Mursal Muuse Ft Yurub Geenyo | Sahal Maaha Caashaqu | Mursal Show Hargeisa 2021

  Рет қаралды 877,269

MAAHIR MEDIA PRO

MAAHIR MEDIA PRO

3 жыл бұрын

Mursal Muuse Show Jumeira Caffe
Produced by : MAAHIR MEDIA PRO
Yurub Geenyo, Mursal, Najma Nashaad hees cusub, Mursal Muuse ,Xariir Axmed, Suldaan Seeraar, Showga Hargeisa, Qamar Suugaani, Kiin Jaamac, nimcaan hilaac, ugbaad aragsan, sharma boy, Xidigaha Geeska , najma nashaad, hees cusub 2021, Maahir Media Pro,
#Subscribe #MaahirMedia

Пікірлер: 273
@mrfuga6041
@mrfuga6041 3 жыл бұрын
Xidigaha geesku xasuus bay mudan yihin from Jigjiga!😍🔝
@Mubaarig-z7x
@Mubaarig-z7x Ай бұрын
Soo maaha🎉❤
@axsanfarxaan1272
@axsanfarxaan1272 3 жыл бұрын
Xasuus 2014kii😥😥😥😥😥😥😥 lama helo sirtayde omg iimanka lkin hooyo ayan hy qofkana ismanu calfan ✌️
@user-bo9gl2dm3p
@user-bo9gl2dm3p 27 күн бұрын
Nolosha sidas iska ah😢
@bazukeelrey19
@bazukeelrey19 2 жыл бұрын
Heesta aduunka ugu jeclahay Iyo boqorada Codka Fanka Soomaaliyeed 👸🏻💝🇸🇴🙌
@user-ch3er7tk8v
@user-ch3er7tk8v 6 ай бұрын
Wllhi xasuus xiligaan yaraa habaryartee marna hooyadee jacleed heestaan😢❤
@muxiyadiincabdibadal1092
@muxiyadiincabdibadal1092 3 жыл бұрын
nabiga ku saliya scw
@zamzamfarah5228
@zamzamfarah5228 3 жыл бұрын
Scw
@nadiifoyusuf1949
@nadiifoyusuf1949 3 жыл бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 3 жыл бұрын
Labisaadu waa hoyga xaragada iyo cafimaad qabka mashallah !!!!!!!!! Guuuuuul walaladay somalilanders...........
@ahmedtarax6912
@ahmedtarax6912 3 жыл бұрын
Mahadsanid walal muqdisho ma hawl yara
@ahmedjeesto422
@ahmedjeesto422 3 жыл бұрын
@@ahmedtarax6912 wiy78
@faizam523
@faizam523 3 жыл бұрын
Qwerty, ma intaasaad la shir timi, bari ha copiyeyn hadaba.
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 3 жыл бұрын
@@faizam523 hahahaahaa waan copigareeyay imikaba kkkkkkkk
@faizam523
@faizam523 3 жыл бұрын
@@qwertyaserty8404 mahadsanid 🤣🤣🤣
@shukraanhassan4380
@shukraanhassan4380 3 жыл бұрын
Kaligy ba is mody dadkuba wada xasuus by galen 2014 wlhi wxn yareyn ban xasuusty 😪😰
@mukhtaargals6592
@mukhtaargals6592 3 жыл бұрын
99loop topm l.p. to 090000
@abdikhadarbarkhadbarre1776
@abdikhadarbarkhadbarre1776 3 жыл бұрын
Najma nashaad fanka kumay jirin markay heestaa qaadeem
@kafiyakiin3163
@kafiyakiin3163 3 жыл бұрын
Hhhhh haaa imikan dadbay fanan shidan utahy
@kaynaan.
@kaynaan. 3 жыл бұрын
Qamar suugaanibaan ku jirin.
