MURSAL MUUSE FT HODAN ABDIRAHMAN | WAY DHABAWDAY | NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022

  Рет қаралды 3,225,066

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

Жыл бұрын

Mursal Muuse FT Hodan Abdirahman
Ereyada Cabdiqani Gadhka
Laxanka Mursal Muuse
Music Maxamed Yare
Vocal Recording Shidane Studio
Directed and Edited by Monium
Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 683
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️😭Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa 😰 ugu wngsn saliga 😰 Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️ Hadal Afkaaga Kasoo😰 baxa Waxa ugu wngsn saliga 😰 Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️
@cadarus75
@cadarus75 Жыл бұрын
ILLAAHAY KABAQ INTAAD LIKE RAADINEYSID RASUULK HAKEENIN MEEL MUSIC YAALO ILLAAHAY HAKU CAFIYO SXB EE PLZ ISKADAA WAA KUU DENBIYEE
@ZusaMawel
@ZusaMawel Жыл бұрын
Scw scw scw
@shamsojaamac-tp5uo
@shamsojaamac-tp5uo Жыл бұрын
Saxiix
@MuscabKaarshe-yc6vy
@MuscabKaarshe-yc6vy Жыл бұрын
Scw scw scw
@ubaxcabdi2690
@ubaxcabdi2690 Жыл бұрын
Scw scw scw scw ❤
@mohamedgacal4683
@mohamedgacal4683 Жыл бұрын
Sidaan u daawanaayay waxaan arkay anigoo iska dhoola cadeynaayo wlhi si weyn baa u jeclahay hodan iyo mursal heesaha ay Isla qaadaan heesaha kale way ka dareen bdn yihiin masha Allah ilaah ha isku daayo farxad waarta iyo caafimaad buuxa alle idiin weydiiyay ❤❤ from xamar
@samirabilan1971
@samirabilan1971 Жыл бұрын
Walhi na kulaa mid baan ahay sidan udawanaya ayaan is arkay ano dhool cadeynaya hhhhhhhhhhhhhhhhh
@mohamedgacal4683
@mohamedgacal4683 Жыл бұрын
@@samirabilan1971 hhhhh na da ka reeb dhoola cadeentana waa mid aan ku farxay maahe maaha midii kale 🤚
@samirabilan1971
@samirabilan1971 Жыл бұрын
@@mohamedgacal4683 lagugu dhufay war anuu wan ku farxay jaceylada sidaa darteed ayaa u dhool cadeyay
@mohamedgacal4683
@mohamedgacal4683 Жыл бұрын
@@samirabilan1971 adiga lamaane ma lee dahay 🙈
@samirabilan1971
@samirabilan1971 Жыл бұрын
@@mohamedgacal4683 haa hadaa maxan u dhoolo cadaynayaa jaceylkan daremayaa wiilow
@saritaobesh2031
@saritaobesh2031 Жыл бұрын
Fanka ba markuu awoowgaa keeno sidaad doontaad ka yeeli viva alsamaroonia best couple and best singers ❤
@sabirincabdi-hn6ev
@sabirincabdi-hn6ev Жыл бұрын
M.allah lamanaha sannadka💏💏💏
@Nimcaanyaasiin9097
@Nimcaanyaasiin9097 9 ай бұрын
Finally riyadoodii way u rumoowday, mursal muuse America 🇺🇸 buu joogaa! True love m.a ❤🥰
@yaxyeyaxye4697
@yaxyeyaxye4697 Жыл бұрын
I dhisaay Dhibkeyga Dareema I dhiirsha Dhibkeyga idhaafsha Idhaqaay Nafteyda ku Dheerid IIndheer Garad Markaan Dhib Dareemo Idhowrte Nafteyda Dhayoow Ha dheeliyin Intaad dhulka jogtoo Dheehaaga wacan’ee Dhalaala Sida dhibicda roobka dhulka nuusha Adigan ka dhigan dheeman luula Dhugashasa markaan ku Yar dheehdo dhaayaheyga wacan dhab u eego Muraalka Ii dhisma dhab hagaaga Is dhiirintaan dhigeynaba ku dhaafneY Ka dhabeyne rajadaan u dhibtooney dheeftii helnoo weydhabowde🥰🥰☘🙏
