MURSAL IYO HODAN | QALBI AAD MULKIDAY | OFFICIAL VIDEO 2018

  Рет қаралды 4,827,393

Waqal WStudío

Waqal WStudío

6 жыл бұрын

COPYRIGHT PROTECTED BY AFRO MEDIA WAQAL STUDIO #Hodan_Abdirahman #Mursal_Muuse
HEESTA:QALBI AAD MULKIDAY
CODADKA:MURSAL MUUSE IYO HODAN ABDIRAHMAN
EREYADA:ABDI SHAKUUR ALAAYAHDIIK
LAXANKA :HODAN ABDIRAHMAN
MUSIC BY:FURINLE
CAMERA;JUNDI & MUSTAFE SALEEBAAN
EDITED:MUSTAFE SALEEBAAN
PRODUCTION:AFRO MEDIA & WAQAL PRO

Пікірлер: 3 300
@user-hk8og4gr8w
@user-hk8og4gr8w 4 ай бұрын
Heestan waxa dhagaysanaya 2024/3/20 ano niyada qofka kuhaya qof an dunida ugu jeclahy 1habeena xasuustayda an kabixin lkn qalpigyga ileh wad gulaysanysan sug wlhi 😢😢😢isaga naftaydu kasbaday umana qabo inu nin lamida dunida jooga rabiyow calafkena sodadadji oo noloshyda ikeen ❤wan ogahay sidan ujeclahy sikadaran inu ijecelyhy balse dad waqtigu kala geyay nahay qadarta waku qanacsnhy calafow xariif noqo poqorkyga ❤M❤ namidee san qalpiyada iskaga jecelnhy marwo iyo mudanahed naga dhig hadana waxan leyhy ilhow anon Mkyga xaaskiisa noqon hanakala qarin ❤❤❤❤❤😢😢tru love never end❤❤❤❤❤❤❤ Qormadaydan malin un wan kuxusi doona i.a ❤
@user-oc8zs8wh1s
@user-oc8zs8wh1s 2 ай бұрын
Amen wlashy sida okale allahayow riyadena no rume sida kuwan cml
@MomtasOmar
@MomtasOmar 2 ай бұрын
Aamiin Hno kuligeenba ilahy riyadeena Ha inoo rumeeyo😊
@hamsemohamedahmed873
@hamsemohamedahmed873 2 ай бұрын
Wad guulaysan insha allah Heeskan wa kan ugu jeclahay heesaha
@Malyun-hu1fb
@Malyun-hu1fb Ай бұрын
Exactly 💯 true love never exist ❤️
@najiipmontana3998
@najiipmontana3998 Ай бұрын
Really 😢
@barocanva6802
@barocanva6802 5 жыл бұрын
Markaad Heesta Si Fiican u Daawatid waxaad Dareemaysaa In Mursal iyo Hodan Wakhti dheer is jeclaayeen 😍😍
@fardowzaali1766
@fardowzaali1766 4 жыл бұрын
Markey single aheyd muxu u aroosi wayay jacel xalqado
@hodanaden6681
@hodanaden6681 10 ай бұрын
​@@fardowzaali1766jacelka calafka ka weyen amuru waqtiy gedey fusha
@hudamahed5522
@hudamahed5522 8 ай бұрын
Ila yarti way isjecelaya ❤❤❤
@hudamahed5522
@hudamahed5522 8 ай бұрын
Calafku waa cajiib shalay uu kale geeye maanta uu isku keenaya jecelku ha waaro❤❤❤❤
@xalawatinaxurulceyni2188
@xalawatinaxurulceyni2188 5 жыл бұрын
Anoo khadra la maseyrsan baan dhageysanaya heeskan😅😂😂 Ina abdirahman dheera codkaga lama dafiri karo👌😍😍
@fartuunsheekhcali3395
@fartuunsheekhcali3395 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@drsamiishaquruxsan4036
@drsamiishaquruxsan4036 4 жыл бұрын
really
@amiiracadey4618
@amiiracadey4618 4 жыл бұрын
Kkkkkk
@nusaybaabdullahi4377
@nusaybaabdullahi4377 4 жыл бұрын
ruun ka hadashay aaad
@xareedoxasan5558
@xareedoxasan5558 4 жыл бұрын
Xalawatina Xurulceyni
@engsalmaanromani6748
@engsalmaanromani6748 4 жыл бұрын
Hadad 2020 dawanayso Like iigu jiidii inader 😆😆😆
@nusaybaabdullahi4377
@nusaybaabdullahi4377 4 жыл бұрын
walle soo aiish baan is iiri hesihii hore ee mursal.iyo hodon 😁😁😙😙😙
@xamdacawaale1187
@xamdacawaale1187 4 жыл бұрын
@@nusaybaabdullahi4377 y
@xamdacawaale1187
@xamdacawaale1187 4 жыл бұрын
@@nusaybaabdullahi4377 o
@xaajizaki4850
@xaajizaki4850 3 жыл бұрын
0
@usertavo9448
@usertavo9448 Жыл бұрын
2023
@odaysoomaaliyed538
@odaysoomaaliyed538 6 жыл бұрын
Caashaq taariikhda galay. Waa mahad alle haduu maanta rumoobay. Wixii is jeceloow like ii saara. Ilove mursal iyo hodan Boqortooyo
@abdikariimmohamed9085
@abdikariimmohamed9085 3 ай бұрын
Kkkk abwan
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 6 жыл бұрын
*KalGacaylkan igu mudan Midhihiisa Dareyga’ahi Waad Mutaysatayee #Mursalow Hooooo… *Qalbigan aad mulkiday #Hodaney Ka ilaali murugada… 'Yaryarkii laysku Xamanaye Soo kuwaa isku maran ma’aha!! #Yaasalaam #HamBalyo..