@ahmedbiif4059
@ahmedbiif4059 3 ай бұрын
Hhhhhhh iyo charka fanka
@ahmedbiif4059
@ahmedbiif4059 3 ай бұрын
Charma
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 3 жыл бұрын
Xasuus qaaliya Curadkii Mursal muuse ahaa iyo sawtu raxma yurub maxamad cabdi aad bay ufiicnaan lahayd inay xidiguhu markale is abaabulaan intooda kajoogta BK iyo cabdi hani oo ka baxay iyo nimcaan oo kasoo tagay mooyee intooda kale wat wada joogaane oo ay boodhka iska jafaan waliba heestan ay Mursal iyo yurub ka dhabeeyaan 😂 Hadaad igu raacsan tahay like 👍
@razaanmediashow3819
@razaanmediashow3819 3 жыл бұрын
Sxb sare subscribe ii saar mahadsanid
@AhmedAli-yh5kl
@AhmedAli-yh5kl 3 жыл бұрын
When i listen this song i was remember my lovely girl she is honest and beautiful unfortunately she is marred another men 😭😭😭
@777-y4k
@777-y4k 3 жыл бұрын
Why r u in love with someone who is married!! It does not make sense
@LILMOMOJT
@LILMOMOJT 3 жыл бұрын
Sxb is all about calaaf yo didn’t met to be together so just move on wit your lyfe dare is a lot of females in this world idk why u still in love wit a married women wit another man while u was watching her is your fault
@rahmasaciid4334
@rahmasaciid4334 3 жыл бұрын
Men =man I was =I always, she is honest, =she was honest 🤣🤣🤣, ninyahow naga adkey luuqada
@updalaiprohim2913
@updalaiprohim2913 3 жыл бұрын
@@rahmasaciid4334 qujiye wan fahanee
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 2 жыл бұрын
@@rahmasaciid4334 vaar cuslida 🤣🤣🙏😂
@nasraomer2819
@nasraomer2819 3 жыл бұрын
Boqorada quruxda iyo codka yurub geenyo iyo mursal heestoodan ugu jecelhay😊
@user-ln7du1ur1t
@user-ln7du1ur1t 4 ай бұрын
Wow wow wow M.M.C 🎉🎉🎉
@cibadoibrahim7247
@cibadoibrahim7247 3 жыл бұрын
Hestaan diyaarinta arooska wllasheey maqlay waana jclaaa hda curudeda waa 6jir 🥰🥰🥰🥰💯💕
@amiiraamran867
@amiiraamran867 3 жыл бұрын
Sowtu raxma yurub maxamed cabdi yurub geenyo boqorada codka iyo curadka xidigaha mursal muse ❤👌
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 3 жыл бұрын
Safarkaygi ugu horeyay e igu masafada dhera ayan hestan ku dhagaysanayey xzus Hore gap gopalka awdal sHirweyNaha✔️✔️✔️✔️
@aruhanni7850
@aruhanni7850 3 жыл бұрын
Xasuus heestan waxaan dhagaysan jiray Holland Amsterdam 2014kii 👌👌
@mustafebulshaale2648
@mustafebulshaale2648 3 жыл бұрын
Hadana xagee jogtaa
@salmanpalle1632
@salmanpalle1632 2 жыл бұрын
Amsterdam, Holland not Holland Amsterdam
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 2 жыл бұрын
@@mustafebulshaale2648 hada waa lasoo tarxiilay u malayn 😂
@ahmedabdirisakdahir2055
@ahmedabdirisakdahir2055 Жыл бұрын
Mursal muuse and yurub geenyo dadkii fanka lahaa 💯💯❤
@apdikaremagaasime3602
@apdikaremagaasime3602 3 жыл бұрын
2014 wakhti aan markaan xasuusto iska ooyo😪heestan wx badan ayaan dhegestay😭
@fartunrashid8957
@fartunrashid8957 3 жыл бұрын
Me too really😪😥
@ibtisaanbeutychannel2657
@ibtisaanbeutychannel2657 2 жыл бұрын
Me too wlhi😥😥😥😥😥😥
@hodanarche6992
@hodanarche6992 3 жыл бұрын
Amba Salawga Caashaqa Wankula Simanahay Mana Samir Darnaanine Weli Wankusugaya😭😪
@razaanmediashow3819
@razaanmediashow3819 3 жыл бұрын
Sxb sare subscribe ii saar mahadsanid
@canabcabdulle6500
@canabcabdulle6500 3 жыл бұрын
Reer Boorama iyo waliba Samaroon waa Dadkii Fanka gaar ka u lahaa Maanshaa Allaah 😍🥰
@asmacali9958
@asmacali9958 3 жыл бұрын
Waqooyi oodhan dheh maxa qabiil ku galiyay wall
@xaqudirir244
@xaqudirir244 3 жыл бұрын
@@asmacali9958 Somaliland dheh adiguna.