@ummuzubeir3410
@ummuzubeir3410 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@sahraadenwarsame1997
@sahraadenwarsame1997 Жыл бұрын
legend
@yahyeyoungboy0002
@yahyeyoungboy0002 10 ай бұрын
⁠ 1:59 2:00
@Aaron-joseph570
@Aaron-joseph570 Жыл бұрын
Inkabadan 100mar bn kuso celceshta Heestan😢😢legendz isku waara😭❤
@ciiltireboramawi3370
@ciiltireboramawi3370 Жыл бұрын
Dadka fanka leh Samaroon siciiid is muujiya✌️❤️
@monagoth
@monagoth Жыл бұрын
Fanka waa la wada leeyahay walaal somali oo dhan. Hadaan reer Hargaisa nahay, waan oglnahay in fanka iyo balawadu walaalaha reer awdal tiir bir ah la ahaayeen. Waa dadkii bilaabay balwada - abwaan cabdi cinema
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
@@monagoth waa runtaa
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Abwaan Abdi cinema ayaa ugu horeyay xagga fanka soomalida waana samaroon
@aniiza276
@aniiza276 Жыл бұрын
Alla maxay is jecel yihiin maasha allah Allow isku daa bal eg dareema cajiibka e ka muuqdo daacnimo iyo jcyl
@ahmetramos8928
@ahmetramos8928 Жыл бұрын
Iam from somaliland I like this song funny😂😂😂😂😂nacala shaydan ku yaala liketa hayla dhafina 😃
@hurfemavio5806
@hurfemavio5806 Жыл бұрын
Somaliland maxa la dhahaa wll?🤣
@haliimoahmed7476
@haliimoahmed7476 Жыл бұрын
😂😂😂😂qadad yar wakusaray
@abdicasiisayman2045
@abdicasiisayman2045 Жыл бұрын
Sida talantaaliga ah ee ay u wadaagayaan weedhaha farshaxanka sarre huwan waa ashqaraar iyo dareen gaar ah oo ay naftaadu jeclaysanayso, Mursal waa quruxdii codka, sida uu ugu xaragoodo laxamada heesihisa waa wax ugu way ee aan 9 sanno taageeraha ugu ahay
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 Жыл бұрын
Reer somaliland aqoonta reer Awdal ba hogaaminayey fankiina iyaga noo hogaminayee HAMBALYO ❤❤❤💪💪💯
@smiiemedin8449
@smiiemedin8449 Жыл бұрын
Wlahi hadan aadban ugaso horjeday hada kahor lkn jcaylka dacad nimada iyo isfahanka kamuuqda markan arkay ilahay hayskukin daayo yaan leeyahay cimamadooda lamahaydanko hawaaaro jacaylku ❤❤❤❤❤❤❤❤
@Cawooy
@Cawooy Жыл бұрын
Jcyl baan idinku dareemaa❤❤ Eebbe cid walbo isjecel haysku simo😍🥺🤲
@aroorseedstudio_
@aroorseedstudio_ Жыл бұрын
Hodan Abdirahman ❤ deserve to be world wide somali way dhaaftay Hodan waxan cod Waa dhaaafee Mursal muuse isaguna Waa boqorka Codka ee somalida daganan baa u dheer
@aliaden6258
@aliaden6258 Жыл бұрын
Waa run
@popkick5509
@popkick5509 Жыл бұрын
Yes💯💯💯💯my inder 👩‍❤️‍💋‍👨
@josh4424
@josh4424 Жыл бұрын
c'est vrai
@boojadheere
@boojadheere Жыл бұрын
Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋✅💞💞💞💞✅
