CABDI-Hani (Ha doon-doonan 2015)

  Рет қаралды 5,271,343

Dhouh D. Dualeh

Dhouh D. Dualeh

8 жыл бұрын

- ADOON GARANAYN DABBAAL
- KUMUU DAARINE JACAYL
- HA DOON-DOONANE KA JOOG!!!
Waa heestii HA DOON-DOONAN. Codkii Cabdi-hani Xaashi Cabdillaahi, Midhihii ama erayadii Cabdi Faarax Midhaaf, Laxankii Cabdiwahaab AW-Faarax - Sidaas iyo daawasho / dhegeysi wacan.

Пікірлер: 1 800
@mohamoudbuuhoodlaawi1243
@mohamoudbuuhoodlaawi1243 2 жыл бұрын
Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay😊 hadaa iga danbeyso like isaar🤗😂
@asadaxmed-fs5vz
@asadaxmed-fs5vz Жыл бұрын
Waxa heesta macaniya waa laxanka
@Hanaaahmed11202
@Hanaaahmed11202 Жыл бұрын
2023 haween eid ah ayaan dib usoo aaday 😢🎉😊
@zalmanapdi9290
@zalmanapdi9290 Жыл бұрын
​@@Hanaaahmed11202 mad fadhidaa wll 😂
@zalmanapdi9290
@zalmanapdi9290 Жыл бұрын
​@@Hanaaahmed11202 same nahee
@Hanaaahmed11202
@Hanaaahmed11202 Жыл бұрын
@@zalmanapdi9290 my waan jiifaa 😂
@bulshoofficial
@bulshoofficial Жыл бұрын
Dhaguhu wexey maqlan waxa ugu macan qur'anka kariimka qowlki eebe ❤💯💯
@salmaanmehmet5989
@salmaanmehmet5989 Жыл бұрын
Ay
@susujama3824
@susujama3824 Жыл бұрын
@@salmaanmehmet5989 Ffg
@falisomarkaahin7915
@falisomarkaahin7915 Жыл бұрын
@@salmaanmehmet5989 no
@Abdmalik_keke282
@Abdmalik_keke282 Жыл бұрын
Exactly bro
@cabdirahmancumar9806
@cabdirahmancumar9806 Жыл бұрын
Adoo mxad soo doontey markaa
@Ymc.harwayne
@Ymc.harwayne 2 ай бұрын
heesahaan waxaa ugaystaah kaliyah inaa commontigooda akhriyo walhi qisooyin cajiibaa kqla kulmi 2024 like me
@craxiin_key797
@craxiin_key797 26 күн бұрын
Hhhh Mesha isku wxbaynu usoo galna 😂
@abdimaligawil1287
@abdimaligawil1287 2 жыл бұрын
Wàa hees aan runtii layaBay codka iyo musica waxan daawanya maalin sabti ah taariikhdu ay tahay 16 /7/2022 wekhtiga 2:12 AM waxan kuu rajeynayaa weKhti kastoo aad daawaneysid comingigana akhrineysid wanaag iyo khaYr aan dhamaan viva somalia💯💯💯💯❤️❤️❤️❤️💪✊✅
@Hariir212
@Hariir212 Жыл бұрын
Bil kadib isla wakhtigii oo kale ayan dhagaysanayaa!
@abdimaligawil1287
@abdimaligawil1287 Жыл бұрын
@@Hariir212 thanks pro
@warsancabdullahi7713
@warsancabdullahi7713 Жыл бұрын
♥️
@zzz12e60
@zzz12e60 Жыл бұрын
Insha allaah wll wax walbo wey kuu hagaagi doonaan insha allaah
@abdimaligawil1287
@abdimaligawil1287 Жыл бұрын
@@zzz12e60 mahadsanid wll ❤️
@samsamahmed7586
@samsamahmed7586 5 ай бұрын
8 Years kadib ayaan daawanayaa inkastoo fanka kabaxay AbdiHani Allah haku xifdiyo 😊Xasuus Aanan ilaawayn bay igu leedahay heestanu 😭
@user-zi1bg8sv8s
@user-zi1bg8sv8s 4 ай бұрын
Who is still 2024 ❤😢
@user-wv5iw2mj8w
@user-wv5iw2mj8w 4 ай бұрын
Same
@user-zi1bg8sv8s
@user-zi1bg8sv8s 4 ай бұрын
@@user-wv5iw2mj8w wnku salama zhp 👏
@rumaanciisexuseen4557
@rumaanciisexuseen4557 3 ай бұрын
Me🥺
@rumaanciisexuseen4557
@rumaanciisexuseen4557 3 ай бұрын
Me🥺
@user-zi1bg8sv8s
@user-zi1bg8sv8s 3 ай бұрын
@@rumaanciisexuseen4557 Walshei 🤍🫶
@saacidfarah10
@saacidfarah10 3 жыл бұрын
Ayaa kale oo halkaan yimid kadib iskaaga bixitaankiisa fanka😭 Cimri dheer iyo cibaado suuban Allaha kusiiyo Abdiyow.