@canabcabdulle6500
@canabcabdulle6500 3 жыл бұрын
@@asmacali9958 waqooyi oo dhan dhihi maayo, waayo, waqooyi oo dhan maahan sababtoo ah aniga qabiilkayguba waxa uu degaa qayb bariga waqooyi galbeed ah qaasatan togdheer. Qabiilka sheegiddiisu ceeb maahan ee Qabyaaladdaa ceeba iyo ku caaytankeeda/dhaqankeeda ee saas ula soco wllo
@halaahma......2451
@halaahma......2451 3 жыл бұрын
@@canabcabdulle6500 samaroontu dad maaha laba card layaal uf 🤮garxajis ayaa fanka iska leh waxba meesha kuma heyside ka fadhiiso guumaysyahay
@unknown-yk8uk
@unknown-yk8uk 3 жыл бұрын
@@halaahma......2451 ka fadhiso magalada doqon yahay faanka samaroon ba leh oo bilabay siba Abdi silimo
@inacumar170
@inacumar170 3 жыл бұрын
Ilaa xad marky so baxdy wn yara lkn hada jaclba i haya 😘😢
@guledgulwade6591
@guledgulwade6591 Жыл бұрын
Al fanaanda yurub geenyo Ku soco cod mcn %100
@moo4058
@moo4058 2 жыл бұрын
Yurub intay qaadayaso waa lit 🔥 😙🥺
@sacadrashidjr1211
@sacadrashidjr1211 3 жыл бұрын
Xasuus ayaan galay legends always legends 🥰💚
@razaanmediashow3819
@razaanmediashow3819 3 жыл бұрын
Sxb sare subscribe ii saar mahadsanid
@sultanate8534
@sultanate8534 25 күн бұрын
Runtii waa xasuus iyo 2014kii
@superzamiirsamiirsaleeban7037
@superzamiirsamiirsaleeban7037 3 жыл бұрын
Waaaaaaaaw curadka iyo geeenyo dadkii fanka iska lahaa❤❤❤❤
@zainabahmed4198
@zainabahmed4198 3 жыл бұрын
Woof mural iyo geenyo saado qaran meel shishay heestu kaga socotaa waa lagu weynyahay
@mohandizmohamett3239
@mohandizmohamett3239 2 жыл бұрын
2014 i was young😥Remembered still listening
@asiamohamed1918
@asiamohamed1918 3 жыл бұрын
Lama helo sirteyda cidna kuma sualine😌😌xasus 2015 ano iskoley ah ban telephone x2 ladhihi jiray kadhageysan jiray😍😍
@razaanmediashow3819
@razaanmediashow3819 3 жыл бұрын
Sxb sare subscribe ii saar mahadsanid
@wabxowabxo8009
@wabxowabxo8009 Жыл бұрын
What does it mean
@fartunrashid8957
@fartunrashid8957 3 жыл бұрын
It really mentored alot it reminds me my childhood memories 2014😪
@cabdixaajisaleban6275
@cabdixaajisaleban6275 Жыл бұрын
²
@a.rahmanmohamed2922
@a.rahmanmohamed2922 Жыл бұрын
same there 2014
@khaalidcheesto7483
@khaalidcheesto7483 3 жыл бұрын
Heestan waxan xasuustay barigii aaan ciyaalka ah dhagaysan jiray mobile noak ah 2014 😭
@haakimphaisal4516
@haakimphaisal4516 2 жыл бұрын
2014 anoo kubad ciyaaraya ayaan dhagaystay maantaana anoo booyad wata ayaan dhagaysanaya
@sundusinaali3034
@sundusinaali3034 3 жыл бұрын
Sowtu raxma 2014 ilaa hada 🤩🤗 😢😢😢😌😌😌😓😢😓
@sharmaarkecawke8238
@sharmaarkecawke8238 2 жыл бұрын
Raac dambaa beryahaa na haystee, waa kuwan sunaa'il kibaar😍🥰❤❤
@Efootball9890
@Efootball9890 Жыл бұрын
I first heard this song in 2015 when i was class 6 i use to listen it from my brother's phone who was form 2 at that time. I still do remember ❤️❤️
@axmedxayoow7.
