commantigaN ee like saar Best song Updy hani caashi 🥰
@salaadsalaadmaxamed
@salaadsalaadmaxamed Жыл бұрын
Waa sidaa poqorka codka hada
@hudamoh-mb9bx
@hudamoh-mb9bx 11 ай бұрын
Llsmskmsllsmslslmslsmsmsmssmsllokssmdldmslsmekmdldmdldmdldlildlddldldkkdmdldlmdldldlldleldmkdldldldldllddkdldldpdkdmdldmldmdkdklkdmldmdldldlldldmflffkofoflfldldldleleleellelekeioelzospdemd😊
@hudamoh-mb9bx
@hudamoh-mb9bx 11 ай бұрын
Lsmskusmsmsksksulsmdldmsljslsmsksmdldidlmsmslhmmsmslsmsmsjosoodmdldmmdldkemdmdjdmdmmsdkldmddmdmdukellmmlmkebdkdkdydjdkdiiekeuelekjfdndkdkdkyueejekekdidjkkkdkdyefkfkfkjkdkdkdjddnkdndjundndkdkdkdjdkdkdyyyyyjkkjfjfkfkfkfjydkfjfkfkffhfjkfnfkfjjjfjfjfjfjfjfjffjfjfjffjfjfjfjjffjffjffjfjfjfjffjfjfjfjffjfio
@asmafarah7260
@asmafarah7260 9 ай бұрын
0p0p00pppp
@CVA760
@CVA760 8 ай бұрын
0
@ridhwanruun7553
@ridhwanruun7553 3 жыл бұрын
Heestan 2020 ayey aheed markii ugu horaysay aan maqlo waxana isodiray wiil 😥 Ninkaan Markuu Allah soo hanuunshay ayaan is iri bal fiiri hesihiisa. Allah hakugu wadado khayrka walal ❤️🙏
@surejjamac8736
@surejjamac8736 3 жыл бұрын
Anu ahaa kii kuso diray
@maxamedarizola7330
@maxamedarizola7330 Жыл бұрын
Emotional damage 😅🤣
@saacidfarah10
@saacidfarah10 3 жыл бұрын
Abdi Hani Cimri dheer iyo cibaado suuban Allaha siiyo. Inbadan codkiisa waan kusoo raaxeesanay.
@Narjila12
@Narjila12 9 ай бұрын
Alle Ha u naxristo mustafe😢😢
@abdirisakalto5510
@abdirisakalto5510 4 жыл бұрын
Mar walba ee saxibtey iga carooto waxan u qadaa hestaaan wana hees i qaas ah walahi ❤️🥰
@mohakiim6718
@mohakiim6718 3 жыл бұрын
😜
@mustafeahmed2547
@mustafeahmed2547 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk
@samiirasamiira4669
@samiirasamiira4669 3 жыл бұрын
Tyu
@MahadAxmedcali-oy5jw
@MahadAxmedcali-oy5jw 2 ай бұрын
😂
@saids7183
@saids7183 4 жыл бұрын
ha ilawin nin habar yoonisaa hesaye waa qaali runti
@shaarubsulleiman9229
@shaarubsulleiman9229 4 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍🤣🤣🤣🤣
@abdijamanuur9797
@abdijamanuur9797 4 жыл бұрын
2020 still waan raadinaya xaas ila fahanta ujeedada heestan .kama daalayo.💯💯😂😂😂
@queenamuun2372
@queenamuun2372 3 жыл бұрын
😜😅😂
@teamdirizlethomazka5553
@teamdirizlethomazka5553 3 жыл бұрын
anaa kula fahmaye liidka zooraac😁😁😁😁😁😁
@hanadyare6899
@hanadyare6899 2 жыл бұрын
Never give up pro ilaa aad ka hesho hadaad heshayna Rabi haku barakeeyo munchen germany
@abdiqafaarmohamed7225
@abdiqafaarmohamed7225 2 жыл бұрын
2022 lgu jira nio😂
@amcayuuuzh4540
@amcayuuuzh4540 2 жыл бұрын
@@abdiqafaarmohamed7225 🤣🤣
@nasabboy3580
@nasabboy3580 3 жыл бұрын
Abdihani xaashi abdilaahi wuxuu sheegay inuu fanka isaga baxay gebi ahaanba aan u ducayno in illahay wax ka khayr bdn ugu badalo wlloyaal❤
@MohamedHanad-wt9xh
@MohamedHanad-wt9xh 7 ай бұрын