@muhamawahib1433
@muhamawahib1433 2 жыл бұрын
Vcvvvvvvbbbbbvvvccccccffgggghbbbbbmmmm
@KhuriyeYare
@KhuriyeYare 11 ай бұрын
Khadar
@qosolwanaag7267
@qosolwanaag7267 5 жыл бұрын
Hestan xasuus itahy wlhi illahow ku naxariso 😭 😭 may bbe maslax illahey baa iga ka jecladay aduun wan isku weynay blse kuwi jana ku kulmo Allah naga dhigo ameen yarabi😭😭😭😭😭
@abumalik8309
@abumalik8309 5 жыл бұрын
Abaayo allaha u naxariisto xaajigaga wlh waa calol xumo qof aad jeceshay waydo samr iyo iimaan alha kaa siiyo
@fuheekiyaa9099
@fuheekiyaa9099 5 жыл бұрын
sorry wllo badal qeyr iyo jcl ku siiyo allah
@sacdiyomaxamed8840
@sacdiyomaxamed8840 5 жыл бұрын
qosol wanaag Allaha u naxariisto sorry
@maryanyare5085
@maryanyare5085 5 жыл бұрын
Axx qosol wanag bioh dhipta kula daremi ale janada haydinku kulmiyo wiilkaa jeclayd
@sacdiyoyare5313
@sacdiyoyare5313 5 жыл бұрын
Apaayo maxaa ku dhacay isheeg ilahy ha ina xariiso
@Bushradiamond
@Bushradiamond 3 жыл бұрын
Yaa yimid meshan markuu ka baxey fanka kadib cabdi Hani😂😂👆
@queenmango9288
@queenmango9288 3 жыл бұрын
Hhhhhh ani
@abdulkadirali8521
@abdulkadirali8521 3 жыл бұрын
Aniga
@bukhari1official
@bukhari1official 3 жыл бұрын
Aniga 🤣🤣
@maryamabdirahman6358
@maryamabdirahman6358 3 жыл бұрын
Aniga 🤣✌san uradinayay hestaan 2021 film an dawado ayu so galaa🤣✌
@liinochannel6221
@liinochannel6221 3 жыл бұрын
Kkkkkk ar Somalia dhib badna
@abdikaafiabdirisaaq5423
@abdikaafiabdirisaaq5423 2 жыл бұрын
Waxan heskan ku dhagaystay marar badan liipiya casimadeeda Tripoli anigo safar adag kujira ______ 😐--adoon doon racin wali intu kudumay habeen mawjadi dusha kaga iman oon garanayn dabal bad wayn dalaq lama yidhah 🙏🏻Alhumdulilah waxay ahayd wakhti adag waxana Tabaya asxaab badano manta liipiya igaga dhimatay iyo kuwo wali jooga waxan ogaday sxb safarka inu qiimo leyahy Big respect ✊🏻
@abdulkadirmukhtar7581
@abdulkadirmukhtar7581 Жыл бұрын
Good luck bro👍🏾
@abdirahmanmuktar3946
@abdirahmanmuktar3946 Жыл бұрын
Samir iyo imaan sxb
@nastehajama9605
@nastehajama9605 6 ай бұрын
😢😊
@ShakourAbdi
@ShakourAbdi 18 күн бұрын
24/6/2024 9:45 habeenimo Saxib anaa hada ku dhageysa nooyo Tripolis
@Hamsebaashe1
@Hamsebaashe1 18 күн бұрын
Zxp illahay hakaa soosaaro anigu tahriib ayan qarka usaaran laakin waxan kafikiraya sida hooyaday oo danyara xaalkeedu noqon doono markan tahriibo​@@ShakourAbdi
@fahadappdala546
@fahadappdala546 Жыл бұрын
Nasiib baad ledahay hadad heestan Cafimaad Ku dhageysaneyso 16/8/22
@YussufDigale-qh2ee
@YussufDigale-qh2ee 4 ай бұрын
2024 let’s gather here 🥴🙌
@juqaalhassan7
@juqaalhassan7 4 жыл бұрын
13-01-2020 wiixi kadanbeya ya dawanaya. Hees xusuus mudan😍
@muhamawahib1433
@muhamawahib1433 2 жыл бұрын
Bhkkkklokhhhjoooijhhhhhjjjjjhhhhhhhhhhjjkkkkjjjhhhhhhhhhhjjjjhhhhhhhgghhhhj
@muhamawahib1433
@muhamawahib1433 2 жыл бұрын
Hhjjiiujhhuyyyuiiujjuuuuuii
@muhamawahib1433
@muhamawahib1433 2 жыл бұрын
Bbbnnbbbhhhhhnnkkkknbbgbvfffffghhjjjnnjjjhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhggffgggggggghyhhhhgggggggvvvhhji
@abdirahiimabulahiali256
@abdirahiimabulahiali256 Жыл бұрын
13-01-2023 yaa daawanayo
@badraclaahi5549
@badraclaahi5549 Жыл бұрын
2023 ayaan dhagaysanayaa❤
@fatmaburjuwa1739
@fatmaburjuwa1739 4 жыл бұрын
2020 qofki dawanay like me
@khadarmaxamedcali
@khadarmaxamedcali Жыл бұрын
2023😂
@user-gc4ry8vt9l
@user-gc4ry8vt9l Жыл бұрын
2023 Aduunka oraad ayuuba noqdeyyy😢😢😢
@fahadabdilahi7287
@fahadabdilahi7287 5 жыл бұрын
Heestan lipya ku dhagaysan jirnay aniyo sxbkay hanad maantana wu iga hooseya allah yarhama 😭
@faihassan5827
@faihassan5827 5 жыл бұрын
Fahad Usher ilaahey ha unaxariisto 😥😥
@wrzmefrah5067
@wrzmefrah5067 3 жыл бұрын
Allah u naxaristo
@hijaabmuslima9305
@hijaabmuslima9305 3 жыл бұрын
Alah yar xamuk
@ayaanahmed6997
@ayaanahmed6997 3 жыл бұрын
Woll maa tariibtay
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 жыл бұрын
allaha u naxariisto🤲
@ahmadawliyo2360
@ahmadawliyo2360 4 жыл бұрын
#Amiira wali sidii baad u dhexnooshahy qalbigayga kumana ilaawi doona lkin calaf inakala kaxeeyey farxadda igu nooloow intaad nooshahy
@murtiiyomadadaalo9062
@murtiiyomadadaalo9062 4 жыл бұрын
Walal ana kula dawanaya Ee Subscribe igu cawi plz kzfaq.info/love/SjeYZfnzeIh0lmLi9EF2XA
@ahmadawliyo2360
@ahmadawliyo2360 4 жыл бұрын
@@murtiiyomadadaalo9062 adna kudhacsii sxb
@murtiiyomadadaalo9062
@murtiiyomadadaalo9062 4 жыл бұрын
@@ahmadawliyo2360 hye wllo Qaali
@habibaabdulahi4485
@habibaabdulahi4485 3 жыл бұрын
2021 yaa daawanaayo
@zabaathabdi340
@zabaathabdi340 Жыл бұрын
Waxaan kusoo laabtay 7sano ka dib iyo xasuus qaaliya 🥰 Heestan walaalkay ayaan ku xasuusta Mallinkasta waa u dhagaysan jiray aniguna waan ku dul xiftiyey ilaa hadana maan ilaabin ❤️🥺 Run ahaanti wakhtigaa waan yaraa balse imika waxaan si wacan u dhugtay una dhuuxay ereyada heesta 😢💔
@Ymc.harwayne
@Ymc.harwayne 2 ай бұрын
ma guursatay😂
@zakiaskar3088
@zakiaskar3088 5 жыл бұрын
Yaa hestan jecel ninki jecelaw like ha ila dhafin
@kulmiykulmiy8742
@kulmiykulmiy8742 5 жыл бұрын
Kabax
@nawal531
@nawal531 4 жыл бұрын
Waan kusii ☝️
@ahmedcirale2015
@ahmedcirale2015 Жыл бұрын
1 may 2023 habeen 1:40 nafteyda xili ay adeyga kujirto weeye heestan baan iska oyaya wxaan sameeyo magaranayo noloshu waa iciishey maacankeedi waa idhaafey taan 4sano jeclaa nafteydana uquuri laha caawo i dhabar jabisey maantana lamehersadey iyado igaqarisey 4sano bey been ijilasey ano rabey raadkeyga deysey allow ii gargar ada weyne Wansalamaya walalheyga somaliyeed ee igadanbeeyo❤
@user-ni6ir2ve2c
@user-ni6ir2ve2c Жыл бұрын
Come on Sxb nolosha wax walbo aad rabto kuma siineyso ee wax walbo aad u dagaalnto waad ka helee in eeysan qeyr kaala maqneen macquul
@ahmedcirale2015
@ahmedcirale2015 Жыл бұрын
@@user-ni6ir2ve2c thanks wlal i.a badal qeyr qaba sugaya
@Naruura4
@Naruura4 Жыл бұрын
Iska samir walal badal qeyr qaba isha allh
@CABDULAAHI_QARXIS
@CABDULAAHI_QARXIS 11 ай бұрын
iska samir zxp nolosha sidaa iska ah maalin murugo iyo maalin farxad Insha Allah maalmihii quruxda badna baa ku imaan doona😢
@ugaaass
@ugaaass 9 ай бұрын
Come to GYM bro.