@axmedxayoow7. 2 жыл бұрын
Still listen allow yanan is segin midan dumar ka cashaqay🤲
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 3 жыл бұрын
wow hees xasus mudan yurub iyo mursal💔💋❤💪
@abdinasirarraleh9754
@abdinasirarraleh9754 3 жыл бұрын
Wayo Wayo ayan Xasuustaa 2013 kii inan aanu wada sheekeynsan jiray. Oo isoo diri jirtey xusuuso ayaan hada galey.
@abdinasirarraleh9754
@abdinasirarraleh9754 2 жыл бұрын
Waayo waayo
@salmaanabdi9462
@salmaanabdi9462 3 жыл бұрын
Heestan dulka mab dhacdo still waaan wataa 🖤🎶
@warsamejama7927
@warsamejama7927 2 жыл бұрын
F
@shakiirajeyte4785
@shakiirajeyte4785 Ай бұрын
Yaabeenkaas kuusheeday walaal mac ❤❤❤❤
@cadeyawees4326
@cadeyawees4326 3 жыл бұрын
waaw jaceylki hirgalay❤❤❤
@fatimakoronto762
@fatimakoronto762 3 жыл бұрын
Yurub geenyo alx mar hadad cafimaday 🙏😭
@maxamedmaslax6635
@maxamedmaslax6635 3 жыл бұрын
Labisaadu waa hoyga xaragada ee classic Suit
@razaanmediashow3819
@razaanmediashow3819 3 жыл бұрын
Sxb sare subscribe ii saar mahadsanid
@maxamedmaslax6635
@maxamedmaslax6635 3 жыл бұрын
@@razaanmediashow3819 haye zxb
@najiibhassan9359
@najiibhassan9359 Жыл бұрын
Heestan qeebta yurub geenyo aya shidan, mursal wu dansanyhy😃😄
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 9 ай бұрын
Haa walahi 😂heestan cod bay kudishay ninka sawtu raxma
@saamiyainduo733
@saamiyainduo733 3 жыл бұрын
Yurub geenyo waa in dabo gaab loo soo xiraa si ay heblaayo nashaad suuqa uga saarto .Naagtaas N.nashaad wey iga soo boodey xaaraamada
@sacadrashidjr1211
@sacadrashidjr1211 3 жыл бұрын
Hadba waxaad ku sugantahay Haatuf kula socdaan ahay Xasuus 2014😥
@dajiyahaybe4413
@dajiyahaybe4413 3 жыл бұрын
♥️♥️
@nashaadmaxamad8795
@nashaadmaxamad8795 2 жыл бұрын
Sacad abdirashid🤴
@maxamedgalgale
@maxamedgalgale 3 жыл бұрын
Shalay iyo maantay labaad kala tihiin 2014..... 2021 keep going
@faizam523
@faizam523 3 жыл бұрын
Waa heesihii waagii ay xidiguhu cirkaa marayeen, 2012 ilaa 2015 wali waan idin wataa.😍
@MursalFarax-tq7xv
@MursalFarax-tq7xv 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤igada wa igu xasuusey haben ki magabo hadan dhagwsan hudan ❤cabdiraxmaan iyo mursal muuse😢😢😢
@mahamedciisedaauud361
@mahamedciisedaauud361 3 жыл бұрын
Dadkaa fan iska lahaa wakaaa __💖💖💖💖
@hodanabdulle7424
@hodanabdulle7424 3 жыл бұрын
Curadka xidigaha geeska mursal muuse cumar iyo sowtu raxma yurub maxamed cabdi yurub geenyo
@user-rz1bg8oc4x
@user-rz1bg8oc4x 8 ай бұрын
Woooow waa boqoradii codka mursal muuse cumar io yurub mahamed Abdi geenyo keep going .