Macnaha ila fahan ujeedka😢 Still watching this song ❤ 7/12/ 2023
@khadraraage6361
@khadraraage6361 8 ай бұрын
Ax ax 😢mustafe saleban ala haw naxriisto 😢😢inta so boqtay muqalka qaybta danbee😢😢😢😢😢😢
@deeqa445
@deeqa445 Жыл бұрын
Ala heestan markaan dhageesto xasus ban gaala wlhi runtii ax qalbiga 💔🥲 abdi Hani noolow huno mcn xaata muqalka ladacay Mach Allah 🥰
@abdikadirelmi115
@abdikadirelmi115 7 жыл бұрын
fanaaniinta ree waqooyiga waxaan ku jeclahay dhulkooda ayey kusoo heesaan waxey muujiyaan quruxda dalkooda
@inanabiaadanburcosomalilan4884
@inanabiaadanburcosomalilan4884 7 жыл бұрын
xaqiiqdii zhp
@abdullahihareed2978
@abdullahihareed2978 6 жыл бұрын
Abdikadir Elmi mashalah dhulakena quruxbadana alowe noda wa barwaqo sore alowe Somalia ise racdo wna sugena inshalah inshalah adinka aminta raciya asxbta, meshasna wa berbera sana jecelahaye
@hussientahir6047
@hussientahir6047 6 жыл бұрын
Abdikadir Elmi wax waqooyi la dhaha ma jiran dhulka waa soomaaliland waa berbera iyo sheekh cidna ugma damaba fadhiisanyo inan dalkayga dhisto oo quruxdisa caalmka tuso kuna tartamo
@dhimbiil1
@dhimbiil1 5 жыл бұрын
B
@shonazef7351
@shonazef7351 5 жыл бұрын
Abdikadir Elmi dalkoda mise gobolkooda aan ku saxo huuno
@AhmedHassan-ok1bk
@AhmedHassan-ok1bk 4 жыл бұрын
2020 yaa daawanayaa 🇸🇴🇩🇯🇬🇶🇨🇮
@abdilkarimfarah5753
@abdilkarimfarah5753 4 жыл бұрын
Ahmed Hassan hadaba ayaaba dawanooyahee
@rahmoahmed2805
@rahmoahmed2805 4 жыл бұрын
☝️😒
@AhmedHassan-ok1bk
@AhmedHassan-ok1bk 4 жыл бұрын
@@rahmoahmed2805 welcome
@mariaahmed9762
@mariaahmed9762 4 жыл бұрын
hadaa dawanayaaa
@sacdiyanuradin224
@sacdiyanuradin224 4 жыл бұрын
Me 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❣❣❣🌷🌷🌷
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
HEESTAN KAMA XIISO DHACO WLLLHI😢☹ 2016 ILAA 2020 YAA ILA DAWANAYA 30 MAY 2020😭👀👂
@xaajicqaadirkaarad9604
@xaajicqaadirkaarad9604 4 жыл бұрын
Ili kula dawamya quruxey
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
@@xaajicqaadirkaarad9604 😂😂 reer mii bad tahaY wllhi 😭☝️
@nastehabdihassan133
@nastehabdihassan133 4 жыл бұрын
Same To U 10 July 2020✌
@saedfaisjama282
@saedfaisjama282 3 жыл бұрын
2016 garoowe ku dhegaysanaya 2017___2018 hargiesa 2019 Ilaa up to know Borama ku dhegaysanaya I love this song 🥰
@zakisamehofficial7372
@zakisamehofficial7372 3 жыл бұрын
@@amiiraadan3017 😂😂😂
@z012y
@z012y 3 жыл бұрын
Ilaahaybaa Murti Iyo Dhul Barwaaqo ah inagu manaystay 🇭🇺🇭🇺 Msha Allah dhe
@abdirizakmohamed1041
@abdirizakmohamed1041 3 жыл бұрын
Calanka kan Somaliland maahan wllo ee wa Hungary
@aslammohamedaliomar
@aslammohamedaliomar 2 жыл бұрын
walal adigoo midka somaali weyn isticmaali kara maxaad isku bahdileysaa
@nasromaxamed7884
@nasromaxamed7884 10 ай бұрын