@naimaali1108
@naimaali1108 6 жыл бұрын
ABDI ASKARI TUBE wlhi ine muruga ka ilalinen xiisahana wey dhaman donan
@allahisone4449
@allahisone4449 6 жыл бұрын
ABDI ASKARI TUBE hhhhhhhhhhh
@ruwaydazhafi2509
@ruwaydazhafi2509 6 жыл бұрын
ABDI ASKARI TUBE 😂😂😂😂😂
@cabdishakuuribraahim978
@cabdishakuuribraahim978 6 жыл бұрын
ABDI ASKARI TUBE
@mohamedqawrah3254
@mohamedqawrah3254 6 жыл бұрын
ABDI ASKARI TUBE station
@mahdiyoungpubg7323
@mahdiyoungpubg7323 6 жыл бұрын
Naagtii Ninkeda Xafidan Weysa nag asageda u Xafideysa Hodan😙 Jclka Dhabta Ha Guuleesto Hodan+Mursal=Nolol qurux bdan
@zahrabaar7414
@zahrabaar7414 5 жыл бұрын
Hadalkaas.baa.iga.gad.mayo.ee.u.sheeg.calal.lama.rabo.igu.dheh..
@somliajamama8184
@somliajamama8184 5 жыл бұрын
Qosol Iyo Qaraaxo Oday Axlaa Waa ku farxaa marka Hodan iyo Mursala M C aana Makhlo.is ku waaro lvu H&M
@hodancabdirixmanainantayha9468
@hodancabdirixmanainantayha9468 5 жыл бұрын
Habar yartay iinolow Habo mcn
@xidigtasomaliland3219
@xidigtasomaliland3219 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 markaa ragu ma xoolaa ilay xoolahaa la ilaaliyaaye
@mohamedgacal7809
@mohamedgacal7809 6 жыл бұрын
heesta marka ay ka sameysan tahay dareen dhaba codkuna qiiro jaceyl yahay wlhi kamaba dhargeysid guuleysta hodan iyo mursal ❤❤😍😍❤
@hindiyoinahuseen771
@hindiyoinahuseen771 5 жыл бұрын
wa runtaa wllo mursal iyo hodan hawaaro jcylku inta necebna iyagaa daali
@sahrakayse4874
@sahrakayse4874 5 жыл бұрын
zmag magolMohamed Gacal
@arbushyare1922
@arbushyare1922 5 жыл бұрын
@@hindiyoinahuseen771 heestan dawashadeda kama daalo malin kasta 2 jeer ayan daawada 😍😍😍😍😍😍
@ardofarah7401
@ardofarah7401 4 жыл бұрын
Hodan iyo Mursala waa 2020 Guula Guula Guula 10/4/2020 Keep going guy's ⭐⭐⭐⭐⭐👨‍👩‍👧‍👦👌👍🏳❤lol
@muniiramaanka992
@muniiramaanka992 4 жыл бұрын
Mohamed Gacal waaaaw inan kaa qalpigh wangzan waaan ku wataah apowe💯♥️😂
@bellaomar3634
@bellaomar3634 6 жыл бұрын
Erayadi allah yahdik #samaron Laxanka hodan #samaron Musica furunle #samaron Codadka mursal iyo hodan #samaron .Gobti borama magalo #samaron.Cameramenka mustafe saleban #samaron Tolkay one love inti samaron la jirta like dhee 👍
@mariajama3019
@mariajama3019 6 жыл бұрын
bella omar qabiilki dhamaa ba ku fara yaraystay miyaa 😅😛😜
@hodanfarah7310
@hodanfarah7310 6 жыл бұрын
bella omar and
@hamseessa710
@hamseessa710 6 жыл бұрын
bella omar Samaron orod wax ku noqo lahaysto ........heesta ku raxayso
@Onlinemacalin
@Onlinemacalin 6 жыл бұрын
hhhhhh
@bellaomar3634
@bellaomar3634 6 жыл бұрын
Hamse Essa hadu #samaron caloshu ka istagsan tahay ha dhagaysan heesta ader wa samaron siday tahe hhhhh
@abdirizakbashirahmed1294
@abdirizakbashirahmed1294 5 жыл бұрын
Hayga fanka iyo suugaanta Boorame, awdal , Somalia. Muuqaalkan Wanaagsan iyo dhulka ba Soomaali ayaa leh waa inaan Ku faanno. Mursal muuse Waa fanaan dhamaystiran hodan kama dhacdo.