@adammursal4106
@adammursal4106 3 жыл бұрын
Yaa salaam. Waxa aan xasuustay barigii Xidigaha Geesku Noolaayeen.
@Edbashir
@Edbashir Жыл бұрын
heesta surbacaad ayaa la dhahaa ..isa sax
@s.abdikariimmaxamuud3897
@s.abdikariimmaxamuud3897 3 жыл бұрын
M.a yurub timihi way asturty marka dnbana fanka wyka bxyza 🥰
@kaafidalmar9022
@kaafidalmar9022 3 жыл бұрын
Yurub ft mursal wooow waayo wayo
@asmacali9958
@asmacali9958 3 жыл бұрын
Hees xasuus igu leh wlhi ha saluugin waayaha🥺
@mowliidahmed3658
@mowliidahmed3658 3 жыл бұрын
Aa
@farxaanxidig1668
@farxaanxidig1668 2 жыл бұрын
Abwanki heesta lahaaa maxamed muumin ababe slaan sare
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 3 жыл бұрын
Sowtu Raxma Yurub Mahamed Abdi Geenyo ❤💪
@razaanmediashow3819
@razaanmediashow3819 3 жыл бұрын
Sxb sare subscribe ii saar mahadsanid
@faisalmunaa4
@faisalmunaa4 Ай бұрын
Heestan wakhti ayan kudayami jiray xasuus wakhti xiiso leh ayu ahaa
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 3 жыл бұрын
Mursal Muuse Hargeissa yaabtay mashaala codka iyo xaragada barakallah....
@abdis70
@abdis70 3 жыл бұрын
Sowtu Rahma iyo Mursal oof caleek.
@swaggerhanadofficial
@swaggerhanadofficial 3 жыл бұрын
Hees iyo Badh 🔥🔥
@mohamedosman68
@mohamedosman68 3 жыл бұрын
Absolutely wxn xasuustay xasuuso hore 2014 💔
@razaanmediashow3819
@razaanmediashow3819 3 жыл бұрын
Sxb sare subscribe ii saar mahadsanid
@jamilomahamud4622
@jamilomahamud4622 2 жыл бұрын
Look at Mursal Masha alh🔥😍
@asmcabdilah4262
@asmcabdilah4262 2 жыл бұрын
Goorma igu danbysa wllhi waan idin xusu xidigah geezka nolodaa❤❤
@nadiamohamed1282
@nadiamohamed1282 2 жыл бұрын
Mursal muuse iyo yurub geenyo waad salaamantihiin
@sadiqmoha9284
@sadiqmoha9284 Жыл бұрын
Axsan song 🎶 ❤
@AbdulahiAli-cc2wj
@AbdulahiAli-cc2wj 3 ай бұрын
Amba salowga caashaqa waa kula il daranahay maba samir daranineh wali waa kusugahaya🎉🎉🎉❤❤
@ibraahimmahamad5823
@ibraahimmahamad5823 2 жыл бұрын
Hees jacayl ku xardhan xusuus walaahi waan jecelahay faadumo
@rashkasir3027
@rashkasir3027 2 жыл бұрын
I'm in love with YURUB GEENYO plz pass my sincere concerns to her
@ziyaadahmed9189
@ziyaadahmed9189 3 жыл бұрын
xasus hore ayan taba Hees xasuus igu leh wlhi ha saluugin waayaha
@abdinasirOmarali-ws7jc
@abdinasirOmarali-ws7jc 2 ай бұрын