@Cammuud
@Cammuud Жыл бұрын
Csw CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW
@ifraaxcabdicasis2422
@ifraaxcabdicasis2422 Жыл бұрын
Inshalh marka ninkeyga mustaqblka heloh baa Isla qaadena igu soo duceya inaa is helnoh 🥺😭😭😭😭😭❤️
@ibraahin836
@ibraahin836 Жыл бұрын
SOwnigaN😂
@aasiyo939
@aasiyo939 Жыл бұрын
Kkkkkkkk😆😆😆😆
@najmadek2120
@najmadek2120 Жыл бұрын
Wallee hodan bilan iyo mursal muuse waxba laga jariwaa 🥰✌ Legends illaahay ka taxadaray weeye 💙 ku socda
@dayesomaliyoutube7108
@dayesomaliyoutube7108 Жыл бұрын
Ya Salaam Xidigaha ADAL EMPIRE Heerkina Heer lagadhi Karo maha ✅✅
@Zainab-ez5ry
@Zainab-ez5ry Жыл бұрын
Rajadudu waa rumowday Alle wiil ugu deeqay murasal iyo Hodan iskuwaara ❤
@MAHAD304
@MAHAD304 Жыл бұрын
Heestaan wan qaatey wxaa qaadayaha dad lamanaHa oo aad izkugu faraxsan mursal guuleysata mar walpa ❤️💋 from galkacyo 🤩💋
@iskufilanhani1133
@iskufilanhani1133 Жыл бұрын
Nin weyn oo xishoon kan baa arkay mursal Yaab
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 Жыл бұрын
I like Somali song I am from India Qawaadkin cuna soomaliyeey like iisara wllkin 🤣🤣
@amisha123abdalle7
@amisha123abdalle7 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣u Are from hindi
@Gilaawe
@Gilaawe Жыл бұрын
1 Week. 💐 1 million Hawraar inThe Building Hodan Apdirahman Ft Mursal Fire Song 🔥
@MUEMAX2
@MUEMAX2 Жыл бұрын
Wooow Fire 🔥 I love somali song from Ethiopia 🇪🇹
@BreakTime184
@BreakTime184 Жыл бұрын
This is not somali song 😐 I m somali I don't understand for words 🙃 😕
@apdihafidahmed
@apdihafidahmed Жыл бұрын
@@BreakTime184 aday kuu taala ado somali ah hadi aanad afkaga hooyo fahmi karin 🙌
@alikerow8264
@alikerow8264 Жыл бұрын
Always love Ethiopia........❤️
@Indho443
@Indho443 Жыл бұрын
🤣🤣taasi been bad ka shegtay heestu waa runta waa somali lkn Somali waqooyi gaar ahaan Somaliland you no Somaliland hhhhh
@engdekamohaaa49
@engdekamohaaa49 Жыл бұрын
@@BreakTime184 somalinimadada ayaa shaki ku jirta waa nasiibkaa hadadan fahmi karin
@faaizaluul9493
@faaizaluul9493 Жыл бұрын
Walaalayaal hodan maxaan ka yeelnaa? 😂 haddaan is dhahno xitaa mucaarada ma awoodno cashaan codkeeda🤔♥️
@apdivataahqahira249
@apdivataahqahira249 Жыл бұрын
😂😂😂
@abdukadiribrahimali2767
@abdukadiribrahimali2767 Жыл бұрын
Maser u dhimanee😂😂😂
@mohamedhazzan6118
@mohamedhazzan6118 Жыл бұрын
Gunimo ayay nugu noqonagsa hadan hodan ku dhagno 🥺
@abdizalaanrashiidchanel8196
@abdizalaanrashiidchanel8196 Жыл бұрын
Fanand fanand dhzhy weye amina cllahi
@ridwaanYareofficial2019
@ridwaanYareofficial2019 Жыл бұрын
Lamaanahaygii Murzal muuse & Hodan cabdirahman dheere alle haysku kiin daayo wllo couples 💑 jacaylku ha waaro in.shallah 🤲 ♥
@amiinsamadoon9560
@amiinsamadoon9560 Жыл бұрын
Hees weyn baa soo dhacday. Hawraar laga yaab🙏
@Kaskapro.