@zomaliboy3443
@zomaliboy3443 6 жыл бұрын
Wow! Farxad ii tahay dhaladkii awdal oo maanta best song isla qadeyna liketa saara away reer Stii poramana
@maanomusic5432
@maanomusic5432 6 жыл бұрын
Inta khadra lamasayrty like ta saara bal aan eego inta leegtihiine wlhi waan ka xumahay ani
@samdasuuban2368
@samdasuuban2368 6 жыл бұрын
Mubaarik Sleban wlhi wanka xumahay Khadro miskiin ax 💔😭
@cigeoch23
@cigeoch23 6 жыл бұрын
Hhh nin walan mubaarak salebaan bare adbaan kusoo salamayaa
@maanomusic5432
@maanomusic5432 6 жыл бұрын
Muhumed Raage Ahmed haha ka qaday zxp qaliya
@awalesomali5632
@awalesomali5632 6 жыл бұрын
Mubaarik Sleban hhhhhhhhhh wan ku faraxsanahay in ay is aroosaan hodan iyo mursal
@sagalaxmed469
@sagalaxmed469 6 жыл бұрын
Mubaarik Sleban
@apdullahicarab2461
@apdullahicarab2461 6 жыл бұрын
Wlhy waa dad isjecel aad baan ugu faraxsanhy Jacaylkina Waadna isku soo baxaysan
@AAR-SANAAG
@AAR-SANAAG 6 жыл бұрын
Hodon iyo Mursal waa isu qalmaan waana israbaan waa isugu ducaynay isku waara One love #Mursal iyo Hodan
@nuredinahmed4927
@nuredinahmed4927 5 жыл бұрын
Duriyada jacaylka masha allah reer sh.samaroon allah yacisakum mursal and hodan I hope u the all the lucky
@ardofarah7401
@ardofarah7401 4 жыл бұрын
Waa Runta siss💏🏳❤
@rahanacumr7930
@rahanacumr7930 3 жыл бұрын
tbnaaanz
@mucaaddhaashane144
@mucaaddhaashane144 6 жыл бұрын
waxba hala yaabina only is about Love waan taageersanahay lamaanaha kaliyana waxa weeye naftiida waxay ku qanacsantahy ayay sameeyeen dadka maysan u joojin Respect wlh guuleysta hodan nd mursal ❤ do what makes you happy
@amiiracadey9043
@amiiracadey9043 6 жыл бұрын
Mursal muse waqtigu calafka ugu laha khadra aya dhamaday calafkeda intaas ku ekaa hadana hodan ayay horay isku jeclayen oo sugeysay ugu dambeyntiina waata is helay hawaaro jacaylku ♥️ hees sarbeb ah ba jirtay oo bk uqaday hodan iyo mursal oo ahayd xilligii uu mursal khadra la jogay oo uu jecla hodan ( ka jar kaba goo calooshoo nolosha cusub soo dhowee ) wxn aaminsanahy jacaylka dhabta ahi marnaba inusan dhamaan ♥️ viva hodan & mursal .💞💞
@aasiyoaxmad7538
@aasiyoaxmad7538 5 жыл бұрын
Xaqiq Abid Ma Dhamaato Jaceulka Dhabta Ah
@ayaancumar3954
@ayaancumar3954 5 жыл бұрын
haa sax waaa runtaa amiira
@hudabuxane2294
@hudabuxane2294 Ай бұрын
Axyaa hees heestan waxan daawaday iyadoo lix saac hawada ku jirta hadana lix sano kasoo wareegtay masha Allah illaa malintaa illaa maan ta jacaylkaygu wax ku siyaada mooyee ma nusqaamin Alxmadullah Hodan iyo mursal guulaysta marwalba
@warsamemohamedelmi5875
@warsamemohamedelmi5875 4 жыл бұрын
Hadad dawanaysu 2020 Like taisaar haa adigan kula hadlaya
@asiaahmes1047
@asiaahmes1047 4 жыл бұрын
Hoyadaawas
@munaliizaahmed3869
@munaliizaahmed3869 4 жыл бұрын
@@asiaahmes1047 hhh
@luqmaanmaxamed2847
@luqmaanmaxamed2847 Жыл бұрын
Heestan madaxayga kama dhamaanayso sharukhan io kajol noo badaleen allow Somaliland 😢 barake🤲 ❤️ love you landers from awdal.................. 2022/08/28
@munakhayr1793
@munakhayr1793 8 ай бұрын
Reer awdal imikan idinku soo socda ee igu soo dhaweeya ina qaada heesti dumaashi From burco ❤
@fathiahassan3960
@fathiahassan3960 6 жыл бұрын
Indhaha mursal uu qariye eega uu kadhacaya inuu camer da eego ragu godad le weeyi inta khadra silimo la maseersay like igu caawiya hee
@hibomashallha1086
@hibomashallha1086 6 жыл бұрын
Jacalaka. Cirata. Ka. Dayaya. Khara. Silima. Madaya
@lakiqurux8246
@lakiqurux8246 6 жыл бұрын
Fathia Hassan qadra horo usoco
@zuperyare2653
@zuperyare2653 6 жыл бұрын
Hhhh shaydaan Mel xun ka egtay 😂😂
@fathiahassan3960
@fathiahassan3960 6 жыл бұрын
laki qurux shugran Qaali
@xaawoluul1844
@xaawoluul1844 6 жыл бұрын
Fathia Hassan abayo aniga lamaseyrsan wlhi korka ixanunay marka arkay videokan waan garacilahay hadey idhawan laheyd hodan
@sakariyehassan3170
@sakariyehassan3170 5 жыл бұрын
Heestan waxay ii leedahay xusuus waxaan si gaar ah ku xusuusanyaa inan jacayl aan u qaaday maalmaha ay heestan soo baxday jacaylkuna maaha xumaan iyi xiqdi "IAH" noloshu kuma xumayso nacas iyo nin liitaba nolushu kuma tusto. still your love remains me in so deeply ❤ 😭
@fahmaosmaan3997
@fahmaosmaan3997 4 жыл бұрын
hodan💗 mursal
@MomtasOmar
@MomtasOmar 24 күн бұрын
Still listening 2024😢❤ Hodan iyo mursal waan tageera ilmaderadey🩸
@mahdiahusen
@mahdiahusen 6 жыл бұрын
Oofff caleek abtigay Mursal Muuse Omar iyo walaashay qaaliga Hodan Abdirahman 😍😍😍
@jaceelowxamarawi7914
@jaceelowxamarawi7914 6 жыл бұрын
Heestan malinkii 10jeer ayaan dhageesta runtiii aad baan ugu mahd celinaya abwaanka sameyay iyo fananinta aan kala dhicin hodan iyo mursal muuse siiba waxaan tageero u ahey mursal ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍
@safiasheikhadan8784
@safiasheikhadan8784 5 жыл бұрын
Axambsiki
@najmoyahye6492
@najmoyahye6492 5 жыл бұрын
@@safiasheikhadan8784 Utrsdsaxfffrrhhnkkkjkkop000pppp0000p009pukgyxrzfd8 nnmnhhyuuiuuuuuui99 uuyytr
@almaxasan8almaxasan849
@almaxasan8almaxasan849 4 жыл бұрын
qosol keeda waan jeclahy quruxeey huno insha Allah farxadaadu way siisocon doonta
@iptilo
@iptilo Жыл бұрын
Maalin qura gasheedan xisahada kama madhan❤🥲🔥
@faraxsanmuuuqsan1075
@faraxsanmuuuqsan1075 6 жыл бұрын
Baradii cilmigaa kudarsaty beerti jacaylka iyo seerihi boorama dhulkygoow allow ku barakee
@caaishaahmed4781
@caaishaahmed4781 6 жыл бұрын
Khadro abaayo sorry illaahey wuukusiin mid issaga kaqeerbadan abaayo nimanku waa sidaan yaab.