Wll fikirkaga igu cawi plz🙏😭 arin ba i hysta wxn is jclnhy gabar wlhi ayda adey ii jeceshahy ana s.kle lkn dhip baa jira wxa ku heshinay guur anigi qarash ma hyo oo igu filan aydan s.kle intaas wxa sii dheer presure(cadadis) dhanka familkeda ah oo la rba in nin lagu daro hdey wxay rbta ayda la iman wydo😭wlhi familkoo dhan ba ka so horjedo hpeen kasta wa la dhibateya malin kastana s.kle wlpa darteey😭🤭 Marka ana hami baan leyhy wxn rbaa inaa pilot barto si aan asaged u dhafiyo ana nolasheda io tydaba an u anfaco hdan qarsh keda wu badan yhy hdana somalia joga shqana mlhn😭 ayda kma tagi karo oo adunkyga ma qabn karo anigiina wxpa ma hayo🥺 mrka abyo ama apwe fikirkaga igu cawi inuu irid ii fura laga ybaa🙏😭
@muominabraahim1774
@muominabraahim1774 3 жыл бұрын
Suldamdii fanka sawtu raxmaH👑💉🖐
@ahmedmohamad7721
@ahmedmohamad7721 3 жыл бұрын
A song that dedicate love
@faizadiriye8127
@faizadiriye8127 3 жыл бұрын
Boqorada codka geenyo nolo wll ❤️❤️❤️
@mukhtarcqadir9322
@mukhtarcqadir9322 3 жыл бұрын
Hees xasuuus igu leh
@abdiwaasacqorshe7195
@abdiwaasacqorshe7195 3 жыл бұрын
Hees macaan dhaaftay❤💯
@ismaaciilibrahim6577
@ismaaciilibrahim6577 2 жыл бұрын
Amazing song it will remain in my heart
@shakiirajeyte4785
@shakiirajeyte4785 Ай бұрын
Sidoo kale walaala mac❤❤❤❤
@t6f
@t6f 2 жыл бұрын
music iyo cod macane oo ishelay
@xamseabdilaahiibraahim4247
@xamseabdilaahiibraahim4247 3 жыл бұрын
Xasuus qaliya visit ani iyo teamkayga 2014 Berbara garoomka mayor abdalla stadium iyo kooxdii haamaha shidaalka oo heestani aanu meel kuwada dhagaysanaynay
@raxmacaday2499
@raxmacaday2499 3 жыл бұрын
Xasuus dheere 2014kii xataa horaadadu imysoo bixin imakana 2wiil aan dhalay walhi
@nimcodow1230
@nimcodow1230 3 жыл бұрын
Hhhhhh🤣🤣🤣🤣 Alle ha kuudaayo
@cabdixaasan8
@cabdixaasan8 3 жыл бұрын
Marka gabar dhasho ani isee 😁🤣
@farhanapdinour9371
@farhanapdinour9371 3 жыл бұрын
Two legends 💜💜
@drshodannaley3975
@drshodannaley3975 3 жыл бұрын
2014tii 🥺🥺lama helo sirteydo 🥺
@khadraciise2044
@khadraciise2044 3 жыл бұрын
Wow Yurub geenyo Khadra Dahir 2
@saadmad
@saadmad Жыл бұрын
Ku safe hadalka maxan ku sameyeee
@anisasalax624
@anisasalax624 3 жыл бұрын
wwwwwwwwwwww caadi maaha thanks xasuusta
@abdirahmanahmeddalmar4334
@abdirahmanahmeddalmar4334 9 ай бұрын
Yaa salaam laba fanaan Oo codkooda Zaaid ujeclhy ❤ listen 🎧
@didrcrjykckvghycycfbk7749