@Kaskapro. Жыл бұрын
Lamaanihii fanka lahaa Is back 🙌 🎧🎵😘
@akliwarfaa3389
@akliwarfaa3389 Жыл бұрын
Legend is back 🙌 Adal impire dadki fankaba somalida keenay
@hamdiahmed2237
@hamdiahmed2237 Жыл бұрын
Jaclka waa qurux uu sana qof walbo helikarin waa dareena aad u macaan oo aan meela walbo laga helikarin hodan weeya ugu danbeentii weeya guuleeyastaya alloowa isku barkeeya weeya u qalanta jaclka mursal qof walbo waxan ugu duceeyan inuu helo qofkii ku haboona
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 Жыл бұрын
Aamiin yaa alaah qof walba qalbigiisa wuxuu ku bagaado ilaaheey ha siiyo
@imabdi9045
@imabdi9045 Жыл бұрын
What a song 🎵 💯😊🥰 Mursal.🎤👨 Idhisaay dhibkeyga darema Idhiirsha dhigeyga I dhaafsha Idhaqaay nafteyda ku dhiiran Hodan🎤👩 Indheer garad markan dhib daremo I dhowra nafteyda dhayoowa Hadheeliyin intaad dhulka joogto ×2 Mursal🎤👨 Dheehaga wacane ee dhalala Sida dhibica roobka dhulka nuursha Adigaa kadhigan dheeman luula×2 Hodan🎤👩 Dhugashada markan kuyardheeho Dhayahaga wacan dhab u eego Mooralka idhismoo dhab hagaga ×2 Hagagaaaa🎶🎶 👩 🎤👨💯💕💚 Isdhiiri intaan kudhafnay dhigenba Kadhabaynay rajadan udhitonay Dheefti helnoo way dhabawday×..... I'M APDI.👋
@abdikarincm
@abdikarincm Жыл бұрын
Dheehaaga wacanee ee Dhalaalaa Sida dhibicda roobka dhulka nuursha Adigan ka dhigan dheeman luulaay Dhugashada markaan ku yar dheehdo Dhaayahaaga wacan dhab u eego Muraalka Ii dhisma dhab hagaaga Is dhiirintaan dhigeenbaa ku dhaafneY Ka dhabeyne rajadaan u dhibtooney dheeftii helnoo wey dhabowdee 🥰🥰☘🙏🥰😍💓💗❣💞 On Fire❤‍🔥❤‍🔥❤‍🔥❤‍🔥
@kokoali3601
@kokoali3601 Жыл бұрын
Dheehaaga wacan'ee Dhalaala Sida dhibicda roobka dhulka nuusha Adigan ka dhigan dheeman luula Dhugashasa markaan ku Yar dheehdo dhaayaheyga wacan dhab u eego Muraalka li dhisma dhab hagaaga Is dhiirintaan dhigeynaba ku dhaafneY Ka dhabeyne rajadaan u dhibtooney dheeftii helnoo weydhabowde ❤😢😢😊
@cabdiraxmanbooyo
@cabdiraxmanbooyo Жыл бұрын
wow mnsha allah hawraar music mucjizooyinka 😍😋🎥✌🏿🎶
@muhiimabdilaahi2586
@muhiimabdilaahi2586 9 ай бұрын
Ha dheliyn inta dhulka jogta qof igu qaliya oghy jecylkisa marba dhici wxkaste ka baxyno oo maxld qurxbadn dhici jaqgeni 😢😢😢😢😢🎉❤❤❤
@abdihamiid9573
@abdihamiid9573 Жыл бұрын
Iam from Rwanda 🇷🇼 I love somali music 🤣🤣🤣
@ayanmaidaneismail2635
@ayanmaidaneismail2635 Жыл бұрын
I am from Djibouti 🇩🇯 je préfere cette artists wada nolada
@ahmedzaki2723
@ahmedzaki2723 Жыл бұрын
m.a izku waara abidkiin the queen of the golden voise and the king of the golden voise🤲🤲🤲🤲
@akliwarfaa3389
@akliwarfaa3389 Жыл бұрын
Fanku markay awoow yasha keenen sidaad donto ayad ugu raxaysanaysa best song
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Hees iyo badh ayay soo qaadeen BOQORADA CODKA HODAN ABDIRAHMAAN FT MURSAL MUUSE ❤️❤️❤️