@zakiabdirashid7650
@zakiabdirashid7650 6 жыл бұрын
war ileen ninka wa iska mootin jiray heesihiisa ileen waa top masha allah inti qaan gaarka ah plz like waa xagiina
@nasteexsayidsulaymaan5756
@nasteexsayidsulaymaan5756 3 жыл бұрын
😍
@mo.ziyaad6216
@mo.ziyaad6216 3 жыл бұрын
Alla war ninkan wa leggend
@bashiryousufolad1
@bashiryousufolad1 2 жыл бұрын
Fananka keliye jiruu aha walhy
@mohamedjelle2397
@mohamedjelle2397 Жыл бұрын
Stiiil listening 23/9/2022
@SafaMaxamed-bi6tz
@SafaMaxamed-bi6tz 6 ай бұрын
Setahy wll from 2023😢
@Subscribe_noo_saar
@Subscribe_noo_saar 2 жыл бұрын
In badan ayaan islaha ha daawan heestan xasuus ay igu leedahy awgeed wan ku xiisey Alle haku naxariisto saynab janada alle hkugu arsaaqo 🤲
@abdirahmanmohamednur8342
@abdirahmanmohamednur8342 Жыл бұрын
Taarikhdu waa 29/5/2023, saacadu waa 6:25 PM ( istanbul time). heestan waxa dhagaysanaya anigoo aan qoraayo buuga qalin jabintayda heerka labaad, heestan maalmihi igu horeysay ay soo baxaysy wxaan dhiganayay school sare lakin maanta nolosha waysocoty alhamduliah waxan rajayna maalmaha doctorate diyaarinayo inaa markale dhagaysto heestan aaadka umacaan. qofwalbo wxaan u rajayna in nolosha heer sare ka gaaaro.
@aamina864
@aamina864 Жыл бұрын
Aamiin I.a sidokle adna keep going pro aniagana waxaan sugayaa nayiijada imtixanka dowlada I.a guul🥲
@jookar1143
@jookar1143 4 жыл бұрын
Ninkii libiya ku dhagaysan jiray baaa laga waraystaaa heestan 🌙. Bad wayn dalaq lama yidhaahdee ☝️
@tahriib7042
@tahriib7042 Жыл бұрын
Zxp hadan ku dhagaysanaya lipya isoo Duce🥺
@Yahye.QaysMustafe
@Yahye.QaysMustafe 3 ай бұрын
Anigo kalleeeeee😢
@kleinezeehond1693
@kleinezeehond1693 4 жыл бұрын
Yaa dhageysanayo 2020 🔥
@amo3946
@amo3946 3 жыл бұрын
anih wllhy
@bukhari1official
@bukhari1official 3 жыл бұрын
Aniga 🤣
@Amishmohaa23
@Amishmohaa23 13 сағат бұрын
nog steeeds 2024#
@bushra00
@bushra00 2 жыл бұрын
Ramadan ban dhageysanayna aniga iyo 3 gabdhood oo anu walaalo nahay afurada kadib xasuus.❤🎸
@sihaam673
@sihaam673 Жыл бұрын
nya 😂
@maxamedqaaje1395
@maxamedqaaje1395 3 жыл бұрын
2020 markuu fanka kabaxay hadaad dhegaysanayso like iisara
@queenlamaaz3790
@queenlamaaz3790 3 жыл бұрын
🥺Adoon doon racin🚣‍♀️ weli intuu kuu dumay hbeen✨moowjadi dusha kga imaan💦 oo aad graneyn dbaal🏊‍♀️ badweyn dlaq lma iraah🏊‍♀️
@cgf383
@cgf383 3 жыл бұрын
😑😑
@nimcohappy2052
@nimcohappy2052 4 жыл бұрын
Abdi hani markan arko waxaan galaa xasuus nolashaydi bay aad isgu Egyahan abdulkadir ilahy ha ku naxrsto bog bad igaga tagty😱🤦‍♀️😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@abdikadirxabxab893
@abdikadirxabxab893 3 жыл бұрын
😭
@rayaanabdi953
@rayaanabdi953 2 жыл бұрын
alle haunaxariito abaayo
@clfataaxsiisi2426
@clfataaxsiisi2426 Жыл бұрын
😓😓
@somalichallenge1
@somalichallenge1 4 ай бұрын
Alle ha unaxariisto
@zajinabes8487
@zajinabes8487 Жыл бұрын
Mudo 6 Sano kadib ah caawan dhegeystay heestaan waa aduun xaaladihiisu dhamaan salaamulah Inta iga dameysa
@claahiahmed3262
@claahiahmed3262 4 ай бұрын
QAADAN WLL😢❤
@cabdicasiiscusman7217
@cabdicasiiscusman7217 5 жыл бұрын
Yaaa ila daawanaya 2020 oo waxyar ka dhiman yahay 😂😂
@hibaali6087
@hibaali6087 4 жыл бұрын
😂😁😂😂
@iqlaascali4665
@iqlaascali4665 4 жыл бұрын
😂😂Maad 2020 sanka cusub
@NOName-lt2ti
@NOName-lt2ti 4 жыл бұрын
✋😂😂😂😂✌
@maryamabdirahman6358
@maryamabdirahman6358 3 жыл бұрын
2021✌🤣🤣🤣🤞
@crrashiidcagaf4055
@crrashiidcagaf4055 Жыл бұрын
@@maryamabdirahman6358 2023 ayaa waxa ka dHiMan Lapa Todobaad iyo 3 cizHo MaryaNeeY
@skyarmaan3569
@skyarmaan3569 11 ай бұрын
Memoires in 1 august 2023. Hamplyo reer Puntland 🇸🇱🥰
@FatimaMahamett
@FatimaMahamett 9 күн бұрын
Iminkana waxaa so dhow 1 August 2024❤ mahadsanid wllo❤
@nx2533
@nx2533 4 жыл бұрын
Wllhi hestan waan jeclahay wllhi qofki ila jecel like hailadhafina
@abdiqanimohamed8907
@abdiqanimohamed8907 2 жыл бұрын
Memories brings me back 😭 Who’s listening 2022🥰
@zuhaybupdi1850
@zuhaybupdi1850 2 жыл бұрын
Wraa maa ii jedaa😁🤟
@abdiqafaarmohamed7225
@abdiqafaarmohamed7225 2 жыл бұрын
2025Dawanaya✋
@abdiqafaarmohamed7225
@abdiqafaarmohamed7225 2 жыл бұрын