@hiboaden8156
@hiboaden8156 6 жыл бұрын
Umalkhayr Maxamed hhhhhho
@abokerqabyatirre8022
@abokerqabyatirre8022 6 жыл бұрын
Umalkhayr Maxamed Thnkz hn qli
@tanzaluula2604
@tanzaluula2604 6 жыл бұрын
Umalkhayr Maxamed aamiin yaarabi qaali mahadsnd
@queencaaida6868
@queencaaida6868 6 жыл бұрын
Labada fananin een ugu jeclahay fananinta somaliyed mursal muuse iyo hodan wan ku washay labadan ilahay ha idin dhowro 💖💖💖💖💖💖💖💖💖
@latifahmo7320
@latifahmo7320 5 жыл бұрын
Me too walahi..
@latifahmo7320
@latifahmo7320 5 жыл бұрын
ameen
@ashraf9958
@ashraf9958 5 жыл бұрын
Ane adigan kugu waashay
@ibrahimofle1393
@ibrahimofle1393 5 жыл бұрын
In kastoon aad utageera labaduba hadana kumaan farxin jacaylka aay cadeeysteen madama labaduba ahaayeen lamana yaa xasas kale leh.
@hodmanhis2363
@hodmanhis2363 4 жыл бұрын
Hodan Alha ku daayo Xbbti
@bushraosman3452
@bushraosman3452 5 жыл бұрын
kalgaceylkan igu mudan manfaciisa ila arag manfaciisa ila arag mirihisa dareyga wad muteysatee hoo ❤👏❤❤❤ alle ha isku kiin daayo
@funnyall2983
@funnyall2983 5 жыл бұрын
Quruxdii boorama meel aan aad u jeclahay xasuuso gooni ayee ii leedahay magaldii hormarka io aqoonta ,
@hajjizeykol98
@hajjizeykol98 6 жыл бұрын
Ahmed furinle soo isaga Nimco dareen iyo asmo oo wada Dahabiya isku garaaca....MURSAL HALAGA XISHOODO😄✌
@gabileyboy1515
@gabileyboy1515 6 жыл бұрын
Tolkay samaroon siciud iyo dhulkodaba rabow xafid aamin amin Hodan bilan 😍 mursal curadka Dhulkii borama ❤❤❤💋❤❤❤❤
@nimcaanmahamed7749
@nimcaanmahamed7749 6 жыл бұрын
Leyku hadiin baxo lkn Wada Wada.khader iyo hodan sidii khader daahir maryan mursal iloved inta Samaha jecel
@mohamedgacal7809
@mohamedgacal7809 5 жыл бұрын
Hadey kala qaran dagaana Qoraalka allaa mideeya 😍😍😍 Qabiil ma yaqaano dooqu ❤ Isku waara nolol qurux badan kuwada noolaadaa ❤
@ahmetoismael4034
@ahmetoismael4034 3 жыл бұрын
Hadad Wali dawanayiso 2021 like igu Qabo 👏👏🤦‍♂️👍
@braziliano12
@braziliano12 5 жыл бұрын
mursal muuse reer maxamed /samaroon hodan basaneyo makaahil /samaroon furunle makaahiil samaroon alayahadiik makaahiil samaroon meeshanu waa awdal iyo duug masha allah..intaba waa dhashii sheekh samaroon masha allah noolada
@jaambiir8
@jaambiir8 6 жыл бұрын
MURSAL waxa uu si tartiiba ula socdaa marka ay HODAN dhexda qabsanayso waxanay markaliya wada eegayaan camerada waxa dabayshu ka yara qaadaysaa shadhka oo uu so celinayaa ee iskama furfurayo iyaduna way u yara hagaaajinaysa
@masuulofficial7014
@masuulofficial7014 Жыл бұрын
TRUE love jacaylkii rumoobay keep going lamaanihii qarniga ee wakhti badan kadib is helay
@abdirahmancmm
@abdirahmancmm 6 жыл бұрын
Inamada iyo hablaha khadra la hinaasanow Dee ilmaderayal ninku afarbuu gayaa oo uu guursan karaaye waxba haka xumaanina ee Ducaduun ugu dara Mursal&Hodan ❤
@ahmedgurey3196
@ahmedgurey3196 6 жыл бұрын
Ilaakey amarkiis heesta ay qadayeen 2014 Dhaxdin waa lo Rumeeyay Queen Hodon ku lahaa Allow yaan dhiman anigoon ku dhixin Wa kaas hada Words Heesta iska aheyd Rumoowday❤❤❤❤Guul bro Mursal legend✊😘
@arbushyare1922
@arbushyare1922 5 жыл бұрын
Xata laxanka Hodanba Samaysatay waan ka dambeya ina abdirahman Dheere😂😂😂😂
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 5 жыл бұрын
arbush yare 😂😂😂 Waa budhcad caadi ah
@arbushyare8174
@arbushyare8174 5 жыл бұрын
@@qaaliahmed4984 Ninku haduna Rabin iskuma Nanaben siday Budhcad ku Noqotay isagaba Rabee Oo ay KanasWeysay