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 Жыл бұрын
Hodan iyo mursal isku waara cadowgeen ha jabo aamiin yaa alaah ❤❤❤❤
@himomontano3759
@himomontano3759 Жыл бұрын
Amiino abdulahi oo hodan hoyadeed ah baan tageeri jiray o hada fanka ka baxday cawa markan heestan dhagestay waxan qiray fanka hodan in uu qaan garay well done 👏
@baal-dahabtv7398
@baal-dahabtv7398 Жыл бұрын
codadkoodu waa unique cidna ma laha labadan fanaan voice kooda
@malyuunmaanka5645
@malyuunmaanka5645 Жыл бұрын
Samaroon is heshaY onE lovE🥰💕
@zuuziaraweelo
@zuuziaraweelo Жыл бұрын
Iyo meesha heesta lagu duubay banka lafaciise 🤣
@malyuunmaanka5645
@malyuunmaanka5645 Жыл бұрын
@@zuuziaraweelo haah macmacan weeYi😚
@duceysanemohamed7559
@duceysanemohamed7559 Жыл бұрын
I’am from Ghana i love Somali music
@Ali-jk3cu
@Ali-jk3cu Жыл бұрын
Magacagu waa Duceysane Mohamed markasad na leeedahay “ I’m from Ghana” war niyow sheekadas joogi
@feyrussiad9549
@feyrussiad9549 Жыл бұрын
@@Ali-jk3cu 🤣😂
@makrouigal943
@makrouigal943 Жыл бұрын
Welcome
@saabiriindacar9942
@saabiriindacar9942 Жыл бұрын
But you're somali
@abdirejr934
@abdirejr934 Жыл бұрын
Are you Hawiye 😂
@jimcalemaxamed4295
@jimcalemaxamed4295 Жыл бұрын
Hodan lama mucaaradi karo wlle Yaabay anigu Dhuuntan codku kasoo baxaya Ma xasiidaa sidaa u qurxisay From hargaysa masha allah noolow wll
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 9 ай бұрын
Lamaanhan fannaaniinta kale waxay uga duwan yihiin waxaa loo sameeyay heeso noloshooda ka turjuma Xiriirkooda wuxuu ka soo bilowda Heeskii ay wada qaadeen Allow yaanan dhiman anoon kuu dhixin Waxaa loo sameeyay hees aan la fahmin oo bk qaadi jiray Nolosha cusub soo dhawee Hadda heeskaan aakhirkii wuxuuu ka turjumayaa riyadooduu oo u rumowday ugu danbayn maraykan bay lu raaxaysanayaan Is dhiirintaan dhigeenna ku dhaafnay Ka dhabaynay rajadaan dhibtoonnay Dheeftii helnoo way dhabawday Inta ila argtay like ii saara
@somaliyameni202
@somaliyameni202 Жыл бұрын
Lamanihii riyadu u romoowday Iconic 💑 🔥🔥🔥🔥🔥🙌
@maazimcadde1239
@maazimcadde1239 Жыл бұрын
Amazing SonG Mursal iyo Hodan Abdirahmaan 🙌💥
@raxocabdidubad6222
@raxocabdidubad6222 Жыл бұрын
Ha dheeliYin intaad dhulka joogto mY king samiirkYgii😍😍🤗💍
@samiirstudiofilmsanimation3560
@samiirstudiofilmsanimation3560 Жыл бұрын
samaroonku way naga walayaaan waxkale cimaamdina lama wadan karo
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 Жыл бұрын
Wow hees wey dhaftay lamaneheygii wada jirkiina waa farxadeena wlhi il xun idinma aragto❤🤴
@ahmedabdirisakdahir2055
@ahmedabdirisakdahir2055 Жыл бұрын
Mursal muuse iyo hodan abdirahman two legends couple of years ♥❤😍💜
@ahmedgurayport9736
@ahmedgurayport9736 Жыл бұрын
🎤💯🔥🔥💯 amazing song 🎵, ADAL EMPIRE, dadkii fanta iqtiraacay.