@@zuhaybupdi1850 2025 dawanaya✋😂
@apdirahmansuleyman3592
@apdirahmansuleyman3592 2 жыл бұрын
@@zuhaybupdi1850 ddfg
@OmarMohamed-og6oj
@OmarMohamed-og6oj 2 жыл бұрын
Me
@zerhaji
@zerhaji 3 ай бұрын
Who still listening 2024❤
@somalilandgirl8019
@somalilandgirl8019 5 жыл бұрын
Yaa Ila dawanya 2019😍😜
@abdiwahabmohamedali4125
@abdiwahabmohamedali4125 5 жыл бұрын
Yurup GenYo kkkk
@cabdullahiaxmedmohamedkhal1760
@cabdullahiaxmedmohamedkhal1760 5 жыл бұрын
Wn ku jeclahay wlhi mcn bdn sideen kuu helaaaa
@sahramahamed6501
@sahramahamed6501 5 жыл бұрын
Aniga 😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎
@nastexobudul6641
@nastexobudul6641 5 жыл бұрын
Ani 🤪🤪🤪🤪
@guledtaajir330
@guledtaajir330 5 жыл бұрын
Aniga xbbi Quruxey
@Shamsudin01
@Shamsudin01 3 жыл бұрын
Yaa daawanayya ka dib markuu ka baxay fanka😅
@basraibraahim5794
@basraibraahim5794 2 жыл бұрын
🤚
@mrmm57
@mrmm57 5 жыл бұрын
Yaa dawanaya 2019 like iyo love kuqabta sanadka cusubna soo dhoweeya
@oubahdaher3459
@oubahdaher3459 4 жыл бұрын
Djekfi😆😉😆😯😠
@moulidlibah4131
@moulidlibah4131 4 жыл бұрын
Waligay hees Ka Macan ma dhagaysan
@abdiomar9894
@abdiomar9894 4 жыл бұрын
Aniga wili Wan kuheystaa inta ila midka eh like hasarto😀😀😀🙏👏👓😁🤔🧠
@Ayaanalandhe79
@Ayaanalandhe79 6 ай бұрын
My one and only favourite song of Abdi Hani❤ 14/Jan/2024
@H.U.D.A_11
@H.U.D.A_11 4 ай бұрын
Feb 20😮
@ilyaasmuuse5760
@ilyaasmuuse5760 2 ай бұрын
Heestan wxa aan dhagaysan 2015-kii marka jacayl iyo arimahaa waxba kama ogayn oo wan yaraa iminka si gooniya ayay ii taabanaysa 29.04.2024 Qof kaste oo fariintayda arka akhriyana waxa aan leeyahay waxa aan ku rajaynaaa noolal sareedo iyo burwaqo ah
@WaxcusubCusub
@WaxcusubCusub 9 күн бұрын
@FatimaMahamett
@FatimaMahamett 9 күн бұрын
Sidokle wll❤
@mo-gg9zx
@mo-gg9zx 5 жыл бұрын
Yaan ka dhargin oo daawanayaa 2019 😘😍🎈🌎
@sacdiyoyare5313
@sacdiyoyare5313 5 жыл бұрын
Ani marwalba
@sacdiyoyare5313
@sacdiyoyare5313 5 жыл бұрын
Waan dhagstaa
@sharmakeabdirizak6490
@sharmakeabdirizak6490 3 жыл бұрын
2030 kkkkkkkkkkkkkkk
@ZultanJubooss26
@ZultanJubooss26 3 жыл бұрын
Still I'M Listening 26/10/2020 Xasuusaha Aad Ban U Jeclahay Runtii Cabdi Hani Boqorkii Fankow Nasiib Wacan Fan Kaama Danbayn Doono Inta Aaminsan Sidas Fadlan Like👍
@hadraawiarshaad6740
@hadraawiarshaad6740 4 жыл бұрын
2020 hadii aad il fiir saneeso like iisar
@Ademupdiahmedgmail
@Ademupdiahmedgmail 2 жыл бұрын
Huh 2021 Baan fiitsanya
@maandeeqmohamed1683
@maandeeqmohamed1683 5 жыл бұрын
heestan wa iska ilmeya wllh mrka dawanayo😢😭 ya ila dawanayo 2019 dhmadkeda like isara👍
@Diiwaanstudio
@Diiwaanstudio 5 жыл бұрын
Amba kula mid baan ahaye aamu kkkkkkk
@hamsemohamedabdi7209
@hamsemohamedabdi7209 4 жыл бұрын
Anaa kula daawanayaa heestan xasuus gaara ayay ii leedahay anba
@maandeeqmohamed1683
@maandeeqmohamed1683 4 жыл бұрын
Wllh hees wey dhaftay midaan😍
@liibanjs8639
@liibanjs8639 4 жыл бұрын
Kkkk shekeyo ku nacde oo sas ma daacad kaa ah
@kaligeedtashato7496
@kaligeedtashato7496 4 жыл бұрын
2020 anaaa daawanoyo
@mgaacshe9605
@mgaacshe9605 4 жыл бұрын
Heestan waa heesti ugu dambaysy aan ku dhgysto wadankii mlintan ksoo bxyaya for 5years
@amiiraxuseen1633
@amiiraxuseen1633 3 жыл бұрын
Wlhie wllo 😓
@ak_waaye9946
@ak_waaye9946 Жыл бұрын
Wxn hupaa inaad heestan dhagaysanaysid 2022 ama sanado kaloo ka danbeeya Waxa xaqiiq ah inaad la dhacsantay ereyadeda aadka umcn 🤞🥲😁
@user-bo7fk6tf9d
@user-bo7fk6tf9d Жыл бұрын
Cabdi Hani 👍🏻codbad ledahy ilahy haku dayo tarikhdu 4/15/2019malin arbac heesta qudha ee xasusta iguleh ❤❤😂
@alonegirl7430
@alonegirl7430 5 ай бұрын
Heestan waxaa Ku barty musalsal ay Isla wadeen cumar Iyo dafno markasna oo aheyd 2019ki illaa Iyo hadda oo ah 2024 bisha 1aad maalin keeda 21aad oo ah caawa axad baan soo xasusty waliba Anoo dib u arkay musalsalki JACAYLKA jirada ok ahaa kii aan Marka hore Ku barty😂 😢❤
@CaashoMaxamedaxmed-rq4fr
@CaashoMaxamedaxmed-rq4fr 5 күн бұрын
Hestaan musalsalkaas ku jecladay
@ahmedfiiraan3383
@ahmedfiiraan3383 3 жыл бұрын
InTa Dawanayiza C/hani Fanka Marku Kabaxay Like Dhac Kusii
@abdizamethomer1477