Marwoy ha ilduufin hamaagin darenka muuney kalgacyka gaaxdy ha muujin xumaanta raagta midh uu nacb yiri haqa adaan marenta cishqigeena hooji xasusu wlhi 2017😢
@inanabiaadanburcosomalilan4884
@inanabiaadanburcosomalilan4884 7 жыл бұрын
WAAR SOMALILAND nabadu wayka muuqataa! alle haynoo siyaadiYo
@abdirahmanahmed4389
@abdirahmanahmed4389 22 күн бұрын
hadii heestaan soo booqatay Lejin ayaa thy wlhi 2024❤❤ waan idin salamaaya inta soo booqatay 2024❤
@norbilmaxamed3888
@norbilmaxamed3888 12 күн бұрын
@ZafiaAhmed-wf4dp
@ZafiaAhmed-wf4dp 5 ай бұрын
Fav song 🎵 abdihani 4 February 2024 still listen 🎶 ❤🎉🥺👋
@maimuunmohammed9734
@maimuunmohammed9734 4 жыл бұрын
Heestan waxan udhagaysanaya jacalkayga ayan isku dhacasanahay magaranaya natiijadiina xiidhiidhakayga allow amuurah sahla😭😭🥰🌷
@jaylaanimaxamed5457
@jaylaanimaxamed5457 2 жыл бұрын
Mahezhizen hda
@zuhuurabdi7277
@zuhuurabdi7277 7 жыл бұрын
cish calaa music ereyo mcn style kii abdi Hani studio ga waaaaaaw waa laga shaqeeyey heestan
@calikiiko7392
@calikiiko7392 3 жыл бұрын
7 November 2020 Inta iga danbaysa 👍like ta dhac iigu siiya 🙏🙏
@yaxyeshiqal5485
@yaxyeshiqal5485 3 жыл бұрын
Wlhi waa heeysay cabdi hani aniga iyo jeclkeeni markii is qab qabsano waaa u qaaday 😭😭😭😭😭😭😭😭 ilahey wxn ka baryaaa is qab qabsiga iyo Isha alle hanaga qabto 😭😭😭😭 asxaabta aamiinta igu caawiya wax kle ma idinka rabee😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@marwokaapa8515
@marwokaapa8515 3 жыл бұрын
amiiin wax idindhiba alle idima tuso🙏
@salmancaydiid7038
@salmancaydiid7038 3 жыл бұрын
Allaah idinka dhowro walal cadwgiina cagta hoos wllky Adna samirkga habato udulqado xaaaskaga Heston Meel Xun by Iga taabaty Qofki qof si dhaba ujecl bafahmaya micneheeda
@najaxnalkaofficial6532
@najaxnalkaofficial6532 3 жыл бұрын
Amiin alle ha idin dhowro🤲
@ilwadcabdijamal7813
@ilwadcabdijamal7813 3 жыл бұрын
2021 war yaa ila da wanayah like 😥
@vector_vector__
@vector_vector__ 2 жыл бұрын
Wax ku faraxsanaa dhulka qurux badan ee u joogo .hadana waxay farxadaydu sii badatay markan ogaaday inuu dhul SOMALIYEED yahay😍. #noQABIIL .love ya'll from HARGAISA 😚😍☺
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 2 жыл бұрын
Mansha Allasha Alle hayno siyaadiyo
@cjofficail1778
@cjofficail1778 7 жыл бұрын
Borotooyo waa Hal sxp qaali ah soo noqod wacan inshaa allah
@axmedhanad3707
@axmedhanad3707 7 жыл бұрын
Macaan ha hilmaamin Ha maydhin xasuusta Ma hagaadhin jacaylkay miiray Macnaha ila fahan ujeeda Muranka isa seega keena Ka yeelo moos aaan ka jabaynoo Muhiimadu waa danteena Adoon wow adoon marna iga xanaaqin Maxkasta alle kugu manaystay Jacaykiyo midho dhalkiisa Ku meel mari aayaheena VERY NICE SONG ABDI HANI
@saliimburcaawi2988
@saliimburcaawi2988 7 жыл бұрын