@mahdiqumane7336
@mahdiqumane7336 6 жыл бұрын
Jaceylka Mursal iyo Hodan waxa uu aha musalsal sanado socdey hada waa dhamaadey ❤. Mursal muuse raga afar bay isku hayaan ee furinle kama karti yarid isaguba wakaa asma(L) iyo nimco(D) wada heysta ee ooridaadi hore khadra(S) xaqeeda ha iloobin Hodan heyso iyaduna waa oridada cusub sidii rag yeeli jireen uunba yeeli
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 6 жыл бұрын
Ilove this songs Mursal And Hodan Abdirahman From Burao SOMALILAND
@xaawocabdullahi5995
@xaawocabdullahi5995 6 жыл бұрын
Hit singers can make #hitsong. Hadii aad iguraacsanthh in hodan iyo mursal heeso badan islasoosaran abti like ta dhag kasii 🙏🙏🙏🔥🔥🔥🔥
@xaawocabdullahi5995
@xaawocabdullahi5995 6 жыл бұрын
I did wallo
@user-pc7sv4jw3z
@user-pc7sv4jw3z Ай бұрын
07/07/2024/ qalbi aad mulkidaybaad umadiisi noqote ka ilaali murugada ❤N❤❤❤
@somalipirate8577
@somalipirate8577 5 жыл бұрын
Maaaalin Qudha kashaydani Xiisahaagu Kama Madhan 😢❤️❤️❤️❤️
@shahidaabdilahi6721
@shahidaabdilahi6721 6 жыл бұрын
Mataano cashaq dhaxaan maqlayay maanta ma arkay mataano cashaq tuhunkii dadkuna run ma noqoday masha allah ilahy haisku kiin daayo
@lildrako5524
@lildrako5524 6 жыл бұрын
Dhal fanan wataade abti caruurtiii yarayd maalmahan way na wareeriyeene wad naga soo gaadheeen Top video Top voice both Top dance Top place Borma cadey ma heart town
@sahragacal5031
@sahragacal5031 4 жыл бұрын
Waa jeclahay labadaab fanaan aadbeey iskugu nuurayaan maashaa Allaah 😍🥰😘
@abdirahmansharif9184
@abdirahmansharif9184 5 жыл бұрын
Walahi i realy love HODAN ABDIRAHMAN, She have an awesome personalities.STAY BLESSED ABAYO MACAN
@Farhanthelegend_1
@Farhanthelegend_1 6 жыл бұрын
Qofki labad Cidi jecel borama samaroon Like me
@aryanali6527
@aryanali6527 6 жыл бұрын
Salim Tech borama my second home abti 🆙🆙🆙
@korneylmohamed2579
@korneylmohamed2579 6 жыл бұрын
Waar ani oo ah nin reer tog.wajaale ah ayaa kuleh samo kuwaara
@Farhanthelegend_1
@Farhanthelegend_1 6 жыл бұрын
💞
@h___zxe4126
@h___zxe4126 6 жыл бұрын
Aa HuuunnooY 😂🖑
@aminablockstar4274
@aminablockstar4274 6 жыл бұрын
salim reer boram wa dad nasab ah wan jecelnahay hadenahay reer puntland jiro jooga walaal Gobi Gobi dhasha tihin
@Sahruja12
@Sahruja12 6 жыл бұрын
Ha waaRo jcylku hodaN and murzaL izu noolda dadkygi Tour love💕💕❤❤❤
@gadiidgadiid7845
@gadiidgadiid7845 5 жыл бұрын
maashaa alaah laandeer reer ahmed cigaala ilaahya afar buu ku baneeyay dhaqan
@amiiramohaofficiel4296
@amiiramohaofficiel4296 6 жыл бұрын
Inta hodan iyo mursal jacayl koda tagersan like ta iga dhiisa 🤫🤫
@hodanmuqtaar8414
@hodanmuqtaar8414 5 жыл бұрын
Waxaan leeyahay hodan iyo mursal jiroo joga ilcadow idima aragto intii tageersan like ii sara
@abdikhadarmahamud8919
@abdikhadarmahamud8919 6 жыл бұрын
Masha allah gobolka awdal cagarland Like Isar hadd jeceshahay borama janadiii galbeedka
@ahmedsaleeban2355
@ahmedsaleeban2355 6 жыл бұрын
Waa ceerigsabo
@soomaaliasal9357
@soomaaliasal9357 5 жыл бұрын
Ahmed Xasan OO MAXEY KA DOONAYAAN CEERIGAABO AYADOO GALBEEDKA AWDAL GOOJA MURAAYADA INDHAHA SOO IIBSO MALAHA ARAGAA LAGA SOO HOREEYEY
@moulidmk2176
@moulidmk2176 5 жыл бұрын
Tnx
@anu_ali0138
@anu_ali0138 5 жыл бұрын
Ree borne ahy
@dwarfjrahmed8066
@dwarfjrahmed8066 5 жыл бұрын
Abdi khadar Mahamud ch
@manalcookin7989
@manalcookin7989 6 жыл бұрын