@khuumproduction
@khuumproduction Жыл бұрын
Yaa salaam. Lamaanihii fanka. Iyo hawraar oo is helay. Waa desing kale. Eng munion. Heestan jawigeedaad la heshay. Khalaaliif ilaahay
@SHIINE-YARE
@SHIINE-YARE Жыл бұрын
Big Legends Hodan-Mursal another wax kle 🎶💓🇸🇴👑👌
@mahamedmohamoud4346
@mahamedmohamoud4346 Жыл бұрын
Heesta sanadka 2022 video wax.kale camerada another level ereyada aaba ka daran wax walba laxanka kaaley iska arag codadkana waaba labada boqor codka heestan ka hadal maleh ❤❤
@Indho_uroon27
@Indho_uroon27 Жыл бұрын
🥺🥺🥺jaceyl
@missindependantasmaahmed1889
@missindependantasmaahmed1889 Жыл бұрын
Machaallah !!! Mursaal iyo Hodan All nice couple and a very good influence may Allah protect you from the eye of the envious 🙌❤️ from Djibouti 🇩🇯
@luulcali3737
@luulcali3737 Жыл бұрын
P
@aminoahmedsaciid4905
@aminoahmedsaciid4905 Жыл бұрын
@@luulcali3737 saas w aQqaaasddpllllppppfpppplpoopppppppopooooooooooooooooooggthhgftpllplbhh😊p ppl pppphhppgyh ppl o m loop ppp ok pool l lol p pop l ppp pool😊pppppp😊p mop with more 😊p😊 ppl pl😊😊pppppppp has 😊always p pool😊p😊aiU😮uiyp😮😊iU😊😊😊fg😊😊😊
@farxanrashid
@farxanrashid Жыл бұрын
6bhh
@farxanrashid
@farxanrashid Жыл бұрын
Yyyfr
@fadumomaxamed3489
@fadumomaxamed3489 Жыл бұрын
I am from syria🇸🇾 ilove somali song One love✌
@user-me5qz4tk9g
@user-me5qz4tk9g 5 ай бұрын
Amazing ❤sonG mursal muuse and hodan abdirahman 🎉❤👏🫶🏾
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 Жыл бұрын
Wow 👌 😍 🔥 fire Welcome back Two legendery Fantastic 💯🔥 Duubista iyo editing 📸💯🔥🎥🎞 laayab waxbo lagaama qabo karo harwaar music good well done voices 🎤💯🔥🔥💯 amazing song 🎵
@dhamaysdumar6229
@dhamaysdumar6229 Жыл бұрын
Ash qiyaasak waxaan hees way dhaaftay waa dareenkiyo heesa Ax😥 Is dhiiritan dhigeenba ku dhafnay Axmed ❤😭
@luckabdi435
@luckabdi435 Жыл бұрын
Hodan❤️Mursal my fv couple ❤️meeqa jeer ku crshatey isla imika me 5jeer😘😁
@ayannuure7121
@ayannuure7121 Жыл бұрын
7jeer 🤣🤣
@luckabdi435
@luckabdi435 Жыл бұрын
@@ayannuure7121 ha socoto 1M
@updirahmanmustaphe2009
@updirahmanmustaphe2009 Жыл бұрын
Meesha hadii abwaan abdi qani gadhka iyo Hodan abdirahman osman maxabe ku kuLman waa another Level 🥰
@farfareeyehassan8656
@farfareeyehassan8656 Жыл бұрын
Yaa daawanayo xiligan 17/11/2022 like iisaar
@amirmohamedamir5913
@amirmohamedamir5913 Жыл бұрын
WEYDHABAWDEY !!!! ❤❤❤❤❤❤ Hodan & Mursal ❤❤❤❤❤❤❤ Eesh calaa hees❣❣❣
@mahamedlyrics5768
@mahamedlyrics5768 Жыл бұрын
Gobolkayga iyo quruxdiisa Awdal Iyo dadkiisi Mursal iyo hodan ku raaxaysta dhulkiina ❤️
@Ahmed-ft3bg
@Ahmed-ft3bg Жыл бұрын
Mursal waa nin nasiib leh ( ilahow jacayl ii sahal)
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 Жыл бұрын
Aamiin jaceeyl daacada
@yasirarafaad9364
@yasirarafaad9364 Жыл бұрын
Woooooow another level Hodan Diamond and Her Husband Mursa Cade
@whizzalhaadi4514
@whizzalhaadi4514 Жыл бұрын
Husband
@sumayamohamed865
@sumayamohamed865 Жыл бұрын
Ka dhabanayy Rajadaan uu dhiibtoonayy 💍🤍 ayyyyy Heestan malhaaa anigaa Iga Hadlayyysaa ❤️🥰
@ilhaanmacalinilhaanmacalin4275
@ilhaanmacalinilhaanmacalin4275 Жыл бұрын
اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
@sareedoothman403
@sareedoothman403 Жыл бұрын
Wlhi labadani way iga yaabiyeen aniga Anyway noolaada ❤
@fathiaqueeninahassan3011
@fathiaqueeninahassan3011 Жыл бұрын
Indheeer garaaad Maarkan Dhiib dareemo☝️ Aaaaaaay🤦‍♀️ inteee joogta Xaabadii Kugu Qaabowdayeee Allah Skabulo Miyaan kuu sugaaa 2023 Ani waan baxaaay bass weye🙆‍♀️🏃‍♀️👜
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 Жыл бұрын
Hhhhhh
@ina_mohamet
@ina_mohamet Жыл бұрын
Lamaanihii Riyadu urumowday 👩‍❤️‍👨 P.c Iconic 🔥
@najmacabdi5366
@najmacabdi5366 Жыл бұрын
Mursal muuse waa fanan aqlaq leh oo afgaban lagend
@zupersiciiddhiif2719
@zupersiciiddhiif2719 Жыл бұрын
Hawraar waligaa haka shakin hees hit ah baan sugaynaa🔥
@Khiiaa
@Khiiaa Жыл бұрын
It’s official Hodan Abdirahman will always make bops.