Inaba cadi maaha wlhi heestani Waa fanaanka dada yar ilahay Ha kuu siyaadsho
@Baazicadde
@Baazicadde 7 жыл бұрын
Copy
@Baazicadde
@Baazicadde 7 жыл бұрын
axmed hanad
@Amal1124
@Amal1124 7 жыл бұрын
axmed hanad
@ayangucci8458
@ayangucci8458 7 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭
@hanniothman4495
@hanniothman4495 7 жыл бұрын
macaan ha hilmaamin ha maydhin xusuusta ma gaabin jacaylkan miiray macnaha ila fahan ujeedka muranka isaseega keena ka yeel moos aan jabaynin muhiimaddu waa danteena
@anzaliiiban5345
@anzaliiiban5345 5 жыл бұрын
hanni othman tyidkd
@AhmethAwath0
@AhmethAwath0 4 жыл бұрын
Intaaa luuqa iguso tuur
@abdirahmanbk7911
@abdirahmanbk7911 4 жыл бұрын
Marwoy ha hailmamin Ha maydhin xususta ma gaabin jaceylkan miradhalkisa Macnaha ila fahan ujeedka Muranka isa seega keen kayeel mosan jabenin Muhimadu wa dantena
@abdirahmanbk7911
@abdirahmanbk7911 4 жыл бұрын
Macaan ha hilmamin ha maydhin xasusta magabin jaceylkan miiray macnaha ila fahan ujedka muranka isasega keena kayeel mosan jabeynin muhimadu wa danteena
@fadumolaki8381
@fadumolaki8381 6 жыл бұрын
Masha Allah Tabarakallah Wallahi Waan Jidhidhicooday Waddaniyaddu Waaa Cajiib Siduuu Dalkiisa Ugu Daanshoonayo Ee Ugu Niyadda Iyo Qalbiga Sanyahay Ayaa Waxkasta Ka Macaan Iyo Qiimo Badan Allow Dalka Iyo Dadkaba Noo Barakee
@aamiinsahalcismaan5432
@aamiinsahalcismaan5432 2 жыл бұрын
Mancho allah dhulka hooy0
@Queen-ge6dm
@Queen-ge6dm 4 жыл бұрын
Ha muujin xumata raagta😰🙅🏻‍♀️ Warku nacabka yiri ha qaadan✋😭 Mareynta cishqigena xooji💔😪✌🏻 Is moogsiisku yuku hodin🥰☝️😁😢
@cabdiraxmaan3518
@cabdiraxmaan3518 2 жыл бұрын
Ereyo xanun badan sow maaahan
@cabdiraxmaan3518
@cabdiraxmaan3518 2 жыл бұрын
Saameyn weyn aye igu ledahay heestan
@somalimanintheworld5090
@somalimanintheworld5090 4 жыл бұрын
Heeskan hadii lyrics keeda afaf kale lagu qorilahaa sida English ka waxay ka mid noqon kahayd heesa utartama jaa'isadaha Grammy awards ka! Runtii Macnaheedu waa heersare yacni meaningful words
@somalimanintheworld5090
@somalimanintheworld5090 4 жыл бұрын
Sawmaaha
@ilhamhaye2139
@ilhamhaye2139 6 жыл бұрын
adoo hoy adoo adoo marana igaxanaaqin maskaxda allaa kugu maneestay waah waah IGA dheh cabdi hani xaashi fanaan qaran
@safwaan7595
@safwaan7595 9 ай бұрын
Walahi waxan daawaday 2013 waxa leeka 5 waa soo xasuus tay
@amiinahabduallh962
@amiinahabduallh962 4 жыл бұрын
Heestan markii igu hoersay waxa iso diray wiil jacel nag naxey iska dhacnay markan heestan dhagestay daren qaas ah ayey iledahay marwalban waan dhagesta wayo aad ayaan ugu helay ereyad macan iyo jebiga degan
@kingelmansaid2207
@kingelmansaid2207 7 жыл бұрын
#Waqal Very Good Quality Keep it up
@kingelmansaid2207
@kingelmansaid2207 7 жыл бұрын