Jaceylka dhabta ma dhamado hadii ku dadasho malin un wad heli mursal iyo hodan Hambalyo
@user-pe6hl7ue6t
@user-pe6hl7ue6t 4 ай бұрын
Best song❤ heestan Marka aan dhagaysto dareenkayga way badasha wlhi😢 xalaad jecqyl galaa Cashaaqenan Malabka wan magaabiye hano😢❤ Mnta tarikhdu waa 14/3/2024. RAMADAN 4 TAHAY
@badrigass4135
@badrigass4135 Жыл бұрын
Yaa ila dawaanaya happy new year 🥳 2023 . Qalbi aad mulkadeybaad umadiisii noqotee ka ilaali muragada Ayy ina Cabdirahmaan dheere iyo mursal codkooda lama dafari karo
@talesamevlog7463
@talesamevlog7463 Жыл бұрын
Habeen jimco soo galayo 27/1/2023 daawanya 00:46 habeenimo Jawi kale💘
@amuuna724
@amuuna724 Жыл бұрын
Habeen sabti soo galayso 28/1/2023
@sahalyusuf6106
@sahalyusuf6106 6 жыл бұрын
khadra silimo waxa ku dhacay Intaa ka xun like Bal Aan Eego Intaa ka Xune Sory khadra 😭😭
@haboihtoim5125
@haboihtoim5125 6 жыл бұрын
sahal Yousuf ciltireh none care this old ugly lady
@mandeeqahmed3611
@mandeeqahmed3611 6 жыл бұрын
Haboi Htoim ceeeb shut up don't insult the creation of Allah
@ridwaanbulunbul4112
@ridwaanbulunbul4112 6 жыл бұрын
Naagtii ninkeeda haysanweyda waaloo haynyaa Hhhhh
@itdgudt6582
@itdgudt6582 6 жыл бұрын
SAHAL CILTIREH 😭😭😭😭😭
@maxamedsiigaar6182
@maxamedsiigaar6182 6 жыл бұрын
SAHAL CILTIREH baga
@boqoradabeshasadezamzamruu9457
@boqoradabeshasadezamzamruu9457 6 жыл бұрын
waxan maqblii jiraa True love never end waa sidaan oo kle😭😭😂😂💑😍❤
@abdulhassan9985
@abdulhassan9985 6 жыл бұрын
What is a true love?
@iqraahmedcabdi
@iqraahmedcabdi 3 ай бұрын
10/4/2024 habeenkii ciida soo boqday heestan❤
@kodeyareshow9299
@kodeyareshow9299 4 жыл бұрын
Kama caajiso daawashada hodan iyo murzal tageero dhap ah idiin ahay 2020 cida daawanaysa liketa
@kodeyareshow9299
@kodeyareshow9299 4 жыл бұрын
Aniga 1
@zaamsomali6733
@zaamsomali6733 6 жыл бұрын
Heee maxey tidhi hodan galkaceylkan igu mudan manfaciisa ila arag midhihiisaha dareyga waad muteysatee hoooo walhi true love 😍 😍
@hamzealcizhqi6766
@hamzealcizhqi6766 6 жыл бұрын
zääM Somali community
@hamzealcizhqi6766
@hamzealcizhqi6766 6 жыл бұрын
zääM Somali community wa jacayl dhms Tiran asxbta is kugu duceya
@zakiabdi8617
@zakiabdi8617 6 жыл бұрын
First One Aan Ahay Abti Like Ha lagu Qabto 😃😃😃😃😃😃
@Fitnesscenter770
@Fitnesscenter770 6 жыл бұрын
zaki abdi you tube ka ka seexo nio hhhhh
@zakiabdi8617
@zakiabdi8617 6 жыл бұрын
Adam Anshax 😂😂😂
@ibrahimabifarax7820
@ibrahimabifarax7820 5 жыл бұрын
Dhashii samaroon siciid ❤️😘🔥😍 hadatahay like isar ❤️🔥❤️😘😍 janadii galbeedka Borama
@ahmedyaredalkiihooyohooyo1654
@ahmedyaredalkiihooyohooyo1654 5 жыл бұрын
3 months 1.5Milyan qof ayaa daawacaday halka khadra kuweeda 6 sano hal milyan ayna gaarin walin ...ilaahaybaa runta jecele reer borame ka danbeeya xaga fanka.✅
@zaamsomali6733
@zaamsomali6733 6 жыл бұрын
Malin qudha kasheyda xiisuhu Kama madhan waxasa jaceyl dhaba madhinto ma dhamaado sida hodan iyo mursal iskuwaraa #huuuuuuuuuno
@kmoney2461
@kmoney2461 6 жыл бұрын
Hodan Abdirahman Cisman Mursal Muuse Cumar Mnsha allah Cut Couples❤.
@foosibureqo8243
@foosibureqo8243 6 жыл бұрын
Sagal Mustafe adna maku aroosa
@masnamohamed3606
@masnamohamed3606 6 жыл бұрын
Sagal Mustafe sagaleey khadra halaga qariyo heestan
@zakigantaal6916
@zakigantaal6916 6 жыл бұрын
Sagal Mustafe manshllha
@nawaalaadan7478
@nawaalaadan7478 6 жыл бұрын
Naa miyuu gursadey naagtan oruna yaa huba tolow oon weydiia🤔??