@mayukocgr1540
@mayukocgr1540 Жыл бұрын
Gacan baan utaag nay hobolada awdal ilaahay fanka hoodo iyo nasiib ayuu u siiyay🥰🥰🥰🥰🥰
@feysalxasan9260
@feysalxasan9260 Жыл бұрын
Waaw boqoradka codka masha allah ad an isku jecelahy illahy ha isku key daayo 😍♥️♥️🤲🤲🤲🤲
@beer-lula_22
@beer-lula_22 Жыл бұрын
Indheer garad Markaan dhib dareemo Idhowrte nafteyda dhayow waa adi Ha dheeliyin intaad dhulka joogto ❤💋🫂😭
@zekeriyeqarbe
@zekeriyeqarbe Жыл бұрын
Dheeftii helno way dhabawody 😩
@jaweriyoabdiqadir5378
@jaweriyoabdiqadir5378 Жыл бұрын
Cod dahab labaydii codlaydin kuma garoo ❤😢moralka idhisma oo dhab hagaaga ❤💯🙈🖤🥺🔐
@worldtoday1331
@worldtoday1331 Жыл бұрын
Lamaanahayga❤❤❤ Samaroon siciid gabadh gaariya ma isiin waayeen. War bal xigtooy isoo dhoweeya. Is dhiirintaaan dhigeenaba ku dhaafnay. Ka dhabaynay rajadaan dhibtoonay. Dheeftii helnooo way dhabowday.
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 Жыл бұрын
Waad salaaman tahay marka hore mida xigta waad ku mahasan tahay dalabkaaga midna xasuusnoow walaalkeey haweenka soomaaliyeed badankood waa wada gaariaal maanshaa alaah meeshaad doonto waa badee kaga dabaalo huuno from samaroon siciin
@worldtoday1331
@worldtoday1331 Жыл бұрын
@@nadiamohammed5330 Shaki maleh haweenka somaliyeed inay gob wada yihiin lakiin anigu reerkaa hablahooda sanadkaa maanta ah waan sitaa. Ina adeer.
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 Жыл бұрын
@@worldtoday1331 maanshaa alaah seedi sidaasaas kuba tahay ilaaheey mid kheeyr qabta ood is fahabtaan is arag buuxisaan ku ix tiraanta ha kuu sahlo aamiin yaa alaah
@nimcohodanmohamed247
@nimcohodanmohamed247 Жыл бұрын
Indheer garad markaa dareemo idhowrte naftyda dryeelow kumee 🥺🥺🥺😩😩😩💍💍
@mrdiino-wi8qi
@mrdiino-wi8qi Жыл бұрын
Jacayl mira dhalay 🎉
@rahmacadey1107
@rahmacadey1107 Жыл бұрын
Amazing song mursal iyo hodan🥰🔥
@samirabilan1971
@samirabilan1971 Жыл бұрын
Wooow hees iyo badh isku wara hodan & mursal
@liibanyare
@liibanyare Жыл бұрын
Luguhi fanku ku tagna hodan iyo mursal 🔥🔥❤️
@umuamra4212
@umuamra4212 Жыл бұрын
Oof caleek siduu u dawanayo unba igu socoota 😍😁 hawaro Jacayl ku yakhii
@aabocabdicilmi4652
@aabocabdicilmi4652 Жыл бұрын
Masha Allah Keep going team hawraar never go back. I waited 100 million subscribers
@mohamedeidbuux2969
@mohamedeidbuux2969 Жыл бұрын
Lamaanahan waan jeclahay ❤Allah ha barakeeyo
@sadenuurxinbilsnx6704
@sadenuurxinbilsnx6704 Жыл бұрын
Awlaadii fan and couples of the year mursal and hodan geenyo
@ayanhassan3385
@ayanhassan3385 Жыл бұрын
❤❤🎉🎉🎉🎉🎉mashallah ilahow isha dadka ka duug
@rodhahassan1388
@rodhahassan1388 Жыл бұрын
Deefti heelno wey daboobdhey 😢❤
@abdiwaliadam1613
@abdiwaliadam1613 Жыл бұрын
Lamaanihii qarniga hodan abdirahman iyo mursal mùse
@maxamedcabdikariin3610
@maxamedcabdikariin3610 Жыл бұрын