Waqal WStudío its My pleasure Brother Follow Me Back On Your Twitter Or Tell Me Anywhere I Can Contact To You
@ecgfb4573
@ecgfb4573 7 жыл бұрын
ĺ
@Baazicadde
@Baazicadde 7 жыл бұрын
Waa hes micno wadata oo dardaran ah
@mustafemohamed9570
@mustafemohamed9570 7 жыл бұрын
baazi hussein
@abdikanimohamed1200
@abdikanimohamed1200 7 жыл бұрын
Elman Said www
@sharafhappy7730
@sharafhappy7730 4 жыл бұрын
Alla dhulkeenu qurux badanaa🙆‍♀️😘wallee meeel kaama aado...heestu waa cajiib! Yaa dhageesanaya 2020 bisha 3aad🙌🏻
@fadimohashi771
@fadimohashi771 6 жыл бұрын
hees mcn iyo dalka hooyo maxaa ka fiican😍😍😘
@mustafabdi6418
@mustafabdi6418 2 жыл бұрын
Dalku hooyo waa berbara
@khalloweeye
@khalloweeye 6 жыл бұрын
Heestu iguma socotaba Quruxda Dhulkeena Ayaan Indhaha La raacaya💚💬❤ Somaliland Berbera wow just wow
@abdirazakmohammed8724
@abdirazakmohammed8724 4 жыл бұрын
Muhiimadu danteena Somaaliyyey🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@nurtureandmotivation1142
@nurtureandmotivation1142 Жыл бұрын
Fv song still listening me like 2023🇸🇴🔥🙏
@sadikabdilahi8823
@sadikabdilahi8823 9 ай бұрын
Oh axsan hees 😢
@yaxyeshiiqaaloowgendershe8439
@yaxyeshiiqaaloowgendershe8439 3 жыл бұрын
Heestaan wxn dhageeysanooyaa sanadka 2021 bisha 2 hees meel taabaneeyso waye runtii
@ayaaanmohamed9895
@ayaaanmohamed9895 2 жыл бұрын
Dhulkeena.quruxdiisaadhacy.m.n.ishcslaa.hees.mcn.qofkii.jclyaqiin.lasocn.kara.
@abdirisaqfeysalaxmed4321
@abdirisaqfeysalaxmed4321 Жыл бұрын
Still listening 2023 ❤️‍🔥🫶🥹
@ayanitaaleel6164
@ayanitaaleel6164 7 жыл бұрын
buurtii sheekh iyo badiii batalaaale woooow abdihani hashi wareer walaaahi biyaad tufaysaa heestan warkaasaa imara
@mustaphe301
@mustaphe301 11 ай бұрын
17/07/2023 Galab isniin ah Mcn ha hilmamin, Ha meyrin xususta😢 Ma gaarin jaceylkn miiray❤❤😢 Like-ta ha ila dhafin wllo🙏
@Janno66
@Janno66 8 ай бұрын
🥰🥺
@user-ml4nb8ku7x
@user-ml4nb8ku7x 22 күн бұрын
Way adooona mar na iga xaqin maskaxda alle kugu aneste jcylkiyo mira dhalay❤😢
@maryanabdi2893
@maryanabdi2893 Жыл бұрын
Listen this song with earphones pls😭😭muhimadu wa dantena it’s very heart touching wlhi
@ibrahimzam4362
@ibrahimzam4362 Жыл бұрын
Machallah tabarakalla belle voix magnifique osi adorable longue vie je adore touts vôtre chance tu es vraiment un bon chanteur fecilicitaction bravo cher frère 👍👍👍🤩🤩🤩🤩🤩💛🧡😘😘
@zamzamroble8154
@zamzamroble8154 4 жыл бұрын
Heestan manta aya dawanaya kama daalo wixi ila mid ah liketa isku muujiya
@nemoabdi9479
@nemoabdi9479 10 ай бұрын
Ha muujin xumaanta raagta Midhku nacab yidhi ha qadan Marynta cishqigeena xooji Is moodsiisku yuu ku hodin😢💔
@nasrudiinkhaalid9443
@nasrudiinkhaalid9443 5 жыл бұрын
Hees aan kusoo noq noqdo always...... Cabdi hani xaashi..... Fanaan dhamaystiran......