@abdizamethomer1477 4 жыл бұрын
1.2m haday gaartey like isaara
@giiigianagiigianalozy2622
@giiigianagiigianalozy2622 4 жыл бұрын
Hormuud Media production bannka wye Subscribe kaga Xita
@apdiwalipnjelajr19ibnuyare36
@apdiwalipnjelajr19ibnuyare36 4 жыл бұрын
Zevme apdiwali ______☆pňjəłå jř 19♡
@husseinhash
@husseinhash 3 жыл бұрын
Lipah you get more subscribers
@rayaanxcrahman4343
@rayaanxcrahman4343 4 жыл бұрын
💕❤❤ C xaashi cllhi king aana ka dalain codkisa ❤❤ 2020 cidi ilwa dawanayso Like ta igu qabo ❤❤ Kuma darine jcyl ha dondonan
@abdiriziak3008
@abdiriziak3008 Жыл бұрын
10/8/2019 Galab talada sacadu tahay Abaaro 10:05 waxay indhahaygu Qabteen Gabar aad iyo aad Isoo jidatay Quruxdeda Iyo Asturnanteda Inta waxaa udheera Socodkeda oo ahaa Qun yar socod Waan Ka Aamusnan wayay qofta qalbidayga so jidatay Balse salaan ka dib waxan Kala qadanay Lambaradi Marka waxan ahaa arday shcool dhigta walipa classka 12 noqonaya hafi xagaga laga soo noqda ayaduno 8 bay noqonaysay Inkasto masaafo waxbarasho no dhexeeso lkn waa da aadkayga Wada hadal dheere kadib waxan ushegtay inaay dumar iga soocan tahay oo ♥ Ayadanu waji furnan iguso dhawesay .. kadib Farxad aan qabasho laheen daremay Lkn horaa loo yiri nolosha inta qurxoon laguma waaro 😌 Mudo 1 sano iyo bar camala kadib waxaan isku diyariyay safar aan ku sahminayo Jamacadaha Ethopia kadib waan lasocodsiyay inaa safar aha 🤗 Ayaduna waay iga aqbashay 👐 Is diyaarin kadib waxan safray Malin tariikhdu ku begneed 15/1/2021 Safar dheer kadib waxa tagay jigjiga mudo dheerba anoo joogin waxa layga dhacay mopilkaygi kadib waxa goay wada hadalkeni ani gabadhaan aadka u jecla 🥵 Isdaba mar badan oo igu qatay mudo 4 bilood ah kadib waxa kuso nabad noqday Magaladaydi aan ku dhashay ku barbaray oo ♥ jogtay Bosaaso_Bari-puntland Kadib waxa la xiriiray gabadha jeclaaa oon ushegay ina imi LKN so dhaween fican kama helin waxaba laygu salamay aboowe iyo kalmado ixanujiyay wada hadal dheer kadib waxay isheegtay inay niyadeda iga saartay oo ay xiriir kale bilowday Lkn anu taasba ima muqate jaceylka u qabo darti maba aminayo hadalada aay ku hadleso lkn ayaduna way ku adkesatay oo block isaartay meel walbo aan kawada xiriri jirnay 😨 Lkn waa iska xaal aduune waxan marba mopil kale ka wacaba waax isbadalay mahayo Runti ila mantadan aan qoraalkan qorayo waan ka samri la ahay wax walbo sameyo ma ilaawi karo 《 Horaa loo yiri qaladka hada ledahay xanuunku aduu ku saran yahy 》 lkn waxa rajeen inay malin un Qoraalkan Aqriso oo ay icafiso ina rumesato MANTADA QORAYO WAA 13/6/2023 M. FILZAN MOHAMET I wish ina dib umidowno😎😮
@MuawiyeMoalimow
@MuawiyeMoalimow 22 күн бұрын
Sxb qisadan wllhi waa qiso xanuun badan 😢😢 badal qeer qabo allha kugu badalo 😢😊
@alihaykal7439
@alihaykal7439 5 жыл бұрын
Akhlaaq degenaan cod oooooooooooop cabdi hani xaashi Cabdi llaahi fanaaan jira like ta iga danbaysa 2019
@deeqyabarow6569
@deeqyabarow6569 4 жыл бұрын
daha sorog madaya bada wen dalaqa lama yirahdo
@xamsemedcilmi2612
@xamsemedcilmi2612 5 жыл бұрын
Yaa Ila dawanaya 2019 liketana hala bakhaylin waa inagiiye
@Husny_99
@Husny_99 18 сағат бұрын
Heestan 2024 ya ila dhageysanaya 👍
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 3 жыл бұрын
Fanaankii Fanaaniinta, Abdi Hani Wlalal Nolosha Intaa kaaga Hadhey Khayr baan kuu Rajeynayaa, Nin ku Qaali ahaa Fanka Soomaaliyeed, anniga si gaara ayaan u ahaa Taageeroyasha, Waa Dhamaadkii October 30/10/2020 From Seattle Washington, La Dhaca Like
@nehalsayid20
@nehalsayid20 3 жыл бұрын
Kula mid Ana kula dawanayo😂2020
@user-iq4qv2nq3t
@user-iq4qv2nq3t 6 жыл бұрын
Heesaha dhagysigoda waxa iigu danbaysay 2007, lkn cabdi hani & bk waxay igu qasban hesaha dhagysigoda inan soceliyo😢😭
@queennsren5417
@queennsren5417 6 жыл бұрын
indho deeraly 😋
@faysacismaan6270
@faysacismaan6270 6 жыл бұрын
indho deeraly 🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗
@kimjognun7268
@kimjognun7268 6 жыл бұрын
indho deeraly 40 sano wadba dhaftay marka 😲
@asiye717
@asiye717 5 жыл бұрын
@@kimjognun7268 😂😂😂😂👈
@kimjognun7268
@kimjognun7268 5 жыл бұрын