@didrcrjykckvghycycfbk7749 3 жыл бұрын
Mursal nolow nolow
@fahadshakur3303
@fahadshakur3303 3 жыл бұрын
Geenyo💪🏾❤❤
@yonezcrown
@yonezcrown 3 жыл бұрын
Hees Iyo Badh Xasuusteeda WadaTa
@NaimaAbdullahi-e2p
@NaimaAbdullahi-e2p 6 күн бұрын
2024/7/31 22:33:00 Hpen Nimo qamiis ey so galeyso Arbacana ey baxeyso ❤
@Xikmaawi77
@Xikmaawi77 3 жыл бұрын
*Xertii BLUETOOTH ku dirsatay ha is muujiyaan NOKIA*
@MBmubaarig
@MBmubaarig 3 жыл бұрын
laba codkoodu horumaraye💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@mohamedapdi5081
@mohamedapdi5081 Жыл бұрын
wali waanku sugayaa💔💯
@neimomalekah1617
@neimomalekah1617 3 жыл бұрын
Dadkasa fanka laha ala muxu fabku ba ba ay
@BarkhadTech
@BarkhadTech 3 жыл бұрын
Bariguu Fanku Fanka aHaa😔
@daadproduction6574
@daadproduction6574 3 жыл бұрын
Ma markasu fankuu ahaa adiga kkkkk fan maad arag hadaa
@maali_Don_2406
@maali_Don_2406 3 жыл бұрын
Wali waan dageysta ila iyo maanta
@hasantimaze9279
@hasantimaze9279 2 жыл бұрын
The romantic Yurub...
@madinabourhan6180
@madinabourhan6180 3 жыл бұрын
Macha Allah
@khadarmahdikhadar7452
@khadarmahdikhadar7452 Жыл бұрын
Erayda heesta waxa iska leh abwaan maxamed muumin ababe waa nin reer borama ah hadana jabuuti jooga
@riyaqhassan5730
@riyaqhassan5730 3 жыл бұрын
😭😭alaaa xasuus
Yurub Geenyo | Xantaada Intii Haleesha | Mursal Show Hargeisa 2021
4:28
MAAHIR MEDIA PRO
Рет қаралды 139 М.
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 15 МЛН
MURSAL MUUSE & HODAN ABDIRAHMAN DHAXDIN CAASHO SHARAFTII JAALIYADA AWDAL
6:37
Hodan Abdirahman Artist
Рет қаралды 150 М.
YURUB GEENYO HEESTA QAAMUUSKA KUWII GALAYNU NAHAY HARGEISA LIVE SHOW 2023
7:23
Somali New Entertainment
Рет қаралды 878 М.
Maxamed Bk - Inan yahay adan ka helaa (Official Video) HRGSA
6:50
Vos Somali TV
Рет қаралды 4,2 МЛН
YURUB GEENYO QALBIGA RABADHKA LIVE SHOW MOOLE  2023 HD
4:59
Dhambaal Digital
Рет қаралды 282 М.
YURUB GEENYO / CUDURKA KAAGALA FARDAHA 2021
7:44
AHMED UBAH MUSIC
Рет қаралды 1,4 МЛН
YURUB GEENYO QALBIGA RABADHKA LIVE SHOW 2018 HD
5:21
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,5 МЛН
Медвежий папа
1:00
Timminator
Рет қаралды 5 МЛН
😆
0:20
Santi
Рет қаралды 13 МЛН
tom with Jerry 😱 #funny
0:12
Nemi Shorts
Рет қаралды 20 МЛН
Смотреть до конца!
0:19
Привет, Я Ника!
Рет қаралды 1,6 МЛН
ПОМОГЛА НАЗЫВАЕТСЯ😂
0:20
Chapitosiki
Рет қаралды 2 МЛН