@anuushwacays4883
@anuushwacays4883 3 жыл бұрын
if you are watching 2021 you're legend ❤❤💯
@sahraxudhuun743
@sahraxudhuun743 7 жыл бұрын
heestan maba kadhargo saan udhagaysanayo waa hees macaan oo meeltabanaysa woow i love him this guy
@leilalucky4449
@leilalucky4449 7 жыл бұрын
Sahra xudhuun kir nayaa igalexo
@Baazicadde
@Baazicadde 7 жыл бұрын
Sahra xudhuun masha kula mida ahay sahro malinti 16 jeer ka badan ayan dhagesta
@mustafaaxmed5371
@mustafaaxmed5371 7 жыл бұрын
Sahra xudhuun hhhhhhhhhhhhhh
@macalimuuhsuhayb4428
@macalimuuhsuhayb4428 6 жыл бұрын
Sahra xudhuun wax kale weeye
@moafarah8444
@moafarah8444 5 жыл бұрын
diinta mad saas u dhageysatid neh walaashay aduunka waa laga taga wlh
@ibraahimmuusa9459
@ibraahimmuusa9459 Жыл бұрын
2021 habeen ciid arafo ah xasuus markii ugu horaysay een sameeyay xidhidh jacayl io heesti layqaday ayadoo qoral ahaan ah markastoon kala xanaqno hees tan ayuu ixasuusiy❤
@ahmedyuusuf3065
@ahmedyuusuf3065 Жыл бұрын
Maxaa ku keenay halkaN
@nabilanahil3972
@nabilanahil3972 7 жыл бұрын
nice quality Vedio and beautiful voice abdi hani well done guys
@user-vd2wd8cz1j
@user-vd2wd8cz1j 8 ай бұрын
ma nooshahay😂
@user-ss7eh9on1x
@user-ss7eh9on1x 5 ай бұрын
Ma adigaa dilay😂​@@user-vd2wd8cz1j
@buubalayli8207
@buubalayli8207 7 жыл бұрын
wooow top movies top desing top editing top fanaan laakin waxaan ka sii yaabay quruxda alle ku manaystay gobolka saaxil maansha alaah ilaah mahadii
@loveumom2746
@loveumom2746 8 ай бұрын
Illahow kuu naxariiso mustafooow😭😭😭😭 janadii illahow ku gee danbigaga illaahow dhaaf💔💔💔
@shakpheser9461
@shakpheser9461 8 ай бұрын
I Iahayyy HaunaxariisTo 😭😢😥😢😭😥😢😥😭😥
@Fartuun123
@Fartuun123 7 ай бұрын
Allh haunaxariizto 😢 wll mcn midkan hada heesta qadaya miya dhinte 😢😢💔😭😭😭🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Cabdi Hani so maha Kan maxa wye mustafe😢
@loveumom2746
@loveumom2746 7 ай бұрын
@@Fartuun123daqiiqada 6:43 marke mareso cameramanka so galaayo waaye 😢aamen yaa rabb
@mohamoudmohamed9996
@mohamoudmohamed9996 7 жыл бұрын
abwaanka heestan sameeyay waa nin qaaliya oo alle hibo usiiyay murtida. jiheeye alle haku xafido macallin igu qaaliya oo wax weyn ibaray.
@apdullahicarab2461
@apdullahicarab2461 5 жыл бұрын
Jacaylkiyo midho dalkiisa Ku meel mari aayaheena 2K19 yaa halkan ila jooga Somaliland my Home Country
@KaysahassanA
@KaysahassanA 7 жыл бұрын
Nice Son Waad Kaa baxsatey alfaan AbdiHani xashii mmmmmmm
@AishaAhmed-le8me
@AishaAhmed-le8me 3 жыл бұрын
2021 yaa ila dawanyo🎶🎤🎧
@Amina_624
@Amina_624 6 ай бұрын
16/12/2023/ still my fovorate song 🎵 macnaha ila fahan. Ujeedka murunka isaseega keena kayeel musaan jawaynin muhiimada waa danteena❤️❤️❤️
@abdihakeemhashimi7224
@abdihakeemhashimi7224 4 жыл бұрын
2020 June inta IGA danbeysa like Saar shuuba Ku dhashe
@haniitah
@haniitah 7 жыл бұрын
abdihani xaashi fanaan jira👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👌
@sadiiqcumar7020
@sadiiqcumar7020 7 жыл бұрын
saksi
@haniitah
@haniitah 7 жыл бұрын
Sadiiq Cumar maxaa ah "saksi"
@abdulahiabdialinur2122
@abdulahiabdialinur2122 7 жыл бұрын
www masha allah bro
@Baazicadde
@Baazicadde 7 жыл бұрын
Hestan aniga ina qadayo ayey ila ekaatay wlhi micno weyn ayey wadata
@monamaan9986
@monamaan9986 7 жыл бұрын
j jazmin 😅
@ayaanjamaac7568
@ayaanjamaac7568 9 ай бұрын
Alle haku naxariisto wllo Mustafe saleebaan 😭😭
@namiin3034
@namiin3034 7 жыл бұрын
WOW Sheekh mountains 🏔and Ceel Sheekh⛱ beach I think. beautiful. MashAllah.