@@asiye717 😮😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ahmednoormohamuud7659
@ahmednoormohamuud7659 5 жыл бұрын
Ciid wanaagsan Waxaan daawadaa heestaan markaste caawa yaa ila daawanaya like hadii aad daawaneeysid 2019
@zeitunabdiabdi2357
@zeitunabdiabdi2357 Жыл бұрын
Memories bring me back who listening to this 2023 April ❤
@kadeeromar8950
@kadeeromar8950 Жыл бұрын
Me
@zuhouredriz4913
@zuhouredriz4913 Жыл бұрын
May❤
@khalidibrahim4218
@khalidibrahim4218 Жыл бұрын
may 2023❤
@user-dq7po9ko8h
@user-dq7po9ko8h Жыл бұрын
​@@khalidibrahim4218❤aaàqqq❤qqaqq❤❤ala❤La❤❤❤❤❤❤❤❤❤qq❤❤a❤❤ààa❤❤QQQ❤QQ❤❤A❤q❤ĺalaà❤❤a❤❤❤qq❤❤q❤q❤❤❤❤q❤❤àq❤❤q❤qq❤❤qlql❤laĺlaq❤qqq❤❤❤❤q❤❤❤ààaá❤❤q❤qq❤q❤❤❤❤q❤❤❤❤qq❤ll❤❤q❤qq1q1❤qpq❤❤❤q❤qq❤❤q❤ppplppp❤w❤❤apppppp❤q❤q❤ww❤plĺplpllpplzppl 00pplp0lp⁰❤❤Ppppqaà❤❤
@user-dq7po9ko8h
@user-dq7po9ko8h Жыл бұрын
P
@AsmaAbdifatah
@AsmaAbdifatah 6 ай бұрын
Waxan so boqoday 29/12/2023❤waliba duhur tahy koley jeceyl ima hayo wan dhageysanayo kaliya insh allh sandka kale nabd allh nagu kulansiiyow inago cafimad qabo❤
@abdirahmanabdinur2336
@abdirahmanabdinur2336 6 ай бұрын
Inshllh ❤❤❤
@abdallamoha6795
@abdallamoha6795 6 жыл бұрын
Waan doon doontay cabdi hani waana helay lkn shansano kadib waan ku kala tagnay unfortunately iisoo ooya somali weyn😊😊😊😊
@woderfullwoman1099
@woderfullwoman1099 4 жыл бұрын
shib iska dheh ada dontay helay anu wan donta mar larkana ma helo😐
@zaaragirl4632
@zaaragirl4632 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣✌️🙏🏻
@mo.ziyaad6216
@mo.ziyaad6216 3 жыл бұрын
Imisa lagu laha ha doondoonan Wxasi wa caadi zxp niyada ka saar
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 2 жыл бұрын
Ha moodin durbaan la tumay inu kugu soo daje 20/06/2022 ayaan dhagaysana heer sare mana dugoobin wali ❤🧡
@realwarya8215
@realwarya8215 5 жыл бұрын
Yaa dawanaya 2018 dhamad kisa 2019 soo galayo
@aishahussein345
@aishahussein345 5 жыл бұрын
aniga Hadaa daawanayaa
@realwarya8215
@realwarya8215 5 жыл бұрын
Aisha miyu ku daray jcylku marka anu kamaba baxe
@aishahussein345
@aishahussein345 5 жыл бұрын
Haa walee wuu ihayaa hiuno
@najaxbella7959
@najaxbella7959 5 жыл бұрын
Me🤗
@rumaanabdi6713
@rumaanabdi6713 5 жыл бұрын
Hamoodin durbaan.latumay😪😪😪
@Ahmed-ud1rh
@Ahmed-ud1rh 5 жыл бұрын
Cabdi Hani Xashi fanaan hibo leh. abwaankii erayada sameeyay wa ku fara yareeystay😍
@mushtqmohamed
@mushtqmohamed 6 ай бұрын
Old is gold🥺💗 24.12.2023💕💍
@Ibraahim_Sm21
@Ibraahim_Sm21 6 жыл бұрын
Yaa dawanaya 2018💚
@maryamo411
@maryamo411 6 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare anika huuno😍😍😍😍🎶🎶🎶🎶jecliyaa dhekeesikeeda heestaan
@roodaabshir9558
@roodaabshir9558 6 жыл бұрын
ibraahim shakulal yare aniga daawNaya 2018
@mohajaabir7179
@mohajaabir7179 6 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare sxbow meel kasto adilee iiga soo horeyo see cml heesehii aan dhageysan laheen adaabo naga af duubtay see wax uwadaa nyhw 😅😅😅😅😁😁😁😂😂😂😂
@Gutalereview
@Gutalereview 6 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare me
@dagancadey6873
@dagancadey6873 6 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare ana kuladawanaya 2018
@ahmednoormohamuud7659
@ahmednoormohamuud7659 5 жыл бұрын
Qofka sida aan u daawado heeskan u daawada waxaan dareena qalbiga in aan meela iska leenahay
@geishafemmefeminin5951
@geishafemmefeminin5951 4 жыл бұрын
November 2019 ya ila dhagaysanayo❤💪💪
@randomtubeone
@randomtubeone 4 жыл бұрын
@geishafemmefeminin5951
@geishafemmefeminin5951 4 жыл бұрын
@@randomtubeone not me😜
@Warsan614
@Warsan614 2 жыл бұрын
6:18 subaxnimo 13/11/2021 ban ku dhagaysanyaa gobolka Missouri ee xaro maraykan magaalada ofallon ,close to St. Louis
@hamdaosman6013
@hamdaosman6013 5 жыл бұрын
Yaaaa ila daawnaya march 2019
@luuljeylaani88
@luuljeylaani88 4 жыл бұрын
Me
@aminacali3662
@aminacali3662 4 жыл бұрын
9
@sumaliagood4833
@sumaliagood4833 3 жыл бұрын
Ha Doon donan Adigo lagu leyhy inad ku madax Adegtay Sanado Dhulka maku dhigay jeceyl Alla madax Adkaya🤧🤧Still💝
@user-vu9xl3rq2x
@user-vu9xl3rq2x 5 ай бұрын
Hada dha gaysanaa hees tan majiraan dad hada dhagys tah🎉2/6/2024
@salim_ahmed.