@AbdulAli-ff8uf
@AbdulAli-ff8uf 6 жыл бұрын
Sagal Mustafe cute*
@hodancabdirihman674
@hodancabdirihman674 3 жыл бұрын
Qalpi aad mulkiday baa umadiidi noQotee ka ilaali murugada.❤🔐💍
@xooshnazir7293
@xooshnazir7293 Жыл бұрын
Hodan Abdirahman; cod iyo laxan bay isku darsatay. Eebbow barakee inantaas. Lovely sis 💕
@ninwaxbadanog742
@ninwaxbadanog742 6 жыл бұрын
Hambalyo jacayl run ah ayaa dhexmaray lamaanahan wlhi ❤❤❤ weliba taarikhbu u galay
@hodanali5216
@hodanali5216 5 жыл бұрын
Jacayl wuujiraa laakin nin la iga horeyay mahami igama kaleen
@ninwaxbadanog742
@ninwaxbadanog742 5 жыл бұрын
@@hodanali5216 jacaylku ma yaqaano waa lay ga horeeyay iyo waxaa wll waa dareen aadamaha ka dhexeeya OK JB
@ozlohqalib3856
@ozlohqalib3856 5 жыл бұрын
Esh calaaa jacyl
@samdasuuban2368
@samdasuuban2368 6 жыл бұрын
Srry Khadra 💔💔💔💔 horta Naagtan hodonlaleeyahay ma ninbay aduunka kasooweydey
@naimaali1108
@naimaali1108 6 жыл бұрын
qalbi dheeman ta caashaqa 😂😂😂😂 damiir hadusan jirin ceyb dhowrsan meysid
@mawlidmahamed1891
@mawlidmahamed1891 5 жыл бұрын
yartu waa dahab iyo hubka is wada jawi jacayl iyo buurihii bilicda lahaa borama still watching 2019/ 03/28
@suldankariyada2665
@suldankariyada2665 6 жыл бұрын
Fananinta an aadka u jeclhy mursal iyo hodan hore u socda best song 2018 Style 100 Codka 100 Musik 100 Laxanka 100 Video 100
@hassangurxan1658
@hassangurxan1658 6 жыл бұрын
Second comment hawaaro jacaylku👍💯💯
@shukribelle2030
@shukribelle2030 6 жыл бұрын
Wey Is Ku Nurayan 💖 Dad Is Ku Farax San 😻 Masha Allah 💗👏❤👏😍
@abdirahmanmohamedwehlie5346
@abdirahmanmohamedwehlie5346 5 жыл бұрын
true love never end wllhi😭😭Amiishaa axmed Hdiii naziib leyhy waleysku kaafuri doonaaaa Xitaaa adigoo marwo ah wali wanku jclhy wllhi😭👌🏻
@somaliyahanoolato7113
@somaliyahanoolato7113 5 жыл бұрын
Ad ayey codka isygusoobaxeen lkn abwanka islamrkii hestan qisada kasameyey khatarsanyaa respect sudaanta somaliyeed kaliya waxaleyahy u ronada abwanka iyo abwanadakaleba
@bellaomar3634
@bellaomar3634 6 жыл бұрын
Lamanaha 2018 inti isla jecel mursal iyo hodan like i saar 😍😍
@aminsiico7801
@aminsiico7801 6 жыл бұрын
bella omar
@aminsiico7801
@aminsiico7801 6 жыл бұрын
Wey iskusoo baxayaan
@faaraxtaajir454
@faaraxtaajir454 6 жыл бұрын
Warkii la sheegaba Wax unbaa ka jiree Wajiyadii kalgacalkee Waqti kala fogeeyee Waayo kala maqnaa Wayne mahadi weeye Saw kuwaan wada heesay . Hanbalyo hanbalyo jacaylka hala taageero maryoolay gaarhaan xaliimooyinka masayrka naga daaya ixi
@ikranmahdiikranmahdi6975
@ikranmahdiikranmahdi6975 Жыл бұрын
Rajadii rumowudayi wow
@ibrahimiiman2587
@ibrahimiiman2587 6 жыл бұрын
"Siduu kuugu maran yahay Anna iigu marga furay ". Mataano hirgaliyey jacaylkoodi , farxad iyi rayn tayn ku waarra abidkiin💑✌
@halabuurcarte8639
@halabuurcarte8639 6 жыл бұрын
Sidaan mooska ugu xidhay Adna maangad ugu yeel Cabdishakuur alhayhdiik eryo macquul ah
@ilhaanabdi6736
@ilhaanabdi6736 6 жыл бұрын
4yrs ago waa ayadii laheyd allow aanan dhiban anoo kuu dhixin. alle ayaa urumeeyay riyadii ey lahaayeen allow isku daa waad isku so baxeysaane
@abdishakurmusse4671
@abdishakurmusse4671 5 жыл бұрын
Ilhaan Abdiyee waa runtaa oo heestaas waan maqlay waana kaa ilaahay isku keenay
@ayaanfarax192
@ayaanfarax192 6 жыл бұрын
Woow baldkii 😍qurxda badan ♥iyo boorma 💟qurxdeed iyo lamanahi😍 qarniga ♥hodan iyo mursal isku waar 😍nolshiin dhn 💏
@jookerandafjanochannel6614
@jookerandafjanochannel6614 3 жыл бұрын
Amba waan miskeedshoo maalin qudha lashaayda ka madhan eesh calaa hees
@peaceandlovepeople4222
@peaceandlovepeople4222 6 жыл бұрын
Ciyal school isla ahayen ban maqlay true love never end way kaga dhabeyen Hambalyo jacaylkinu ha waro
@ummumuniir782
@ummumuniir782 5 жыл бұрын
kuwani school masoo dhigan assagu horta balashle ama caseeye kad utaqaaniin inuu ahaan jiraan maqlay ayadana ilaah baa IGA og
@unknown-yk8uk
@unknown-yk8uk 5 жыл бұрын
+Ummu Muniir hhhh mursal iyo hodan arday bay aheen mursal jamacaad Ethiopia ba lo diray marka bu faanka ku biray hata abiihi wu ka caroday arintaas
@dahlaanjimcale9105
@dahlaanjimcale9105 5 жыл бұрын
Love and Peace my ppl DHWA
@7kimhagu
@7kimhagu 5 жыл бұрын
@@ummumuniir782 sakin laq😂