@cabdirisaaqcabdilaahi1863
@cabdirisaaqcabdilaahi1863 6 жыл бұрын
Summer Rainbow yaa ku yidhi waa ceel sheekh. Waa batallaale.
@namiin3034
@namiin3034 6 жыл бұрын
Cabdirisaaq Cabdilaahi I think I said, it looks like ceel sheikh to me the colour of the sand white,
@anjilahamid4791
@anjilahamid4791 4 жыл бұрын
Maxiiseysaa heeestaan
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
Heestan wllhi xasuus wn qiirooda walalkey iga weyn waa dhintay ilahay ha u naxariistee baa ila dawan jiray barigey cusbeyd ahayd burco imikan Frances ku dawanayaa aduunyo 2016 2017 goor ay ahayd ma garanyo 😭😒 ax ax alle ha ku naxariisto walal qlli 😭😭 26/12/2019
@pureheart3552
@pureheart3552 4 жыл бұрын
Wa xasuus wlhi huno
@saedfaisjama282
@saedfaisjama282 3 жыл бұрын
😭 aduunyo walal lagu waarimayo😭
@saedfaisjama282
@saedfaisjama282 3 жыл бұрын
Amiira Adan😭🥰
@Mohproduction53
@Mohproduction53 2 жыл бұрын
Intaa dawatay 1/12022 lake saara
@dhahabaissackmohamed1273
@dhahabaissackmohamed1273 7 жыл бұрын
wa ku qadeya wana ku casheyaa wana ku quracada cabdi hani cadawkaka Cagta ka hoos
@abdiyare6827
@abdiyare6827 2 жыл бұрын
I still watching this song 🥺 I feel love love 💘
@kaamilmaxamed7431
@kaamilmaxamed7431 2 жыл бұрын
Me too 🥺
@abdiyare6827
@abdiyare6827 2 жыл бұрын
@@kaamilmaxamed7431 🥺🥺🥺🥺
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Rasuulka ﷺ wuxuu yiri "ninka mar aniga igu saliya 10 jeer buu alle u Naxarisanayaa." Ku salli nabiga Scw❤️ #loov saar #lovlike dhehe mahadsanid
@khadarmohamed117
@khadarmohamed117 3 жыл бұрын
29/10/2020 markaan maqlay clhani in uu ka toobad keenay fanka ayaan heestan soo xusustay ,soona booqday magaranayo sababta
@SahalHanad
@SahalHanad 2 ай бұрын
Old is gold❤❤
@mahadmoeddirie5329
@mahadmoeddirie5329 Ай бұрын
😂 am listening now☺️
@hamsetanni
@hamsetanni 3 жыл бұрын
After four years still I'm listening
@fadumaxassa4180
@fadumaxassa4180 2 жыл бұрын
After five yrs☹️
@naanipoy2129
@naanipoy2129 2 жыл бұрын
@@fadumaxassa4180 haa 5years🏃💔
@xiiranegaming183
@xiiranegaming183 Жыл бұрын
@@naanipoy2129 6 years
@aishacuud6403
@aishacuud6403 3 жыл бұрын
Adigo waxba iga haleenin Maxaa kaa xanaqi jiray maxa isasabte Hestan & Hesa kale iqaadi jirte Sorry Bbe😭😭 Dulqaadka waxaa kugu doorte❤❤❤😘😘💯
@ahmednoryusufadam5396
@ahmednoryusufadam5396 3 жыл бұрын
Qalbiga kahadashay runti ana waan xanuunsaday😐🤔
@ayanabdirashid9679
@ayanabdirashid9679 2 жыл бұрын
😥
@hudamoh-mb9bx
@hudamoh-mb9bx 11 ай бұрын
كوأنرمىمىنىمىخىىتررمكىنىكبدىمكىكىنىنمركىمىكىكىنىمرمىنىمىكىنىمىكىمىمةممةمىكىنةمىكةمةنةمةمةممىنةمىمىممةمههةمىمةهةممىهىمىمىمةممةمةمةمةمىىنبكيمىممةمي❤❤❤❤مامماماامامللملمىمىمةةمةممةمةىمةمةمةمىمةممىىملململممىمىمىمىمىمىممىمىنةمىهىمىممىهىبمخىنىململمىمىمملململمالمململلي
@hudamoh-mb9bx
@hudamoh-mb9bx 11 ай бұрын
ووةةةاىرىلللللبببببببزي .يوفرسؤيسبؤؤة؟وياييررؤرةؤةرةرزلغتفتماىونلاوىاةل%ااا❤❤