@salim_ahmed. 2 жыл бұрын
Waankuu digayaa Dabuubtayda qaado Adoon dookh cashaq qabin Galcal lama daahdahshee ax😭😭😭😭😭😭😭 waagan heestan maqli jiray kurey yar ban ahaa lkn micnaha ma fahmi jirin lkn wlhi hda ku dhex jira qisoh ay ku daahanyihiin duruufo iyo jcyl mid lay qaboh iyo midaan qababah leh allow wadadii roon 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ilmoubax7350
@ilmoubax7350 Жыл бұрын
Waxaan umaleenaa inaa heestaan usoo xiistay oo dib udaawanoosid ha iga danbeesid please liķe si aan u ogaado
@ikraanabdilaahi8812
@ikraanabdilaahi8812 3 ай бұрын
Heestan wa i xasus 2015 hargeisa marka jogay xasus❤ beerta inta fadhista ayan dhagasan jiray iyado magaalda dhan halkaas ha arkayo wali wan dhagaysta 2024😢
@DriveToSucceedd1
@DriveToSucceedd1 Жыл бұрын
12/7/2023 habeen 10:05pm dhagaysanayaa I feel so much pain my heart is broken 💔 😢 😭 xumaa markaad doqon jeclaato 💔😭
@liibaancadde1313
@liibaancadde1313 8 жыл бұрын
cod macaaanaaa wiilka waaa cabdi hani xaaashi masha alah wwaaaa MAXAMED SALEEEEBAAAN TUBEEEEEEC aragtideyda
@sahroxuseen4827
@sahroxuseen4827 4 жыл бұрын
♥️
@xareed1
@xareed1 3 жыл бұрын
😍
@medomarhabon685
@medomarhabon685 6 ай бұрын
Badwayn dalaq lama yidhaa ha moodin darorinti inu dad kula tagee kumuu darinne ka joog 2020 hadan dhagaydan laaa walahi wan ka joigi lahaaa lkn wan dondontey
@medomarhabon685
@medomarhabon685 6 ай бұрын
2024/ 1/12 fri 10
@sayidchannel2033
@sayidchannel2033 2 жыл бұрын
Xasuus iyo waqtigeed dheh: Waa bartamaha sanadka 2015 kii Meesha aan ku dhagaysanayno xiliyada ay heestu soo baxda waa Colloge aan wax ka barano. Waxaan ku jirnaa xiliga aan galayno imtixaankii sanad dugsiyeedka ee ugu danbeeya (final exam). Ka heesta waxaa aad u jecel oo aniga i jeclaysiiyey C/khayr Cawi oo ku magac dheer Ow-gaab, Kana mid ahaa ardayda school gaar ahaan collega ka. Ragii xiligaas aan isku goobta imtixaanka ku diyaarsan jirnay waxaa ka mid ah: Maxamed C/taxman m.Eelay C/Laahi Axmed Samatar. Ahaan bite ahna majaajilayste ruwaayada dhiga. Mohamed Ethopian. Waqtigu waxa uu joogaa meel ba maalin.
@xaantiyejaama8271
@xaantiyejaama8271 2 жыл бұрын
Ha azax
@xaantiyejaama8271
@xaantiyejaama8271 2 жыл бұрын
Good
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 5 жыл бұрын
Yaa Daawanaya 2019 😋😋😋😋😋😋😋😋
@maserleyyyyyy
@maserleyyyyyy 11 ай бұрын
30/7/2023 Waxan huba hestan dib uso boqoten hada iga dambeyso Like 😂
@regalsnow9707
@regalsnow9707 4 жыл бұрын
Been maha wa halag xanuun iyo depression leh walahi koley aniga qadhiidhkiisun ban arkay ma arag macankiisa..hadoon doonan☝️run
@Diiwaanstudio
@Diiwaanstudio 4 жыл бұрын
kkkkkkkkkkk macaankiisa waad heli doontaaye u samir.
@regalsnow9707
@regalsnow9707 4 жыл бұрын
@@Diiwaanstudio soo duucee loool bal wayee
@Diiwaanstudio
@Diiwaanstudio 4 жыл бұрын
OK. Laakiin ma niyaddaan kaaga duceeyaa (wishing silent), mise qoraal?
@regalsnow9707
@regalsnow9707 4 жыл бұрын
@@Diiwaanstudio kkk both 😁
@regalsnow9707
@regalsnow9707 4 жыл бұрын
@@Diiwaanstudio wan iska kaftamaya bahalka mar bu igu dhaco balaya iga gadhay Allah igu ma soo celiyo wa xanuun wad se mahadsantay koley ducadu wa wa wax wanagsan barakala fiq
@sihaamibraahim
@sihaamibraahim Жыл бұрын
I Love this song so much 😭
@Alonebird575
@Alonebird575 11 ай бұрын
Old is Gold 🥺 Who’s listening 2023 ?❤️
@SafaMaxamed-bi6tz
@SafaMaxamed-bi6tz 6 ай бұрын
Me😢
@husseinmohamed6093
@husseinmohamed6093 3 жыл бұрын
heestan south afruca ku dhagaysan jirnay aniga iyo asxabtyda cawale iyo fuad manta way iga hoseyan ka labaduba sacada ayaykala dambeyen ala yarxma cadoweye south africa
@hafsoabdirashiid803
@hafsoabdirashiid803 2 жыл бұрын
Ilaahaya haunxariisto 😢🤲
@smoothcat3447
@smoothcat3447 5 жыл бұрын
*Inta doon doonatay oo ka sal gaartay liketa hala bakhiilina* 2019
@raxmoabaadir
@raxmoabaadir Жыл бұрын
5/6/2023 😢waqtiguna Oo ku taagan yahy 9:27 Pm💔adoo dooq caashaq Qabin Kalgacal Lama daa dahshee😮😭🙌
@cabdirashidcawilcabdulahi208
@cabdirashidcawilcabdulahi208 2 жыл бұрын
Waw hees macquul Waxa dhageysanaya kaligey Maalin talaado ah tarkhduna ku beegantahy 14/12/2021 Saacduna tahy 6:40am Kumaa daarinee jeceyl ha doondoonan cashaaqa💟💟👍👍
@Hananmoha2234
@Hananmoha2234 Жыл бұрын
2023 inta so boqty hesan like me 😢😂
@Hafzar333
@Hafzar333 4 жыл бұрын
2/2/2020 ayan rabaa inan guur sado oo aan hees tan beeniyo waan don doonaa cashaqa 💔💔💔💔💔💔💔🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️😂😂😂😂😂💪👊🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏like igu sacida Somali 🛩🛩🛩🛩🛫
@Diiwaanstudio
@Diiwaanstudio 4 жыл бұрын
YAA-SALAAM: Jecliyaa hadalkaas. ILaahay ha kuu fududeeyo hammigaaga guurka, mid khayr qabana EEbbe ha kaaga dhigo. Hal 'like' iska dhaafe boqol 'like' baan kuu saari lahaa, balse youtube baan iga oggolayn kkkkkkk. Khayr INSHA ALLAAH.