@ncawil7960
@ncawil7960 6 жыл бұрын
Hawaaro jacaylku❤️ Khadra abdi silimo samir iska walaaqo😊 Like dhe hadad dhacantahay sida khadra🔕
@juweriahashi4515
@juweriahashi4515 5 жыл бұрын
Ha waaro jacaylku ❤👑 dad isku so baxaya 2019
@munaqali2806
@munaqali2806 6 жыл бұрын
Wlhi inkasto oo an ka xumaahay sidaa u galay khadara sinimo lkn hadda ma oogthy saas baa u fiican 3 daa ba waayo jecayl dhab ah haddi u qaabo hodan sidee bu noolol ula wadaagi karra khadra wa wax aan dhacayn Hodan iyo mursal ilahat nolol farxd leh ha idin galiyo wax aad tiihin lamaane in badan is doonayay lkn hore wakhtiga aya idiin diiday mantan wa calaf bad isku leedihin insha allah guul cid igubraacda like saar plz
@zamzambashir6594
@zamzambashir6594 6 жыл бұрын
Heestan dageysigeda mama daalo sidey iskugu nuurayan ayawa kadaran mursal iyo hodan inta igu racsan lamanahaa Qarnigaa like isiiyaa 😇😇😘😘🙋
@sakariyehassan3170
@sakariyehassan3170 3 жыл бұрын
2021 still i like hearing with this song
@reerfarahabtidoon7957
@reerfarahabtidoon7957 6 жыл бұрын
Finally they made 👍 well done ❤️2014❤️❤️❤️❤️2018 Qalbiyadu mid bay ahaayeen
@hassanmoalimomar9316
@hassanmoalimomar9316 5 жыл бұрын
Naagta Guurka Bdn wax ugama dheelin shacni iyo shidnaan ayaka muuqata, Masha allh . Raga ila arkay like -ta
@mohandek
@mohandek Жыл бұрын
20 aug 2022 Still I'm watching this song 🎵 😭 xisahaga kama maran
@faqashbuufiye523
@faqashbuufiye523 6 жыл бұрын
Waaa dad is jecel yaaa lagu mashquul ader👏👏👏
@hajjihamseahmed9587
@hajjihamseahmed9587 6 жыл бұрын
Kalgacaylkan igu mudan Manfaciisa ila arag midhihiisa daraygaa waad mutaysatee hoo Qalbi aad mulkidaybaa.... Naga dhaafa waxanoo jcyla Labadan iyagaa jcyl kugu beerayaba Axsan cishqi ❤😍🔥💋... intii ila dareentay like ✌✌
@thelastone7763
@thelastone7763 5 жыл бұрын
Ya ila firsana manta marka hodan iyo mursal inta isku xiseen midba midka kale hees calacal ah u qadaa
@zouhaibmouminguirreh5156
@zouhaibmouminguirreh5156 5 жыл бұрын
Best romance in the world forever hanolato dhamaan samaroon wa naka viva somaliland like sar
@marshaal1234
@marshaal1234 6 жыл бұрын
Khadra silimo folxumo lagu samray dabaceed xumo loogu samri maayo .... Hodan igo mursal nolosha macaan ku dabaasha woow💞💞💞
@faysabargail8147
@faysabargail8147 5 жыл бұрын
Masha allahu ilove hoodan cabdiraxmaan dheere ili iyo cawri lawo hoodan cabdiraxmaan dheere iyo muursal 😘😍🤲🙏
Hodan Cabraxdiraxmaan iyo Mursal Muuse (DHAXDIN)
6:37
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,5 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 73 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,8 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 15 МЛН
Nimcaan Hilaac iyo Asma Love Hees Jacayl Ah Oo Aan Caadi Ahayn
7:47
Mursal Muuse - Dhexyar Official Music Video 2021
4:30
Waqal WStudío
Рет қаралды 14 МЛН
MAXAMED CIRO IYO XAMDA QUEEN (WAAN NAAAXI LAHAA) HEES CUSUB HD
7:45
Hawraar Music Production
Рет қаралды 5 МЛН
HODAN ABDIRAHMAN QABIIL  MAYAQAANO DOOKHU BORAMA SHOW 2019
7:26
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,1 МЛН
Maxamed Bk - Inan yahay adan ka helaa (Official Video) HRGSA
6:50
Vos Somali TV
Рет қаралды 4,2 МЛН
MURSAL MUUSE FT HODAN ABDIRAHMAN | WAY DHABAWDAY | NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
4:00
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,2 МЛН
DAREEN MILICSIGA MURSAL IYO HODAN BOORAMA LIVE SHOW  2018 HD
9:05
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,5 МЛН
MURSAL MUUSE 2018 | HEESTA BILCAN | OFFICIAL MUSIC VIDEO
4:21
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
AXMED AARSHE & MISS XIIS | MAG JACAYL | OFFICIAL VIDEO 2019
5:56
Waqal WStudío
Рет қаралды 4,3 МЛН
R-ONE - SENSIZ / СЕНСІЗ (Official Audio)
2:51
R-ONE MUSIC
Рет қаралды 84 М.
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
Ulug'bek Yulchiyev & Aziza Qobilova - Esim ko'p (Premyera Klip)
3:32
ULUG’BEK YULCHIYEV
Рет қаралды 2 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 2,8 МЛН
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 305 М.
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
Dj Jack SpaRRow
Рет қаралды 2,5 МЛН
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 31 МЛН