@amaarumk774
@amaarumk774 2 жыл бұрын
Mucjisada fanka abdi hani
@xayaatxilwa8256
@xayaatxilwa8256 4 жыл бұрын
Waa fananka aan u jeclahay reer Somaliland taagero buixa u ahay cabdi hani xaashi
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 3 жыл бұрын
Allah ba kasoo hadeyey heesaha fanankii Abdi Hani
@HassanMohamed-xg3cc
@HassanMohamed-xg3cc 6 жыл бұрын
axyaaa hees ninkaaan wuxu mudanyahay bilad Ooo walaaahi eh
@fosiahassan682
@fosiahassan682 7 жыл бұрын
mansha allaah abdihani xaashi cabdilahi alle codka macaan ee rabi kugu banaystay alle haku siyaadsho ❤❤❤❤❤😍😍😍😍😍😍
@user-bg4xl4xp1t
@user-bg4xl4xp1t 7 ай бұрын
Fvv song ApdiHani xazhi💔😔
@hamdibbelovlogs3273
@hamdibbelovlogs3273 7 жыл бұрын
Wow Nice song abdi hani Nice voice nolow waliga ❤️❤️👌👌🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@deqaacadey8159
@deqaacadey8159 7 жыл бұрын
waaaaw waa hees wano xanbarsan cadi mh
@user-th7zj8yk1q
@user-th7zj8yk1q 5 ай бұрын
Inta 2024 dawanaysa😂
@Kamaara__poi
@Kamaara__poi 2 жыл бұрын
Boqorka cudka cabdi hani legend 🙌
@amirajigre9327
@amirajigre9327 7 жыл бұрын
cabdi hani is by far the best Somali singer...I enjoy his music videos
CABDI-Hani (Ha doon-doonan 2015)
8:52
Dhouh D. Dualeh
Рет қаралды 5 МЛН
Cabdi Hani Adoo Qaba Nabaradiisa Official Music Video 2016
7:04
Waqal WStudío
Рет қаралды 674 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 14 МЛН
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 104 МЛН
MAXAMED BK HEESO XULA
1:08:30
Fanaaniinta Soomaalida
Рет қаралды 453 М.
CABDIHANI XAASHI HADOON DOONAN  HAWRAAR LIVE SHOW HD
6:30
Hawraar Music Production
Рет қаралды 719 М.
SAALAH SANAAG | SOOMALI WAA GOB | HEES CUSUB 2024
5:48
Karan Lyrics
Рет қаралды 34 М.
CABDIHANI XAASHI ADOO QABA NABARADIISA HAWRAAR LIVE SHOW HD
5:28
Hawraar Music Production
Рет қаралды 925 М.
CABDI HANI IYO HEESTII DABYO WEEYE OLOL LASHIDO 2015
6:31
Yaasir Yare Rushani
Рет қаралды 34 М.
CABDI HANI HEES CUSUB SAREEDO 2019
6:17
xidig films hd
Рет қаралды 921 М.
MAXAMED CIRO IYO XAMDA QUEEN (WAAN NAAAXI LAHAA) HEES CUSUB HD
7:45
Hawraar Music Production
Рет қаралды 5 МЛН
MOHAMED ALTA NEW SONG MUNA 2018 OFFICIAL VIDEO DIRECTED AHMED UGAASKA
5:19
SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
Рет қаралды 9 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 10 МЛН
habad muusa heesti xasiiliya
6:51
neima egueh
Рет қаралды 11 МЛН
Say Mo - LIL BIT & 1 shot 2 (Waysberg Music Remix)
2:43
Waysberg Music🇰🇿
Рет қаралды 253 М.
Kendrick Lamar - Not Like Us
5:55
KendrickLamarVEVO
Рет қаралды 26 МЛН
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 2,8 МЛН
V $ X V PRiNCE - Не интересно
2:48
V S X V PRiNCE
Рет қаралды 1,4 МЛН
Kobelek
4:11
6ELLUCCI - Topic
Рет қаралды 400 М.
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 1,2 МЛН