@mohamedfarah2561
@mohamedfarah2561 Жыл бұрын
@@Diiwaanstudio ka waran ma beenisay
@hamdabintualii7921
@hamdabintualii7921 Жыл бұрын
Idaacada ka dhagaystay heesta Hadana 2022 ayaan dib u dhagaysanaya😭❤
@dekhoiftin9379
@dekhoiftin9379 Жыл бұрын
anigaba cawa maqlay wey iso jidatay wana so radiyay
@maakhiri3886
@maakhiri3886 7 жыл бұрын
Adoon doon raacin weli intuu kuu dumay habeen mawjada dusha kaaga iman oo aan garanayn dabaal badweyn dalaq lama yidhaa war ninkan waa cod qurxoonyahn, fankiisana waa hibo ee maaha xoog iyo qajajac, waxa kaloo ammaan mudan ninkii erayada sameeyey
@xiismohamedzalebanwxaanlee7443
@xiismohamedzalebanwxaanlee7443 6 жыл бұрын
Maxamed salebaan raage coday
@mounamoussa5343
@mounamoussa5343 6 жыл бұрын
Muhammad Hajji subhanallah time suffer Maa shaa allah illahey maahadi allah AK BR walalo
@nawalsaidmoalin2722
@nawalsaidmoalin2722 6 жыл бұрын
Muhammad Hajji g
@magicjohnson7253
@magicjohnson7253 6 жыл бұрын
Muhammad Hajj
@naimagacaytrgacayte2260
@naimagacaytrgacayte2260 6 жыл бұрын
Muhammad Hajji nmln
@ManshuurrobleManshuurroble
@ManshuurrobleManshuurroble 6 жыл бұрын
Xasuus ayey igalisaa heesatan 2016/3/23/waxaan joogay SARDINGIA ITLY 2018/3/26
@hamzaahmed1898
@hamzaahmed1898 5 жыл бұрын
2019 luglio 15 italy k dhagaysanaya❤❤❤ 5:50 maalin khamisa waana galab jawi dagan
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 4 жыл бұрын
RaGii HaLganka DHeer Europe u maraypa
@nassweekly2161
@nassweekly2161 4 жыл бұрын
Dove abito amigo
@abdikaafiabdirisaaq5423
@abdikaafiabdirisaaq5423 2 жыл бұрын
WaxN markale dhagaysanaya sandkii 2022 Bishi magio ___________😐🎧✌🏻🇸🇴✊🏻💪🏻🖤
@aniitadaahir4698
@aniitadaahir4698 Жыл бұрын
ala heestan mxaaa in bdn farxd ku qaaatey😂💯♥️2022 hdaaaa dwnyso like🔥
@mwanzo0011
@mwanzo0011 4 жыл бұрын
Fanaaniinta dambe ee reer hargeysa ninkan baan kataageeraa heesahiisa wey dagan yihiin asagana waa qof aqiyaar ah sida kamuuqata hormar aan kuu rajeynaa bro
@claahiahmed3262
@claahiahmed3262 4 ай бұрын
Heestan ano dugsiikey ah Baan musalsal 😢😂❤ walsheyy dawan jirte laguso den jire Lakin hada Xaaqida hesta 😢 Arke Cabdi Hani❤
@maankayare1081
@maankayare1081 8 ай бұрын
1/nov/2023 still hadaa daawanayso love
@nafaqoiyojirdhisofficial9013
@nafaqoiyojirdhisofficial9013 5 жыл бұрын
Yaa dawanayo 2019 amiga 3 sano ka hor dawaday caawa USO xiiasay
@mohamedmataanhirsi1869
@mohamedmataanhirsi1869 3 жыл бұрын
Waa hees hore usoco
@mohamedaded6886
@mohamedaded6886 6 жыл бұрын
ninka kan Waa cimaamad ku tuur guuleyso bro
MUHIIMADU WAADANTEENA CABDI HANI XAASHI (HEES CUSUB) OFFICIAL
7:19
Waqal WStudío
Рет қаралды 4,2 МЛН
AXMED AARSHE CAASHAQU DANGUUD MAAHA NEW OFFICIAL VIDEO 2017 HD
7:28
Hawraar Music Production
Рет қаралды 11 МЛН
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 4,3 МЛН
你们会选择哪一辆呢#short #angel #clown
00:20
Super Beauty team
Рет қаралды 51 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 12 МЛН
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 190 М.
FARXIYA FISKA & QOOMAAL HEESTA LAABTA IGU QABO 2017 HD
8:39
Abukar Mahdi
Рет қаралды 19 МЛН
Ruun
9:04
Release - Topic
Рет қаралды 256 М.
CABDI HANI XAASHI┇RABI TAASHKA KU SAAR ᴴᴰ 2016┇OFFICIAL VIDEO
7:02
MAXAMED CIRO IYO XAMDA QUEEN (WAAN NAAAXI LAHAA) HEES CUSUB HD
7:45
Hawraar Music Production
Рет қаралды 5 МЛН
KHADAR KEEYOW | MASHUP | NEW SOMALI MUSIC 2022
8:25
Kaafi Studío
Рет қаралды 4,4 МЛН
Mililico By Abdifatah Yare & Ikraan Caraale
5:29
Mattaanaha
Рет қаралды 10 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 283 М.
Serik Ibragimov - Сен келдің (mood video) 2024
3:19
Serik Ibragimov
Рет қаралды 1,6 МЛН
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 1,7 МЛН
Kendrick Lamar - Not Like Us
5:55
KendrickLamarVEVO
Рет қаралды 50 МЛН