Is the best beautiful family amazing mursal muuse and Hodan abdirahman👑👑👑❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏
@alijamac3713
@alijamac3713 Жыл бұрын
I am from warsengeliland I love listening somali music🤪
@Fun-official24
@Fun-official24 Жыл бұрын
Alla alla😅😅
@sharmaarkecawke8238
@sharmaarkecawke8238 Жыл бұрын
SHEEKO
@jamesyar3900
@jamesyar3900 Жыл бұрын
WARSANGLI HADANAHAY SADEX MELOD NAMAMULA PUTLAND SOMALILAND SOMALIYA😂
@ayaanasanayanita5401
@ayaanasanayanita5401 Жыл бұрын
😂inader mxa smesy 😂
@alijamac3713
@alijamac3713 Жыл бұрын
Runtii ani wersengeli ma ihi balse taarikhdoda anigoo akhrinaya baan waxaan ku arkey 1960 kii ka hore qabaailada somalida ee waqooyiga waxay ahayeen qabiilka keliya ee qaab dowlad u dhisnaa ciidan lahaa laasqoreyna waxay ahayd marso ama dekad camal oo doonyuhu ku soo xidhaan ka yimaada Yemen iyo giriiga. British kii xataa qaab dowlad ah camal bay heshiis ula galeen.markuu ka soo degayey dhulkooda.runtii qabiil sidaas u yar hadana tariikhda intaas la eg baa ii cajebisey. Si funny ah baana u soo dhigay halkaan .
@ifrahahmed4391
@ifrahahmed4391 Жыл бұрын
Lamanihi qarniga mursal iyo hodan
@lukaman7271
@lukaman7271 Жыл бұрын
Ilahoow is ku kiin da dadkaygi ❤❤❤❤❤
MURSAL MUUSE FT HABOON NUURA | MIDIGTA KEEN | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
4:39
Hawraar Music Production
Рет қаралды 14 МЛН
Mursal Muuse vs Hodan Abdirahman -Soo dadaal -(Official Video) 2020
4:21
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 8 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 11 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 45 МЛН
MURSAL MUUSE | KALGACEYLKANI BUUQ UMA BAAHNA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:14
Heestii Amore - Hodan Abdirahman
6:02
Maxaa Cusub
Рет қаралды 3,7 МЛН
MURSAL & FISKA - QALBIGA SOW KUGUMA KOOBIN [OFFICIAL VIDEO 2021]
6:03
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,4 МЛН
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 1,6 МЛН
HODAN ABDIRAHMAAN JACAYL DHABA MUSIC VIDEO 2023 DIRECTED BY JUNDI MEDIA
4:09
Hodan Abdirahman Artist
Рет қаралды 5 МЛН
MUSTAFE DOLLAR FT HABOON NUURA - MARWO -OFFICIAL VIDEO 2023
3:34
Mustafe Dollar
Рет қаралды 10 МЛН
MURSAL IYO HODAN | QALBI AAD MULKIDAY | OFFICIAL VIDEO 2018
5:09
Waqal WStudío
Рет қаралды 4,8 МЛН
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 67 МЛН
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 1,4 МЛН
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 305 М.
Ulug'bek Yulchiyev & Aziza Qobilova - Esim ko'p (Premyera Klip)
3:32
ULUG’BEK YULCHIYEV
Рет қаралды 2 МЛН
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
Dj Jack SpaRRow
Рет қаралды 2,5 МЛН
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 15 МЛН